Тёмный

SERUMTA ORDINARY ALPHA ARBUTIN MAXAY TARTAA?||PRODUCT REVEIW|| 

Saida Abdirizak
Подписаться 11 тыс.
Просмотров 10 тыс.
50% 1

Хобби

Опубликовано:

 

15 июл 2021

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 48   
@umumohamedadem590
@umumohamedadem590 2 года назад
Mahadsanid qali
@Ariijiina
@Ariijiina 2 года назад
Thanks abaayo
@qadanmahamed4844
@qadanmahamed4844 15 дней назад
Wlhi hada is ticmaalay wx kalay iga dhigtay 🥰🥰🥰
@hibaaqxaabsey6979
@hibaaqxaabsey6979 3 года назад
Hore usoco xppti😘
@nsheikh2473
@nsheikh2473 3 года назад
Abayo wajigeyga waaa oil face finanna wuu leeyahay serum kee igu haboon inaa soo iibsado
@maimunmohammed1
@maimunmohammed1 3 года назад
Thanks xbbt
@bilancadey222
@bilancadey222 3 года назад
🥰🥰
@faaizaabdi8632
@faaizaabdi8632 3 года назад
Saida abayo vitamin e an so katy oo tima wadna xabuun aa ku qoran abyo si de wax u jiraan shirkada dauus ka soo katy blz I jwb xabipti
@SaidaAbdirizak
@SaidaAbdirizak 3 года назад
Waa caadi abayo waana liqi kartaa saliida ku shanlaysato 10xabo ku dar
@faaizaabdi8632
@faaizaabdi8632 3 года назад
@@SaidaAbdirizak shukran abyo
@anisaabdle1272
@anisaabdle1272 2 года назад
Xabiibti lamberkaga iisheeg sigaran kuurabaye
@bushrasiciid3288
@bushrasiciid3288 2 года назад
Asc abyo wan ahay gabar dhalin yar wajiga haaro ban kuleyahay iisheg wax igu wanagsan
@qadarsalad1138
@qadarsalad1138 3 года назад
Abaayo noocaan cad labo nooc miyà ayado nooc kle ah ayaan hystaaa salicylic acid %2 solution ayaaa ku qoran ee isku mid miyaaaa jwb abaaayo
@ubahkaise4379
@ubahkaise4379 Год назад
May laba ayey kala yihin
@bisharonurfarah2293
@bisharonurfarah2293 Год назад
Ma sakiin baa lagu xiiraya bye kk
@hoodofaisal6709
@hoodofaisal6709 3 года назад
Scrupka waa waxa kaliya e saliida iga yareeya e mxn ku badala talaw
@maryanmaxamuud3753
@maryanmaxamuud3753 3 года назад
Xageen Ka helaa byo boosaso bn jooga
@namrahani-skin
@namrahani-skin 2 года назад
Abayo wa skin lighting Haa lakin dhaktar ka wxaa loisticmalaaa in lagu yareeyo haaraha ama lagudaweeyo haaraha , qoraxda dhibka ey keento iyo age spots ka
@SaidaAbdirizak
@SaidaAbdirizak 2 года назад
Thank xbbty 😍
@ayaanadam.4719
@ayaanadam.4719 2 года назад
May ka bisay wll
@namrahani-skin
@namrahani-skin 2 года назад
@@ayaanadam.4719 ani haar maqabo abaayo lakin . Maqaarka ayaan bartaa iyo products yaalka laisticmaaalo marka wey yareesaa haaraha
@qadarsalad1138
@qadarsalad1138 2 года назад
Abaaayo haydaronic acidka haarta ma lo isticmali karaa
@SaidaAbdirizak
@SaidaAbdirizak 2 года назад
Maya haar ma bi'iyo mcnto hydration waaye wajiga qooya
@nawalozoon7370
@nawalozoon7370 2 года назад
Asiga vitamin ku jiro Hal sano iyo bar isticmala
@niyadsan3835
