Тёмный
No video :(

Muuse Clai Faruur Iyo Sheekaddii Mataan Ciideed 

Tixraac
Подписаться 89 тыс.
Просмотров 106 тыс.
50% 1

Waxa ay qayb ka ahayd barnaamijkii Dhaqan 2

Опубликовано:

 

26 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 50   
@celmidheere5803
@celmidheere5803 3 года назад
Shukran Adeer Cali waad Natusaalaysay waxbadan
@isxaaqmaxamed854
@isxaaqmaxamed854 4 года назад
Dhaqanyahan soomaliyed Muuse cali faruur 🇸🇴 inoo ururi dhaqanka
@mahamedcudhi7497
@mahamedcudhi7497 5 лет назад
intuu idaaja sheegay 1984 ayuu sheegay waxuuna ku daray nin ayaa la dhacay ayuu dhahay, taas waa khalad mataan ciideed ayaa ka qaatay alaabti ninkuu markuu dhahay waxaan u socdaa ina ugaas taasna mataan cideed ayaa ka xanaaqay, muse sheeko aan sax ahaayn ayuu ka sheekayn, 1984 idaaja cajaladihiisi raadyo muqdisho uu ku duubay ayaan haya,
@iibgeeyeonlinemarket1210
@iibgeeyeonlinemarket1210 2 года назад
Haduu intuu idaajaa sheegay isna sheegay haday sheekadu isku si usoo gaadhay ma adna been sheeg baa
@xirsiamaan
@xirsiamaan 2 года назад
Oo nin la dhacay awal kumay jirin miyaa? adaaba wareersan buuga Idaajaaba sawta ku jirta ninka la dhacay ee gabayda isu tirinayaan reer ugaas , mataan iyo ninka la dhacayba. dilka cali dhanka hor ba. Idaajaa wixiisu waa filin Hindi
@rasheedmohamed9635
@rasheedmohamed9635 5 лет назад
Abwaan muse taariikh Saxan Buu Sheegay sida Idaaja muu Sheeko Daarooodayn Muuse Abwaan taariikh yahan ah we eye Alla hadhawro
@mahamedcudhi7497
@mahamedcudhi7497 5 лет назад
idaajaa waxuu ka hadlaa Ogaden iyo dhulbahante, taas ogow isaaqna tooda ayay qoraan oo ka sheekeeyaan kama sheekeyaan tu warsamgeli iyo mid dhulbahante, sidaas u ogoow darood cudur ladhaho darood iska dhoow horumar laguma gaadho qabiil nacaayb ama wax u fiirsasho
@fowsiyahandulle9145
@fowsiyahandulle9145 7 лет назад
wansalamaya muse cali waxan ku xasusta murtida iyo manta mahadsanid muse
@file1183
@file1183 11 лет назад
muuse cali taariikh oo dhan waa hayaa
@shidanmedia2223
@shidanmedia2223 6 лет назад
sheekadani SaaS kuma saxnna
@warso-spt1
@warso-spt1 5 лет назад
@@shidanmedia2223 Siday ku saxsantahay?? Tolow ma sida adeerada kugu dhigeen 🤣🤣
@abdihasanwaes7902
@abdihasanwaes7902 7 лет назад
waa aabaha labaad ee taariikhda dhaqan ka soomaaliyeed ninkii dhintay ee idaacada muqdisha ka soo daynjira ayaa lanbar 1ahaa isaguna waa nabar 2marka qabyaalada lagatago hada weeye marka kalana waa cidaad jecshahay
@DH-yi5dx
@DH-yi5dx 2 года назад
Xamarna ninkan ayunba ka soo dayn jiray wl
@Saeedisse
@Saeedisse 3 года назад
Mataan gabayga uu sodohdii ku kumaagay mee war odyagu wuu khalday sheekada
@mubaarikxasan6346
@mubaarikxasan6346 6 лет назад
