Тёмный
No video :(

Wareeysi Charles Dobara, Film sameeyaha Filmka Badbaado. 

Universal TV
Подписаться 1 млн
Просмотров 15 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

5 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 40   
@kaushaljain4690
@kaushaljain4690 3 месяца назад
I am from India and I am truly amazed by how much effort he has put into the film for film making and promoting rural languages
@abu-ff8ws
@abu-ff8ws 3 месяца назад
How did you click on the video then? Do your speak somali?
@kaushaljain4690
@kaushaljain4690 3 месяца назад
@@abu-ff8ws I know charles and have been a part of the hardwork involved in the film. So I already had it saved
@abu-ff8ws
@abu-ff8ws 3 месяца назад
@@kaushaljain4690 thik hai. Aap hindii ati hai?
@kaushaljain4690
@kaushaljain4690 3 месяца назад
@@abu-ff8ws Haa aati hai
@lerfoya
@lerfoya 3 месяца назад
Asc sxbayaal kusaliya nabigeena scw ❤️
@MahmoudMohamed-rw6ue
@MahmoudMohamed-rw6ue 3 месяца назад
Salalaahu calayhi wasalam wacala aalihii wasaxbihii ajmaciin
@IslamBeauty-mn4pn
@IslamBeauty-mn4pn 3 месяца назад
اللهم صلي وسلم وزد وبارك على أشرف الأنبياء والمرسلين سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد وعلى اله وصحبه وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين ❤❤❤❤❤❤❤
@MaaliPoi77
@MaaliPoi77 3 месяца назад
Dunidda waa khafiif Dadkuna waa Daciif Qaarkood waa Wariif Love HAda iisarto Waxa Tahay Xariif😢😂
@akisheharara
@akisheharara 3 месяца назад
Soomaaliyeey iska daaya daciifnimada, shisheeye walba oo afkeena ku hadla waad u riyaaqdaan, laakiin gaar ahaan ninkaan filimkiisa waxaa la yiraahdaa salvation oo micnohiisu yihiin badbaado, diintiisa ayuu rabaa in uu idin baro, muu dadkiisa aan diinta haysanin baro hadduu runta sheegaayo, sababtoo ah wuxuu arkay in aad dayacan tihiin
@scout.mm2
@scout.mm2 3 месяца назад
Runbadanaa wey iska riyaaqaan dadku
@scout.mm2
@scout.mm2 3 месяца назад
Be careful soomaalidu waa dad diinta ku adadag. Ninkani duleel buu karaadinayaa. He is a missionary. Be careful.
@adoonti-Alle-12
@adoonti-Alle-12 3 месяца назад
Masha Allah diinta Islaamka ha barto.💯💯👏👏👍
@toosiyeawtilmaame4354
@toosiyeawtilmaame4354 3 месяца назад
Horta diin maxaad ula soo boodaan??? Diinta waxaa ka horeeysa in uu dhaqankaaga ka helo marka hore?
@mukhtarmohammed3118
@mukhtarmohammed3118 3 месяца назад
Diinta Islamka isaga wareer ku ah, Filmkan u sameyay [salvation] ee badbaado waxa ku jirta gabadh somaaliyed oo diinta ka baxdey
@lailaomar9267
@lailaomar9267 3 месяца назад
Qaladka waa tv u sameynayo xayeysin in lagu badiyeeyo ummadan meel walba weererka loga hayo odey tu haystay ka tagay oo warkisu cad yhy ninka wareysanayo a kadaran shartisa Allaha naga qabto
@CuriousPavel
@CuriousPavel 3 месяца назад
what an extraordinary man!
@user-fe6vb2mk1c
@user-fe6vb2mk1c 3 месяца назад
XAYEEYSIIN IYO TAAGEERO LASIINAYO REER WAQOOYI.INGIRIISOW HADII AAD SOMAALIYA KALA GEEYN KARTAAN...AAIRLAAND INGIIRISKA BAA LAGA JARAYAA WALLAAHI
@scout.mm2
@scout.mm2 3 месяца назад
Maxaa nagagalay somali dont need christianity. We muslims
