Тёмный

" Muuse Biixi Yaa Igu Yidhi Waxa La Igu Yidhi Hadii Guriga Cawil Aad Tagto " Ambasador Cawil. 

Horn Cable Tv
Подписаться 1,2 млн
Просмотров 22 тыс.
50% 1

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV

Опубликовано:

 

21 сен 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 87   
@abdikaniahmed3961
@abdikaniahmed3961 10 месяцев назад
Madaxweyne Mahamed Ibrahim cigaal allow kuu naxariiso Halyeey Qaran buuu ahaa
@samsah5328
@samsah5328 10 месяцев назад
Raagi Raag Ah alow uu sahal somaliland hada kuwa yaryar ee uu kacay raag ma ah intod badani
@xaalidahir8268
@xaalidahir8268 10 месяцев назад
If you lising very carefully, you can see that the history is repeating in 2023 with Muse Bixii! Same thing is happing that happend with Egal!! Mucaaraadka Ciro iyo Faysal they'd rather go to Xamar iyo somaliwheen than to have a Habar Awal President! SubhanaAllah I don’t get the hate towards their habar awal brothers! Allah knows. But I would like to advice Habar Awal don’t run for the president chair if thas it the price you have to pay for Somaliland existing!
@se1059
@se1059 10 месяцев назад
Don't twist the truth egal was wrong when tried to chose the official by him self than let the tribes to chose like harti and samaroon that shows arrogant and that was his first mistake.anigu malihi egal qof xun buu ahaa alla haw naxariisto eh laakiin marka wuu qaldana mida kale cabdilaahi tuur wixii loo gaystay ee waliba habar awal hadhka cad kaba kala baxday waa lawada ogaa cida kama qarsoona sheekadu habar awalba talada dalka loo diidaya maaha ee waa madaxwaynaha marba meesha fadhiya inuu cadaalad iyo sinaan dadka ugu shaqeeyo wixii hore tag imika iyo muuse biixi dowladiisu tastuurka iyo wixii lagu heshiiyay buu baal maray dadbaana wali u sacabo tumaaya qabiil ahaan iyo dantooda oy eeganayaan laakiin dal iyo shicib midna ma eegayaan waxaas oo dhanna anigu shicibkaan saarayaayo haday sharcigooda iyo tastuurkooda ilaashadaan oy qabiil is dhafaan waxba kamay xumaadeen ee iyaga qabiil ku raacaya ninkooda markuu talada hayo sax iyo qaladba
@xaalidahir8268
@xaalidahir8268 10 месяцев назад
@@se1059 am not even gone give you 1 second and read your 💩 💩 Huwaanaay! I told you already this is non of your faqash business ee iska Bax meesha!
@se1059
@se1059 10 месяцев назад
Masha allah hadal nin wayn dhalinyarooy ka faaiidaysta oo marwalba dalkiina ilaashada oo cadaalada iyo sinaanta marwalba u hiiliya qabiil waxba kuu tarimaayo waayo maanta hadii qabiilkaago talada hayo barri qabiil kala qaban talada waxaad dhigatay uun ba meel kuu yaala alla halaga baqdo
@mohamedelmi6669
@mohamedelmi6669 10 месяцев назад
Maxaa taariikh iyo run socota adeer ilaahay wax hanaga duwo Waayo aragnimada
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 10 месяцев назад
Beelaa dalka waa lagu soo duulay. Somalilanderku midnimo ha ka shaqeeyaan Midnim, Midnimo. Ciro iyo Wadani umada way qaybinayaan ee nama matalaan shacab ahaan. Qaranimo iyo nabad baa ina deeqda.
@tanaadmedia1837
@tanaadmedia1837 10 месяцев назад
Alle ha ku Barakeeyo Aqoonyahan Cawil Xuseen Ducaale
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 10 месяцев назад
Ilaahay Caafimaadka iyo Cimriga haw dheereeyo Cawil. Waa Astaan Qaran.
