Тёмный

Waraysi Xiiso Badan:-Sanbaloolshe By HCTV MUQDISHO 

Horn Cable Tv
Подписаться 1,2 млн
Просмотров 134 тыс.
50% 1

FACEBOOGE PAGE:-bit.ly/2FHhLxc
SUBSCRIBE MY CHANNEL:- bit.ly/2s6WKu2
WEBSITE:-
KALA SOCO HORN CABLE TV WARARKI UGU DANBEEYEY , HEESO , MUSIC, IYO WALIBA DHACDOOYINKA.
KU XIDHNOW HORN CABLE TV GOOR KASTA IYO GOOBKASTA

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 126   
@cabdaleyare5057
@cabdaleyare5057 5 лет назад
Sanbaloolshe legend weeyan runbaa lagu dhintaa ninkani waa run sheeg
@isamaancumarcilmiyaash9586
@isamaancumarcilmiyaash9586 4 года назад
libaax 3 sax mahan ee waa loodhashtaa gesigaan oo kale ayaa qaladka doowlada saxayo waan geesi aan gaban sanblooshe
@husseinmohammad5075
@husseinmohammad5075 4 года назад
Mudane sanbalooshe nin wax badan bartay aya tahay waxana ku rajeyna mustaqbal ka dhow in naqan doonto wasiirka amniga somaliya insha Allah guul ku rajeynaa mudane
@waryaa3735
@waryaa3735 3 года назад
Lipx wasiir amni wuu soo noqday
@isamaancumarcilmiyaash9586
@isamaancumarcilmiyaash9586 4 года назад
sanbaloolshe guul ayaan kuu raajeenaay sxb igu qaali ah
@halimamumin3643
@halimamumin3643 5 лет назад
Sanbalolshe Waa nin isku kalsoon oo ah " straightforward " dowladan hada ka talisa Somalia na ma jecla qof isku kalsoon oo geesi ah.
@iskufilan1223
@iskufilan1223 5 лет назад
Sanbalooshe geesi geesi horey u soco ❤️❤️👌🏻👌🏻🇸🇴👌🏻🇸🇴👌🏻🇸🇴👌🏻🇸🇴👌🏻🇸🇴👌🏻🇸🇴❤️
@zakariyecabdulle7459
@zakariyecabdulle7459 6 лет назад
Waa wareysi xiiso badan sanbalasho waxuu muujiyay waaya aragnimo siyaadeed dulyarane wuxuu muujiyay waayo aragnimo iyo daganaan suxufinimo
@raxmasalad8359
@raxmasalad8359 5 лет назад
Manshal aftahan sanbalolshe hore uu soco
@colaadgaaldile8397
@colaadgaaldile8397 4 года назад
Wlhi nin culus waaye guleyso
@abdirahmanabdi6586
@abdirahmanabdi6586 3 года назад
Ninkaan waa wariye cajiiba!
@husseinabdi398
@husseinabdi398 6 лет назад
Mashaalah Well done .
@colaadgaaldile8397
@colaadgaaldile8397 4 года назад
Masha allah sanbalolshe runtaa lagu nacaayaa wlhi guleyso taliye
@abdiahmad188
@abdiahmad188 Год назад
Waraysigaa ninka qaaday shaqada hala fariisiso waa musuq.maasug
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Год назад
SANBALOLSHE GESI HAWIYE
@khadarmohamed6505
@khadarmohamed6505 4 года назад
Well experience man, he should be next president.
@zakyinternational5218
@zakyinternational5218 5 лет назад
Walaahi oo bilaahi runta ayuu sheegey masuul na wuu u qalmaa
@yaxyecade431
@yaxyecade431 5 лет назад
Msha allah wlhi ninkaan waa nin karmeed allaha dhowra libaax labo ma ahanee waa hal
@zakariahassanmohamed7531
@zakariahassanmohamed7531 6 лет назад
Woow maansha alaaaaah waaa lipax mudane sanbaloolshe noolow😍😙
@sadiyasadiyo786
@sadiyasadiyo786 4 года назад
Benta miyu libax kunoqday
@colaadgaaldile8397
@colaadgaaldile8397 4 года назад
Wlhi waa libaax runtane jcl ee dowlada somalia runta ma jclo
@Trust714
@Trust714 4 года назад
Taliye guuleyso wlhi sanbalolshe waa runtiis waxa uu ka hadlaayo
@muhiadinlugey616
@muhiadinlugey616 5 лет назад
Sanbalooshe waa rag runta sheega haduu gaf kadhacey it's ok
@sahalyare7653
@sahalyare7653 5 лет назад
san balooshe lipaaxa tahay
@mahadmaxamed8118
@mahadmaxamed8118 5 лет назад
Masha Sanbalolshe waa Nin Adag Oo Run sheeg ah ala maxaa Nabad iyo Nolal Ay Lumisay Nin Qaaliya oo uu sheegya Siyaasi sanbaloolsho
@cadnaanmontolivo7196
@cadnaanmontolivo7196 6 лет назад
Dhagaxaanta maku dhiban tahay kulaha Maristooda hhh funny wlhi
@bileabdullehussein7121
@bileabdullehussein7121 6 лет назад
Sanbaloolshe wale mucaarad ma ahan ee wuxu shegayaa xaqiiqda jirta
@MohamedAIsse
@MohamedAIsse 6 лет назад
Sanbalolshe warkisa wa cadyahay wana nin aan aaminsanahay in u somali maryolay wax la qaybsan karo wax aanan ka aqoon aya ka bartay runti.
