Тёмный

Waxaan 2 Maalin Lasoo Joogay Famil Turki ah oo igu Cazuumay Magaalada Bursa Day-1 || Vlog qurux bdn 

Nasra Abtidoon
Подписаться 916 тыс.
Просмотров 84 тыс.
50% 1

Наука

Опубликовано:

 

22 май 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 111   
@SamiaAhmed-b334
@SamiaAhmed-b334 Месяц назад
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️😢
@SacdiyoMohamed-hd3yo
@SacdiyoMohamed-hd3yo Месяц назад
صلى الله عليه وسلم❤❤❤
@soodocabdulaahi
@soodocabdulaahi Месяц назад
Salalaahu caleyhi wasalam ❤❤
@Rayaan277
@Rayaan277 Месяц назад
Kusaliya nabigeena muhammad scw❤🕋☝🏼
@hibaturahman01
@hibaturahman01 Месяц назад
Lacagta muuqaalka kasoo xaroonaysa gabadha hadyad fiican ugu iibi😂
@xawokeyfmaxamedali2436
@xawokeyfmaxamedali2436 Месяц назад
Wlhi waxaaa tahay qofkii ugu horeyyy oo bursa kasoo duubay muqaal ayyy wlhi i liked
@honey-sl8xm
@honey-sl8xm Месяц назад
Gabadheyda qaaliga qof qiimo badan baa tahay, oo bulshada qadarinta ku leh please xijaabkaga waasici adoo raali ahowna hana i dhibsan
@deeqoaadan248
@deeqoaadan248 Месяц назад
Video gaan mar la duubay ma dhaweyne maxaa intaas u haysatay nasrooy youtube waa nacday inaa inta ul soo qato adoo snap dhex joogo ku garaaco maahe oo youtube orod kugu keeno😂
@afnaanmohamed9765
@afnaanmohamed9765 Месяц назад
Nasra qaaliyey qalanjadii hablahaay wlhi waan uxiisay casharkaagii jikada ee muqdisho allow ku xafid❤❤❤❤
@liilbaliil_official1113
@liilbaliil_official1113 18 дней назад
Busra magaalo taariikhi ah weeye marka turkiga lajoogo waa magaalada cusmaaniyiinta keep going nasra abtidon
@abyaninacalishire7220
@abyaninacalishire7220 Месяц назад
Masha alh abyo alh kuxifdiyo walshy
@SahraLifestyle
@SahraLifestyle Месяц назад
Masha Allah tabaraka Allah ❤nasra abtidoon abaayo isoo booqo share out isamee hapipty mahadsani Illahay ha ku xifdiyo❤❤❤❤❤❤
@shamsohussein
@shamsohussein Месяц назад
Welcome back abayo
@Nadarey
@Nadarey Месяц назад
Soo badi xapipti waa ka hele qurux masha Allah ❤
@NSalah2006
@NSalah2006 Месяц назад
Maasha ALLAH, really beautiful 😍❤
@hodanmohamedlifestyle
@hodanmohamedlifestyle Месяц назад
Maansha allaah waa VLOG aad u qurux badan❤❤❤❤
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 Месяц назад
Manshaallah nasro qurux dalxis qurux badan 😍🥰
@hazbevibing3066
@hazbevibing3066 Месяц назад
Masha Allah ❤❤
@halimasacdia.
