Тёмный

Madaxwayne Bixi Oo Ka Jawabay eedaymo Uu U Jeedin Jiray Madaxwayne Cigaal 

Horn Cable Tv
Подписаться 1,2 млн
Просмотров 402 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

15 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 325   
@ahmedlozinho2944
@ahmedlozinho2944 4 года назад
Cigaaal alle hku naxarizto madax wyne kafican abid manan arage😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 6 месяцев назад
Dofaar kii Ina cigaale faqashtaa ahaa
@actor_guleid
@actor_guleid 5 лет назад
Cigaal ❤allow ku naxriis adeer mcn
@mohamedhagoog361
@mohamedhagoog361 5 лет назад
Aamiin
@somaliland9369
@somaliland9369 5 лет назад
Guleid STUDIO amiin 🤲
@zakicabdi8886
@zakicabdi8886 4 года назад
Amin
@suhaybomerr
@suhaybomerr 3 года назад
Amiin🤲
@yoonisnaasir9849
@yoonisnaasir9849 3 года назад
Amiin amiin alle qabrigaha u nuuriyo hana u wasiciyo amiin amin
@mustafebulshaale2648
@mustafebulshaale2648 5 лет назад
Weriye Kuraase, waa codkar geesi ah oo y shaqeeya sida weriyaha saxda ah laga doonayo, horay u soco walaal waan ku taageersanahay.
@maxamedyaazien3706
@maxamedyaazien3706 4 года назад
Shaandhaduu kaga xoreeyey
@yoonisnaasir9849
@yoonisnaasir9849 3 года назад
Waalhi sida ugu quruxda badan ayuu u jawaabay mudane muuze bixi abdi alle haku dhowro mudane cimri dherar ayaan ilahey kuwaydiyay mudane
@namiin3034
@namiin3034 5 лет назад
love that we have such freedom of speech, it's a blessing no other somalis have from Dijabouti to Garissa, This is why we need to protect and improve SOMALILAND 😍
@daldeeqducaysan882
@daldeeqducaysan882 5 лет назад
Allow u siyaadi sOMALILAND, Kuwaan haysanna sii
@jesssandulle8162
@jesssandulle8162 4 года назад
this is fucking qabiil land. not democracy. ilusion.
@jjenko6366
@jjenko6366 4 года назад
Freedom of speech really ? Do you know how many reporters are in jail in Hargeisa. The famous coldon from Burco just got out. One year in jail for what.
@namiin3034
@namiin3034 4 года назад
@@jjenko6366 Coldoon was in jail for a reason and the President pardoned him wrongly he should still be inside, and you name me the journalist in jail name me one, I can name you 20 killed by the fake somalia government who blame Al Shabab whenever they kill innocent people speaking out against them.
@apoudiiprahim4651
@apoudiiprahim4651 2 года назад
Ĺĺ
@hodanmaxamed7339
@hodanmaxamed7339 4 года назад
Cigaal allow ku naxriisto 💝💝❤❤😭👈
@AmiirNadridov
@AmiirNadridov 5 лет назад
waa weediin qaangaar ah waa xiligii loobaahnaa waaxasuus fog wariyuhu suasha meelfog buu kakeenay waana shaqadiisa runtii mr guraaase waa xirfadle ixtiraam buu mudan yahay kuwa kale haku daydaan %100
@johnchina507
@johnchina507 4 года назад
n
@hodanapdi5609
@hodanapdi5609 5 лет назад
Mash allah guulayso madaxwayne
@maxamuudmaxamedcabdi6829
@maxamuudmaxamedcabdi6829 5 лет назад
WAXAAN HANBALYEYNAYAA LABA WARIYE KALE WAYDIIYEY LABADA SU'AALOOD EE AH TAN IYO TA BEELAHA SHIRAAYA MANSHA ALLAH SIFIICAN AYAAD UWAYDIISEEN WAXAANU KA BIXIYEY JAWAABO WAAFI AH OO QURUXBADAN OO KALSOONI KU DHEEHANTAY THANKS MADAXWAYNE
@mohamedbarre9061
@mohamedbarre9061 5 лет назад
Madaxweyne muuse biixi cabdi Alla hku sharfo runtad usheegtay wariyaashan inta xun ka shaqeynaya 😘😘😎
@craxiin_key797
@craxiin_key797 5 лет назад
Inta xun kama shaqayse runta lp shegua madaxweynaha
@shiinedoller4736
@shiinedoller4736 5 лет назад
cigaal gezi naga dhinty ruuux lamaida somli ma soo marayo ilahy haku naxrizto😷
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 5 лет назад
Ciise Muuse mooye hadii cidiba noolaato!
