Тёмный

Oooh Captain ibraahiim Wuxuu Mamnuucay Faransiiska Ismaaciil Cumar geelle ma ku dan doonaa . 

OGAANSHO
Подписаться 1 млн
Просмотров 136 тыс.
50% 1

kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Опубликовано:

 

9 дек 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 462   
@user-qh5qs5qc3r
@user-qh5qs5qc3r 7 месяцев назад
Luuqada ugu sharafta badn waa luqada carabiga wana luuqadii ku soo. Dagday القرآن الكريم ❤
@muscabmuhidin6354
@muscabmuhidin6354 7 месяцев назад
Adeer hooyada jahliga ka wase waa adigo kale kuwa uu barnamijku ku socdo ee dhaqankoda iyo afkoda iyo diintoda ka tagay towrad af hibro buu kuso dagay injil na af sido kale hibro carabigu ugu ma sharaf badne wuu ugu dulisan yahay inta af ee loga hadlo dunida sababto ah dhadig baa ku hadla
@Funny-animal-memory
@Funny-animal-memory 7 месяцев назад
@@muscabmuhidin6354 Subxanallah
@ahmedqumbe3644
@ahmedqumbe3644 7 месяцев назад
​@@muscabmuhidin6354 Af ka qiima badan afafka kale majiro, afafku kuli waa hibo ilaahay bixiyay.
@EnzoYosuf
@EnzoYosuf 7 месяцев назад
​@@muscabmuhidin6354waari meysidee war yuu kaa tagin nio aniba waan ogahay afcarabiga waxaa ka qadiimsan af somaliga lakiin inaad luuqadeyda labaad aad ku tilmaamto duli waadku akhlaaq daran tahay edeb iyo diinna toona malihid adaa duli iyo wax ka daran ah afka carabiga hadaad nacdo waxad nacday diintada islamka aniga 16 sano jira somali,English,arabic, iyo Swedish ku hadlaa intaas waxaa ugu fican luqadeyda iyo carabiga afka carabigana waa luuqadena labad hadan somali nahay ma waxaad sugeysaa in lagu hadlo af ingiriis kaas ayaad u aragta hormar war soco oo aqli yeelo wax yahay dhintay wax ka fadli badan ma jiraan waa luuqada aduunka iyo tan aakhiro ❤❤❤
@MaxamedCllaahimuuse-eg4hi
@MaxamedCllaahimuuse-eg4hi 7 месяцев назад
Ilaahey ka cabso wllkana ha caayin waa uu kaa saxan yahay af carabigu wuu ugu sharaf badan yahay nio wllkaana waad ugaftay luqadii ugu sharafda badneedna waad caayday 😊😊😊
@user-fe9lw4gg3t
@user-fe9lw4gg3t 7 месяцев назад
تحياتي الا الصومال وقارت افريقياء محبكم من اليمن
@user-xd4mk4pp7p
@user-xd4mk4pp7p 7 месяцев назад
حبايبنا اهل اليمن 🇾🇪❤️❤️❤️
@Asadmaxamed810Muse
@Asadmaxamed810Muse 6 месяцев назад
❤❤
@RitaAhmed-ih4sb
@RitaAhmed-ih4sb 7 месяцев назад
From Djibouti 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 wan ku tagera 😊😊😊😊
@Ummufaatima-qw8ei
@Ummufaatima-qw8ei 7 месяцев назад
1M gaariiya wiilkan soomaaliyeey waauqalmaaye
@mohamedaden1349
@mohamedaden1349 7 месяцев назад
isoo raaca inta af somaliga qori karta ee reer jibuuti ah 👍🇩🇯🇩🇯
@arabmed9613
@arabmed9613 7 месяцев назад
Waynakan
@bushra445
@bushra445 7 месяцев назад
School lada somali la idinkuma dhigo miyaa wllo
@SuldaanRobleh
@SuldaanRobleh 7 месяцев назад
​@@bushra445😅😅 my
@nabilhoussein5083
@nabilhoussein5083 7 месяцев назад
Af somali waxan bartay ina qooro 2010 alhamdulilah