@osmangiire1349
@osmangiire1349 10 месяцев назад
Half dead old farts 😂 We are in 2023! Give your younger generation a chance to think😮 Beentii waasoo afxirantey😮
@DhagaxKure
@DhagaxKure 10 месяцев назад
Is it shows what can't person you're, a fool with no respect
@nuur3272
@nuur3272 10 месяцев назад
You're one of the people he's talking about. You've no knowledge of your history. Listen and learn and stop criticizing for once.
@xaalidahir8268
@xaalidahir8268 10 месяцев назад
Huwaanaay ka Bax meesha! It’s is not your history!
@halimamumin3643
@halimamumin3643 10 месяцев назад
Huwan waalatey oo ismoodey in ay guuleysatey. Waa la idiin soo socda ilmo faqasheey xabaalo wadareedyo sii qotaa.
@halimamumin3643
@halimamumin3643 10 месяцев назад
Huwaneey cagta wax ka deyaa waanu soo soconaa. Riyo beeneedka aad ku jirtaan baanu idin kugu Imaan doonaa mar dhow In Sha Allah.
@anisamohamed-2764
@anisamohamed-2764 10 месяцев назад
Dadkii hore Ayaa dad ah oo garanaya dal iyo dad macnahooda Dadka iminka jirana wax kale marabaan Aan ahayn calooshoo u shaqaystayaal hanti yeelo markaa illaahay ha soo hadeeyo Somali dhamaantood 🤲🤲🤲
@warsameahmed9871
@warsameahmed9871 10 месяцев назад
Mr cawil wuxuu rabaa in uu ku shaabadeeyo aqoon la aanta haysata dadka somalida dowladnimada meel ay joogaanba dadka isaaqa . Somalida ilaa hadda ma garanayaan macnaha dowladnimada oo aan ka ahayn in ay u haystaan meel maal laga dhaco kaliya.
@ismaaciildirir8266
@ismaaciildirir8266 10 месяцев назад
Taariikh aan micne samayneyn wacyiga maanta lagu jiro odayu ma 61 kii buu joogaa hala update gareeyo.
@halimamumin3643
@halimamumin3643 10 месяцев назад
Adigu hadii aanu macna kula aheeyn waa yeelkadaada, Waxaad u dhegeysataa ayaa ba jirin? . Somaliland bey qiimo iyo micno ugu fadhidaa.
@se1059
@se1059 10 месяцев назад
Qof aan taariikh lahayni waa qof qaawan taariikhda ayaa qiimo u yeesha umadaha wixii taariikhda ka qaldamayna update lagu sameeyaayo qaladka dibdanbe inaanu u dhicin laga shaqeeya sidaas bay umadi hori ugu marta
@hawayassin7172
@hawayassin7172 10 месяцев назад
Maasha allah ambassador ka door wanaagsan bu ka qaatay siyaasada wbt
@fardowsa6949
@fardowsa6949 10 месяцев назад
Dhalinyaro in aan qabyaaladu fiinayn iyo bood boodku ogaada ka fa iiidaysta talooyinka wayo aragga .adeer jzkhayrain.
@dalmarcabdilaahi8566
@dalmarcabdilaahi8566 10 месяцев назад
Ragii ma adigaa ka hadhay. Waa nasiib xumo ummadan Ku dhacday.
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 10 месяцев назад
Cawil waa Astaan Qaran. Waa in dadka reer Somaliland dhamaantood midnimo, midnimo la yimaadaan.
@abdirahmandahirabtidon7702
@abdirahmandahirabtidon7702 10 месяцев назад
Isku dayga afgambigani waxa ka sheekeeyey Gen. Jama Maxamed Qalib oo police ka haystay waxa uu yidhi "ma ahayn wax dad badani isku ogaayeen, saraakiil yaryar oo isu reer ah oo darajo ka cadhooday bay ahaayeen".Ma aha in immika taariikh weyn laga dhigo.