@craxiin_key797
@craxiin_key797 5 лет назад
Amiin wlhi nama soo marayo
@rahmaali2050
@rahmaali2050 4 года назад
@Isaaq La'aantii Waqooyi iyo koonfur Midoobi Maayan sxb an dibku celiye waayo comment todoba bilod kahorbad dhiibataye waxan raba inan suaal kawaydiye madaxwayne Muuse ma noqonkara amase maladhihi kara wa lamid oo wa hogamiye wacan?
@rahmaali2050
@rahmaali2050 4 года назад
@Isaaq La'aantii Waqooyi iyo koonfur Midoobi Maayan masha tabarakala war ninyohow waxa tahay nin hadal oo marawaxid hadal wacano hufan ku hadlay wanan ka qaatay wanad kumahadsantahay sxb abo Muuse hanoolado sido kale hbn wanagsan
@updyrahmanarap3821
@updyrahmanarap3821 4 года назад
Telefishankaa HCTV waxan ku taageeraa dhalinyaro cod kar ah baa u shaqaysa, kuraase, xasan galaydh iyo weliba sagal beeldeeq .. Dhalinyaro barakooba
@alexkeith1260
@alexkeith1260 5 лет назад
madaxweyne,mujahid muuse bixi cabdi waa ragi madaxweyne cigal laso dhisay dalka ee laso shaqayeye wana ragi uu madaxweyne cigal ku amanay shaqaday qaranka uu hayen iyo sidi ay dalka ugu so halgamen ad iyo ad ay somaliland uu nasib badan tahay inu manta madaxweyn ahado mujahid muse bixi sidu malintu dhalinyarta aha dantisi garka ahayd uu kala turay ee u gostay inu dadkisa ka xoreyo taliski macangaga aha ee axmaqa aha ee afweyne ayu mantana isago madaxweyne ah ugu shaqaynaya dadkisa iyo dalkisa kana difacaya cadow kasta oo kuso xadgudba waxan ilahay swt uga baryaya cimri dharer iyo cafimad qab dher insha allah amin
@esseismail5236
@esseismail5236 5 лет назад
Muhiimadu waxay ahayd in suaashii la weydiiyey ka jawaabo ee ah inuu taladii dalka cid gaara kusoo koobay lkn kama jawaabin Taariikhdan aad ka hadlaysona ragii magaalooyinka waaweyn xoreeyey ee maalmaha gaarka ah ee la xuzo lahaa baan sheegan ee isaga libin aanu lahayn ha siin ragaa SNM uun buu ka mid ahaaayr
@alexkeith1260
@alexkeith1260 5 лет назад
@@esseismail5236 xasidku ma aflaxao mana gulaysto oo ada kamida mida kale madaxweyne muuse bixi mujahidni madisa iyo inu yahay halyey dalkan uso halgamay kana mida ragi snm ee xoreyaya dalkan qayb libaxna ka qatay ee naf iyo malba uu huray mantana ay dadkisu dorten kuna dorten wuxu uu so qaabtay isago mantana wax u qabanaya adigo xasida oo xanun ku hayo kama qadi kartid wayo dadkisa ayaba uu dortay talada dalka waxanay ugu dorten geesinimadisa marka ado xasida oo cawana oo xanun ku hayo waligana anad aflaxayn waxba kama dhimi kartid haybada iyo karamada madaxweyne muuse bixi ee ku sexo xanunak iyo xasadkaga jidhka kaga bahay lana dhimo waliba
@alexkeith1260
@alexkeith1260 5 лет назад
@@esseismail5236 suasha wuu ka jawaabay si wanagsan ayanu uga jawaabay lakin marku qofku xasid yahay ee uu makhruq yahay ee uu xanunsanayo ee caloshu bugto ma maqlo waxba mana arki waxa wanagsan wayo waxa ka qarinaya cudurka xasadka ee ad qabto marka is dawe cudurka xasadka iska dawe kasa ku haye
@esseismail5236
@esseismail5236 5 лет назад
Mujaaahid bay kaaga dhegtay uun war waxaas idinkuu idiinku sheekeeyey bal noo sheeg role SNM ku lahaa iyo meel dagaal ka galay car soo hel wakaaase Anigu ma xaasidayo lkn ninkan haykal madaxweynimo kuma hadlo kuma jawaabo kuma dhaqmo ma ninka shaqsiyaad dalka ka mid maalin walba u jawaabayo isagoo madaxweyne goormuu dal dhisayaa waakaase
@alexkeith1260
