Тёмный

Qaabka Lagu Bahdili Karo IYo Sida Lagaga Caqliy Badin Karin 

Ruumi Channel
Подписаться 79 тыс.
Просмотров 22 тыс.
50% 1

#ruumikitchen #share #subscribe #like #adnahenna #adnahenna @hoyoyinka #dhiragalinta#

Опубликовано:

 

20 июн 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 109   
@hayaathabiib9608
@hayaathabiib9608 Год назад
Xanaaqa iskama imaada sida dabka uu isaga shidmin Nimanka Somali Kalama jeclo quruxdada, kartidada, sabirkarkada,baarinimada kuligood makala jeclo. Meesha mataalo Political ee waa Mas,uuliyad.
@lulnorlulnor9575
@lulnorlulnor9575 Год назад
Walee ishaa katuurtay apaayo waa wada xifdisay wexee damacsanyihin
@Ummacooking2023
@Ummacooking2023 Год назад
Wll Maxey saaa u yihiin
@-farhia
@-farhia Год назад
Rumu noso badi casharadan wayo gbdho badan baa talada qadanaya Aniga kow ka ahay ❤❤ wa runta xanaqana waxbadan oad ledahy bu ku dhaa finaaya ❤
@safiyaadansafiyaadan5462
@safiyaadansafiyaadan5462 Год назад
100kun iyo kabadan waa istaahishaa waana kuurajaynayaa gabdho aan is garab istaakno❤❤❤
@ugaasosaid1879
@ugaasosaid1879 Год назад
Masha allah ruumi
@maraynxaji3585
@maraynxaji3585 Год назад
Mnshalah wa nasib xuma eh gabdhan san qurxdha badn uu hadleyso kana hadkeyso xaqiqadha jirto ey ku nolyehn dumarka somakiyed codkoda gosan karen talada ficn sineyso hdana an hele tagero fucn lik ficn lkn wax an faido lahen lik sisan mashalh madsanid abyo ad bn oga hely taladhahaaa no so badhiii taloyenkan oo kle anigaaa kula tagan ka firxintdaaaa kib goyen الي الامام مثلك قليل نشكرك علي فكرتك السليم ❤
@ruumichannel
@ruumichannel Год назад
Shukran xabiibti
@umriyaan9
@umriyaan9 Год назад
Masha allh abayo ruumi jasakalah
@khadijahassan7130
@khadijahassan7130 Год назад
Jazakillahukheiran jazaa abayo xx
@ryanyusuf1843
@ryanyusuf1843 Год назад
Mashaa Allah
@Abdi123m6
@Abdi123m6 Год назад
Mashaa Allah mid been ah maad sheegin ruuney ❤❤thank you xbbti
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 Год назад
Manshalah 😍 👌
@maxamedaxmed7498
@maxamedaxmed7498 Год назад
Maash Allah
@samiimohamed4303
@samiimohamed4303 Год назад
manshaAllah tabarakaAllah
@Hafsa_forever
@Hafsa_forever Год назад
asc abaayo ad baa ujeclahay sidaa nogu dhiira galisid thank you
@Ilwaadwarsa1111
@Ilwaadwarsa1111 3 месяца назад
Absolutely 💯
@Subanikran
@Subanikran Год назад
Mashallah walal ilahay ha ku barakeeyo jazaklh khair ❤❤❤.
@Barwaqoibrahimomar
@Barwaqoibrahimomar Год назад
Masha allah❤❤❤❤❤❤❤
@ASMAAHMED-sh9ho
@ASMAAHMED-sh9ho Год назад
Maasha allaah walee la talisay dumarkii.
