Тёмный

Siduu Canug Agoon ah u Noqday Hoomiyaha Ugu Xooganaa Bariga Dhexe .? | Sadaam Xuseyn . 

OGAANSHO
Подписаться 1,1 млн
Просмотров 216 тыс.
50% 1

kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Опубликовано:

 

5 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 367   
@ASAD.HAJIO27
@ASAD.HAJIO27 2 года назад
The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet muhammad❤️❤️❤️
@aadancambe7079
@aadancambe7079 2 года назад
Scw scw
@yahyeahmad7635
@yahyeahmad7635 2 года назад
scw
@blalfarah6961
@blalfarah6961 2 года назад
Ma Sharma qofka saa u hadlaya kkk
@abdulrahmansuleiman9804
@abdulrahmansuleiman9804 2 года назад
Hadalkan koobiga ah ee baryahan lawareejiyo horta halkeee laga keenay?? Nabi muxamed ku salli waayo Salligaa ayaa waxwalba kaaa filane
@highflyer215
@highflyer215 2 года назад
@@abdulrahmansuleiman9804 waa wax khaldan waliba ma saxaan hadalka
@BEERYAHAN
@BEERYAHAN 2 года назад
FARRIIN ama CODSI = Cumar Inshaarow walaal gacaliye waxaan kaa codsanaynaa inaad is dultaagto imaaradihii geeska Afrika si gaara IMAAM AXMED GUREY. Waxaan kugu soo xirnaa ilaa waagaa 50.000 ahayd Shukran Geesigii Sadaam ahaaa Allaha u naxariisto.
@ayuubadam5435
@ayuubadam5435 2 года назад
Allaha u naxariisto wuxuu ahaa geesi ku dhashay geesinimo iyo dhiiranan Anagana Allaha nasiiyo geesinimo iyo dhiiranan aan Tariikhda ku galno oo aan nafidneen Aamiin
@abdinasir____k9909
@abdinasir____k9909 2 года назад
"39 Gantaal Baan Ku dhuftay Yahuuda🇮🇱 waxaana sugayaa hogaamiyaha kan 40 aad Ku ridi Doona" Wow Waxaasaa Geesi Ah Ma Gabada ah❤️✌️
@amgame5160
@amgame5160 2 года назад
Wali hada wuxu Dhiig Carbeed kusii jira Dalga Kuwayt iyo Algeria waxan Rajaynayana in ay Buuxiyan afartanka
@mohamedyosuf310
@mohamedyosuf310 Год назад
@@amgame5160 qadyadada falastiin carab kaliya ma quseeyso ee qofkasto oo Muslim ayey quseysaa pro🤏😌
@yasmiin_yousuf
@yasmiin_yousuf 2 года назад
Inbadan baan sugaayey inaad kasoo hadasho sadaam😩🖤😍Thank You🙏💝
@malikibrahim9
@malikibrahim9 2 года назад
من بداية عام الذي أسست هذه القناة إلى الآن أتابعك والحمد والشكر لله وبعده لك. يا أخي محتواك هذا جميل ومبدع للغاية واصل إلى التقدم وأستمر. أخوك مالك إبراهيم من مدينة قارسا الكينية غصباً.
@husseinabdillahi2473
@husseinabdillahi2473 2 года назад
MD siyaad barre ayn kaa sugaynaa videoga xiga inshaAllah, waad ku mahadsanthy sida quruxda badan ee noogu soo gusbisay.