@alexkeith1260 5 лет назад
@@esseismail5236 adigu waxaad tahay faqashti dofarta ahayd ee snm futada ka lagtay dawladi faaqahta ahayd ee aderkagi afka weyna ee dalimka aha kuu gaban jiray marka snm waa geesiyadi hadhdhulaha kugu daaray dofar yahow kufsiland ku abtirsada mida kale madaxweyne muuse bixi dorki snm uu ku laha tariqdayy ku jirta oo videos ku jirta adigo faqasha oo dofara laguma waydinayo adigu cawan ayad tahaye sided uu fahmi luqadu madaxweyne muuse bixi ku hadlo waa luqaday ku hadlan madaxda wadama xorta ah ka taliya ee madaxda lagu dorto si xora oo xallala lakin adigu waxad fahanta luqada aderkaga amisom tawangida ku ilaliso ee lagu kenay lalush dhuni qatayal qaten ee shicib doren kasad fahanta od la caqli tahay lakin fahmi maysid luqada ay ku hadlan wadamada xorti dofar yahow faqashti ee jahilki ee cawanki ee uu bartay hab dhaqanka kufsiland mesha carurta lagu kufsado ee lagu gowraco ee dumarka urka le lagu kufsado
@faizahargeisa1311
@faizahargeisa1311 5 лет назад
Masha Allah 💕💕💕💕💕💋
@kaydyare8936
@kaydyare8936 5 лет назад
Muse bixii hadalka yaa baray Jawab sax unbu siinaya qofkasta Reer waqooyiii waad iga yabiisen
@sagalali1936
@sagalali1936 5 лет назад
Dhaxal ban uleenahay afsomaliga iyo murtidaba
@somaliland9369
@somaliland9369 5 лет назад
kayd yare haha Muuse Jaahil wlhi Balhi wyn 😂😂😂
@drabdihakimmohammedaare7402
@drabdihakimmohammedaare7402 5 лет назад
Kamoo jawaabiin sidaasu ka yare qabyaaladu dishey
@mahadomar3089
@mahadomar3089 5 лет назад
Kamuun jawaabine isagaaa iska sheegeyey xanuunki lagu shegay waku cadaadey
@craxiin_key797
@craxiin_key797 5 лет назад
Jhhh cigaal uma malaynayo inuu somalipand soo marayo isk daa ciiise muuse wlhi isaaq ayuu ka weyna
@asmaladan4535
@asmaladan4535 5 лет назад
Noolow madaxwayne biixi💪😍
@ducoqabe1225
@ducoqabe1225 5 лет назад
Kani maaha madaxwaynee
@salmaqueen8686
@salmaqueen8686 5 лет назад
@@ducoqabe1225 😅😅😅waa hooyadaa mayee
@ducoqabe1225
@ducoqabe1225 5 лет назад
@@salmaqueen8686 hooyaa haa gadhinee adigaa meesha joogee
@salmaqueen8686
@salmaqueen8686 5 лет назад
@@ducoqabe1225 waa yhy adna beenta iska daa
@ducoqabe1225
@ducoqabe1225 5 лет назад
@@salmaqueen8686 hayee maxa haysa
@qurbaawis642
@qurbaawis642 5 лет назад
SHALAY IYO MAANTA...... ALLA TAARIIKHDU XUMAAA
@kalgacalcabdi5354
@kalgacalcabdi5354 5 лет назад
Madaxweynahaga qliga ah ee mudane muuse biixi allow ii daaa amiin waa geesi qaran 💞💞
@samasa436
@samasa436 4 года назад
Man this reporter has heart made of iron.
@proton3362
@proton3362 4 года назад
It's unthinkable to ask such questions in another jurisdictions..but this is manifestation of Somaliland's press freedom.
@structuralandcivilengineer3762
Madaxweeyne geesiya walee iga dheh. Daadalka iga sii kordhi madaxweyne
@engkhadaryusuph3537
@engkhadaryusuph3537 5 лет назад
HCTV maxad waxa kasoo celinaysaan illahay haw naxariisto geesigii somaliland M.H.I Egal
@ibrahinburale7952
@ibrahinburale7952 5 лет назад
Waar Nio dulinimo maaha ee waa waaqica maanta taagan, shalay ficil aad qof ku dhaliilaysay in aad adiguna samayso, oo aad waliba baro dhaafiso, waa wax laga qurux badan yahay. Su'aasha wariyuhuna waa middii ugu macquulsanayd ee la waydiiso intii muuse talada dalka hayay, se Nasiib xumo uu ku margaday uuna ka weecday oo siday ahayd ugamu jawaabin.