@hamdimohamed9388
@hamdimohamed9388 Год назад
Mashallah ❤ Mashallah ❤😂😅Mashallah ❤
@cafiifoaweis9375
@cafiifoaweis9375 Год назад
Maasha allh hadal qiimo badan uguyaraan. Shan jeer waan ku ceshtay ❤
@umumiskichannel6847
@umumiskichannel6847 Год назад
Masha allah walashey ruumi manta aniga uhoreyo
@LabasuulMuxumedCali-ew8qu
@LabasuulMuxumedCali-ew8qu 4 месяца назад
Masha alaah waa run taa walaashay qali ilaahay ha ku xafido jasaa kalaa qayr❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ayaanyuusuf4505
@ayaanyuusuf4505 Год назад
Waan dhawahay habo ❤jazaakallaah
@makoislaw
@makoislaw Год назад
Sax walee waa talo aqliyeeysan masha allaah ❤
@sicidowarsame3552
@sicidowarsame3552 Год назад
Masha Allah waan ku salaamaya walaalo
@asturcabdi7081
@asturcabdi7081 Год назад
M.a abaayo❤❤❤❤
@amalahmed-nx2iw
@amalahmed-nx2iw Год назад
Good Advice noo soo badi wll
@Marzhino231
@Marzhino231 Год назад
Masha allah ilaahow xafid thank you abayo aniga wan ka fikiraa asagse ima furaayo mana i dhaqanaayo dhaxduu i joojiyey wuu i bah diley sharafteydu ayuu ku ciyaarey ee ii soo duceeya gabdhow in xarigeyga i siiyo amiin
@bahjazheekh2530
@bahjazheekh2530 Год назад
Wall ruun waad mahadsanid waa nadhirigaliso wall allh xanaqa sida aniga okale maanta wixiikadambeya waa inan xanaqin
@ju4965
@ju4965 4 месяца назад
Masha Allah abaayo mahadsanid ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@xamdayusuf2531
@xamdayusuf2531 6 месяцев назад
Thanks qli❤❤❤🎉
@nimoali2612
@nimoali2612 Год назад
Mansha alah
@hodoadam7781
@hodoadam7781 Год назад
Walashay hore usoco qaaliyey guulayso
@user-kr9cz4sq2j
@user-kr9cz4sq2j Год назад
Masha alh abaayo runta ayaad shigtay❤❤❤❤🎉🎉🎉
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 Год назад
Asc mashllah
@jumlotv2756
@jumlotv2756 Год назад
M.a alahakuxifdiyo ❤
@nasab6929
@nasab6929 Год назад
❤❤❤❤Mashallah wa runta
@user-mf3mg5oo8l
@user-mf3mg5oo8l Год назад
Waa yaab naagaha hadii lafuro ineysoolaabato ma qasabbaa
@binticali2421
@binticali2421 Год назад
Kasheekee oo kasoo jawaab intaa tartiib ula hadashay ood balantaan baa hadana balantii lagasga baxay oon 1.2.3 aan ahayn kuumana cudur daaranasyo oo kuma lahan naa saaseey wax u jiraane lasoco , kadib isla hadal iyo wareer maka dhaxashay hadaba sisee looga hortagikaraa in lagu dhagaysto wixiid sheeg tayna meesha looga tago uuna isagaa dhigo nin kumaqlaayo
@fatumaelmi6863
@fatumaelmi6863 Год назад
manshallah talo waxa ku ola❤
@deeqasiciid7464
@deeqasiciid7464 Год назад
Xaqiiq jsakallah
@hawohassan5523
@hawohassan5523 Год назад
❤❤❤❤
@xamdaxubi9807
@xamdaxubi9807 Год назад
Ruumiyey barnamij kan iga gadan wallhi m.allaah
@user-mf3mg5oo8l
@user-mf3mg5oo8l Год назад
Kkkkkk wax baa qaldam noloshaaba qalad laga fahamsanyahay
@umuashakin7791
@umuashakin7791 Год назад
Aniga umbaad iga hadashay❤❤❤
@RahmaQurux-ju5hz
@RahmaQurux-ju5hz Год назад
Anig cml xanaqa iga so hereyo 😪😰
@ruqiyooffice3664
@ruqiyooffice3664 Год назад
