Тёмный

Xorriyadda ! Dad Gooni ah Ayaa leh !! | Taageer Qadiyada laacibka idrissa | 

OGAANSHO
Подписаться 1,1 млн
Просмотров 140 тыс.
50% 1

kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Опубликовано:

 

5 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 711   
@maxamedkheyr3225
@maxamedkheyr3225 2 года назад
اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا علي دينك
@fahimacadey3546
@fahimacadey3546 2 года назад
Aamiin yaa rabbi
@shahid_hamza
@shahid_hamza 2 года назад
Amiin
@abdullahiwaddani3594
@abdullahiwaddani3594 2 года назад
Allahuma Aamiin 🤲🤲
@rahimaali5762
@rahimaali5762 2 года назад
Amen yaa Allah
@abdulkarimabdullahi8447
@abdulkarimabdullahi8447 2 года назад
ثبث❌ ثبت✔️
@armaanxasan9479
@armaanxasan9479 2 года назад
Ilaahay imtixaanka ha inoo fududeeyo dhamaan Ardada f4 amiin so dhaha 🙏🤲🤲🤲
@cabi500
@cabi500 2 года назад
Aᴀᴍɪɪɴ ᴀʟʟᴀʜᴀ ɴᴏᴡᴀᴅᴀ ғᴜᴅᴜᴅᴇᴇʏᴏ🤲
@zulthan7677
@zulthan7677 2 года назад
Aamiin
@laqlaajisnugal2756
@laqlaajisnugal2756 2 года назад
Aamiin aamin lakiin intixaanka midka aakhiro loogu jiro iyo midka waxbarashadaba allaha inoo fududeeyo
@mohayare4985
@mohayare4985 2 года назад
Aamiin aamin wll ilaahay haku fududeeyo
@sameboy4112
@sameboy4112 2 года назад
AMIIN AMIIN
@saadoali4444
@saadoali4444 2 года назад
Muslimiinta sharaftoda allah uso celiyo 💝
@Mohamedofficial8
@Mohamedofficial8 2 года назад
Walal qali subscribe iisaar
@AMINHO-q1o
@AMINHO-q1o 2 года назад
Alredy WE have sharaf
@umuhafsaa
@umuhafsaa 2 года назад
@@Mohamedofficial8 ok
@Mohamedofficial8
@Mohamedofficial8 2 года назад
@@umuhafsaa mahadsanid walalkey noolow 🙏🙏
@cabdallashaamil2076
@cabdallashaamil2076 2 года назад
Sharafta kaa maqan meeday
@veva_200
@veva_200 2 года назад
Respect idris Gueye🦁❤💜
@Mohamedofficial8
@Mohamedofficial8 2 года назад
Walal qali subscribe iisaar
@abdiqanimohamed3298
@abdiqanimohamed3298 2 года назад
We proud of him if we are muslim community🇸🇴💙
@aminahasan811
@aminahasan811 2 года назад
اللهم يا واسع الكرم إغفر لنا ذنوبنا وكفر عنا سيئتنا وثبت أقدامنا وانصرنا على القوم الكافرين وتوفنا وانت راض عنا وارزقنا اتباع سنة نبينا محمد صلى الله عليه وسلم ........
@faadumo30
@faadumo30 2 года назад
🤲🤲🤲
@shuebibrahim9168
@shuebibrahim9168 2 года назад
Amiin
@donciiltrehjr1488
@donciiltrehjr1488 2 года назад
Idrissa ma dhihin Homophobia aan ahay ma dhihin waa xun-yihin mana aflagadeyn! just ma tageerayo ma lagu haysta hadhow bay Western Xoriyadtul qawl nooga waramayan Waxa igu soo dhacday hadalki Andrew Tete "if you're a tolerant everything you stand for nothing" Gueye well done waa qof Intolerance ah aadna qiyaamkiisa u Nool yahay.