@arahmandodoo2196
@arahmandodoo2196 2 года назад
Afeayne suuli uu ku dhintay
@omaari155
@omaari155 2 года назад
Kaas ma qof somaali ah oo xisaabsada ayaa jira ninkii aayadka quraanka ku kufriyay
@sheekowadaag1234
@sheekowadaag1234 2 года назад
Ma suuli bu kubakhtiyu kaso hadli kara😂😂😂tariikhba ma lehe
@ayada_channel
@ayada_channel 2 года назад
@@arahmandodoo2196meel ayaba ku xanuneso xage ku xanunayo 😂😂
@husseinabdillahi2473
@husseinabdillahi2473 2 года назад
@@arahmandodoo2196 bal aan ogaano sida uu dhintay Allaha unaxariistee
@xikmadoTube
@xikmadoTube 2 года назад
Nolosha adduunyadu waxay indheer-garadka utahay dhalanteed, doqonkana ciyaar, maal-qabeenkana maadeys saboolkana musiibo. 🔐🖇
@yourbrother8130
@yourbrother8130 2 года назад
Rabi janada ha inagu ku lan sii yo aamiin 😭
@hafsacooking3818
@hafsacooking3818 Год назад
Aamiin yaa Allah🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻
@hamzaabdirahman9703
@hamzaabdirahman9703 2 года назад
waa barnaamid aan wax badan kafaaidnay aadbaanad ugu mahadsanthay noosoo badi barnaamijyada noocan oo kala ah mahadsanid marlabaaad.
@mustafesaahid7615
@mustafesaahid7615 2 года назад
Cumar inshar wax kasta oo uu soo gudbiyaa waa cashar nololeed Habeen dhaweyd ayaan diyaarad ka raacay adisababa shan saacaddood oo aan hawada ku jiray waxan hore u sii download garaystay fandhaal podcast si aan u sii dhagaysto
@maxamedbashiirmb7731
@maxamedbashiirmb7731 2 года назад
sadaam Xuseen Geesi bu ahaa Allah Unaxristo Kitaabkisa gacanta midig Allah kasiyo ❤️
@MahamoudAli-hq1rw
@MahamoudAli-hq1rw Год назад
Ascbbjlwc
@xaliimoabuukar9842
@xaliimoabuukar9842 2 года назад
Asalam caleykum salaam kadib allah uu naxriisto wuxuu ahaa nin geesi ah mar aan yara waxaan maqli jiray magaciisa markas Ayaan jeclan jiray sadam Xuseen geesi geesi dhalay hadii aan guursato oo ilaahay ii siiyo wiil waxaan uu bixina aan ku samiina sadam Xuseen maalinta la dilaye oo maanta carafo aan ka arkay TV jaziiro waan ooyey marka aan maqlo magaciisa waan soo xasuusta dhimashadiisa sidaa loo dilay wuxuu ahaato allah uu naxriisto inta wada dhimaatay 🤗😭💔🤲
@mohamadibraahim930
@mohamadibraahim930 2 года назад
جزاك الله خيرا يا أخي الكريم
@shaaficicali5089
@shaaficicali5089 2 года назад
Sadaam xuseen aniga ka shaqsi ahaan waxanku tilmaamikaraa geesi garab wayay libaxii suniyinta islaamka waxan soo xasuustay hadalkii madaxweyne mursi oo ahaa hadilina libaxyadiina hadii kale waxa idin cunayo yeyda cadawgiina daldalaadii sadam xusen wexey iiga dhigneed in suniyiinta ubilabaneyso hoog iyo halaag sadaam xuseen ilaahey janatul firdowsa ha kugu abaal majiyo aamiin yaa alaah
@nasteexomuxudiin9471
@nasteexomuxudiin9471 2 года назад
Marki ugu horeyse ee aan tv fiirsado 30/12/2006 waxana fiirsade qisaaski sadaam xuseen maalinkas waligey mailawi dono
@NeymarJR-km7hw
@NeymarJR-km7hw 2 года назад
We love you our somali journalist ❤️
@abdulrashiidhassan2215
@abdulrashiidhassan2215 2 года назад
Allah ha unaxaristo sadam.hussen al tikriti , ❤😭😭
@abdullahibulla
@abdullahibulla 2 года назад
Geesinimo wataas 🗣️39gantaal aya kuriday yahuuda waxa sugaya hogamiye carbeed ee kan 40aad kudhufto allaha unaxaristo sadam😥💔30/12/2006 maalin dhaman umada islamka faraxsan yihiin oo ciid ah aye murug ubadaleyn buush iyo nacamleyashisa ciyaalka jahamana🏴‍☠️
@yahyeahmad7635
@yahyeahmad7635 2 года назад
sxp waa xaad soo gudbisaa fiidyoowyo muhiim ah walaahi waan jeclahay fiidyawdadaada guulayso sxp❤️❤️❤️
@kinglove6299
@kinglove6299 2 года назад
Allaha unaxarista sadam Hussein 😭
@mohameddahirhagar4017
@mohameddahirhagar4017 2 года назад
Alle how naxariisto si fcn ban uqaan hogamiyaha adna si wngsn bad utebisay mahdsanid carabta ayaana mnta deremikarta wixii uka horjogay!