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@halimacumar6683
@halimacumar6683 Год назад
asc ruumi mahad sanid abaayo
@hooyocooking
@hooyocooking Год назад
Maasha allaaah tabarakalaah xabibti horay u soco
@HaybeAbdikadir
@HaybeAbdikadir 10 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Ummacooking2023
@Ummacooking2023 Год назад
Naa wll quruxeey xageee kala soo xiriraaa❤❤❤❤❤
@ruumichannel
@ruumichannel Год назад
Snap ruumi_kitchen
@ruqiyooffice3664
@ruqiyooffice3664 Год назад
Csw 🎉🎉
@sicidowarsame3552
@sicidowarsame3552 Год назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-yj2ik5wd1c
@user-yj2ik5wd1c Год назад
Wllo mcn waxa jira niman narcissistic ah oo aan khalad qadanayn
@sicidowarsame3552
@sicidowarsame3552 Год назад
Ruumiyeey anigu waxan ahay hooyo adiga ku dhalikarta amama u dhaw sodon iyo dhawr sano ayan wada joogna aniga iyo odagayaga alxamuliaah
@samiiragurey6812
@samiiragurey6812 Год назад
Illhy haysu kiin barakeeyo sirtana manala wadaagikartaa😂
@-farhia
@-farhia Год назад
Congratulations maamo sirta no sheeg
@sicidowarsame3552
@sicidowarsame3552 Год назад
Sida xadiiska gabadheenu inoo sheegtay ban ku dhaqmay in badan
@HaybeAbdikadir
@HaybeAbdikadir 10 месяцев назад
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@nooriyahassan5506
@nooriyahassan5506 Год назад
Masha Allah abayo ruun illahey hakubarakeyo wlh anigo murugeysan xita kamadalo inan videoyadada an firsado nolow
@amiraabdu1522
@amiraabdu1522 Год назад
sax dhibkan anu i hystaa mel ma aadi kaaro ka taag hda is dhaho 2ciyal ayaa hystaa hda ka taago ilmaha mel aan geynyo ma aqaano walid malihi 😢😢 wuu i bahdilaaa qof ciyaal suqa ah igu tilmamaa
@AzmaCabdi-qi8ku
@AzmaCabdi-qi8ku 10 месяцев назад
Wlshy alhe haku dajiyo niyada teda kale adna is qime oo hadalkagu ha misanado
@amiraabdu1522
@amiraabdu1522 10 месяцев назад
@@AzmaCabdi-qi8ku amiin mcney
@user-wj3uj3qw6t
@user-wj3uj3qw6t 8 месяцев назад
Abaayo calosha ayaad i hurisay wallahi waxaan ahay wiil soomalia iska sabar ilmo ayaad u hys waa waxa ku qoran lkn waa laga baxaa insha allahaa❤
@user-wj3uj3qw6t
@user-wj3uj3qw6t 8 месяцев назад
Alla xanun badanaa ilmo qof ku hayo oo abo lagu dhahayo miyaa lagu casin karaa 😢ilin ayaa iga imaday wallahi😢 anigana ilahow ciyaal isii ayaan taganahay qofna wuu ku ciyaraa😢
@fardowssaid7711
@fardowssaid7711 Год назад
Scw ruuneey abaayo xijabkaan xagee ka heli karaa Africa joogaa
@ruumichannel
@ruumichannel Год назад
Haa
@khadiijadahirahmed6095
@khadiijadahirahmed6095 Год назад
sax
@sicidowarsame3552
@sicidowarsame3552 Год назад
haf kasta wuxu raba tanaasul badan
@TasmEditz1
@TasmEditz1 Год назад
Masha Allah taasa run abaayo
@nasroluckyofficial1929
@nasroluckyofficial1929 Год назад
Abyo hada kugu so biiray mcnto qlbiga ka dhunkady❤❤❤❤❤
@halimosalad6076
@halimosalad6076 Год назад
Runta ayat kahadashay
@nadiyasaid123
@nadiyasaid123 Год назад