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment 10 месяцев назад
InshaAllah intaadan bakhtiyin ilaahay sirtaada ha’ku kashifo inaad cadowga Ingriiska iyo Maraykanka iyo yuhuuda aad u adeegaysay ,,, sirdoonkii Reerwaqooyi wayku’ogayeen ilaa imika ayaad cadowgeena u adeegaysaa ilahayna Afwayne iyo Cigaal cadaabtay ku’jiraan ilaahay hakaa’daba’geeyo aamiin ilaahow 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼Ilaahay nolosha hakugu silciyo oo ceebtaada ma’asturo yarab tafiirtaadana ilaahay baraka masiiyo oo ilaahay ha’tirtiro wax kugu abtirsadaa yarab yaakariim 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼Aamiin Ilaahow🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@skaba6390
@skaba6390 10 месяцев назад
Ma aaba Haa buu dilay
@user-nh1vj8bd5b
@user-nh1vj8bd5b 10 месяцев назад
WA nin wayo badan u so joogay wanadisa iyo hadalkada Dhaxal gal ah ayu ino sheegay an qadano
@user-os4zt1lh9k
@user-os4zt1lh9k 10 месяцев назад
Cawil maanta wuxuu oogta ka cadeeyey in 5 Oday oo cigaal ka reebay xildhibaanadii , ay xusbigii ka faramaroojiyeen, xamarna inagu shubeen ayagoon ka fakirin mustaqbalka caruurtooda kaliya ku fikirayey aargoosi cigaal, maantana tiiyoo kalaa muuqata.
@halimamumin3643
@halimamumin3643 10 месяцев назад
Ambassadorku taariikh badanbuu hayaa ee halaga faideysto oo halaga qoro. Dhalinyarada Somalilandoow taariikhihiina qorta idinku dalkan u hadheyaa In Sha Allah.
@saxanecarab5853
@saxanecarab5853 10 месяцев назад
A
@salebaanmaxamed2244
@salebaanmaxamed2244 10 месяцев назад
Buugaagtaa u qoray waa dhaxal gal waajibkiisiina wuu gutay sharafbu mudan yahay
@magafeabtigiis1852
@magafeabtigiis1852 10 месяцев назад
Jamaal cabdinaasir waxa lahadlayey Waa carabe maxaa somali ka galey cabiid baa looyaqan
@advyser
@advyser 10 месяцев назад
Dad beel dabada ku haya oo qabyaalad ku nool ah ayaa mushkilada ilaa maanta u sabab ah Ma ogayn in arinkaas ilaa 60kii somalland aafaynayay History repeating itself ما اشبه اليوم بالغد
@abdikaniahmed3961
@abdikaniahmed3961 10 месяцев назад
Ambassador CawiL waa aqoonyahan ah waa Library ee ha laga faa’idaysto oo yaan la sii dayn
@ahmedwarfaa3541
@ahmedwarfaa3541 10 месяцев назад
Beentiisii ayuu shubayaa Mr cawil Axmed siiraanyo ayaa ka yaabay oo yidhi Cwil waa Mucjiso
@Ahmedobsiye
@Ahmedobsiye 10 месяцев назад
Buugaa halkee ka heli karaa
@liibaanjamac2136
@liibaanjamac2136 10 месяцев назад
bookshopyada hargaysa ayaad kaheli kartaa
@warsameahmed9871
@warsameahmed9871 10 месяцев назад
Mr cigaal wuxuu ahaa siyaasi laakiin taa macnaheedu maaha in ay qasab tahay in uu noqdo mid ku guuleysta hogaanka oo waxaa dhici karta mid ka karti yar uu hogaan noqdo sidii siyaad barre waayo wuxu waa qayb ilaah.
@warsameahmed9871
@warsameahmed9871 10 месяцев назад
Mr safiir waxaa ka muuqda in uu rabo in uu waxa uu jeclaa oo ah in uu madax noqdo ayuu waayey .laakiin wuu sabaayn waayey waxa uu u waayey oo aan ka ahayn in uu eeda dusha uga tuuro dad kale.
