Тёмный

Sida Ugu Fudud Ee Loo Maareyo Qorshayta Lacagta Qoyska 

Umu Mansur
Подписаться 9 тыс.
Просмотров 27 тыс.
50% 1

Muuqalkaan waxan ugu hadlaaya qorshada dhaqalaha waxa la dhahaa budgeting money oo ah sida lacagta loola socdo ku soo dhawaada like saar muuqalka hadow ku anfaco mahadsanid

Развлечения

Опубликовано:

 

17 дек 2021

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 178   
@Adam-rg2gt
@Adam-rg2gt Год назад
Umu Mansur, gabadh caqli badan. Khayr Allaha ku siiyo
@umumansur3930
@umumansur3930 Год назад
Amin amin waad mahadsantahay
@minacuntoiyocilaan8923
@minacuntoiyocilaan8923 2 года назад
Video yada dhaqalaha soo badi ajaanibta kumanan RU-vid oo dhaqalaha looga hdlo lkn somalideeena waa kadhacsanyihiin keep going qurux
@umumansur3930
@umumansur3930 2 года назад
Sax sax eaa runtaa walee
@mulkyabdi4003
@mulkyabdi4003 2 года назад
Igudar watsupka xabibty
@umumansur3930
@umumansur3930 2 года назад
Snapchat igu soo darso ummumerfat
@ayanabdi8039
@ayanabdi8039 2 года назад
Mahadsanid wall qaali annigu waxa isoo gala week u horeeya ayaan gubaa laakiin hadda ka dib qorshaan yeelanayaa
@sacdiyocabdulahii9775
@sacdiyocabdulahii9775 Год назад
Masha Allah
@sahraindhooz6716
@sahraindhooz6716 2 года назад
Mashaa allh wa faido wale kiitos
@umumansur3930
@umumansur3930 2 года назад
Waad mahadsantahay
@Roselina81799
@Roselina81799 2 года назад
Masha allah ilahay caqliga iyo cimrigaba haku barakeyo walalo macaney mahdsanid
@umumansur3930
@umumansur3930 2 года назад
Waadku mahadsantahay macanto jasakalaah i soo duceey
@sahraabdirahmaan6164
@sahraabdirahmaan6164 2 года назад
Mashaa Allah abaayo
@farrunahmed4129
@farrunahmed4129 2 года назад
Mashaa allah walahi waxa tahay qofkii ugu horeeyey somali ah oo sidan u sameeyo abaayo oo dhaqalaha si fican oo fahansiiyo abaayo waana ka faidnay waad mahadtahay aniga waligey qorsho ma sameyn abaayo adiga i rabay qaali
@umumansur3930
@umumansur3930 2 года назад
Waad mahadsantahay macanto
@rahmaelmi5885
@rahmaelmi5885 2 года назад
Asc habo jzk khayr waa qorsho aad uwanaagasan habo jzk
@burcoereygeda9507
@burcoereygeda9507 2 года назад
Masha allh xppt shukrn🥰🥰
@umumansur3930
@umumansur3930 2 года назад
Waad mahadsantahay macanto
@abdinasirmohamed749
@abdinasirmohamed749 2 года назад
Masha alah abayo
@hodankoshin1218
@hodankoshin1218 2 года назад
Mansha Allah tabarakallah Allah ku caafiyo fariido
@umumansur3930
@umumansur3930 2 года назад
Amin amin waad mahadsantahay macanto
@hodoadam1672
@hodoadam1672 11 месяцев назад
Thanks for your tips xbbti umu mansuur cadey
@umumansur3930
@umumansur3930 11 месяцев назад
Waad mahadsantahay macanto jasakalaah kher abaayo
@anhar860
@anhar860 2 года назад
Maasha allah horumar wacan
@umumansur3930
@umumansur3930 2 года назад
Waad mahadsantahay macanto
@Peachestitake
@Peachestitake Год назад
