Тёмный

my skincare routine Fartun happy 

Fartun Happy
Подписаться 313 тыс.
Просмотров 50 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 140   
@leila5546
@leila5546 2 года назад
Manta wujiga deep cleaning lo sameynaya miyaa nadiifo muniiro ayay u egtahay ba yaa ila arkay.
@sahrobuux9846
@sahrobuux9846 2 года назад
Warangada iyo coffega iyo caanaha Abayo wejiga muxu utara
@mariammoha4756
@mariammoha4756 2 года назад
Dhibka ihaysta cream dhan waka wahsana saa uleyahay hadhow marso week marka ka wahsado lagayaba ina malin marsado teeda kale hada arko qof wax marsanaya waa maseyra yaa ila qabo hhh markasa laga yaba ina wax marsado lakin hada media ka dawanayo inta aan dawanayo masugi kari ishagaji isdhaha bas niyada iska hagajiya.....by wa iska hadal badnahe
@suhanabea124
@suhanabea124 2 года назад
Ani ina iga hadlesanba moday wlhi dhibkas kula qabo
@mariammoha4756
@mariammoha4756 2 года назад
@@suhanabea124 illahay wahsiga hanaga qaado is dhalalinee hhhhh anaga iyo inta nala midka ahba
@suhanabea124
@suhanabea124 2 года назад
Amiin yarabi
@nurtoadam1972
@nurtoadam1972 2 года назад
😂😂😂wlhi ani qabo dhibkas in wajiga waxmariyo dhan kacajisaa maqan sbbta hda lkni mlhn waanba ronhay marmar soxasuusta 😂😂😂😢
@sumayaahmed5264
@sumayaahmed5264 2 года назад
Ar dadkeyga inta jogaan aniga hooyadey aa igo qelin jirtay naa wax marso naa saan samey walii guursaday hada hoyo wan ka fu gahay malinka maseero kheer malinka kale jidkeyga ku dhacaa
@saaiisobuule2286
@saaiisobuule2286 2 года назад
Masha Allah tuuney adiga abaayo nadiifo ilaahey haidin xifdiyo ilaahey dar tiis ayaan idin jeclahay nadiifo muniiro ay uegtahhay 🥰🥰🥰🥰
@sabnaamacalin9682
@sabnaamacalin9682 2 года назад
Aniga maheysto wll igaweyn oo wax ii mariyo oo fartun happy cml 😭uqalbi wanagsan 😭😭😓 oo aan latashto 😭😢
@fartunhappy2110
@fartunhappy2110 2 года назад
Sorry xabiibti aniga eh walashad ❤️🥲
@sabnaamacalin9682
@sabnaamacalin9682 2 года назад
@@fartunhappy2110 Haye abaayo mcnto ❤
@fahimafahima9268
@fahimafahima9268 2 года назад
dadka dhan usaar love ka walaasha kafiican cunsuri waaxid kkkl
@sabnaamacalin9682
@sabnaamacalin9682 2 года назад
@@fahimafahima9268 abaayo maxaa waaye cunsurinimadaa.shegeyso
@haboonali7455
@haboonali7455 2 года назад
Sorry abaayo anaga walalada eh
@fatoumaismail7092
@fatoumaismail7092 2 года назад
Wsc merci beaucoup ma chérie une leçon très importante 🥰
@sacdiyomohamed4540
@sacdiyomohamed4540 2 года назад
Sava
@drnadiifodaahir8913
@drnadiifodaahir8913 2 года назад
Quruxey serum miya mise wa salid Dr Rachel
@sahroabdullahi9935
@sahroabdullahi9935 2 года назад
Masha Allah waxey uektahya abyo muniro abyadan yaraa nadifo
@riyaqmohamed565
@riyaqmohamed565 2 года назад
Mashallah Sasa nigalaraba mar mar kuturta nadifo wa munroe oo mesha tagan Mashallah 😊😊😊🥰🥰
@aminayusuf8142
@aminayusuf8142 2 года назад
Ayy see cml hee fartuney nadiifo muniiro ayanba umaleynaye m.a