@halimasacdia. Месяц назад
Masha allah ❤❤
@cabdinaasirxuseen6620
@cabdinaasirxuseen6620 Месяц назад
Maasha allah
@xawokeyfmaxamedali2436
@xawokeyfmaxamedali2436 Месяц назад
Alla abyo nasro wlhi meshaan filimka kurus cusman ama cusmaaniyiinta ninkaas furanaayo wilkiisa ayeyna magalo badax kadhiganaayo ama casimaad waa gii hore 8qarni kahor alla noosoo badi abyo noh gabadha weydii dowladihii hore katalinjiray
@sucdisiman2925
@sucdisiman2925 Месяц назад
Masha allha
@FilsanAbdi-zk4qr
@FilsanAbdi-zk4qr Месяц назад
Mansha allh❤❤
@MilleteryGirl11
@MilleteryGirl11 Месяц назад
Nasrooýy mahadsanid❤ vidiogaga wuu nasoo garay❤😂
@NajmaMaxumed
@NajmaMaxumed Месяц назад
Masha allah Nasra qosol wanagey waan ku salaamay hppti ❤
@IfraaxKhadar-v4r
@IfraaxKhadar-v4r 21 день назад
Ascwshy nasra. Waanku jecelahay wll ee waxaan ku dhihi lahaa waayadan Dhar xunxun ayaad xirataaye iska daa oo allah ka baq wshy waa iga nasteexo iyo Anoop ku jecel ❤❤
@rahmayussuf1538
@rahmayussuf1538 Месяц назад
MashaAllah 🎉
@user-kv9qs3xv1w
@user-kv9qs3xv1w Месяц назад
nasro cajisley aya noqotay .axakugu dhacay abayo waku tageera fidiyogada wasugi jiray lkn marka so dhawaty 1m maxa dhacay cashirada makugu batay malagu cayumay maxanunsanesa laasim waxba jiri insha allah inad fidiyowyada xarir ahadan ayan rajeyna❤
@nasra_abtidoon
@nasra_abtidoon Месяц назад
Iso duceee qali culees baa iska jiro
@user-kv9qs3xv1w
@user-kv9qs3xv1w Месяц назад
@@nasra_abtidoon abayo ilahey haku fududeeyo waxkasto culees ah hamigaaga ilaahey haku sahlo jamacada ilahey nabad iyo caafimad hakugu dhameyo shef inad noqoto waliga waad jecled ilahey ilmahaga ado nabada hakugu celiyo msha Allaah ciyaalkaga adiga iska dhaafe anabo ixiisay abayo waxkasto jeceshahay o janada uhoreyso ilahey hakusiiyo macanto ano baraha bulshada ka bartayle wlhy ilahey dartis ayanku jeclahay ilahey haku xifdiyo melkasto jogtid aamiim
@user-cx2ey1kb9h
@user-cx2ey1kb9h Месяц назад
​@@nasra_abtidoon Allah ha ka dulqado culayska xbbti
@saynabmohamed9852
@saynabmohamed9852 Месяц назад
​@@nasra_abtidoon Abaayo waxaa soo duubtaa meesha lagu jilo kurulus osmaan like badan waad heli doontaa
@caalinAbyan
@caalinAbyan Месяц назад
Barnaamijyada noocan ah ku dar ugu yaraan laba jeer usbuucii. Kolay Waad fahantay.🎉
@AFDiini1722
@AFDiini1722 Месяц назад
Nasroy ilaaheey ha ku cafiyo adeer
@duniyakordahab
@duniyakordahab Месяц назад
Mash allah abayo horay usoco
@yasminmaow4747
@yasminmaow4747 Месяц назад
Maashaa Allaah
@ajmalexsaas2927
@ajmalexsaas2927 Месяц назад
Mash Allah nasra qurux badan ❤❤❤❤❤
@NadiifoShuceyb-jw8wk
@NadiifoShuceyb-jw8wk Месяц назад
Masha alah
@hanaboqran201
@hanaboqran201 Месяц назад
Nasray abyo vologyada noo soo badi 😘❤
@Umumaysa96
@Umumaysa96 Месяц назад
Maashaa allaah waan ku sugoonaaa nasrooooy ❤❤
@ANHARITA
@ANHARITA Месяц назад
NASRADEYDA MISS YOU YACEY 😊❤
@user-sx3qf6bb1z
@user-sx3qf6bb1z Месяц назад
Msha allh❤❤
@Kamila_ali
@Kamila_ali Месяц назад
Waxa weydisa filinka erkençi kuş maqayada bursa kutalo oo filimka lagu duubay tan miya rerkoda maaleh 😂😂 mida kle waa marki igu horeysay oo qofsomali ah oo bursa vlog kaso dubay oo aan arkay❤
@Bintidaqane
@Bintidaqane Месяц назад
Imagine I wanted to ask that 😂😂😂 hata mesha burta exactly meshi kudigeeen waye oo my God 😮
@MaryanQuruxsan
