Тёмный

Part 2: Xanun! Si Ayada Uso Guursada Somali Utagay Qof Kale Iga Gursaday 

Ridhwan Issack
Подписаться 786 тыс.
Просмотров 56 тыс.
50% 1

#Subscribe #Like #Share

Развлечения

Опубликовано:

 

6 июн 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 251   
@Maryama_22
@Maryama_22 Месяц назад
Gabadha hadii la guursade waxay ahayd inaa raganimo muujiso ood ka harto reerka cusubna Wanaag u rajayso Ilaahay badal khayr qabana oo ku siiyo Gabadh la qabo ninkale xas u ah niyadaada ka saar Noloshaada sameeso
@khadiijohussein8688
@khadiijohussein8688 Месяц назад
Waa sax walaashay waxbo muuhaysto hadana reerkii ayuu kalagaynayaa wiillyohow xishoow oo waxaas oo kale mardambe hasamayn iilaahayna utoobadkeen
@raxmiinasalaad3765
@raxmiinasalaad3765 Месяц назад
aad iyo aad
@duniyakordahab
@duniyakordahab Месяц назад
Kusali xabiibkena Mohamed scw scw scw scw alle kabaq meelkasta aad joogtid
@naimahussein3911
@naimahussein3911 Месяц назад
Scw Scw Scw ❤❤❤🎉🎉🎉
@fiidowmrk
@fiidowmrk Месяц назад
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
@HoodoMahamoud-ts4xr
@HoodoMahamoud-ts4xr Месяц назад
Qalbiga wehelkaga doona miyaad durkiso cidlaysay farxadii dunidaad ahayde miyaad noloshayda daysay💔💔jacaylow xanuun badanidaa😭😭😭
@I2kll
@I2kll Месяц назад
ninkaan wuu lug gooyay gabdha labo nin oo mustaqbal ficana galin karo wuu ka furay asigane nolol mau awoodo marka inuuu fasaxo ee eheyd
@user-ee1hk3ff6l
@user-ee1hk3ff6l Месяц назад
Ani shekadan wxba igala khaldan
@englaabsalax1577
@englaabsalax1577 29 дней назад
Ey ey dhalay waa In uu iska Fasaxo kulana Taliyo Reerkaga Dhiso ayay Ahayd sabsab too ah waxba Uma qaban karo Waanba Layaabanahay sheekadan
@qafijohirsi7662
@qafijohirsi7662 Месяц назад
Niyohow gabadhaas reer xalaala hadey heshey hakadumin ee kaleexo adigana midkaqeyrbadan Allaha kusiiyo ineyna kheyr kuu aheynbaa lagayaabaaye istiqaareyso ilaaheyna bari oo Iska ilow
@liibaansoomaali6284
@liibaansoomaali6284 Месяц назад
Runta waye waa mida layabay Danyeer waye 😂😅
@fatumaabdi6898
@fatumaabdi6898 Месяц назад
Waan necbahay dadka heesaha dageysto ILLAAH hasoo hanuuniyo
@user-wv1eu9lb9w
@user-wv1eu9lb9w Месяц назад
Masha allaah abaayo adiga camal allaah ii sahlo
@fatumaabdi6898
@fatumaabdi6898 Месяц назад
@@user-wv1eu9lb9w aamiiin amiiin abowe
@Haadle
@Haadle Месяц назад
Niic nagala tag habowyahy Yaa ku jecel sad usheegin stop truant🤣🤣🤣
@fatumaabdi6898
@fatumaabdi6898 Месяц назад
@@Haadle faasiq nocaaga cml lama hadlo raga wan wanaagsan ayaa iga badhan👌
@khadiijohussein8688
@khadiijohussein8688 Месяц назад
Sax habo faduma
@amaalsaeed2776
@amaalsaeed2776 Месяц назад
Qadirin weyn ayuu mujinayaa mashaa alaah jacelow xalqaado ❤
@razmi4568
@razmi4568 Месяц назад
Nimcaan iyo willkaan isku cod hore u soco walaal allaha idin caawiyo wixii qeyr kuu ah rabi hakuu sahlo
@user-st7vy8tt2i
@user-st7vy8tt2i Месяц назад
Adiga gabadha maxaa ki daba dhigey hadiiba la guursatey Maad samir ka qaadatid.maxaad reerkeeda oga dumineysaa
@mouminaaden1005
@mouminaaden1005 Месяц назад
Wa runta hadiiba la guursaday maxaad uga duumin reergada wa laba jeer wahad ka dumisay inay debereshin gu Daho ada hu sababha
@Bow303
@Bow303 Месяц назад
LET GO MAN!!!(IS KA FASAX). In lala hadlo xaaska sharciga ah ee qof kale ma wanaagsana. Ilaah wuxuu siin doonaa qof ka wanaagsan.
