Тёмный

Gabadhani maxay Yurub u burburinaysaa?! | mahadsanid Farmaajo! 

Sahanka
Подписаться 420 тыс.
Просмотров 60 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

31 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 193   
@sahanka97
@sahanka97 2 года назад
Haddii aad jeceshahay in aad qayb ka noqoto oo aad taageerto Mashruuca Sahan ee ballaadhan, ku soo dhowow, Mahadsanid. Paypal link: paypal.me/aadansahan Buy me a coffee link: www.buymeacoffee.com/aadansahan Mashruuca Sahanka oo ka kooban: RU-vid-ka Sahanka Xogaha: ru-vid.com/show-UCMAk... RU-vid-ka Sahan Podcast: ru-vid.com/show-UCGf8... Spotify: open.spotify.com/user/31hpw3z... Facebook Page Sahanka: facebook.com/aadan.sahan1 Facebook page Aadan-Sahan: facebook.com/aadansahan Twitter: twitter.com/AadanSahan?t=ctff... Instagram: instagram.com/aadan_sahan/ Oo ay i noo dheer yihiin buugta aynnu tarjunay, kuwooda soo baxay iyo kuwa soo aaddanba oo kala ah: 1- Hayaankaygii Rumaynta. 2- Faca Koraya. 3- Ismalure. 4- Loollan. 5- Dabadeed qofna ma hadhin. Kuwa soo aaddanina waxa ay kala yihiin: 1- الإسلام بين الشرق والغرب 2- حرب الجواسيس في القرن ال٢١ 3- عصر القرود 4- حديث المساء 5- السلام عليك يا صاحبي 6- في الحب والحياة 7- اعترافات عشاق Waxa intaasba dheer buugaagta uu tarjumay Jacfar Yuusuf oo kala ah: 1- Wabar. 2- 56 dhibaabo jacayl. 3- مرابط النظام الدولي. 4- عائد إلى حيفا. 5- ارشادات الحياة القصيرة. 6- لغز بربروسا 7- سر آريوس 8- حرب الفاندال 9- المعركة الآخيرة.
@AhmedHassan-yu2oy
@AhmedHassan-yu2oy 2 года назад
dhibka sahanka xogaha waa kibir iyo islaweynaan xageyga raali iga ahow.
@shaaficiqabrigale2283
@shaaficiqabrigale2283 2 года назад
Farmaajo wuxuu ahaa madaxweynihii ugu xumaa ee somalia soo mara bururkii jadib adigaba sida qof aana wax ogeyn oo kle ayaad noo amaaneysaa😌😌😌
@shambalafe300
@shambalafe300 2 года назад
Talyaani iyo farmanjo wariye heer sare ah ayaad tahay ee ha ku dheexmirmin CBB.ta tageerada farmanjo xoorbaad u tahay lakn ha isdheexqaadi wararka
@mohamadibraahim930
@mohamadibraahim930 2 года назад
جزاك الله خيرا يا فتى الاسلام وغفرالله ذنوبنا و جعلنا من أصحاب الجنة{ قولو آمين }
@kawsarxuseen2442
@kawsarxuseen2442 2 года назад
Amiin yarabbi Amiin
@mohamedabdullahi4162
@mohamedabdullahi4162 2 года назад
Aaamiin
@abdirisakwali2287
@abdirisakwali2287 2 года назад
Thanks Ahmed sahan viva farmaajo 🥰🤝
@naqiilmedia7670
@naqiilmedia7670 2 года назад
The best berson ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad scw scw scw scw scw
@iamasad
@iamasad 2 года назад
Ustaad Aadan 🫡 mdaxweyne Farmaajo Barnaamij Ka Soo Sameeey Pls 🥺🥺#sahankaXogaha
@nuurtargooye6972
@nuurtargooye6972 2 года назад
Haa wlhi anba waan jeclahy
@OmarAhmed-bi2lj
@OmarAhmed-bi2lj 2 года назад
ma waxaad rabtaan miskiinkaan Aadam in xabsiga uu liinta lu cabo, cabdi maalik coldoon iyo cabdiwaaxid gamaadiid iyo nageeye cali qaliif ayaan weeynaye sxbyaal aadan sahana ha ina dhaafinina ineeynu weeyno ma rabnee, Allaah ha inoo dhowro aadan sahan
@ibrahimabdighani9184
@ibrahimabdighani9184 2 года назад
@@OmarAhmed-bi2lj abwan gamadiid weli asna ma xidhanyahay
@ruqiyohusseinhayle1262
@ruqiyohusseinhayle1262 2 года назад
Masha Allah, wiilkani waa xakiim aqli badan, cisiyo sharaf ku nolow Ado kalena Allah hano soo badiyo Insha Allah
@clwahaabnadaara6405
@clwahaabnadaara6405 2 года назад
Cwa xaqq baad ku Adintay ustaad mahadzanid 💯🙏 Quruxbadnan lahayd inaad bodcast fcn kaso diyariso m.abdulaahi farmaajo waxa uu ahaa nin aragti dheer run ahntii ✅
@cfitaahccm1cfitaahccm196
@cfitaahccm1cfitaahccm196 2 года назад
War miyaad waalantahay waaxay adinka aad sheegayso nio ustaadka waa uu hadlay uun
@clwahaabnadaara6405
@clwahaabnadaara6405 2 года назад
@@cfitaahccm1cfitaahccm196 pro mxa I waalay waan mir qabaa alx adigu midhaa yar xayran ah !