Taarikhdandhabta ahi waa taaa Lkin idaajaa waa khalkhaliye taariikheed qabyaaliya
@shidanmedia2223
@shidanmedia2223 6 лет назад
Run ahaanti sheekadani SaaS kumaysan dad saxayn
@jaama20
@jaama20 11 лет назад
Oo qeybtii Magan Gaabo meeday?
@barrygolden6873
@barrygolden6873 Год назад
Waxaan hada ma sheekaa Sheekada markaad kasheekaynayso waxaa larabaa in aad background waxa dhacay sheegto waxa la isku hayey sheegto dadku waxaayvkala ahaayeen sheegto balse waxaad mooda cali faruur in uu sheekada uwarinayo sidii qof aan professional ahayn.
@axmedali9798
@axmedali9798 8 лет назад
Sheekadan Ma ila saxsano Ee idaja ba sheekada seytahay usheegey
@xirsiamaan
@xirsiamaan 2 года назад
idaajaa waxba ma sheego wuu macaaneeyaa oo filin hindi ayuu ka dhigaa. ee wixii laysku qabsaday ee Mataan ka aarsanayay ma sheegin. kibirna shaqo kuma lahayn
@mahamedcudhi7497
@mahamedcudhi7497 10 лет назад
anigoo tixgelinaya muse cali faruur waxyaabo badan oo meesha ku jira waa khalad, xata eraygu isticmaalay ninka dhoodan ladhaho, Abwaan dhoodan gabaya weeyn oo somaliyeed ayuu ahaa illahay hawnaxariiste waxuu kaso qaday nin caadiya ninka ladhaho m,c dhoodan, marka muuse waxyaabo badan oo khalada ayuu kubilaabay taariikhda,mataan cideed iyo ninki safarka ahaa ee ladhacay matan ayaa dhacay ee reer madhicin
@suldaannuurdhagacun
@suldaannuurdhagacun 9 лет назад
+mahamed cudhi dhoodaan waa abwaan weyn soomali oo dhan waa taqaana lkn faarax idaaja taariikhdiisu way qabyaladaysantay
@mahamedcudhi7497
@mahamedcudhi7497 9 лет назад
qaadiro sxb idaaja waxuu dhahay aniga dhulka ciid ayaan kutakhasusay ilaa togdher saleban carabay qamaan bulxan,sayid maxamed, cabdi idaan,cali dhux rage ugas marka waxa kake dadka kale haysodiran ayu dhahay tankake somaliland hadrawi iyo gaariye iyo cabdiqays iyo xasan ganay ayaay kasheekeyaan uun
@suldaannuurdhagacun
@suldaannuurdhagacun 8 лет назад
+mahamed cudhi somailand abwaanadu waa kala laba qaar waa kuwii hore sida suldaan nuur ducaale dhagacun oo ahaa abwaankii qarnigii 19 salaan carabay oo ah abwaanka kaliyata ee ka gabyay 141 tuduc oo isku hal erey ka kacaya xasan tarabi yawle qawdhan ducaale cabdi gahyr iyo qaar kaloo badan lkn taariikhda idaaja waa ta qabiilkiisuun
@mahamedcudhi7497
@mahamedcudhi7497 8 лет назад
Aqaadiro ismail crown sxb somaliland tv iyo idacadahodu reer somaliland gabayagooda ayay kasheekeyaan. Jilka manta jirana waxaa ka dhaadhacsan kuwaas marka somali qabtalad ayay mrrlkasta grliyan
@suldaannuurdhagacun
@suldaannuurdhagacun 8 лет назад
waa runta sxb meel kasta qabyaaldaba la galiyay ilaa misaajidadii lol
@keysejama5286
@keysejama5286 7 лет назад
eriga Idoor weligii ba waa jiray ugu yaraan ilaa 1840 waa jiray oo read " memoir of western Idoor tribes" by Curttden 1847.