@mohamedawes6370
@mohamedawes6370 2 года назад
mashaAllah maanta Aya baraye story gisa Sadaam Hussein.
@bakarahmed8955
@bakarahmed8955 2 года назад
M.allh wllky waxu aha halyey lkn bil adanka wey qaldaman oo maqaldame waa allah illahey ha unaxaristo 😒
@DeeqMaalMedia10
@DeeqMaalMedia10 2 года назад
Keep going Brather ❤
@Diiriye14
@Diiriye14 2 года назад
Mahadsanid ustad
@mahamudjeylaniyare4064
@mahamudjeylaniyare4064 2 года назад
Wcs legend Omar inshaar ❤️700k is coming soon ❤️ keep going ❤️ channelka ogansho ❤️🏆🏆🏆
@radaarofficialchannel7366
@radaarofficialchannel7366 2 года назад
Allow unaxriiso Sadaam Hussein 🥺🥺
@abdirahmaanidirismaxmed7757
@abdirahmaanidirismaxmed7757 2 года назад
اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وأصحابه وسلم
@hafsacooking3818
@hafsacooking3818 Год назад
Salallahu calayhi wasalam ❤️❤️❤️❤️😘😘😘😘
@kheerjecelmedia1059
@kheerjecelmedia1059 2 года назад
Asc wllka kherka jecel muraadkiina allaha idin saqiro amiin yarap nasoo booqada insha allah mahadsanidiin
@soomaalidageeska186
@soomaalidageeska186 2 года назад
😉😉😉❤😆😆😆🙊🙊🥰💝🙈🙈🥰🙊💟💓🤑🤗🤑🤪☺☺☺😗🤪🤪😚😚
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 2 года назад
MashaAllah mawduuc wacan
@abdikarimismail442
@abdikarimismail442 2 года назад
The Best ever The most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad 🤍🤍💜 allahu Akbar Allah yaa Rahman geesigi arabta sadaam hussien qabri illahay haku wasiyeyo🤲💯♥️
@abdukadirhazaraofficial3699
@abdukadirhazaraofficial3699 2 года назад
39gantaal midka 40tanaad ninkii kudhufa lahaay Allah ha ika dhigo 🤲
@sumayamohamed2807
@sumayamohamed2807 2 года назад
Aamin anigna qofkiiii 41ahy☄️🚀🥺🫰
@papiobashka5401
@papiobashka5401 2 года назад
@@sumayamohamed2807 ha iga reebina 40 allah ha iga dhiga 🤲
@papiobashka5401
@papiobashka5401 2 года назад
@İhw waa saxan tahay lkn meel qabiil hareereyey waxba lagama qaban karo dhibaatada waa dhaxdeena sorry marka
@sumayamohamed2807
@sumayamohamed2807 2 года назад
@İhw 🥺🥺
@sumayamohamed2807
@sumayamohamed2807 2 года назад
@@papiobashka5401 haaa😘🫰
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 2 года назад
Salaam Brothers and sisters
@dejistech9692
@dejistech9692 2 года назад
ujeedka wuxuu aha qalbi jabka Umadda muslimka balse nama niyad jabin ALLAAHU AKBAR
@somalianopinion
@somalianopinion 2 года назад
Illhay ha u naxaristo Madaxweynihi sharafta u saaxiibka ah ( SADAM HUSSEN) Aamiin Aamiin.