@user-be1dl5wx5w
@user-be1dl5wx5w Месяц назад
Shako qerle Alle ha ku sahlo ee gabadha xananey adiga daraada ayee u dhiban tahaay
@shukrishuulaanka8595
@shukrishuulaanka8595 Месяц назад
Walal gabadhaas hadii xitaa laguusoo furo oo aanad awoodin inaad meel geysatid oo aad guursatid niyadaada ka saar nolosheeda ha iska wadatato. Adigana murugada Allaah ha kaa saaro saliga nabiga SCW badi habeenkiina salaad shukri tuko wax walba wey kuu hagaagi doonaan insha Allaah.
@ayansm7785
@ayansm7785 25 дней назад
Ah waa xanuun wiilkan okale in lacaawiyo ayuu ubahan yahay somaliyeey
@Bishaarmohud
@Bishaarmohud Месяц назад
Ninkan waxaa laga rabay mar hidii uu san dhisneyn dhaqaale ahaan gabadhas inuu iska daayo maskiinta intey dartiis u rafaadi lahayd bilaa mustaqbal nah ku dhici lahaa💔😢
@FatxiMaxamuud-nd5vl
@FatxiMaxamuud-nd5vl Месяц назад
Wakusxnthy markas waisla bxsa Karen ilen qf lqbo ninkle kuma mehrsante lkn asaba ebr aha 😮😢
@user-bn9bo7dh2q
@user-bn9bo7dh2q Месяц назад
Markii caafimaad qabtay wd ka daba ordi jirtay, markii xanuunsatay dartaa laga yaabo wd ka niyad jabtay, alla raggaa
@khadiijohussein8688
@khadiijohussein8688 Месяц назад
Walaahi markuu heesayey codka ayan yareeyey aduunka waxaan maqlo waxaan ugu necebahay hees iyo muusig
@user-tg2mv9bc9h
@user-tg2mv9bc9h Месяц назад
Wiilkaan ha loo gurmado somaaliyey walaalayaaal
@cabdiraxmaanadan-p5d
@cabdiraxmaanadan-p5d 4 дня назад
waa qiso xanun oo jacayla waxana rajeynaya inan nolol qurux badan samaysatan
@zainababdi781
@zainababdi781 Месяц назад
My advice to this man is to forget that lady and move on to your life. Turn to allaah and start learning your diin. Allaah will ease your pain, and he will give you a wonderful woman with an amazing life. What are you going to do with a depressed woman now? Stop listening to music and memorising songs they're not going to help you through the rough times because it's camal shaydaan. May Allah guide us all aamiin.