@tayoqaran.1446
@tayoqaran.1446 5 лет назад
Adoo Wakaalad Dhan oo Shariif iyo Sheekhba Leh Ku Tilmaamto Dulli Waa Kugu Doqoniimo Walaal Khadar Mida Kale Wariyuhu Kuu u Shaqeeyaa Ee Xaqiiqda Qarsoon u Soo Saarayaa Waa Adiga Khadar Markaa adoo Si Wanaagsan Wax u Waydiin Kara HCTV Ma waxaa kula Fiicnaatay Eray Xumo Mahadsanid.
@engkhadaryusuph3537
@engkhadaryusuph3537 5 лет назад
Aad baad u mahadsantihiin Dhamaantiin waanan ka rali galinayaa HCTV iyo cid kastoo ka cadhootayba Maan diidin suasha ee waxaan diidey tittle laguso qoray vediogan si veiws badan loogu helo Waa maxay muuse ka jawaabay eedaymo uu ujeediyay cigaal Xataa magiciisa may dhamaystirin Madaxwayne M.H.I egal alle naxariiste mafiicna Qof dhintay in kolba lasoo hadal qaado in loo duceeyo mooye mahadsanidiin dhamantiin
@haniabdi2025
@haniabdi2025 5 лет назад
Madaxweyne Muuse Biixi wa geesi codkar ah kii weriyaha isku sheegeyey ee wax wereer islahaa ayaaba dib u khasoobey (aqoondaro waa u nacab jacayl).
@guledmohamed9917
@guledmohamed9917 5 лет назад
Wariyaha caadifadiisa suaashiisa laga gartaa Ilaahay haku asturo bro.
@yahyeilkacaze8583
@yahyeilkacaze8583 5 лет назад
Xaqiiq
@cayuunicqaadirnaag6954
@cayuunicqaadirnaag6954 5 лет назад
Ciise Muuse waa laandheeraha isaaq 💕🌎 dumaashiyaashay🇸🇱
@guledtaajir330
@guledtaajir330 5 лет назад
Hhhhh odayga kamuu xishooon
@abdiraxmaan6319
@abdiraxmaan6319 5 лет назад
Intuu cigaal ku eedayn jiray maanta isagaa sameeyay su'aashana kamuu jawaabin lkn gursaane nin adag
@se1059
@se1059 4 года назад
Walaahi muuse biixi wariye khatara helay suaashina wuu la leexday oo muu ka jawaabin waa madaxwaynihii ugu horeeyay ee wasiirka maaliyada tolkiisa ka dhiga taarikhdana way u gelaysa madaxdii hore way ka xishoon jireen arinta
@Somalibanahay1977
@Somalibanahay1977 5 лет назад
Su aasha sidii laga rebay uugamuu jawaabin lkn waxa mhd CELIN leh kuraase nin adaygdheh
@craxiin_key797
@craxiin_key797 5 лет назад
😂😂ax wlhi kamuu xishoon madacweynaha hhhh
@book2316
@book2316 5 лет назад
su'aalahan waa cajib. Dadku waxay rabaan warka cusub, ma rabaan casharo taariikheed.
@shabaanahmed2012
@shabaanahmed2012 5 лет назад
Kkkkkk suaasha kama jawaabin madaxwaynuhu meel kale ayuu ulakacay.
@mursaldalmar3936
@mursaldalmar3936 5 лет назад
Muuse bixi cabdi waa libaax
@yahyeilkacaze8583
@yahyeilkacaze8583 5 лет назад
Muuse Biixi cabdi alle cimriga haw barakeeyo
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 6 месяцев назад
Tuugaa Ina biixo Fahim kaa dhigtay oromo 2023
@atopro6296
@atopro6296 5 лет назад
Noo wad oo hadana nagu wad wey nagu socotaaye ❤ Kuraase Libaax weeye👍
@ibrahinburale7952
@ibrahinburale7952 5 лет назад
Waaka saxafiga shacabku u bahan yahay. Su'aashani waa mid qof walba maskaxdiisa ka guuxaysay, se muuse si fiican ugamu jawaabin.
@abdisamadmohamudroble1986
@abdisamadmohamudroble1986 5 лет назад
Kamuu jawaabin kkkkk
@kaysemohamoud8323
@kaysemohamoud8323 5 лет назад
Ibrahin Burale Jawaabta saxda ah aduu nasii Saaxiib
@abdullahiahmed1212
@abdullahiahmed1212 5 лет назад
Hambalyo weriyayaasha hctv marwalba waxaa idinka muuqda xirfad dheereya oo aad dheertihiin saxaafada somalida hore usocda wll
@ibrahimmohamed3306
@ibrahimmohamed3306 5 лет назад
Xil ku taxa kama jawaabin! Muuse oo wax xidhi kara!! Muuse waa kaa!!!