Masha Allh wan ka helay wlhi Ra,yigaga allaah haku Barakeyo Caqliga wanagsan wllo
@umumansur3930
@umumansur3930 Год назад
Amin amin waad mahadsantahay waalaal
@dahaboahmes3319
@dahaboahmes3319 2 года назад
Masha allah ina hooyo
@balqisoali4384
@balqisoali4384 2 года назад
Masha allah waa sax
@Shukri127
@Shukri127 9 месяцев назад
Hore U Soco ❤❤
@umumansur3930
@umumansur3930 9 месяцев назад
Waad mahadsantahay macanto
@shukriaxmed3870
@shukriaxmed3870 2 года назад
Mash Allah
@umumansur3930
@umumansur3930 2 года назад
Wad mahadsantahay abaayo
@ilhaanm5050
@ilhaanm5050 2 года назад
Mahadsanid sis :)
@umumansur3930
@umumansur3930 2 года назад
Waad mahadsantahay macanto
@UmuAnhar-nx8bk
@UmuAnhar-nx8bk 7 месяцев назад
Maasha allah 😍
@umumansur3930
@umumansur3930 7 месяцев назад
Soo dhawaaw abaayo
@ibtisamvideos946
@ibtisamvideos946 2 года назад
Maash allh inaba caadi maahan
@nimcomohamed235
@nimcomohamed235 2 года назад
mash allh xamdi gabar wax waliba og💐
@umumansur3930
@umumansur3930 2 года назад
Waad mahadsantahay macanto aniga xataa wax barasho aan ku jiraa
@daauudciise1812
@daauudciise1812 2 года назад
Mansh Allah dabarakalaah
@umumansur3930
@umumansur3930 2 года назад
Waad mahadsantahay macanto
@saidawedow7858
@saidawedow7858 10 месяцев назад
Maasha alha abaaya qaali 💞❤️💕💯💯
@umumansur3930
@umumansur3930 10 месяцев назад
Waad mahadsantahay macanto jasakalaah
@huriyaabdulahi471
@huriyaabdulahi471 2 года назад
Maasha allah abaayo waxaa tahay qofka kaliya ee luqadeena ku hadlaayo oo naga haqab tiro baahideena dhaqaalo horw u soco ayaan ku leeyahay noona soo badi barnaamijadan oo kale mahadsanid abaayo
@umumansur3930
@umumansur3930 2 года назад
Waad mahadsantahay macanto
@shukraansheekh7241
@shukraansheekh7241 2 года назад
Shukraan xabiibti mashaAllah
@umumansur3930
@umumansur3930 2 года назад
Waad mahadsantahay walal jasalakaah
@amsa1135
@amsa1135 2 года назад
Maasha allh
@fatmahashi9575
@fatmahashi9575 2 года назад
Waan kahelahy qaali dhaqaalaha igu dar dhanka dhaqaalaha waan ku wareeray walhi sanadka cusub abyo intee kaala soxoriira
@umumansur3930
@umumansur3930 2 года назад
Abaayo Facebook hamdi sheekh Aden ama snapchat ummumerfat ama tiktok umu mansur
@Hibo775
@Hibo775 10 месяцев назад
Walee waa run waa gabadh og waxay❤ isticamaasho ❤
@umumansur3930
@umumansur3930 10 месяцев назад
Soo dhawaaw abaayo macanto
@nimcosiyat1470
@nimcosiyat1470 10 месяцев назад
Abayo thnks wax badan ka faiday
@sidra_4657
@sidra_4657 Год назад
Gabadhan wallhi waaban ka heley waa marki igu horeysey en arko channelkeda fariiiiiiiid wallhi Aniga wali buugiban kujira😂 Barakow walashey
@umumansur3930
@umumansur3930 Год назад
Waad mahadsantahay walal soo dhawaaw jasakalaah
@SarahaAdan
@SarahaAdan 12 дней назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤mansh allh walashy
@umumansur3930
@umumansur3930 12 дней назад
waad mahadsan tahay
@sihamweheliye9541
