Тёмный

1 | Barnaamijka Jimcaha | Albaabada Jaxiimada | Muslimiinta Hindiya . 

OGAANSHO
Подписаться 1,1 млн
Просмотров 121 тыс.
50% 1

kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Опубликовано:

 

14 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 727   
@Mohamett72
@Mohamett72 2 года назад
Qofkii ugu fiicnaa uguna khayrka badnaa, uguna aqoonta fiicnaa, uguna naxariista badnaa, uguna akhlaaqda badnaa, uguna udgoonaa rabbi inta uu abuuray waa nebi Muhammed SCW ❤
@siidcali5696
@siidcali5696 2 года назад
Sallalahu calayhi wasal🥰😊👍
@fatmahassan2718
@fatmahassan2718 2 года назад
اللهم صل وسلم على سيدنا محمد
@kadrahassan2567
@kadrahassan2567 2 года назад
Salalaahu calayhi waslim Yaa xabiibunaa cswm❤
@AlCarmawi
@AlCarmawi 2 года назад
صلى الله عليه وسلم
@maxamedyare6858
@maxamedyare6858 2 года назад
Salalaahu caleyhi wasalam
@ApdilaahiIsmaacil01
@ApdilaahiIsmaacil01 2 года назад
Qokii ugu Fiicnaa uguna khayrka badnaa uguna Naxariis badnaa uguna aqoonta badnaa uguna akhlaaqada badnaa uguna uguna Udgoona Rabi intu Uu Abuurey Waa Nabi 𝗠𝗨𝗫𝗔𝗠𝗘𝗗 𝗦𝗖𝗪 ♥️🥰
@sahamiyemedia6013
@sahamiyemedia6013 2 года назад
صلى الله عليه وسلم
@abdiandi51
@abdiandi51 2 года назад
Salllaahu calleyhi wasallam
@siidcali5696
@siidcali5696 2 года назад
Sallalahu calayhi wasalam🥰🤲😪
@fartuunxuseen4201
@fartuunxuseen4201 2 года назад
Scw
@sharmaarkemuhammad5514
@sharmaarkemuhammad5514 2 года назад
اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد
@Yusuf-se9us
@Yusuf-se9us 2 года назад
عن أبي عبد السلام، عن ثوبان، قال قال رسول الله صلى الله عليه وسلم: «يوشك الأمم أن تداعى عليكم كما تداعى الأكلة إلى قصعتها»، فقال قائل: ومِن قلة نحن يومئذ؟ قال: «بل أنتم يومئذٍ كثير، ولكنكم غثاء كغثاء السيل، ولينزعن الله من صدور عدوكم المهابة منكم، وليقذفن في قلوبكم الوهن»، فقال قائل: يا رسول الله وما الوهن ؟ قال: «حب الدنيا، وكراهية الموت».
@raakiakeyse5090
@raakiakeyse5090 2 года назад
Shiikh abdinaasir wuxu ka mid ahaa macalimiintaydi cilmiga fiqiga ilaahay ha I naxariisto wlhi waan naxay sidii In nolosha cidhiidhi igu noqotay. 😭😭😭😭😭😭. Adna waxa tahay macalinkayga caalamka ilaahay ha inoo wada naxariisto 🤲🏻🥺
@amincano9255
@amincano9255 2 года назад
Sheekh cabdi Nasir Allah ha u Naxariisto 🤲🤲
@Dayr12
@Dayr12 2 года назад
Masha.allah saaxiibkay marna ustaadkeena omer inshaar waanu soo dhaweynaynaa barnaamijka jimcaha iyo wararka
@DarwiishvlogTV.