Wllo dumarka xaqa lasinaya wakuwe ninka kulafarisanaya wake mid ilanay unaxaristay moye biil ka wanagsan kii wanagsan ba lagahela kiikale mahawllo lakin bes waylada nafbaxa iskadaya un dumarow oo eega dhafa wixi ad fahmiwaydan wado cad kamara bes wa intaa maxa uqayline hadu isbafaliwayo ninku oo isaga kuxumaynayo qaylo wa isha gacal ayad kaqulqul ado afka ukalafurin bes kii ogow hadal lahadal wa inta
@sicidowarsame3552
@sicidowarsame3552 Год назад
Wax badan ban ka tanaasuli jiray
@nimconuur6752
@nimconuur6752 Год назад
Wllhi waxn xasuustaa anoo 9gaal bari qaln baan ku iri gabr icaawido ikeen amba shaqaalo sow igu yiri naa shaqeeyso reekle buu laha ani kligey baa gurii ku hary hal wiil heysty io midka aan umusha kula jiray wllhi heer waxaan gaary baahi darteed law reeray sababtoo ah subaxii roodhi bas baan cuni jiray wiilkeyga oo laba jira aan dhihi jiray hoooyo tukaanka nooga soo ibi baanka u istaagi jiray wllhi istarees igu dhacy malinkii danbe waa iska fury wllhi waa nafisay nasiib daro aaqir ninkii saas igaly waa laygu celeyay walid keyga laygu yiri naayaa il misa sii ama ku noqo aakir waa laygu celiyay bila kadib anoo baanan hadana uur qaaday mataano waxba uma sheegin inaa uur leeyahy ilaa 5bilood ka gaary aaqir xilgiii qaliinka aan soo gaadhy markaas ku iri ilamha waa mataamo qaliin huri waa kii dhawa qaliinkeygiii hore markaas oow igu jawaaby adey kuu talaa ani erygaas mar kii laygu yiri aniga barsharkaa igu kacay markaas iri quraan saar rabaa markaas igu jawaaby xaa kaa qu raan saara awalba waa lagu qalaayee kaba sii darn subaxii qaliinak galaayay buu gurigiisa ita kayimid buu igu yiri alaab meel ka doona ee istaalka tag kaligaa marka asxaabey had alx ani caruurteyda waa nabad qabnaa hada 10bil noo bilaa baty nafteyda go aan ka gary erbad gashty hadana waaba katgy oo mee gobola oo habr yarteey dagan tahy aady wllhi nin naag qabo wax kaxun majiaraan sababtoo ah ileen meel woow heystaa aniga jaceel uma guursan anoo cunug yar baaa lay siyaay lkn bani adamka lama xa qiree wligey biil iguma dhibin xataa qaran waa dhibaa lkn garasho maleh lkn keen hadaa dhado waa keenaa wllhi aniga qalbi jab hadana caruurteyda inaa usamro aa danteyda igu jirtaa😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@user-hc4pj5mj5i
@user-hc4pj5mj5i Год назад
Abayoooy inte ka helaa isku qisa nhy wlhi
@xamdaxubi9807
@xamdaxubi9807 Год назад
Wll hadiba xaga biilka aydan ku wada hadlen iskaga samir awlaada ku korso naago waa wadada jabene jabka inta ku gulaysato alle hanaga dhigo way itabatay shekadas ana ku daremayo minyaro ma ahed mise minwen
@nimconuur6752
@nimconuur6752 Год назад
@@xamdaxubi9807abyo anoo yar avahey igu dary wax barsho hoyo io abe ii diiday gabr eedo deey dhashy igu dhahdy anaa kaa dhiibaa waa la ii diiday aqir anoo iska qalbi jabay aanin la isii yay nag qabo oo ilmo badan dhaly sas tahy ani waba ku nafisay hadana san alx horta biil la wey dii maa oo qarn keen hada dhaho waa la isiiyaa ani waxan weydiisto dood la aan laygu siiyaa lkn noo naxariis wana da beecadiisa alx maanta boosaso kudhaqanhy 7 carura heeta alx 🥲🥲