@sihamweheliye9541 2 года назад
Wax badan aan sugaayey walal wax badan aan fahmay ❤❤❤❤❤
@umumansur3930
@umumansur3930 2 года назад
Waad mahadsantahay
@farxiyomohammed4002
@farxiyomohammed4002 2 года назад
Masha allah sax
@farxiyomohammed4002
@farxiyomohammed4002 2 года назад
♥️♥️♥️♥️♥️🥰👏♥️♥️♥️♥️♥️
@umumansur3930
@umumansur3930 2 года назад
Waad mahadsantahay macanto
@hodanali1547
@hodanali1547 4 месяца назад
Sax Waye
@sacdiyoabdulqadir27
@sacdiyoabdulqadir27 2 года назад
Insha. Allah waan isku tayi donaa sis
@umumansur3930
@umumansur3930 2 года назад
Masha aallah abaayo waad mahadsantahay
@user-tt4sp3eq1l
@user-tt4sp3eq1l 5 месяцев назад
Labadayda cellphone ba subscribers ba iga tahy wayo dadka waxan kala socda inta horusocodka a en wax ka faidayo khayr allah haku siyo wll
@umumansur3930
@umumansur3930 5 месяцев назад
Amin amin yaa rabbi waad mahadsantahay abaayo macanto jasakalaah kher
@sahroomar8149
@sahroomar8149 7 месяцев назад
Mahadsanit abayo
@umumansur3930
@umumansur3930 7 месяцев назад
Waad mahadsantahay macanto jasakalaah kher abaayo
@ibtisamvideos946
@ibtisamvideos946 2 года назад
Waa aniga camal mida aanaan ogeyn wiigii inta kufilan lacagtiina waxay iga dhamaatay been been maata kadib warqad baan qoranaa
@umumansur3930
@umumansur3930 2 года назад
Mashaa allah abaayo walahi waa go aan fican macanto sanadkana wa dhamaad qaa waqtiga go aan ka la qaado dhexda jiro abaayo hormaar fican ku rajeena qali badan
@umumansur3930
@umumansur3930 2 года назад
Fidhowga abaayo share gareey gabdho badan u baahan walee
@fardowsa4389
@fardowsa4389 2 года назад
🤣🤣🤣 walaalay baahi iyo danyar anaa kusoo koray dib ha iigu Celin wax iga haro markaa arko hala gaaro. Alxamdulilaah
@umumansur3930
@umumansur3930 2 года назад
Abaayo Adiga oo kale wax meel Ma dhigan kartid maxa yeelay baahi ku soo kortay lakin hada hadii lacagta adunka taalo xataa lagu siiyo waxba maku tareyso maxa yeelay qalbiga aa faqri ka tahay waligana ma dhaergeysid marka waxaad hesho maku kugu filno iska nolaaw abaayo ilahey baahida haka bixiyo
@user-tt4sp3eq1l
@user-tt4sp3eq1l 5 месяцев назад
Umu Mansur tarenkeda markan so fuulaa homar kaygu sii ficnaaday horay u socday shukran qali waa hoodo
@umumansur3930
@umumansur3930 5 месяцев назад
Waad mahadsantahay macanto jasakalaah kher abaayo
@user-tt4sp3eq1l
@user-tt4sp3eq1l 5 месяцев назад
​@@umumansur3930waiyaaka xbbti❤
@fadumoarab488
@fadumoarab488 2 года назад
Masha Allah waan kugu cusbahay mcnto
@umumansur3930
@umumansur3930 2 года назад
Soo dhawaaw abaayo
@aragsanvip8506
@aragsanvip8506 2 года назад
Abayo masha alah in aan isxisaabiyo waaye
@umumansur3930
@umumansur3930 2 года назад
Walahi go aan laga rabaa abaayo macanto
@xamdaxuseenaadan2256
@xamdaxuseenaadan2256 2 года назад
Shugraaan wlle
@adamosman868
@adamosman868 2 года назад
Masha alah wa waxwanagsan🤔🤔🤔🤔
@umumansur3930
@umumansur3930 2 года назад