@qasinfarah3075
@qasinfarah3075 4 года назад
qalbi dhagax iyo rertolkii cagdher ool wada jaajus
@amirhassan703
@amirhassan703 5 лет назад
ilaahay amarkiis, ninkaan Sanbaloolshe ah waa siyaasiga kaliya ee aan wareysigiisa dhageesan karo. Xaraarad kaliya waaye wallahi. Waxaa ka buuxa murti, rag iska dhicin, xafiiltan, sarbeeb, karbaash, run iyo been. Wax la qur-qurxinaayo na ma lahan. Mujaamalo waxaan ku nacay siyaasiyiinta kale.
@noahrageh623
@noahrageh623 6 лет назад
Nin daad qaaday Xunbo cuskay,,, Ninkan anoon shan daqiiqo daawan ayaan fahmay wuxuu ka hadlayo..!!
@abdinasirwarsame9983
@abdinasirwarsame9983 6 лет назад
aftahan, nin rageed ah oo cadkiisa dhacsanaya. waxbadan oo aana ka aqoon baan ka bartay.
@zulthankhadar520
@zulthankhadar520 6 лет назад
Mar 2aad waxan cambaaraynaya qaabka uu wariyahani sualaha u waydiinayo Miyamu time ku xisaabtamayn. Sanbalolshe is difaac bu galay ku dhisan xaqiiqoyin
@fartaagyare1774
@fartaagyare1774 2 года назад
Electoral damage
@adamali5260
@adamali5260 6 лет назад
Esh calaa wareysi
@muhiadinlugey616
@muhiadinlugey616 4 года назад
Sanbaloshe waa rag rag dhaley. Waa shaqsi kali ah oo runta shega hadii lagu nacayo maxa runta u'shegeysa. That is going to be completed question.
@abwaanshucaybyarexasan5383
@abwaanshucaybyarexasan5383 4 года назад
Kkkkkk wariiyaha waa niin haliis ah waxkaste oo shegaayo sanbaloshe khalad kaste isaga oo galay ayuu dawlada ku edaynaaya isaagu dib ugu celiinayaa sanbaaloolshe
@zackmohamed5191
@zackmohamed5191 4 года назад
Somaliland baba Somalia maxey ka faideysa dadweynoow🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@colaadgaaldile8397
@colaadgaaldile8397 4 года назад
Hhhhhhhhhhhhh arinta qalbi dhagax taabuu ey iga thy kula haa
@zulthankhadar520
@zulthankhadar520 6 лет назад
Horn cable Tv Wariyahan qaab uu sualaha u waydiiyo muu garan wayay. Mohamed ilig Ninkan siminaar u fur oo habkad sualaha ugu ganto masuliyinta somaliland u sharax
@ahmednor4448
@ahmednor4448 4 года назад
Allah hano ka dhiibin
@ismahaancabdi8637
@ismahaancabdi8637 4 года назад
Qalbi.dhagax.dartiibaad.kuwaaysay
@msomahy9087
@msomahy9087 5 лет назад
Qabiilka wa ku dhaqmeyna wana iska ilalimeynaa somali logu imadaa dofaarka ma cuno fuudkiisan caba waye warkoodu
@sosmanahmed2155
@sosmanahmed2155 5 лет назад
😂😂😂😂
@abdiabdi4390
@abdiabdi4390 5 лет назад
Qabyaalad Waa you abtigaa Xasan sheikh adigoon Waxba aheen kaa shaqeysiyey
@juuriwehliye2602
@juuriwehliye2602 5 лет назад
Sanbalolshe waa daniiste ee wadani ma ahan
@بكاه.الزمان
@بكاه.الزمان 6 лет назад
Jilis bay ahayd kulahaa. Laakiin waan ku hambalyeynayaa inuu xabashi yahay inuu cadaystay🤔.