@sashahassan4032
@sashahassan4032 2 года назад
Abayo mansha allaha wax fican nosoo jeedisaan lkan waxan ku dhahi rabay ayanyada jab dhan hawada tuurin mafiicna inaa tuurto cuntada jab yar wajiga ku xoq 🥰🥰🥰
@safaluul7338
@safaluul7338 2 года назад
Arooskagi sida laguu dhaqey waxa lagugu nadifiyey igasoo warbixi
@nimcodiriye5089
@nimcodiriye5089 2 года назад
Fartun okle wll laga dhigta ilahay haku dayo
@kaltunomar4417
@kaltunomar4417 2 года назад
Maashaa allah
@fatushey8006
@fatushey8006 2 года назад
Nadiifo masha allah wexe u egtahay gabdho my rajo😂😂😂
@riyaqmohamed565
@riyaqmohamed565 2 года назад
Ma arkino Walashed waye
@zamzamsfood5192
@zamzamsfood5192 2 года назад
Asc walalahey chanelkeen Soo booqda qeer Allah Idinsiiyo Inshaa Allah🥰🙏🙏🙏
@munonuur5401
@munonuur5401 2 года назад
kkk kuwan qosol badanaa horta siba fartuun intaa qosol isku cel celin
@ugbadomar5881
@ugbadomar5881 2 года назад
ماشاء الله تبارك الله
@mariahassan5125
@mariahassan5125 2 года назад
Nadiifo waa muniro pro max 😆 🤣
@IsraCaday
@IsraCaday 2 года назад
Chanalkalanba moday inan sogalay ileen wanadiifo iyo fartuun manshallah
@aminabella8266
@aminabella8266 2 года назад
Machallah 😘 😘 😘 😘 😘 beautifull
@kikialemu7
@kikialemu7 2 года назад
👈🏻 *السلام عليكم ورحمه الله وبركاته* 🔮 *KHyr Jcl Habeenkii Inta Aadan Seexan* *Ha ilaabin ina akhriso Waa 5 Daqiiqo kali* 👉 *Qofkii aqriya Suurat Al-Mulk* *inta uusan Seexan ka hor Wuxuu ka* *Badbaaday* *👉Cadaabka Qabriga Hadduu Allah Subxan wtcl, Idmo Waxaan ku Xasuusin Doonaa Habeen Walba Allahu Subxan Wtcl Nagu Kulmin Doona Jannooyin* 👉 *Habeenkii inta aadan Seexa 1.)🌹Caafi ruux walba oo ku dulmiyay* *2.)🌹Uducee ruux walba oo aad jeceshahy* *3.)🌹nafsadaada Rabi udhiib* *4.)🌹inta aadan seexan dheh* 📿📿📿 *Ku waa Bariyaysta Hurdo Cafimaad Cibaado Suuban & Raali Ahaansho Babi* *👉 Raaruuulkii Alle S.C.W Markii uu seexanayo Habeenkii wuxu Oran jirey* 👇👇👇 *Bismik Allaahumm Aamuutuwa Axyaa Nabigu S.c.w* *Wuxuu Saari jirey* 👉 *Sacabka* *Gacantiisa Midig Dhabankiisa Hoostiisa isagoo Go Goshiisii jiif* 👉 *intuusan Seexan ka hor oo oran jiray* 👇🔸🔹🔸🔹👇 *Allaahumma Qinnii Cadaabak Yawma Tabcathu Cibaadak* 🌷.قبل ان تنام 👉🏼 *Seexo Adoo Weesaqabo oo Daahir ah, kadibna Useexo Dhinaca Midig. Bacdeen Aqri yadul kursi. Intaas Marka Sameysid Kadib Waxaa ku Duceynaayo Malak Allah kusoo Direy, intaa jiiftid* 💕 *Allahu Akbar* 👉 *Wllfilh adigo Raali i Xaasusi Aan ku soo Xasuuusiyo 💎Aan is caafino Allah drtis* *wjazaakilllahu khyr*🎁🤝
@sacdiyocumarshiikhey4087
@sacdiyocumarshiikhey4087 2 года назад
Abayo fartuney gabadhan Abayo muniire uegtahy
@yaasmiincumar4210
@yaasmiincumar4210 2 года назад
My rajo pro max nadiifo muniiro meesha taaganee noqotee maasha allaah
@azoummohamed132
@azoummohamed132 2 года назад
Nafddefo wajigeed waxa ay isticmaashay ee oilka uga dhigay igu Caawi hbbti
@Prinsess-q5j
@Prinsess-q5j 2 года назад
Nadiifo wixii lagu cadeye rabaa ani🥺😅
