Тёмный

Ozil iyo Ibrahimovic | Mar kale iyo Muranka jiritaanka | Arrinka jiritaanka iyo muwaadinimada 

OGAANSHO
Подписаться 1 млн
Просмотров 140 тыс.
50% 1

waxaad nagala soo xiriir kartaa
oinshar@gmail.com : omar inshar
kanaalka : / ogaansho

twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Опубликовано:

 

25 фев 2021

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 667   
@saadaqmohamed5660
@saadaqmohamed5660 3 года назад
Ozil inta ila tagersan inu musliminta jecelyahy❣❣✅
@taqwamedia11k70
@taqwamedia11k70 3 года назад
Wallal qaali 🇸🇴 Subescribe iisaar 🙏.
@faaid327
@faaid327 3 года назад
Bal kwrn Dadka SomaliNimada Ka FaaNaa Subxanallah . I AM PROUD TO BE SOMALI🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@apdikanijamaismail6184
@apdikanijamaismail6184 3 года назад
AniGu somaliland nimo ayan ku faana
@engapdirahman6079
@engapdirahman6079 3 года назад
@@apdikanijamaismail6184 aniguba somaliland ayaan ahay lkn xaqiiqadu waa inaynu somali nahay waxba been yaan la isku maa weelin
@mohamedmuse369
@mohamedmuse369 3 года назад
Wll wa cawaan wax magarato ah waxey yihin aan is ogeyn naftodana been ushego
@mohamedmuse369
@mohamedmuse369 3 года назад
@@engapdirahman6079 m.allah sx weye wll
@apdikanijamaismail6184
@apdikanijamaismail6184 3 года назад
Somali wan ahee laakin somalia ma iHi isagu calanka somalia ayuu meesha soo dhiGee
@nuurnaasir6404
@nuurnaasir6404 3 года назад
Markii aad guuleysato waxaa tahay muwaadin markii aad guul daraysatana waxaa tahay qaxooti mesut ozil ayaa yiri weedhaan caan baxday qurbo anakaa galnay soomaali hadii aan nahay bahdil ceebeyn aflagaado dhib Iyo dheefba Waan ku haynaa alle hana wada xifdiyo meelkastoo aan joogno. aamiin 🇸🇴👍.
@N_F_MUZIC_OFFICIAL
@N_F_MUZIC_OFFICIAL 3 года назад
Ustaad player Maan ku moodayn
@engmohamettmohamuttmwayeel7007
@engmohamettmohamuttmwayeel7007 3 года назад
Waar waa farxaan eee
@maxamedgalde3692
@maxamedgalde3692 3 года назад
Ina diraaacaw sxp basadiir numberkiisa iisheg
@hafsamohammedali9417
@hafsamohammedali9417 3 года назад
War waa accout fake ah
@maxamedgalde3692
@maxamedgalde3692 3 года назад
@@hafsamohammedali9417 waaa isigii walaly
@c.m.a.1937
@c.m.a.1937 3 года назад
Farxaan diraac Bare Ciyaaryahan
@daadirrichalli8463
@daadirrichalli8463 3 года назад
7:34 😀😀😀😀😀 jaahilnimada heysata bal eega Alx haddii uu rabi iga dhigay qof muslim ah
@sacdiyosheekh5735
@sacdiyosheekh5735 3 года назад
Waa nin masaajid ka soobaxay dhahaayana laa ilaaha ilallah mx qaldan pro
@halalpolice7544
@halalpolice7544 3 года назад
Alhamdulilah for Islam ❤️
@aishaabdulkadir8703
@aishaabdulkadir8703 3 года назад
Ilhaan Omar ha ogaato in ay tahay Somalia hadiikale Ozil cml Ayad noqon video waxay Ila tahay in ay Ku socoto somalida ku nool qurbaha indeed ✅
@xamsefaysal6430
@xamsefaysal6430 3 года назад
مسعود أزيل في قلوبنا،هو الذي قال لاتحزن أن الله معنا ، نحبك يا مسعود أزيل
@maxamedabdiabukar2567
@maxamedabdiabukar2567 3 года назад
Jazaakallah. Walaakey Maxaa Yeelay Dad aad iyo aad u Badan ayaa Caalamka min mashriq ilaa magrib inooga maqan, Saas Darteed bal ha ogaadeen in ay mar walba yihiin Soomaali. Wabillahi Towfiiq.