@abdihakinkacaan3373
@abdihakinkacaan3373 2 года назад
I.a mar un waan hogaamin doona soomaaliya heer waxan gaarsiin doona Africa somalia hoostimaado Duco igu kaalmeeya
@cabdifitaaxnuurmaxamed9701
@cabdifitaaxnuurmaxamed9701 2 года назад
Masha allah taariikh wanaagsan
@mohamedsalimiin5441
@mohamedsalimiin5441 2 года назад
Sxb Past 2 Ayaan Kaa Sugaynaa Qisada Sadaam Xuseen Allaha Unaxariisto Aamiin
@cabdalla.com-
@cabdalla.com- 2 года назад
اللهم صل وسلم على نبينا محمد صلى الله عليه وسلم
@hafsacooking3818
@hafsacooking3818 Год назад
Salallahu calayhi wasalam ❤️❤️❤️❤️😘😘😘😘
@intisaarstarchannel2831
@intisaarstarchannel2831 2 года назад
Allahaunaxariistosadaamxuseeyn
@muxsinisman8082
@muxsinisman8082 2 года назад
aabe sadaam xuseen ilahay ha unaxariisto
@xamsetoni7352
@xamsetoni7352 2 года назад
Awoowgen siyaadna alaha unaxristo 😭asna wxa ku dhshy shilabo ilen asaga dabadi nuur dwlad nimo ma arg😥😢😣
@shamsodiini3272
@shamsodiini3272 2 года назад
Manshallah Manshallah
@muscabsharif9794
@muscabsharif9794 2 года назад
Asc wll inshaar xerada xalane decomentry ka soo diyaari waxaan layaabay meel aysan dowlada maamulin oo ka tirsan Mogadishu
@sakimohamud9313
@sakimohamud9313 2 года назад
Zxp hore usoco 700k Insha Allah 🌹☘️
@hanadhaashi8945
@hanadhaashi8945 2 года назад
allah ha u naxariisto
@kamalnasir7775
@kamalnasir7775 2 года назад
Allaha mahad I'm first person watch this video
@Anasbdal
@Anasbdal 2 года назад
Halyeey carbeed iyo muslim kaba allaha u naxaristo saddam hussien
@ashaanka
@ashaanka 2 года назад
Sadaam geesi garab wayay allah yarxamhu🤲🤲 Wlh wiilashiisa daagal jihaad ah galshay wlh inu nin wanagsan ahaa✅✅😥😥
@khaliddaus
@khaliddaus 2 года назад
Ku Mahadsanid ogaansho sida fiican ee aad noogusoo koobtay taariikhda sadam Hussain.