@DarwiishvlogTV. 2 года назад
Alle hawnaxaristo wlhi shiikh aad ujecel somaliya oo hagagta jecel buaha
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 2 года назад
Barnaamijka *JIMCAHA* waa mid xiiso leh oo aad u wacan, aad baa loogu baahanyahy in caalamka waxa kasocda siiba walaaleheen ee muslimiinta in xogtooda aanu lasocono, Ilaahy ummada hamideeyo, cadowgoodana hajabiyo
@yaya_______boss
@yaya_______boss 2 года назад
سبحان الله (٣) الحمدلله (٣) لاإله الاالله (٣) الله اكبر (٣) لاحول ولاقوه الا بالله (٣) استغفر الله (٣)
@amincano9255
@amincano9255 2 года назад
Ilahoow jabi gaalda islaamkana u Gargaar Amiin🤲💯
@Yusuf-se9us
@Yusuf-se9us 2 года назад
اللهم فرج هم المهمومين، ونفس كرب المكروبين، وأقض الدين عن المدينين، ويسر أمور المسلمين، اللهم اجعل لنا من كل هم فرجا، ومن كر ضيق مخرجا، ومن كل بلاء عافية، ومن كل مرض شفاء، ومن كل دين وفاءً، ومن كل حاجة قضاءً، ومن كل ذنب مغفرة ورحمة، اللهم ارحمنا وارحم ابائنا وامهاتنا واخواننا واخواتنا. اللهمَّ إليك أشكو ضَعْفَ قوَّتي، وقلةَ حيلتي، وهواني على الناسِ، يا أرحَمَ الراحمِينَ، أنت رَبُّ المستضعَفِينَ، وأنت ربِّي، إلى مَن تَكِلُني؟ إلى بعيدٍ يَتجهَّمُني، أو إلى عدوٍّ ملَّكْتَهُ أمري؟! إن لم يكُنْ بك غضَبٌ عليَّ فلا أُبالي، غيرَ أن عافيتَك هي أوسَعُ لي، أعُوذُ بنورِ وجهِك الذي أشرَقتْ له الظُّلماتُ، وصلَح عليه أمرُ الدُّنيا والآخرةِ، أن يَحِلَّ عليَّ غضَبُك، أو أن يَنزِلَ بي سخَطُك، لك العُتْبى حتى ترضى، ولا حولَ ولا قوَّةَ إلا بك. ربَّنَا اغْفِرْ لَنَا ذُنُوبَنَا وَإِسْرَافَنَا فِي أَمْرِنَا وَثَبِّتْ أَقْدَامَنَا وانصُرْنَا عَلَى الْقَوْمِ
@Qisadaallaylkii
@Qisadaallaylkii 2 года назад
Ilaahay soomaalida iyo muslimiinta ha u gargaaro ilaahayna ha u naxariisto sh. Abdinaasir waa jimcee🤲🤲🤲
@hamzedaacad8428
@hamzedaacad8428 2 года назад
Aad baan u Mahadsantahay Ustaad Cumar Inshaar warbixinta quruxda badan ee dhankasta taabanaysa aad nala wadaagtay waa wax loo baahan yahay. Wax socdana manta wax inalagu hayo hadaynu Muslim nahay baa ka Badan. Guul iyo Midinmo ISLAAM INSHA ALLAH 💪🤝🏽✊🏾🙌
@abdilahiyusuf5779
@abdilahiyusuf5779 2 года назад
Alle Ha U Naxariisto Shiikheni Waynaa Ee Shikh C/nasir Shikh Axmed
@AhmedIbrahim-j9w
@AhmedIbrahim-j9w 2 года назад
Shiikh c/naasir axmed yuusuf Shiikh aad iigu wayn aha Waxaan ka dhagaystay tafsiirka quraanka Sidoo kale intu magalada noogu yimi baa suaalo fiqi ah loo qoray wax badan oo cilmi ah ka qaatay waxa kamida aha canaqubtu ma xalaalba. Alle ha unaxaristo yaa rab Waan ooyaay wlhy. Ilahaw bidhbidhiso ka ifi wixi dilay
@saadoali4444
@saadoali4444 2 года назад
Muslimiinta sharaftoda allah uso celiyo
@5-starsnews
@5-starsnews 2 года назад
Barnaamij fallanqeyntiisa wata oo waqti badanna aad gelisay mahadsanid "chanelka Ogaansho" bro Omar inshaar
@a.laahiyemohamed4515
@a.laahiyemohamed4515 2 года назад
Jimca Mubarak masha alah waa barmaaji Ina wada anfici doona Alahana unaxariisto sheekh abdinaasir H. Ahmed
@aliabdi2436
@aliabdi2436 2 года назад
Barnaamij an sugayey keep going ustaad omar👍
@asmaomar8969
@asmaomar8969 2 года назад
😭 اللهم انصر الاسلام والمسلمين
@Dawlad252
@Dawlad252 2 года назад
*0GAANSH0* Mustaqbalka waxaan rajaynayaa in uu warbaahinta Soomaaliyeed bedelo! Guul Insha Allaah Cumaraw!
