Тёмный

Bilaabida Mashruuc ganacsi | tijaabooyin kala duwan |  

OGAANSHO
Подписаться 1 млн
Просмотров 208 тыс.
50% 1

waxaad nagala soo xiriir kartaa
oinshar@gmail.com : omar inshar
kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho

Опубликовано:

 

26 сен 2018

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 514   
@ogaansho
@ogaansho 5 лет назад
qorshuhu wuxuu ahaa in aan soo galiyo barri jimcaha ah lkn maadaamo aan dhameeyay maxaan dib ogu dhigi ,
@zakirashid8383
@zakirashid8383 5 лет назад
Waaa runTaa
@cabdalayaasir6729
@cabdalayaasir6729 5 лет назад
Waxa ka codsanayaa taariikhdii fircoon in aad soogalisid
@abdikariimyusuf9629
@abdikariimyusuf9629 5 лет назад
mahadsanid macalin anshur
@maryamoxasan2217
@maryamoxasan2217 5 лет назад
sxb waa saxan tahy
@nimcaanabdisheekh9192
@nimcaanabdisheekh9192 5 лет назад
mahadsanid macalin
@mohameddecoofficial1942
@mohameddecoofficial1942 5 лет назад
Waxaa jecelahay inaa mashruuc ganacsi furto .Waliba riyadeyda waxeey tahay inaa noqdo Soomaligii ugu taajirsana aduunka .Dalkeyga iyo dadkeeyga inaa sumcad fiican u soo jiido ayee riyadeyda tahay waana gaari doona hadu alla ii qadaro
@zaarajohn4000
@zaarajohn4000 5 лет назад
insha Allah wllky me too
@ubaxabshir442
@ubaxabshir442 5 месяцев назад
Wax ganacsi ah mbilawdey isku fikir nhy 😢
@MMTV-nh1jz
@MMTV-nh1jz 5 лет назад
Hadad Adoo Cafimadkaaga Uu Tam Yahay Dawaneysid Alxmdulilh DheH Wll
@sadiyomahamud6991
@sadiyomahamud6991 5 лет назад
Alxamdu liillaaah
@omaradde1590
@omaradde1590 5 лет назад
Alx
@liibaancade4816
@liibaancade4816 5 лет назад
King Mj Vlogz And Reaction. b
@liibaancade4816
@liibaancade4816 5 лет назад
King Mj Vlogz And Reaction. hhh
@nimcocabdullahi9422
@nimcocabdullahi9422 5 лет назад
Alhamdulillah
@dhalintamediagroup4901
@dhalintamediagroup4901 5 лет назад
Mahadsanid wlalkay wlhi noloshayda wax badan baad kabadashay macalinkay wax madhaadid wlhi 😍😍😍
@suhaybahmed6427
@suhaybahmed6427 5 лет назад
Asxaabey aynu umahad celino walalkeen (Cumar inshar) mahad sanid wllo
@caaishaxasanyuusuf9344
@caaishaxasanyuusuf9344 5 лет назад
Mahadsanid macalinkayga wax badan ayaan kaa faa'iiday.
@Ahmvdov
@Ahmvdov 5 лет назад
Runtii waa barnaamij dhiirigalinaya intii niyada ku haysa inay wax aasaasaan Mahadsanid Omar Inshar
@Cabdi_Indho
@Cabdi_Indho 5 лет назад
Waxaan jecelay inaan sameeyo meel lagu sameyo cunta wadani soomali ay ledahay . Si ay calaamka loo dhaha soomalida dhaqan'aahaan uga dhigo .inshaa allaha .