@Sadam_0
@Sadam_0 5 лет назад
su'aashu culusaa , wasiir cismaan su'aashaa farahuu ka taagey hh u fiirso 1:29
@prosl11
@prosl11 5 лет назад
Kkk walaahi waan qoslay wasiirku wuu yaabay laakiinse madaxweyne muse uma book in wuu kaa jawaabay
@sahrasahra2432
@sahrasahra2432 4 года назад
D
@rahmaali2050
@rahmaali2050 4 года назад
Sadam Yousuf kkkkkkk walahi beenmaha e farahi kataagay kkkkkkkk warka in laysku cadeyo marabo siyaasi kkkk
@sakiabdilahi5577
@sakiabdilahi5577 5 лет назад
Alla Runtu Qadhaadhaa Markay Ku Hortimaado, Muuse Hadii Uu Awoodo In Uu Saylici Booska Ka Qaadko Ina Aderkii Buu Udhiibi Lahaa. Qofka Damiirkiisa Dadnimo Noolyahay Ayay Cadaalad Daradu Dhibtaa, Oo Ka Damqada. Muuse In Uu Jaahil Yahay Qaabka Uu Suaasha Uga Jawaabay Ayaad Garanaysaa. Allow Si Nabada Nagu Dhaafi .
@xaraaf1144
@xaraaf1144 5 лет назад
mise bixii wuu kalexday inuu kawajab su,asha ehed in waqtigisan jirto midii uu ku edayay cigal oo ah in rerkisa hayan xilalka dowlada ugu sareysa musa xiligan miduu waqtiga ka cabanayay isga kujire muu wax kadhaha
@abdiazizali4507
@abdiazizali4507 5 лет назад
MADAXWEYNE MUUSE BIIXI CABDI waa nin aad u ad adag wlhi waa codkar aan gaban gabanna maayo allow dhowr madaxweynaha si fiican ayuu uga jawaabay wlhi...
@sharmarkecaato7574
@sharmarkecaato7574 5 лет назад
Manta Jamacadii Indha cadeys ma dibaa loo furay hhhh
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 5 лет назад
Ina Amisom
@mubarikxasan6114
@mubarikxasan6114 5 лет назад
wariyuhu suaal fiican buu waydiiyay oo madaxweynaha ku munaasib ah lkn kamuu jawaabin madaxweynuhu wuu ka meereystay waan ka xumahay inaanu sideeda uga jawaabin
@boqoradaaragtidadheer4040
@boqoradaaragtidadheer4040 5 лет назад
wlhi kalsonidu waa hub amanta kale waa sida xorta ah e saxafudu u hortagantahy una waydinayso su allo xora waxn xasuustay mar aysidan maraykanka kadhacday alle aya mahadleh
@AhmedDaahir-lf5fq
@AhmedDaahir-lf5fq Месяц назад
Afkiisaan ka maqlay AUN HALYEY. CIGAAL . LAASCAANOOD DHIB MA YAALO NAGA DAAYO ISAAQOW BUUQA AAD CARRUURTA IYO HAWEYNKA KU SASINEYSAAN
@nasirhariir9758
@nasirhariir9758 5 лет назад
Walee wa nin adke ah nooloow intay nololi jirto . *_Suaalshi rer wacayska wa looga jawaaby hhh_*
@guleniyusuf7603
@guleniyusuf7603 5 лет назад
Muuse biixi libaax 🦁
@AMOs-sy8vl
@AMOs-sy8vl 5 лет назад
Su'aal kasta waxa jirta wakhti ay ku haboontay in lays waydiiyay. Kolka waxn leeyahay wariyahan tababar wanaagsan soo qaado ciyaalo mamo.
@hassanzaki919
@hassanzaki919 5 лет назад
Mcha Allah madaxwayne
@clxakiinsiciid
@clxakiinsiciid Год назад
waa gadiisa inta manta lalayahay ayuu kulayahay madaxwayna cigaal muuse biixi
@muusemaxud3920
@muusemaxud3920 4 года назад
Wuu soo dhigaY wllahAY ka xidh ninka
@mustafehusseinshire6178
@mustafehusseinshire6178 5 лет назад
Ina Cigaal ilayn gaadhi mayside muuse nagadaa ciyaarta 1924 buu siyaasi ahaaye lkn maaha in qofka reeerkiisa la eego allow maa dowladuba boqortooyo ahaato daacad mayahay aqoonteediina maleeyahay uunba laga eegaa
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 5 лет назад
kaasi waa caqligii Xarafland.