Waad mahadsantahay macanto dumashi
@miinamanka3470
@miinamanka3470 2 года назад
Masha alah tabarakalah abayo barnamij aad u fican ayad ka hadashay so badi muqalkan oo kale
@umumansur3930
@umumansur3930 2 года назад
Waad mahadsantahay macanto
@fartuunbilanchanel325
@fartuunbilanchanel325 2 года назад
Qorshe la.aan iyo lacag iska socota waa aniga wlhi anigaa kuu baahan wlashay thanks
@hana8824
@hana8824 Год назад
Anna igu dar team dib usocoto 😢
@rumaanahmed4359
@rumaanahmed4359 Год назад
Abayo muda kaso waregtay ma tijabisen aniga hada ku cusbahay janalka
@umumansur3930
@umumansur3930 Год назад
Soo dhawaaw abaayo
@haawahussein622
@haawahussein622 2 года назад
Masha allaah hada ku arkay wa kugu cusbahay aqli fiican
@umumansur3930
@umumansur3930 2 года назад
Masha aallah abaayo soo dhawaaw abayo
@amaalhassan1443
@amaalhassan1443 2 года назад
Plz share garaya si hooyoyinku uga faiidan jasakallah khayr walaalo
@umumansur3930
@umumansur3930 2 года назад
Waad mahadsantahay macanto
@indhauron7326
@indhauron7326 2 года назад
Mansha Allah ❤️
@sheedanwaalow3775
@sheedanwaalow3775 Год назад
Asc abaayo halkee kaalasoo xariira lambarkaada
@umumansur3930
@umumansur3930 Год назад
Waxad igu soo darsata snapchat ummumerfat waaye snapchat
@user-tt4sp3eq1l
@user-tt4sp3eq1l 5 месяцев назад
@aragsanvip8506
@aragsanvip8506 2 года назад
Waa in aan saakay is qoraa
@raaxoaxamuud4132
@raaxoaxamuud4132 2 года назад
menestyneet naiset ylpeä sinusta🥰 meneeteenpäin sis🎇♥️👌🤗🙏
@umumansur3930
@umumansur3930 2 года назад
Kiitos paljon sinulle rakas sisko
@ahmedsheelare422
@ahmedsheelare422 2 года назад
Masha allah waad dadaleysaa umu mansuur thanks qali isoo qor snapchat
@umumansur3930
@umumansur3930 2 года назад
Waa umu merfat abaayo waad mahadsantahay
@calicabdikariin6498
@calicabdikariin6498 2 года назад
Waa halkee kaa la xidhiidh
@umumansur3930
@umumansur3930 2 года назад
Facebook igu soo darso hamdi sheekh Aden
@sharmaakemaxamed2026
@sharmaakemaxamed2026 11 месяцев назад
Abyo mcn gabar shiineys Baan kuu maleynaayay oo af -somali ku hadlayso wll
@selmanoorstories260
@selmanoorstories260 2 года назад
Keep going sis wnkugu cusbhy 🥺🙏🏽
@umumansur3930
@umumansur3930 2 года назад
Soo dhawaaw walashey qaali ku dhawaaw youtubkeyga hooyoyinka u furan yahay
@hodoadam1672
@hodoadam1672 Месяц назад
Barnamij yadi qimaha badnaa en ku bartay wllshy um mansuur cadey kama caajiso barnamij yada noocana ❤
@umumansur3930
@umumansur3930 Месяц назад
Waad mahadsan abaayo Macanto jasakallah walashey markasto sida i garab taagan tahay
@drnaaleeyecourses9793
@drnaaleeyecourses9793 Год назад
Waxaan ahay dhaqtar talo fiican ayaan faaiday shukran
@umumansur3930
@umumansur3930 Год назад
Waad mahadsantahay
@monaahmed6119
@monaahmed6119 Год назад
Mashallah Waa ku salaamay Umu mansuur Sidaas kula soo xidhiidhaa
@qalidumar3349
@qalidumar3349 10 месяцев назад
❤❤❤