@adleyaremedia4k751
@adleyaremedia4k751 5 лет назад
Waaa fikrad wacan abdirahmaan
@Cabdi_Indho
@Cabdi_Indho 5 лет назад
Mahadsnid walal wixii fikira iyo tusaale aad igu biiri karto Caliaxmed739@gmail.com
@inacabdullahimaxamud5554
@inacabdullahimaxamud5554 5 лет назад
Abdirahman Mohamed osmaan sxb guula kuurijeyna insha allah
@diirsheduwe
@diirsheduwe 5 лет назад
@@Cabdi_Indho wll qali hadad jeceshahay xoolaha dalkeena subscribe I saar adoo mahad sanid wll qali
@adleyaremedia4k751
@adleyaremedia4k751 5 лет назад
Anigu waxaan yahay WhatsAppkaga
@salsabiilaabdurahman9049
@salsabiilaabdurahman9049 5 лет назад
Sxbyaal ii duceeya in allaah ii rumeeyo riyooyinkayga waxa rabaa ina gaaro guulo waaweyn
@diirsheduwe
@diirsheduwe 5 лет назад
Aaamin wll qali wll qali hadad jeceshahay xoolaha dalkeena subscribe I saar adoo mahad sanid wll qali
@Nuuramin143
@Nuuramin143 5 лет назад
Wn ku duceeyay lkn sxb marka guushada gaartid bal ha ilaawin
@salsabiilaabdurahman9049
@salsabiilaabdurahman9049 5 лет назад
Wa mahadsantihiin idinkana Allaah hadiin sahlo umuurihiina waxa rajeynaa inaa dunida guulo waaweyn ku gaarno aakhirana an janada ku kulano insha allah
@salsabiilaabdurahman9049
@salsabiilaabdurahman9049 5 лет назад
nuur cade sxb malaga yaabo ina hilmaamo Cumar iyo xertiisa waxa tihiin dhiira galiyaashayda
@ismacilbulbul8277
@ismacilbulbul8277 5 лет назад
Insh allh sxb
@mohamedismail2830
@mohamedismail2830 5 лет назад
inta jecel inay somali is raacdo farta taag
@khadijoquruf
@khadijoquruf 5 лет назад
Ganacsiga yaryar waxa kutagay dumarka Lkn haada way siiyaranysa dumarkii gacnsigoda
@abdallarasta5990
@abdallarasta5990 5 лет назад
Inta jcyl hormarka like isaara chanelkan adba ula socdaa mar wlba
@muqiibsaban947
@muqiibsaban947 5 лет назад
waaaw mnsha Allah ogaansho like iisaara
@abdirahmanofficial168
@abdirahmanofficial168 5 лет назад
Hore u soco sxb Omar
@sharmakeahmed446
@sharmakeahmed446 5 лет назад
I want to tell you three things that is very important (1) on live without problem (2) on job without pressure (3) on busines without lose Was said before good luck my brother I hope you to be successful
@Halaasi09
@Halaasi09 5 лет назад
Mahadsanid wll omar guul iyo gobanimo
@ccazizaxmed3581
@ccazizaxmed3581 5 лет назад
Marka hore waan idiin zaLmaya dhamaan ogaansho iyo inta Ku xidhanba hamigayga wxa Ku jira inaan noqdo gancaczade iGu Soo duceya Inu ilahay hamigayga ii rumeeyo
@zakiyare5781
@zakiyare5781 5 лет назад
Alaha ku fududeyo sxb hamigaaga
@omarshabley1839
@omarshabley1839 5 лет назад
hamigda alla ku rumeyo lpx
@cazmi_bella1835
@cazmi_bella1835 5 лет назад
Alaha kuu fududeeyo wllo
@Salmancade10
@Salmancade10 5 лет назад
Allaah ha kuu sahlo walaal Cabdiaziz walaalkeygac iga weyn samigiisa.
@Salmancade10
@Salmancade10 5 лет назад
Waa tusaalooyin wanaagsan oo guul laga gaaray. mahadsanid walaal. Aniga waxaan noqon rabaa kalluumeesato weyn 2019 waxaan iibsan rabaa doon weyn oo safar aada oo kalluumeysi, qeybtaan ayaa ganacsiga ka bilaawaa udub dhexaad ayuu ii noqonee iyo il dhaqaale, Mashruucyo ganacsi cusub iyo mid bilaawane waan sameyn doonaa inshaa Allaah.