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 5 лет назад
Waxani wariye maaha waa bilaa akhlaaq aan waalidkii wax u sheegin. Waa kuwii rasuulku sheegay subcaanalaa
@magloresaleh3992
@magloresaleh3992 Год назад
2023 SSC 🇸🇴
@jirdemaxamed6206
@jirdemaxamed6206 9 месяцев назад
Guul ssb
@macalinhamzamohmoud2381
@macalinhamzamohmoud2381 5 лет назад
Su'aalo aad u fiican ayaa la waydiiyay madaxwaynaha isna si kalsooni ku jirto ayuu uga jawaabay waa taa dimuqraadiyadu Inaga ilaaliya shakhsi jeclaysi iyo shakhsi necbaysiba
@saynabcali5040
@saynabcali5040 5 лет назад
Su aashu sida ma a haaa jawaabteedu! !!
@adoonkiialle66
@adoonkiialle66 4 года назад
Waa taa dimuqraadiyadu walahi. wariyahaasi siduudoono wax uwaydiiyay hambalyo ayaan leeyahay madaxwaynaha aqbalayba hambalyo ayaan leeyahay viva republic somaliland
@Aw88-c1r
@Aw88-c1r 5 лет назад
Codkar waaye ninkani, hadal yaqaan geesi ah.
@Ikismn123
@Ikismn123 4 месяца назад
Geesinimo soo baro
@ajabnino9577
@ajabnino9577 5 лет назад
Abihii qaranka marxuun MHE muu ahyn nin loo taliyo muusaw xiligiisina qabyalad ma jirin ee ku dayo unban ku odhan laha madaxwayne
@mohamedawil1852
@mohamedawil1852 5 лет назад
su aaasha wariyaha wuu ka galgashay madaxweynuhu reekoda inu talada kukoobay kamu jawaabin
@caliguhaad6637
@caliguhaad6637 4 года назад
@@mohamedawil1852 cigaal alle ah u naxariistee wuxuu ahaa aabihii qabayaalada wuxuu ahaa gacan ku dhiigale dhiigiya cabah. Haddii loo baahado waan cadaynayaa
@mustafahassan7907
@mustafahassan7907 5 лет назад
hhhh muse libaax suasha wuu is dhafiyay
@craxmaansoodaani652
@craxmaansoodaani652 5 лет назад
Madaxweyne muuse iyo madaxweynihii hore ee cigaal waa ilmaader muusena barigaa waa saxayey cigaal
@yaxyecali3167
@yaxyecali3167 4 года назад
Cigaal alle naxariisto
@hassanrashid611
@hassanrashid611 3 года назад
Bernanke muse qumanyo oo jawaabtii la weydiiyey marin habaabiyey
@AhmedDaahir-lf5fq
@AhmedDaahir-lf5fq Месяц назад
Dhibaatada IIDOOR HAYSATA AMA DADKA UGA DUWAN YIHIIIN. MALAHA NIN DHEXAAD. WAA GEESI AMA WAA IN UU DAAQO . BAL EEGA GEESIYAAL. AUN. M. IBAARIM CIGAAL. IYO AUN XAAJI CABDI WABE IYO MIDKAAN SOO HOWDA MARKII UU DAAQO MUUSE BIIXI.
@radhas2411
@radhas2411 5 лет назад
Su'aal funny ah
@rationalnomad5879
@rationalnomad5879 4 года назад
Xoriyatul qalka somaliland ka jira bal eeg su aasha madaxwaynaha la waydinayo.
@tayasiircabdi4626
@tayasiircabdi4626 4 года назад
Alla naxdin weynaa madaxdu walaahi karaamo ayey leedahay becarfull
@horijoogmedia
@horijoogmedia 5 лет назад
Wariyha su.aal Ku haboon buu waydiyay muuse kama jaabin hore babu afka ka sii qaloociyay kuwa ka danbeyanaw kacmahay tagayn sidi dad dufaac ku jira muuse ina cigaal lama qof isu dhaw maha hadii wado cogaal ku socon laha dhibtan gajada wadanka ku jiro waa laga bixi laha
@abraarmedia2532
@abraarmedia2532 5 лет назад
Su.ashii Muhimka Ahayd Ee Lawaydiyay Kamuu Jawabin Muise Sheeko Kale Ayuu Galay
@suleimanabdirahman6929
@suleimanabdirahman6929 4 года назад
That's the point wllhi.. Wuu ka maraateeyay halkii loo socday
@sacdiyofooljaawe5459
@sacdiyofooljaawe5459 5 лет назад
Oo.muxuu su aasha uga jawaabi waayay meelkale.ayuu isku mash quuliyey
@40156
@40156 5 лет назад
Sacdiyo wuxu uga jawaapay si sarbeebaysan ilaa shan jeer daawo than waad fahmi
@AhmedDaahir-lf5fq
@AhmedDaahir-lf5fq Месяц назад
Aun Cigaal Hadaladii uu ka tagay waxaa ka mid ahaa. Hargeysa iyo laascaanood waa wada waqooyi(HO2) Iidoorow naga daaya BUUQA IYO OLOLAHA BEENTA BADAN
@wiilkahargeysajecel8748
@wiilkahargeysajecel8748 5 лет назад
Su,aal Adag ayaad Weydiisey Muuse biixi
@mardiahanfi9328
@mardiahanfi9328 5 лет назад
Jawabtiisa ka waran
@somalilanderman6429
@somalilanderman6429 5 лет назад
Jawab fudud bu siyy
@yoondheermedia
@yoondheermedia Год назад
Wllhay Su'aal Uu ka naxay Ayuu Waydiiyay
@waaqcir7057
@waaqcir7057 4 года назад
Maslaxaadii miyeey ka guurtey mise anaan wax ogeyn?