@cabdalla.com-
@cabdalla.com- 2 года назад
Dadka badanaa horumarka gaaray hadaad u fiirsatid waa dadka nolosha adag ku soo koray
@cabdicasiisxasan5035
@cabdicasiisxasan5035 Год назад
Maasha allah ustd cumar mhdsnd💯🙏 noo soo nadi taariiqyadaan oo kale I.a
@khadiijacabdiraxman1308
@khadiijacabdiraxman1308 2 года назад
Geesi garab waayey cadaw Ayaa uheshiiyey illaahay hawnaxariisto
@cabdicasiisibraahimmubaara6263
@cabdicasiisibraahimmubaara6263 2 года назад
Waxa loogu soo aadiyey dilkiisa maalin ciidul adxa sax waa ujeed gaar ah waxaan soo xasuustay nin jahmiyada ahlu bidaca kamid ahaay ayaa soo qabtay imaamka muslimiinta midka midahaay markaa buu yiri waana maalin ciidul adxa ah muslimiineey hadii aad udxiyee saneesaan anigu ninka Ayaan ku udxiyee sanayaa marka maadaa muslimiinta yoomu naxri u tahay anaguna sadaam xuseen ayaan ku udxiyeeseenaa waaye marka waxaakale igu soo dhacday maah maahda ah hasha goowrac nirigta haku quus qaadatee
@abdullahibeezaani8246
@abdullahibeezaani8246 2 года назад
Thnlz ustaad Omar inshar
@mahrezaslam3788
@mahrezaslam3788 Год назад
Macha allah of our brave Sadam
@umusumayo8147
@umusumayo8147 2 года назад
Maasha Allah
@abusuheyba
@abusuheyba Месяц назад
Allahu haunaxristo
@mohamedsalimiin5441
@mohamedsalimiin5441 2 года назад
صلى الله عليه وسلم ❤❤
@cabdifitaaxfaarax1668
@cabdifitaaxfaarax1668 2 года назад
Nin kaligii talis jecel waaaye SADAAM XUSEEN
@sahrayassir8239
@sahrayassir8239 2 года назад
Allah ha u naxristo
@cadnancali4675
@cadnancali4675 2 года назад
M.a horay usoco ustaad cumar
@Ak_jimcale
@Ak_jimcale 2 года назад
Aad iyo aad Ayaan kagama hadcelinaya Ustaad Omar inshaar muqalo Aan Wax badan kafaideno alle hakusharfo
@yuusufliibaan1380
@yuusufliibaan1380 2 года назад
Shukran wll ogaansho
@cabdinaasirmalin9715
@cabdinaasirmalin9715 2 года назад
wan ku salaamay ustaad
@sheikhzakaria5147
@sheikhzakaria5147 2 года назад
Halyeeygii carabta sadam eebe naxariistii Jano haka waraabiyo
@salmamustapheali
@salmamustapheali 2 года назад
Mawduuc muhiima weeyi runtii. 2019kii ilaa hada ayaan baadhayay taariikhdii Saddaam Xusein, mana jirto amaba way yartahay vedio ama kitaab lagaga sheekaynayo taariikhdiisii oo aanan arag.
@culayteam6029
@culayteam6029 2 года назад
ASC OMER INSHAR WAXAAD TAHAY RUNTII MACALIN DAD BADAN WAX BARAY CAADOOYIN XUNA KA REEBAY .5 AYAN ISTICMALAYAY CADA XUN EE SIIGADA ,MUUQAALADAADA WAAN DAAWADAY HADANA MA JOOJIN BAL XALKELE MA II HELAYSAA USTAAD
@shucaybmohamed2832
@shucaybmohamed2832 2 года назад
Xalka Noloshada qof kale mahayo. Haka Fikirin dhibatada eey Aduun ahan Kugu keneeyso ee ka Fikir dhibatada aakhiro beelka ah wlle.
@Abusufiyan_____4
@Abusufiyan_____4 2 года назад
thanks video document nasoo badi
@abdelkareem1
@abdelkareem1 2 года назад
Sadaam culimadii xilligiisa iyo kadiba noolayd waxay ku tilmaamaan inuu gaal ahaa Allah ayaa og lkn khaatumadiisii wuxuu shaqaystayna wuu la tagay Allahu aclam.
