Тёмный
No video :(

cumar dhuule Gareexiyo hees somali ah 

webka heesta
Подписаться 16 тыс.
Просмотров 343 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

11 окт 2009

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 102   
@dr-abdala8403
@dr-abdala8403 3 года назад
Codkiisa ayan wax lodhigo Jirin adoo kale miyaan heli doonaa Cumarow😢Allah naxariis waarta hakusiyo #King💙
@mohamedanwar6077
@mohamedanwar6077 Год назад
Mashallah what a voice ,may ALLAH (sw) gave him janata fardowsa and forgive him all his short comings ameen.
@libanlii8419
@libanlii8419 7 лет назад
gereexiyo Waa hes daren dhaba xanbarsan allaah kuu naxaristo omar dhule
@abdirahmanruuzhka2474
@abdirahmanruuzhka2474 5 лет назад
wixi hestan dhageysty 14/1/2019 like izk sar Alle ha u naxristo isaga iyo inti dhimatay😢😓😓
@jamaharir
@jamaharir 5 лет назад
Anaa hada dhagaysanaya sxb 15/ 1/2019
@mohamoadzhire5442
@mohamoadzhire5442 6 лет назад
Waah waah Gareexiyo adaa godob umaalay Omar dhule ali father of the love Alle haw naxriisto aamin aamin
@fabu2526
@fabu2526 5 лет назад
Maanta heestaan 10 jeer baan dhageystay yaa ilaahi I cafi marxuunkasna u naxariiso waa hees dersi ah
@mahamudburhan6610
@mahamudburhan6610 6 лет назад
Aabihii kabanka somaliyeed Alaha kuunaxariisto Cumar dhuule Cali
@sahramoalim8345
@sahramoalim8345 5 лет назад
Cmar Dhule. ALLAHAU kunaxariso.😇
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 Год назад
Boqrki codka omar dhuule un🥺🖐🏼
@bariraabubarkar2011
@bariraabubarkar2011 5 лет назад
my All Best fanaan cumar dhule ilahayow janadii kugee
@kingalpha9183
@kingalpha9183 8 лет назад
fanaan cumar dhuule alla haw naxariisto aamiin gareex iyo adoon godob u maalayn haw shan ila gal ama gooni noqo oo aan kaa go eee
@mahamedhukun8526
@mahamedhukun8526 7 лет назад
Alaa yaa raxmuka cumar dhoole Cali ilaahow Kuu naxariisto
@mubarakgeedi7700
@mubarakgeedi7700 7 лет назад
Allah naxariis waasica haku manaysto Cumar Dhuule Cali
@abdirizakbidu7859
@abdirizakbidu7859 11 лет назад
garrexiyo am borana iluv this song mashaalah
@mufasa5957
@mufasa5957 4 года назад
2010 ban dhegaysan jiray heestan maanta waa 30/8/2020! Damn time flies for real 😭
@ahmedlangadhe6939
@ahmedlangadhe6939 3 года назад
waa erayadii abwaan gujis waxaa xusid mudan inuu cumar uga horeyey maxamed mooge
@a.rashidmahad6043
@a.rashidmahad6043 8 лет назад
alle ha u naxariisto
@souleimandahergod85
@souleimandahergod85 Год назад
ALLAH HA U NAXARIISTO AAMIIN
@waadimedia3904
@waadimedia3904 8 лет назад
waaw cumar dhule de best song
@mukhtarjimaleh5388
@mukhtarjimaleh5388 8 лет назад
Galad iyo ayaanbaa lagu guursadaa talo aad gorfeysa geed lala tagaa Ahahaaa Gareexiyio..
@qadarxuseen8943
@qadarxuseen8943 5 лет назад
😭😭GEESIYO HANADBA LA GABOODSADA 😢😢 RAG KI WAX GARADA LA GARWAQSADA😭 😭 CUMAR DHUULE CALI MAHDI 😭 😭FATHER OF LOVE 😭 ALLOW ADA WYNO WXIDE JNTUL FRDWZA GLI
@hamzaabdi5863
@hamzaabdi5863 7 лет назад
Alley ha ku naxiristo.
@ahmedkhalif3803
@ahmedkhalif3803 3 года назад
The only who sang from the bottom of his heart
@alisaid2008
@alisaid2008 3 года назад
Mirihii xaaji gujis laxankii siciid xarawo cadka cumar dhuule
@BisharBule-vb6vn
@BisharBule-vb6vn 24 дня назад
What a song❤❤❤
@sayidmohamedali630
@sayidmohamedali630 8 лет назад
dhuule alle ha unaxariisdo waxa uu ahaa fanann weyne
@faiselabdi3334
@faiselabdi3334 6 лет назад
Eshcala midho Geesi iyo hanadba la garwaaqsada rag ninki wax garada la garowsada....2018
@Juniperbreezeer
@Juniperbreezeer 12 лет назад
Beautiful singer loved his music since I was a little girl. Someone translate the lyrics pleeeeaaasssee!