@shakirmaxamedshakir1129
@shakirmaxamedshakir1129 5 лет назад
ogaansho aad ayaa umahadsan tihiin waxa a an joog soomaaliya gaaraahan soomaaliland markasta oo aad waxa soon gudbisaan aad ayyaan udaneey waan waxayaabo badan ayaan tijaabiye wllyi faa iido ayaad ka gaadha cumar osmaan aad ayyaad umahad santay
@djkaraamaofficial890
@djkaraamaofficial890 5 лет назад
Abyo subscribe ii saar channel ka fadlan
@abfirahmanbinyousufcyc4183
@abfirahmanbinyousufcyc4183 5 лет назад
Mansha Allah tabaarika Allah جزاك الله خير الجزاء
@Halalsuge
@Halalsuge 5 лет назад
Allah yaa cizaka #OGAALNSHO talo Iyo fikrado aad uwanaagsan ayaad nasiiiisay Allah Haa naga dhigo kuwiiiiii ku dayday
@ahmedhajjiyuosuf86
@ahmedhajjiyuosuf86 5 лет назад
Mncha allah Waad mahad santahy wllo Omar allle caqliga haku barakeeyo hami baad igalisaay ❤👈
@tiktokhouse3909
@tiktokhouse3909 5 лет назад
Masha allah wa run qof walba wa u ka cabsada
@noordinibrahim1880
@noordinibrahim1880 5 лет назад
M.A walal cumar inshar waan suguayey muducan
@shucaybinhoo9581
@shucaybinhoo9581 5 лет назад
Mahadsanid dhirigaliyahayga noloshayda معلم عمر انشار
@libanhasan6091
@libanhasan6091 5 лет назад
Shukran wll nagu qaaliya
@muniibhassanali6063
@muniibhassanali6063 4 года назад
thngs waxaan ku raja weenahay sanadka 2020 inaa hormar balaaran sameey 6 bilood soosocotay inta ila jecel like dadaal wuu gaaraaa
@SomaliGlobal
@SomaliGlobal 5 лет назад
Mahadsanid Ustaah Omer
@abdulahigarjeex5188
@abdulahigarjeex5188 5 лет назад
OGAANSHO CHANELL waa ku mahadsantaha waxyaabaha wax ku oolka ah aad noo faa'idaysid waqti walba
@AloneWalker13
@AloneWalker13 5 лет назад
Masha allah mahadsanidin dhaman bahda ogaansho👏👏
@hamzeabdillaahihusseinalza894
@hamzeabdillaahihusseinalza894 5 лет назад
Mahadsanid walal Alle haku barakeeyo
@zakariyemaxamed3675
@zakariyemaxamed3675 5 лет назад
Mahadsanid wall kusali had jeceshahay kusali nageena like na sare
@diirsheduwe
@diirsheduwe 5 лет назад
Scw Scw Scw wll qali hadad jeceshahay xoolaha dalkeena subscribe I saar adoo mahad sanid wll qali
@abdulnoor1639
@abdulnoor1639 5 лет назад
Ilahay haku barakeeyo walal qaali ah cumar inshaar abaal ayaan kaga hayaa dhiira galintaada joogtada ah barakoow sxb
@shaafiboss6950
@shaafiboss6950 5 лет назад
Waxaan ahay qofka ugu horeeyo walaal cumar waa mahadsantahay
@hamsebahnan4028
@hamsebahnan4028 5 лет назад
Masha allah wllkay allah hanokadayo hore usoco
@fahadhh5813
@fahadhh5813 5 лет назад
Thank you omar inshar video gan qiimihisa waxaa fahmi karo qof halganka nolasha ku jira waana dhiirs galin buuxda . Ilaah qeyr hakaa siiyo
@ataxmakixaajibanaadir3499
@ataxmakixaajibanaadir3499 5 лет назад
Mahadsanid
@Barako114
@Barako114 5 лет назад
