Тёмный

Munira wax anad adi isu geysan kuguma dhicin ee ku tusale qaado. # Noqo Qof adag 

Dhaqale iyo dhiirigelin Channel
Подписаться 7 тыс.
Просмотров 1,2 тыс.
50% 1

#dhiirigelin

Опубликовано:

 

7 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 19   
@user-zl5cw5qi3i
@user-zl5cw5qi3i 28 дней назад
Ilahay howsakhir dumarkii waxa modaa in caqliga beeleen
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 28 дней назад
@@user-zl5cw5qi3i Ameen walal❤️❤️
@hodoadam1672
@hodoadam1672 25 дней назад
😳🥲arimaha noocanu waykuso noqnoqden bulshadena yaa allah power koda iyo kartidooda tus gabdhehena somaliyed danteena inaynu garano laynugu kari waa
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 24 дня назад
Ilahay ha ina xifdiyo dhiib baa dumarkii haysta malinba mid baa soo oyin social media waba nonstop. Thanks qaali❤️❤️
@DaahircabdulahicumarShaamshaam
@DaahircabdulahicumarShaamshaam 27 дней назад
Dumaroow marka hore naftiina jeclaada waan guuleystey markaan naftayda jeclaadey alla maxaan dad badan nafta uhure lkn waxan ogaadey in bini aadan aan laqancin karin lkn nafteyda markaan jeclaaday reereen iyo barwaaqo
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 26 дней назад
Masha Allah macanto Allah yaa barik, Waa run qofna lama qancin karo, naftada marka ixtramto oo jeclato farxad iyo xasiloni gelin adna qofna ma dulminaysid. Mash Allah macanto ilahay ha ku siyadiyo. ❤️❤️❤️
@asli1035
@asli1035 28 дней назад
asc ,Naadiya wll halkee kaala soo hadlaa arin yar baan rabay inaan ku waydiiyo.
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 28 дней назад
@@asli1035 macanto Snapchat waa Naturally Nadia Insha Allah isoo message garee. Thanks qaali❤️❤️
@asli1035
@asli1035 27 дней назад
Haye wll mahadsind​@@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@asli1035
@asli1035 27 дней назад
magacaas baa iigu qoran isnbchatka​@@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@khadraali8373
@khadraali8373 28 дней назад
Nabsigu ma dumarka unbukudhacaa Nimanka danuubkaste waygalaan waajibkii illahay saaray xataa way dayacaan sida dadkii masuulka logadhigay xasaskoda iyo ilmahoda ciduna kuma cayarsato Nabsi Inkaar Waxasi wa waxa nimanku nugushubeen huuhaadaasi cida dhibka logeysto ilmahana loogatago 24saacna ooyaya wa dumar
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 28 дней назад
@@khadraali8373 No Nabsi qof kastık oo gala waa hela, nimanka xata kan waxa haya waa nabsigii uu ilmahoda ka galeen. Ninkastoo ilmihisa ka tegay oo xaqsida gudan wayay waxa uu la waregayo waa wuxu galabsaday. Lakiin hada waxa oyayay waa iyada. Adiga ilmahaga inta ka timadid oo nin kuwisi ka tegay adoo maxad filanaysa?? Ohin maxay inoo qaban?? Ilmahaga inaa 24 La jogtaa waa wajib ku saran isagana saran. Mesha tartan ma yaal walal.
@CanabMacalin-mt6ol
@CanabMacalin-mt6ol 28 дней назад
Maba tusale qadano 😢
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 28 дней назад
@@CanabMacalin-mt6ol dhibkuna ina ma dayo Inaguna kuma tusale qadano Waa run. Thanks ❤️❤️
@caashamaxmed7650
@caashamaxmed7650 28 дней назад
Iskaceliya raga baas
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 28 дней назад
@@caashamaxmed7650 Lol Naago nool aynu iska dhigno haye. Thanks ❤️❤️
@hodoadam1672
@hodoadam1672 25 дней назад
Bal maxaa account yaro iyada ugaara u diday ugu yaraan lacagta youtube ka qaybteeda yar iyo dharkeda ay gadgadayso maxay gaar uga dhigan wayday waxna wa lawada leyahy waxna waa lakala leeyahy
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 24 дня назад
Haa macanto waa yaab, waxay tidhi Acc ugu dhici jirtay gaajo ii dishay, I don’t know waxa lacag loo siin wayay wadanka haday ilmo haysato. Malaha sharciga kala duwan. Thanks ❤️❤️
Далее
🤡Украли У ВСЕХ🤪
00:37
Просмотров 222 тыс.
Symmetrical face⁉️🤔 #beauty
00:15
Просмотров 767 тыс.