@aweysmaxamed6907
@aweysmaxamed6907 6 лет назад
Aweeys m m salaad walaaley maxaad IGA rabtaa
@jamalaidied2221
@jamalaidied2221 7 лет назад
allah haw naxariisto cumar dhuule wax uu ahaa hayey cod macan
@Maahir--moha11
@Maahir--moha11 3 года назад
Ilaahow u naxariiso amiin
@bulhanbulshawibulhanbulsha3932
yaaaaah waaaw soo hore Loma odhan jecyl waa ha💞💞💞💞💞💞💞💞💔💔💔💔💔💔💔💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖
@suhaipapdyrahmaan678
@suhaipapdyrahmaan678 Год назад
ah yaa cod
@SomalilandVoiceTv
@SomalilandVoiceTv 9 лет назад
Waa nin gala abaalo Gudi kara wanaago Samo kugu gargaare Ilaahey haw naxariisto isagiyo inti dhimatey ee muslin ahba
@abyan1351
@abyan1351 6 лет назад
Somaliland Voice Tv aaamin wll qaliya cumar dhuule nin qiimo weyn ayuu ahaa janada alaha ugudeeqo
@ahmeddaahir3013
@ahmeddaahir3013 5 лет назад
Aaminagacala
@mohamedyusufshek662
@mohamedyusufshek662 6 лет назад
Alfanaan aabo cumar alla ha unaxariisto
@hanadcabdixakiin8876
@hanadcabdixakiin8876 5 лет назад
Cumar dhuule alle naxariistii jano hakaa waraabiyo
@aliismail770
@aliismail770 8 лет назад
heestan waxa curiyey xuseen cabdi rooble (xaaji gujis)AHN 2doodabe
@maxbuubyare6791
@maxbuubyare6791 7 лет назад
Ali Ismail wll ma,iga hubtaa heesta ninka leh inbadan ayaan doonayey
@atoorebaadiyo6345
@atoorebaadiyo6345 Год назад
Cumar dhuule lagen boqorka cuudka
@hamzeyasiin6940
@hamzeyasiin6940 6 лет назад
Cumar dhuule waa faananki ugu qiimaha badan somalida mar walbana waxa uu ka turjumayaa waxa jira illhay naxariisti janatul fardawsa haka warabiyo
@abdisamedsaleban8635
@abdisamedsaleban8635 6 лет назад
Alle ha unaxaristee hestasu waxay kufadhida dhaqanka somalida macno weyn oo anan halkan ku so kobi karin ayey ku fadhidaa
@abdulabdi6294
@abdulabdi6294 8 лет назад
alaya raxma cumar dhuule cali cumar mahdi
@dahirwaaldarawal993
@dahirwaaldarawal993 7 лет назад
ilaahow u naxariiso Aamiin Aamiin Aamiin
@maxmedcali2830
@maxmedcali2830 6 лет назад
Alle haw naxariisto
@gaydh105
@gaydh105 12 лет назад
Ilahay ha u naxarosto ....omar mahdi
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Год назад
Allow kunaxariiso.. Codkiisa iyo siduu kabanka u garaacin baa Cajiib ah dibna loo heli maayo fanan lamidda #Cumar mahdi
@saciidfarax1871
@saciidfarax1871 4 года назад
Alla ya arxam fanan omar dhule
@ifrahhersi4559
@ifrahhersi4559 2 года назад
Woow😌😌😥😥😥💔😥😥
@hamzaabdi5863
@hamzaabdi5863 7 лет назад
Alley ha ku naxiristo
@xidigyuusuf590
@xidigyuusuf590 8 лет назад
walee heeskaan inaba caadi mahan cumar waa abiihii kabanka wana abiihi jcyka
@abdikadirmoalin6265
@abdikadirmoalin6265 6 лет назад
Allah ha u naxriisto
@rajmahi9227
@rajmahi9227 8 лет назад
allow ku naxariiso Abe omar dhulle tolo aad gorfaysa geed lala tagaaa
@4194999
@4194999 11 лет назад
nice hees runtii
@KalidAhmed
@KalidAhmed 12 лет назад
You're Spectacular! Ilaahay ha u naxariisto!!
@mohamedaden5447
@mohamedaden5447 6 лет назад
Allow un
@aishaabdulahi3414
@aishaabdulahi3414 9 лет назад
Waw masha Allah
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 6 лет назад
King Omar dhuule Ali AUN
@abdiali94
@abdiali94 13 лет назад
ilaah hahuu naxariisto legend of all time
@hasanabdile2625
@hasanabdile2625 8 лет назад
no llllllkkhygfdddsssseeessddddddd
@hasanabdile2625
@hasanabdile2625 8 лет назад
his email is strictly forbidden and I am looking forward for a while and then you will have a good day please see the attachment for your help with this one and I am a bit of time and I am a bit more about the same error please immediately the one I had all I have a great day and I will be in touch and I am looking forward for a while and then you will have a good day
@Hiiraal
@Hiiraal 7 лет назад
Legendarykid!