@niyadsan3835 Год назад
Abaayo hadad massage kayga aragto waxan ka rajeyna inaad iso jawaabi doonto Sidee lo isticmaaala Anigoo serumtaan isticmaalayo cream yada whiteninga ma isticmaali karaa
@ramlocabdiqaadir1478
@ramlocabdiqaadir1478 2 года назад
Waxa ka sohadasha wajiga saliida leh io xasasida sida lodaryelo
@nasradaahir9525
@nasradaahir9525 3 года назад
Asoo guduud ah ayaa heestaa nabro ayaa wajiga igaaga yaalo ma u isticmaali karaa
@SaidaAbdirizak
@SaidaAbdirizak 3 года назад
Haaa wajiga facewash kusoo dhaq calaacasha saddex dhibic kushub wajiga mari indhaha hoostooda iyo bisha ka fogee. Daqiiqado yar kabilow ilaa 5 ama 8 daqiiqo lkn asaga 10 daqiiqa ku qoran asbuuci halmar kaliya marso kadib iska dhaq scrub waxaas dhan iska ilaali habaynka isticmaasho subexeeda waa inaa creamka qorraxda marsataa marka iska dhaqdo cream moisturizer ah marso
@nasradaahir9525
@nasradaahir9525 3 года назад
@@SaidaAbdirizak mahadsanid mcnto mida kale wajiga oo nabro cusub leh ma marin karaa
@SaidaAbdirizak
@SaidaAbdirizak 3 года назад
Haaa nabraha hadaysan afka dheecaan kulahayn waala marinkara
@nasradaahir9525
@nasradaahir9525 3 года назад
@@SaidaAbdirizak thank you so much mcnto ❤️
@riyaaqxaji7458
@riyaaqxaji7458 3 года назад
Yacni hpenki malagu sexan kara abyo mida kle ordinaryga dhawr nooc weye mxy kukala duwanyin wajiyada qaar aan isticmali karin ma jira serumtan
@SaidaAbdirizak
@SaidaAbdirizak 3 года назад
Haaa waaki seexane subixii iska dheqeee ordinary serum walba shaqo gaar ah bu qabtaaaa abayo
@naimamohamed2650
@naimamohamed2650 2 года назад
Abyo serumka ma gadaa?
@SaidaAbdirizak
@SaidaAbdirizak 2 года назад
Haaaa
@nawalozoon7370
@nawalozoon7370 2 года назад
Abayo vitamin c in ordinary ku Kor mariso waqalad si fican u qari
@SaidaAbdirizak
@SaidaAbdirizak 2 года назад
Mafahmin ordinary waa boqol serum waate taa ka hadlaysaa alpha arbutin iyo vitamin C ayago hal serum ah baaba jira walaal
@lailaismail1317
@lailaismail1317 2 года назад
Walal xage jogta inaad iso dhiibta raba adigu ma gadaa orginal io fake ayay kala ledahay
@SaidaAbdirizak
@SaidaAbdirizak 2 года назад
Haa way leedahay original oyo fake puntland ba jooga
@libin23channel33
@libin23channel33 Год назад
@@SaidaAbdirizak abaayo galkcyo ma laga helaa ayaan jogaaa
@SaidaAbdirizak
@SaidaAbdirizak Год назад
Haaa 0905182637 wakasa whatpkeena
@saidahassan9845
@saidahassan9845 Год назад
wilasha nabaraha Hartoda kuhadhay maisticmali Karan alpha arbutin kan
@SaidaAbdirizak
@SaidaAbdirizak Год назад
Haaa
Далее
Who has won ?? 😀 #shortvideo #lizzyisaeva
00:24
Просмотров 22 млн
Sidee lo isticmala the ordinary lactic acid,
17:24
Просмотров 7 тыс.
Tiny motor, big power
0:25
Просмотров 28 млн
Жалко Кирилла? #юмор #шутка
1:00