MashaAllaah Macalinkeyga dhiiri galinta iyo ogaansho. mahadsanid
@fadimasheikh5154
@fadimasheikh5154 5 лет назад
Marsha Allah don't giveup
@djkaraamaofficial890
@djkaraamaofficial890 5 лет назад
Abyo subscribe ii saar channel ka fadlan
@ogaanshahadunida
@ogaanshahadunida 5 лет назад
Mahadasanid wll omar inshar
@princealsomali3601
@princealsomali3601 5 лет назад
Masha Allah Markasta iyo Barnaamij Waxtar leh Guulayso adneh Cumar💯💯🙏🏽
@awilasad8287
@awilasad8287 5 лет назад
wakhti fiican jooga classka 😉
@abdikaniabdullahigure3379
@abdikaniabdullahigure3379 5 лет назад
Mahadsanid Mr.Omar Inshar marwlabaana wxaa utaagan wac yigalinta Umadda soomaaliyed wxaa kamid thy dad kaa aad uka qaata dhiiri gaalinta iyo wacayi galinta shacabka soomaaliyed si ay wx uqabsadaaan aduunyadana ula jaaan qaadaaan
@Mmahad19
@Mmahad19 5 лет назад
thnxs or shukran akhi
@newchanal5314
@newchanal5314 5 лет назад
Shukran ustaad omar inshaar jazaakallah
@apdipozz9025
@apdipozz9025 5 лет назад
Thankz wll omar ilaahay hakaa abaal mariyo
@sees.online
@sees.online 5 лет назад
first view like igu qabta sxbayaal
@mohamedtayasiir412
@mohamedtayasiir412 5 лет назад
Ilhy haku xafido zhp waxn kajeclhy haqsheyda cibadada moye inta kloo dhn faraha ka qadaa markaan arko vidieo cusub😍😍😍
@guulaangodgal4013
@guulaangodgal4013 5 лет назад
Mahadsanid ogaansho
@5milliongo277
@5milliongo277 5 лет назад
Mansha Allah wa barnamij sifican kutabsanaya Allow udambi dhaf walalken OMER MOHAMED INSHAR IYO INTA KALE EE MUSLIMINTA CALAMKA KUNOOL INSHA ALLAH
@sirali579
@sirali579 5 лет назад
tababaraha nafta ustaad omar inshar thankz mudane
@noordinibrahim1880
@noordinibrahim1880 5 лет назад
The best choice channel #OGAANSHO
@Qisas.Media10
@Qisas.Media10 5 лет назад
Masha allah wlal ogaansho mowduucyadan cml ayaan rabaa Dhiiro galin mida ugu fiican waaa
@xassanaadansheikh1942
@xassanaadansheikh1942 5 лет назад
shukran wll
@libanzaki8237
@libanzaki8237 5 лет назад
ManshaAlah mahadsanit wan sugayay inbadan muqalkaan thanks💕💕💕💕
@amalitofunnykittensvlogs647
@amalitofunnykittensvlogs647 5 лет назад
Thanks wllo wllhi wax badan ayaan Ka faa'idnay..Allah bless you
@abshirjama986
@abshirjama986 5 лет назад
Mahadsanid omar inshaar
@najmamaxamudmaxamed4110
@najmamaxamudmaxamed4110 5 лет назад
Shukran wll
@digaalecompany4621
@digaalecompany4621 5 лет назад
Wlhi wll Aniga adunka ganacsi ayaan u jecel ahay Ilhaw nala garab gal🤞🏽
@hassandj133
@hassandj133 2 года назад
Haye maxaa kuu hagaagay
@digaalecompany4621
@digaalecompany4621 2 года назад
@@hassandj133 waxba wali lkn rajalee 🤔
@abdihakinjamadaar147
@abdihakinjamadaar147 5 лет назад
Wcs walaal Qaali aha Mahaad Sanid 💙❤️💚💛🕊🍸 ‏جزاك الله خيرا
@ibrahimabdi8900
