Тёмный

Qalabka makeup ka inta muhiimka ah inaad haysatiid ama so gatatiid👌 

Touha Bella
Подписаться 52 тыс.
Просмотров 37 тыс.
50% 1

Wax yaabaha aasaaska u ah ee borsada makeup ka gabdhaha bilowga ah,
Qalabka make upka o dhamestiran , MAKEUP FULL AH SIDA LO SO GATO
MAKEUP KA UBAHAN TAHAY IN AAD SOO GADATO
I'm Fathia ku so dhawow my channel
Hadafka channelkeyga waa inay Gabadh kasto Somali ah ay awoodo inay marsato makeup yada ku Haboon.
waxan kuu sharxi doona waxkaste oo ku saabsan Makeup
qaabka iyo noocyada ..........
& waxa ku habboon qof kasta.
#Somali
#SomaliMakeup
#TouhaBella
my Gmail : FathiaUmKarim
My instagram :fathiaumkarim
Fb: Touha Bella

Опубликовано:

 

2 окт 2021

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 157   
@Fatia
@Fatia 2 года назад
*ASC hablo* *Wax yaabaha aasaaska u ah ee borsada makeup ka gabdhaha bilowga ah (gabdhaha barbrdka ah )* ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-FiV2Kipwiok.html *Sidaan u badalo modkayga min qof daalan ila qof firfircoon* 😇 ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-oAsl2ensB6E.html *Makeup kii ciida Arafah aad u fudud || Somali Makeup* ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-YUHrqSTZz2E.html
@jecliyadalkayga3346
@jecliyadalkayga3346 2 года назад
Thanks qruxey🥰🥰
@burcoereygeda9507
@burcoereygeda9507 2 года назад
Masha allh thanks qaali ❤️❤️
@Fatia
@Fatia 2 года назад
@@jecliyadalkayga3346 Xbbti qali ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️cafwaan
@Fatia
@Fatia 2 года назад
@@burcoereygeda9507 Xbbti qali cafwaan
@faizawarsame8246
@faizawarsame8246 2 года назад
Walaalo shukran waan kaa faaiidaysan insha allah make up qaliya oo anan tijaabin majiro Weli wax inaasiba mahayo. Lacagtiina maafi kumana qanacsani saan u Marsado
@samira-aliahmed4626
@samira-aliahmed4626 2 года назад
Thanks abaayo 🥰
@anzalnuur7222
@anzalnuur7222 2 года назад
Tnx walashy mcn nolosha kuma ciisho Cilmigaaga Allh kuu siyadiyo hor mar wcn kuu rajynaa xppti
@umuayman509
@umuayman509 2 года назад
jasaklah khayr
@user-fc1jc7wl5n
@user-fc1jc7wl5n 5 месяцев назад
Maanta kugu soo biiray waxan rajeyna inaa wax badan kaa faaido aqwaan thanks xabbti🥺🫶💋💋
@roodahasan717
@roodahasan717 10 месяцев назад
Thanks sister
@rahmafarhan2112
@rahmafarhan2112 2 года назад
Maansha Allah xbbti quruxeey jazakallah khayr
@Fatia
@Fatia 2 года назад
Shukran Xbbti qali ❤️❤️
@hamdagahnoug1684
@hamdagahnoug1684 2 года назад
Thanks wll qali waxbadan ayan ka faaiday Alle khayr ha ku siyo you're my favorite yotuber
@Fatia
@Fatia 2 года назад
Xbbti qali Hamda ❤️Shukran aad ❤️❤️❤️❤️❤️
@samira-aliahmed4626
@samira-aliahmed4626 2 года назад
Thanks abyo 😍
@maryamodagan
@maryamodagan 2 года назад
Shukran xabbti hortaa xarago mey jirin🥰🥰🥰😘
@ladnaanofficial7430
@ladnaanofficial7430 2 года назад
Masha Allah
@Fatia
@Fatia 2 года назад
Shukran Xbbti
@sumaycadey758
@sumaycadey758 Год назад
Tnks xppti👸🥰
@awoibrahim7784
@awoibrahim7784 Год назад
Masha Allah waxaa nooso sameeysa video muraayada indhaha shape ka wajigaaga ku haboon
@haniahmed7357