@imranal-azhar2920
@imranal-azhar2920 7 месяцев назад
😮
@abassdoualehali5910
@abassdoualehali5910 7 месяцев назад
Anigoo Djiboutian oo aan lay dhigin ayn qoraa afkayga hooyo ee soomaaliga❤🇸🇴🇩🇯✌️
@halimamohamed4400
@halimamohamed4400 7 месяцев назад
Kudayashad mudanthy Lkn maysan jabouti xor ahen🤔
@abassabdillahi726
@abassabdillahi726 7 месяцев назад
​@@halimamohamed4400adi ma gumaysta😂
@deeqoaxmedmaxamed-xq3qw
@deeqoaxmedmaxamed-xq3qw 7 месяцев назад
Lkn wey jiraan dhalin yaro aan aqoon sida loo qoro afsomali
@munassswq313
@munassswq313 7 месяцев назад
schools ka maan lagu dhigin wll
@abassdoualehali5910
@abassdoualehali5910 7 месяцев назад
@@deeqoaxmedmaxamed-xq3qw sax waa runtaa badankood ma yaqaaniin iyagoon aan ka faanayn
@cabdiraxmaanmaxamed2722
@cabdiraxmaanmaxamed2722 7 месяцев назад
Hadaad aragto magaca Allah love ❤️ saar
@sahraomar3682
@sahraomar3682 7 месяцев назад
@ahmedminneapolis6679
@ahmedminneapolis6679 7 месяцев назад
@user-yl9ei1ed6c
@user-yl9ei1ed6c 7 месяцев назад
❤❤❤allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar ❤❤❤❤❤❤
@yusufabdille3448
@yusufabdille3448 7 месяцев назад
Asc.maasha,alaah akhuunaa kariim ilaahay haku xifdiyo aduun iyo aakhiraba aamiin wax badan ayaan kaa faa,iidaa marwalba oo aad akhbaar sheegto
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 7 месяцев назад
Ogaansho legend of legend ❤🎉 inta daawneyso Video gaan Ayakoo Caafimaad qabaan waan idin Salaamay 🙏🏻♥️ inta ka heshy muuqaalkaan ❤️ habeen wngsan ❤️
@fartuunmohamed1062
@fartuunmohamed1062 7 месяцев назад
Maasha allah Allah umada muslimiinta kor ha u qaado dadnimadooda Allah ha mideeyo umada muslimiinta meel walba ay joogaan aamiin Allah umada muslimiinta ha u soo saaro madax dadnimo iyo iimaan leh ee dadkooda matalo
@kamal-hassan
@kamal-hassan 7 месяцев назад
Caalamka muuqalada commentigoda hadaa gasho waxbaad ka faaiidi lkn soomaalida waa like iisaar, love iisaar… umadaan xaa kasi ah!
@sayidka.6122
@sayidka.6122 7 месяцев назад
Ma aragtay, qof kahadlaayo arin laxiriiro mowduuca arki meysid.
@Ahmedinho2022
@Ahmedinho2022 7 месяцев назад
Somali wali wey danbeysaaa sxb hala tabin.
@0name530
@0name530 7 месяцев назад
Somalida comments ka bixiya badan kooda comments ay qorayaan talefankooda buu ugu diyarsanaa kliya copy bay soo dhahaan
@sharmaarkecalicabdi5613
@sharmaarkecalicabdi5613 7 месяцев назад
جاء جبريل إلى النبي صلى الله عليه وسلم فقال: يامحمد عش ماشئت فإنك ميت واعمل ماشئت فإنك مجزى به وأحبب من شئت فإنك مفارقه وأعلم أن شرف المؤمن صلاته بالليل وعزه استغناؤه عن الناس Jibriil ayaa u yimid Nabiga CSW, wuxuuna ku yiri:- Muxammadoow noolow intaad doonto, waayo, waad dhimatay, waxaad doonto Samee, Ajarkeedana waa lagugu siinayaa, Jeclaw Ruuxa aad doonto. , waayo waad ka go'i doontaa, ogow qofka mu'minka ah sharaftiisu waa baryadiisa habeenkii, sharaftiisuna waa ka madax bannaanida dadka.