@MaryanQuruxsan Месяц назад
1M waan sugi la'ahay Sanado Badan Kadib😢❤❤
@deqosharaf3617_
@deqosharaf3617_ Месяц назад
Mashaalah 🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹
@shugrimuudey
@shugrimuudey Месяц назад
Setahey abaayo
@sacdiyocabdikariim9588
@sacdiyocabdikariim9588 Месяц назад
beerihii afgooye iyo buurtii jigjiga kutaalay oo iska agdhow🤩
@Mufti-maal
@Mufti-maal Месяц назад
Magaaladan waxay magaalo madax u ahayd mid ka mid ah khaliifyadii cusmaaniyiinta oo lagu magacaabo suldaan orkhaan waana wiilkii uu dhalay aasaasihii cusmaaniyiinta suldaan algaazi cusmaan
@user-gj4iu3ww9y
@user-gj4iu3ww9y Месяц назад
Taariq ba ku qatay😂❤
@Mufti-maal
@Mufti-maal 18 дней назад
@@user-gj4iu3ww9y asxaabul form four 😂😅 maa ahayd nio
@umulkhayrhassan2378
@umulkhayrhassan2378 Месяц назад
Xbt nasra madaama familka ku cazuumeen madacamka magaciisa iyo ciwaankiisa faafi si somlida tagaysa u garab istaagaan yacni xasiis yar u samee
@JackAdnaan-k6i
@JackAdnaan-k6i Месяц назад
Nasroy wll kurulus osman meesha waxa ay ku duuban vlog ka soo sameey please 🙏
@xawokeyfmaxamedali2436
@xawokeyfmaxamedali2436 Месяц назад
Wlhi abyo noh waan jeclahay wax yabaha qadimiga ah melaha ay dadku sawirka kugalayaaan waa meelo ay suldaano guryahood ahaan jirtay abaaas nosoo badi
@sumayabudul507
@sumayabudul507 22 дня назад
Walshy mcn nasryyyyy
@jowharmedia5378
@jowharmedia5378 Месяц назад
Walaley family turk I casumay izmir waka cabsaday weliba medina dhexdeda igaso casumeen adi se ugu tagtay😂
@SacdiyoMohamed-hd3yo
@SacdiyoMohamed-hd3yo Месяц назад
Wcs abayo ❤❤❤
@sumeyahusseinibrahim4624
@sumeyahusseinibrahim4624 Месяц назад
Marwo Sharaf leh Bathy Dumu maryo asturan Xiro blx
@user-pi6xj5oh6t
@user-pi6xj5oh6t Месяц назад
Kkkkkk taab oo wax lagu qoro Cabdala shideeye😂😂😂 by nasra
@ZeeraaZeeraa
@ZeeraaZeeraa Месяц назад
Nasraay cunto inaa noosoo geliso majoojisy aba 😢waxbadn kaabrty mahadsanid aba❤
@faaisacali8335
@faaisacali8335 Месяц назад
Nasro fani amey sun isiinaayaan ku lahaa nasro waaba u ekaatay turkishta❤
@salmaabdulahi4844
@salmaabdulahi4844 Месяц назад
Team snp hdaa nhy diyr nhy ❤
@user-jy1qn6bq8r
@user-jy1qn6bq8r Месяц назад
M.a
@MaxamedDaaci
@MaxamedDaaci Месяц назад
M.a ilaahy markasta farxda ha kuu daayo abaayo Nasro from burco❤
@MaxamedDaaci
@MaxamedDaaci Месяц назад
Thanks 😊 wllo
@NimcoCarap
@NimcoCarap Месяц назад
Waawo nasro qurux
@nazicabdullahi
@nazicabdullahi Месяц назад
Meesha cusman xaqee ku jileyaan
@Ifraaxabdihakiin
@Ifraaxabdihakiin Месяц назад
Qali routinekii👋
@farhiayasin7735
@farhiayasin7735 Месяц назад
bursa wa meesha ugu badan ay filimada turkiga ku dhigaan
@ZeeraaZeeraa
@ZeeraaZeeraa Месяц назад
Magaalada buursa waa magaalo taariikhiya buugaagta manhajka naloogu dhiga B.cusmaaniyiinta marki lagahadlaayo😊
@umulkheyrhaji2481
@umulkheyrhaji2481 Месяц назад
❤❤❤❤
@DEFNOTROSAH
@DEFNOTROSAH Месяц назад
@mahamudh6983
@mahamudh6983 Месяц назад
Neecaw wacan ayaad soo qaadatay
@ikraanshariif1234
@ikraanshariif1234 Месяц назад
❤❤❤
@canabmaxamuud7510
@canabmaxamuud7510 Месяц назад
❤❤❤❤❤❤
@user-oq3jf9jq8k
@user-oq3jf9jq8k Месяц назад
Ala bursa miyaa
@QuenAlisha
@QuenAlisha Месяц назад
Scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤
@yastayonis4007
@yastayonis4007 Месяц назад
Waxaan siicunay bariis than maxaa dhacay abaayo!