@NishantRajKetan
@NishantRajKetan 3 месяца назад
Excited to see Charlie Speaking all Languages on a Single Podcast😂😂
@Aliinaliiban1780
@Aliinaliiban1780 3 месяца назад
Waa nin cajiiba masha allah ❤
@Hornscope
@Hornscope 3 месяца назад
Somaalida badidoodu waa Jaahil. Had iyo jeer waxay qiimo u yeelaan nin cadaanka, khaasatan markuu kula hadlo afsoomaali. Laakiin isma weydiiyaan inay baadhaan ujeedadiisa iyo backgroundkiisa. Anigu waxaan ka hadlayaa dadka cadaanka oo dhan. Weli waxay u haystaan qofka cadaanka ah inuu wax cajiib ah yahay
@midnimochainel
@midnimochainel 3 месяца назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@One_somalia
@One_somalia 3 месяца назад
Soomaalid kooda waalan jidka ayee uga tagaan ajaanibtana kooda waalan way soo qad qaatan wayna wayneeyan dabcan waa sida halkan igaga muuqata.😂😂😂
@khaalidcado4872
@khaalidcado4872 3 месяца назад
I like filim war
@abdullahisheikh5822
@abdullahisheikh5822 3 месяца назад
filimkaga labad kudar arimaha nolosha dadka somaliyeed sodonkii sano ee lasodhaafey si iskudhafan dhamaan dhacdooyinkii sida dhaqanka nolosha dadka iyo dhacdoyinkii badnaa ee kaladuwanaa raadi sheekooyin kaladuwan Soo uruuri kuwo sojiidasho iyo dareenba leh
@midnimochainel
@midnimochainel 3 месяца назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MohamedAli-dk5cx
@MohamedAli-dk5cx 3 месяца назад
Slavation ? Waa suaal da' weynoo oo.madaxa daalineyseee?
@faay8912
@faay8912 3 месяца назад
Isn’t he a missionary ? Calling to Christianity cajeeb why are we advertising this
@sacdiyaandulahi1801
@sacdiyaandulahi1801 3 месяца назад
😂❤
@Xuska-bukgaari-xuska
@Xuska-bukgaari-xuska Месяц назад
Ninkan wuxuu faafinayaa gaalnimo
@scout.mm2
@scout.mm2 3 месяца назад
Ninkaan muxuu ugumaleeya faa iido inoo noo hayo. He always go around the topic go to the point, you promoting christianity. Wuxuu fahmay the opsession of natìoalism. Wuxuu yiri ma fahmaan waxaan kaduulaayo waa runtiis. One word is enough for me salvation.
@mawale812
@mawale812 3 месяца назад
Somalina wax dhintay lee u camiraan 🤦🏽‍♂️
@Aliinaliiban1780
@Aliinaliiban1780 3 месяца назад
Sida ha odhan ka da waa nin dadalay wu ku dhamaye😮😂
@galanne-ey2015
@galanne-ey2015 3 месяца назад
Succès
@user-fe6vb2mk1c
@user-fe6vb2mk1c 3 месяца назад
XAYEEYSIIN IYO TAAGEERO LASIINAYO REER WAQOOYI.INGIRIISOW HADII AAD SOMAALIYA KALA GEEYN KARTAAN...AAIRLAAND INGIIRISKA BAA LAGA JARAYAA WALLAAHI
@user-fe6vb2mk1c
@user-fe6vb2mk1c 3 месяца назад
XAYEEYSIIN IYO TAAGEERO LASIINAYO REER WAQOOYI.INGIRIISOW HADII AAD SOMAALIYA KALA GEEYN KARTAAN...AAIRLAAND INGIIRISKA BAA LAGA JARAYAA WALLAAHI
Далее
Salvation - The most translated film in the world.
1:12:47
A Minecraft Movie | Teaser
01:20
Просмотров 20 млн
when you have plan B 😂
00:11
Просмотров 5 млн
Daawo Riwaayad Cusub Dhalma Doon | Part 6
20:26
Просмотров 623 тыс.
Habaar waalid ⚠️ || Qiso Cajiib ah
1:08:54
Просмотров 35 тыс.
SHORT FILM QISA DHAB AH | LABA XAASLEE 28
21:20
Просмотров 705 тыс.
A Minecraft Movie | Teaser
01:20
Просмотров 20 млн