@abdrahmandhuule1418
@abdrahmandhuule1418 5 лет назад
Hhh geel muxu indhokuul ka kasa muusow ciyaalkan wadani ee xamar u waashay mxy k garanayn 😃😂😂
@JugeQaaraamiMusic
@JugeQaaraamiMusic 3 года назад
Xamar haday u waashaan maxaa ku jaban waa wadankoodii
@mowgayare916
@mowgayare916 5 лет назад
Jawaabta muuse wuxuu cadeeyey inuu awoodii kusoo ururiyey haybtiisa oo ay jirto lakiin aanu cid ku weerarayn oo aanay maanta jirin marxaladii marxuumka ee shirkii salaadiinta ee tiknikadu in aan la weerarina wuu iga aqbalay buu yidhi balse anigu cid kuma weerarayo waanse kusoo ururiyey xilalkaa bal waayahee muusoow cid ha ku weerarin kusoo ururinta xilalkaa inuu cigaal AHUN tee ku qaldanaa ma sheegin ee in tikniko loo adeegsado ayuu qalad ku saaray taa kale ee awooda kusoo ururinta kama jawaabin odaygu balse labadaba qalad inay ahayd waan ugu canaantay buu yidhi labada qalad mid waan ka daba qaldamay uunbuu ka khajilay
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 4 года назад
weriyaha waxay ahayd inu waydiiyo oo maxad manta u wada siisay reerkaga meel walaba tuuuuuuuuuug dheh ilahay ilaway
@TheCarlosdiaz79
@TheCarlosdiaz79 5 лет назад
Cigaal waa ninkii qumis says darradooda dadweynaha tusay. Qudhmis _ Qabyaalad
@rahmaali2050
@rahmaali2050 4 года назад
Madaxwaynuhu mu kujawabin arinta wariyahana wa geesi geesi dhalay waxasa wariye ah
@afhayeenkademoqraadiyadapu2639
@afhayeenkademoqraadiyadapu2639 4 года назад
weriyahaa la rebey inuu ku cesho suaasha oo yiraaho reer taladii isku balaarshey ayaad ku eedayneysey hadana adigaa tii mid ka daran samaynaya
@jaamacmataan4586
@jaamacmataan4586 4 года назад
Suaasha kamuu jawaabin muuse biixi dhinac kale ayuu u dhigay waar muuse wixiiba reerkaagaad ku koobtay wlhi
@D-j46
@D-j46 5 лет назад
Muuse topic la weydiiyay iyo midku ka jawaabay isma lahan Adeer suaasha waa reerka dawlada isa siiyay oo xilalki ugu muhiimsanaa aad u dhiibtay
@mohamedhayato4692
@mohamedhayato4692 4 года назад
Mashalh cash call jawab wafiyaa. Siye wlhi cash cal madaxa wayane
@shahinaasdauud8646
@shahinaasdauud8646 5 лет назад
hhhhh kii yara hoo baruud bu ku yidhi muse wlle muse wa mujahid
@AhmedDaahir-lf5fq
@AhmedDaahir-lf5fq Месяц назад
Iidoor cay iyo Jaa'fo DAD iyo Dal laguma Xoreeyo. HADDII BURURKU DHAB IDIN KA YAHAY BILLAAWAHA DHIIG U YEELA OO LAASCAANOOD KA DABA TAGA
@maxamuudmaxamedcabdi6829
@maxamuudmaxamedcabdi6829 5 лет назад
WAKAA MADAXWAYNE KALSOONI KA QABA NAFTIISA IYO HADALKIISA WAXAAN KA MABSUUDAY SIDA FIICAN EE JAWAABTA WAAFIGA AHAYD EE UU KA BIXIYEY WAA MADAXWAYNE CAJIIBA KA GARAABA WAXII UU SOOMARAY IYO HADALKII AFKIISA KASOO BAXAY
@marwadiidanjiraha6535
@marwadiidanjiraha6535 5 лет назад
Illahay haw naxariisto marxuumka halkuu dhigay ayuu in hoos loga riday moyeee nin waxku daray majiro,,,runtii madax-waynuhu sidaa inuu ujawaabo walaga wacnaa
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 5 лет назад