@hamdichannel6823
@hamdichannel6823 7 месяцев назад
Somalia 🇸🇴 waa in lagu daraa luuqadaa carabiigaa luqadaa labaad waa in lagaa dhigaaa madaamaa diinteenuu noogu xireyso ❤❤
@calibaxdo8239
@calibaxdo8239 7 месяцев назад
hadaba soo luuqadeena labaad inaytahay carabi dastuurka nooguma qorna taas miyaadan ogayn teeda kale dadkaan luuqadoodii 1baad ka cararaaya miyaa midooda labaad ciseynaaya
@halimamohamed4400
@halimamohamed4400 7 месяцев назад
O Hada carabi ku hadasho ma in carabtu ku jeclanayan by kula thy 😂😂😂 waliga adoonki madoba ba aktisa ka ahan
@NABEEL9339
@NABEEL9339 7 месяцев назад
​@@halimamohamed4400yaa ku dhahay luqada carabiga hadaad ku hadasho carab baa ku jeclaanaysa lkn ogow hadaad ka faanayso luqada carabiga in salaada aad tukanayso iyo quraanka xadiista iyo waxwalba oo diinta ku salaysan in carabi ku qoran yihiin
@WorkShiid
@WorkShiid 7 месяцев назад
Jahilka ma ahan kaliya kan wax qorin ee waxaa soomaaliya ku jira kumanaaan qof o adigoo kala ah nacasnimadaada adiga un hakugu ekaato
@calibaxdo8239
@calibaxdo8239 7 месяцев назад
@@halimamohamed4400 jacaylkooda maxaad uga baahantahay rabigaa ayaa ku jecel nimankaa diracyada xiran nacayb iyo jacayl midna ugama baahnin
@ibraahimfaaraxaxmed1598
@ibraahimfaaraxaxmed1598 7 месяцев назад
ALLAHU AKBAR☝️🥺❤️
@kabtanassad9763
@kabtanassad9763 7 месяцев назад
Kusaliya Nabigaa salalahu salalahu wasalam
@nrcabdi
@nrcabdi 7 месяцев назад
🥺 🥺 🥺 ~ ilaahayoow silac iyo duruuf ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol quus iyo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee maanta taageeradaada ayaan u baahanahay. Aamiin ii dhaha 🤲🤲. Walaal adna hadaad wax uun i tari karto maanta garab ayaan kaaga baahanahay si walaalnimo iyo allah darti ah. oo igalaxariir *Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, eber, labo, shan, lix, lix, todobo, saddex* . Magacayga waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho. ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma heli karo waxaan maalin ku noolaado, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi
@barresagal8891
@barresagal8891 7 месяцев назад
Ogaansho ❤❤❤ Xilbaad iskasaartay dhaqanka iyo edaabta suuban. Allah yacizak
@cabdullaahixasan1670
@cabdullaahixasan1670 7 месяцев назад
Ogaansho 1M coming soon 🎉❤🎉❤
@ibraahimfaaraxaxmed1598
@ibraahimfaaraxaxmed1598 7 месяцев назад
SALLALLAAHU CALEYHI WASALM😢🥺
@user-so8gf7vg2k
@user-so8gf7vg2k 7 месяцев назад
Sxp soomaaliya adoo kale ayey ubaahan tahay❤❤❤❤
@apdallaisxaaq
@apdallaisxaaq 7 месяцев назад
Coming soon 1million ❤❤❤❤❤
@user-pb5jp5zz2m
@user-pb5jp5zz2m 7 месяцев назад
Somalida Kenya iyo djabuti afsomaliga WA bahdilen wllhi mesha ogadenia afsomali kaliya lagu hadli xata wllhi ethiopianka jigjiga joga afsomali ayay nagula hadlaan 😢😢😢
@nouradekanoura3164
@nouradekanoura3164 7 месяцев назад
Kkkk aya kuchegay inay aqonin ret Djibouti afsomaliga
@mokaafi6195
@mokaafi6195 7 месяцев назад
@@nouradekanoura3164wey yaqaanan lkn inbadan oo jabuutiyana ma qori karaan sxb ayaga ku dhahaayaba iskuulka kumaso baran
@xuseencabdi4355
@xuseencabdi4355 7 месяцев назад
​@@nouradekanoura3164??