@fatumaahmed4718
@fatumaahmed4718 10 месяцев назад
Miskiin adii ayaa baa tabcaan e adeero
@nuurashaqale-sd4rw
@nuurashaqale-sd4rw 10 месяцев назад
Tabcaanimadu waa caqliga
@GuleedMaxamed-iv1hf
@GuleedMaxamed-iv1hf 2 месяца назад
Acchmn😅
@abdullahukhalif9801
@abdullahukhalif9801 10 месяцев назад
In logu xidho maahayn ee in madax landin kagoray ahayd
@advyser
@advyser 10 месяцев назад
Dad aan dabar lahayn baa Somaliland wareer galiyay maalmahan ilaa cadawgii dabadu ka faaidaystay
@saynabSr
@saynabSr 10 месяцев назад
Hadaad aragto dad aan dabarlahayn waa dad aan soo jireen ahayn oo dhowaan wax fahmay deedna isleh is dhexyaaca ayaa kuu roon ilayn hadii lays habeeyo dadka waad ugu danbaynayaayeh markaa wax ayuu qasayaa
@soomaalisomalia3758
@soomaalisomalia3758 10 месяцев назад
ANIGOO HELAYA BUUGII JAAMAC MAXAMED QALIB, MIYAA CAWIL OO NACAMLE IYO BERIBAN INQILAB ISKU DAYEY KUNOOL AKHRISANAYAA😂 ADEER TAARIIKHDA KELIGAA MA HAYSID EE RAGII KAA GO'AANKA ADKAA KUWOODI AYAA YAALA OO WELIBA ANIGA IYO QAYRKAY KU KALSOON YIHIIN.
@mohamedhassanhoussein8627
@mohamedhassanhoussein8627 10 месяцев назад
Adiga iyo qayrkaa waxba uma sheegayo ciduu la hadlayaa waa somaliland miskiin somali ha daalin faqasheey
@saynabSr
@saynabSr 10 месяцев назад
Yaan laga xumaan taariikhda ragga haya ee soo jireenka ahaa jamac iyo cawil waa rag ilmaadeer ah buugtooduna waa isku mid waa hadaaad akhriday!!! Takale dadkiina u malaynayey in somaliland doonisteedu 84 bilaabantay oo hebel ayaa ahaa ragii ugu horeeye ee talaab 84kii shaashada la soo fadhiyoow indha furta ogaadana cida runta ah ee somaliland leh cawriyina reeban mansha allah garxajis guul ragraga laakiin doqmo la walaal ah
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue 10 месяцев назад
Cimri iyo ujeedo qabiil iyo wax qaldan
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 10 месяцев назад
Horta Dadkeenu goormey il baxi meesha anin weyn oo culus baa tarikh ka sheekeynyaa qaar baa shekeysanyaa wa badawnimo maxey meesh au yimaadeen hadey shekeysanyaan barta markaad meel khudbad laag jeedinyo aad aamustaan tariikh baay bilaash ku dhageysanyaan inety wax ka abrn lahaayeen baay dad xamanaya a koley wax kale kama hadlyaaane Barta ixtraamaka qof khubadeynyaa waa la dhageysaa maa waa laag maqanaada meesha telphne dhacyana maan maqlyaa
@keysesaleebaan5875
@keysesaleebaan5875 10 месяцев назад
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@NurAlaaNur
@NurAlaaNur 10 месяцев назад
Amb. Awil ninkii yaqaan baa yaqaan taariikdiisu 50% waa mala awaal & meel af u gelin.
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 10 месяцев назад
Adna yaa ku yaqanaa adigu iskaa warn ha nooga warami qof kale waa xan xanta wa xaraan waa adoo wlaalkaa jidhkiis a cunya ninkan illahey cimirga ha u raajee Cawil waxa ku duugan taariikhada somaliada oo dhan xataa jalle siyaad on dadka isaka ilaasha isaaq cawil waa ka maarmi waayey aqoontiisa iyo caqligisa weyn saxiib MAdow iLaa Madow ninkan ma la da baad tahey hadad la da tahey wa lagu qaasrey hadaad nindhlaiyaro taheyna waad lunsantaey waxaa jiraa a wax la ydhaa ixtraam dadka kaa weyn
@NurAlaaNur
@NurAlaaNur 10 месяцев назад
@@abdullahiomarali5241 Cilmiga aqoontu uu leeyahay ee uu Siyaad Barre kaha maarmi waayey kolkaad doontaana Faqash tidhaahdaan Somaliland baa hadda isa saaran ha badbaadiyo. Waa run xanta ma wanaagsana balse taariikh ummadi ka dhaxeyso kolkuu been ka sheego waa la iska qaban ee adigu iska daa caadifada sokeeyanimo ee ay SL ku budhbudhey.
