Тёмный

Xasan Shiikh: Madaxweyne Farmaajo waxa uu ku dhaqmaayo waa wax ka baxsan Dastuurka. 

Universal TV
Подписаться 1 млн
Просмотров 15 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

14 сен 2020

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 206   
@omarsollasofficial8926
@omarsollasofficial8926 3 года назад
Budhuu Badhaa Madasha Munaafaqada Iyo Musuqmaasuqa🤩
@hanadraas9233
@hanadraas9233 3 года назад
Kkkkkk🤣 Walaahi sax 👉xiligii uu Madaxweynaha uu ahaa qof Saan ugu taagnaa ma jirin 😭 xasan sheekh Qaswade ilaaheey Nakuma soo celiyo 😭markii hore waan taageeri jiray Laakiin sorry waan qaldanaa 🤷‍♂️
@omarsollasofficial8926
@omarsollasofficial8926 3 года назад
hanad raas Duli weeye Dadkan Hantidii Dadka ay dheceen markii la waydiin waayey ee lagu Maxkmadayn Waayey Ayay Waliba saan uhadlayaan oo Xilkale Rabaan! Shame On You⁉️⁉️⁉️⁉️⁉️⁉️⁉️⁉️
@hanadraas9233
@hanadraas9233 3 года назад
Omar Sollas Official @ Walaahi waa runtaa brooo 🙏waan naxay Markaan arkay Wajiga tuugii wrynaa Shariif Sakiin oo Imaaraatka jaajuus u ah ✅ Laakiin kuwaan in la dooranaa miyey kula tahay ? Kkkkk 👉 xitaa Wasiiro Yaa ku aaminaayo 🤣
@horusocodmedia6226
@horusocodmedia6226 3 года назад
Xasan sheekh waligii run muu Sheegin
@abdulahiali7209
@abdulahiali7209 3 года назад
Yahuu xassan ALLE sharkaaga umada somalied hakaqabto
@rahmaali5594
@rahmaali5594 3 года назад
FARMAJO WUXUU QABTAY MA ADAAN QABANIN EE HAWADA KA BAAX CASAN SHEEKH IYO SHARIF SAKIIN SHEEKH SHARIIF SHEESHAN WAXBA KUMA HAYSIIN EE KA TAAGA
@mohaabdigeelle6951
@mohaabdigeelle6951 3 года назад
Odagii sgariif sakiin waa hurdooday.🤣 xasan baa neef badan iska saaraya 🤣
@mohamedhaji1075
@mohamedhaji1075 3 года назад
😂😂😂
@awoahmed2337
@awoahmed2337 3 года назад
😂😂🤣🤣
@saylunsaeed668
@saylunsaeed668 3 года назад
Xasan dhibatada dalka adigaugeysaty qofugeysty majors haisdalin farmajo guul iyosoonoqodwanaagsan
@xogogaal9671
@xogogaal9671 3 года назад
Xasan Sheekh waa beentiis Madaxweyne Farmaajo 90 maalin ka hor soma hadal qaadin shaqada doorashada wuxuu bilaabay 2017 iyo 2018 kii bal so daawada shirkii Golahala wasiirada ee 18.10.2018 kii shirkaas ayuu kaga hadlay arimaha doorashooyinka marka waa Ceeb nin dhan oo madax so noqday in uu Been bulshada laso hor istaago waa Nasiib darro in calaamad Munaafaqnimo oo ku hadlo Xasan Shiikh Alla ka cabso calafkaaga sugo oo Umada beenta ka dhaaf
@King_Jamaal
@King_Jamaal 3 года назад
Maseer kuhaayo wakaa moqataa
@hanadraas9233
@hanadraas9233 3 года назад
👉Xasan Sheekh Qaswade Waxaa kaa dhex hadlaayo Shariif Sakiin 🍼Adne Sheekh Shariif ka sii dhex hadal 🤣Doorashuu ku qafiifay walaah ✅ markaa Madaxweynaha eheed Muqdisho Maqaam ma noogu sameeysay Mudane Qaswade Hurdaaye 🤷‍♂️ ilaaheey kuma soo celiyo inshallah 😭
@hassanyasinali6183
@hassanyasinali6183 3 года назад
Wajiga Xassan Sheikh guul kama muuqato
@user-rn3bb3dj4p
@user-rn3bb3dj4p 3 года назад
Shacabka maku rabaan, ey waxay raali ku yihiin shaqada dawlada 💙🇸🇴
@kifaahbeautychannel2728