@user-hc4pj5mj5i
@user-hc4pj5mj5i Год назад
@@nimconuur6752 alxmdulilah dheh abyo biilka anka haba na siyee wax go,an waaye uma laabn karo xitaa ha I wareerin lugu taagan yhy isku ilmana wan nhy ilahey ha ino Sakhiro abyo
@ruumichannel
@ruumichannel Год назад
Wey i tabatay qisadada waan daremay
@nadiifohassan
@nadiifohassan Год назад
Walaahi Walaaly waa la ilaguursaday hadana markaan xanaaqay wuu is waaly marka maxan sameeyaa waxan haystaa 7ilmood oo yaryar waxan sameeyo ma aqaan
@aamirabdi5201
@aamirabdi5201 Год назад
Walaaley astaqfaar badan badan sameey salada sax, qeybta dambe habeenkii tahjuud u istaag, albaqrana aqriso
@xamdaxubi9807
@xamdaxubi9807 Год назад
Gabadhas talo fcny kusiisay qaado qaali
@user-xu3ym3dj7g
@user-xu3ym3dj7g Год назад
Wan ka xumahey in an hors ku la socon wayey walahi aad bey II cajabisey taloyinkada
@nimconuur6752
@nimconuur6752 Год назад
Asxaabey gabdhaan meel aan kala xiriiro isheega pls waa nii baryaaa😢😢😢😢😢😢
@ruumichannel
@ruumichannel Год назад
Ruumi_kitchen igala so hadal snapkeyga wllo
@sicidowarsame3552
@sicidowarsame3552 Год назад
Waxan u dhalay kow iyo toban carrurah waxan hada gaadhay hadaf kii an laha
@rawdaxuseen1826
@rawdaxuseen1826 Год назад
Alee haakuu barageeyo
@rawdaxuseen1826
@rawdaxuseen1826 Год назад
Manshaa alh wall
@-farhia
@-farhia Год назад
Hadafka muxu aha Wllo 11dhan see udhashey fosha xanun maaho
@habibaabdalla8264
@habibaabdalla8264 Год назад
Masha Allah guul ayaan kuu rajeynaa
@raxiimaabdi5641
@raxiimaabdi5641 Год назад
11 waaba yartehee 15 iyo 17 aanba aqaan kuwa haysta walina ilma kale usii ciil qaba inay dhalaan
@juweriyocali
@juweriyocali Год назад
Walaa lee maba inagesanayo ama ayar ulahadal ama qeyle
@ugbaadahmed1182
@ugbaadahmed1182 Год назад
Wllo halke kala so xidhidha
@ruumichannel
@ruumichannel Год назад
Snap ruumi_kitchen igala so hadal
@seytuunchannel
@seytuunchannel Год назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 Год назад
Dhibaatada waxaa lagu xalin karaa wada hadal in waqti dagan oo ilmuhu hurdaan ama ay maqan yihiin wada hadashaan.
@hidayaali9968
@hidayaali9968 Год назад
Walaaleey nin wayn noloshiisa inuu kaa xanaajiyo kuma salaysnee ciyaarta naga daa😂
@habibaabdalla8264
@habibaabdalla8264 Год назад
Sax walaalo dumarku xanaaqa ayaa waxkasta dibdhaafiyey 😂
@ihtiramihtiram1422
@ihtiramihtiram1422 Год назад
Csw
@ruqiyooffice3664
@ruqiyooffice3664 Год назад
Sax
@MaryamAhmed-sk1mv
@MaryamAhmed-sk1mv 5 месяцев назад
been maha wlhi
@rawdaxuseen1826
@rawdaxuseen1826 Год назад
Sax
Далее
Side Ku Ogaday inu i Jaceyl Yahay Ninkeyga 🙈💖
16:53
Naftada U Tasho😡 Nin Haka Dacwon Malin kaste
17:26
ILMAHA CUNTADA DIIDA SIDEE LAGU DAWEEYAA?
16:59
Просмотров 33 тыс.
QURBAHA IYO DHIBAATOYINKA AYSAN REER AFRICA OGAYN
12:59
NOLASHA XAGEN KASO BILABAY MAXAN SO MARAY
13:09
Просмотров 14 тыс.
5 HAB OO LOO MAAMULO LACAGTA
11:25
Просмотров 71 тыс.