Тёмный

Sheeko Gaaban----Sinji Quursi Part Two 

Goobe Video Production
Подписаться 239 тыс.
Просмотров 224 тыс.
50% 1

Sinji Quursi waa taxane gaaban oo ka saleeysan dhaqan fool xun oo soojireen ah iyo heyb sooc jahli xambaarsan. Reer Dudaaye iyo Ilmo Bustaale maxaa kala qabsan doona!! Daawasho wacan! Hana ilaawin inaad subscribe dhahdo channelka si aad u daawato qeybaha kale ee sheekada!

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 391   
@aaminacartan7747
@aaminacartan7747 6 лет назад
Kkkkk intaa laki suraheda ka hesha like hayla dhafiina bila calek😂
@islamsom4286
@islamsom4286 6 лет назад
Aamina Cartan kkkkkk wakugu qabtay wlh laki waa iga qoslisay iyad iyo amina iftin side day u matalen
@munaabdizxb3347
@munaabdizxb3347 3 года назад
Wlh anigu waaqoslay🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@qamarnadafad4687
@qamarnadafad4687 6 лет назад
Wall goobe codsiya wataa intii igu taageersana like iisaara waxaa waaye codsigeyga ramadaanka ruwaayad nooso daaya plz aan daawano musalsal haabeenkasta
@halimaxaragomohaz8902
@halimaxaragomohaz8902 6 лет назад
Bayfall Alazzan 😂😂😂😂😂😂😂
@qamarnadafad4687
@qamarnadafad4687 6 лет назад
Halima Xarago mohaz 🤔🤔
@aminaabdulahi3611
@aminaabdulahi3611 6 лет назад
Bayfall Alazzan Ramadan ka waa bil cibaadeydi walal ee ku dadaal inaa ka faa'ideysatid
@qalanjadaburco5410
@qalanjadaburco5410 6 лет назад
Inta igu taageersan like isaara you funny wlhy kkkkk
@queenalizebeth1401
@queenalizebeth1401 6 лет назад
Bayfall Alazzan insha Allah huuuno ku dar
@owlaadjacayl4290
@owlaadjacayl4290 6 лет назад
Laki xaaji wacays umadeena ma ahan Mel kazta o lo dhiboh waa kaso baxaysah jilla buxa weyeh Thanks dhaman jilayasha Ruwayadan Specail #Goobe Vedio productoin
@fadxiyarashiid711
@fadxiyarashiid711 6 лет назад
Wllhi sodoha iyodumaashiyuhu waykala fiican. Yihiin macha Allah illahy wuxu I siiyey sohdoh wanaagsan dumaashiyo fiican. Sodogayna sidoo kale. Nazap wllhi alx illahy baa mahadleh sodohday waa hooyadayda labaad allow iidaa inbadan
@NimcocabdiCabdi
@NimcocabdiCabdi 6 лет назад
Fadxiya Rashiid abayo hoyada hadi ey wanagsan tahay ilmahedana ma xuma waayo wanaag ayaa lagu koriyey hoyada xuna ilmo xun lee soo sartaa marka alle haku daayo familkada waaye
@maahiramaahira8103
@maahiramaahira8103 6 лет назад
Fadxiya Rashiid aamiin aniga waan wayey wax an kasheeyo ayan arkay wax an usabraya caruurtu Ila hay igasiyey wa gabdho xageen ugataga cunsurinimo heyso soomali
@zunduzbarre6435
@zunduzbarre6435 6 лет назад
Fadxiya Rashiid Ameeen
@vikramxajiabdi8438
@vikramxajiabdi8438 6 лет назад
Mashaallah abaayo Allah ku xafido
@queenrayaan4016