@farahabdulla6146
@farahabdulla6146 6 лет назад
Waa ku mahadsan tahay in aad maanta in noo cadeyso
@drbarqadle3585
@drbarqadle3585 6 лет назад
msha alh msl San bololshe xafidul laah waxa thy nin aan kabaney geesinimone ku darsaday cadow kaako hajabo msl
@GeediGeediMuse
@GeediGeediMuse 5 лет назад
Sax, technology iyo sirdoon tababaran ayey somalia u baahanthy- intelligence awood leh, telefonada, qadka, social media, oo tixraaca iyo baahad weeyn leh ayaa loo baahanyhy- dowladaha waaweyn in somalia eey xariir layeelato si muwaacwinad seta-light loog helo waa in la abaabulo
@abdiguled8200
@abdiguled8200 3 года назад
ariinta danyare e qalbidhagax ta is ticimal. Tasha sax danyare ka mid ka yare bay xoran mark a danbe iyaga is xoora
@abdulahimuhumed399
@abdulahimuhumed399 5 лет назад
Ninkan inkaarti qalbi dhagax ba kudhacday?
@abdirahmansaid8029
@abdirahmansaid8029 5 лет назад
Illaahow noo sahal...wadanka in uu meeshii ugu xumaa uu marayo...Sirdoon in ninkaan meel walba ka hadlaya oo aan aqoon hore oo sirdoon lahayn layska magcaabo...
@abdulazizahmad9488
@abdulazizahmad9488 4 года назад
Xaarmaajo munaafaq maad saan uga hadashid qurrun cuqdadeeysan
@daahircarabow1545
@daahircarabow1545 5 лет назад
Ninkan caadi maahin sanbaloolshe xil haloo dhiibo
@AliAli-rk9fq
@AliAli-rk9fq 5 месяцев назад
Far
@axmedmaxamed4957
@axmedmaxamed4957 5 лет назад
awood ma ahayne ee jilis ay ahayd kulahaa 😂😂😂😂
@abdidahirhassan2710
@abdidahirhassan2710 6 лет назад
shanbalooshe inkaartii Qalbi dhagax ayaa ku dhacday. ................ Hadii aaunu Alle u toobad keenin raad fiican ma yeelan doono xaga siyaasada...
@amiinxirsi6105
@amiinxirsi6105 6 лет назад
Abdidahir Hassan qalbi dhagax waxaa dhiibey madaxda dawlada.
@dheereeye1695
@dheereeye1695 5 лет назад
siyaasad badan ayuu kashifay masullkan somali haka tasgato n&n
@abdisalammohamed4237
@abdisalammohamed4237 4 года назад
libaax laba ma ahan
@haboonali3643
@haboonali3643 4 года назад
SANBALOOSHE IYO XERTIISU SIDII FILIMKII QALBI DHAGAX UGA FASHILMAY WAA ISKU DHEX YAACEEN. Cuqubo ninkii galay Hooy la jiiftaaye.