@kifaahbeautychannel2728 3 года назад
Kkkkkkkkkkk 🤣😆🤣🤣🤣.xasan huraday caawa shirak .maxukenya.adig.mela isk fariso waxada samyasay wan ooganhya
@user-wj2eh5db2d
@user-wj2eh5db2d 3 года назад
Alla ninyahow xasanoow maxay umadu ku karaahaysanaysaa Ina ader pels iska aamus hurdadaad kugiicantahaye Shacabku kuma rabo waakii kal hore kuu bixiyeen "xasan baraf"
@aliwarsame5127
@aliwarsame5127 3 года назад
Seexo sxb gadaal Hanoi celin
@hassuliyakale1514
@hassuliyakale1514 3 года назад
Duli farmajo kamaseersan sxb gooy qofku rabo maleh
@nasroahmed8730
@nasroahmed8730 3 года назад
Sax wlhi
@djwayeel70
@djwayeel70 3 года назад
Farmajo maskaxdiin oo dhan wa kaweynyahy😅
@mohamedhaji1075
@mohamedhaji1075 3 года назад
😂😂😂😂😂
@mohaabdigeelle6951
@mohaabdigeelle6951 3 года назад
Xasan waxaan ka baqayaa in dhiiq kar iyo sonkor ku dhacdo
@mohamedabdulle3974
@mohamedabdulle3974 3 года назад
H/shiikh gabdhiihi aadgadatay wayee TUUG TUUG dhalay
@nasroahmed8730
@nasroahmed8730 3 года назад
Farmajo sodayay alx ♥️♥️♥️♥️ tuug waye nin Kan hala iska qabto
@abdurashiidjama4085
@abdurashiidjama4085 3 года назад
Waa xoolo kani adayba ku khusaysaa kelmedaad tidhi hadaadan xaraan doonayn shalay maad qabatid waxaad hada doonayso masayrka iska daadaya tani waa dhaqaaqdaye tuugadii ha idinku filaato xaraan waad haysataa haday kugu filan tahay aakhirona naartaag geleysaa
@maxamedyaasiin8015
@maxamedyaasiin8015 3 года назад
Waa.uu.kordhiyey.farmajo.waa.ok
@munajama3265
@munajama3265 3 года назад
Durasho madaxa ka maratay ba layo idiin ku dhacaday ka fariista ma galada
@maxamedaxmed3361
@maxamedaxmed3361 3 года назад
Shar wadayaal. Shartiina Allah idinku celiyo.
@nasroahmed8730
@nasroahmed8730 3 года назад
Amiiin allow naga qabo
@abduqadirmahamed4673
@abduqadirmahamed4673 3 года назад
waxaas id ka Dhegeysaneysa Majidho cid kugu Doraneysa Majidho Beentu kadaa umada khalad kaagii Hore Dib uceek Benaalo
@basiirkaumada3471
@basiirkaumada3471 3 года назад
Waa runta waa tuugo isabaabushay hawiye waxaan ushegaya inay keensadaan dad wanagsan oo dowri kara wadanka iyo beshaba
@mahamedibrahim6569
@mahamedibrahim6569 3 года назад
Beenale xasan sheekh ilahaybaa ku arkaayo Somali iyo somaliya midna wax umahaysid 1. Dadkad laynjirtay (xildhibano badan) 2. Dalkaad dhacday 3.dalka ajinabi baakatalin jiray xiligadii 4.qabyalada ilbax nimo ahayd xiligaadii Walahi adaa qayin qosol dalka kuwaday ahaa Somalia guul
@hibomahamed5147
@hibomahamed5147 3 года назад
Mahamed Ibrahim sax
@mahamedibrahim6569
@mahamedibrahim6569 3 года назад
@@hibomahamed5147 Thanks hibo somali
@horusocodmedia6226
@horusocodmedia6226 3 года назад
Cida ay u adeegaan waa ayo madasha xisbiyadu
@nasroahmed8730
@nasroahmed8730 3 года назад
Ha buriyo wixi musuq masuq wado benta dad ka ka da tuuug ad tahaye qarar Aya ku hayo guul farmajoo♥️♥️♥️
@King_Jamaal
@King_Jamaal 3 года назад
Siloo hadlo mayaqano
@nasroahmed8730
@nasroahmed8730 3 года назад
Kkkkkk ha wlhi
@mukhtarhajji7265
@mukhtarhajji7265 3 года назад