@m.h.m9457
@m.h.m9457 Месяц назад
♥️🫶🫀💋🥰
@fatumaabdi6898
@fatumaabdi6898 Месяц назад
Exactly 👌
@abdirasakhussein2402
@abdirasakhussein2402 Месяц назад
Absolutely right 👍
@safiyanuura2954
@safiyanuura2954 Месяц назад
Masha allah tabarakallah best talo ever👏👏👏❤️🌹❤️jazakallahu khayaran Zainab Abdi781✅️✅️✅️
@user-mq8rr1ru1j
@user-mq8rr1ru1j 19 дней назад
​@@fatumaabdi6898😅😊m8m007pmmmmm0mmmo⁰p0mp
@riyokastamarbayrumowda8656
@riyokastamarbayrumowda8656 Месяц назад
Midan jcla oo lagursaday wxa igu danbeysay hadalkeda mrka maqlay in lagursday ila mnta asc xita madhaho xita hadi laso furo basay iga tahy qoftaz mrka islantan isaga hadh gbdho illhy wu badiyaye lpx
@Nuurah951
@Nuurah951 Месяц назад
Aboowe gabadhaas iska dhaaf, illaahay ayaa kaa leexinaya marwalba , taladayda qaado illaahay wuxuu kaa leexinaayo ayaa jira sababtoo ah anaga qaybka maogin.
@nadiirbakaal2109
@nadiirbakaal2109 Месяц назад
Ducad badi wll ilaahey uban dhigo amuurhaada
@hooyomcn8690
@hooyomcn8690 Месяц назад
Ala jaceylka wuu xanuun badan yahay wll hore u soco
@abdirashidjama9788
@abdirashidjama9788 Месяц назад
Muxuu hoor usocda Waa lugoyo, gabar reerood buu afbeenah 2 guur kaga burburiyay
@IsmailMohamed-qw2xk
@IsmailMohamed-qw2xk Месяц назад
Wllow gabadhas ka leexo nina marwadisa u thy Maxa adunka naag malaga wayay bisinka 😊
@anisoaliiza4645
@anisoaliiza4645 Месяц назад
Illahay mesha qeyr ku jiro asa ogee illahay ha idin wa wafajiyo ilahay shaqo iyo wx wanagsan dhinac walbo hakula kulmiyo
@abdirashidtyger8531
@abdirashidtyger8531 Месяц назад
Amin
@Misbaax
@Misbaax Месяц назад
Codkiisa inama caadi maahan😮
@mohamedosmansalah7804
@mohamedosmansalah7804 Месяц назад
Mka heshay walal😂
@AliMohamed-jh1tl
@AliMohamed-jh1tl Месяц назад
Waley ma arkin ninkaan oo kale gabadh la qabo ayaan la hadlaa waaba la guursade hadal maba kaaga furnee oo ka eheyn inaad u duceysid qowska dhismay madaama ay waalidkeed qofkale la jecelaaden waay aad waqtiga uga lumineysaa nin u diyaar ah maba tihide oo guursanaaye maxaad gabadha mustaqbal xumi u dhigeysaa walal qeyrkaada raadco marwo la qabo inaad la hadasho ma ogtahay inay danbi tahay ilehey u laabo gabadhasne gabadhasne qowskii hore ayaad ka burburisaye kane ha ka burburinin please diinta islaamka meel ay uga taala ma jirta inaad naag laqabo xariir la sameysid masaajidka gal ka towba keen waxaad qalad ka gashay gabadhaas iyo qowskeeda talo taas ayaan kugu siin lahaay insha Allah
@liibaansoomaali6284
@liibaansoomaali6284 Месяц назад
Waa Talo fcn sxp Waa Hadi uu Yeelaayo ❤❤
@baadaayeawdaa5954
@baadaayeawdaa5954 Месяц назад
Wuxu nasiibku nacas u hiiliyey wlhi ani ka ahaan gawadha aan jaclhy haduu mar nikaax marto halagu qasbo ama yaan lagu qasbin anigu wan iska deeyn lahaa