@ayuubali3008
@ayuubali3008 2 года назад
Caawa markuu 2 erey oo amaana farmaajo ku tuuray buu xaq ku hadlay miyaa🤣😂😂
@clwahaabnadaara6405
@clwahaabnadaara6405 2 года назад
@@ayuubali3008 hhhhhhhh ustaadku wax muhiim ah ayuu ka hdlaa talabaysa iskama amanin farmaajo ee waa nin rgeed libintisa ayuu unbuu siiyey ...
@shan-maalsomali8533
@shan-maalsomali8533 2 года назад
Lahayste itoobiya u adeega ayuu ahaa Aby iyo afawarqi ayu shaqalahoda ahaa.. Ciidankii eretria ilaa haatan lama garanayo sobob loo haysto, shabaabkii uu xiriirka lasamaystay maanta Waa laga itaalroonaday Xasan shekh aya madaxwayne xaq ah Oo waxqabad ku suntan
@maxamedkoronto6665
@maxamedkoronto6665 2 года назад
Mahadsanid madaxwayne maxamed cabdulaahi Faarmaajo
@shaqalecabdikariim9233
@shaqalecabdikariim9233 2 года назад
Aadanow caawa nin shacabka soomaliyed ku wayn ayaa magiciisa ii muuqdaa
@cadewaaye23
@cadewaaye23 2 года назад
Muqaalkaan si wacan ayaa u editing gareysey mahadsanid walaal macalim sxb aadan sahan alaha ku sharfo ❤❤❤🙏
@halimaHussain_
@halimaHussain_ 2 года назад
Mahadsanid Macalin Aadan sida aad noogu soo gudbiso wax lahubo.
@boono2912
@boono2912 2 года назад
Madaxweyne si kal iyo laab ah shacabkiisoo dhami isaga jecelyihiin inyar maahee buu ahaa Madaxweyne Farmaajo. Khayr badan iyo guul aduun iyo aakhiro baan u rajeenayaa. Xog qiimo badan baa muuqaalkan ku kooban, mahadsanid walaale.
@deeqdarajo2283
@deeqdarajo2283 2 года назад
Reer muqdisho aya somaali ugu bdn ayaga na xaarmaajo ma jeclo tuugaas
@boono2912
@boono2912 2 года назад
@@deeqdarajo2283 reer oodwayne, dayniile baa kula hadlaya. Waana jeclayn. Nala qabiil maaha, laakiin wadaniyad baan ka aragnay
@deeqdarajo2283
@deeqdarajo2283 2 года назад
@@boono2912 awalba tuulada oodweyne qof dagan miya wax oga mxa naga galay anaga xaarmaajo ayan u naqaana
@boono2912
@boono2912 2 года назад
@@deeqdarajo2283 🤣🤣 xaalad adag baad ku jirtaa mar hadii halkaa ay kaa marayso
@abdihakimmohamed2561
@abdihakimmohamed2561 2 года назад
@@deeqdarajo2283 Isaaqa Dhedig niicda dadka kala tag. Farmaajo muu ahayn sidaadoo kale Dhedig la waso. Oodweyne, Burco, Ceerigaabo iyo Hargaysiba waa Farmaajo marka inta Dhedig ee Jeegaanta laga reebo.