Farmajo is the only politician i have ever seen among Somali politicals
@aliwarsame5127
@aliwarsame5127 3 года назад
Seexo adeer
@horusocodmedia6226
@horusocodmedia6226 3 года назад
Horta xasan sheekh ma ciyaal buu wax u sheegayaa? mise soomaali? Somali umay codaynin dastuuska, xasan sheekh ayuun baa wal walaaqay oo hadana waa qabyo yidhi xiligiisii somali waa baraarugtay sida ciyaalka iyo jaahiliinta u sheekee somali way idinka ilbaxeen
@jamaalsadiiqsanweine8043
@jamaalsadiiqsanweine8043 3 года назад
Hhhhhhhh Alaa kan beenbadana war adigu maxad so qaabteey waagi adgu madaxweyne ahaan jiirteey
@Aisha-yn3gf
@Aisha-yn3gf 3 года назад
Xasanow hadaad xusuustayada dib u celiso waxaad fashay baanu xasuusanaynaa Hablo Gadow Markaasaa weliba SAKIIN ku daba taaganyahay YAAHUU
@kadargure9038
@kadargure9038 3 года назад
Maser Aya haya
@jamaalsadiiqsanweine8043
@jamaalsadiiqsanweine8043 3 года назад
Lkn Ader Caato ayd noqteey maxa kugu dhacey adero Farmajo waa libaaax liibax dhaley wayeye maba gaareyso ee iskada
@nasroahmed8730
@nasroahmed8730 3 года назад
Kkkk sax ar ninka wuxu u catobay dhaqala ha masakin ta logu tala galay ayu cunay yaahuda Hana cunin
@mahamedibrahim6569
@mahamedibrahim6569 3 года назад
Xasan waxadu waa iska fudayd Dowladnimo waa adayg iyo nidam dacada
@saacidsoomaali7445
@saacidsoomaali7445 3 года назад
Naag maseersan ayuu u ekaada😂😂😂😂war kac was tahay baan ogaane
@hibomahamed5147
@hibomahamed5147 3 года назад
Saacid Mohammed kkkkkk waarun
@saacidsoomaali7445
@saacidsoomaali7445 3 года назад
@@hibomahamed5147 wlhi madaxweyne ku sheegan baan adduunka ugu dhac bahay isaga isma arko markaas buu dadka kale wax ka sheegaa kan bidixda taagan xoog buu mooda in wax lagu qaado isagane dagaal buu diyaar u yahay oo waa uu dhaaranaayaa
@hibomahamed5147
@hibomahamed5147 3 года назад
Saacid Mohammed walalo nimankan waa nimankii wadanka baabiyey oo bada gaday afar sano buu haystay haduu wax qabanayo ee masayr baa haya fiiri wejiyadoda belayo hakudhacdo
@saacidsoomaali7445
@saacidsoomaali7445 3 года назад
@@hibomahamed5147 hasa wll kuwani duliyo wey dhaafen naarta sani uu haye ayuu wax qaban waaye mar buu le yaha
@hibomahamed5147
@hibomahamed5147 3 года назад
Saacid Mohammed odayaal ay udhamatay baa wadanka laqay dhalin yarada waxay ubahan yihiin in wakhti lasiiyo nimankan allaha nagaqabtoä
@tothemoodcrypto6782
@tothemoodcrypto6782 3 года назад
Waa wareey ninka gadaal taakan ma Shariif Saxiin baa😳
@mohaabdigeelle6951
@mohaabdigeelle6951 3 года назад
Odagu suu u qaylinayey duq buu noqday cimri dagdag bu ku riday farmaajo 😁😁
@awoahmed2337
@awoahmed2337 3 года назад
😂😂🤣 walahi you made me laugh so hard 🤣
@sakareyeducale9805
@sakareyeducale9805 3 года назад
Xasan Gurguurte Waa Tahay Khainul Wadan Carabta u Shaqeeya Marka Waxan Ku Leeyahay Shacabka Sooomaliyed Kuuma Baahna Orad Dadka Iyo Dalka Ka horleexo Xooolayahow
@momoney00can
@momoney00can 3 года назад
How is Somalia a federal system, this so stupid.