@Mohamedofficial8
@Mohamedofficial8 2 года назад
Walal qali subscribe iisaar please
@Cudooncolaa
@Cudooncolaa 2 года назад
Msha lh Muslinimada waa In ay Qalbigada ku waynaataa Allahayow nagu dil Muslinimda 🤲
@Mohamedofficial8
@Mohamedofficial8 2 года назад
Walal qali subscribe iisaar please
@nam12865
@nam12865 2 года назад
أللهم أنصر إخواننا المسلمين🥺🤲🤲
@abdiqanimohamed3298
@abdiqanimohamed3298 2 года назад
We proud of him if we are muslim community❤
@abdiaziiznor5369
@abdiaziiznor5369 2 года назад
The chews and christian will not satisfied until you follow their religion.. We stand with you idris guay 🙏💯
@abdi622
@abdi622 2 года назад
Idirissa Gueye forever in our hearts 💕
@Anasbdal
@Anasbdal 2 года назад
Wll idrisse sharafta ☪️ muslimka ayad huwantahay masha allah
@Edbashir
@Edbashir 2 года назад
May ALLAH Save us from their evil intentions 😢🤲🤲🤲
@alinoorhassan6308
@alinoorhassan6308 2 года назад
Ameen
@Edbashir
@Edbashir 2 года назад
@@alinoorhassan6308 aamiin ya rabi
@nia8672
@nia8672 2 года назад
Duulkan gumeysigoda Ilahay haynaga qabto. Masuliyinta muslimkana Ilahay Haa quwadeyo Insha ALLAH Bi Idni ALLAH Amiin
@JIMCAALE__10
@JIMCAALE__10 2 года назад
Ilaahay ayaa garabkiisa ah insha allah wllkeen idrissa gueye.
@hassanabdikulmie8357
@hassanabdikulmie8357 2 года назад
Waqti Waxaan Taaganahay Leesku Heeysto Maxaad Xur U Tahay. Sida Kalmada Macno Uleedahay. Subxanallah Xurnimo Ayeey Sheeganaan Annagana Naloomo Ogola Inaan Ahaano Dad Xur Ah.
@cabdixakiimmohammed4321
@cabdixakiimmohammed4321 2 года назад
Asc ustaad omar waa mahadsantahay sida quruxda badan ee aad noola wadaagtay xogtaan alaha ku xafido
@monaabdullah7350
@monaabdullah7350 2 года назад
‏آللهُم صل وسَلم وبارك على سيدنا مُحمد ﷺ ♥️.
@hanadilko3745
@hanadilko3745 2 года назад
Walaahi in aanan waligeey ku fakarin inta aan kaa faa’iiday in aan ka faa’iidi doono RU-vid. Sharaf Alle haku siiyo, qiimo sare Alle hakuu yeelo, magac iyo maamuusna bulshada ku yeelo idam Alle. 🙏💯
@luulmohamud
@luulmohamud 2 года назад
Maasha Allah Rabi ha ku sugo diintiisa islaamka Allah ha xifdiyo ha ku guuleysiiyo
@suheipshroff7530
@suheipshroff7530 2 года назад
فخر المسلمين ادريسا ☪️❤️💪🤴
@sahramohamed9643
@sahramohamed9643 2 года назад
Idris gueya waa geesi maasha Allaah ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ Allaah ayaa garabkiisa iyo muslimiinta oo dhan❤️
@khaalidpogba6858
@khaalidpogba6858 2 года назад
Runtii idirissa gana wllhi muslim xaqiiqi ah ciyartoyda kale muslimiinta ah sida salah hakimi 10% ayay muslim yihiin wllhi❤
@sadiaosman3436
@sadiaosman3436 2 года назад
Allah ayaa la jira wuuna ka guulaysan gaalada quruntay
@riwaanrrc7931
@riwaanrrc7931 2 года назад
Magacaygu waa ridwaan axmed Jooga hargeisa Anuu wll waan la socday idiris waxa ay ku yidhaahdeen taageer balse darajo muslimnimo ayuu muujiyey ALLAH ayaa la jira laacibkan
@farduuscilmi7723
@farduuscilmi7723 2 года назад
اللهم 🤲 يامقلب القلوب ثبتت قلوبنا على طاعتك 🤲 اللهم 🤲 إنا نسألك بحسن الخاتمة 🤲🤲🤲🤲🤲
@Xalimo421
@Xalimo421 2 года назад
Masha Allah wiilkas.Horta magac uma baahno wa la yaqaan.Ilaahey Diintisa aya ka fiican wxwlba.Ilaahey aya irsaaqad u haayo.Gaalada woxoda wa la jiifiya banan la joijiya banan mar marka qaarkood.Sharciyada wey sameyen lkn kuma dhaqman oo cunsurinimada qaar badan dhuuxey gaartey.