@fatmadahirashkir7235
@fatmadahirashkir7235 2 года назад
Mashalah
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 2 года назад
Mashaa Allah fartun iyo nadifo Nur calaa nur, Wad mahadsantihiin❤️❤️
@khadijahassan2749
@khadijahassan2749 2 года назад
Fartuun salida magaceed noso qor
@safiyoxajio3984
@safiyoxajio3984 2 года назад
Masha Allah
@maryammallow
@maryammallow 2 года назад
Asc Tuney cadey..wakusalamey…plz Canaha anchor Aad cuweymir u bilawdey siduu ku noqdey Kasoo hadal plz
@iqroabdirashidmaxamed6485
@iqroabdirashidmaxamed6485 2 года назад
Masha allah fartuun video kaaga waa gaadaayay wlhi waanii jeclahay ilahay haku caafiyo prank noosoo badi
@xiisinahasanxiisinahasan990
@xiisinahasanxiisinahasan990 2 года назад
Abayo gacmaha nososheeg wajiga dubcad gacmaha madow kula yabay
@faridaxaji6821
@faridaxaji6821 2 года назад
Wcs tuuney cadey masha allha tabarikllha iyo nadifo wan idin salamey shukran hor usocoda ❤❤❤❤
@fardowsomohamed910
@fardowsomohamed910 2 года назад
Masha allah abayo thanks 💕illah haku barakeyo 💕 nosobadi
@smile-db6bv
@smile-db6bv 2 года назад
Xbbti maskada wajigaaga markahore soo qooy sifiican soo ugalo 😊🥰
@azoummohamed132
@azoummohamed132 2 года назад
Hbbti waxaad ii sheegtaa Waxa face oil ka dhiga wxn ahay dry face
@bishaaroadan6992
@bishaaroadan6992 2 года назад
M.a xbbti Ani saliiid leeyahay coffee& caano ma isticmali karaa iso jwb plz
@nadiacumarcabdalla1528
@nadiacumarcabdalla1528 2 года назад
Masha Allah waye abaayo cunugtaan muniiro ey u ektahay my rajo allaaha noo dhowree
@ifraaxnuur6622
@ifraaxnuur6622 2 года назад
Beenta maaha
@caziizahassan4867
@caziizahassan4867 2 года назад
Maasha Allah nadiifo wey cayishay
@nadiifoshuceb5550
@nadiifoshuceb5550 2 года назад
Masha alah
@sabiriinibrahiim9057
@sabiriinibrahiim9057 2 года назад
Masha allah
@susharafchenal5079
@susharafchenal5079 2 года назад
Dhibka iheesto hadaan wajigeyga waa ubaqaa amuu kaa halaabaa lee isdhaa wllhi
@xiisinahasanxiisinahasan990
@xiisinahasanxiisinahasan990 2 года назад
Masha Allah my queen's comintiga Ana uhoreyo
@amalabdi25
@amalabdi25 2 года назад
Masha Allah wlhi wn ka helay ee abyo gacma ha io lugaha qoorta eno samey blz
@shamsimaxamed116
@shamsimaxamed116 2 года назад
masha allh abayo yaal
@umuaxlaam7735
@umuaxlaam7735 2 года назад
Masha allah muniira ayay u eegtay
@fardowsasacidhalane8307
@fardowsasacidhalane8307 2 года назад
Abaay Muniira lee soo xusuustaa markaan Nadiifo arko
@queennasracayush5789
@queennasracayush5789 2 года назад
Masha Allah waka heeli wllah
@inamuxammad9372
@inamuxammad9372 2 года назад
Mashallh
@nacimaabdullhinoor8058
@nacimaabdullhinoor8058 2 года назад
Wcz my sisters M:a allha haidin xafido dhamantina aamin yarabi 🤲🤲🤲🤲
@sodoomar6190
@sodoomar6190 2 года назад
M.a abaayo hormar wngsn
@raqiyaabdiqadir8261
@raqiyaabdiqadir8261 2 года назад
Manshalaah fartuun maniiro ayaa ueg tahay
