Тёмный

G/ Dastuurka Jubbaland'Madaxweynaha markii waqtigiisu dhamaado intuu rabo ayuu isa soo sharaxi kara 

Universal TV
Подписаться 1 млн
Просмотров 2,4 тыс.
50% 1

Gudiga Dastuurka Jubbaland'Madaxweynaha markii waqtigiisu dhamaado intuu rabo ayuu isasoo sharaxi karaa,mudo xileedkana waxaan waafajinay DF'

Опубликовано:

 

1 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 23   
@MohamedLeil-u2s
@MohamedLeil-u2s 5 дней назад
Caasimada Jubbaland waa Buaale ❤
@user-ph3qm3hp8f
@user-ph3qm3hp8f 6 дней назад
Boqorka jubaland axmed madoobe guulayso sida uu isku Boqro ayaan ka helay
@RioTrade1
@RioTrade1 6 дней назад
Madaxwayne axmed madoobe waxaa uroon in uu boqor iska noqdo waxba kolba qodob labadalaa macno ma keenayso
@abdisalanmohamed4678
@abdisalanmohamed4678 6 дней назад
😢😢😢😢
@user-xs7of2js7t
@user-xs7of2js7t 6 дней назад
Axmed horey usoco yeeli yeelatay sida dontid ka yeel Reer gedo iyo waxii kaloo la xili malaba waxbana manahee axmed Kaliya amiir la ah meshee ma donayo in masuuliyiintq kale Reer jubalnd ah Janis lasiiyo
@user-lg9kc2it5w
@user-lg9kc2it5w 5 дней назад
Waxaa nasiiib daro ah in nin halmagaalo ka taliya loo burburinaayo dastuukii Jubaland. Ilahoow na badbaadi, Intee bey qaadaneysaa in shacabka hurdada ka kacayaan
@user-pv2ww7ln6m
@user-pv2ww7ln6m 6 дней назад
Federaalkii wuxuu isku sii badallayaa Dawladda Federaalka Abgaal.
@beerkaaicadaaday2057
@beerkaaicadaaday2057 5 дней назад
Xasan distuurkii qaranka ayuu ku ciyaaray Ahmed madoobana kii jubaland. Waxba kama xishootaane waxaad rabtaan fala ayaa ka dhacday.
@daacadhaashi8792
@daacadhaashi8792 6 дней назад
Boqor Ahmed Al imartiyi
@hamsehalane7154
@hamsehalane7154 6 дней назад
Xasan sh caawa caloosha kala go'an musqushu isagay u xiran tahay
@abdisalanmohamed4678
@abdisalanmohamed4678 6 дней назад
Dadki Soomaaliyeed qaar kamida ayaa waxeey yiraahdeen sida tan: QOLA WALIBA CALALKEED, QARANNIMANA YEELKEED, QARASHBAA INOO DARAN, QABYAALADAAN KADHEX HELI, MAALMA QURA DABDEED, QURBA JOOGTAAN KAMIDNOQON, QAXOOTIYAANNA SOOQORON, QOF LAQUURSADAAN NOQON, OO QABKEYGII ANAA DILAY!!!🤔😱😢
@ONEPIECE-js3hn
@ONEPIECE-js3hn 6 дней назад
Dawladd kulahaa wax Kismaayo aheenin maka shaqeesaa dawladan 😂
@ahmedjr7902
@ahmedjr7902 6 дней назад
Futadiisa iy afkiisuba isma maqlayan 😂😂
@NounareDj-qo2sq
@NounareDj-qo2sq 6 дней назад
Masha Allah Guul Guul 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@SakiQalbi
@SakiQalbi 6 дней назад
Jubbalaan waa proxy Keenya, Somaliland, Puntland & KG na waa proxy Itoobiya. Wallaahay rajo malahan. Quduro waxaad ku qaadataan sida waddankeenna Kiinyaatiga iyo Itoobiyaanku xoogga ugu haystaan, haddan badda ay rabaan oo wax ka celinayaa aanay jirin. Alla idin celi. Maalin uun siyaasiga gumeeyay shacabka waa lala xisaabtami doonaa. I.A
@AbshirMohamud-np9zt
@AbshirMohamud-np9zt 6 дней назад
Madaxweyne Ahmed Mahamed Islaam gulayso Jubbaland wa ahmed ahmed wa Jubbaland
@mohamedhassan-yc2cw
@mohamedhassan-yc2cw 6 дней назад
Istaqfurullah hogamiyaha kenyaatiga basaaska U ah Axmed waraabe
@hassanahmed6760
@hassanahmed6760 6 дней назад
@@mohamedhassan-yc2cwxasan shiekh baa difaacayey shalay farmaaju kuxumeey darteed
@mohamedhassan-yc2cw
@mohamedhassan-yc2cw 6 дней назад
Basaaska Kenyaatiga car waakaase ha wareejiyo kursiga Kenyaatiga ayaa meesha ku heysato
@adoonaleadoonale
@adoonaleadoonale 6 дней назад
Canaasiir wadanka ayey kuciyaarayaan
@Abdirahman334
@Abdirahman334 6 дней назад
Waa maxay madaxweynahan intuu doono isa soo sharaxayaa waxba kama xidhna miyaa Hhhhhh dasturkaa ha lagu laabto Hhhhh hhhhh hhhhh 😂😂😂
@mohamedhassan-yc2cw
@mohamedhassan-yc2cw 6 дней назад
Waa hogaamiye basbaas Kenya U ah
Далее
Xasan Cali Kheyre oo Minnesota lagu soo dhaweeyey
1:52:22
Warka  Universal TV 08 07 2024
18:37
Просмотров 5 тыс.
A Muslim Man Enters a Church - They Laughed
39:53
Просмотров 828 тыс.