Тёмный
No video :(

XASUUSTII AUN XALIIMO KHALIIF " MAGOOL" & AXMED CALI CIGAAL HEESTII " WAXAA GORAYO CAWSHUBA" MUSIC 

SOMALI MUSIC & CULTURE
Подписаться 141 тыс.
Просмотров 29 тыс.
50% 1

XASUUSTII AUN XALIIMO KHALIIF CUMAR " MAGOOL" & AXMED CALI CIGAAL HEESTII " WAXAA GORAYO CAWSHUBA, UBADKA U CARBIYEEYSA " TOP CLASSIC SONG MUSIC
HEESTAN HAB ISII MA CEEBAA WAXA AY KU JIRTEEY RIWAAYAD LA ODHAN JIREEY " HAGARDAAMADA GUURKA HORTA YAA KA MAS,UULA " 1980
HEESTAN WAXAA ERAYADEEDA SAMEEYEY ABWAAN " YUSUF QURBAAWI" AMA ABWAAN JAAMICI HADA INUU HARGEISA JOOGO AYAAN FILAYAA
HEESTAN LAXANKEEDA WAXAA U SAMEEYEY FANAAN AXMED CALI CIGAAL
DAAWASHO IYO DHAGEYSI HABOON...LA WADAAG ASXAABTA LIKE SHARE AND COMMENT

Опубликовано:

 

5 июн 2021

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 13   
@user-ni7ue7fr2f
@user-ni7ue7fr2f Год назад
❤❤❤❤❤waaaaaaaaaaaaw❤❤❤
@abdirashiid7978
@abdirashiid7978 Год назад
Heestani waxay ka mid ahayd Riwaayaddii Hagardaamada guurka haatan yaa masuula. waxaana allifey, Yuusuf Qarbaawi. heesaha kale ee ku jirey waxaa ka mid ahaa; 1, taariidu waa buug ( cigaal iyo magoo) 2, hab i sii ma ceeb baa ( cigaal iyo magoo)
@abdullahhaybe7474
@abdullahhaybe7474 2 года назад
Geyaankaaga.waa Heli
@shariifrooble2758
@shariifrooble2758 3 года назад
Riwaayadii gorayo cawl xaliimo khaliif iyo axmed cali cigaal
@shariifrooble2758
@shariifrooble2758 3 года назад
Markaad qoraysaan fanaaniinta magacooda u kala hor mariya siday fanka ugu soo kala horeeyeen
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 3 года назад
@Shariif Rooble.....waan gartey Hadaan ku weeydiiyo Aun Xaliimo Khaliif Magool Iyo Axmed Cali Cigaal keebaa fanka ku soo horeeyey? Qoraalkuna siduu u qaran yahay? waxaad soo qoreeyso iska hubso inta aanad soo gudbin qoraalkaaga
@daahirmaxamuudiidoow930
@daahirmaxamuudiidoow930 3 года назад
ظ
@abdishakurabdi5190
@abdishakurabdi5190 3 года назад
@@SOMALIMUSICCULTURE waxaaa kusoo horeeyay magool, abwaan dheeg ayaa kasheekeynayay ayaan hore London
@juneeydihajibarqab3268
@juneeydihajibarqab3268 3 года назад
Magool dad dhif ayaa kaga horeeyey fanka somaliyed
@abdifitaxdaud1528
@abdifitaxdaud1528 2 года назад
Bbbh
@abdifitaxdaud1528
@abdifitaxdaud1528 2 года назад
Ggg
Далее
Axmed cali cigaal cakuyeey barashadu barbaa cuduree
6:25
Kaban: | Sida Neefta Waylaha | Axmed Cali Cigaal.
6:34