Тёмный

Waxay fuliyeen gurmad deg dega oo loo baahna galabta dadweynaha caasimadu xili dooxu soo rogmaday 

Faysal Fifa
Подписаться 75 тыс.
Просмотров 11 тыс.
50% 1

Видеоклипы

Опубликовано:

 

8 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 60   
@UmaAhmedMacan
@UmaAhmedMacan 16 дней назад
alaa dadkaygu is jecela oo mawadinsana naxariistasi wa waxa alle 33 years nabad iyo dawaldnimu u haysno alx walhi ilma igu tagan😢❤
@morsaldayr7971
@morsaldayr7971 17 дней назад
Waa Darwal Khayral masuul ah caruur iskuul ayuu siday biyahana waa ku maqiiqay Kaaas Abaalkiisu waa inaan qof danbe lagi Aaminin waa muqaal Naxdin.leh waase Badbaadiyay allaah koreeye
@aminajama160
@aminajama160 16 дней назад
morsaldayr7971 In la xidho oo baaburkana laga qaado ayuu istaahilaa
@nimcanhilacchannel8364
@nimcanhilacchannel8364 17 дней назад
driver should be arrested
@Mursalmuse-d1h
@Mursalmuse-d1h 16 дней назад
Ma qalbi jilicsani lakin ta yare ooyaysa eryedada ka naxay wlhi Ii badbaadiya 'alla walaaladay so Qabtaa 😢
@mohamedabdi-ml8kx
@mohamedabdi-ml8kx 17 дней назад
It is shocking to witness this chilling incident. The driver is extremely reckless and dangerous. He endangered the lives of these very young children by deliberately driving through an overflowing doox. This incident terrified the young school kids. Unless authorities impose maximum punishment, this kind of reckless driving will continue. Thank you all for your swift action in saving these children. May Allah reward you for your good deeds.
@ilhamdahir9915
@ilhamdahir9915 16 дней назад
waa in la xidho waayo reer dhan buu haligilahaa cawaan ku
@naciimaomar6654
@naciimaomar6654 16 дней назад
Niman aan xiskooda laba ogayn ayaa caruur loo dhiibaya Allah mahadleh badbaadiyay iyo wiilasha dahabka ah
@abdoulkadermohamed307
@abdoulkadermohamed307 17 дней назад
Ax ax ax walaahi waxaan u ooyay sidii ay familkayga oo kale tahay
@aminajama160
@aminajama160 16 дней назад
Ilmaha yar ee ooyeya wuxuu yidhi walaladay ayuu daadku qaadaya 😢😢
@Abdulkga
@Abdulkga 17 дней назад
Wisikhaas qayr masuulka ah ee caruurta leyn gaadhey, waxa ka xun waalidka ku aaminey. Ninka dareewalka ah hadii meesha dawladii joogto, waa in liisanka laga qaado, ugu yaraan 5 sano la xidho.
@user-ow2qo9ru3o
@user-ow2qo9ru3o 17 дней назад
Gaadiidka Brobox-ta dadka wata badankoodu waa noocaas waa wada qayrul masuul . Deg deg ayaa lagu saliday goorkastaba
@housefull8738
@housefull8738 16 дней назад
Darawalka hala xiro waa kheyra masuul
@xamsesheekh5040
@xamsesheekh5040 17 дней назад
Maan sha allaah qaranki wuu halgamey
@edumalaysia00
@edumalaysia00 17 дней назад
Alxamdulilaah they are saved
@abdiwarsame6229
@abdiwarsame6229 17 дней назад