@boyga752
@boyga752 2 года назад
""idrissa Gana gueye"" Halyeeey weeye ninkani.🥰🥺❤
@arafaathusseinosman4764
@arafaathusseinosman4764 2 года назад
كلنا معك يا ادريس 🥰🥰🥰🥰🥰
@abdiqanimohamed4128
@abdiqanimohamed4128 2 года назад
We are all with you Idirissa.♥️
@yaya_______boss
@yaya_______boss 2 года назад
لالــــــه الا انت سبحانك أني كنت من الظالمين.❤☝
@Mohamedofficial8
@Mohamedofficial8 2 года назад
Walal qali subscribe iisaar
@hurt3094
@hurt3094 2 года назад
تصحيح : لا إله إلا انت سبحانك إني كنت من الظالمين❤️
@cazuuniofficialchennal9049
@cazuuniofficialchennal9049 2 года назад
MUSLIMIINTA GUUL ❤💯
@Mohamedofficial8
@Mohamedofficial8 2 года назад
Walal qali subscribe iisaar
@yahyegood5458
@yahyegood5458 2 года назад
@@Mohamedofficial8 hays xiijin fadlan wax dadka ku cusub ama anfacaayo uun uso gudbi waad heleysaa sabiscribe WAAYO WAXBA MA TARAYO HAL QOF WAXA AAD UBAAHANTAY kumanaan AMA malaayiin MAHADSANID
@mohajaamac2348
@mohajaamac2348 2 года назад
Rabiyoo adiga ayaa kaa magan kaly finta kasta ❤🤲
@axmedabshir6109
@axmedabshir6109 2 года назад
ربنا لا تزع قلوبنا بعد إذ هديتنا وهب لنا من لدنك رحمة انك أنت الوهاب
@maogtahay7715
@maogtahay7715 2 года назад
احبك يا اخي لانه رجل مخطي دايما
@cicfantastic6699
@cicfantastic6699 2 года назад
Gaalo tashatay wax ka qaadi maayaan insha allah idir gannaneh waa ku amaaneenaa sida oo diintiisa sharafteeda u ilaashaday
@amiraturkish9307
@amiraturkish9307 2 года назад
اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك 🤲
@muuminchannel4304
@muuminchannel4304 2 года назад
Walal allaah dambigaaga aduun iyo aakhiro ha dhaafo Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❤❤❤💔🌙🤙❣❤
@muuseshukri7709
@muuseshukri7709 2 года назад
Waku salamay walal. Mitka sharaftisa iyo sharafta islaamka ilaliyay ALLAH HA ILaLIYO ADUN IYO AKHIRO ALLAHU MA AMIN 🤲 AMIN 🤲 AMIN 🤲 AMIN.
@sahaneabdihakimahmed
@sahaneabdihakimahmed Год назад
Allahu akbar go on Iddirissa Allaah with you
@hideeyes8565
@hideeyes8565 2 года назад
حتى أتاني اليقين فما تنفعهم شفاعة الشافعين
@zakisoomali1377
@zakisoomali1377 2 года назад
كلنا معاك ياادريسا❤
@cabdulaahinuurxasancabdula3143
@cabdulaahinuurxasancabdula3143 2 года назад
Alle ayaa quraankisa ku sheegay in Islaamku Guuleysan doono meel walbo ay joogan 💯💯💯💯💯🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@aasiyosheikh9829
@aasiyosheikh9829 2 года назад
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته أستاد جزاك الله خيرا أستاد
@Mohamedofficial8
@Mohamedofficial8 2 года назад
Abayo subscribe iisaar
@yasinmohamed6807
@yasinmohamed6807 2 года назад
God is always with you and he will protect you bro
@JACAYLKAABBEJK
@JACAYLKAABBEJK 2 года назад
Alhumdulilah waxan ilahay ugu mahad naqaya in u iga dhigay qof Muslim ah oo damir leh wayo diinta islamku waxkasto u ino didey inaga Ayay dan ino tahay
@fatushbabe5135
@fatushbabe5135 2 года назад
Gumaysi wlhi waa wx adag in la aqablo ka tag naadiga intaa taageri lahayd nin to nin subxana allah
@Hakim13547
@Hakim13547 2 года назад
Nous soutenons notre cher frère idrisa gana 💪💪 force a toi
@mohamedinshaar8787
@mohamedinshaar8787 2 года назад
HE'S LEGEND Idris Gueye❤🕌
@NajkacadeJshsbs
@NajkacadeJshsbs 2 года назад
"Free of speech" When they talk bad about islam and religions its "free of speech" but when we disagree with something that is not allowed in our religion then its "Hate", Idrissa did not offend or talk bad about them he just disagreed and he has the right to disagree !