Bariga somaliland ilaa Berbera burco cerigaabo lascaanod waxan ugu Baaqaya inay dawlad ku dhawaaqan oo hargeisa Dawalada soo dhaafi la xadhiga loo jaro waa la kala tashanaya Hadii Dawaladu waxa ka Qaban wayado Baahiyaha jira waa Wax fool xuun in wixii Xamar looga tagay aya maanata hargeisi ku dhaqaaqdo Goboolada Bari ee somaliland Aad ayeey uga Danbeeyana Gobolada Galbeeda taana Dawalada ayaa Horseed u ah Oo Wada Qorshe Aad u xun oo ah Barigu yuu horu mariin
@fuadmahamud9660
@fuadmahamud9660 5 лет назад
Muse dhaqan kan wax haka bedelo wuxuu shalay kacawday inuu maanta fala maaha xaafad inuu intaa soo xila siiyo waa xaran bay ilatahay qarankna dhiqi mayso
@alimussa5560
@alimussa5560 4 года назад
True , the Question was intended to raise the eye brows of the president, Yes if president Mohamed Ibrahim Cigaal was going to use the police force incorrectly then Someone should have told him, being the Internal Minister then president Musa was supposed to do so. But the part Missed by President Musa is , If President Mohamed Ibrahim cigaal had Nepotism in his government, is it right that President Musa Bixi have the Same Nepotism in his Government. All the important positions of this government are under is tribe. Does 2 wrongs make a right. President Musa Should not be making the same mistakes he criticized as a politician. All the same Somaliland is Small New Nation learning tbe Robes every day. Congratulations to the independent Question by the News Guy. Viva Somaliland. INDEPENDENT Somali state recongnized by the world, Inclusivity Fairness Accountability Transparency Equality and Development of all Somalis in Somaliland.
@ahashi7828
@ahashi7828 4 года назад
Isagaa maanta intiiba isagaa isku haya kii ciidamada haystay waa reerkiisa,kii maxkamada iyo cadaalada haystay sidoo kale meelkasta iyo xafiiskasto sidoo kale baarlamaankii oo dhaxalnoqday oo kuli isaga ka amar qaata.
@hassanbuni1725
@hassanbuni1725 4 года назад
Maroodigu takarta fuushan ma arko ee ka kale tafuushan ayuu arkaa muuse biixi somaliland wuu kala qayb qaybshay. Qaybi oo xukun weeyi wixiisu isaga iyo qoyskiisa ayaa umadii dhacaaya iyo wax uu xidho oo uu awood ugu hanjabo ayuu somaliland ka dhigay si fiican ayuu ugu galgashay wadankii
@haredahmedguuxay4183
@haredahmedguuxay4183 3 года назад
Muuse dictaatoor bal eeg jawabta uu wariyaha
@ilwadmed3465
@ilwadmed3465 День назад
Cigaal waa ku kudradhama samaron ii na kursie loodibo ee laku adiku sheeta eesha
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 6 месяцев назад
Ina cigaale faqashbuu ahaa
@bintumohamed249
@bintumohamed249 5 лет назад
Wariyashu ha xishoodan madax waynaha iyo shicibka sualaha ku haboon kala garta wall
@cumargalaydh6611
@cumargalaydh6611 5 лет назад
Madaxwayne muuse biixi cabdi waa codkar
@nzsomalitv3775
@nzsomalitv3775 4 года назад
Muse bixi waa tuug...suasha wuu isdhafiyay
@sacadrashidjr1211
@sacadrashidjr1211 3 года назад
Handaraab ina CiGaaL miyuu gaadhaa dameer faras is mooday
Далее
KHUDBAD XAAJI MAXAMED CIGAAl ALLAHA U NAXARIISTEE.
9:16
9월 15일 💙
1:23:23
Просмотров 1,1 млн
МАМА И КОММУНАЛКА
00:59
Просмотров 119 тыс.
Xusuus Reeb = Waraysi Muuse Biixi Qaybtii 1 aad
45:17
Просмотров 548 тыс.
deg deg dagaalka qabiilaysan iyo isku dirka darood
14:13