@haniahmed7357 2 года назад
Masha Allah walashey mcn alle haku xifdiyo saad gabdhaha walalaha u cawineyso alle haku cawiyo farxad aan dhaman ayan ku rajeyn adun iyo aaqiraba walashey mcn ❤❤❤👸
@Fatia
@Fatia 2 года назад
Alh yaxfdk qali Shukran aaaaaad ❤️❤️🤗😍
@ummuatikahaaji9634
@ummuatikahaaji9634 2 года назад
mahadsanid fadxiya dhisay
@Fatia
@Fatia 2 года назад
Xbbti qali ❤️Umu ..❤️Shukran
@fathihassan6912
@fathihassan6912 2 года назад
Channel kan oo kale aya uqalamo more subscribers and likes because wax baan ka faaaidnaa keep up the good work girl ❤❤
@Fatia
@Fatia 2 года назад
Xbbti qali ❤️Fathia ❤️ Shukran aad
@fathihassan6912
@fathihassan6912 2 года назад
@@Fatia 😘😘 Sami fathia next year bishan oo kale i wish inan sidada oo kale umarsanayo inshaalh mardhaw ayan bilaabaya inshaaalh xbbty your channel is helping me a lot mashaalh ❤️❤️ tnx
@Fatia
@Fatia 2 года назад
@@fathihassan6912 inshalh ka yar aya ku marsaan Xbbti bilow 👌👌👌👌
@riyaaqcabdullahimaxamed4987
@@fathihassan6912 abayo luuuq iga soo gal
@user-tk5nj1hb4m
@user-tk5nj1hb4m 2 года назад
والله ممتنى لك حبيبتي لى كل الاشياء اللى عملتني ايها منورة كالعادة
@Fatia
@Fatia 2 года назад
حبيبت قلبي هبه تسلمي لي كتير تستحقين كل خير ❤️💗🌼
@saousandidar3234
@saousandidar3234 2 года назад
Merci abaayo
@Fatia
@Fatia 2 года назад
Cafwaan Xbbti
@ikraanniish2851
@ikraanniish2851 6 месяцев назад
Thanks❤
@osama-xo4jl
@osama-xo4jl 2 года назад
Maansha allaah fatxiya salaan sare
@Fatia
@Fatia 2 года назад
Wcs Xbbti ❤️Osama❤️ waa magac nin 🤪🤔
@Ariijiina
@Ariijiina 2 года назад
Thanks dear sister for helping us
@Fatia
@Fatia 2 года назад
Cafwaan Xbbti ❤️
@hayatomar5763
@hayatomar5763 2 года назад
Masha Allha Shatigan Colour Kisa Caadi mahaa ❤️👍🥰
@Fatia
@Fatia 2 года назад
Xbbti qali Xayat shukran ❤️
@maftuuxacumar3797
@maftuuxacumar3797 2 года назад
Thnk uh sis video Ayan dhawayd ku waydiiyay wanad ku mahatzntHy aqpaladada👸❤
@Fatia
@Fatia 2 года назад
Cafwaan Xbbti ❤️Maftuuxa ❤️❤️❤️❤️❤️
@nadirabootan5378
@nadirabootan5378 9 месяцев назад
Thnks sister
@Fatia
@Fatia 9 месяцев назад
❤️❤️❤️❤️❤️
@-KaylaCrownOfRaurels-
@-KaylaCrownOfRaurels- 2 года назад
سلام فتحية ، فيديو رائع ومفيد تعلمت منك أشياء جديدة استمري حبيبتي الى الامام ملاحظة : مكياجك جدا جميل فعلا موهوبة يا قمر 💜💅👄💞
@Fatia
@Fatia 2 года назад
وعليكم السلام حبيبتي شكرا كتير الله يسعدك شكرا كتير امل ❤️
@kawsaraxmed6702
@kawsaraxmed6702 2 года назад
Mnshallh mahadsanid quruxeey
@Fatia
@Fatia 2 года назад
Cafwaan Xbbti ❤️
@umualma2451
@umualma2451 2 года назад
Mansha allah wllo qli alle caqaliga haku barkeeyo
@Fatia
@Fatia 2 года назад
Shukran xbbti qali Um Alma❤️
@iqrakediye2777
@iqrakediye2777 2 года назад
Thanks huno ❤️❤️
@Fatia
@Fatia 2 года назад
Cafwaan Xbbti
@khadraahmed2132
@khadraahmed2132 2 года назад
Masha allah huuno macn
@Fatia
@Fatia 2 года назад
Shukran Xbbti qali ❤️❤️❤️
@fadxiyaadan6697
@fadxiyaadan6697 2 года назад
Mansha allah shugran huno
@Fatia
@Fatia 2 года назад
Cafwaan Xbbti
@aatifastory4341
@aatifastory4341 7 месяцев назад
Abaayo shuran❤
@fardusaxasan1573