@sHakra70
@sHakra70 Месяц назад
Xarfany hda shiid tahin Jcyl ugoya lkn hde qof ku dorato u Hagar bax✌️
@fatumaabdi6898
@fatumaabdi6898 Месяц назад
Nin aan noloshiisu kufilneyn oo nin soo shaqeyste aan aheen in jcl lalajilo ayaaba qalad ah
@AhmeysiniyaSugow
@AhmeysiniyaSugow Месяц назад
Vert true
@ridwananwar2345
@ridwananwar2345 Месяц назад
Adkaatey ninkaan maxaa ka siya 🤔🙈🙈😂
@AnimaSaida
@AnimaSaida Месяц назад
Dadka iyagoo isjecel aya ilhay kalalexiya sababto ah kheyr isuma ahan.hadiiba lagursaday walaley nabadgalyo inaad dahdaa waajib kugu ahayd ood dahdit jeceylkena ilhay tiiisa kaweyn
@FarxiyaAadam111
@FarxiyaAadam111 Месяц назад
Wiiiloow annaaniyaa tahay, hadaad awoodin in aad doonatid waxay ahayd in aad iska dhaaftid oo block aad saartid si noloshayda u soo wado. Qof ka aad jeceshahay kaliya ma ahan in aad heshid ,xiliyada qaar waa in aad nafhurid samaysid oo aad ka tagtid adoo jecel.. bacdeen ayada noloshayda in ay sii wadan lahayd oo realty ka ay accept karayn lahayn😢
@MARIYOMaryan-yv9lt
@MARIYOMaryan-yv9lt Месяц назад
All wallky ilahayhakusahlo😢
@user-cz3vw2js4d
@user-cz3vw2js4d Месяц назад
Jacayl adaa halkaa idhigay 😢😢😭💔😭😭💔
@khadiijohussein8688
@khadiijohussein8688 Месяц назад
Rideaan qofkaas oo kale lama waraysto
@user-by3er7ko8x
@user-by3er7ko8x Месяц назад
Waa runtaa
@hafsomuun9978
@hafsomuun9978 Месяц назад
Nin weyn ilaahay kaa dhigaye shaqayso jeceyl wax la dhaho majiro sanadkaane
@fatumaabdi6898
@fatumaabdi6898 Месяц назад
Absolutely 👌
@Kingofcity-we4gp
@Kingofcity-we4gp Месяц назад
Naa wajiraa dadka haniyad jabin 😂😂
@ikranhaji2241
@ikranhaji2241 Месяц назад
Adoo shiid ah inaad gabadh reerood iska jeclaato ayaaba khalad ah 🤦‍♀️ gabadheey cida waalidkaa kuu dooro guurso ninkan wakhtiga ha is kaga lumin waxba kuuma soo wado quruxeey ninkan number ka ka badalo kani faaido kuuma laha waa nin xun gabadh la guursaday maxaa daba dhigay ninkan waa reerki labaad uu gabadha ka dumiyo 😡😡😡😡
@user-wv1eu9lb9w
@user-wv1eu9lb9w Месяц назад
Aad buu u qaldanyahy
@user-sr9em8lj7c
@user-sr9em8lj7c Месяц назад
War nolol sameyso iskadaa gabadhaas haday dhaqmeyso hakudabaabin
@hibojamaosman5781
@hibojamaosman5781 Месяц назад
Niinyow niicleyne gabdha hadaadan masuuliyadeeda qaadikarin oo adigiiba taadiimeel uladahay kadhamoow nabad gali labo reerbaad kadumisaye miyaaad waalantahy ish
@yaska6722
@yaska6722 Месяц назад
Naagana qabin jecloow xanuun😮
@user-pf3rx5uk8v
@user-pf3rx5uk8v Месяц назад
Sheeko bilaa shax wye wxn😢😂
@Bahjawarsame34
@Bahjawarsame34 Месяц назад
Wlloh jacaylku waa xanuun ilhay garab haydinsiiyo
@user-gu3pi9ou2g
@user-gu3pi9ou2g Месяц назад
ku saliya nabiga SCW❤
@QamarNuur-om1fj
@QamarNuur-om1fj Месяц назад
3ahay
@muunadaaud4223
@muunadaaud4223 Месяц назад