@awoahmed2337
@awoahmed2337 3 года назад
Lol right...no one voted for a federal government 🙄 bunch of warlords 🤨🤨
@kadargure9038
@kadargure9038 3 года назад
Kuligoda way dhirifsin yihin
@mohamedabdulle3974
@mohamedabdulle3974 3 года назад
Doqonsanaa umadanbae kuma aaminayaa tuuhyahow umada ka horwareg
@nuureyninuureyni7516
@nuureyninuureyni7516 3 года назад
Yaa daaliminta xoolaha umadda albaabka naarta jahiima magacyadina wa ku qoran yihiin.
@Mf-ib3qo
@Mf-ib3qo 3 года назад
Allow somalia dhibaatada ka qabo.
@abubakarmohamed4978
@abubakarmohamed4978 3 года назад
Farmajo guul guul guul Mucaradka wa xasid
@wehliyefareey4425
@wehliyefareey4425 3 года назад
Hadaad sugtaan 8February waxaad ogaataan waa is too Late farmaajo wuu qabsan doonaa Somali.
@tomcruise5150
@tomcruise5150 3 года назад
Sheikh Ali dheere for president 2021
@sahramohammed7668
@sahramohammed7668 3 года назад
Nimankan waligay ma arag iyagoo ka hadlaya wax udan ah wadanka iyo shacabka waxa ay uqalyayan kursi kursigu halqof uun baa kufadhisan gidigin waxad u or daysan waa xoolo dadwayne I tii aad qaadatee soo celiya waa kaa xaran madax Wayne danbe noo Moor odayal xaabsade xoolo dadwayne
@sonjoboyfamily6912
@sonjoboyfamily6912 3 года назад
Xassan shikhow naagta farmajo uu ilmaha ka dhalaayo. Adiga wad ka dhali weysay 😂😂 war maa jeeb galaa hee
@ahmedabass4718
@ahmedabass4718 3 года назад
Calacal dot com
@abdulahiali7209
@abdulahiali7209 3 года назад
Xassan qabyo qabyo ninkeeda dameystira
@abdifatahabdullahihussien317
@abdifatahabdullahihussien317 3 года назад
Damul jadiid oodhan meshu taganyhy ya layo tuuugadaa
@ibrahim1farah424
@ibrahim1farah424 3 года назад
Xasan tuug. Iyo kooxdiisa .
@ahmedabass4718
@ahmedabass4718 3 года назад
Af wakanaha can bulla aaawi kkkkkkkkkkkkkk
@MrSendrik
@MrSendrik 3 года назад
ACCUUDU BILLAAHI,,MINSHAYDAANI,RAJIIM ,,TUUGADDII WADANKA XAALUFISAY,,AYAA MEESHA, ISUGU TIMID,,MASUQMAASUQ IYO QABIIL IYO,, FOOLXUMO,,AABAHOOD,,ALLOOW,UMADDA QABO.. YAAHUU,,DUM JADIID,,,WAR ISKU XISHOODA,, DADKANA KA HOR DHAQAAQA,
@mahadomar3089
@mahadomar3089 3 года назад
War Dadka comment bixin Xasan necbaa😂😂
@nasroahmed8730
@nasroahmed8730 3 года назад
Kkkk ma ila arag tay wlhi Somali wey israc day Dan Tina garta tugadan iska qabta
@batulaisse2844
@batulaisse2844 3 года назад
Xasanow Gabre waa la xirey. ma waxaad rabtaa in aad noogu yeerto wilyam Ruuto
@dulmidiid1445
@dulmidiid1445 3 года назад
Waxan maqlijiray ..qayaladii Sooyeertaa qolaysan ugadarin War sharif sakiin mamaalintisiibaa Kkkkkk
@dulmidiid1445
@dulmidiid1445 3 года назад
Ok
@caliadan7055
@caliadan7055 3 года назад
Kani ma xishoonayo soomaalina dan uma aha runtii
@maxamedyaasiin8015
@maxamedyaasiin8015 3 года назад
Diisa.daryeele.ayaa.tukale.kudara Habahadlin.adigu
@abdiabdi7088
@abdiabdi7088 3 года назад
Waxaan la yaabanahay wadanka rag ayaa xukumo wuuna leeyahay dowlad muxuu ninkaan imtixaan ilaahey inuuga dhigey ma wuxuu rawaa inuu barlament uu lacag lagu kala gato noogu soo celiyo kadibna saudi iyo kenya iyo dubai lacag ka soo qaato kadib bada iyo dhulkana uwada saxiixo koleyt nin somali aqli leh wlh inuu kuu ogolaan doonin in aad noo noqoto madaxweyne hadii xasan sheikh madaxweyne noqdo anigana alshabaab ayaan noqonaa
@gujis5819
@gujis5819 3 года назад
reer waqooyi haka tashtaan lodan maalin walba is haysata
@JugeQaaraamiMusic
@JugeQaaraamiMusic 3 года назад
Alla maxaa ku dhacay madaxweyne Xaas Sheekh,wuu baaba'ay tolow ma xanuunsaday?
