Тёмный

WEYDIIMO XALQADA 12AAD | ASTAAN TV | HD 2021 

Astaan
Подписаться 1,4 млн
Просмотров 48 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 80   
@deeqosman930
@deeqosman930 3 года назад
I appreciate Astaan Tv, presented very reliable questions about the religion, culture and history. Keep going on.
@SSTV5080
@SSTV5080 3 года назад
Xayasiinta iyo sharixida su'aalaha hadaad iska gudbiso isku fikir ayaan nahaye SUBSCRIBE like iyo share hanala dhaafina was codsi
@ztar787
@ztar787 3 года назад
Inta sideydoo kle wax badan ka faa'dey barmaamishka waydiimo sulka tag 👍
@Sultan-ee3ej
@Sultan-ee3ej 3 года назад
Astaan tv ramadaan kariim aad ayaad u dadaaleysaan garabkiina allah galo.waxaan jeclaan lahaa inaad istaaga fadhi ku bedeshaan wariyaha iyo ardayga iyo in biyo lacabo si qofka jawigiisa u dego.mahadsanidiin.
@maryanaxmedcalimaryanaxmed481
@maryanaxmedcalimaryanaxmed481 3 года назад
Barmaashinkaan wlh waan ka helay hana qofka marka uu gafana waxaan u maleyaa inay aniga igu dhacdy aad ayaan ugu mahad celinaa tvga
@qadaryare4401
@qadaryare4401 Год назад
Isoduceya I.a sanadka sosocda wxan raba in Aan qabey galoH❤ dhammntin
@mudanerooble7756
@mudanerooble7756 3 года назад
Astaan aniga ayaa ku guleeystay waayo habeenba ima dhaafin baramishkan marka astaan xaqul cidka ayanan la idinka weeyn
@hassanhussiencumar5013
@hassanhussiencumar5013 3 года назад
Soo cilmi kama faaidin taasi ayaa aad umihiim ah walal
@Faysal_Mohamed
@Faysal_Mohamed 3 года назад
intaan Daawanaaye barnaamishkaan Gabdhaha iyo wiilasha waxaa ku fiican Gabdhaha Mashallah 👏👏👏💪
@zuzuqalbisafiyafamily3831
@zuzuqalbisafiyafamily3831 3 года назад
Isoboqda wlalaha qalbiga mnsha Allah oo igarsiiya Ramadan kan meel fiican insha Allah Ramadan Mubarak
@MBmubaarig
@MBmubaarig 3 года назад
walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 🥰💖💖💖💖💖🥰🥰🥰🥰🥰
@maidaadam2701
@maidaadam2701 3 года назад
Mansha Alh Walalkey Nur Alaha Kuxafido❤
@asmaqueen68
@asmaqueen68 3 года назад
Masha Allah ustaadkeyga nuuradiin 🥰
@mohawadanioffical8092
@mohawadanioffical8092 3 года назад
RAMADAN Mubarak intaa allah iyo RASULKIS MOHAMED(SCW jaceel subscribe iku cawii wll
@muhamedkaysia6356
@muhamedkaysia6356 3 года назад
Barnamijkii kasmaal ku xaree Mesha dhiidhiga ka daaya nio 😎
@Y-ADIL
@Y-ADIL 3 года назад
Marka aad Qofka u Wacdaan 📞 Qof Caawiya, Waa inaad weeydiisaan qofka aad Wacdeen, hebel ama heblaayo ayaa ila Jooga/Joogta Su'aal inaad ka Caawiso ayuu rabaa/ayeey rabtaa ee diyaar ma u tahay inaad Caawiso! Sidaas inaad u weeydisaan ayaad Xaq u leedihiin. Idinkoon dhihin diyaar ma tahay ayaad horay uga sii socotaan, arintaas wax ka bedela inshaaAllah. Mahadsanidiin 🙏
@hamsahassan5788
@hamsahassan5788 3 года назад
Waa nabiyullaahi Ayuub csws
@abdulkadirmohamed718
@abdulkadirmohamed718 3 года назад
Wa Cabdu lahi ahrif basto
@nawaleeeeey7510
@nawaleeeeey7510 3 года назад
Wilasha iyo gabdhaha waxa meshan ka cad in gabdhuhu dadaal badanyihiin fariidyaal yihiin wlh
@libaaxafrika9290
@libaaxafrika9290 3 года назад
Tolow aniga maalin un yaa igeeya Halkaa 15 su,alood kajawaabee
@abdulahiozil1o282
@abdulahiozil1o282 3 года назад
sidee uga qayb qaadan karaan wllayaal ii sheega
@fartuuncabdi8758
@fartuuncabdi8758 3 года назад
Fadlan barnaamijka bacdamaa uu yahay barnaamij umada somaliyed looga faa'iidaynayo isticmaala xarfaha somaligaa sida B T J X halka aad ka istimshaan English ka A B C D Mahadsanid
@almaasaxmedcabdikariin4178
@almaasaxmedcabdikariin4178 3 года назад
Astaan horay usoco
@omaribrahim201
@omaribrahim201 3 года назад
Dadka muqdisha jooga dhamaantood jaamacad miyay dhameeyeen yaab
@mssdiamond1544
@mssdiamond1544 3 года назад
Huuno aniga maad 2boqol dolar iska kay siisaan oon ku iido ajarbaad iga helidoontaane
@Humanity894
@Humanity894 3 года назад
I wonder who will be the first to win the $1,000 😅 indeed he/she will be a lucky fellow 😏🤓🤓
@zuzuqalbisafiyafamily3831
@zuzuqalbisafiyafamily3831 3 года назад
Isoboqda wlalaha qalbiga oo ramadankan igarsiiya meel fiican insha Allah Ramadan Mubarak
@munooshmoon8575
@munooshmoon8575 3 года назад
I think nobody will take 1000 from them 😅😅
@Humanity894
@Humanity894 3 года назад
@@munooshmoon8575 yeah bro it seems that way unfortunately 😒😒
@deeqosman930
@deeqosman930 3 года назад
It is not important to reach the highest point, the it is important to try your best.