@ibrahimabdi8900 5 лет назад
Dhulka fursdaha iyo rajada USA ❤ intaan baa iga dhex baxdey
@zaciimkazaka9417
@zaciimkazaka9417 5 лет назад
shukran sxp su aal hdan idin weydiiyo asxapta yaa hada mashruuc bilaabay oo guul kagaray ama kudhaw
@sarmoDesign
@sarmoDesign 5 лет назад
Omar inshar waan kafaaidaystay#ogaansho mahadsanid
@suhaybboss7097
@suhaybboss7097 5 лет назад
Sahib qli Whli aad iyo aad abaal wayn baan kuu hayaa aad iyo aad baad umahasantahay 💕💯
@mucizi
@mucizi 5 лет назад
Masha allah wax bdn nagu soo kordhisey walaal Alle hakaa abaal mariyo aadbaad u mahadsan thy
@Sawrac
@Sawrac 5 лет назад
Mahadsanid walaal cumar inshaar
@wiilkahooyocadey1268
@wiilkahooyocadey1268 5 лет назад
Manshaa allaaha brother waad ku mahadsantahay sidaad no dhiira gelisa marwalba allaaha kaa ajirsiiya anagana hanaga dhiga kuwii ku waana qaata jazzakallaahu kheyr brother horena usoco
@Qalbiholcay692
@Qalbiholcay692 5 лет назад
Ramadan Mubarak asxabta ogaansho, Riyooyin farabdan baa leeyahay, isoo duceeya inuu Allah I fududeeyo.
@ilyaazmahamoud2346
@ilyaazmahamoud2346 5 лет назад
Macha allah mawduuc ad umihiima tuzaale wcn u ah zi aad ganaczi hormar leh uzamayn lahayd kaaga mahad celinaynaa macalin omar
@abdisalanhassan4790
@abdisalanhassan4790 5 лет назад
Waa ku mahadsantahay walaal, sida wacan ee aad noogu faa'iideyso mar waliba. Allaha ku sharfo
@mustafedheelaye7624
@mustafedheelaye7624 2 года назад
Shukran akhi💕
@yaasirgame2784
@yaasirgame2784 5 лет назад
Maasha'allaah Mahadsanid Wallaal Qaali
@nimofarah8193
@nimofarah8193 5 лет назад
mashaa allaah baarakallaah fiig wllkay mahadsanid
@maslaxofficialchannel3986
@maslaxofficialchannel3986 3 года назад
Cumar waxthay gofka mar walpo i dheeri gliyo begkaga nolosheyda mrkii hore nolosheyda mxaad unooshahay ayaan isdhahibjirey lkn hdaan nolosha aduunka wsx ka ogaadey sda ay maanta thay waad kumhdsantahay cumorow dadaalkaaga meesha kasii wed ajar allh kaa siyo cilmiga dadka ufa ideyso
@salafusaalixchannel
@salafusaalixchannel 5 лет назад
masha allah sxb alle guul dagdag ah haku siiyo
@mustafeabdi117
@mustafeabdi117 5 лет назад
جزاك الله خيرا🙏
@mohakoronto4745
@mohakoronto4745 5 лет назад
Msha Allah sxb mxaa tahay qof Ku dayasha mudan thanks my teacher
@sarmoDesign
@sarmoDesign 5 лет назад
Mahadsanid inta aad noofaaidaysay
@muscababdilaahiyuusuf6173
@muscababdilaahiyuusuf6173 5 лет назад
cumar inshaar mahdsanid wallo waaxan doonayaa inaan noqodo gancasde wayn sidaan ku noqodaa ma intaasunbaad raaca wallo
@sadiyamxmed4096
@sadiyamxmed4096 5 лет назад
San ugubaahna mawducan masha alah ustad jazakalahu khayran arintas ayaqalbigaygu kumashqulsana cabsi igahaysa daraded
@muscabismail62
@muscabismail62 5 лет назад