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 2 года назад
Manshallah 😍
@miskimuuse5311
@miskimuuse5311 2 года назад
nadifo iyo my rajo ma isku egyihin mise anaa moodo🥺🥺
@aminasalad3786
@aminasalad3786 2 года назад
Masha allh
@ifraaxifka9164
@ifraaxifka9164 2 года назад
Msh alah abayo faruryaha mad mado mxa laku biinkaraa
@nimcocumar8685
@nimcocumar8685 2 года назад
Maashalah abayo
@mohamedhassan3767
@mohamedhassan3767 2 года назад
Abayo nadiifo muniiro miyàa dhashey
@sadiamustaf157
@sadiamustaf157 2 года назад
Masha allah abayo 🤩 ♥
@zamzamsfood5192
@zamzamsfood5192 2 года назад
Masha Allah🥰
@nasroabdalla3497
@nasroabdalla3497 2 года назад
Masha Allah xbbti 🥰🙏💖❤♥
@hamdiabdirahman8772
@hamdiabdirahman8772 2 года назад
M.a
@MariamAhmed-uc3dz
@MariamAhmed-uc3dz 2 года назад
Waakusugaaye tuuneey hadaayaaa kusoofiiriye 😘😘💖💖
@faraxfaarax868
@faraxfaarax868 2 года назад
Nadiifo waa muniiro oo yar
@xanivoahmed5173
@xanivoahmed5173 2 года назад
MashaAllah tuuney lkn scribka indhaha kaiilaali korkooda iyo hootoodaba coz aaday ujilicsan yhn
@fartunofficial7464
@fartunofficial7464 2 года назад
Nadif iyo cuwmir wa isku agayn
@ruqiyooffice3664
@ruqiyooffice3664 2 года назад
Mashaalaaah 💯💯👌👌
@naciimomaxamud5532
@naciimomaxamud5532 2 года назад
Masha allaah
@hannahani192
@hannahani192 2 года назад
Mask ga indhaha dushooda hamarinina wey soo katuutaan dhaqso alow makuu sheegay
@sahrodheeman1754
@sahrodheeman1754 2 года назад
Masha allh allaha idin siyadiyo cafimadka iyo cimriga iyo cibadada
@marwamaxamuud5021
@marwamaxamuud5021 2 года назад
Indhaha korkooda wixi chemical ah ha iska marinina sababto ah kansar aa laga qaada any way keep going
@ikranabdi9466
@ikranabdi9466 2 года назад
Wcs sister 🥰🥰🥰🥰Mshllh family 🥰🥰🥰❤️
@sucadibrahim8075
@sucadibrahim8075 2 года назад
Mnshalh wlo scubyada dhamantod waxa ku qoran indhaha haw dhawyn so ka ilasho qali korkodana hyska marin
@mariahonest3007
@mariahonest3007 2 года назад
mask indhaha hoos tood lama mariyo abyo ka daaya
@miskicadey-p2y
@miskicadey-p2y 2 года назад
Macnto waa muhin in xajigaa isku qurxisid hhhh ilaahay ha idin wanajiyo
@umuatika8452
@umuatika8452 2 года назад
Masha alah ilahey ha ku barakeyo famiilkada ❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@zamzammaxamed8638
@zamzammaxamed8638 2 года назад
NadiiFo waa Muniiro bro max😂😂
@umu4m420
@umu4m420 2 года назад
Munira yarey
@sagalsimanofficial8558
@sagalsimanofficial8558 2 года назад
family anjclhy wllhi wani xisay
@farxiyamuse2575
@farxiyamuse2575 2 года назад
Habayar dacarka kan wakiga lagu dhaqdo miya o fais washka ah mase wa mid kale
@adniabdullahi9507
@adniabdullahi9507 2 года назад
Abaayo nadiifo ciwaan keeda maxaa kuqoran
@saynabjama2038
@saynabjama2038 2 года назад
Nadiifo waxay u eegtahay inan anu ilmaamti nahay oo khadra layidhaahdo
@rahmamohamed6568
@rahmamohamed6568 2 года назад
Anaa uhoreeya tuuney
@bilanyusuf6759
@bilanyusuf6759 2 года назад