@halimamohamed4400
@halimamohamed4400 7 месяцев назад
Ciil miran weye walahay waxas ya jeel ku xabiya I qabata
@halimamohamed4400
@halimamohamed4400 7 месяцев назад
😢😢😢😢
@KhaalidAbdi-cu3gk
@KhaalidAbdi-cu3gk 7 месяцев назад
Asc cumar inshar
@broomxne9836
@broomxne9836 7 месяцев назад
Wcs
@faaraxsheeko3669
@faaraxsheeko3669 7 месяцев назад
Wll cumar inshaar alle haku xafiido ❤❤❤❤❤❤❤
@lovermohamed3346
@lovermohamed3346 7 месяцев назад
Cumar inshaar waan xiiseeyaa soo bandhigaaga
@L0CELS0
@L0CELS0 7 месяцев назад
Hadaa aragto magaca allah love ❤ saar
@bashiirmaxamed6916
@bashiirmaxamed6916 7 месяцев назад
@MaxamdPewor-ux8qm
@MaxamdPewor-ux8qm 7 месяцев назад
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad ()rha
@m.k.7788
@m.k.7788 7 месяцев назад
Afsoomaaliga Ku Qor Faaladaada
@sakariyefilfil6578
@sakariyefilfil6578 7 месяцев назад
Ustaad mahadsanid mowduuc xiiso leh aan kaa sugeynay
@liilbaliil_official1113
@liilbaliil_official1113 7 месяцев назад
Ogaansho best channel 🎉
@m.k.7788
@m.k.7788 7 месяцев назад
Afsoomaaliga Ku Qor Faaladaada
@YousufSheikh-iy6jd
@YousufSheikh-iy6jd 7 месяцев назад
Ninkan waxa uu kudhaqmayo waxad umaleysa waxan kuriyoni jiray markan da' yara ee ay Ethiopian sogalen dalkena oo an daremay dhibatoyin badan😢
@Apanduledragoz
@Apanduledragoz 7 месяцев назад
Omaar inshar Waxa tahaY wll wax lagaa faiidoo ❤
@xuseencabdi4355
@xuseencabdi4355 7 месяцев назад
Faa'ido*
@kamal-hassan
@kamal-hassan 7 месяцев назад
@@xuseencabdi4355faaiido*
@user-ij8jg8zu1v
@user-ij8jg8zu1v 7 месяцев назад
From djiboutienne ❤❤ wa ku tageraa omar instar wlll
@abdulkadirmohamedomar1418
@abdulkadirmohamedomar1418 7 месяцев назад
wixii iigu qiimaha badnaa ee aan maqlo Qarnigan,Waddankeena Soomaaliyana waxaan rajaynayaa inay ku baraarugaan suulinta iyo dhaqankeenii wacnaa si la mid ah sida ay ugu baraarugeen shucuubta Galbeedka Afrika oo ay ugu horayso Burkinofaso mahadsanid Mr Inshaaaaaaaaaaaaaaaaar!......Mahadsanid
@user-sg9ec9ni5m
@user-sg9ec9ni5m 7 месяцев назад
Guulayso mwe imraahin tarwla mabnuuca farsiiska waakuguulaystay rabi guusha hasiiyo mwe ibraahim
@user-pb5jp5zz2m
@user-pb5jp5zz2m 7 месяцев назад
Wllhi Kenya waxan ku arkay dad waa Wayn oo aan afsomaliga kuhadli Karin qori Karin waa yaaab
@direemedia
@direemedia 7 месяцев назад
Like isaaar abtiyaal
@AkKaamil
@AkKaamil 7 месяцев назад
Allahu akbar❤
@halimamohamed4400
@halimamohamed4400 7 месяцев назад
❤Horta anu waku racsanahy in carabiga la barto Lkn waxa ciil igu dilan doqomada isku dhex Dara carabi iyo somaliga iyago istustuska tahay ereyo badan o somali ah o carabi boskodu lagu badaly ba jira o hda an cidna aqoon 😢😢😢😢😢 mrka carabiga nagadaya hanagaga darina luqadena ❤❤❤❤❤❤
@hamdichannel6823
@hamdichannel6823 7 месяцев назад
Waa in Somali lagu daro arabi luuqadaa somalidaa ❤
@faizamohamed1
@faizamohamed1 7 месяцев назад
@@hamdichannel6823😂😂😂😂