@Mohamedofficial8
@Mohamedofficial8 2 года назад
Walal qali subscribe iisaar
@anythingsofficial.6178
@anythingsofficial.6178 2 года назад
الله اكبر
@iamkfamily5389
@iamkfamily5389 2 года назад
Subxanallah ilahow Hana fasahaadin adaa kubarinaye yaa rabi
@aaminahirzi4158
@aaminahirzi4158 2 года назад
(ومن يتق الله يجعل له مخرجا ويرزقه من حيث لا يحتسب )
@libanyare7349
@libanyare7349 2 года назад
Masha allah sxb
@bestmayraaled8077
@bestmayraaled8077 2 года назад
Allah Naga Badbadsho Qaniisnimo & Duulkeda
@maykalyare7926
@maykalyare7926 2 года назад
Wacaleykuma Salaam Ustaad markaan Waad Barawday Masha Allah ❤❤🇸🇴🇸🇴❤❤
@Online0ads
@Online0ads 2 года назад
❤Allh Created us To Worship him alone 🙏❤ Allh with Us🙏 إن الله معنا
@dhhol77
@dhhol77 2 года назад
Anageyba na heysataa wlhi maalinba la arkaya wiil is rogay wlhi arinka sii fogaanaya aad ayn uga murugoda wll cumar wxn jeclaan lahaa inad barnaamij wacdi iyo wx u sheg ah kaso sameyso kheyr alle Haku siiye💯
@واعبدربكحتييأتيكاليقين-ز8ش
سبحان الله الله معك اخي
@zakiaywa4338
@zakiaywa4338 2 года назад
Asc OMAR INSHAR waankusalaamay Salaan kadib maalmahaan Barnaamijyada xiisaha badan oo aad noo soo gudbinjirtay Oo kamid ah barnaamijka JIMCAHA IYO MINBER SHOW bariyahaan shaashadaha laguuma arag maxaa dhacay hadii aad mashquushayna dhib malahan wasalaamu calaykum🤝🤝🤝🤝🤝🤝🤝🤝🤝🤝
@mutaassahardiid1780
@mutaassahardiid1780 2 года назад
اللهم انصر اخينا ادريس
@liibaanibrahim2507
@liibaanibrahim2507 2 года назад
Diinta Islaamka, dhan walba weerar ayaa lagu hayaa, hadey noqoto "hadal ama gacan qaad", mar walba wa iney fahmaan sida ey wax u socdaan , waa imtixaan, Alle Swt 🥰 ayaa nala jira waa inaa difaacannaa wax kastoo lid ku ah Diinta Islaamka 👈
@a.d.m680
@a.d.m680 2 года назад
Omar nin qiimo ayaad tahay guulayso👍🙏
@Apdallehazard
@Apdallehazard 2 года назад
Full respect idrissi Gana gueye👑❤
@mohamedkhadar3002
@mohamedkhadar3002 2 года назад
لا تحز ن ا ن الله معنا 🤲
@iamsoomaliboy8907
@iamsoomaliboy8907 2 года назад
We respect idiris insha alaah
@updiqaniozmaan2344
@updiqaniozmaan2344 2 года назад
Gana Gueye❤🙏
@Mohamedofficial8
@Mohamedofficial8 2 года назад
Walal qali subscribe iisaar
@mohammedbarre6100
@mohammedbarre6100 2 года назад
You tell true stories brother
@baakaaycumarbaakay6147
@baakaaycumarbaakay6147 2 года назад
ان الله معنا
@aweystusbax1693
@aweystusbax1693 2 года назад
Mahadsanid ustaad
@mubaarakbarkhadle6315
@mubaarakbarkhadle6315 2 года назад
فانظر كيف كان عاقبة مكرهم أنّا دمّرناهم وقومهم أجمعين
@mahamudjeylaniyare4064
@mahamudjeylaniyare4064 2 года назад
Wa sax waye legend ❤ Allah haku hafido wll cumar 🙏balanteno wa 1million subscribe insha Allah ❤ guul guul wcn mar walbo channelka ogansho ❤🙏
@mahamudjeylaniyare4064
@mahamudjeylaniyare4064 2 года назад
@maraateyda______________😌 maxad sanid wll qali noloow 💯
@Draxmedqandac
@Draxmedqandac 2 года назад
Lkn asharf hakimi wuu ku ciyaray adirisna wuu diiday masha Allah
@nuuroabdirahman4768
@nuuroabdirahman4768 2 года назад
Alle hana dhowro islaamka maanta waxaa uu taagan yahay meel halis ah hadii aaan xaqa loo is taagin maanta bari waxaa imaantoonda in nala dhaho ha dukadinina salaada subxanallah wake up yaa muslimiin wake up yaa muslimiin wake up yaa muslimiin ✊🏼✊🏼✊🏼✊🏼✊🏼✊🏼✊🏼✊🏼