@queenrayaan4016 6 лет назад
Faarax murtiile waa ninka kaliya ee aan fankiisa ku daydo
@hoodofaisal6709
@hoodofaisal6709 6 лет назад
dayax dalnuurshe ma is ad adkaynta aayd kaga dayo isledahay
@prettysomali8578
@prettysomali8578 6 лет назад
Axsan flim si fiican u sameeseyn thanks goobe production
@jalaqsaninaali1573
@jalaqsaninaali1573 6 лет назад
Fuaad cade inti riwayadihisa tagersan like igu qabta
@islamsom4286
@islamsom4286 6 лет назад
Juweria Abdulhi Fuad masul nimaa ka muuqata
@hindiaqalbidoolar5214
@hindiaqalbidoolar5214 6 лет назад
Intaan,maaba,iga,so hormarty cayoow like isaara wan,cusbahe
@nasiimali7828
@nasiimali7828 6 лет назад
goobe PRODUCTION PLZ WAQTI CAYIMAN USAMEEYA FILMKIINA SI LOOGU TASHTO CML INTA FAKIRKAAS ILA QABTA LIKE IISAARA
@aishachannel7098
@aishachannel7098 6 лет назад
ruun abdullahi wa runta
@saqircaddeeseyga7299
@saqircaddeeseyga7299 6 лет назад
ruun abdullahi haa wll waa runta
@GoobeVideoProduction
@GoobeVideoProduction 6 лет назад
Ruun Mahadsanid marka hore! Abaayo sabti kasta kowda duhurnimo ayaan soo deeynaa qeybaha markaas socda.
@nasiimali7828
@nasiimali7828 6 лет назад
Goobe Video Production OK THNKZ WLHI HAWL WAYN AAD NOO HEEZIIN HORAY USOCDO 1 DA DOHORNIMO WAQTIGA G. AFRICA MIYAA WLLO
@nasromuhudiin74
@nasromuhudiin74 6 лет назад
hhhhhh wlhi waligey xataa hal saxan madhiqin laheen kir ayaa dhihilaha ayaga iyo ninkeyga iyo sotohdeyda tag dheh kama helo
@islamsom4286
@islamsom4286 6 лет назад
Amino iftin si fiican bay doorkeeda u qaadatay hablaha rer waqoyi ragoda sasay uga danbeyaan
@fatimavlogs1234
@fatimavlogs1234 6 лет назад
inta laki ku heesata liketa iigu dadaala.😍
@sweetamla2058
@sweetamla2058 6 лет назад
Laki xaji wacays best Somali actress
@saabiriinsaabiriin8376
@saabiriinsaabiriin8376 6 лет назад
Amaal Mohammed runtaa waaye
@FarmerLadyz
@FarmerLadyz 6 лет назад
Kkkkkkk alla qosl badaaan cidii la takoorayey mahooo xawa kiin caadi maha😂😂😂😂😂
@Madadal-97
@Madadal-97 6 лет назад
Laki siday labada weji u jilayso, waan ka helay.
@sakariyeabdirashid4442
@sakariyeabdirashid4442 5 лет назад
😂😂😂 wllhi laki shenaha ayey ku dherysaa madaxa sida loo shraxayo iyo wjiga mama da lga dyrsanyo 😁😁 laki adaa shidaya mesha dhbtii keep going bn ku lee yhy 👍👍👍💯✔👍👍
@abdiazizmohamed2761
@abdiazizmohamed2761 6 лет назад
Intii Laki taageerta like igu Qabta
@susuumoha6879
@susuumoha6879 6 лет назад
Goobe video production waxa ku jeclahay Qiso cajiiba iyo duubis khatar ah halkaa ka sii wad hawl fiican baa haysaa
@dahranmaxamed8943
@dahranmaxamed8943 6 лет назад
msha allh laki iyo hawo kiin waaan idinku hesta runti Aad baan idiin jclhy.