@halimamohamed4400
@halimamohamed4400 7 месяцев назад
@@hamdichannel6823 o maxay kuso kordhin in adi luqadada nuqsan ku timado moyee 🥲 mawaxy kula thy hdi somalidu carabi ku hdln in carabtu ku jeclanyso 😂 adoonki madowa bad waliga agtoda ka thy hurdada ka kac 😏😏
@muscabmuhidin6354
@muscabmuhidin6354 7 месяцев назад
​@@hamdichannel6823hooyada iyo dhiladi ku dhashay baa lagu daraya gaal yahay naasaha balaqsan shaashada aad sabiisha qadhmuun la dhacayso naga adiga iyo carabiga ba anaga idin wasne
@zakaria.Hussein
@zakaria.Hussein 7 месяцев назад
Allaha ku barakeeyo wallalkey ❤‍🩹
@-Y95
@-Y95 7 месяцев назад
Inshaalh 💪❤️🇵🇸❤️🇩🇯☪️
@yasminadan7394
@yasminadan7394 7 месяцев назад
Asc siden uguso biiraa barashada luqada carabiga
@Macalumad
@Macalumad 7 месяцев назад
Allahu akbar. Wa arrin ficn bu samayay captain ka . Wn tageera wllhi c.ibrahim❤
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 7 месяцев назад
From the river to the sea Palestine will be free 🇸🇴❤️🇵🇸 I love Palestine 🇵🇸 Palestine will be free inshaa Allah 🇸🇴 ♡ 🇵🇸 Haben wngsan ❤
@abdinoorahmedfarah3860
@abdinoorahmedfarah3860 7 месяцев назад
Mahadsanid sxb Omar
@suugaanxse
@suugaanxse 7 месяцев назад
We are Muslim ☪️ ❤ ♥ 💙
@maxamedcabdulahi7099
@maxamedcabdulahi7099 7 месяцев назад
Allahu akhbar
@Somalipublic94
@Somalipublic94 7 месяцев назад
Inta commentigeega arakto love iisaar ❤
@AkKaamil
@AkKaamil 7 месяцев назад
@m.k.7788
@m.k.7788 7 месяцев назад
(Afsoomaali) Faaladeeyda Aragto Jaceeyl
@Somalipublic94
@Somalipublic94 7 месяцев назад
Enjoy nio
@user-he8yg6yk7t
@user-he8yg6yk7t 7 месяцев назад
Bonsoir Ogaansho ❤
@hassanabdourahman9986
@hassanabdourahman9986 7 месяцев назад
Vous êtes où les Djiboutiens venus avec moi 💪💪🇩🇯💯
@user-pe1hj4vr5t
@user-pe1hj4vr5t 7 месяцев назад
Francis's fuck😅
@mawliithxassan
@mawliithxassan 7 месяцев назад
ina dabacayuun luuqadaada baro neef baad tahee
@user-lt3ul7in5f
@user-lt3ul7in5f 7 месяцев назад
Doqon inaa tahay aya natusaysaa 😂 neef baad tahee
@KheyrqabexasancaliKheyrq-op2qt
@KheyrqabexasancaliKheyrq-op2qt 7 месяцев назад
Ogaansho keep going brother omar inshaar ❤❤❤❤
@m.k.7788
@m.k.7788 7 месяцев назад
Afsoomaaliga Ku Qor Faaladaada
@mohamedgeelqaad1511
@mohamedgeelqaad1511 7 месяцев назад
Jazakalah
@Abwaanka80
@Abwaanka80 7 месяцев назад
Ustaad cunar kheyr alle hku siiyo ❤🎉
@user-iu2np5fg2z
@user-iu2np5fg2z 7 месяцев назад
I love my Djibouti🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤❤❤❤
@m.k.7788
@m.k.7788 7 месяцев назад
Afsoomaaliga Ku Qor Faaladaada
@CaishaCabdulaahi
@CaishaCabdulaahi 7 месяцев назад
1m insha Allah
@SAEEDYNWA14
@SAEEDYNWA14 7 месяцев назад
IKHWAN MUSLIMIIN ❤
@m.k.7788
@m.k.7788 7 месяцев назад
Walaalaha Muslimiinta (Afsoomaali)
@dalkaab1436
@dalkaab1436 7 месяцев назад
