Тёмный

13 SANO DIB U NOQDAY MARKI AN WAYNAY ILMAHA WAXAN SINO ANIGA IYO XAAJIGEYGA 

Ruumi Channel
Подписаться 79 тыс.
Просмотров 12 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

18 янв 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 60   
@user-dd6iq2xo6k
@user-dd6iq2xo6k 6 месяцев назад
Hbo reer cusub ahay hada curty runti aad ku tagera noo soo badi dhirigalinta❤
@qalbiuroon746
@qalbiuroon746 6 месяцев назад
Manta bishu waa 19. deyn ayna radinoyaa wallhi yurubna wan joga dad ayn wax udiraa ana deyn ayan radaa yaab abayoy wa inan is badalo
@hakimaalasow9822
@hakimaalasow9822 6 месяцев назад
Aniga deenta maba dhaafi karo wax iiziya xata deen ugalaa ilaahow iga madoobeey deenta
@Feyla731
@Feyla731 6 месяцев назад
@@hakimaalasow9822inta deen ad wadid hore uma soconeyso jooji
@chouchouchoukri1211
@chouchouchoukri1211 6 месяцев назад
Allah es grand kusali nabiga salalaahu caleyhi wasalima maschallah my sis 😊
@riyaqcookingandcleaning
@riyaqcookingandcleaning 6 месяцев назад
M. N thanks qaali ❤
@user-gh1hv5zf3f
@user-gh1hv5zf3f 6 месяцев назад
Mash Allah ruumeey gabar aqli badan baatahy حسن التدبير
@user-ku5dj7ub7r
@user-ku5dj7ub7r 6 месяцев назад
❤ شكرا ❤يا اختي
@user-wz7id1rt3e
@user-wz7id1rt3e 6 месяцев назад
صراحه أستفت منك كثير شكرا حبيبتي روما❤
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 6 месяцев назад
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallh shukrn
@maryansalad7000
@maryansalad7000 6 месяцев назад
Masha alh a byo wax bn ka faa,iday ❤noosoo badi
@ayaanyuusuf4505
@ayaanyuusuf4505 6 месяцев назад
Mansha allah tabaarakallah ❤❤❤ habo kudayasha mudan Aadbaan kuu daawada waanan kugu xidhnahay
@nimco7782
@nimco7782 6 месяцев назад
Tnxs mcnto
@ayaanyuusuf4505
@ayaanyuusuf4505 6 месяцев назад
Jazaakallaah ❤ ❤❤
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 6 месяцев назад
Manshaallah ✌️
@user-kh4ul6ng2z
@user-kh4ul6ng2z 6 месяцев назад
Masha allah
@user-vh6vt9hs3e
@user-vh6vt9hs3e 6 месяцев назад
Masha Allah walahi ruun macanto walahi waxabaan Ka hafaaiiday war Alle haku batrakeeyo
@sarah.a4096
@sarah.a4096 6 месяцев назад
Absolutely
@user-gh6xv6yj6n
@user-gh6xv6yj6n 6 месяцев назад
ماشاء الله
@user-cu4zm8rj5p
@user-cu4zm8rj5p 6 месяцев назад
Ruumiyeeey xiligaasaan kula soo gaadhnay abaaaayo❤❤❤❤
@salmantheking171
@salmantheking171 6 месяцев назад
Istaqfirulaah Ilaha haku caafiyo
@gabarwcn1267
@gabarwcn1267 6 месяцев назад
Kk bari bn u so noqon oo dawan aus 2:11 am Insha Allah
@user-jo4ns8eo8r
@user-jo4ns8eo8r 6 месяцев назад
abaayo wasaxantahay
@cookingwithnuurta8576
@cookingwithnuurta8576 6 месяцев назад
Wa sax❤
@abdirashidadam1096
@abdirashidadam1096 6 месяцев назад
Abay ruumiyey dhiirikiliyeheeni ayaatahay❤❤❤❤❤❤
@MakoYusuf-mg3tr
@MakoYusuf-mg3tr 5 месяцев назад
Asc walashey mcn ilahey kheyr hakusiiyo walaahi dhawaan ban kusoobirey barmaajikaaga waliba horey wan kuarki jirey lkn hadaan sixa ugubirey waliba xiligii qeybta dhaqalaha kkk wax badan bn sabeyndoonsa oo wanagaaga oo aan kaga dayandoono Wali waxaan imaleyn intaan dawanayey dadka midiyaha kujira qoftii ugu runbadneyd oo xaqiiq kusaleysan ma arag qofkulamada waa dhicikartaa inuu jiro lkn qofkale marag sidaasna barmamijka xaqiiqdaada ugu salee markaa ta walashey
@ummuintisaarchannel3655
@ummuintisaarchannel3655 6 месяцев назад
Abayo ruumeyey wan ku la sogaray mahadsanid
@munamohamed4850
@munamohamed4850 6 месяцев назад
Noosoo badi fidxon oo kale qli❤❤❤❤
@munamohamud1555
@munamohamud1555 6 месяцев назад
Yes noloshaada barefad ha kuu ahaato
@sarah.a4096
@sarah.a4096 6 месяцев назад
Mashaa Allah ❤
@Shukritamokhtar7153
@Shukritamokhtar7153 2 месяца назад
Abayo runey mudo badna ban ku dhagystay abayo pls xage kala so hadla inan sualo ku waydiyo ban raba.
@fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757
@fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757 6 месяцев назад
Masha Allaah Alehaku barakeeyo❤❤❤❤
@hodanhashiadanabdule648
@hodanhashiadanabdule648 6 месяцев назад
😂😂😂😂😂 lenahay haar wall anagoo dalkajoogna❤❤❤❤❤❤
@fartunahmed858
@fartunahmed858 6 месяцев назад
Asc abaayo wax badan baan ka faa,iday allaah ajir ha kaa siiyo ❤
@wardaomarenchardi1255
@wardaomarenchardi1255 6 месяцев назад
Asc ma adega bisha oo dhan aya
@fadumo321
@fadumo321 6 месяцев назад
❤❤❤❤❤😊
@malyuuncilmi7106
@malyuuncilmi7106 6 месяцев назад
Wlhi abayo waxa tahay gabar dacad ah oo runta kahadasha somalida qar yurub adigo joga ayaa bilaka kago ayo
@Fatuma-hl2gd
@Fatuma-hl2gd 6 месяцев назад
Masha alh abayo aniga wnku warere bilkan siwalba anyaryreyo wmeshsi
@safiyamahatsheikhhousewife2959
@safiyamahatsheikhhousewife2959 6 месяцев назад
anaa layaban yaqey😢
@ummmaher7763
@ummmaher7763 6 месяцев назад
abaayo europe hada joogtin week walbo hada adeegatid lacagta sifican kugu filnane dukan maanta dhan la taagnanayo iska dhaaftid
@caashacabi6526
@caashacabi6526 6 месяцев назад
Walee ninkii hadlayaba haskahale gabadhan waan kuhystaa talooyin keeda iyo dhiri galinteedba waxa ay sheegayso waa xaqiiq qofku hadii usan wax meel dhigan marka luu garan oo farta dhexda kaqaniini
@Umuxasan
@Umuxasan 6 месяцев назад
😘😘😘😘😘😘😘😘
@user-jo4ns8eo8r
@user-jo4ns8eo8r 6 месяцев назад
abaayo lacag meeqaa kawataa
@salmajaamac9034
@salmajaamac9034 4 месяца назад
Wadanke katimi ee csrabta ah?
@user-np4dk8zq2b
@user-np4dk8zq2b 6 месяцев назад
❤❤❤😢
@fathimohamed7643
@fathimohamed7643 6 месяцев назад
Sx waye wlhi
@user-gm1kt8xy8c
@user-gm1kt8xy8c 6 месяцев назад
💪🏻✅💓💓💓💓💓💓
@ShamisDaqarre
@ShamisDaqarre 6 месяцев назад
Wlhi waaiga qoslisay 😂
@nestehamohame
@nestehamohame 6 месяцев назад
wa waxa wanaagsan in aad dhaqaalha ka hadasho hoyo hada taheye wa in aad gurigaad iyo caruurtaada waxa meel u dhigata hadey dhibaato imato wa ku kaliga dadka biilka siiso waxa abaal ha ka sugin
@hamdimohamed-to5gi
@hamdimohamed-to5gi 6 месяцев назад
Ruumiyey halkan wan kula soo gaaray😂 ada igu amray o dheh i dhahay😂 ok abyo adiga wlh alle aya i og qofka kaliya o vidiogeeda inaa daarto ii dhamaato ano u baahan aya tahay m.a tabaarakala laguguma caajiso aniga dadka kale qaarkood waxan dhaha daawashadooda lacagta ha iskaga dhameyn wax an danteyda aheyn ayey badana wadaan anna date ayan qadka ugu shubta o bilkeyga ka rebtaa waxn joga somaliya dheldhel beeso iigama baxeyso imbay 😂😂
@fadumo321
@fadumo321 6 месяцев назад
M.a abayo mugdisho maajoogtaaa❤❤❤ m.a qof figrad wanaagsan baatahy❤🎉
@hamdimohamed-to5gi
@hamdimohamed-to5gi 6 месяцев назад
@@fadumo321 haa abyo dadka dhaha xaajiga aya casuumay iyo dadka guryaha san ayn u kala badalay cuntadan ayan kaso tuuray ku wAs maba iigu baxdo wlh qisooyinka iyo ruumi iyo kuwaas ayaanu walal nahay kk
@ruumichannel
@ruumichannel 6 месяцев назад
Imbaay waa ku wataa kkkk
@Abdi123m6
@Abdi123m6 6 месяцев назад
Kkkkk ruuney maxan wax kaa bartay jaalanji waa ka gurigayga wada rooga ka dhigay ee lacgtaydii dhameeyayay
@fadumobashiir434
@fadumobashiir434 6 месяцев назад
Noo badi hbo guriga cusub iyo sida loomaareyo
@ilhanmohasuleyman4568
@ilhanmohasuleyman4568 6 месяцев назад
masha allah dhiragaliyaha gabdhaha somaliyed ❤❤❤
@kadraarab1790
@kadraarab1790 6 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤🎉👂👍🌹🌹🌹💝💚♥️🥰
@jowharcalixuseen2571
@jowharcalixuseen2571 6 месяцев назад
Sax
@munamohamed4850
@munamohamed4850 6 месяцев назад
Wlo hady aniga i haysataa waanku cusub yurub
@munamohamed4850
@munamohamed4850 6 месяцев назад
Laakin anig wlo hooyo kaliya ayaa wax u diraa ila soo tali ❤️❤️❤️❤️
Далее
Qaraxii xalay iyo waxyaabihii ugu naxdinta badnaa
9:51
BIILKA WUU IGA GO MARKASA DEEN RAADISA TALADAN QADO
11:31
JANUARI MAXAA II QABSOMAY
13:39
Просмотров 16 тыс.
NASHAD IYO SHAQO#MY DY ROUTINE#BY RUUMI KITCHEN
14:48