@40Durkiya
@40Durkiya 2 года назад
Saaxiibul malaayiin ilaahay haku xifdiyo ✊✊✊✊✊🤲🤲🤲🤲
@marwomarwo2982
@marwomarwo2982 2 года назад
Mahadsanid Aadan waannu kaa faa"idna mar walba.
@wizgurey8012
@wizgurey8012 2 года назад
🥰🥰
@nurhassan543
@nurhassan543 2 года назад
Mahadsanid farmaajo ayaa I keentay
@Kingston12370
@Kingston12370 2 года назад
Farmaajo hadii uu wadan awoodle xukumi lahaa waxa uuna xasuusin lahaa waqtigii cumar
@soomaalidageeska186
@soomaalidageeska186 2 года назад
I agree with you 100%
@kamaalahmed8667
@kamaalahmed8667 2 года назад
Waa soo dhawaatay xiligii ay Roma islaamka furan lahaa
@Mustafemmc
@Mustafemmc 2 года назад
Sahanka xogaha keep up ⬆️ bro
@suusaanabdi5058
@suusaanabdi5058 2 года назад
Mahadsanid aadan🥰 wll brodcastigii maad bilowdid
@daruroairline7328
@daruroairline7328 2 года назад
Wuu bilaabee eeg cometiga ugu horeeya linkg
@miimashariif2394
@miimashariif2394 2 года назад
Mahadsanid aabo❤️
@yamays
@yamays 2 года назад
#farmaajo ❣
@ismaciilmohamed6526
@ismaciilmohamed6526 2 года назад
Sxb ILLAHAY haku xafido waxad tahay qof positive ah
@dhuuyesaed1413
@dhuuyesaed1413 2 года назад
MD Farmajo guuleyso
@abdiwakiilmaxamed7817
@abdiwakiilmaxamed7817 2 года назад
MaHadsanid Ustaad
@blalfarah6961
@blalfarah6961 2 года назад
Farmajo geesi waxbadan ogaa buu ahaa
@blalfarah6961
@blalfarah6961 2 года назад
@Nabad doone waxbadan oo somali Dan ugu jirtay Viva president farmajo😅😅😅😅
@axamedyare6781
@axamedyare6781 2 года назад
@Nabad doone dhibka dalalku hayaan
@apdallaabshir
@apdallaabshir 8 месяцев назад
Laakiin calmaani ayuu ahaa
@somalimidaysan2524
@somalimidaysan2524 2 года назад
مرحبا بك مليون مره في الصومال
@Maalinlechannel
@Maalinlechannel 2 года назад
Waa la dili doona fiirso yaah aadanow
@hoodo9260
@hoodo9260 2 года назад
Guul baan u rajeynayaa hogaamiye walba oo ilaalinaya fidrada bani aadamka
@ilameerayso9160
@ilameerayso9160 2 года назад
Fadalan Farmaajo podcast Ka samee
@samirr546
@samirr546 2 года назад
Ha noo sii gogol xaadho waanu soo soconaaye wixii ay naga soo xadayna ha noo sii tilmaanto meeshay ku qariyeen.
@ikraanaalpha8326
@ikraanaalpha8326 2 года назад
Masha Allah
@munaahmed4339
@munaahmed4339 2 года назад
asc walal aada ilaah dartii aan kuu taakeeraa ilaah ha nookaa xifdiyo
@suldaanfuaad6521
@suldaanfuaad6521 2 года назад
Thanks
@clxakiinxuseen9097
@clxakiinxuseen9097 2 года назад
adan duuuflow xageed u socota
@apdallaabshir
@apdallaabshir 8 месяцев назад
Dabaal baa tahay😊
@abdikadirali2809
@abdikadirali2809 2 года назад
Video sida u dubte iyo codkaba si fican u dubtay siiba codka si fican u so dubte Markasto sidan Nogu dub ❤️🙌🏾
@suldaansiciid2001
@suldaansiciid2001 2 года назад
Mahadsanid macalin
@sumayayounis3970
@sumayayounis3970 2 года назад
Waad mahadsantahay
@abdullahihassan1263
@abdullahihassan1263 2 года назад
Ma cajuusadaan aa qurux ley Ah
@absiyemursal3840
@absiyemursal3840 2 года назад
Horayi usoco ayan anigu leeyahay
@amiirxayi5620
@amiirxayi5620 2 года назад
mncha allh allow Gaalada ayaga iskU jabi
@rugaalmedia3563