@Hoyga-macalin-walaayo
@Hoyga-macalin-walaayo 2 года назад
Inaad u rajayso kaagama baahna,naftaada so saar adigu
@Dawlad252
@Dawlad252 2 года назад
@@Hoyga-macalin-walaayo inaad Naftayda wax iiga sheegto kaagama baahni ee taada ku mashquul!
@Hoyga-macalin-walaayo
@Hoyga-macalin-walaayo 2 года назад
@@Dawlad252 maya sida ha odhan wllkey somaliyed Yaa thy waan ka xumanaya waxaan loo joogin inaad diirada saarto,waqtigu muhiim ha ku baxo
@Dawlad252
@Dawlad252 2 года назад
@@Hoyga-macalin-walaayo dantaada qabso adeer
@haaruunmaxamed3443
@haaruunmaxamed3443 2 года назад
Inta murugeysan murugada Allah ha kaqado aamiin isoboqo wll macaan 🙏🙏
@hamseofficial7116
@hamseofficial7116 2 года назад
اللهمَّ صلِّ على محمَّد وعلى آل محمَّد، كما صليتَ على إبراهيم وعلى آل إبراهيم؛ إنَّك حميدٌ مجيد. اللهمَّ بارِك على محمَّد وعلى آل محمَّد، كما باركتَ على إبراهيم وعلى آل إبراهيم؛ إنَّك حميدٌ مجيد»
@faysalwadani9427
@faysalwadani9427 2 года назад
mahadsanid soo jeediyaha soo diyaarihaya barnaamijkaan iyo kuwa la midka ah Runtii xagal aynaan ku baraarugsaneyn ayaa naga tustey dhacdooyinka dhacaya ayna ahayd in suxufiyiinta somaliyeed ay shacabka ugu fitiimiyaan sidaan oo kale markale mahadsanid 100%
@ibraahimisteelo5645
@ibraahimisteelo5645 2 года назад
Barnaamij xamsadiisa wata allaha islamka u gargaaro cumar inshar soo gudbintaada aad baad ugu mahadsantahay allaha kugu garab galo
@abdiabdirisaq6076
@abdiabdirisaq6076 2 года назад
allaha unaxariisto Shekhenna C/naasir Ilaahow soo qabo kuwii diley shekha😢
@nafisotahir9379
@nafisotahir9379 2 года назад
Markasta isku-day inaad samayso waxyaabaha aadan qaban karin si aad Awood dheeri ah u hesho💪 Happy Jumca🥰🍁
@abdoosulieban7429
@abdoosulieban7429 2 года назад
Jumca lamid ah wllo
@issanixussein4099
@issanixussein4099 2 года назад
Wa wax fcn
@mrpirate3020
@mrpirate3020 2 года назад
Jumce wangzan wll fariidoY
@Hoyga-macalin-walaayo
@Hoyga-macalin-walaayo 2 года назад
Wax aanad qaban karin hadaad isku daydo waad ku fashilmi qof liitana waad noqon,hadii cuqdad ka badbado ama ina nolosha ka dhacdo iswaydiinta iyo xal u raadista sababta aad u fashilnatay ayaa noqonaysa jidka aad awooda u qaado,oo ay dhici karto in jidkaas sanado badan kugu qaato ilaa ugu danbayn aad gaadho xilli aad qof kale tahay😭adiga qoralka waad iska tidhi ama cid kale ayaad ka so aragtay oo laftedu iska qortay lkn aniga ayaa ka mid ah dadka toos aragtidaas u waajahay
@nafisotahir9379
@nafisotahir9379 2 года назад
@@Hoyga-macalin-walaayo qofna wxpa iskama qoro bila sabab anigey igu dhacdy wan iskudayey cabsi igujirto wan sameyey kadipna awood dheeriya helay wana kuguleystay.Alxmdulilah
@miskinah2036
@miskinah2036 2 года назад
Masha Allah Cumar caqliga iyo garashada Allaha kuu siyaadiyo Runtii tusaale fiican Cabdullahi Yusuf iyo Cali Gedi Iyo zanaawi iyo kuwii la Safnaa oo ilaa hada Raalliga ka ah in Ciidamo shisheeye Somalia joogaan.
