Тёмный

XAGEE KA HELA SHAQO ONLINE AH | remote work af somali 

Mahdi Miad
Подписаться 38 тыс.
Просмотров 30 тыс.
50% 1

Halkan ka hel 7 website oo shaqo laga heli karo.
www.realworkfromanywhere.com
/ jobs
trulyremote.co
weworkremotely.com
nodesk.co/remote-work
remoteok.com/worldwide
www.upwork.com
Contact me on:
mahdimiad.com
Lets be a friend on :
/ mahdimiad
/ mahdimiad

Опубликовано:

 

8 дек 2022

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 75   
@NOURADIN79
@NOURADIN79 Год назад
mashallah thank you so mush Mr mahdi miad
@ilyasomar7112
@ilyasomar7112 Год назад
Jazaka-Allahu kair kazira frr
@Ayyubahmed930
@Ayyubahmed930 Год назад
MashaAllah ustaad wadkumahadsnthy sida umada somaliyed oo shaqo la anta wax ula wadageysid
@vidasi7735
@vidasi7735 Год назад
Mahadsanid ustaad casharada noo soo badi , courses iyo free tutorial ba noo bilow 👋 insha allah
@haniyuzuf7916
@haniyuzuf7916 Год назад
Jazakumullah wll❤
@SomaliNews699
@SomaliNews699 Год назад
Keep going Wll mahdi
@abdisalanyasin
@abdisalanyasin Год назад
Wcs ustaad Mahadsanid ustaad sida aad dedaalka ugu jirto inaad wax badan noloshayada ka badelno
@khadiirashow
@khadiirashow 10 месяцев назад
Meeercii beaucoup pour les renseignements 🙏🙏🙏🙏
@numericade
@numericade Год назад
Thank you Teacher
@ciyaalciyaldhalay3783
@ciyaalciyaldhalay3783 Год назад
Mahadsanid macalin
@achille1704
@achille1704 Год назад
Good job mahdi
@bishaarmaxamed2872
@bishaarmaxamed2872 Год назад
Thanks teacher mahdi miad
@xildhibaanismadhibe3731
@xildhibaanismadhibe3731 Год назад
Shukran Ustaad, Amazon FBA muuqaal noogaso diyaari ustaad sida looga shaqaysan karo qofka jooga Somalia
@sakariyesiyad7356
@sakariyesiyad7356 Год назад
Mahadsanid
@myfunny5348
@myfunny5348 Год назад
Aadban ufarxaa marka uu muuqaal Cusub notification kiisu iiso dhaco. Thanks Our Ustad
@mahdimiad
@mahdimiad Год назад
Waad mahadsantahay walaal
@sacdiyomacalin3640
@sacdiyomacalin3640 Год назад
Plz sida zoome char live Loga bixiyo oo buuxo Ka soo hdal Complet video Ka soo sameyay
@abdinaasirhassan9668
@abdinaasirhassan9668 Год назад
shukran
@xaamud687ahmedgeedi4
@xaamud687ahmedgeedi4 Год назад
Ustaad aad baa umahad santahY ustaat waxa niyataada kujira allha kuu sahLo cimri dheer kurajena
@abdikafinursalad4482
@abdikafinursalad4482 Год назад
ustaad alle haku sharfo marka hore marka xigta waxaan ju waydiinaa maxaa laga wadaa portafolio
@sumayyahyusuf7142
@sumayyahyusuf7142 Год назад
Jazkallah khayr November ayay igu bilabatay fikradan inan bilabo on barto excel kadib waxn arkey video kagi hore so alhamdulilah wan bilabay kadibna wan is weydiyey xalkeed shaqo ad ka heli thank you so much
@idirisahmedcirrole5976
@idirisahmedcirrole5976 Год назад
Ii sheeg wll sidee.ubrty
@salmamuse9298
@salmamuse9298 Год назад
Xge ka bilawday abyo
@salmamuse9298
@salmamuse9298 Год назад
See u bilawday abyo
@sumayyahyusuf7142