@rugaalmedia3563 2 года назад
Xabiibulaahyiin jirow joog waligaa
@ziaynabhassan4293
@ziaynabhassan4293 2 года назад
Ilahaw imtixaan dheer ban sanawaad kujirna nohili markan gaalo isku jabi
@joqombe
@joqombe 2 года назад
Asc koleey aniga uma arko talyaaniga ayaa wax lasiiyay wax lagu faano mana u malaynayo waliba abaalna haba ahaatee kaagama hayaan oo waxayba u badan in dadyawgaas aysanba ku xasuusanin waxaad sheeganayso wax ay soo korshinayso oon igu sawir ahayn inaysan jirin iyo wax laga faa'iiday toona adigoo kuwaagii cudurro iyo gaajo la il daran yihiin marka ma garan sababta aad ugu mahadcelinayso talyaani baa la caawiyay
@abdihakimmohameddiriyesank1730
@abdihakimmohameddiriyesank1730 2 года назад
Horay u soco sxb
@ikramahmett5550
@ikramahmett5550 2 года назад
Keep going
@calixasanxaaji2338
@calixasanxaaji2338 2 года назад
Maxamed cabdullahi farmajo
@farahdiaa5427
@farahdiaa5427 2 года назад
Asc wll aden sahan waad mahad santahay malwaalba wanu ka fiidana
@abdalleali354
@abdalleali354 2 года назад
Falanqeeye sare aadan sahan
@ahmedaamiin8669
@ahmedaamiin8669 2 года назад
Farmaajo siyaasda dipada madaxweyne kga fiican masoo marin wlhi
@ahmedyusuf865
@ahmedyusuf865 2 года назад
Talyaanigu waa wadanka ugu qowmu luudka bdn iyaga iyo Spain subxanallah Ha mamnuucdo dhaqankaas koley cunsurinamada yurubta kalay kalasimantahay lkn iyagu way qarsadaan
@ibrahimmohamedosman3622
@ibrahimmohamedosman3622 2 года назад
aad iyo aad
@hamseofficial7116
@hamseofficial7116 2 года назад
اللهمَّ صلِّ على محمَّد وعلى آل محمَّد، كما صليتَ على إبراهيم وعلى آل إبراهيم؛ إنَّك حميدٌ مجيد. اللهمَّ بارِك على محمَّد وعلى آل محمَّد، كما باركتَ على إبراهيم وعلى آل إبراهيم؛ إنَّك حميدٌ مجيد»
@taataa5224
@taataa5224 2 года назад
Ku sali نبي محمد صلى الله عليه وسلم
@mohamedabdulle6621
@mohamedabdulle6621 2 года назад
Ku camcqmineeyso dhallintu ma wada fahmi karto
@AbdukadirXayle
@AbdukadirXayle 2 года назад
Farmaajo Haku Waso Unfolow
@yamays
@yamays 2 года назад
#sahanka xogaha legend 🙌👏🏼❤
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 2 года назад
Iidoor ayaa ugu horreeyey cid lagutijaabiyo qoomuluud oo weliba meelo lagafaafiyo lagadhisay. Uf, uf, uf.
@suhaybjaamac3936
@suhaybjaamac3936 2 года назад
Ma daaroodkii gaaladu gumaysan jirtay ayaa sidaa uhadlaya 2022 ayaad adoontay
@mohamedalishire1011
@mohamedalishire1011 2 года назад
Asc wll Kazoo hadal furashada magaalada casimada Vatican city rome
@Junanilll
@Junanilll 2 года назад
umad u ilahay Farmaajo kasoo dhaxsaaray oo arki weyday illahow asoo nabad qabo nosoo celi
@koombokooficali7085
@koombokooficali7085 2 года назад
Finally talyaaniga UGU dambeyn wuxu so Gali doona gacanta muslimiinta 😃😃 talyaaniga hadii ruushka oo la safto hadhow isagana meel cidlo buu imaan doona
@CllaahiSiyaad
@CllaahiSiyaad 5 месяцев назад
🎉🎉🎉🎉🎉
@guuleedmohamed3802
@guuleedmohamed3802 2 года назад
Waxaad ilowday inay taageerto sahnuuniyada ama yuhuuda xogta soo baadh
@bilowilaadhamaad7648
@bilowilaadhamaad7648 2 года назад
Ma jiro gaal Falastiin taageeraa😂
@aboutmyidea1.