@ruun14
@ruun14 2 года назад
Allah ha u naxariisto tiir aya naga baxay😭😭😭😭😭😭😭
@Mohamett72
@Mohamett72 2 года назад
Ale ha unaxariisto Shiekh abdinasir 🤲
@amincano9255
@amincano9255 2 года назад
اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم ١٠
@carabhagio
@carabhagio 2 года назад
Barnaamij aad u Qurux badan 📌❤️🙏
@abdirammansamir8508
@abdirammansamir8508 2 года назад
Allahu akbar subhanallah jazakallahu Allah ha ciseyo dhaman Islamka
@abaskhaliif6076
@abaskhaliif6076 2 года назад
Jumca wanaagsan dhamaan walalaha muslimiinta
@ahmednasir5329
@ahmednasir5329 2 года назад
Bro ✌ merci ce comme promis 🤜🤛 Waa sidii an ku balansana'y ✊
@dailycontent3955
@dailycontent3955 2 года назад
Alaha ka badbaadiyo dhamaan umada muslimiinta dagaalada colaadna allle nama giliyo ameen Hadaa taageerto ogaansho 👍
@طوبىللغرباء-ذ8و
@طوبىللغرباء-ذ8و 2 года назад
*Allaw unaxariiso shaykhaygii qaaliga ahaa caalimkii soomaaliyeed yaarabi*
@abdirahmanharir7126
@abdirahmanharir7126 2 года назад
Alle ha naxristo sheikh waxa uu aha indhaha umada somaliyeed gaar ahan umada SSC
@elmimuhiyadiin7746
@elmimuhiyadiin7746 2 года назад
Ilaahaay haaw naxariisto marxuumka shiikh CabdiNaasir Xaaji Axmed aamiin Aamiin aamiin
@zakariagoh6687
@zakariagoh6687 2 года назад
ولا تحسبن الذين قتلوا في سبيل الله أمواتًا بل أحياء عند ربهم يرزقون... Alle ha u naxariisto sheekh cabdinasir xaaji axmed Waad mahadsantahay cumar
@mohamedcabdiwade5036
@mohamedcabdiwade5036 2 года назад
Waxad tahay nin tiisa fahamsan iyo qadiyada umadeena muslimka ah guud ahaan iyo gaar ahaan mideena somaliya maasha allah waxaad talaasumtaa akhii kutubta ibnul qayyim al jowzi iyo sheekhii sii ibnu tymiyah ibnu khalduun kutaabkisa muhiimka ah ee muqadimada waadba akhrisatay wax badan
@بنتالإسلامبنتالإسلام-م6ف
حالة الهند مثل حالة أصحاب الأخدود قال تعالى (وما نقموا منهم إلا أن يؤمنوا بالله العزيز الحميد) الله يحفظ كل المسلمين في كل مكان وفي كل زمان
@hayaan8738
@hayaan8738 2 года назад
Alle Ha unaxariisto shiikh c/naasir xaaji axmed ma aaminsani in koox argagaxiso dishaY ee sirdoon shisheeyaa dadka bulshada saamaynta ku leh laaya😪
@cabdiladhiifxasan796
@cabdiladhiifxasan796 2 года назад
Illahay gaal ha isku gumaado Muslimita illahay inuu guul siiyo
@ahmetqadi2054
@ahmetqadi2054 2 года назад
ALLE ha unaxariisto sh.c/naasir x. Axmed tiir weynbaa kabaxay dhabtii dalkeena.