@wardaothman2529
@wardaothman2529 3 года назад
Maanta dhnaa sugaaye runtiii thanks walal omar 🙏🏻
@baacsiRADIO
@baacsiRADIO 3 года назад
Nabi muxamed s.c.w wuxuu dhahay "ilaahay addooonkiisa wuxuu caawiya marku adoonku caawiyo walalkiisa" fadlan wll subscribe iisaar ilhay hakaa caawiyo arimahaade. Mahadsanid 🇸🇴❤️🙏🏿
@adnanmohamed6257
@adnanmohamed6257 3 года назад
2 miniute 101 comments 665 views ANOTHER LEVEL❤👏👏
@taqwamedia11k70
@taqwamedia11k70 3 года назад
Wallal qaali 🇸🇴. Subescribe iisaar 🙏
@aftahkaramah5368
@aftahkaramah5368 3 года назад
"Addunka cunsirnimo ka ma dhamanayso intay gaadhigu cad yahay taayairkuna madaw yihiin." ~Robert mugabe
@Turjumaanka
@Turjumaanka 3 года назад
Hhhhhhhh . waraa ninkaas iskadaa kuwiisa kuwayga buug usoo qaado
@aftahkaramah5368
@aftahkaramah5368 3 года назад
Doqonku waa ka isu maleeya in uu yahay murtiile, balse murtiiluhu waa ka naftiisa u yaqaana doqonka.
@maanyuproductions903
@maanyuproductions903 3 года назад
@@aftahkaramah5368 That's a fake quote blud,he never said that lol
@ismailupdeirazhid153
@ismailupdeirazhid153 3 года назад
@@maanyuproductions903 😁
@Just2facts2
@Just2facts2 3 года назад
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا كبيرا دائما ابدا إلى اليوم الدين امين يارب العالمين
@Short_factz
@Short_factz 3 года назад
Muuqaal qofkii aqli leh waxku qaadan doono🙏💯❤️
@najmaabdi228
@najmaabdi228 3 года назад
Ozil geesi weeye ilaahay hadaayo wllkena muslimka ah ciyaarahan aan taageero asaga mooyene ma jiro cidkale ozil ozil ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ozil ❤❤❤❤❤❤
@gaazaaliibaan9266
@gaazaaliibaan9266 3 года назад
Hadaa iga dhambeyso love ha Ila dhaafiN😢♥️♥️
@taqwamedia11k70
@taqwamedia11k70 3 года назад
Wallal qaali 🇩🇯 Subescribe iisaar
@gaazaaliibaan9266
@gaazaaliibaan9266 3 года назад
@@taqwamedia11k70 okeY ba
@saeedjr1650
@saeedjr1650 3 года назад
400k coming soon sxp sare🥰
@yahyajama8319
@yahyajama8319 3 года назад
Walaalyalow isoo duceeya muraad ayan leeyahay, mahadsnidin 🙏🙏👏
@mahamedmawlid1604
@mahamedmawlid1604 3 года назад
MAHADSANKD USTAAD In kasto 1hbynimo i tahy hyderabd india 🇮🇳 hdana muqlkga daawan intaann seexn❤️
@abdulnasirabdulkadir9369
@abdulnasirabdulkadir9369 Год назад
Shukran cumar inshaar
@zerpwron8696
@zerpwron8696 3 года назад
Such an incredible inspiration.
@senyorita2330
@senyorita2330 3 года назад
Shukran wll
@mohamedshukri3999
@mohamedshukri3999 3 года назад
Mahadsanid Walal Omer
@abdikhabirmohammed455
@abdikhabirmohammed455 2 года назад
Mahadsanid ustaadii
@araleisak4048
@araleisak4048 3 года назад
Masha allah mahadsanid wariye waa warbixin anfacaayo dhalinyaro badanoo dadkeena ah
@khaalidabdiqadir7918
@khaalidabdiqadir7918 3 года назад
mahadsanid macalin
@dekaadar9636
@dekaadar9636 3 года назад
So true brother Omar
@zakarieissemohamud8506
@zakarieissemohamud8506 3 года назад
thank you Omar inshaar aad ayaad u bayaanisey arinkaan ALLAHA ku sharfo sxb ciyaarahana waad ku fiicnthy cajiib
@abshirmaxamed6986
@abshirmaxamed6986 3 года назад
Hambalyo Hambalyo 400k wada gaarnay dhamanteen team ogaansho 🙏🙏
@mahercade2618
@mahercade2618 3 года назад
Mahadsanid Macalin Omar Inshar Nmber 1
@khadiijacabdiraxman1308
@khadiijacabdiraxman1308 3 года назад
Mashaa Allaah illaahay Ayaa mahadleh Naga dhigay umad Muslim♥️ Ah 🤲 shukran ustaad Cumar
@maryanmohamed1386
@maryanmohamed1386 3 года назад
Thanks brother
@THESHABEELO
@THESHABEELO 3 года назад
Mahadsanid ustaad
@yaya_______boss
@yaya_______boss 3 года назад
Ibrahimovic🦁🔥
@abdala_isak
@abdala_isak 3 года назад
Jazaka lah wll 👌
@adanmustafe3966
@adanmustafe3966 3 года назад
Thanks sxb
@abdirizakfooje760
@abdirizakfooje760 3 года назад
Wa barnaamij aad ufiican aad si fiicana usoodiyaarisay Alllah haku barakeey walal sare omar inshar 💯💫💗
@kingkong9121
@kingkong9121 3 года назад
Mahadsanid ustaad.