@Hiiraal
@Hiiraal 7 лет назад
wtf r u talking about?
@mubarikahmed4218
@mubarikahmed4218 7 лет назад
libaax allow kuu naxariiso
@hassandahir2769
@hassandahir2769 8 лет назад
alahu ku nasariiso
@Abdirahmaann
@Abdirahmaann Год назад
5 Oct 2022
@mohamedibraahim6398
@mohamedibraahim6398 6 лет назад
Maxamedibrahimkutub
@sadiomaner4728
@sadiomaner4728 7 лет назад
rag ninkii wax garadaa la garwaaqsada somali haday run taqano ma dhiban way ka danbayn lahayd lkin badni bay ku dulmayan ilahay ha u naxariisto abwaan dhuule
@ismaaciilliiismaaciillii7794
@ismaaciilliiismaaciillii7794 6 лет назад
Samir Nuur ok
@hassandahir2769
@hassandahir2769 8 лет назад
alhu ku nsxssirsto
@saideric1676
@saideric1676 11 лет назад
nice song
@MrATMSONGS
@MrATMSONGS 12 лет назад
aun cumar mahdi. hestaan oo music kaliya waxaad ka heli karta aatmsongscom
@adenceynte5520
@adenceynte5520 7 лет назад
allow ku naxariiso galad iyo ayaanbaa lagu gursada
@sacdiyoabukar1230
@sacdiyoabukar1230 8 лет назад
wwwwwwwwww
@abdirizakbidu7859
@abdirizakbidu7859 11 лет назад
rest in peace the legend
@Les-grands-du-sport
@Les-grands-du-sport 8 месяцев назад
Reerrer Ça
@laden2296
@laden2296 5 лет назад
Thanks
@albashirhassan2995
@albashirhassan2995 5 лет назад
Old Is Best Always
@kaban1245
@kaban1245 6 лет назад
alaah fanaan yaa sidaa utumi kara cuudka oo hada nool heestana saa u qaadaya
@maxamedmusa681
@maxamedmusa681 6 лет назад
waar fankii waa la.kufsaday dad aad.moodo adhi ciyaya aya kufsaday xage laga helaya dhuule iyo tubeec oo kale
@kaban1245
@kaban1245 6 лет назад
waxaan doonayaa inaan kaba barto zxpayaal ee bal wax talo ah soo dira
@bashirabdulkadir1263
@bashirabdulkadir1263 2 года назад
3 sano kadib ma baratay bahalkii Nio maanta arkay Commentigaage?
@TheCoach416
@TheCoach416 13 лет назад
my goodness thi is priceless
@aouled25
@aouled25 11 лет назад
Faataxo
@cirka01ape
@cirka01ape 10 лет назад
Hey guys Codsi fadlan: Qofki og heeska ay ku jidho hadeynan heshinayn waa inaynu kala hadhna kala hawl yaraysana magacisa ila socodsii. Mahadsanid.
@hm_898
@hm_898 8 лет назад
Heeska waxa la yidhaahda hadeynan heshineyn
@gorgor5149
@gorgor5149 6 лет назад
Heestaa waxa la dhahaa nin haween jeclaaday
@balbaala
@balbaala 12 лет назад
@1UkSam shame on you!
@abdikafi9284
@abdikafi9284 9 лет назад
Allaha u naxariista fanaanka qaalibbu ahaa
@abdikafi9284
@abdikafi9284 9 лет назад
axsan fanaan
@popmarly8493
@popmarly8493 5 лет назад
Re hargaisa wa itaxaan maxay heees no sameyeen
@arwamohamed2257
@arwamohamed2257 5 лет назад
pop marly waa hoygii fanka sxb
@alimohamedali5523
@alimohamedali5523 8 лет назад
magaranayo
Далее
BEST SONGS OF CUMAR DHUULE CALI TOP QARAAMI
26:04
Просмотров 140 тыс.
Cumar Dhuule Cali - Hana loo garnaqo
10:42
Просмотров 734 тыс.
Будзек и рецепт🐝
00:25
Просмотров 109 тыс.
ROLLING DOWN
00:20
Просмотров 7 млн
NOOOO 😂😂😂
00:14
Просмотров 13 млн
cumar dhuule sheeko gaaban
15:40
Просмотров 316 тыс.
cumar dhuule salgula hees somali
8:42
Просмотров 92 тыс.
Cumar Dhuule Hanan Wanaag
10:42
Просмотров 16 тыс.
dhirta xididka hoosaa
11:36
Просмотров 153 тыс.
Cumar Dhuule Buliyey Shimbiryahay
8:10
Просмотров 165 тыс.
Qisada Heesta Lugooyo  Binti Cumar Gacal
28:23
Просмотров 213 тыс.
omar dhuule - salgula
8:34
Просмотров 2,1 млн
Cumar Dhuule - Kaa Guuray Aniguye
10:13
Просмотров 2 млн
Будзек и рецепт🐝
00:25
Просмотров 109 тыс.