@cadnaanmontolivo7196
@cadnaanmontolivo7196 6 лет назад
Fahad yassin Gabre ayuu badalay hhhhhh
@ragemsaid8697
@ragemsaid8697 4 года назад
Cadnaan Montolivo cajiib
@colaadgaaldile8397
@colaadgaaldile8397 4 года назад
Hhhhhh hada xil ma haysid dhagaxaanta maku dhibanthy kula haa hhhhh wariyaha caadi ma ahan m.a guleyso bro
@yaxyecade431
@yaxyecade431 5 лет назад
Msha allah war ninkaan su aashii la weydiiyo jawaab ayuu u hayaaa waa nin aftahan
@kamalmohamed788
@kamalmohamed788 4 года назад
Maba aqoon qalbi dhagax ayuu dhiibay ayaan kubartay
@waryaa3735
@waryaa3735 3 года назад
Ilma thy siyaasad ma adaaba wax ka yaqaan ninaan hdaan aqoon
@waryaa3735
@waryaa3735 3 года назад
Ninkaan moqdisho waa ninka u kesiyy caasimad
@Trust714
@Trust714 4 года назад
Laacib inaad tahay anaa og wlhi
@cabdirisaqbashejama2945
@cabdirisaqbashejama2945 4 года назад
kanookale intuu dalka joogo dawladnimo lamahelayo war waxan halla dilo
@noradinosman6951
@noradinosman6951 4 года назад
Ayaan daranay Somali ; mid waa nabad haseyeeshee waa mid la cunayo iyo mid wax cunaya, mid way ololaysaa , mid way nijaasowday, laba waa lahaystaa
@abarkadle78
@abarkadle78 5 лет назад
Hada adiga xil maheysid dhagxaanta ma ku dhibantahay kkkkk
@hazanool7875
@hazanool7875 4 года назад
Ahmed Barkadle hhhhhhhh
@ak.0-010
@ak.0-010 4 года назад
hada kahor baa sheeq laiikenay inuu wax iga shido sababteedana waxan salami waayay ehel qarabo nahay gacanteydan ceshaday afkana waan kala hadlayay dibndabo kalens wey jiren makasa sheqa hooyadey hore ufuray waxan kamaqli jiray hawenka inuu kitab furo salan kaama jabiyo salanta waana kuquran saari igu dhahen madiidin balse luwan iyo dab bey keenen hadi aandido iney iqabqabtan baa kabaqay waana rag markas aniga gashanaya dhahay waana ganbiyay gogoshii korked kalaboden dabkii aalin iisaxiixen almuhim caruurti gabar hesa lakenay ana sheqii leygu ogaday inuu iquraiyo amuhim barqsdi oo guriga seqi iyo abadhi jogan baa ilah barysy wodis inuu ilah igawarejiyo sheqan baqara jeclaa oo laiishiday inan xarakado maogolen sheqa iyo gabadha uluu iladhacaysy arkan iri ilah ban naqan kitabka rumeyn kitabki ilah islam kaaqaday buusuxay iridan furay gabadhi jikaa uguimid aaway sheqi afkeyga katimid nin ilah dartis aqoon waadhintaaoo awod sax uukuceliyo maleh iyana cabsi bagashay ala jiniyahed badilay markas ababka kore kabaxay jeenseniyin sacudiugaracay ushegay kalan jajaban afka ma aqan ilahey amarkis gabadhi iyo shiqii xariga rikorkey sooqaden jensanki soomalikale utujubanesa kudhahen hoosixirksan kuxin ana awal waxa shegay saaxir guriga iisogalay kuwiiturjumayay ala cararen len jessnigii baa kuyiri saaxir wasax gurigan buuqmaku aqon ayantsn waa kasexan weeynay maasha alah
@eldaada6282
@eldaada6282 3 года назад
Brother ma afsomali ba so qortay mise adiga,shiikh,jin intaas uunba ka fahmay
@abdirahmansaid8029
@abdirahmansaid8029 5 лет назад
Odayga hadalkiisa qaarkiis waxuu iila muuqdaa fahad yasin inuu dagaal kula jiro...oo booskiisii fadhiya...
@abdikhayryasin4054
@abdikhayryasin4054 5 лет назад
waa nin carooday kkkk
@abdiazizibrahim5675
@abdiazizibrahim5675 5 лет назад
I don't think so
@abdiwaliahmed8149
@abdiwaliahmed8149 5 лет назад
kani CaQliba .aleH wllHi sanbalooshe
@waalamahuraanciidanqaranab7471
@waalamahuraanciidanqaranab7471 4 года назад
Wariye adag wlhi
@ciiseileeye4989
@ciiseileeye4989 5 лет назад
Kan runta waxa waaye in la xiro waayo aad iyo aad u Aqlaaq xun yahay Isaga Xataa Xawiye ma aha Darood ma aho Runta waxaa waaye waa Cuqdadaysan yahay waxow rabya in uu Hawiye isku Diro Shegadiisa waa dhertahay madamo uuna ahayn Hawiye iyo Hiraab😂 toona waana Nin mar walba la isticmalo Xataa Gabra qabay waxow Radina in uu Dulmi dhex dhigo Hawiye weyne .
@AliAli-rk9fq
@AliAli-rk9fq 5 месяцев назад
No
@idilidili9058
@idilidili9058 5 лет назад
Soobe😥😥😥😥😥😥😥😥😥
@haboonali3643
@haboonali3643 4 года назад
Dunyar Faqi Odawaa Xasan Cade Cali Mumin qarax quute Niman yahow Ummada Somlyed Cawaan maaha Filinka aad Jaakada u soo qaadateen Ka Xishooda waaba hadad DAMIIR leedihiine. Taariikhda idin qoraysa Ummada Somlyed na waa Markhaati.