@aboutmyidea1. 2 года назад
Asc Sahanka xogaha
@qamarali3523
@qamarali3523 2 года назад
Gabadhaas midigta fog ah ee islaamka iyo muhaajiriinta neceb koley aniga waa u codeeyay bur iyo biyo in loo kala baxaa waa wax aad u wanaagsan munaafaqada qosolbeenaadka iyo igu sawirta sidaan bini aadanimada ugu damqanayo beentaas xaga kalana lagu duminayo dad iyo dalba oo aan doqontanaduna garan oo ay ree galbeed iyo gaalo kuu amaanayaan waaba ku daalnay
@alirxman6228
@alirxman6228 2 года назад
Xaqiiqdii wadanka talyaaniga oo aan deganahay Aaad buu ugu baahnaa qof iyaadoo kale ah waayo way dabar goi rabaam wada khaniisiin bay noqdeen diintoodiina way ka tageen runtii naagtan inkastoo ay iyada lafteedu gaaalad kale tahay gaaalada kale way uga dhow dahay xaga diinta
@ahmedcabdiyasin3863
@ahmedcabdiyasin3863 2 года назад
Dinteda iyo dalkeda wanudaynaynaa waxana kutagerayna ladagalanka ilxadka dhaqan dorinta qoyska iyo qomuludka sodhowow marwo
@mustafeozil8592
@mustafeozil8592 2 года назад
Farmaajo wuxu soo celiyeye sharfkii iyo karaamadii umada soomliyeed wuxuu ahaa madax weyne han leh
@cabdirizaaqaxmed9701
@cabdirizaaqaxmed9701 2 года назад
Wcs
@hassanmohamed3385
@hassanmohamed3385 2 года назад
Cbb miyaa noqtay wxaan Kaaga baranay dhexdhexaadnimo Sidee waxka noqdeen niyoow mise Jeebka ayaa laga dharbaxay oo fikirkagi Dhaxdhaxaadnimada waa kaashatay
@cabdaladaahir8539
@cabdaladaahir8539 2 года назад
Walal qufka aragtidiisa siyaasaded xor buu u tahay kuma qasbana aragtidada inu raaco
@hassanmohamed3385
@hassanmohamed3385 2 года назад
@@cabdaladaahir8539 qawiil ayaaka Dhexyeerayo ee somalinimo igala hadal
@cabdaladaahir8539
@cabdaladaahir8539 2 года назад
@@hassanmohamed3385 hhhhhhh adiga ayu ka dhax yeeraya walee maxa keenay qabiil aniga qabiil ka ma hadlin aragti siyaasaded aya ka hadlay farmaajo iyo wiilkan somali ayaa isugu imaana marka sxb isdaji
@hassanmohamed3385
@hassanmohamed3385 2 года назад
@@cabdaladaahir8539 sxb qawiil meelna Kuma gaareysidee somalinimo haku deeqdo
@Xuralcayn
@Xuralcayn 2 года назад
@@hassanmohamed3385 anaa si qabilia kula hadlaya adoonkaygi banatahay ciilanba tahay simple 😂
@hamzaabdalla6494
@hamzaabdalla6494 2 года назад
Farmajo asaga dadki abar io baahi la dhimanayen in italia u wx siyayna wx lagu fano ma aha qofka damirka leh
@Junanilll
@Junanilll 2 года назад
Farmaajo kahor abaar wa jirtay bro, abaarta waa carada illahay umad waalo ah oo hadana islaam ah oo dhiigooda daadinaya, malinwalbo isdilaya hadii an nala halaagin illahay ayaa mahad leh, madaxweynaha hada joga beri markuu asagana xilka kadaga sidaas ayey kuwa kale u eedi sidada oo kale, waxyaalaha abaarta keenaya waa dhiiga umadas islaamka oo Malin walbo isleynaya
@abdiadennn
@abdiadennn 2 года назад
Ruushku durba Talyaanigii wuu u fasaxay shidaalkii markay naagtani qabsatay 😂
@yurubmaxamed6847
@yurubmaxamed6847 2 года назад
Farmaajo yutagero siyay
@ayaanleereg7785
@ayaanleereg7785 2 года назад
Hidler waxa ugu soo hor jeeday waa yahuuda oo layey iyo France 🇫🇷 oo weraray hada dowlada France Ayaan laga Hore Imaan lkin Russian oo Cagta oow mareyey waan ku faraxsanahay hada inee LA burburiyo waaye Russian
@diiriyeoomaar816
@diiriyeoomaar816 2 года назад
Inantan waxa awoow u ah ninkii kaligii taliyaha ahaa ee talyaaniga haysta waagii dagaalkii 2aad
@maxamedmozkoh9118
@maxamedmozkoh9118 2 года назад
AadaN anigu wan ku waTTa🥰
@khaalidabaadir8620
@khaalidabaadir8620 2 года назад