@fardusaxasan1573 2 года назад
Xbbti nuucyada brush yada iyo mid walba uxuu taro kasoo hadal xbbti 🥰
@Fatia
@Fatia 2 года назад
Xbbti video aya ku sharxay so dawo ❤️🌸💕
@fatoucabdillahi7458
@fatoucabdillahi7458 2 года назад
Masha allah boqoradaydi
@Fatia
@Fatia 2 года назад
Shukran Xbbti qali ❤️Fatou ❤️
@muntahamohamed1608
@muntahamohamed1608 2 года назад
Thanks huno
@Fatia
@Fatia 2 года назад
Cafwaan Xbbti
@ikharaabdullahi5152
@ikharaabdullahi5152 2 года назад
Walashey magaca shirkada foundation plse no gali Mahadsanid
@ifrah8940
@ifrah8940 2 года назад
Manta kugu so biiray wax bdn aya Ka faiday Mahadsanid hppti ❤️
@Fatia
@Fatia 2 года назад
Cafwaan Xbbti ❤️🤗😊
@jecliyadalkayga3346
@jecliyadalkayga3346 2 года назад
Thanks in badan quruxey❣❣❣🥰🥰🥰 love u abayo
@Fatia
@Fatia 2 года назад
Love u too mar walba ❤️❤️❤️Xbbti qali
@rayandheeman3428
@rayandheeman3428 2 года назад
Wcs Thanks
@Fatia
@Fatia 2 года назад
Cafwaan Xbbti
@kadigaobakar7140
@kadigaobakar7140 Год назад
اعجبني فكرة ابدء من مركات رخييصة صح كلامك
@samaaraabdiwahid2917
@samaaraabdiwahid2917 2 года назад
Waa imisa qiimaha makeupka
@Fatia
@Fatia 2 года назад
Instagram ka iyo Facebook ka ayaad ka helisa qimaha
@aanaan6027
@aanaan6027 2 года назад
Aniga ugu hooreeyo manta 🤣🤣🤣 macalimadena horay usoco allaha ku xafido❤️🥰
@Fatia
@Fatia 2 года назад
Xbbti ❤️Aan❤️Shukran qali ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@yaasmiinaxmad6952
@yaasmiinaxmad6952 2 года назад
Abayo winter daress mad no so galisid xiligii qabowga ayaa laga lirabaa dhar an sur wal aheen noso gali abayo hada taqano plz waa hadaad awodo mahadsanid
@Fatia
@Fatia 2 года назад
Inshalh Xbbti I will try ❤️
@sacdakayse1212
@sacdakayse1212 2 года назад
Labaradooda mad sheegtiid wll
@supperkingcadde6706
@supperkingcadde6706 2 года назад
Sister badadka kuwa ugu mcn soo gali uguna yar yar
@Fatia
@Fatia 2 года назад
Xbbti qali waa sameyay
@XaMarBiLLa
@XaMarBiLLa 8 месяцев назад
Tinta tin lagu daro waa xaraan wll sida lashes ka burukada iwm.
@najaxcumar8370
@najaxcumar8370 2 года назад
شكرا باعزبزتي
@Fatia
@Fatia 2 года назад
Cafwaan Xbbti qali
@faadumohassan2785
@faadumohassan2785 2 года назад
Manta ana u ku horeyo😘😘
@Fatia
@Fatia 2 года назад
Shukran Xbbti
@burcoereygeda9507
@burcoereygeda9507 2 года назад
Hore usoco wll insh allh❤️🧡❤️
@Fatia
@Fatia 2 года назад
Shukran Xbbti qali
@Fatia
@Fatia 2 года назад
❤️❤️❤️❤️
@nazriyaabdinasir4464
@nazriyaabdinasir4464 10 месяцев назад
Abayo make up full oo isku xidhan oo original ah ila meeqa lacaga iga bixi ☺️
@Abraar43972
@Abraar43972 2 года назад
Masha Allah boqoradena👸❤💯 mahad sanid
@Fatia
@Fatia 2 года назад
Cafwaan Xbbti ❤️❤️
@xaawaluul4662
@xaawaluul4662 2 года назад
Asc xppti wxd kuso hadasha burushyada lo isticmaalo makeup plz🙏
@Fatia
@Fatia 2 года назад
Inshalh Xbbti ❤️❤️🤗
@ridwaanosman6153
@ridwaanosman6153 11 месяцев назад
Abaayo adiga oo kle Lee rabnaa noo so badi
@mohamedosmanidel7013
@mohamedosmanidel7013 2 года назад
Masha Allah houno waxad tahay qof wanagsan lakin anu waliygay man isticmalin Makeup 🥺🥺please halgeen galaxirira thanks 😊