@sumayyahyusuf7142 Год назад
@@idirisahmedcirrole5976 wllo RU-vid ayan kabartay ku qor excel course beginner to advanced 12saca video ah ayad heliy malinba 30 ama 1sac uqorshee ayar ayar u baro laptop ama tablet way kasi ficanthy.
@sumayyahyusuf7142
@sumayyahyusuf7142 Год назад
@@salmamuse9298 RU-vid ka ayan ka bilaabey ana kabartey excel course beginner to advanced aya aad ee caawiyey isgaan kabartay
@munamaxamud8032
@munamaxamud8032 Год назад
Mahadsanid ustaad jazaaka allaah
@asmahassan93
@asmahassan93 Год назад
Asc macalin adigoo mahadsan waxaan noo soo galisaa sida aan u iibsan Karno barnaamajka adobe creative cloud anaga oo somalia joogna
@kaderabdi9737
@kaderabdi9737 Год назад
Mr: mahdi maid markan bilabayo graphique désigne ee an shirkada la ibanayo ani max la igabahay frr u in an samaystotahay
@HafidaAbdiwaliAdam-yy5ne
@HafidaAbdiwaliAdam-yy5ne 6 месяцев назад
Wcs ustaad
@cabdulaahigargaar5844
@cabdulaahigargaar5844 Год назад
Ustaad waxaa noo soo galisaa cashar ku saabsan sida app loo dhiso mahadsanid
@Horkac3322
@Horkac3322 Год назад
ustaad cv ama portfolio so isku mid ahaa sideesa portfolio lo sameya
@abdoulrazakismael5418
@abdoulrazakismael5418 Год назад
Maschallah t'as bien explique mais au tant que Djiboutiens je vous sollicite de francisé les mots prck tous sont en anglais.
@mmm-tl6gq
@mmm-tl6gq Год назад
Asc eng transcription jobs maxay maka see shaqaysan kara qof aan luuqada English ku fiicnayn ?
@caydarussaalax8540
@caydarussaalax8540 Год назад
Mahdi sxp indhahagaaga wax cadcad manshallh nosheeg sirta sxp salatul miya sxp
@saynabali9801
@saynabali9801 Год назад
Walaal allaha kubarakeyo lambar what up maleedahay casharada aad bixisid baan su aalo kaaway diin lahaa
@apdikaafi776
@apdikaafi776 Год назад
Ustaad waxaad noo sameysaa coursoyin si step bye step ah noogu sharaxeyso cashiradaas adow mahadsa🔥✊
@mohasaedlooboge8877
@mohasaedlooboge8877 Год назад
Wll ani macluumad khasa ka rabaye xagaan kala soo xidhiidha
@geedimalable8794
@geedimalable8794 Год назад
Mahdiyoow sxb remote hadday noqoto shaqadu waxaa darruuri ah luuqadda English ka ugu yaraan qofku inuu fahmi karo hawlaha maalinla ah mahadsanid sidaad noogu faaidaynayso
@somali7851
@somali7851 Год назад
🙏
@mubarikabdi6588
@mubarikabdi6588 Год назад
Lkn noo sii waadixi ustaad
@qadeysiabdi1540
@qadeysiabdi1540 Год назад
ustaad wxa noso gilisa sida app lo sameyo
@izaqali8659
@izaqali8659 5 месяцев назад
Dadka medicine ama health related ah shaqoyinkoda raadi
@wadar-waaxid
@wadar-waaxid Год назад
Halkaan kala soohadalanaa wallo
@AliBishaar-wo4hc
@AliBishaar-wo4hc 2 месяца назад
Pro anoo ingilish baran ma ka shaqeey kara zxp
@ABDIRAHMAAN_ZEER-20
@ABDIRAHMAAN_ZEER-20 Год назад
Lama arkayo websites ka magacdooda ustaad
@yaasiinjaamac7643
@yaasiinjaamac7643 Год назад
Zxp xage la Baran kara
@madinaabdiyacin600
@madinaabdiyacin600 5 месяцев назад
@user-we3fk4lq9y