@abdikadirfarey
@abdikadirfarey 2 года назад
Waan bogaadinayaa barmaamishkaan waana ku faraxsanahay inaan xaadir ku ahaado maalinka koobaad. Alle ha u naxariisto shiikha. Dagaalkaasna caalamka holcaayo saamayntiisa ayuu yeelan doonaa.
@hoodabdi4315
@hoodabdi4315 2 года назад
Barnaamij muhiima hore u soco wllky Omar inshar😍
@axmedyaazin5153
@axmedyaazin5153 2 года назад
Dhibaatooyinka caalamka ka socda waxan rajaynaya in Alle qaboojin doono Lakiin waxan Aad uga xumahay Arinka ka socda hindiya Iyo wasakhda hablaha dhirbaaxada la dhacaya Waxan tacsi udiraya sheekh cabdi naasir Alla raxima mawduuca jimcaha waa mid wanagsan jasa Kalah
@daadir3042
@daadir3042 2 года назад
Allah ha'u naxariisto shiikh C.nasir 😪😪😪
@garaaadibnuahmed8664
@garaaadibnuahmed8664 2 года назад
Alle Ha unaxariisto sh.abdinaasir xaaji axmed Aamiin Aamiin
@mustafelugatoor3863
@mustafelugatoor3863 2 года назад
Alle ha u naxariisto shiekh abdinaasir
@omarabdi4927
@omarabdi4927 2 года назад
Beledweyne allow balaayada hareermari❤❤
@abdurehmaniidle11
@abdurehmaniidle11 2 года назад
masha Allah ustaad barnaa,ij cusub iyo xogo badan jaza`kallahu kheyr ustaad.
@nasuutahir6025
@nasuutahir6025 2 года назад
Ilahay haw naxariisto dhaman dadka xaqdarada lagu layeey weliba sheekh abdinasir 🤎🥺
@abubakarmohamed1992
@abubakarmohamed1992 2 года назад
Allah unaxaristo sheikh abdinasir haaji ahmed🤲🤲🤲
@waanochannelofficial311
@waanochannelofficial311 2 года назад
Ilahey ha u naxariisto sheikh abdinasir
@engahmedqardac8478
@engahmedqardac8478 2 года назад
Alle ha u naxariisto sh abdinaasir xaaji ahmed
@nam12865
@nam12865 2 года назад
أنت مولانا فانصرنا على القوم الكافرين😥🤲🏻 MashaAllah👏..Runtii barnamijka waa mid sifiican loosoo habeeyey sida axdaathta dotskooda aad isugu match garayseen wuxuu ubaahnaa focus heer kii shaaha cabayey goor uu dhammaystay garaneen😁 wallahay Bravo👏guys...Horay usocda✊figtingg✊we need more like you✌✊
@jawahirjalaqsn9584
@jawahirjalaqsn9584 2 года назад
Muslimiinta meel walba ay jogan illahey haku Amansado insha allah
@markisshamsudiin9127
@markisshamsudiin9127 2 года назад
Subxasnallaah Subxasnallaah cilumadii buu gaal lasoo sawiray هذا من علامات ضعف الإيمان سبحان الله الخالق 😭😭😭😭😭
@ahmedmohdin5585
@ahmedmohdin5585 2 года назад
MashaaAllah waa barnamij muhiim ah
@BAASHEBULZHAWI
@BAASHEBULZHAWI 2 года назад
Nabiga aynu kusalino waa jumca eh Mahadsanid cumar✋
@samriyeofficial3583
@samriyeofficial3583 2 года назад
INAALI LAAHI WAA INAA ILAYHI RAAJICUUN ILAHAY HA U NAXARIISTO SH CABDINASIR XAAJI AHMED
@mohamed4729.