@Kulmiyeugaas
@Kulmiyeugaas 2 года назад
Mansha allah good like my brother
@vennagaming8771
@vennagaming8771 2 года назад
Walaal omar inshaar adoo mahadsan nala wadaag qisada ustaadka weeyn ee ebitlew oo In badan soo islaamiya dadka waa dadka u baahan in la barto wanaagooda mahadsanid
@axamedmaxamed3615
@axamedmaxamed3615 2 года назад
mahadsanid cumar in shaar
@ozil4303
@ozil4303 2 года назад
Cumar wan ku salamy sxb Hormar wacan ban ku rajeynaya
@mohacarab664
@mohacarab664 2 года назад
Manshallah maclin Omar
@abdulwahabmahad5717
@abdulwahabmahad5717 2 года назад
Inaad Ka Hadasho Arintan Waaban Sugayay wlhi ♥️❤
@appazhassan8503
@appazhassan8503 2 года назад
Masha allah
@Ismaelkhaani
@Ismaelkhaani 2 года назад
Good speech
@badraclaahi5549
@badraclaahi5549 2 года назад
Walhi inankan waa halyeey laakiin ilahay waxan uga barayayaa inaanay waxba gaarsiin inankan walhi waa wax aad looga xumaado🕋🕋🕋🕋🕋☪️☪️☪️☪️☪️☪️☪️☪️☪️
@cumarabdi4921
@cumarabdi4921 2 года назад
Cumar inshar wad mahadsan tahy waxan dooneyna noso diyaariso barnaamijka الجزائر فرنسا
@sports6456
@sports6456 2 года назад
Mahadznaid wll alle ha ku zharfo
@abdirahmankhaliif1423
@abdirahmankhaliif1423 2 года назад
WE Proud To Be Muslim ❤❤❤❤❤
@isxaqabshir7219
@isxaqabshir7219 2 года назад
Waxman ku noolnahay aduun nabigiisii ka geeriyoodey صلي الله عليه وسلم
@Mohamedofficial8
@Mohamedofficial8 2 года назад
Isxaaq subscribe iisaar walal
@doflamingo836
@doflamingo836 2 года назад
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم
@Abdiezi
@Abdiezi 2 года назад
Subaxanallah Wllhi Waxa uu sameeyay Aad Iyo Aad Ayuu U ficanyhy Eeg Ashraf Xakiimi wuu xidhay diintu qalbiga Ayay Ka Jirtaa Iimaan Dhab Ah Ayaa Jira Se hakimi mayya ALLAH garabkiisa Ha GaLo wllken Idirisa Gana 🇸🇳❤❤❤❤ 🇸🇴
@haniabdima6559
@haniabdima6559 2 года назад
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته wll CUMAR, waxa aan qabaa fikir iyo suaalo waxaan doonaya inaan kula wadaago. qof kasta oo akhrin raba qoraal kaygan iyo wiilka iska leh channel kanba waxaan idinka codsanayaa in aad meel dheer oo fikir kaygani gaadhi waayey aad ii gaadh siisaan mahadsanidiin😊 1: mxaan u lahaan weynay youtube channels badan oo ka hadla wax na anfacaya dhalinyaro iyo waayeel ba , tusaale ahaan ( channel laga la socon karo aduunka halkuu marayo ,mid dadka dhiiri galiya ,mid dadka wax bara , mid dadka tusa wax badan oon la ogayn ,sidoo kale mid ardayda wax bara iyo mid taariikh soo gudbiya). Ma lihi ma jiraan youtubers intaa aan soo sheegayba sameeya lkn way yar yihiin, badan koodana lama aqaano wayo waxa ka badan inta bilaa faaidada iyo macna darada soo galiya whyyy? 