@abdirahmanhusien6174
@abdirahmanhusien6174 2 года назад
So xajiyey siduu gaal ku naqan kara video la hyaa asga xmarka jooga
@abdelkareem1
@abdelkareem1 2 года назад
@@abdirahmanhusien6174 Abujahalka xajka ayuu joogi jiray waanu xaji jiray. Xaj kaliyana muslim laguma noqdo
@abdirahmanhusien6174
@abdirahmanhusien6174 2 года назад
@@abdelkareem1 Anga ma heyno meel gaalnimo ku sheegtey sadam xuseen & asga quraan aqrinaya wa arkey video ah qaf gaal ah xaramka ma galo teedkle siyaad bare wan aragney asga leh suluz & rubuc & mjraan wan kuso diri karaa wlba culimo u diley ma dhahi karno gaal buu ahaa qalbgsa alle og meel gaalnimo ku shegtey ma arag nbiga scw كفي بالمرء ان يتحذث بكل كاسمع qaf wxa ugu danb ugu filani in ku shekeeyo wx kasta maqlo
@c.fataaxjaamac1735
@c.fataaxjaamac1735 2 года назад
Ilaahoow unaxariiso aabihii
@Myhalimaworld
@Myhalimaworld 2 года назад
There will be no other like Sadaam. I can't judge him, only Allah will judge him on the judgment day.🤔🤔
@abdirahmaan9352
@abdirahmaan9352 2 года назад
AllaH Haka Ajar siiyo wllkei waxaad Noo iftiimisay
@maryankiin3501
@maryankiin3501 2 года назад
Khaladaad wuugalay ale.hacafiyo geesina wuu ahaa shihiid alaha kadhigo maalinka aydilkiisa kubeegena islaamka ayeey bahdil ugadhigeen aaway muslimkii waxkuqaadan lahaa allow nasug si aangaalo isaga dhicino.aamiin
@Ciilow__rashford10
@Ciilow__rashford10 Год назад
Saadam xusen allah unaxariisti wllhi waqtigii caruurnimadeyda 7 jirkeyga aya ku dhawaaqi jiry ani io asxpti yaranteyda saadam xusen ha noolaado buush buush hadhaco
@aytamohamed8860
@aytamohamed8860 2 года назад
Cawaa comment gii ug horeeyey me!!💯
@abdirahangeedi8326
@abdirahangeedi8326 2 года назад
Walaalo Kala aabe ah sow ma ahan mise waa sida aad u shegtay oo waa Kala hooyo Mr Inshar🙏
@kamaalniyaas1014
@kamaalniyaas1014 2 года назад
Sadaam Xuseen Wuxuu Ahaa Halyeey ISLAAM iyo CARABA Alle Ha Unaxariisto Maalin Kheyr Baa GAALO iyo Wax Ushaqeeyaba Dileenee
@idirisahmed5
@idirisahmed5 2 года назад
Sadam Hussien🥷🏻Alle Ha Unaxarizto
@tersoopraya2321
@tersoopraya2321 7 месяцев назад
King Sadam Hussain King Sadam Hussain King Sadam Hussain King Sadam Hussain King Sadam Hussain King Sadam Hussain King Sadam Hussain King Sadam
@cumarcabdisalan4223
@cumarcabdisalan4223 Год назад
Allah ha, unaxariisto Sadam Xuseen 😭
@cabdisiciid4973
@cabdisiciid4973 Год назад
Allah subxanow wattacalla naxariisti jano haka waraabiyo wuxuu ahaa geesi halyey islama oo shahiiday
@ilyesRajaa-cb4ne
@ilyesRajaa-cb4ne Год назад
❤ilaaheey mahadiis ayoo kuhelay
@khalidismail9498
@khalidismail9498 2 года назад
Role Model Mr Sadam Hussain.....Insha Allaah
@sabrinababy4926
@sabrinababy4926 2 года назад
Don't say role model lama dhaho qof bila adin ilaa Nabi Mohamed scw bis
@abdiasiisklarabdiasisklar8597
@abdiasiisklarabdiasisklar8597 2 года назад
Carab Marka damaysay wax Baskoolad hub ma hayaan maxaa dhacay # qof hubka wataa wala dila EEE lama qaban karo
@sheekowadaag1234
@sheekowadaag1234 2 года назад
Alle ha unaxriiste geesi sadam husein almajiid ❤
@mustafemuhiyadiin2134
@mustafemuhiyadiin2134 2 года назад
ilaahadana laguma dhufan kantalki 40, الله يرحمك يا أسد سنه
@ahmednoormohamedsigale8143
@ahmednoormohamedsigale8143 2 года назад
Allah ha unaxariisto sadam Hussien
@aarkaxsn2144
@aarkaxsn2144 2 года назад
Sadaam Xuseen geesi garab wayay aniga oo 5jirah ayaan kaqeyb galay mudaharad loogu baqayey siideyntiisa alla yaaraxma 😥 adiga OO kale Alle hainososaro🤗
@Anteeno_Channel
@Anteeno_Channel 2 года назад
Allow unaxariiso Halyeeey Carbeed Sadaam Xuseyn
@hiboabdilahi3624
@hiboabdilahi3624 2 года назад
Mncha Allah
@SANDUUQA_QISOOYINKA
@SANDUUQA_QISOOYINKA 2 года назад
Walal waxan soo gudbinaa filmaantii u dambeeyay, oo af soomali ah, inagoo kugu soo gudbinayna qaab casri ah, filmka dhannah kugu tabinayna daqiiqado kooban, nagu soo biir walal ❤ 🙂..