@sakariyejaamac1367
@sakariyejaamac1367 3 года назад
Ogaansho channel muhiim ah, mawduuc muhiim ah. Noolow walaal, Omar Inshar.
@amein1680
@amein1680 3 года назад
Tnkz ustaad
@salimabdu-azizabdalla5026
@salimabdu-azizabdalla5026 3 года назад
Waa Runtaada Akhii Cumar Hadalkaaga Dambe Qofka Asalkiisa Iyo meesha Uu Kasoo Jeedo Waa Inuu Ku Faanaa Tusaale Aniga Hadda Asalkeyga Waa Yemen Waan Ku Faanaa Inuu Allah Iga Dhaliyay Labo Wadan Oo Taariikh Iyo Xadaarad leh Weligey Shaki Igama Gelin Cidda aan Ahay
@ilyaas-baaka
@ilyaas-baaka 3 года назад
MAJACESHAHAY NABIGA SCW SUBSCRIBE IISAAR😭😭🙏🙏
@mohabofficial6489
@mohabofficial6489 3 года назад
400k subcribe legend alweys legend
@maxamedxasan3528
@maxamedxasan3528 3 года назад
Wa xaqiiq bro omar ishaar
@seydcali9173
@seydcali9173 3 года назад
Ozil mashaal allah
@mohamedaadanwarsame3766
@mohamedaadanwarsame3766 3 года назад
masha allah waa mowduuc aad aan usugeyney ustaad keep going
@ahmedaarka8221
@ahmedaarka8221 3 года назад
Hambalyo hordhac ah iga hoo OMAR INSHAAR OGAANSHO 400K coming soon
@omaraliabdala2872
@omaraliabdala2872 3 года назад
Asc Omar Inshaar inta aad sheegtay waa run ilahey ha ku barakeeyo.
@midnimo3593
@midnimo3593 3 года назад
Ilaahay haku barakeeyo adiga iyo ehelkaagaba
@nasirkeyow8386
@nasirkeyow8386 3 года назад
Lawo meel o Aan aad ugu xiranahay ayan Waxe Hal mar u Dawaaal dagayaan 400k Subscribe waana Ogaansho iyo Salaf midia 😍HanBalYo 💯 Jeer
@kaamildhako6978
@kaamildhako6978 3 года назад
Sidoo kale dadweynaha
@YuusufShuaib77
@YuusufShuaib77 3 года назад
Sido kle Asad Hajio👌
@xamsexikmaawi5387
@xamsexikmaawi5387 3 года назад
Sido kle asad xajiyo
@King_Nazu
@King_Nazu 3 года назад
Thanks wllkie waaN sugayay 😻😍
@axmedsiciidfaaraxaxmedsici8014
@axmedsiciidfaaraxaxmedsici8014 3 года назад
masha allah
@sayittalaabo8547
@sayittalaabo8547 3 года назад
Mahadsanid 😍😍😊
@Mascuud
@Mascuud 3 года назад
red star belgrade Vc Arsenal 2017 Mar aan jogay Serbiya Ciyaartas soo daawa ayaan is dhahay Balse Waa u naxay nafteeyda Maadaama Taageeyryaasha naadigaas eey yihiin cunsuriyiin aad u xun heer markeey dheelayaan Magaalada dhan Boolis la soo daadiyo
@theboy1132
@theboy1132 3 года назад
Maku nooshahay meeshaas?