@mohamed4729. 2 года назад
Barnamijkan wa nka helnay30 daqiiqo karsi hda kadip si aan ugu shaxeyno👌👌
@abdirahman8500
@abdirahman8500 2 года назад
Alle ha u naxariisto Sheekh Cabdinaasir xaaji Ahmed.
@sharmaarke-Nabane
@sharmaarke-Nabane 2 года назад
Allaha unaxaristo Sh C/naasir
@wacdiiyowaano3583
@wacdiiyowaano3583 2 года назад
Ilaahoow naga soo qabo dadka culimada gumaadaya calaama dag daga allow kaifi indhahay natireene alloow indhaha tir alloow adaa garanayee umadaada kasooc 🤲🤲🤲🤲🤲
@waligeymailoobo8651
@waligeymailoobo8651 2 года назад
Aamiin allaha unaxariiso sheekha
@detectionpro3324
@detectionpro3324 2 года назад
inta muragaysan murugta allah haka dul qaado aamiin
@darulakhirah6094
@darulakhirah6094 2 года назад
Allah unaxaristo 🤲😭 Masha Allah jizakalah walalayal ❤️👏. INSHA ALLAH DARUL AKHIRAH sido kale wuxuu idin so gudbinaya Muxadaroyin diini ah fadlan soo booqo kuso dhowow mahadsanidin🌍
@nimajirde6413
@nimajirde6413 2 года назад
Mashallah wcs 😍 keep going my dear brother welcome back legend thanks good information
@maandaweeye230
@maandaweeye230 2 года назад
Waad ku mahdsantahy barnamujka jimcah ee aad soo kordhisy 🥰👐✌
@dailycontent3955
@dailycontent3955 2 года назад
Alaha unaxariisto marxuumka
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq 2 года назад
Salamaad Minkuli Afaad, Xaqiiqatan Waa Saacadii Qiyaamaha oo fooda nagu soo hayso, iyo Dagaalkii Dunida 3xaad oo soo dhow ama bilowday, Allow Qaatumo khayr nagu dil, Cadowga islaamkana, Naga Qabo, Qabasho daran amiin yaarabi Allahuma amiin🤲🇸🇴💝😢😪
@ibrahimhajiosman3900
@ibrahimhajiosman3900 2 года назад
Allaah shiikha ha u naxariisto danbigiisana ha dhaafo aaamiiin Inad shikha barmamid gaara ka samaysid oo taarikhdisa ah baa fiicnaan lahayd ustad mahad sanid
@ilyaasnuur1635
@ilyaasnuur1635 2 года назад
Thanks my best teacher
@cabdinaasircawil3381
@cabdinaasircawil3381 2 года назад
Ilaahay haunaxariisto Sheekh Abdinaasir Xaaji Axmed, wuxuu ii ahaa ehel, qaraabo, macallin, hogaamiye, iyo oday dhaqameed intaba, way na agoomeeyeen, naga ilmaysiiyeen, qalbigana na jabiyeen, 😓😪😭, waxaase iga ballan ah inaan ku dhinto wixii uu kudhintay sh. Abdinaasir, oo ah faafinta Dacwada rabbigay, wali masiibo ka xanuun badan ima soo marin tanoo kale, Ilaahay hakui Naxariisto Sheekh Abdinaasiroow.