Allahu Akbar walaalahena Burkino Faso ee Islaamka ah wan Ku faraxsanahay guusha ay gaadhayn captain Ibrahim aad baan Ku taagyersanahay in sha allah waxan rajaynayaa inaan maalin uun tago Dalka an walaalanahay e Burkino Faso
@hamzeck-yp5tm
@hamzeck-yp5tm 7 месяцев назад
Keep going wll❤
@cabdisamadcabdiwaaxidshmax5835
@cabdisamadcabdiwaaxidshmax5835 7 месяцев назад
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته مساء الخير
@user-mf3tq9dp3e
@user-mf3tq9dp3e 5 месяцев назад
M.a maa lin dhow 1m insh allah
@wardiliverpool8525
@wardiliverpool8525 7 месяцев назад
Thanks walal
@sakariyefilfil6578
@sakariyefilfil6578 7 месяцев назад
Waa sax ustaad
@mozance2483
@mozance2483 7 месяцев назад
Luuqada Somalia waa diin sheikh Mustafa dhahay
@user-il6hz2du7d
@user-il6hz2du7d 7 месяцев назад
umar ishaar uxuu qalmay marhore 1 millon iyo waxka badan insha allah waad gaadhi
@nuraldin2656
@nuraldin2656 7 месяцев назад
Walahay waa run
@princerahoun
@princerahoun 7 месяцев назад
ASC, waxaan ahay muwadin Djiboutiyan ah , Runti aano ka hadlaya xaalada Djibouti ka taagan xagaa afkena hooyo, haada Djibouti joogtid waxaad arkaysa dhalinta meel kasto jogan waxaay kuwala hadlayaan 50% waa af France qof walba af faransis ayo kugu hadlya mid yar mid wayn, hadaa wax waydiisid lasim afkiso waa iney eray af fransis ah ukaso baxaa, xitaa carurta 7 jir ah , !!!! Runti marxaladan hadaan kusi jirno, lama arki doona Djiboutian Af somali ku badlaya
@SOOMAALIY-1960
@SOOMAALIY-1960 7 месяцев назад
Dhalinyarad Danbe waxan kula taalinya ina bartaan af kooda hooyo eraydii hore iyo Suuganta af Soomaliga. Carbida iyo English wakhti ayaa la siiya ee Wakhti eenu siino Af keena Hooyo . Ogaansho uu ku Mahadsanyaha uu ina baaru jinya ee eenu ka hoosa qaadano
@AbdulahiAhmed-tk6jf
@AbdulahiAhmed-tk6jf 7 месяцев назад
Walaal cumar sideen sheer xifad wax uga baran karaa anigoo jooga deegaanka SOOMAALIda
@CuradGeoCenter-wm5io
@CuradGeoCenter-wm5io 7 месяцев назад
الله يكثر امثالك !
@Eng.Saladomar
@Eng.Saladomar 7 месяцев назад
waaw sxb cumar 1million ayaa soo dhaw
@SadikVardi
@SadikVardi 7 месяцев назад
Inch'Allah 🇩🇯🇩🇯
@m.k.7788
@m.k.7788 7 месяцев назад
InShaaAllaah (Afsoomaaliga)
@user-lx8dm3bd9s
@user-lx8dm3bd9s 7 месяцев назад
الله أكبر ولله الحمد
@user-sr1dd2xc3q
@user-sr1dd2xc3q 7 месяцев назад
Waxyaabaha aad Soo gudbisid waan xiiseeyaa
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 7 месяцев назад
Masha Allah walaale
@maryamaabdallahi7493
@maryamaabdallahi7493 7 месяцев назад
Adiga luuqadad waaba liida qof waxa iska dhugeysaa khiliijka u dhashay af carabiga aad qaar ku hdleysa jooji afkaga io dhahahga ma is maqalan😮😮😮😮
@muscabpoy2503
@muscabpoy2503 7 месяцев назад
Omar inshaar coming soon 1m🤍
@user-vd8hk5io7o
@user-vd8hk5io7o 7 месяцев назад
Thank you Omar inshar
@m.k.7788
@m.k.7788 7 месяцев назад
Afsoomaaliga Ku Qor Faaladaada
@ashamohamed689
@ashamohamed689 7 месяцев назад
ALLAHU AKBAR
@L0CELS0
@L0CELS0 7 месяцев назад
Scw aan ku wada saying rasuulka
