Тёмный

DEG DEG:DAAWO PUNTLAND OO HADA GACANTA KU DHIGAY|FANO OO 100 MAXAABIISA QABATAY|MOQDISHO OO DADKII 

Sool channel
Подписаться 68 тыс.
Просмотров 13 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

20 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 46   
@ciiseileeye4989
@ciiseileeye4989 10 часов назад
Masha Allaah waa sax warkaas aad Sheegtay walaalkiis👍🏾.
@abdirahmanmirre5836
@abdirahmanmirre5836 День назад
maashaaallaah Guuuuuuuuul puntland inshaaallaah.
@somaliano99kingkonghimself75
@somaliano99kingkonghimself75 23 часа назад
Reerka lacagta xaraanta ahh cuno Somalia iyo mugdisho dadka ugu xun waa reerka maanta xasfiiska fadiyaa
@SPharaoh
@SPharaoh 11 часов назад
Waa Yuhuuud eee madaxaaa halaga jaroooy
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 22 часа назад
PUNTLAND GUUL IYO GOBANIMO❤❤❤
@SAli-lg2vw
@SAli-lg2vw 22 часа назад
Daacish waa sirdoon reer galbeed ..
@RaageAhmed-l2m
@RaageAhmed-l2m 20 часов назад
Maxakugu dhacay wariye
@sadiyaali9508
@sadiyaali9508 22 часа назад
MAASHAALAAH GUUUUUULEYSTA PUNTILAND VIVA CADAWGIINA ALAHA JABIYO AAMIIN
@jamahussein6860
@jamahussein6860 20 часов назад
Qoorta ka jara seef ku jarjara, xidhi ma istaahilo, dhakhso qoorta uga jara,😊, dilaaga ka yimid israa'iil.😊.
@sadiyaali9508
@sadiyaali9508 22 часа назад
MAASHAALAAH GUUUUUUUUULEYSTA SSC KHAATUMA STATE OF SOOMAALIYA VIVA CADAWGIINA ALAHA JABIYO AAMIIN
@SaedoMoha
@SaedoMoha 21 час назад
Saaxiib waa yuhuud waxkale ma ahhayn ogaw baahi warkaagu waa eaxtar
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 22 часа назад
WAAWARAY😱😱😱. SHALAYNA SSC WAATII GAALO DHEX TIMID IYAGOO LA AQOON WAXAY SOO DOONEEN
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 22 часа назад
CIDAMADA PUNTLAND IYO SHABKOODUBA HASOO QABTAAN DADKA LASOO DIRAYO‼️
@jamahussein6860
@jamahussein6860 20 часов назад
Guryahaa la baadhanayaal, Xasan xaabsade, Hawiye iyo haawiya ayaa walaaloobey, subxanallah baadhasho,xxxx.😊.
@maxamedjibriil5258
@maxamedjibriil5258 23 часа назад
Baarlmaanka soomaaliya waa lagu kha saaray shiikh aadan madoobe waa seexday
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 22 часа назад
TUUGTA DAMULJADIID EE ISBAARADA WADA HALAYSKA QABTO. DAMULJADIID BAA KA DAMBAYSA
@alimohamed3764
@alimohamed3764 22 часа назад
Daciif aatahay muqdisho waakaatagtay kķkkkkk
@abdirazakali333
@abdirazakali333 22 часа назад
DACIIF IYO MARIID WAA QOFKA MAANTA MUQDISHO JOOGO XARUNTA MOORYAANTA
@mulkiosman7828
@mulkiosman7828 День назад
Inna adeer awalba waxey ku noolayeen boob dhac iyo Cabitaan Dhiiga Dadka , ma kacayaan sababta ayaga Masiibo isaga Dhigay Dhaafa ha is Cunaan
@NanaAa-p7i
@NanaAa-p7i 3 часа назад
سرق حسبي الله ونعم الوكيل فيهم
@sadiyaali9508
@sadiyaali9508 22 часа назад