@zupersalemon6557
@zupersalemon6557 7 лет назад
keyse jama p
@zupersalemon6557
@zupersalemon6557 7 лет назад
keyse jama mahadsanid wllo waad ii faaidaysay
@MohamedB614
@MohamedB614 6 лет назад
1840s waa waqtiga laga hadlayaba lol
@sacadcabdiraxmaan997
@sacadcabdiraxmaan997 5 лет назад
Waa wakhtiGa laGa hadlayaBa MarkaNa Qofkaas ayuu kasOo bilAbmaY
@duriyadiisayidnuur9735
@duriyadiisayidnuur9735 5 лет назад
iidoor waagaas umbaa la bixiyay ogaadeen baana ubixiyay
@axmedali9798
@axmedali9798 7 лет назад
War inu qaldey gabayga Waxan garanaya qaba ilada reer qabridahar gabaygu leyahayShanta ba xawadle Wa been Wa sadex Bah xawadle Reer xandul --Qamaan bulxanReer dalal----mataan cidedReer ugas------nuur cabudheyeHoos bu kasiyahay mataandalal bah xawadle
@mahamedcudhi7497
@mahamedcudhi7497 5 лет назад
intuu itaaja uu ka sheekeyay ayuu ka sheekeyay waxuuna ka dhigay nin in ladhahay maaha sidaas ee mataan ayaa ka xanaaqay in isaga mooye uuna nin kale ciid ama qoraxaay ka talin karin
@xirsiamaan
@xirsiamaan 2 года назад
dee qaafiyada gabayga ayuu ku haagjinayaa oo ah SH , gabayba ma taqaanid miyaa?
@mohammedgabose1279
@mohammedgabose1279 8 лет назад
Sheekada seey aheed maadan ooga sheekeen wax badan baa kaa kahldan
@mustafeosman3538
@mustafeosman3538 7 лет назад
nic
@abdullahifarah8099
@abdullahifarah8099 6 лет назад
meel walba qabiil miyaad geliseen ma nagu qabsateen mataan ciideedna sheeko waalan iga dheh dhulka uu ku noolaa dadka dega uun buu ka dhashay ee hush iidoor iyo kuwo aan caqli dhaamin baad ka war dhuraysaan alow alle ha na haaban wbt
@somalilanddhalad7592
@somalilanddhalad7592 6 лет назад
Abdullahi Farah qadadwayn wx kaste maa dhagaysataan idinku
@abdillahiegeh6682
@abdillahiegeh6682 5 лет назад
Dadka Qaaar waxaa Haye xanuun Baxawaadle inta ay doonto ha ahaatee Mataan baa gabaygiisa ku sheegay ee Muse cali Ma samaysanin gabaygiisa
@xirsiamaan
@xirsiamaan 2 года назад
oo dameeryow barabaraa leh sheekada Mataan Ciideed miyaanay qabiil ahayn mise waa quraan? anigu waxan la yaabayba waxa midgaha daarood iyo beentooda u geeyay, waabu idin sharfay haduu idinka hadlay.
Далее
Abwaank weyn ee muse cali faruur
14:44
Просмотров 1,3 тыс.
CLANCY 🦞 Operation Squid Ink (New Animation)
00:58
Finger Heart - Fancy Refill (Inside Out Animation)
00:30
BARNAAMIJ GAAR AH MUUSE CALI FARUUR
55:53
Просмотров 52 тыс.
Hadraawi___ Maansaddii DIBADYAAL
31:42
Просмотров 409 тыс.
Hidaha iyo Dhaqanka Muse A Farur
22:48
Просмотров 133 тыс.
Stand up comedy Mataan Columbus OH, 2017
23:14
Просмотров 1,2 млн
Taariikhdii Garaad Wiil Waal
1:48:38
Просмотров 941 тыс.
Muuse cali Faruur mpg dhaqanka
23:40
Просмотров 86 тыс.
CLANCY 🦞 Operation Squid Ink (New Animation)
00:58