@sadiyasadiyo786
@sadiyasadiyo786 4 года назад
Sanbalolshe wa benale tug ah o nin somaliah kagatay wadan shasheyay marka dadka Benale oqayanola ah
@ragemsaid8697
@ragemsaid8697 4 года назад
Ma waxaan baa ummada horjooga Lugooyo Waa hoog iyo ba in dadkan talo iyo maamul loo dhiibo n he has no caliper, Hadal ma yaqaano
@ciiseileeye4989
@ciiseileeye4989 5 лет назад
Somalida waxay dhahyan, Nin Naag wado iyo Awar Awar wado midna kama leexdo kan Gaal iyo Muslinba waa Isticmalan wax qabsadana ma laho waayo waxow ka soo jeeda Cid aan wali la ogeen Xagow galo mar Hawiyu Galya marna Reer Gese oo Darod eh ee kan wixii ka Naxayo ha qabsadaan.
@cadeyawees4326
@cadeyawees4326 5 лет назад
hhhh waa is celin waayey miskiin wallahi adukaan dhib baa yalla waddanka nabad allaha u keeno dadkan iLaahey umada haka qabto waa alla ka jeed rabbi hana qabto
@ciiseileeye4989
@ciiseileeye4989 5 лет назад
@@cadeyawees4326 waxa ku qosle sxb Runta soo maaha, Sanbolosha Cid qabsanayso malaho, waxow Rabu iska sheeg Toorotorihi waxa Celinaya Go'ay,waana la isticmala hadaan kuwo Mucarad ah oo Daalay aa wado balse Ururku ka tirsana waa iska fogeyeen Hadalku ku hadlay lamana qabaan.
@qasinfarah3075
@qasinfarah3075 4 года назад
nin xanaqsan uma xumid oo logu shekeyey aabaha iyo aderada ayey wibiga ku guren logu shekeyey cagdher jajus
@rabiicmohamed1211
@rabiicmohamed1211 6 лет назад
Qalbi dhagax waa laga jawaabi dooni doonaa
@nadaabdinadalove5966
@nadaabdinadalove5966 6 лет назад
Rabiic Mohamed mashalaah rag rag dhalay anfac badan umada u leh dadka daacada u ah dalka shaqadooda ha loo daayo ku soco run sheegnimada.
@ahmedilkacase8713
@ahmedilkacase8713 6 лет назад
Sanbalolshe maxa keenay in xil walboo loo dhiibo 6bilood looga qaado
@colaadgaaldile8397
@colaadgaaldile8397 4 года назад
Sxb runtaa lagu nacaa mida kale waa nin adag madaxdane dadka ka xishoodo ma ahan runtow indhaha ka saaraa
@ismahaancabdi8637
@ismahaancabdi8637 4 года назад
Qalbi.dhagax.tuug.wax.qarxinaayay.oo.lagu.shaqastay.waxkuu.tareen.shaqada
@daauudsiccid1187
@daauudsiccid1187 6 лет назад
Ninkan dawladaa ubaahnayd ee isagu Uma baahnayn Farmaajo iyo khayre Raga ha dhaqdaan dalku ubaahan yahay
@ramaddanabdi1272
@ramaddanabdi1272 5 лет назад
Kani waa jawaasiistii gabre
@saidali6305
@saidali6305 4 года назад
Inkaartii qalbi dhagax baa ku dhacday
@jamhas8956
@jamhas8956 5 лет назад
Sisaasiyinta somalida markii ethopia arin taabanaya la soo hadal qado maxay u gariiraan. Ninkan arimaha kale oo dhan sicadi ah oo dhiiranaan leh ayuu uga hadlay lkn arinkii Qalbidhagax waa uu ka cadurtaartay. War ethopia miyaa wax kale ah mise nimankaan wax aanan noo muuqan ayey ka war haayaan.
@Tiktoksomali24uhr
@Tiktoksomali24uhr 5 лет назад
🤔🤔🤔💅💅💅
@umuayuub3932
@umuayuub3932 4 года назад
Kulahaa jilisey ahayd sorry
@ayanahmed2735
@ayanahmed2735 6 лет назад
alyaa iidhiiba niinkaas nacnada iskawad naar gale
@iidmaashallah5866
@iidmaashallah5866 5 лет назад
uf uf uf uf uf uf uf
@abbasxagar3033
@abbasxagar3033 5 лет назад
ayan ahmed maxaad kusamayn lahayd 😂 😂 😂
@GeediGeediMuse
@GeediGeediMuse 5 лет назад
_qalbi dhagax iyo gabre isu bardhig-haduu qalbi dhagax Ethiopia dambi ka galay, gabre uu somalia dambi ka galay, maxaa gabre loogu xiri waayey somalia maadaamo qalbi dhagax aad Ethiopia u dhiibtay,. Same crime but different reasoning- If you would like to say something always say what make sense- your weak now and you was weak before-that’s the truth. Your intelligency was weak based on your strategy and glad your out of that position.