Tnks wllo waa mhd santahay
@ashoaliabdullahi1797
@ashoaliabdullahi1797 5 лет назад
Thnkz wllo wa arin ad iyo ad lagu bahanyahy😍
@Abdimm7788
@Abdimm7788 5 лет назад
manshalah wllo waad ku mahadsan tahay dhiri galintada omar inshar
@garashomedia9146
@garashomedia9146 5 лет назад
msha allah❤❤
@abdalla6278
@abdalla6278 5 лет назад
inshaar guul kuu rajeena macalin
@munasheikhabdilaahi8535
@munasheikhabdilaahi8535 5 лет назад
Mahadsanid wll in badan allah ku xafido
@xaajibonkey1166
@xaajibonkey1166 5 лет назад
mahadsanid
@KingHamada1
@KingHamada1 5 лет назад
Proh Aad Ayaad Umahadsanthy Wxad thy kanalka kaliya Ee Video yadiis Aysan idhaafin hori Usocoh Akhii 👌
@mohzudays6492
@mohzudays6492 5 лет назад
Jazklh khyr prother
@captainaser8085
@captainaser8085 5 лет назад
Thanks for this video bro
@yasir-wadani9481
@yasir-wadani9481 5 лет назад
Thankz bro omar noo soo bad arimaha ganacsiga insha allah
@yaaskamohamud8141
@yaaskamohamud8141 5 лет назад
Runtii qofka hamiga leh wuu garaa mesha uu ku haminaayo naqo qof hami saro leh👍👍👍👏👏👏
@ROOMAANKA
@ROOMAANKA 5 лет назад
Omar inshar Thanks Sxpoow
@samiiramohamed5714
@samiiramohamed5714 5 лет назад
MASHA allah wlle kheyr badan RABI haku siiyo
@djkaraamaofficial890
@djkaraamaofficial890 5 лет назад
Thank you ustd
@ibraahimxuseen7937
@ibraahimxuseen7937 5 лет назад
Mawduucaan... waaa muhiim ... soo badi
@ugaasbarre5166
@ugaasbarre5166 5 лет назад
masha allah walaal cumar waad mahad san tahy noosoo gudbinta modhucan, run ahantii qof kasta wuxu ku fikiraa inuu bilaabo ganacsi guulaysta lkn waxa kaliya oo hoos udhigaayo ayaa ah kalsoni la'anta, hduu qofka kalsooni isgaliyo waxkasta wuu samayn karaa, Xigmad ayaa waxay leedahay: wax kasta waa macquul waa hadii aad aamisan tahay.
@nurabdisalan7879
@nurabdisalan7879 5 лет назад
Masha,allah walaal cumar inshaar kanaalkaaga ogaansho aad baan uga faa,idnay b/allh
@abdirshiidmohammed7401
@abdirshiidmohammed7401 5 лет назад
Wan idin salmay chen alka ogaansho iyo inta ku xiran Iii soo duceeya ish allh waxn rabaa inan noqodo miyineer ama bilyineer
@abdifataaxsandheere7929
@abdifataaxsandheere7929 5 лет назад
fariid khayr allah haku siiyo❤
@abdirahmanosman5269
@abdirahmanosman5269 5 лет назад
Mahadsanid wallal
@abdirahmanabdilkadir1521
@abdirahmanabdilkadir1521 3 года назад
Masha Allh ustaad Allh ku sharfo noo so badi barnamiyo ku saabsan hal abuurtay ganacsiga
Далее
Ganacsi Ha Bilaabin Hadii Aadan 9 Arin Aadan Sameyn.
12:57
Ha bilaabin ganacsi adigoon ogaan lixdaan talo.
4:57
10 Kan qodob Samee intaadan Ganacsi Furan
25:38
Просмотров 56 тыс.
Qisada guusha ( 3 ) Rag salka hoose kasoo bilaabay
14:27
QAABKA LOO DEJIYO QORSHE GANACSI ( Business Plan )
10:32