@mohamedabdi4315
@mohamedabdi4315 2 года назад
Qiyaamihi baa so dhaw wlhi qof walbow ku ducayso khaatumo wngsn Aamiin Aamiin
@بنتالإسلامبنتالإسلام-م6ف
صدقت أخي الله يعزك ويرفع قدرك إستمر إن شاء الله
@presdentabdulqaadir448
@presdentabdulqaadir448 2 года назад
Waxa dhaw in sha allaah waqtigii guusha laakin ficil ayaa la inaga rabaa iyo aan ka kudubno qabyaalada oo ah aafada ugu wayn ee ina curyaamisay
@zaki143
@zaki143 2 года назад
Jumca wanagsan team omar inshar from baledweyne, hiiraan, Somalia, 🙏💖
@AjAweisOFFICIAL
@AjAweisOFFICIAL 2 года назад
Soomaliya allah habad baadiyo nabad iyo nolol allah hasiiyo isoo booqda🇸🇴🥺
@caishawali8198
@caishawali8198 2 года назад
Allaha u naxariisto Shiikh Abdinasir😭😭😭😭lakiin waxaan iswaydiin leh muxuu falay
@asraar
@asraar 2 года назад
Alle naxariistii jano haka waraabiyo Sheikh Abdinasir Hajji Ahmed
@maxamedsiyaadsaciid6460
@maxamedsiyaadsaciid6460 2 года назад
Mansha.alaah.oGaanshaha.dunida.maskaxda.iyo.aqoonta.allahakudaayo
@abdulwahabahmed9998
@abdulwahabahmed9998 2 года назад
Ustad waa programme wanagsan horay ugu soco alfa mubaraag
@abdirisakalidirie7231
@abdirisakalidirie7231 2 года назад
Aamiin allah ha unaxariisto shiikheenii
@nimcanurayoutube389
@nimcanurayoutube389 2 года назад
Mashallah ogansho keep going wan ku faraxsanahay isbadalka ad ku samaysay channel kaga 🤛🏽🤛🏽
@sakisaed4636
@sakisaed4636 2 года назад
13 minutes wey yartahey ustaad cumar so badi inshallah
@abdusalaamridwaani9643
@abdusalaamridwaani9643 2 года назад
Barnaamijkan waan sugeynay ustad qeybti 2aad aan sugeynaa
@mkpoi4673
@mkpoi4673 2 года назад
barnaamijkan wllhi waan ka heley keep going omar inshar
@abdilhaknorih5140
@abdilhaknorih5140 2 года назад
Jimca lamida barnaamij aad uqurux badan muslimiinta meel walbo ay joogaan alle hau gargaaro mahadsanid omar inshaar
@shaficiaxmed9769
@shaficiaxmed9769 2 года назад
Alle ha u naxariisto isaga iyo wixii islaamaba wll
@abdirahmanbashar4824
@abdirahmanbashar4824 2 года назад
CUMAR INSHAAR waan kusalaamay wll dhibta umada soomaliyeed maad mar um laga hadlo Sida gumaadka ay ku hayaan gumaystayaasha calooshood ushaqeestayaasha shukran ustaad INSHAAR
@rodaadam3498
@rodaadam3498 2 года назад
Ilaahey haunaxaristo oo qabriga haunuuro shiikha ilaahey daalimiinta dadka dhiigoda xalshady haka soo qabto qabasho daran ilaahey dhamnten xaqa hainaso tuso oo khaatumada khyr hanogu khatimo aamen aamen aamen
@ahmednurusman5791
@ahmednurusman5791 2 года назад
Omar ishaar wad Asiibtay wall Barnamij kan Qaabka uu wajahayo Somalia iyo Amison, waa mid aan run ahantii ilaa xad la dhacnay. Mahadsanid wall barajun wayn ayad wadaaa
@abdihakimaadam3520
@abdihakimaadam3520 2 года назад
Alle u naxariisto sheekh abdinasari xaji ahmed
@nimcaanyare7495
@nimcaanyare7495 2 года назад
muuqaal kaxiiso badan ma arag mudadaan shukran omar🤎
@bababoy8817
@bababoy8817 2 года назад
Alle haunaxariisto shiikha
@xilkas2228
@xilkas2228 2 года назад
Alla run badana cidan shisheye dhib moye faido noma keenin allow somalia ugar gar
Далее