@Fatia
@Fatia 2 года назад
Shukran Xbbti qali FB Page Touha Bella
@maryamaabdirahman1802
@maryamaabdirahman1802 Год назад
❤❤ mash allah shukran alle ajir badan hakaa siiyo sidaa wax inoogu fa ideyso walashey qiimo badan ❤ Touha Bella 🥰
@Fatia
@Fatia Год назад
Alh yaxfdk Xbbti qali Maryam ❤️❤️😘
@ISRAABDIKARIIM-xv8go
@ISRAABDIKARIIM-xv8go 8 месяцев назад
Wll.qisoyinkii away
@nadiyalajecley6829
@nadiyalajecley6829 2 года назад
Huuno mcn
@Fatia
@Fatia 2 года назад
Welcome
@rahmamuhumed1693
@rahmamuhumed1693 2 года назад
Wllo waxaad isheegtaaa wajiga bar cad ayaaan kuleeyay waxa kasta oon mariya ma qarsoonto pls maxaaan sameeyaaa
@Fatia
@Fatia 2 года назад
Inshalh Xbbti video ku sharxii waa muhim 👌
@user-du7zz6rj6j
@user-du7zz6rj6j Год назад
Qurexy halkee ka hela please dhakhso walal
@faadumo4561
@faadumo4561 2 года назад
Abaayo qaali runtii wax na anfacaayo oo aan ubaahaneyn baadnooso gudbisaa jasaakalaah alle hakaa abaal mariyo wlhi video kasta oo aad leedahay oo aan daawado sherta lama dhaafo mar dhif ah oo aan ilaawo mahane ileen qlbi aadane waamaskiine group Gandho kaliya ah oo fb ah markasta sher kugudhahaa qofkasta oo teelkiisa subescareb kasoodhahaa guushadu waa guushena haniyad jabin anaka baakula jirna qaali💋
@Fatia
@Fatia 2 года назад
*xbbti alh yaxfdka shukran aaad*
@sacdiyaberlusho4816
@sacdiyaberlusho4816 2 года назад
Mhdsnd abayo ❤️
@Fatia
@Fatia 2 года назад
Cafwaan Xbbti
@raziinamoh5554
@raziinamoh5554 2 года назад
Su aasha aan qabo ku weydiinaa kuli waa fahmay lkn midka loos powderka noocee ka dhigtaa oo suuqa ka heli karo
@Fatia
@Fatia 2 года назад
Inta sharkada high end ka Xbbti
@amiraali6860
@amiraali6860 2 года назад
Asc hpti waxad nosoo sameyaysa حقيبة طوارئ
@amiraali6860
@amiraali6860 2 года назад
Students of university and also make-up and no makeup please
@Fatia
@Fatia 2 года назад
فكره كتير حلوه ❤️😍
@fahmomaxamuud4278
@fahmomaxamuud4278 2 года назад
Xppti shukrn cshrdn noso badi
@Fatia
@Fatia 2 года назад
Haye inshalh ❤️🤗
@AishaRashid-bh5sy
@AishaRashid-bh5sy Год назад
Asc walal aad Baan kusalamaya alhmadulilh walal waxa raba inaad ibaratid
@kadigaobakar7140
@kadigaobakar7140 Год назад
Walashay qaaali waxaaan rabaaa inaaan furto salon yar sadardeed Hbbti fikrad isii wax yalaha muhumka ah
@Fatia
@Fatia Год назад
Instagram ka igla so xirir
@fardusaxasan1573
@fardusaxasan1573 2 года назад
Mascara ga kuwee haya xbbti France ban daganahay
@HothoUzFarhan-vb8ls
@HothoUzFarhan-vb8ls Год назад
Inan hda barto rapA
@susuhassan2928
@susuhassan2928 2 года назад
Asc Abaayo waxan raba inaad sheegto intaan maykabka marsan Grem ma salid Natural ah waxan leeyhay bashra jaaf ah oo cadarda iyo Akohl naa xasasi ban ku qaba hada waxan soo gatay Premer lkn oo lagu talow galay bashra jaaf ah . Wana ku xasasiydobay 😥 Wana ku farax sanahay jawab tada Jasakala khayr 🙏🏽💕
@Fatia
@Fatia 2 года назад
Sax Xbbti waxa istcmash medical makeup inshalh waa ka xumahay 🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺
@susuhassan2928
@susuhassan2928 2 года назад