2. Maxay dad keenu u caawin la yihiin oo u soo sari waayeen channels ka hawlaha muhiimka inoo haya , ee wax ina bara, xogaha muhiimka inoo soo gudbiya ,ina dhiiri galiya😭😭 why??? 3. Why aan u support gareynaynaa dadkeena inta ugu maalayacnisan een aqoon inoo biirin ee aynaan faaido 0.0000% ah na ka hayn ee hadh iyo habeen been iyo prank ,akhalaaq xumo iyo nolol ay lacgteena ku samaysteen na daawad siiya why wakhtigeena iyo tageereheena ugu bixinaa ? Waxa aan dhigtaa jaamacad waxaan sameeya research badan waxa aan wax ku bartaa luuqada English ka , marka aan wax ku raadinayo luuqada English ka waxa aan helaa information aad u badan Ha ahadaan youtube vedios macluumad ku saabsan ka sheekaynaya ama article qof ka qoray adigu information badan. Hadaba marka aan is idhaa luuqadii aad native ka ku ahayd bal iyadna in wax lagaga sheekayay mawduucan soo badh wlhi ma helo badanka maraka aan helona waxa aan helaa mid u dhaw exactly mawduucan u bahna ka ma helo . Dad badan oo doonaya in ay wax bartaan ayaa jira oo luuqada somali kali aha aqaana, aqoon afkeena soomaliga ku qoran oo internet taalaana ma jirto 🥺 Insha allah waynu gaadhi. Lkn inta aan garabka sii nayno dad maskaxdeena hoos u rida oo malinba been inoo keena iyo qabyaalad qofkasta hamigu nolosha ka leeyhy gaadhimaayo. Pls aan dhiiri galino dhalinteena aan wax ka faaidno pls si ay iayguna noogu dadaalaan oo wax badan oo faaido leh inoola wadagaan. Waxa aan jeclaan lahaa hadalkaygan in laga maqlo meel dheer, lkn ma gaadhsiin karo meel halkan ka dheer . chanellkan ogaansho wuxuu ka mid yahy channel ka loogu dawshada badan yahay ee wax wax tar leh bulshada u soo gudbiya. Waxa aan rajayna yaa inuu wiilka channel kan leh fikrdaydan arki doono dadkana ku baraarujin doono siduu marwalba sameeyo CODSI: hadaad taqaan channels wax laga barto wax faaido lehna soo gudbiya iyo macluumadyo wax tar leh PLS mgacaan tooda i soo share gareeya. السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
@kawakawa4726
@kawakawa4726 Год назад
Maa Shaa Allah qof dadaaleyso ayaa tahay, Allaha ku barakeeyo. Aniga xitaa English marka aan ku baaro ayaa faahfaahin bdn helaaa balse kuwaan fiiri Ogaalka Dunida Anaga production Idaacada buuloxubeey Sahanka Nolosha Ismacil's program Im252
@asaakir
@asaakir 2 года назад
video gi ka horeyey ayaan kugu so qorey si aan ku xasusiyo mahadsanid wll sida aad uso jeedo xilli kasta
@Mohamedofficial8
@Mohamedofficial8 2 года назад
Walal qali subscribe iisaar please
@SHARKEYSHORTSOFFICIAL
@SHARKEYSHORTSOFFICIAL 2 года назад
Allahu akpar subxaana allah
@dhalhabashiir2027
@dhalhabashiir2027 2 года назад
Idrisa guana guye lacib muslim ah 💪
@abdirazakyusuf7849
@abdirazakyusuf7849 2 года назад
Alhamdulillah waa iskadayey daawasho ciyaaro bari ayaan kuwalnaa lkn imika nothing ayey agteyda kathy😁
@saabiriinyuusuf8658
@saabiriinyuusuf8658 2 года назад
Tanks
@xuseenabdiaadan805
@xuseenabdiaadan805 2 года назад
ما شاءالله با رك الله يا ادريس
@hibowayel9339
@hibowayel9339 2 года назад
Allow baraKe muslimka mel wlbo oo aaY jogaN🤲
@caynashe.8886
@caynashe.8886 2 года назад
Ciyaaraha waan daawan jiray koox kamida wyaan taageeeri jiray laakiin hadda nidar ayaan kagalay inaan waligay taageerin
@mohammedbarre6100
@mohammedbarre6100 2 года назад
Great show brother Manshalah
@qabelaabdi8831
@qabelaabdi8831 2 года назад
Lahaula walakuata illabillah aliyil adiim
Далее
НЮША УСПОКОИЛА КОТЯТ#cat
00:43
Просмотров 916 тыс.
Maxay Qasab u Tahay in aad aamusnaanta Barato
13:49
Просмотров 336 тыс.
Faaiidada Dhibaatada iyo Murugada ! |
13:18
Просмотров 106 тыс.