@abdulahiali7209
@abdulahiali7209 3 года назад
Hhhhhh war xaas shiikh dibku Somali ugeystay ALLE abaal kamarinaya
@King_Jamaal
@King_Jamaal 3 года назад
Adiga maxa sowawaty yooog yow
@theflyingeagle5414
@theflyingeagle5414 3 года назад
Inta hanti ee aad horay udhacday makugu filnaanweyday xasan iyo shariif sakiin umada oodhan wey idin garaneysaa inaad wadanka dhacday adigoo madaxweyne iska dhigaya tuugo ayaa tihiin
@geelemuuseafrahafrah6348
@geelemuuseafrahafrah6348 3 года назад
Madaxweyne xasan shikh waa aabihii umada soomaaliyeed soo noqo adoo nabad ah
@aliwarsame5127
@aliwarsame5127 3 года назад
Been beentii wey dhamaatay
@3rdworld368
@3rdworld368 3 года назад
Hhhh xaaskala tagteen weli kudhaleyso
@hakeemadam6771
@hakeemadam6771 3 года назад
Former president talking like this what a nonsense
@mukhtarhajji7265
@mukhtarhajji7265 3 года назад
Maaalinkasta dagaal iyo caga jugleeyn mudanayl mucarad dhalanyarada somaliyeed wax bay barteen indhahooduna wey furanyhn wxaas madhageesanayaan
@ahmedsheikh7269
@ahmedsheikh7269 3 года назад
Hassanow xalqada
@spotluxe1885
@spotluxe1885 3 года назад
Don't know what he is chatting about. Man had 5 years. This guy is corrupted.
@ronaldkoeman9872
@ronaldkoeman9872 3 года назад
This guy is just complaints only he just admitted that there's an agreement that's not written but that has to be accepted by to suit the 4.5! That's what we have for a candidate, one day a person will Enlightened somlis and we will leave the dark ages were at the moment.