XASAN TUUUUUUUGO MUNAAFUQ AYAA QAADANAAYA DADKII AYAA LA CANSHUURAA
@aminahussein1
@aminahussein1 22 часа назад
Ninkàn waxuu ka yimid Israel. Argagixisada Maalgeliso Israel. Ujeedadana Somalia ay la doonayaa in Aysen degin lagana na qaxo si trtiib ahna ku qabsadaan.
@a.j2428
@a.j2428 День назад
Cadaan Maaha saaxiib waa nin caraba, laakiin wuxuu yiri jaamacad Israel ayaan kasoo qalinjebiyey, malaa waa carabta israel
@abdirazakali333
@abdirazakali333 22 часа назад
CARABTU MARKA WAA MADOWDAHAY MIYAA KKKKKKKKKK ISTAQFURULLAH
@CabdalaIbrahimceeje
@CabdalaIbrahimceeje 17 часов назад
Dalxa xariifkan magaca buu iga ceebeyay cabdala daacishkan soolumay
@faarahjama243
@faarahjama243 19 часов назад
Sxb nin aan jeclahay baad tahaye iska daa maamul goboleed yada aad oogu yeerayso magaca Dawlada ileen somaliya waa hal dal hal dawlad ah baana ka jirtee kkkkk
@marianhassan9515
@marianhassan9515 23 часа назад
Naga xiira dadka iska hoos hadlahay a
@abdirahmanmirre5836
@abdirahmanmirre5836 День назад
Dalxa halgamaaa. Salaan sare
@munayousuf-ct4hl
@munayousuf-ct4hl День назад
in laisdiwaan geliyo way fiicantahay lkn dadka aan awoodin lacagta waa in laga dhaafo
@bby6
@bby6 День назад
Diwan galin wa sax lakin lacagta maxey tahay wa mooryanimo runti adunka kama jirto waxan o kale
@Marian-p9n
@Marian-p9n День назад
🫢🫢🫢🫢🫢🫢🫢🫢🫢🫢🫢
@Drum-d8n
@Drum-d8n День назад
Ma carabaa mise waa cadaan European ah
@mulkiosman7828
@mulkiosman7828 День назад
Inna adeer Ninka u yimid inuu PUNTLAND Qarxiyo yaan la Toogan FUTADA WARAN DAB AH HA LAGA GALIYO 🔥🔥🔥🔥 INJINYEER MA WAXUU U NOQDAY INUU BURAHEENA YIMAADO 😡😡😡 WAA BEENTIIS UMA MA LEEYO INEY CADAAN KU JIRAAN CARATAN QURUNTAY
@bby6
@bby6 День назад
Somaliyey khawarijta in ay muslimba aheyn bal Somalia maxa ka yala ninka wuxu ka yimi Israelta carabta kunool marka dhinaca kale falastin o ladhameynayo bu jihad USO aday Somalia wa yab ta iswaydiya
@Mideye157
@Mideye157 22 часа назад
Cadaan uma eka. Wax walba ma ku cadaan ba
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 19 часов назад
Hadaa ma madoowbaa
@AbdiaziizIsse-w5r
@AbdiaziizIsse-w5r День назад
Bismillah dalxo ma idoorki ba cawryey
@abdulkaderjama1494
@abdulkaderjama1494 20 часов назад
Mshruuc xasan sheekh oo u bilaabanayo keligii taliye xukun sidii afweyne uu sameeyay
@cabdiosman3035
@cabdiosman3035 23 часа назад
Carab inaad tidhaahdid maxaa carrabkaaga u diiday?
@dulxajcismaa9092
@dulxajcismaa9092 День назад
Wiiilow warka naga hubi
@HusseinadamHashi-vr5hj
@HusseinadamHashi-vr5hj 23 часа назад
Bogga. Cabdullaahi balwaan oo nin abgaala ah gal adaa xaqiiqada wiilkani sheegayo arki doonee Meesha musiibaa ka dhacdaye.
@zahroyussuf996
@zahroyussuf996 День назад
Waar cadaan maaha waa falastiini
@RaA-l6e
@RaA-l6e 16 часов назад
waa yahuudi
Далее