Walaashen Ayan ahay waxaan leeyahay channel waxaan rabaa inaad subscribe dhahdaan fadlan abayo. Aad baad u mahadsanteheny🤗
@nimcoayan8727
@nimcoayan8727 2 года назад
Asc hno routinkii nadiifo mee
@muna7993
@muna7993 2 года назад
Hal brush Haawada isticmaalan a
@sucdiqalanjo547
@sucdiqalanjo547 2 года назад
m.a hppti love you 💋💞❤
@anzalmoha391
@anzalmoha391 2 года назад
Fartun angbo sids ahy ango oil liinta idhibtaa🤦‍♀️
@iidodeganofficial9509
@iidodeganofficial9509 2 года назад
Yees Qofkii ugu horyey 🤣🤣
@ikranabdiaziz4179
@ikranabdiaziz4179 2 года назад
Tan yar my rajo u eka
@Deeqaluul721
@Deeqaluul721 2 года назад
Hhhhhh
@maxamedcabbaas5187
@maxamedcabbaas5187 2 года назад
nadiifo cadeey igu salaan
@dhamaystiran8342
@dhamaystiran8342 2 года назад
naa wlly faceku hanoo dambeeye wiilka yarkaa cunto nafaqa leh siiso chicken iyo hilib iyo qudrad ka dharji bariis iyo baastana feeraha usaar miskinka nafaqa darra ka muuqate ilaahay haidin xifdiyo abayo dhamaantin
@fartunibrahim7482
@fartunibrahim7482 2 года назад
Kkkkkkkk mawduucas malga hadlooya abayo
@MariamAhmed-uc3dz
@MariamAhmed-uc3dz 2 года назад
Eeee sgalaaba loosheegeee reer nagatiif
@maqsuudchannel4888
@maqsuudchannel4888 2 года назад
Hoyoo maa ilmeheda loo tilmama wxeey siisan laheeyd
@maryamaruun9686
@maryamaruun9686 2 года назад
Commetikaada hal video ayey kso sameysay soo daawo😀😀😀😀
@MariamAhmed-uc3dz
@MariamAhmed-uc3dz 2 года назад
@@maryamaruun9686 we ogthy
@ruqiyooffice3664
@ruqiyooffice3664 2 года назад
Isooo booqda 🙏🙏
@munocali5531
@munocali5531 2 года назад
Tuuney waad nawaloysa saasaan kaa rabna naga dhis
@fartuunmohamed5555
@fartuunmohamed5555 2 года назад
Asc
@truelife6820
@truelife6820 2 года назад
Nadifo wey cayishay wujigan malehen marky imanysay 🤣 somali warka nagabaty iskasabra
@faidochannel7486
@faidochannel7486 2 года назад
Muniro pro max
@naimakhalif9683
@naimakhalif9683 2 года назад
😂😂
@umuabdirahmanalwajeria7014
@umuabdirahmanalwajeria7014 2 года назад
asc asxaba aniga 5bilood aan gaari la, ahay 1k waxana sogaliya ducooyin marka halaiikalakaciyo somaliyey
@zuhraelhassan8449
@zuhraelhassan8449 2 года назад
Abyoy adiga gabdhii hadda kahor qisa ku dhacday oo america jogtay maa thy
Далее
Morning routine Fartun happy
8:09
Просмотров 86 тыс.
EVENING ROUTINE FARTUN HAPPY
11:27
Просмотров 29 тыс.
Unique deep painful back massage for Lisa #chiropractor
00:11
БЕЛКА РОЖАЕТ?#cat
00:20
Просмотров 307 тыс.
EVENING ROUTINE FARTUN HAPPY
9:54
Просмотров 37 тыс.
FULLY DAILY ROUTINE BY FARTUN HAPPY
21:17
Просмотров 46 тыс.
Afternoon Routine Fartun Happy
10:07
Просмотров 46 тыс.
Madax waxu ixanunaya 6 months LKN Alxmdullah
10:51
Просмотров 31 тыс.
SIDAAN HADAA WAJIGAGA KUSAMEYSID WAXUU NOQONAYAA…
8:05
My skin care ✨
8:00
Просмотров 22 тыс.
MY MORINING ROUTINE||JADWALKEYGA SUBAXLAHA||
13:00
Просмотров 109 тыс.
Unique deep painful back massage for Lisa #chiropractor
00:11