@ismahaancabdi8637
@ismahaancabdi8637 4 года назад
Khiyaamadii.qalbidhagax.baa.kusoo.baxay.uu.islahaa.dawlada.ku.ceebee.kkkkkk.isagay.larogontay.ninmaka.dhibta.laguwadaa.waa.daacad
@muhiadinlugey616
@muhiadinlugey616 4 года назад
Hiiran waa gobol weyn oo kakooban labo gobal laakin xasan shiiq ayaa wax walba isku qasey.
@ahmedbusuri8236
@ahmedbusuri8236 5 лет назад
Beeenaale qabyaaladayste tuuuug waaye
@xalwoshallayto5923
@xalwoshallayto5923 5 лет назад
Waxaan waydiiya ashabab ma waxaa laga celcelinayaa dhiiga shacabka mise dawlad soomaaliya ayey diidan yihiin
@abshirosman1305
@abshirosman1305 5 лет назад
Sanbaloolshe xanaaq uu Farmaajo u qabo ayaa ka qaylisiiyey, sidaas awgeed hadalkiisu ma mudna qabasho
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 4 года назад
SANBALOOSHE MIYA KA HADLAYA WERARKI ABDI RAHMAN ABDI SHAKUR SANBALOOSHE OO OG NAHAY JAJUUSINTI ETHIOPIA SO CARBISAY ISAGA IYO ABDI KARIN LAQANYO SANBALOSHE SO NINKI ISAGA OO ETHIOPIA U ADEEGAYA QALBI DHAGAX GARDA DUUBKA U XIRAY OO GABRE U DHIIBAY SUAASHI PM KHAYRE EE QALBI DHAGAX LAGA WAYDIYAY WA NINKA INTA U ISTAGAY DIIDAY IN UU KHAYRE SUAASHA KA JAWAABO SANBALOOSHE INTA KACAY YIRI MUDANE RAYSAL WASAARE KAMA HADLI KARTID FARMAAJO IYO KHAYRANA WA TUUG KALE LKN TUUUG TUUG EEDAYNAYA LA YAABAY
@qasinfarah3075
@qasinfarah3075 4 года назад
labaduba haku wasan
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 3 года назад
@@qasinfarah3075 hooyada ha wasan
@ismahaancabdi8637
@ismahaancabdi8637 4 года назад
Isjiiiii.qalbidhagax.uu.ka.nixiyay.baa.ninkan.kudhacay.uu.gaalada.u.dhiibay.uu.islahaa.dawlada.ku.cee.beeeeeeeee.kkkkkkkk.fiqi.baa.kugu.shaqastsy.iyo.inashakuur.
@ibraahinmahdi2317
@ibraahinmahdi2317 4 года назад
Aaar ninwaynbaad tahee xishood maalinta xilka laguu dhiibo wad aaamusi lkn hadii lagaa qaado wad maagi dadkana beenbaad sheegi
@muhiadinlugey616
@muhiadinlugey616 4 года назад
First for most I don't believe Hirshabele State it should be shabele State the two shabele and Banadir. This was the dream for all Abgal and Hawiye inhabitants in Mogadishu. The former president Hassan sheikh fuck up everything he thought he will stay in power forever oops fucking loser. Somali waxey galeysa dagaal aad u' kulu. Balse geeridu waxey dhibeysa kan dhhofka kuyimid.
@Drmaahir
@Drmaahir 5 лет назад
Faashil weeye kan markuu ragnimo wax kuwaayay ayuu reer aaday
@muhiadinlugey616
@muhiadinlugey616 4 года назад
Dictator Siyad Bare qorshihiisu waxuu ahaa qeebi oo xukun. My Abgal present Hassan sheikh do the same thing.
Далее
Modus males sekolah
00:14
Просмотров 11 млн
Barnaamajka Xusuus Reeb Cabdilaahi Darawal Qaybtii 1aad
33:26
Waraysi Gaarka Ah:-Siyaasi Abdirahman Abdishakur HCTV
56:22