@BEERYAHAN
@BEERYAHAN 2 года назад
Filim maxaa laga faaiidi. Xoogaagii ma waxay dad ku madadasdhaana ku bixisay hadda ? Yacni qof dhan oo Muslima waxaa camal maku madhquuli karaa ?
@maryamchannel4928
@maryamchannel4928 11 месяцев назад
@@BEERYAHANwallo qof walbo isaga aya u ah xuriyadiisa af qaba dhaxa jooji
@BEERYAHAN
@BEERYAHAN 11 месяцев назад
@@maryamchannel4928 Adigu ma xumaantaa u dooddaa ? Cajaaib dadbaa xumaanta jooji haddaa qof ku tiraa xitaa ka xumaanaa.
@AmalintegratedislamicSchool10D
@AmalintegratedislamicSchool10D 2 года назад
Alle ha u naxriisto sadam xuseen
@picalocali8855
@picalocali8855 2 года назад
waxaan rabnaa wll gesyidaadii dalkeena so maray inaa barnaamij kasoo sameeso sida general mohamed farax aidid
@ZoobeEnglish
@ZoobeEnglish 2 года назад
Sadaam Husein 🥺😢💪
@abdimuktar4362
@abdimuktar4362 Год назад
Alaha unaxariisto sadam
@caliaxmad8561
@caliaxmad8561 2 года назад
Alla ha unaxariisto lkn ma ilaawin mana ilaawi doono ciqaabta ay mariyeen sahyuuniyada maraykan iyo yuhuuda waxaaanay wada dileen labadiisa wiil iyo mustafe oo awoowo uahaa
@cabdicise6495
@cabdicise6495 2 года назад
Asc cumar inshaar
@abdaasheik3594
@abdaasheik3594 2 года назад
ogaansh markii igu horeysay aan mu arkey waxey aheyd 2016 as i think dhab ahaantii soo jeedintaada wey fcnthy khaas marka aad ka hadleyso hawada sare tusale ahaan mariika or mars المريخ please muuqaaladaas soo badi iyo kuwa muqalkan cml love you😍😍😍😍my teacher🥰🥰🥰🥰
@mohaapdi964
@mohaapdi964 2 года назад
M.a mhdsnid wll 😊
Далее
How Many Twins Can You Spot?
00:17
Просмотров 24 млн
НЕ БУДИТЕ КОТЯТ#cat
00:21
Просмотров 1,1 млн
这位大哥以后恐怕都不敢再插队了吧…
00:16
Wuxuu Ahaa Nin Madow | Qisada Luqmaan Al Xakiim .
17:12
Jaasuuskii laga helay guriga Madaxwaynaha!
18:49
Просмотров 224 тыс.
How Many Twins Can You Spot?
00:17
Просмотров 24 млн