@kkkkwrn5735
@kkkkwrn5735 3 года назад
No
@basiirkaumada3471
@basiirkaumada3471 3 года назад
Hawiye waxan usheegaya inay keensadan qof wanagsan ey iska ilooban nimankaan wareersan ilahay ha cafiyo wax maoge iska seexdo tuugo ayaad tihiin
@abdulahiali7209
@abdulahiali7209 3 года назад
Sida Mr qorqor haduu hawye kasoo bixilahaa
@basiirkaumada3471
@basiirkaumada3471 3 года назад
@@abdulahiali7209 haa wlahi qorqor waa nin at Ku wentahay wadaniyada oo dakan nolow qorqor
@abdulahiali7209
@abdulahiali7209 3 года назад
@@basiirkaumada3471 sxb hawiye qorqor gorruu uso baxay ninbaa usoo baxay ALLE hadayee
@basiirkaumada3471
@basiirkaumada3471 3 года назад
@@abdulahiali7209 aamin
@mrrobotxb7352
@mrrobotxb7352 3 года назад
ADER OROD OO SHGA YELO SHGA LAAN BAA KOHESO
@saahil9919
@saahil9919 3 года назад
Xasan sheeq hadalba mataqaanide iska aamus been badane 4.5 dastuurka kuma qorna adaaba sheegayee maxaa laguu arki waayay adoo 1maalin kahadlaya
@zamzamforme1091
@zamzamforme1091 3 года назад
Guulayso runbadanaa
@isma0657
@isma0657 3 года назад
Farmajo hadaad gaari la heyd ficnaan la heyd.. xasanow mxaad qabaty adigu?? ..qofwalbo wuu iska hadlaa
@ibrahimbare5598
@ibrahimbare5598 3 года назад
Duqunimidaada af gaabi ayaa lakaashadaa
@hassuliyakale1514
@hassuliyakale1514 3 года назад
Sxb atba wakudarsayay ninka kabihisa kafuq adigaba walagugu taray dorosho qoto qoto marabno
@awoahmed2337
@awoahmed2337 3 года назад
The guy who arrested and killed journalists is talking about law? How? What parallel universe do we live in now lol 😂 give it a rest, no one is interested in criminal gangsters!! And you don’t speak for Somali people...speak for yourself 🙄🙄
@captainyoobka527
@captainyoobka527 3 года назад
Ninkaan waxaa kadhax hadlayo wllhi wa Uhuru kenyata iyo balayo kale Tida kale dorashada way dhacaysa haddii Lagu dhahay dhibka ku haysto maxay tahay dorasho moyane wax kale o aad ka hadasho ma jiraan Miya awal karamad shacabka ku lahayd balse Adiga afkaga noga cadiyay in aad tahay tuug shishiye kalkal ah ilahay ba ka wayn
@caliadan7055
@caliadan7055 3 года назад
Waa tug tug dhalay
@hzhzhhx4092
@hzhzhhx4092 3 года назад
حسن شيخ محمود أنت خلتان
@hibomahamed5147
@hibomahamed5147 3 года назад
war hedhe kuli ma madaxweyna kiihore iyo kuwa hada jooga subxanala
@caliadan7055
@caliadan7055 3 года назад
Kan muxuu laso taganyahay ma inuu solabto ayuu rabaa
@ahmedumarmahamed6478
@ahmedumarmahamed6478 3 года назад
hadaba dagu ka ralia doqo habrgadira
@rahmaali5594
@rahmaali5594 3 года назад
HEY XASAN SHEEKH WAXAN KU SHEEGAYA WAXAA TAHAY TUUG OO HALF SOMALI GATAAY EE ISKA AMUUS MEESHAAN WAXAA KA TALINAYA SOMALIYEEY OO DHAN
@lolamoon3870
@lolamoon3870 3 года назад
Niyow farmaajo wuucadaystaye goaanyeesha wall xilka ninkan halgaqaado bilaashuruud wa wareey
@ahmedumarmahamed6478
@ahmedumarmahamed6478 3 года назад
hhhhh aqoontu yara qaligusa yara
@jamaalisse3265
@jamaalisse3265 3 года назад
Tuuug ayaa tahey xasan sheekh meel fariiso
@mohamedabbasheikh2432
@mohamedabbasheikh2432 3 года назад
Kkkkkkk
@caliadan7055
@caliadan7055 3 года назад
Ada saxsan xasanow kkkkkkkkkkk
@cabdiraxman9118
@cabdiraxman9118 3 года назад
Adeeryalow 2025 isaso diyariya hada cid idin doraneysa ma jirte
@abumuscabassalafi9233
@abumuscabassalafi9233 3 года назад
Tuuugooy warkiina waa dhammaday filinkiina waa soo ximay caada qaata yaalow👎👎👎👎👎
@miraanicruzin5321
@miraanicruzin5321 3 года назад
War dagalama sidaas baad rabtan hawiye iyo majerteen mareexan waligeed dagemayso
@deeqaadan8686
@deeqaadan8686 3 года назад
Kaalay wuu sirqoobee ma aids ba ku dhacay
@caliadan7055
@caliadan7055 3 года назад
Umada dhaaf dhuni racyahaw
@ahmedumarmahamed6478
@ahmedumarmahamed6478 3 года назад
dorasha imanaysa ha kla bixina
Далее