@user-we3fk4lq9y 8 месяцев назад
Xirfad aan ka barto online iss raadi aanku barto
@amiirayarowcali3582
@amiirayarowcali3582 11 месяцев назад
Wll afsomali malagu helayaa🥺😫
@abdurazakelmi1779
@abdurazakelmi1779 11 месяцев назад
Walaal mahdi Djibouti paypal may ka shaqaysaa
@AwilMohamud-rd8kv
@AwilMohamud-rd8kv 10 дней назад
Maxa kugudhacay wllo waa lagu waayay
@OGAAL638
@OGAAL638 Год назад
ENG APPEN JOBS IGA SO WAR BIXIYA PLEASE WAA FAHMI WAAYAYE
@salmamuse9298
@salmamuse9298 Год назад
Mad na bartid xirfadaha wll
@roodameecaad6057
@roodameecaad6057 Год назад
Maahad sanid 🙋‍♀️🙋‍♀️🙋‍♀️🙋‍♀️
@nimcofaarax9286
@nimcofaarax9286 11 месяцев назад
Hadii qof udhigisid kawaran
@omartiger774
@omartiger774 Год назад
Waxaan rabaa inaan noqdo Graphic designer, 1 su'aal ayaan kuwaydiinayaa Computer noocee aH ayaan u isticmaali Karaaaaa Graphic design-ka ❔
@waayelkaproduction
@waayelkaproduction Год назад
Core i3 iyo kabadan waa oky ram 4 na wa iska caadi .
@katyaemi1193
@katyaemi1193 Год назад
What about Djibouti PayPal sir? And how do we receive money via PayPal ?
@mahdimiad
@mahdimiad Год назад
It does not work at Djibouti
@katyaemi1193
@katyaemi1193 Год назад
Is there other solutions ? if we apply for an online job how can they pay us ??? as you know many of those outside world asks if we have a PayPal account.... ty for your answer sir.
@AwilMohamud-rd8kv
@AwilMohamud-rd8kv 10 дней назад
Hello
@nuurcj859
@nuurcj859 Год назад
𝘁𝗲𝗮𝗰𝗵𝗲𝗿 𝗮𝗮𝗮𝗱 𝗯𝗮𝗮𝗮𝗻 𝗸𝘂𝘂 𝘀𝗮𝗹𝗮𝗺𝗮𝘆𝗮
@marwaaadan9969
@marwaaadan9969 Год назад
Huno xagee kla soo xidhiidha ado raliya pilz
@user-px4tt4mz2f
@user-px4tt4mz2f Год назад
Shaqo mahayo
@xasanyuusuf2839
@xasanyuusuf2839 Год назад
inte kala so xariir
@halbeegtrading7632
@halbeegtrading7632 Год назад
what about Fiverr bro?
@mahdimiad
@mahdimiad Год назад
Yes it is like upwork
@khaalidabdiqanimohamed2587
@khaalidabdiqanimohamed2587 Год назад
Ustaad waxaan kaa rabaa talooyin badan waxaana rabaa in aan kula soo xidhiidho ee whattsapp lanbarkaada iisoo qor.
@ciyaalciyaldhalay3783
@ciyaalciyaldhalay3783 Год назад
Mahadsanid macalin
@user-ho8rh2iz1j
@user-ho8rh2iz1j 5 дней назад
Teacher ila soo xiriir plz😢
@user-ho8rh2iz1j
@user-ho8rh2iz1j 5 дней назад
Zista ila soo xiirir
@user-px4tt4mz2f
@user-px4tt4mz2f Год назад
Shaqo mahayo
@user-px4tt4mz2f
@user-px4tt4mz2f Год назад
Shaqo mahayo
Далее
10 SHAQO MID KA DOORO  | mahdi miad
19:41
Просмотров 62 тыс.
LACAG KA SAMEE MICROSOFT EXCEL | AQOONTII 1aad
15:54
Просмотров 12 тыс.
Воскресный утренний стрим!
1:00:16
HAMASTER KOMBAT sidee lacag dhab ah uga samayn kartaa?
11:30
SHAQADA MOBILE APP DIYAAR MAAD U TAHAY
11:49
Просмотров 9 тыс.
7 Xirfadaha Ugu Lacagta Badan 2024
13:58
Просмотров 125 тыс.
Sidee Shaqo Looga Helaa Upwork si DEG DEG ah!
8:11
Просмотров 13 тыс.
Become Graphic designer  | part 1 | Af-Soomaali
34:31
Просмотров 141 тыс.
HADAAD SHAQO RABTO TALLADAN QAADO! - Ahmed Somali
3:43