Kudaalay kudaalay xasuusahaagii😢😢😢😢
@user-ze8dm9yy1y
@user-ze8dm9yy1y Месяц назад
Ilaahow calaf isku dar 2 is jeceyl yarbi🤲🤲😢 wan somnhy wan iidin ducey ilaah ha idn aqbalo 🤲 wlalsheyna alle ha cfiyo🤲🤲😢😢
@MaryamAhmed-nn4ri
@MaryamAhmed-nn4ri Месяц назад
Aadoow ucod mcaanyahy lkn pls ha dayicin gabadhaas nolasheeda ku burburisay
@mohameddakane2278
@mohameddakane2278 Месяц назад
Walal gabarta is tress kadaf ee iska cafi athina rabiga ha kucalfa gabar wanagsan
@user-yl4ee7qq8q
@user-yl4ee7qq8q 8 дней назад
Ax muxu nin raga waqtigu ciilay😢😢😢
@mohamedbaarud5054
@mohamedbaarud5054 Месяц назад
Qisadii gabadhii familkoda yaxaasku cunay part 2 meeday
@AbdirahmanMohammed-dn3np
@AbdirahmanMohammed-dn3np Месяц назад
Sxb part2 majirto
@machoclachocla4298
@machoclachocla4298 Месяц назад
Suspense kudamatey qisadeda madamanin
@Jabircali
@Jabircali Месяц назад
Yes first comment ✌✌
@amaalsaeed2776
@amaalsaeed2776 Месяц назад
Waa jacayl xaqiqi asaga cida haweydisto
@user-jt9gk5eo4r
@user-jt9gk5eo4r Месяц назад
Kaleeexo gabdha reeked haka dhaqto allh bdal wangsn weydiiso plz
@NasroXamud-lu6mf
@NasroXamud-lu6mf Месяц назад
Ax yaaa jacayl 😢😢😢
@xamdiyusuf2151
@xamdiyusuf2151 Месяц назад
qofki khayr kuugu jiro ilhy ba OG jacaylku wa jira lakin calafka ka weyn
@user-yw2zv4jo3g
@user-yw2zv4jo3g Месяц назад
Ninkan mxa dabo dhigay qof laguursaday
@asiliborle6342
@asiliborle6342 Месяц назад
Wiilkan waxu ku faanayo sax mahen
@user-tp2gg3pz2t
@user-tp2gg3pz2t Месяц назад
adoog shiid ah jeclato wadib iska ilaliya asxbey
@abdinroorsiyat-fm5hu
@abdinroorsiyat-fm5hu Месяц назад
Sorry 😢😢😢 wllkey ❤❤❤❤
@xaliimoxaliimo1782
@xaliimoxaliimo1782 Месяц назад
wlhi nin ku dhahaya an is maher xadno kuma jcl
@ayansm7785
@ayansm7785 25 дней назад
Waliba la garab istaako waayo gabdha asga si ee isku guursadaan please walalayaal somaaliyey
@RaxmaCabdi-bf5gl
@RaxmaCabdi-bf5gl Месяц назад
❤❤❤❤
@badriaroble1309
@badriaroble1309 Месяц назад
Daraamadan waa nacay ee soo celi tijaabi jecelka
@halimaadam422
@halimaadam422 Месяц назад
Gawadhas mustaqbalkedey baabise jecel maxa ladhaha walidkaga meeshu kula jecelyahy aaa laadaa qofta talo xumaa habaar bey kasbate yahuu kan asagabo meelna haysanine mexey iskugu lugeyse
@NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
@NasteexoCabdulqaadir-cs2eq Месяц назад
Wllo habaarku iska habaar mahan ee xaq buu ku dhacaa mustaqbalkuna waa muhiim see qof aadan jaclayn see nolol ula wadaagi inkastoo walidku uusan wax xun wadin lkn qofka nolosha galayo waa adin wa inuu qalbigaadu rabaa meshaad galayso
@user-wv1eu9lb9w
@user-wv1eu9lb9w Месяц назад
Walaal adi haday kuugu dhacdo maxaa sameen laheed
@NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