@umumansur3930
@umumansur3930 10 месяцев назад
Waad mahadsantahay macanto jasakalaah kher
@faizakarar580
@faizakarar580 2 года назад
Mashllh waa arin wanaagsan in wax meel la dhigto
@umumansur3930
@umumansur3930 2 года назад
Haa abaayo adiga gabdha dhexda xertay ma tahay qaali badan
@faizakarar580
@faizakarar580 2 года назад
@@umumansur3930 abayo xagee kaala soo xariiraaa
@faizakarar580
@faizakarar580 2 года назад
@@umumansur3930 xoogaa waan ahay abayo qurbahana kula joogaaa
@umumansur3930
@umumansur3930 2 года назад
Facebook waxad ku qortaa hamdi sheekh Aden ama umu merfat Snapchat iyo tiktok umu mansur intaas ugu soo darso abaayo
@faizakarar580
@faizakarar580 2 года назад
@@umumansur3930 waa kugu darsaday
@kaltunahmed3518
@kaltunahmed3518 9 месяцев назад
Inan marhore arkay ficned hadaba wandadaki shugran qaali
@user-jb5ce6nm7j
@user-jb5ce6nm7j Год назад
Gabadhaas waa aniga
@aragsanvip8506
@aragsanvip8506 2 года назад
Naag walbo saan haday samee laheed rich noqon leheen
@maxamedmuslimgaalnimodiiis824
@maxamedmuslimgaalnimodiiis824 2 года назад
Soomaali hadaanahay dhaqaalaha & qorshaha waa nalooga fiicanYahay
@umumansur3930
@umumansur3930 2 года назад
Sax walal taas been eheen walee
@awilali6102
@awilali6102 Год назад
Budget somali ahan waa misaaniyad
@nimcoahmad12
@nimcoahmad12 2 года назад
Manshaa allaah abayo mcnto illaahay hakubarakeyo gurubka igudar walahi wax badan ankaa faiday
@umumansur3930
@umumansur3930 2 года назад
Abaayo waad ku mahadsantahay sida qurux badan aad ugu sheegtay Facebook igu soo darso qaali waan kugu daraa
@nimcoahmad12
@nimcoahmad12 2 года назад
@@umumansur3930 ok qali
@happyabdilahi-ut7wj
@happyabdilahi-ut7wj Год назад
Halke kala so xidhidha wll
@aarabdi688
@aarabdi688 Год назад
waxan jeclhay dumarka xisabtama
@abdinasirmohamed749
@abdinasirmohamed749 2 года назад
Video gaan anaa laigu tala galay
@umumansur3930
@umumansur3930 2 года назад
Waad mahadsantahay macanto
@user-bm8jq2ho3u
@user-bm8jq2ho3u 6 месяцев назад
Tiim tiktok
@umumansur3930
@umumansur3930 6 месяцев назад
Waad mahadsantahay
@suhaybhuud1378
@suhaybhuud1378 Год назад
Meelaan meeshayda ahayn ayaan soo gakay😂
@faadumojaamac1815
@faadumojaamac1815 Год назад
Mhdsnid abaye maanta kugusoo biiray wax bdn ayaana kaa faa iiddy
@umumansur3930
@umumansur3930 Год назад
Soo dhawaaw abaayo waad mahadsantahay abaayo
@sacdiyocabdulahii9775
@sacdiyocabdulahii9775 Год назад
Abayo saduqa xage lagahelikarah
@alishaabdi7569
@alishaabdi7569 2 года назад
Wadna ku mhadsanthy dhiiro galintada wall qalbi fcn ayaadthy
@hamdiabdirahman6944
@hamdiabdirahman6944 Год назад
Wll shugran walahy wax badan ayan ka faaiday Ethiopia ayaan joga bil ayan qata 250 dolar icawi
@umumansur3930
@umumansur3930 Год назад
Abaayo maxa ka caawiya
@daganmohamed8021
@daganmohamed8021 2 года назад
abaayo aaway bilkii Somalia loo diraayey sadaqadii adiga oo mahadsan.