War farmaajo muxuu sameeyaybu yidhi
@hamsegadhle4651
@hamsegadhle4651 2 года назад
Way bilaaatay saan filayo xiligii isaga ahaa
@karamali2198
@karamali2198 2 года назад
Farmaajo caadi maahayn lkn cadawga somalida ayaa ridey dadkana qabiilka sheeko xariiradi ahyd baa loo daarey
@qoranedaahir9427
@qoranedaahir9427 2 года назад
Sheekada farmaajo waxba kama fahmin kaliya waxaan u arkaa mid views lagu raadsanayo ee qofkii ku noolaaa meeshii uu ku shaqaynaayay oo ah xamar baa fahmi kara wuxuu ahaa
@fartuungafaajeh8737
@fartuungafaajeh8737 Год назад
Hhhh war nio ninkaan nin idinkaga fiicnaa majirine ee idinkaa qabiil ahaan u takooray balwakaase nin kafiican haydinka soo boxo uurkaad ka bugtaane😂😂
@mahamuudabdi9578
@mahamuudabdi9578 2 года назад
Waxwalba waaisbedeleen
@elmanmohamed118
@elmanmohamed118 2 года назад
Caqliga Somalida jamhuuriga ama midigta wan necebnhy ruushkana WAn tagersanhy ruushka lagu shegayo WA jamhuuri la fikir ah midigta fog
@abdirahmaanburhaan5302
@abdirahmaanburhaan5302 2 года назад
Ninkasta inu dalkisa iyo diintisa difaaco waaye naagata waa loo bahan yahay woo ogahay way na nacebtahay lkn ayadaba way ogtahay inaa necebnahay
@cumarmaxamed8256
@cumarmaxamed8256 2 года назад
Kkkkk hanbalyo xaal qaado cid aan u qalmin yaa lagugu khasaariyey
@craxmanmaxamed3771
@craxmanmaxamed3771 2 года назад
Aadanow ka waran waxaa bogaadin mudan gaani iyo calisamatar Morgan aways geedow siyaad barre Ito dhamaan ka waran dadkaas
@mahamednuux1629
@mahamednuux1629 2 года назад
Adiguna xaar maajo baad u janjeedhaa miyaa Ogow xaarmaajo wuu dhacee
@mohamettapdiasiis1952
@mohamettapdiasiis1952 2 года назад
the president of somalila is mohamed apdilaahi mohamed farmaajo xafiduhullah 🤲☝
@abdirahmaanomer3060
@abdirahmaanomer3060 2 года назад
Waar aqoon dhaadhi aadan madaxweyne farmaajo ka soo samee lecture
@wiilwaalwiilwaal1926
@wiilwaalwiilwaal1926 2 года назад
M.a🥰🥰🥰🥰🥰
@abdulrashiidsalaadnageeye3329
@abdulrashiidsalaadnageeye3329 2 года назад
Aadan wll ma waxad noo xayisiinee ninki maalin cad xamar naga qixiyay kaliya damaciisa shaqsiga ah aad ayeey aragtidaan noo niyad jabineysaa aragtidan hadan nahay shacabka caasimada ee damac ninkaas dartiis gurigooda uga qaxay🙏🙏
@blalfarah6961
@blalfarah6961 2 года назад
Maangaab baa tahay jaahila😡😡😡
@wizgurey8012
@wizgurey8012 2 года назад
Bal fiiri nin rag ah baa nuucaas u hadlaayo sxp waxaan moodi jiray dumarka cuqdad ku ogaa kuwooda liito
@qaranyuusufcaliburmad8696
@qaranyuusufcaliburmad8696 2 года назад
Kan maanta mw kuu ah ayaa ku dilay sxpow wuxuuna rabay inuu kursiga kugu gaadho wayna dhacday
@craxmanmaxamed3771
@craxmanmaxamed3771 2 года назад
@@qaranyuusufcaliburmad8696 xaaji qaran taas ayaaba kugu filan kani liitaha ah dhan ha taagero waayo la baray owr kacsiga waligii waxa uu ahaa duli waayo war labada daan mid raac hadii kale hana deeqo magaca soomaaliyeed hadii uu yiri xasan shiiq midnimadaa na deeqdo war dalkaba imaarad imaarad ha ahaadee yaan leys dhaamin iyagaa shaqo tag ah iyaqaana cuqdad qaba
@axamedyare6781
@axamedyare6781 2 года назад
Ani kenya joogaa zxb wlhi soomaaha lacagta 100kii 90% somalia ka imaadaa Isku day inaad Fahanto qofka cadowgaaga ah
@mrpirate3020
@mrpirate3020 2 года назад
Waxaan ka yaabi haddi xita Aduunyadu isku Rogmato inaysan Soomaalidu ummad baraarugta noqon doonin balse Ilahay kamaa dhigo sidaas
@abdilahiabdiyusuf7658
@abdilahiabdiyusuf7658 2 года назад
Farmaajo ma hooyadaa ayuu qabaa?