@knaank9
@knaank9 3 года назад
The question a udu bilahi mina sheydan Rahim comentskan gorme la aas asay
@nasromohammed4202
@nasromohammed4202 3 года назад
Masha allah waan idin habalyeynay
@hanman7884
@hanman7884 3 года назад
Ileen reer xamar fanka isir uma laha shuubadi idin dhashay maan dhahaa
@sunta1294
@sunta1294 3 года назад
Kuwan dhahda jamacad ka soo baxey waa daminin walaahi aqoon waa kan ilaa laga soo bilaabo birimo ilaa 8 ilaa dugsi sare 12 galas qofka dhigta wax dareemi karo aqoon
@anfarmohammad3471
@anfarmohammad3471 3 года назад
Masha Allah ❤️👌
@queenfaatma
@queenfaatma 3 года назад
Waa bil ramadaane Alle dartii subscribe iigu saar wll qaali
@kingabdirizakmukhtar
@kingabdirizakmukhtar 3 года назад
🤣Anaa boqolk kusaraya aan is gursano 😭
@queenfaatma
@queenfaatma 3 года назад
@@kingabdirizakmukhtar halka uun halagaa helo wll qaali😁
@kingabdirizakmukhtar
@kingabdirizakmukhtar 3 года назад
@@queenfaatma USA 🇺🇸 RU-vid kayga linka igala soo xirir
@queenfaatma
@queenfaatma 3 года назад
@@kingabdirizakmukhtar linkiga ma shaqeynooyo.
@kingabdirizakmukhtar
@kingabdirizakmukhtar 3 года назад
@@queenfaatma @ Abdirisaq34 Snapchat
@mohamudbulle4266
@mohamudbulle4266 3 года назад
See uga qeyb geli karaa barnaamijkan #TeamAstaan nasiibka soo tijaabiye Ardey Jaamacad ahay Muqdisha jooga
@SharmarkeOmar
@SharmarkeOmar 3 года назад
mar hore ayaa la duubay barnaamijkan hada mahan dadkana wala xushay oo email ahaan ayaa logu diraya codsiga ama xafiiskooda ayaa tagaysaa in sha allah sanadka danbe isku diyaari kan ku dhaafyay
@mohamudbulle4266
@mohamudbulle4266 3 года назад
@@SharmarkeOmar ma i tiri bal waayahay inshaAllah mahadsanid adigana
@xisaabiyosaynis8479
@xisaabiyosaynis8479 3 года назад
Qabiil
@kinghindiholish1016
@kinghindiholish1016 3 года назад
Niyow Adiga Barmaamjika daadihiya ayaaa dadka shaki ku abuuray eee haka nixin Dadka lkn su aalahuhu aad ayay u fudud yihiin hadaan joogi lahaa MuQdisho 1000 kaba hal habeen ayaan dhamani lahaa 🤣🤣🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@mohamedabdicate4943
@mohamedabdicate4943 3 года назад
Lagac teso ku dagalama so maahan😀
@osmanisack1
@osmanisack1 3 года назад
Kkk habar fadhido lagdin lafudud maqli jiray
@kinghindiholish1016
@kinghindiholish1016 3 года назад
@@osmanisack1 hhhhh wlaahiga aad ayay easy u yihiin🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@osmanisack1
@osmanisack1 3 года назад
@@kinghindiholish1016 waa sax sxb balse ogow waxu waa aqoon guud Hadii ad adi fanka ku ficantahy lagayaabo in diiniga suasha kowadba sodhafin hadii labadaas ku so dhaafto lagayabee inad arts ka io aflamta ka jwbin sido kale sports ka tariikhda majiro qof dhameeys ah balse si guud waa fudeyd sax
@hooyosamaliyed945
@hooyosamaliyed945 3 года назад
Walalhaga muslimita waxan ahay hoyo somaliyed waxan raba inad icaawi ilahay dartii RU-vid channel isar subscribe wll hay dhafiin ilahay ayan kugu dharshay soboqo RU-vid channel isar subscribe