@SahrujaHassan
@SahrujaHassan Месяц назад
M.a bursa filimkii cismaan ku maqlet
@user-yr5ft3bj4e
@user-yr5ft3bj4e Месяц назад
Nasroy Bursa manay Ahyn Tii Cisman u Kashekayn jiray 😂
@user-pr8wb1og2k
@user-pr8wb1og2k Месяц назад
Maşallah ne güzel yaa
@-vl6xe
@-vl6xe Месяц назад
Waraa magaaladaan taariiqdeeda kafiirsha buuga taariiqda ee f4😂
@xaawoluul2269
@xaawoluul2269 Месяц назад
Abayo adiga mal mahan wad na nacday wllhi
@MMaryanAli
@MMaryanAli Месяц назад
Meshan wa meesha cusman gaze ku dugan yahay umaleynaa
@afgooyebishe2236
@afgooyebishe2236 Месяц назад
Teeb aa la dhahaa ee taar ma ahn
@user-yp9fp5ox2d
@user-yp9fp5ox2d Месяц назад
Bursa waxaan ka maqlay filmkq kurulus osmaan ee isniinkqna tag
@MaalmoALI
@MaalmoALI Месяц назад
Anaga meelahiini qadimiga wan burburinnay xita hadii dib lo dhisayo naqshadii wa labadalaa waxaa mooda astamihinna tirtira in nala dhahay
@ramlomohamedfarah5670
@ramlomohamedfarah5670 Месяц назад
Nasrooy joog yaa lagu qalanine waxan lama aamini karee😂😂😂
@maxamedfigtoori8123
@maxamedfigtoori8123 Месяц назад
Waa safar qurxoon oo muuqaallo qurxoon leh, laakiin Nasra maxay tahay Englishka aad ku wada hadlaysaan? Safarkaaga walax baa ka dhimman haddii aannad aqoon luuqadda Turkiga..........
@user-ok5dm6wc1u
@user-ok5dm6wc1u Месяц назад
Bursa magaaladii cusmaan furandoono imka waawo😩
@abdirahmanshomar6085
@abdirahmanshomar6085 Месяц назад
Waxaba ukegtahay mesha lagu lameeyay musalsalka ordogro iyo osman
@afnaanmohamed9765
@afnaanmohamed9765 Месяц назад
Teeb baa la dhihi jiray 😂😂
@ishwakali4441
@ishwakali4441 Месяц назад
Nasro Turkish isku badashay😂
@nimoabdullahimohamed
@nimoabdullahimohamed Месяц назад
Rer snap wxn dhn wey ogyihin❤😊
@xafsoahmed6806
@xafsoahmed6806 Месяц назад
Burso magaladii mahanoo osmaan qabsnaye
@SharfisNuur
@SharfisNuur 22 дня назад
❤❤❤❤😂
@Ahmedmahadcaruus
@Ahmedmahadcaruus Месяц назад
M a
@falastinfarah5939
@falastinfarah5939 Месяц назад
Afgooye iyo xamar wyene kuso xasuusanoyaa kulaha nasraaa😅😅
@nimcamaxamadchannel5965
@nimcamaxamadchannel5965 Месяц назад
Nasray hadan fidiyowgada daawo isdhaho wilkeyga qeylo edadey nasro waaye adey waali 😅😅
@Abdifatah_Hussein_Garweyne_
@Abdifatah_Hussein_Garweyne_ Месяц назад
3 goor baa xayisiin isoo gashay inta video firsanayay Lacag maka helysidoo ?😂
@saynabjama2038
@saynabjama2038 Месяц назад
Nasra meesha ay filimiska dagaalka ku soo matalaan weeye
@user-gh7rk5fq6t
@user-gh7rk5fq6t Месяц назад
Teeb baa ladhihi jiray
@Mahapremium
@Mahapremium Месяц назад
Teep waaye Taar ma ahan
@faadumonuur3389
@faadumonuur3389 18 дней назад
masha allh
@naimamahamud5714
@naimamahamud5714 Месяц назад
Teeb baa la odhan jiray
@user-jd5pw2yj1z
@user-jd5pw2yj1z Месяц назад
Teeb ween
@ShaafiyaIsmaaciilxasan
@ShaafiyaIsmaaciilxasan Месяц назад
Nasray turkidii maad ku qabsaty meelwalma xamR bay u eegty😂😂
@user-kn7ny8kj3l
@user-kn7ny8kj3l Месяц назад
Teeb dheh
@SimraanQurux-mq5mz
@SimraanQurux-mq5mz Месяц назад
ha kutagan 😂
@faaisacali8335
@faaisacali8335 Месяц назад
Nasro cadsi cashiradii noosoo celi markaa mashquulka kabaxdo waa na illowday nasro ardy ayaa meeshaan kugu sugooso
Далее
😮Новый ДИРЕКТОР Apple🍏
00:29
Просмотров 20 тыс.
Boots on point 👢
00:24
Просмотров 1,6 млн
50 YouTubers Fight For $1,000,000
41:27
Просмотров 62 млн
Faadumo ibraahim oo Markhaati u Noqotay Prof Samatar
15:29
MANTA ARIF CUNTO UU BILBAY IYO ROUTINEKENA
8:22
Просмотров 100 тыс.
SOWDA SHORT FILM 2024
25:15
Просмотров 355 тыс.