Тёмный

Narcissistic Parent | Markuu waalidku Narcissist yahay 

Ishraq Yasin
Подписаться 9 тыс.
Просмотров 1,9 тыс.
50% 1

#toxicpeople #narcissisticparent #waalid

Опубликовано:

 

29 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 15   
@abdilahikayse5505
@abdilahikayse5505 Год назад
😊😊😊
@AhmedHJ4983
@AhmedHJ4983 2 года назад
Anigu waa LA dad leh narcissist behavior ; covert narcissist, malignant narcissist waagii hore waanku wareersanaaa LA dhaqankooda laakiin markaan ogaaday psychology in uu ka hadlo ayaan raadiyey hada ladhacankooda waan ka helaa oo khibrad ahaan ayaan ka helaa. Dadkii aad ugu baahanyihiin in lagu baraariyo ay bartaan.
@ishraqyasin
@ishraqyasin 2 года назад
Masha Allah was wax lagu farxo inaad baratay. Wa wax lagu wareero. Anigu haddaan iska hadlo la dhaqankooda kama helo! Waa very exhausting! Laakiin haa, waa khibrad muhiim ah.
@abdulxassan4657
@abdulxassan4657 10 месяцев назад
Waalidka markuu caruurtiis qaar ka mid ah aad u koolkooloyo waxaa ku dhacay cudurka Narcissist waxayba noqdaan kuwo islawaaeeyn oo dhibaateeda dadka ku wareegsan "Family, Freinds".
@ishraqyasin
@ishraqyasin 9 месяцев назад
Aad ayey macquul u tahay.
@aliyusuf466
@aliyusuf466 2 года назад
Adeer Laba Mowduuc OOd Leedahey Baan Saakey Dhageystey Mid Kahadlayey Xanlowga iyo Kan Udabeeya EE Waaridiinta Soomaalida Kubadan EE Anigu Kow Ka Ahey Aduun iyo Aakhiraba Allah Kuxifdee Labadaas Cudur Baa Narogey Reer Minnesota Gabarna Watahey Inaad Nabadgasho Waa Rabnaa EE See Kuhelnaa Adoo Raaliya Xiriirkaada Talooyinkaada Macaan Xumaana Igama Ah EE Igadhab Aabaan Ahey Wuxuusan Sheegikarin dareemaya
@ishraqyasin
@ishraqyasin 2 года назад
Adeer aad baad u mahadsantahay! Ilaahay hanoo gargaaro meel walba oon joogno. Videoga ugu dambeeyo ayaan ku soo lifaaqay contact information. Khayr baan kuu rajaynayaa!
@JH-ec7tv
@JH-ec7tv Год назад
Mashallah jazakallahu khar ya allah 🥰🥰🥰🥰💝💝💝✌️💞💗🤔
@ishraqyasin
@ishraqyasin Год назад
Wa iyyaaki❤❤
@ruwaydamohamed8774
@ruwaydamohamed8774 2 года назад
Asc wllo qli meel aan kaalasoo xiriiro oo khaasa ii sheeg haday macquul thy ♥💖
@ishraqyasin
@ishraqyasin 2 года назад
Wa calaykum assalam abaayo. Facebook messenger abaayo❤
@saraali8581
@saraali8581 2 года назад
Waa run walhi tan waalida tiisa wax ka un ma lahan
@fatumanur2227
@fatumanur2227 2 года назад
Waalidku markasta waxay jecelyihiin waxkasta oo fiican ilmahooda inuu helo . Calling names is very bad
@salmaabdulle9150
@salmaabdulle9150 2 года назад
Thank you sis marka arintaas guda galay waxan dhihikara somaali oo dhan wa narcissist 🥺 xaga caruurta wa ka wada simanahey 🙁
@saraali8581
@saraali8581 2 года назад
Waa saas
Далее
The 5 types of narcissistic parents
27:46
Просмотров 737 тыс.
Se las dejo ahí.
00:10
Просмотров 2,8 млн
Narcissistic Mothers
17:16
Просмотров 879 тыс.
Never Argue With A Narcissist - Do THIS Instead
7:31
Просмотров 719 тыс.
Are you a narcissist? 8 common traits of narcissism
11:48
How Narcissistic Mother's Put You Down!
0:31
Просмотров 43 тыс.
Se las dejo ahí.
00:10
Просмотров 2,8 млн