@umumansur3930
@umumansur3930 2 года назад
Weeyku jiran si fican u fiirso fidhiyowyasha waanka hadlay
@awad559
@awad559 2 года назад
Uma barako ilaah haku barakeeyo (450_350)_ xsbiibi anaga soomaalibaan nahay intaa aan kot ku qorey maaree
@umumansur3930
@umumansur3930 2 года назад
Adiga maa isticmaalo 450€ iyo 350€
@faadumociise4379
@faadumociise4379 2 года назад
Masha allah mcnto ilahay qeer hakusiiyo mcnto lkn somaliya dadka kunol 200dollar 500dollar marka inaad nalawadagto ayaan jeclan lahaa xpiptii ilahay qeer haku siiyo
@umumansur3930
@umumansur3930 2 года назад
Maxad ka wadaa abaayo inaa nala wadaagto abaayo
@Hani-bs3lp
@Hani-bs3lp 2 года назад
@@umumansur3930 abayo waxay kawada doolar Ahaan noogu sheeg yuro mafahmeyno aniga xita waanla qaba Ra yigaas waana kaheley barnaamijkaga mcnto
@nastehohuseen4
@nastehohuseen4 2 года назад
Aniga camal
@umumansur3930
@umumansur3930 2 года назад
Waad mahadsantahay macanto
@nimcoahmad12
@nimcoahmad12 2 года назад
FB maxaa kuusaran yacni sawirka
@umumansur3930
@umumansur3930 2 года назад
Waad soo heshay soo maaho abaayo
@dahabisak8383
@dahabisak8383 2 года назад
Asc kuwaad kahadlayso Anaa ka kow ah
@umumansur3930
@umumansur3930 2 года назад
Ok masha aallah
@suleqasiman103
@suleqasiman103 Год назад
Qof boqol 100 dolar qata sadex3 ciyala ujogan wax kalena hay nin muxuu dhigan karaa abayo
@umumansur3930
@umumansur3930 Год назад
Abaayo macanto waxad ogaada waxkasto waa laga bixikara hada tahay qof caafimaad qabo sarirsaarney marka 100$ inaa ku qanacdo waa qalad isku day sidaa dhaqalaha ku soo galo kor ugu qaadi laheed waxad kale sameysaa 95$ isticmaal ka soo qaad adiga heysan 5$ kale abaayo ilahey haku waasiciyo irsaaqada
@suleqasiman103
@suleqasiman103 Год назад
@@umumansur3930 amin abayo mcnto
@Newgeneration12009
@Newgeneration12009 2 года назад
Abyo whatsp iso qor
@umumansur3930
@umumansur3930 2 года назад
Snapchat ummumerfat igu soo darso abaayo
@user-qr6lv2pb1r
@user-qr6lv2pb1r 2 месяца назад
Korean bay gabadhu u eektahay
@umumansur3930
@umumansur3930 День назад
Waad mahadsan tahay
@alishaabdi7569
@alishaabdi7569 2 года назад
Abyo groupka WhatsApp iguso dir wn raabyee
@umumansur3930
@umumansur3930 2 года назад
Abaayo waxan igu soo darsataa Facebook
@abdiaziizmohamedjibril5353
@abdiaziizmohamedjibril5353 Год назад
Kkkkkkkk
@islamproduction4006
@islamproduction4006 2 года назад
Aniga wxbo ma ogi
@umumansur3930
@umumansur3930 2 года назад
Maxa ka wadaa abaayo
@deeqaabdilahi9273
@deeqaabdilahi9273 Год назад
Manshalaah wax fican baadkiintay wll hore usoc
@umumansur3930
@umumansur3930 Год назад
Waad mahadsantahay macanto
@fatumayussuf6906
@fatumayussuf6906 Год назад
Asc sister please igusodaar WhatsApp group inshaalah
@salmaanfarxaan2206
@salmaanfarxaan2206 10 месяцев назад
Masha Allah
@deqa868
@deqa868 Год назад
Mashalahaa abaayo jzl qeer
@umumansur3930
@umumansur3930 Год назад
Waad mahadsantahay macanto
Далее
DAHABKA IYO LACAGTA KE BA I SHAQEYAY
13:57
Просмотров 23 тыс.
Shares  hormuud meeqa lagu  Gataa
10:45
Просмотров 5 тыс.
ПАПА ГАМБУРГЕР
00:13
Просмотров 107 тыс.
dhaqaalaha hooyada iyo maarayntiisa
35:27
Просмотров 37 тыс.
10-Qodob oo keenaya inaad U Adkaysato Dhibaatooyinka
22:51
Challenge gan kasoo Qaybgal
12:26
Просмотров 1,5 тыс.
hada sidan sameyso  bilkasto  1000$ dhiganeysa
11:41
Просмотров 2,2 тыс.
Challenger Gan kasoo Qaaybgal
10:13
Просмотров 529
Поймал редкий кадр🤨
0:22
Просмотров 3,1 млн
🤣МАЛО КУПИТЬ ЛОШАДЬ
0:18
Просмотров 6 млн