@@Fatia habti shugran wan hays ta iska MAC ah salid yar buuliyahay (NC43.5 😴😴
@sungul6877
@sungul6877 5 месяцев назад
Xabiibti qisoyinki maka xajistay
@cadeey4502
@cadeey4502 2 года назад
Abayo markan marsado liid liid ayaa kaso baxo wejiga mxn sameyaa
@Fatia
@Fatia 2 года назад
Waa sharxay video ki kan ka horyay primer for pore
@asiyacarab2315
@asiyacarab2315 2 года назад
Abayo waxn ahay dhex dhaxaad ah o cad marka waxad ka hadsha dadka dhuban iyo dadka buuran anga naga so hadal wayo wan u baahanay
@Fatia
@Fatia 2 года назад
Xbbti inshalh 👌👌
@asiyacarab2315
@asiyacarab2315 2 года назад
Hye mcn wad ku mahad sanhay sida codsiga u aqbashay
@xarakoladan3079
@xarakoladan3079 2 года назад
Abyo waad kumahadsanthy saaad noo càaawinaysid alle ajar hakaasiiyo ang waxaan ahay dadka markay makeup marsadan dhidida waana jeclahay inaan barto oon marsado marka wejigeygane waa salid marka markup salida loogu talagay maa jiro oy masadaan dadka wijiga saliida kulèh
@BbyDol
@BbyDol Год назад
Abayo aniga lacag an kuso ibsado mahaHesto wana rawa ina ka faido❤😢
@nagaadahmad7411
@nagaadahmad7411 11 месяцев назад
Qalpi anba waan rabaa kula mid ahay ee waxad samaysaa kolba waxyar so iibso 2$ caml kolba shay
@umeymahebiyale6363
@umeymahebiyale6363 2 года назад
Abyo baararka kanlagu dhagsado kudhibanahay wu iga so dhacaa
@Fatia
@Fatia 2 года назад
Ha wa kaso hadly muhim Shukran Xbbti
@xamdixajidahir3730
@xamdixajidahir3730 2 года назад
Mahadsanid abayo mcn wlhi video wax badan ayaan ka fahmay aniga mar hore ayan makeup ka so iibsaday labo mar ayan tijabiyey wuu iga xumaday wanka niyadjabay
@Fatia
@Fatia 2 года назад
Xbbti ha niyad jabin wax ku bilowda macluuadka aya ku fahmsin si fican kadib waa marsan si qurxon ❤️👍
@xamdixajidahir3730
@xamdixajidahir3730 2 года назад
@@Fatia shugran xbbti mcn
@Fatia
@Fatia 2 года назад
@@xamdixajidahir3730 cafwaan qali ❤️
@hibaqmahamed7553
@hibaqmahamed7553 Год назад
@@xamdixajidahir3730 abayo Ma baraty
@xamdixajidahir3730
@xamdixajidahir3730 Год назад
@@hibaqmahamed7553 xbbti si fiican uma aqaano imikan is lehahay aad xooga saartit e abyo adiga ma baraty?
@fardusaxasan1573
@fardusaxasan1573 2 года назад
Baadadka dib maloo isticamali karaa
@Fatia
@Fatia 2 года назад
Haa 30 jir just ilasho
@kawsaraxmed6702
@kawsaraxmed6702 2 года назад
Dharka guriga lagu joogi karo oo qurxoon nooso geli
@Fatia
@Fatia 2 года назад
☺️☺️🤪🤪Haye inshalh
@fatoucabdillahi7458
@fatoucabdillahi7458 2 года назад
Masha allah boqoradaydi
@Fatia
@Fatia 2 года назад
❤️❤️❤️❤️❤️
@fatoucabdillahi7458
@fatoucabdillahi7458 2 года назад
Masha allah boqoradaydi
@Fatia
@Fatia 2 года назад
❤️❤️❤️
@fatoucabdillahi7458
@fatoucabdillahi7458 2 года назад
Masha allah boqoradaydi
@Fatia
@Fatia 2 года назад
❤️❤️❤️❤️❤️
@fatoucabdillahi7458
@fatoucabdillahi7458 2 года назад
Masha allah boqoradaydi
@Fatia
@Fatia 2 года назад
❤️❤️❤️❤️❤️
Далее
Makeup yaro fudud kubaro afsomali
20:19
Просмотров 179 тыс.
Qisadi Alia Bahat  uur miyay lahayd arooska ka hor ?
14:19
SIDAA MAKEUP KA U MARSADO!
12:45
Просмотров 147 тыс.