@mustafeadan6924
@mustafeadan6924 10 месяцев назад
ninkani wuxuu dhashay 1940 hada da,diisu waa 83yrs mudo 40daqiiqo ahna wuu taaganyahay waliba usagoo hadlaaya maxaa sababay awooda intaa leeg sxbayaal ii fasira bal?
@fahiimae7336
@fahiimae7336 10 месяцев назад
Masha Allah dheh, Acuudubilah
@skaba6390
@skaba6390 10 месяцев назад
Balwad malaha nooc kasta iyo cibaado
@abdirashitshiikh3228
@abdirashitshiikh3228 10 месяцев назад
CUDUR IYO CUQDAD UU REERKIISA U QABO AYAA SIDAA U GALAY.. NIMAAN KU AQOON ISU SHEEG.......
@ahmedgarodhi8969
@ahmedgarodhi8969 10 месяцев назад
Fuddeki Isaaq baa Xamar inigeyeey hata Huwaan yaa lonaxarisaan maadaxa halagatogto yeey kasobixiin iyago nool Laascanood
@CabdirashiidAbdilaahi-kv1dc
@CabdirashiidAbdilaahi-kv1dc 10 месяцев назад
Taariikhdu waa rukun mudan in looga shiidaal qaato waxa hadda La yeelayo, waana qodob mudan in Aan La dhayal san Hadda wakhtiga la joogo somaliland booska ay taagan tahay,iyo waxa ay soo martay marka La eego, Suurtagal maaha in siyaasiintu sidan u Tacaamulaan oo dantooda ugu wayni noqoto kursi, Somaliland madax iyo minjo wa in Lays waydiiyo, sidee ictiraaf ku heli karnaa? Kaliya Wa in La raadiyo Su,aashaa jawaabteeda, si wada jira loo raadiyo, Wa Hal Suaal, jaweebteedana aynu badhaadhe ku gaadhi karno, Siyaasiinta danbe Ee Aan Wali bislaan waxa Aan leeyahay fadlan, Dalka ka joojiya qaska iyo qalalaasaha Kursi Aan ku qornayn lawxu maxfuudka laguma helo Afcaal xun xun oo la sameeyo Dalka lexjeclo hadii Aydaan ka lahayn ictiraafna u keeni karin, Kaliya hanaga burburinina ee nagu sima Annagaa lexjeclo ka leh ictiraafna u keenayna ee
@abdullahimohamed9751
@abdullahimohamed9751 10 месяцев назад
Reer waqooyiyow hadhagaysanina beenlowyada dhiigiina kamacaasha xabsiga ayidinku hayaan iskatuura
@ahmedgarodhi8969
@ahmedgarodhi8969 10 месяцев назад
Nabsigi Cigaal baa inihaysta waad khiyanteen Allahayou Niin dacaadda Allahayou Niin khayiin aah degdda hausiim
@isaabdi1478
@isaabdi1478 10 месяцев назад
Mushkilada Cigaal alh ayaa ka masuul ahaa
@abdirashitshiikh3228
@abdirashitshiikh3228 10 месяцев назад
BEENAALE BEENAALE DHALAY, WAA NINKII YIDHI MUUSE 100%85 AYUU CIRRO KAGA HELAYAA DOORASHADA, WAA 2 BILOOD KAHOR INTAANAY DOORASHADU DHICIN.
@user-zf8xu1ej2g
@user-zf8xu1ej2g Месяц назад
Beenlow
@abraQolkisa
@abraQolkisa 10 месяцев назад
Been hasheegin brishku xornimo muusiin SL ee wuxuu u sheega in ay ku biiraan Muqdisho, caday uma haysid waxaad sheegayso.
@Yusufliban-ty2tl
@Yusufliban-ty2tl 10 месяцев назад
C/laahi siciid caabi waan maqlay inuu ku dhintay inqilaabkii 1961 Yuu ahaa reer ahaan beelaha somaliland dega?