@m.k.7788
@m.k.7788 7 месяцев назад
Ilaaheey Haku Xafido Mudane Cumar iinshaar, Nin Qaali Ka Ah Akteeyda
@user-yv3of1gy1c
@user-yv3of1gy1c 7 месяцев назад
Alluha .akbar. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@XasanKaafi-xp4sd
@XasanKaafi-xp4sd 7 месяцев назад
Keep going wll
@hamzeomer7645
@hamzeomer7645 7 месяцев назад
Wll halkeen kala xidhiidhaa waan u baahanahay barashada luuqada carabiga. @OGAANSHO
@garboizak5792
@garboizak5792 6 месяцев назад
hadaad heshay iiso sheeg wll
@hamzeomer7645
@hamzeomer7645 6 месяцев назад
@@garboizak5792 Dr omer warsame ku qor waa chanal kiisa
@AadanDradam
@AadanDradam 7 месяцев назад
😊😊😊❤❤
@user-zb5oo8gb6t
@user-zb5oo8gb6t 7 месяцев назад
Keep going ❤❤❤
@mr.duwane
@mr.duwane 7 месяцев назад
Waxa hada lagaala hadlayay maxay ahayd
@m.k.7788
@m.k.7788 7 месяцев назад
Sii Soco (Afsoomaali)
@gettingyou
@gettingyou 7 месяцев назад
Waa ruun wallahi ardeyda reer jabuti intoda badan ma goriri karan somalika wuxu kuleyahey waan ku hadli karaya lakin wa gorikarayo 😢
@user-dy6np5iu3l
@user-dy6np5iu3l 7 месяцев назад
Sher xirfad sidee ugu biraaaa comar inshaar?
@kadar-xt5vc
@kadar-xt5vc 7 месяцев назад
Wll ogaansho
@axmedsagaar5609
@axmedsagaar5609 7 месяцев назад
❤❤❤😮
@ahmednurayanle
@ahmednurayanle 7 месяцев назад
Omar waxan ahay Djiboutiyan somali kuso qoraya mana jecli France lkn dadkayga dhamantod waxan isku fahana France waxbana kama qaban karo
@CaishoCabdul-rq1tz
@CaishoCabdul-rq1tz 7 месяцев назад
Dadl wllo intad kagrto br af soomali o carurtada u horeyso yusa dhumin afka hooyo
@waasugeguuremedia8115
@waasugeguuremedia8115 7 месяцев назад
Waad mahadsan tahay shukran jisakallah
@ahmeddahir6224
@ahmeddahir6224 7 месяцев назад
Guuleyso walaaal Omar Irshaad Waxaa tahay shakhsi jecel inuu hormarsiiyo dadkiisa Ama bulshadiisa❤
@user-pq5uw9qx7e
@user-pq5uw9qx7e 7 месяцев назад
Xaqiqi walihi 😢
@suziahmed
@suziahmed 7 месяцев назад
Waclykumsln❤
@Shugriya896
@Shugriya896 7 месяцев назад
wll inshar wxnhy 18 jir gabadh ah Ad bn ugu xidhanahy kanaalkaga ma moda baryahn in siyasada ku mashquulsanthy dhalinyarada ilowdy l miss you bro so barnaamijka barnaamijka
@user-ct5bg3bs5l
@user-ct5bg3bs5l 7 месяцев назад
haa waa sax in ey go aansadaan in ey hormariyaan luuqadooda
@maxamedlaaskaawi
@maxamedlaaskaawi 7 месяцев назад
😢Afsomaliga ayaa si dabar go,aya sida qoraalkiisa waayo qof walpoo dhalin yaraa maanta wxa uu uqoraya afsomaliga tusaale ahaan sida marku isleyahay qor Walaal wuxu uqorayaa(wll) mrka imika afsomaligii wu dabar goayaa aniba qoralkan hadda qoraya somali sax ah uma qorayo 👍👍
@0name530
@0name530 7 месяцев назад
Taas wax wayn ma aha dhalin yarta haday tahay carab somaali reer galbeed marka ay social media ha ay ku jiraan waa ay soo koobtan taasna wax wayn ma aha lkn somaliga waa uu sii dabar go ayaa taasna waxaa ugu wacan kalmadaha somaliga ah ma qorna