Waa qayral masuul waa in sharciga la horgeeya waa masuuliyad daro
@aminajama160
@aminajama160 16 дней назад
Ha la xidho ninka darawalka ah ee caruurta waday, waa qayrul masuul, halaga qaado sharciga uu gaadhiga ku wado,
@burjilibax
@burjilibax 17 дней назад
Wa in pa xiraa lana baan gareeya gadhi danbe in kaxeyo
@saynab2031
@saynab2031 17 дней назад
Kaas waa qayral masuul waa in laxidhaa
@MukhtarIbrahim3
@MukhtarIbrahim3 17 дней назад
Hargeysa wa u fiirasdo wa dhalinyarti miyiga Dirawalinta gadiidka dadweynaha wa calool adag yihiin
@abdirashidismail6631
@abdirashidismail6631 16 дней назад
intaad caytamaysaan hal bil oo Hargeisa qayilaada deyso ayaa Buundo lagu dhisi karaa.
@moyusaf7435
@moyusaf7435 17 дней назад
Qayrul masuul noocaas baa ciyaal lagu aaminay
@hawohassan4630
@hawohassan4630 15 дней назад
Allaaa markad masuul ahayn alle kasakow Dawladna anad Kabaqayn ileen sidaad rabtaa losocdaa
@ismailmahamed
@ismailmahamed 17 дней назад
Ninkaa khayrul masuulka ah waa in ganaax culus iyo liisanka oo laga qaado layskugu daro
@abdelleahmed5165
@abdelleahmed5165 17 дней назад
Kaas hala xidho caruurta uu masuulka ka ahaa dooxa lagalay.
@user-fo8ms8ns5q
@user-fo8ms8ns5q 17 дней назад
Dareewlkan baastarka ah waa in 2 sano la xidhaa gaadhigan dawladu qaadataa hadii kale inaku kala kexeeya meesga
@khadralulmohamed5254
@khadralulmohamed5254 15 дней назад
😢😢😢😢😢🥹🥹🥹🥹🥹‼️‼️‼️‼️‼️‼️‼️‼️War wadooyinka. Iska Adkeeya. Subxaanallah
@hawamohamed5502
@hawamohamed5502 17 дней назад
Asc, waar si is xilqaan u dhisa biriijyo, oo ha osku haleynina dowlad musuqda, Sanad walba sidaas ayaa biyuhu u qaadan dadka iyo hantidoda,wbt
@user-xp1cz4km6n
@user-xp1cz4km6n 17 дней назад
Kani waa xayawaan caruur yar yar ayuu holiday
@IsmaaciilAwuukar-xm2me
@IsmaaciilAwuukar-xm2me 16 дней назад
Muqdisho miyaa
@honestyfirst2165
@honestyfirst2165 17 дней назад
Qofka gaariga wade ma qof waalan buu ahaa
@AliAbdi-z6h
@AliAbdi-z6h 17 дней назад
NINKAASI HA LA QABTO.
@abdirahmanismail1980
@abdirahmanismail1980 17 дней назад
Ninkaas waa in laga qaadaa liisanka lana xidhaa
@rakbah.c
@rakbah.c 16 дней назад
Waxa lagayabaa kan hadana bariba inuu suuqa dhex wadoo babuur ?
@khadarcabdilaahi9442
@khadarcabdilaahi9442 17 дней назад
Ikaahow badbaadi
@saidmussa6461
@saidmussa6461 17 дней назад
Muusow fasax biyaha roobka lacagtii waa la cuney 3.5m!$
@ysooyaalka6172
@ysooyaalka6172 17 дней назад
Ninkaa waa in la xidho waa axmaq dhibic caqli ah aysan ku jirin.
@Arabduur
@Arabduur 17 дней назад
Nacaladkaas darawalka ah Tiirka halaGeeyo Garaca aan caruurta u turayn
@musj21
@musj21 17 дней назад
Waa doxe ma shiraqla ? war waxani waa qayrul masul Weyn family dhan busidey 🚨
@muslim9473
@muslim9473 17 дней назад
Masuliyad daro aad u wayn ayu sameyay darawalkasi alle dila dhinta