@beerkaaicadaaday2057
@beerkaaicadaaday2057 10 месяцев назад
Habar-futo-awal wuxuu ka sii ahaa Caasha Muuse.
@Yusufliban-ty2tl
@Yusufliban-ty2tl 10 месяцев назад
@@beerkaaicadaaday2057 sxb maxaa kugu kelifey inaad reer tolkeen aflagaadeyso adigoo haybtooda si wanaagsan u qurxin kara Xaal iyo apologise ayaan siiyay beesha walaaladayo
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 10 месяцев назад
Futaada ku cadaatey ma ogathey inaad adiu is caaydey Qabil la yidhaa Habar Futo wax la yidhaa ma jiro Cash a muusan ma jirto Hadaad Bukto umaa suaasha dadka waaydiisa adiga jawaabta ah baxin Malaa Supper awal baad caayeysaa ma oagtahey caruurta sheekh isaaxaaq shaley awal baaa uga yar Abhii baa u ducuyeyey sababtaa buu u batey oo noqadey reerka illahey dhmanatood wax wada siiey@@beerkaaicadaaday2057
@xaalidahir8268
@xaalidahir8268 10 месяцев назад
@@beerkaaicadaaday2057silla hoyo usheeq faqasyahaay!!
@user-mc7ef3ij2p
@user-mc7ef3ij2p 10 месяцев назад
Maxaad ka faaiiday waa adiga sheeganaya burburintii wadanka somaqliyeed,ehelu naar Baad tahaye😊
@jamalsaleeban1666
@jamalsaleeban1666 10 месяцев назад
Waad galobi lahayd hadanu dumin. Wax barasho la aw lkin hadiin la aan darood sheeka doodanna waa lasoo af jaray
@ahmedmahomed3056
@ahmedmahomed3056 10 месяцев назад
Qofka isaaqa ah markuu weynaado wuxuu fidiyaa cudur iyo cuqdad
@saynabSr
@saynabSr 10 месяцев назад
Adiga waxa wanaagsan ayaa ku dhiba maxaad u diidaysaa taariikhda ma qolada 91kii aduunku u bilaammay ayaad tahay oon jeclayn in waqtigaad adigu taariikhda lahayn la soo qaad qaado!!!? kursiga kaad tigidhkiisa haysato fadhiiso way kala qaalisanyihiineh 91kii aad la ordaysay arinku ma bilaamineh
@abdullahimohamed9751
@abdullahimohamed9751 10 месяцев назад
100 jirada caraysan oobeenta shubayay 30 sano wali mada ayaa dhagaysta dawlad aduunka lagayaqaan ooxoogleh ayaad dumiseen maxaadka faa.ideen caaway habarhabar joogtaa aduunka dawladla.aan iyo burbur aakhirana cadaab
@xaalidahir8268
@xaalidahir8268 10 месяцев назад
Why are you even on this page??? This is the history of Somaliland , it’s non of your faqash business, ka Bax meeshaa nacasyahow!
@beerkaaicadaaday2057
@beerkaaicadaaday2057 10 месяцев назад
Kani ma nayroobi buu ka yimid, ma jeebkii baa martay? ma faan iyo been baa bilaabatay? Ma ganacsi dhiig baa bilaabatay? Ma beelo la colaadiyo iyo kuwa la isu keeno fududaatay?
@mohameddulin2863
@mohameddulin2863 10 месяцев назад
😞 waa la taliyaha muse bixi
@xaalidahir8268
@xaalidahir8268 10 месяцев назад
Huwaanaay ka Bax meesha! This is not your history!!!
Далее
XUSUUS REEB AMBASADOR CAWIL PART 3
31:13
Просмотров 62 тыс.
XUSUUS REEB AMBASADOR CAWIL PART1
36:01
Просмотров 110 тыс.
Barnaamajka Xusuus Reeb Cabdilaahi Darawal Qaybtii 1aad
33:26
XUSUUS REEB AMBASADOR CAWIL PART 5
48:35
Просмотров 104 тыс.
XUSUUS REEB AMBASADOR CAWIL PART 6
52:50
Просмотров 246 тыс.
XUSUUS REEB AMBASADOR CAWIL PART 2
29:47
Просмотров 73 тыс.