@NasteexoCabdulqaadir-cs2eq Месяц назад
@user-wv1eu9lb9w wllo illhy iguma keeno lkn qof walpa ehelkiisa wuu yaqan dhaqankooda hadaa ogthy iny walidkaada nucaan yihiin jacayl inaa waqti iskaga lumisid mahan ee wa inaa Sugto meshy kuu keenan lkn hadii walidkygoo kle hysato raadso qof aad jacayl iyo farxad qaysataan ani 2 Sanaa wada socona wiil walidkyga inay nakala geeyaan shaki kama qabo dokhaga keensay idheheen alx illh baa isiisey walid wax fahmaayo reer qasab lagu dhisey ma dhisnaado nolosho waa isfaham
@khadiijohussein8688
@khadiijohussein8688 Месяц назад
Shaydaan ayaa ku noqotay reerka
@ruqiaali7490
@ruqiaali7490 Месяц назад
DHAMAAN AMA INTA BADAN WAXA LAGU LEYAHAY WIILKAN ISKA ILOW SHAQAYSO IWM ASAGAA JACAYLKU HAYAYE DAY WIILK
@hodanibrahim6235
@hodanibrahim6235 Месяц назад
Qalbi aa nin shiid ah oo shaqeeyaan ku jeclado maba lehi
@Kingofcity-we4gp
@Kingofcity-we4gp Месяц назад
Hada shiid ahay hadan ku jacldo kwrn 😂😂😂
@israatosh8053
@israatosh8053 Месяц назад
Jacaylka macnihiisa hadaa baratid waxwalpa wafahmi kartaaa
@ismailahmed4108
@ismailahmed4108 Месяц назад
Sorry wll qali😢😢😢
@user-ks3ol1uh8y
@user-ks3ol1uh8y Месяц назад
Gabdha adi maxa ku dabo dhigay marka laguursada maka hadhid😢
@maslahdais1576
@maslahdais1576 Месяц назад
Sxb waxa laga Yaba gabadhaas inay kheyr ku ehen is kadaaf
@user-my2cz8gm4l
@user-my2cz8gm4l Месяц назад
Qashin fawqal qashin, every single day mawaxaan dhageysanaa, Ani maadama aan awoodin inaan guursada iyo ayadoo laqabaan lahadlaa, waryaa Wax baro shaqeysa kadib qooq, naga joojiya sanbuuskaan kaa dhex arkey iyo biyahaan isla kabanaa.😡
@khadiijohussein8688
@khadiijohussein8688 Месяц назад
Ha labo reer budunshay walina waa isla quman yahay
@shahad2629
@shahad2629 Месяц назад
gabadha waaba gabar yaab khabto nin eysan rabin see uguursanee subxaanalaah maxaa ka khaldan
@mouminaaden1005
@mouminaaden1005 Месяц назад
Ka eysan rabin way guursan karta hadana way jecelangarta ee siga ttantisa unbu karay ee noloshedi uu dumiyay
@NajaxIndho
@NajaxIndho Месяц назад
Qisadi dibay ka madhaxday war goaan qado
@user-eg8cg2pd1o
@user-eg8cg2pd1o Месяц назад
Gabada guurka xalalka wad kaso burburise adne wxpo Mel kumahyso 😢 mad Iska deyso oo gabada wanised gurkaga daqo mad tirahdo ayadana nolosheda fursad siisey asiga dartis uburburinysa😢
@Maxkamada145
@Maxkamada145 Месяц назад
Maskiinta waa lugeesay wlhi
@nimcoraj1225
@nimcoraj1225 26 дней назад
😢😢
@adenngure
@adenngure Месяц назад
War nyow adhi wad qaldantahay gwarta hadii ey mar marwo noqoto inad kalexato ayey ehed gwada adhiga wale nyow waxba adhigo haynin aya gwada farxadedha babiise 😢😢
@rahmahasan7245
@rahmahasan7245 Месяц назад
Ridwan wacha kuchezea watu
@ibraahimdaadshe7054
@ibraahimdaadshe7054 Месяц назад