@maxamedadan9024
@maxamedadan9024 17 дней назад
Waad mahad santiin
@farahabdi2205
@farahabdi2205 17 дней назад
Baastar bilaa caqliya oo iimaan la darawal kani maaha hala xidho qayrulma suulka
@abdifatahnor1338
@abdifatahnor1338 17 дней назад
Maaaaa rioooobka u mareeen
@MostaphaAhmed-sq3vq
@MostaphaAhmed-sq3vq 17 дней назад
🤔🤔🤔
@daarusalaamchannel1200
@daarusalaamchannel1200 17 дней назад
Sani waa waali
@user-lu8vx9bb6x
@user-lu8vx9bb6x 17 дней назад
Waa meelma
@abdiwarsame6229
@abdiwarsame6229 17 дней назад
Waa Hargeisa oo roob weyn ka da’ay
@user-gk3jm5pr8b
@user-gk3jm5pr8b 17 дней назад
Waxaad arkaysaa in Dawladii dalka ka masuulka ahayd wax gurmad ah iyo taxadir ahba aanay iska saarin dhibaatadaa aad arkaysaan.
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 17 дней назад
Dixda burco dawladii sidaad bare iyo tani toona daad masuul iskamay saarin waayo dadkaa ka masuula berigii hore dadkaa caqli gooda ku shaqaynaayay oo haday dixdu soconayso ka joogsan jiray baabuurta xamuulka ah ee ilaa muqdisho ka timaadaa ama ilaa wajaale wiigag bay dixda dusheeda u hoyanjireen iyago baabuur badan ah oo wax ku karsan jireen oo seexan jireen kuwa hada dad iyo gaadhiba looma taag helaayo way marayaan intaa waa looga digayaa bada baliyada iyo dixda iyo dabkaba dawladu wayku daashay wacyigelin
@user-gk3jm5pr8b
@user-gk3jm5pr8b 16 дней назад
@@user-sz7sn2rv9r Sxb anigoo kuu tixgalinaya fikirkaaga khaaska ah , Dawladu dadka ayay u shaqaysaa oo cashuur baa laga qaadaa markaa sida hadalkaaga ku cad oo aad tidhi Dawladu way ku daashay HADII XILKII SAARNAA AY KU DAASHAY MA IN AY CASHUURTA ISKA GURATO OO AANAY DADWAYNAHA WAXBA U QABAN BAAD KU TAAGEERSAN TAHAY? HADII AY KU DAASHAY HA IS CASISHO SXB .
@abdimajid2893
@abdimajid2893 17 дней назад
Dila dareewalka nacasncasku dhalay
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 17 дней назад
Darwal Sani waa waali
@mowliidmacaani3141
@mowliidmacaani3141 17 дней назад
Marqaan ayuu❤ahaa
@aminajama160
@aminajama160 16 дней назад
mowliidmacaani3141 Xayawaan buu ahaa waxa bilaa Caqliga ahi
@AbdirashidYusuf-lv6ww
@AbdirashidYusuf-lv6ww 17 дней назад
Waani laxadha ayega aye dhalay caruurta bayaha ku dhexa tuuray
@user-pv2ww7ln6m
@user-pv2ww7ln6m 17 дней назад
Qayramasuul
@KaysealiShaqale-wo6xz
@KaysealiShaqale-wo6xz 17 дней назад
𝐚𝐱 𝐚𝐱 𝐚𝐱 𝐚𝐱 𝐤𝐚𝐚𝐧𝐢 𝐚𝐱 𝐦𝐚𝐜 𝐬𝐚𝐧𝐚 𝐦𝐚𝐚 𝐜𝐚𝐫𝐨𝐨𝐫𝐭𝐚 𝐲𝐚𝐫 𝐲𝐚𝐫 𝐛𝐮𝐮 𝐝𝐨𝐨𝐱𝐚 𝐤𝐮 𝐬𝐨𝐨 𝐭𝐮𝐮𝐫𝐚𝐲 𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐢𝐢 𝐠𝐚𝐫 𝐠𝐚𝐫𝐚𝐲
Далее
Siyaad barre | Halyay mise Dikteetar | Documentary
18:25
Jawigii maanta ee golaha Wakiillada Somaliland.
10:51
Waar dag dag Ah
16:29
Просмотров 522
Malohat
3:35
Просмотров 1,1 млн
지민 (Jimin) 'Who' Official MV
3:28
Просмотров 23 млн