@kaalmoofficial8645
@kaalmoofficial8645 3 года назад
wll waxad ku faraxdo adun akhiro alah ku siiyo hadad 👉#SUBSCRIBE iisaarto plz furo🔔 boqo aminso ducada🤲 yaran malah wa bishii kheerka
@abdulkadirmohamed718
@abdulkadirmohamed718 3 года назад
Wa Nabi Ayub csw
@xisaabiyosaynis8479
@xisaabiyosaynis8479 3 года назад
Waxan suaalo maaha de iyo wariye qadaadweyn nagabadala waxw
@Raage_Abdi
@Raage_Abdi 3 года назад
BARNAMIJKAN WAXAN KULA TALINLAHAA IN AY QAYBTA TELEFONKA KA DHIGAA 2 MINUTES 1 MINUTE WAA AKHRINTA HALKA KALENA WAA KA JAWAABISTA LKN 30 ILBIDHIQSI JAANIS MA AHA EE DADKA HA WAALINA XATAA INTA UU QOFKU AKHRINAYO AYAY DHAMAANAYSAA
@sacdiyoali2128
@sacdiyoali2128 3 года назад
Wexey isleyihin jawabta Google laga radinaa
@hafsomohamed2481
@hafsomohamed2481 3 года назад
🥰🥰
@fadumoabukar2782
@fadumoabukar2782 3 года назад
Asc asxabt subscribe isar kusali nabigeena muxamid scw ii cawiya wllyal 🙏😭🙏
@abdallamaalin8987
@abdallamaalin8987 3 года назад
Cabaasoow APCD maahan ee ABCD iska sax dhawaqa B
@Ruuja38
@Ruuja38 3 года назад
Is adkeey ninyahow
@salmacadey5128
@salmacadey5128 3 года назад
C shimbirayahow
@saidaomar7486
@saidaomar7486 3 года назад
Soomali siiba muqdisho jaamacad leelaga wado baxey shaqo ne maleh
@abdulkadirmohamed718
@abdulkadirmohamed718 3 года назад
Xalimo khlif magol Aagady
@asmaahmed6816
@asmaahmed6816 3 года назад
Wcs
@nasir3374
@nasir3374 3 года назад
Nasir bls and bls
@abdulkadirmohamed718
@abdulkadirmohamed718 3 года назад
No mahn
@yuukasedow
@yuukasedow 3 года назад
A
@abdalamoalimali4720
@abdalamoalimali4720 3 года назад
hhhh qofba meel uu ku fcnyahy
@abdalamoalimali4720
@abdalamoalimali4720 3 года назад
sharif bastow😂😂
@hoodomaxamud6038
@hoodomaxamud6038 3 года назад
B
@siyoriinasiyaara4770
@siyoriinasiyaara4770 3 года назад
barnamijkan se loga qeyb gali.kara
@SharmarkeOmar
@SharmarkeOmar 3 года назад
mar hore ayaa la duubay barnaamijkan hada mahan dadkana wala xushay oo email ahaan ayaa logu diraya codsiga ama xafiiskooda ayaa tagaysaa in sha allah sanadka danbe isku diyaari kan ku dhaafyay
@siyoriinasiyaara4770
@siyoriinasiyaara4770 3 года назад
mahdsanid wllo jazakallh
@SharmarkeOmar
@SharmarkeOmar 3 года назад
@@siyoriinasiyaara4770 adaa mudan Walal
@hawalulhassan7092
@hawalulhassan7092 3 года назад
Masha Allah 🥰🥰🥰💯
@salmacadey5128
@salmacadey5128 3 года назад
A
@seerabtaaofficial7264
@seerabtaaofficial7264 3 года назад
A
Далее
WEYDIIMO XALQADA 13AAD | ASTAAN TV | HD 2021
51:00
Просмотров 81 тыс.
Наши дети захватили кухню!
00:59
Просмотров 303 тыс.
1 Subscriber = 1 Penny
00:17
Просмотров 54 млн
Marwo: Faadumo Siciid oo kabaha la dulmartey Ilhan Omar
27:52
WEYDIIMO XALQADA 14AAD | ASTAAN TV | HD 2021
52:52
Просмотров 78 тыс.
WEYDIIMO XALQADA 18- AAD | ASTAAN TV | HD 2021
39:20
Просмотров 43 тыс.
WEYDIIMO XALQADA 19- AAD | ASTAAN TV | HD 2021
33:15
Просмотров 66 тыс.