gabdha u tag oo laabta geli hdaad rabtid qudba siro ku guurso, niow raganimadu maahan in meel laso faristo la calaacalo qoftaada u tasho
@IstarMohemmed
@IstarMohemmed Месяц назад
Qiso dalac bilash wa wataa😂
@Xaawokiin927
@Xaawokiin927 Месяц назад
Hhhhh istarey ma socoto sow mahan Tani nin naag lagu meheriyey oo qaba ayuu leyahy wuuniska djadhicinaya 😂😂😂
@nadiirbakaal2109
@nadiirbakaal2109 Месяц назад
😢😢😢😢😢😢😢
@liibaansoomaali6284
@liibaansoomaali6284 Месяц назад
Danyeer 😂😅
@user-fh3ur1cg6f
@user-fh3ur1cg6f Месяц назад
Walal ilahi nolal aas jecylkadha kuhesha ooo baraka lex ilahi haa kusiyo somalidhan wilkan wax kashegi ooo kuhayan gibadha daftedhi , mxa kutaba digay , nin bay xaskisa tahay lasocta jecyl qimahisa inas sobaratan inay idhin Ron tahay wayo wilkan wlh wala dibatey wanarafadhi jecylka wa hanun hata qofkadha laga hoga adhigo jeyl wlh walal srry may almighty Allah get back to you , your love
@feisalmoha6709
@feisalmoha6709 Месяц назад
Xanun wye lkn ina fasaxda ehed gawada markey gursate😢
@user-cc4kp2xx2z
@user-cc4kp2xx2z Месяц назад
Sorry wllky ❤❤l
@user-ml9ij8kd6i
@user-ml9ij8kd6i Месяц назад
jcelow kunacay 😢
@FaxiyoMuqtaar
@FaxiyoMuqtaar Месяц назад
😢😢😢😢😢
@Mohamed221k
@Mohamed221k Месяц назад
Sxn raganimo muuji Oo gabadha guurka ufasax hadi aadan adigu waxba isla hayn
@mohamedmahamud8920
@mohamedmahamud8920 Месяц назад
It's hard to take but my advice to this brother is; Don't take love too serious before getting the means to fulfill it i mean if you don't have the ability to marry the lady.... Love should lead to marriage which of course you should be able to meet it on the other held yourself with God and when you get the ability marry 🙏🙏🙏
@IkranYusuf-ic3mz
@IkranYusuf-ic3mz Месяц назад
Menée tahy gebedhan diyaarada uun la siisaarayo😢
@aminaahmed5273
@aminaahmed5273 Месяц назад
At sorry pro waxan adun waye walhi wan ka naxay
@idahmed8232
@idahmed8232 Месяц назад
Coodkaa idileey....
@FardowsaCilmi
@FardowsaCilmi Месяц назад
😥😥😥😥😥
@user-bm9jd7de1t
@user-bm9jd7de1t Месяц назад
😭😭😭😭😭
@Nuurah951
@Nuurah951 Месяц назад
Wiilka youtube maad ufurtid aan garab istaagnee.
@barwaaqoahmed2547
@barwaaqoahmed2547 Месяц назад
Ax😢
@MaamAlma20
@MaamAlma20 Месяц назад
Gabadhi mana guursaneysid nimanki eey heshana waa ka raacdeen taas waaba doqon
Далее
Elden Ring DLC - ПОДОЖГЛО ПОПУ!
07:26
Просмотров 446 тыс.
Камень, ножницы, нейронка
00:33
Просмотров 655 тыс.
D3 BMW XM LABEL Король.
31:52
Просмотров 797 тыс.
WUU KU DAADIYAY ASAGANA HEE MAXAA KARAACAY CALAFDOON
26:16
NOLOSHA IYO WAAYO ARAGNIMO PROF. DALXA | GORAY PODCAST
2:57:07
40 QISO oo saamayn leh & 15 kamida culimadeenna waaweyn
3:57:33
Пранк пошел не по плану…🥲
0:59
Моя Жена Босс!
0:40
Просмотров 2 млн