@laylaali8812
@laylaali8812 2 года назад
Roma islamka ayaa dib u qabsandoona
@pilotpsp999
@pilotpsp999 2 года назад
.
@mohamedabdullahi4162
@mohamedabdullahi4162 2 года назад
Xaqiidii waxaan fiiriyay comntigiina waxaan layaabay say u caqli yeryuhiin farmaajo qadiyad kadhigay warnimanyahow xogta qaata oo arimaha idin anficin iskagataga
@the_hit_man_
@the_hit_man_ 2 года назад
Meloni 4 bilood ayan u qaybtay France iyo germany 4 bilood ku qadan mayso sidii loo cuni lahaa gabadha yar
@dahirmohamud6152
@dahirmohamud6152 2 года назад
farmajo wa sax wow sameyay lakin sababta aya eh in sida ow u diray in ey tahay wax kale oo anaga anan fahmen oo eh jecelka galada ow u qabay owna uga mahad celinayay in somaliya ey sida ow u gumeystay ayow ku faraxsanay waliba ey somaliya mar kale u bahantahay wana cadowtinimada ow farmajo u qabay somali
@cabdallecabdi7057
@cabdallecabdi7057 2 года назад
Zxp qaali ka sohadal Turkiga waxa uu soo saray markab dagal oo luguh magac daray suladan cabdih xamiid
@deeqdarajo2283
@deeqdarajo2283 2 года назад
Xaarmaajo hadad ino amaaneso fasaxa iga tahay
@shan-maalsomali8533
@shan-maalsomali8533 2 года назад
CBBda amaanteedu waxba kuuma taraso aqoonyahan Aadanaw ninkaa waxba ha amaanin wax lagu amaano kamuu tegine
@axamedyare6781
@axamedyare6781 2 года назад
Ciidan buu somalia dhisay Somalia waa markii ugu Horeysay Ee doorasho u galeyso Kursiga Qaramada midoobay Somalia meel laga aqoon ma jirto meel walba carabta islaamka xitaa way amaaneen lkn reer Galbeedka waa ka hor yimaadeen arinkaas iyada dhismaha caasimada kor buu u kacay ma Tirin karo
@shan-maalsomali8533
@shan-maalsomali8533 2 года назад
Wixii uu xumeeyay maa shegtid hhhh
@abdikarimpirlo8793
@abdikarimpirlo8793 2 года назад
Farmaajo wuxu ahaa madexweynaha kaliya ee cadowgeena yiri waa walaalahen Farmaajo wuxuu madexweyne kaligii talis ah Farmaajo si usoo doorashada dalka ugu soo laabto wuxu u daadiyay dhiig wuxuu bara kiciyay shacab badan reer muqdisho reer galmudug iyo reee putland hadana ma dhicin inuu soo laabto Farmaajo wuxuu madexweyne ugu horeeyay ee wasaarada waxbarashada qabyaaladeeyay Ma jirto xitaa hal sabab oo reer muqdisho iyo somaalida kalaba Farmaajo ugu mahad celiyaan mahad celintada waxaan ka fahmay inaada reer muqdisho aheen ogeena waxa ka dhex socday waqtigii Farmaajo madexweynihii ugu xumaa ee dalka somaaliya soo mara.
Далее
Dhamaadka BBC-da | Maxaa Dhacay ?
11:44
Просмотров 133 тыс.