@Mascuud
@Mascuud 3 года назад
@@theboy1132 maya Meel lagu noolaado ma ahan 😂😂 Shacab cunsuri ah iyo dowlad wanaagsan bey lee yihiin
@hamdiabdullhiali8020
@hamdiabdullhiali8020 3 года назад
Ustaad cumar inshaar allah dartiis kuu jeclhy wax badan ayaan kaa faaiday maskaxdeyda ayaad wax badan ka badashay hormar wacan wllkey allah ku jeclaado🥰❤❤❤❤
@caaqilkaa
@caaqilkaa Год назад
scw mr ii shaar waan ku salaamay lakiin dunidaan aanku noolnahay taariikhda hadii dib loo fiiriyo haldad meel ku nool oo badalmin ama ku darsamin kuwa kale majiro balse arinta xaqiiqda ah waxaay tahay muslim iyo gaal iskuma darsamaan marnaba taas waa arin cad oo meel saaran maanta xataa khaliijka , carabta , soomaalida, iyo dunida dhan xataa USA waa dad kala duwan balse tan Islaam iyo kiristaan marna iskuma darsamaan taas aya u sabab ah
@abdimahadshuriye8492
@abdimahadshuriye8492 3 года назад
Alle haku dhoro cumar inshar
@abdallaomar2476
@abdallaomar2476 3 года назад
Hambalyada waan kusii hormarinayaa 400k coming soon wll sare Omar inshar horay u soco
@maryamcraxmaan2315
@maryamcraxmaan2315 3 года назад
Masha Allah
@abdibaasidmohamed8912
@abdibaasidmohamed8912 3 года назад
Walaal mahadsanid ilaahay ha inagadhigo ummad dalkooda iyo diintooda jecel waxkastana ka hormariya dalkooda
@csamaddhico644
@csamaddhico644 3 года назад
Keep Gowing Omar inshar
@NAQEEYE
@NAQEEYE 3 года назад
Soomaalida qaxootiga ku joogta wadamada qallaad ha maqlaan inayna waligood hilmaamin cidda uu yahay🇸🇴❤❤❤❤
@Sinaibrahim00
@Sinaibrahim00 3 года назад
Halkas waxa ka cad in aad dhulkaaga hooyo sharaf ku leedahay. Haybad Waxaad Ku Leedahay, Dhulkaaga Hooyo Waad maqlaysim ciyaal say wlahi back to your homeland sxb !
@abdikariimakofficial6466
@abdikariimakofficial6466 3 года назад
Hambalyo hamblyo hambalyo ogaansho oo garty 400k ogaaansho Waa yutupka keli ah an isleyhy marwlbo waxbaad ka faidaaa Horey usoco ayan ku leyhy wll qali ah Omar inshar
@Bashkamovies
@Bashkamovies 3 года назад
Mansha allah Allaha cimriga kuu barakeeyo wall
@Juujanah
@Juujanah 3 года назад
Congratulations 400K sxb.
@cabdirisaaqcambe6467
@cabdirisaaqcambe6467 3 года назад
Ogaansho insha allah hormar wacan bro❤
@abdalahaydari9136
@abdalahaydari9136 3 года назад
Congratulations for 400k.
@kokaofficial1946
@kokaofficial1946 3 года назад
ماشاءالله guul bn kuu rajaynaa
@sundusabdifatah3267
@sundusabdifatah3267 3 года назад
Nin wax badan Og keep going
@fkkfiblys5813
@fkkfiblys5813 3 года назад
inaa lilahi wa ina ilayhi rajicuun tolkay somaliyey iimankiinu wllh waa diciifay haduusan dhiman ba, imaan ka dhista wllh aakhiro kaliya laguma halaagsamayo.. ibliis iyo asxaabtii waxay rabaan inan if iyo akhiro ku urno
@zakirmaxamuud6996
@zakirmaxamuud6996 3 года назад
Wlhy maantoo dhan sugayaY ❤thanks
@abdulkadirabukar4139
@abdulkadirabukar4139 3 года назад
ilaahay intuu abuuray ruuxii ugu fiicnaa, uguna kheyrka badnaa, uguna quruxda badnaa, uguna aqoonta badnaa, uguna dabeecadda badnaa, uguna deeqsinimada badnaa, uguna geesisanaa, waa nebi muxammed naxariis iyo nabad galyo korkiisa Allaha yeelo,"❤ ......................................................... Ku salli xabiibka hadaad nasiib u yeelatay aqrinta qoraalkan scw💜
@cabdiraxiin_asad
@cabdiraxiin_asad 3 года назад
Congratulations for 400k SUBSCRIBERS zxp