@maxamedlaaskaawi
@maxamedlaaskaawi 7 месяцев назад
@@0name530 👍
@halimamohamed4400
@halimamohamed4400 7 месяцев назад
Yaa dad somalia on somali qori karin 😢😢 ma xabsi loo tabaxo waxas 😅😅😅
@user-tw5sj1vd7j
@user-tw5sj1vd7j 7 месяцев назад
Aniga camal Jespere tu est compris moi cherie❤
@halimamohamed4400
@halimamohamed4400 7 месяцев назад
@@user-tw5sj1vd7j o waba ku fanaysa ba qofna luqadisa aqoon wa nin an magacisa aqoon wax ma dhamo madaxana lagaga jira 🙂
@xasansalad7014
@xasansalad7014 7 месяцев назад
Adi xabsiga keen wll anigane dil doogasho ku xukuma😂😂
@user-tw5sj1vd7j
@user-tw5sj1vd7j 7 месяцев назад
@@halimamohamed4400 midaasi macquul maha afkayga hooyo waan ku faana marwalba hno
@Hassan-Abdihakim8
@Hassan-Abdihakim8 7 месяцев назад
Wow
@laylajamac8945
@laylajamac8945 7 месяцев назад
Axyaa wadani yaa weylii Ma laga yabaa in aan helno madax dad wadankena badbadiya 😢 naxrista ebe laga ma qusto insha Allah khayr
@AwedJR
@AwedJR 7 месяцев назад
Jabuutiyan ku waxey u baahan yihiin in naftoda xoreeyaan
@user-ch6xz4sb4d
@user-ch6xz4sb4d 7 месяцев назад
Adiguna Naftaada Xoreee Walaal Taada Ayaa IGA Daran Anu Waxaan Doono Ayaan KU Hadli Laakiin Adu Burundi OO Wadanka Aduunka Ugu Faqiirsan Ah Ayaa Dalkaaga Kugu Dhex Gumaado Waa Maxay Xoriyada AAD Ka Hadlayso
@xikmaawi2326
@xikmaawi2326 7 месяцев назад
​​@@user-ch6xz4sb4dburundi waqtigiisa waa gabo gabo hase yeeshee Walaleheena jabuuti waqti xaadirkaan waa dadlka kaliya ee faransiis haysto afrika Waxaan idin rajenaaynaa inaad iska cayrisaan reeryada gumaysiga dadban
@rumorhasit9129
@rumorhasit9129 7 месяцев назад
adigu gumeystaha madaw ka xorow horta.
@Axmed2121
@Axmed2121 7 месяцев назад
​@user-ch6xz4sb4d jabuuti iyo somaliya maxay is dhamaan? Aragtayda somaliya ayaa dhaanta adigu hadaad reer jabuuti tahay ma taqaanaa inta ciidamo shisheeye jabuuti ku leh saldhig? Ma taqanaa miiga ciyaalka jabuuti hurdada u diiday ee xiinkiisa ay u adkaysan laa yihiin mar walbana hawadda ku jira cidda leh? Somaliya waxay jabuuti ku dhaanta waxay aaminsan yihiin in lagusoo duulay oo waajib tahay inay iska xoreeyaan ciidamadda shisheeye, halka jabuutiyinantu ayba dareensanayn in gumaysi ku jiraan. Qofkii cilmi iyo caqli leh waa garanayaa jabuuti xaalkeedee ciyaalka soo karayoow inta iska hadal wax badan is waydiiya, cadiifadda iyo wadankaga lasoo hadal qaaday inay ku qaadin. maxaa laga rabaa? Muxuu kaga digayaa qofka ku hadal hayya? is waydii, su'aalo badan.
@abdisamed889
@abdisamed889 7 месяцев назад
Luuqad sii socota waa teena Allah kama dhigee dhawaan waan macsalaamayn doonaa haddii aan sidaa ku sii socono
Далее
KALAMAAN 21 JULY 2024
9:52
Просмотров 4,4 тыс.
skibidi toilet 76 (part 2)
04:28
Просмотров 14 млн
What it feels like cleaning up after a toddler.
00:40
Mawaaqif Geesi Nimo Leh , Hogaamiya yaal Afrikaan Ah .
14:01
skibidi toilet 76 (part 2)
04:28
Просмотров 14 млн