@dukaanlegaming7622
@dukaanlegaming7622 3 года назад
400k congratulations 🔥🔥💉
@Khalidpodcast1899
@Khalidpodcast1899 3 года назад
Waad mhtsantahay Omer inshar Markasta Alle galadii waxbaan kaa faa'iidaa❣👍
@abwanqays8190
@abwanqays8190 3 года назад
waa sax sidad sheegtay ayaa run ah alle haka jasai siiyo
@Sharmarke-Bile
@Sharmarke-Bile 3 года назад
Congratulation cumar inshaar waxad Gartay 400k guleyso🇸🇴🌍💖
@mohamedshaqiiri3254
@mohamedshaqiiri3254 3 года назад
maahmaah international markaan guulaysto wadani ayaan ahay markaan guuldaraystayna ajnabi
@zeirahmeth3217
@zeirahmeth3217 3 года назад
Macha Allah Cumar Al inshaar
@Xikmaawi77
@Xikmaawi77 3 года назад
*Dee anigaba qaar Baa ii Haystay inaan Soomaaliya u dhashay Balse waxaas oo dhan waxaan beeniyay Markaan ogaaday asalkayga Dhabta ah JAMHUURIYADDA SOMALILAND 💚🤍❤*
@liibaanmire8841
@liibaanmire8841 3 года назад
OGAANSHO CONGRATULATION FOR 400K SUBSCRIBES
@shugridaimond8456
@shugridaimond8456 3 года назад
Coming soon 400k ,hamblyo best chennal in the youtube
@ilwaadinasheikh
@ilwaadinasheikh 3 года назад
hamplyo walaal omar inshaar mardhaw 1million udabaal dagi donaa ogaansho team
@maftuuxcali353
@maftuuxcali353 3 года назад
Masha ustaad ilahay haka abaal mariyo barnaamijka wacan aad noso diyaarisay
@riyaadullhcabdi8765
@riyaadullhcabdi8765 3 года назад
Soo dhawww Markale Mr Ogaaansho ❤️
@taqwamedia11k70
@taqwamedia11k70 3 года назад
Wallal qaali 🇸🇴. Subescribe iisaar 🙏
@mohaann1285
@mohaann1285 3 года назад
CONGRATULATIONS 400K SUBSCRIBERS
@robgoal2990
@robgoal2990 3 года назад
Ilahay baan waxaan ka magan galay in xataa ilmahayga shanaad iyo kuwa kasii dambeeyaba ay muwaadinimo ka doonann dal aan ahayn kayga hooyo🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@Shankarcade
@Shankarcade 3 года назад
Hambalyo 400k wll
@kaalintechnology
@kaalintechnology 3 года назад
Aad iyo aad ustd waa mowduuc muhiim ah hambalyo hormaris ah ustdii maadaama 400k qarka usaarantahe
@abdirahmanahmed2547
@abdirahmanahmed2547 3 года назад
399k , soon 400k Subscribers -- Congratulations
@disapplethis
@disapplethis 3 года назад
*400k inaa gaartay ku faraxsanahay in badan Ogaansho, Keep going🥰👏🏽*
@maxamedjibriil9725
@maxamedjibriil9725 3 года назад
Shugran wll Omar inshar
@amiraturkish9307
@amiraturkish9307 3 года назад
Maasha Allah keep going bro ❤🌏
@Quulle-ibnu-quulle
@Quulle-ibnu-quulle 3 года назад
Masha allah macallin Omar inshaar 400k baan ku rajynayaa iyo in ka badan 9minute iyo 2k masha allah Horu socod Macallin omar inshaar hambalyo
@mrlamajoojiye6677
@mrlamajoojiye6677 3 года назад
Keep going
@abdiwakiildek8915
@abdiwakiildek8915 3 года назад
*_Waa kanaal ama RU-vid cusub oo Faafiya diinta Islaamaka qeybaheeda kala duwan sida muxaadirooyinka dhiirigalinta ah su'aalaha diiniga ah iyo casharada cilmiga ku salaysan Sida Geographiga :: sidaas Aawadeed Wllo Kaliyaata Waxaad Nagu Taageeri kartaa Subscribe_*
@bashiraden6544
@bashiraden6544 3 года назад
Mshaaaa alaaaah
@Abdwiilhoog0987
@Abdwiilhoog0987 3 года назад
Caawa anaa igu soo hormay ustaad hormar wacan ayaan kuleeyahay
Далее
Strawberry Cat?! 🙀 #cat #cute #catlover
00:42
Просмотров 10 млн
Каха и суп
00:39
Просмотров 1,1 млн
3M❤️ #thankyou #shorts
00:14
Просмотров 8 млн
Ninkaan Hadii Aadan Aqoonin wax badan ayaa ku dhaafay .
12:49