@ayaanabdulaahi6882
@ayaanabdulaahi6882 5 лет назад
Quruxey xakula dajiye reerka ninkaga family aadtihiine wijiga kala dadbada o isku soo xisa hala dagin inti igu raacsn like iigu qabta 😂😂
@nasiimali7828
@nasiimali7828 6 лет назад
Allaw Laki Cml Ha iiga Dhigin Dumaashi Dhib badanaa THE ONE N ONLY ACTOR OF SOMALI LAKI LAKI QURUX
@hamdihashi9828
@hamdihashi9828 6 лет назад
Qisadaan oo kale wlhi aney igu dhacde 09/25/2016 lkn kuma fikirin ina nafteyda wxyeeleeyo alle aya unoqde waana iska samre inkasoo Nin oo dhan aan ka niyad jabe mana laga yaabo ina mar kle qof jeclado sababtoo ah qalbiga bil aadan mar buu gocasho leeyhy markii aan waaye qofkii an sida dhabta ah u jeclaa qabiil dartiis sorry 😭😭😭😭😭😭
@halimaxaragomohaz8902
@halimaxaragomohaz8902 6 лет назад
Hamdi Hashi sry walal midkasifican Allah kusiyo
@halimaxaragomohaz8902
@halimaxaragomohaz8902 6 лет назад
Hamdi Hashi 😢😢😢😢😢😢😢
@mohamedahmedmohamud5077
@mohamedahmedmohamud5077 6 лет назад
Hamdi Hashi 😣😣😣😣😣😣😣😥😥😥😥😥
@adoontiiale866
@adoontiiale866 6 лет назад
Hamdi Hashi samar abaayo soomaali ayaa dhaqantee
@soomaliyagirlsomali3754
@soomaliyagirlsomali3754 6 лет назад
Hamdi Hashi abyo mcn waydhacdaa ninka ku qabo reerkooda kumajeclaanayo waligood waxkasta hadaad sameeso marka iskuday markale jacel inshlh khayr
@fariidofaraxsan9845
@fariidofaraxsan9845 6 лет назад
Nin rer waqooyi dhib badanaa balayo adeg badan farax murtile ha ooyin kulaha laxawla 😂😂😂 aniga I xasuso kulaha markii lagu dhibo viva nimanka rer waqooyi ❤
@Fawziamuuse
@Fawziamuuse 6 лет назад
Fariido Faraxsan kkkkkkkkk anigaaba la yaabay adeegiisa
@happyabdiwadani7423
@happyabdiwadani7423 6 лет назад
waa qiso cajib
@aaliyacali6074
@aaliyacali6074 6 лет назад
Fariido Faraxsan viva kuye nin reer woqoyi ilahey ima guuriyo
@misspamba1
@misspamba1 6 лет назад
dhool cali 😂😂😂la soco kuwa kale na abayo macaan oo neeeeeeen aa ayay nolasha kugu dhamay
@abdiahmed3903
@abdiahmed3903 6 лет назад
Fariido Faraxsan kkkkkkk faaarax wuu ku fogaadee hada waano soo dabcaynaa inader
@anfaallajecleey8028
@anfaallajecleey8028 6 лет назад
Alla waa LA ba ay waasida aan ugalno dumaashiday ani iyo walaalahy allow nacafi
@zainabzuzuoffcial3732
@zainabzuzuoffcial3732 6 лет назад
Hahahahahahaha gabr hadii eey kul dhalty ha isku Racin hadii kale sidaan lagu habara 😂😂😂😂😂😂😂😂😂wlhi wa funny
@sharmaarkesheikh7210
@sharmaarkesheikh7210 6 лет назад
Ala murtiilaa hadeey walaalahey ku dhibaan ana ijcshahaye ani ixasuuso kulahaa bala ku xasuusatay
@ayanahmed8948
@ayanahmed8948 6 лет назад
Too walalkeda isla socono saan cml waji xun uu ah laki sida ey jileyso doraafta xunta ah😂😂😂 anigaase aqaano shaqadeeda😂😂
@sheekadaDahab
@sheekadaDahab 3 года назад
Hahaha iga daba geey sheekadaan halkee ku danbeesay 🙈😂😂😂
@nasteehohassan6680
@nasteehohassan6680 6 лет назад
Waxan jeclahay niyadana ku haya insha allah laki iyo maiza yarey dhaman familika inan booqdo wlhi love aan inku ahay ee ma iso dhawenesaan😍😍
@fAbz-bn3ls
@fAbz-bn3ls 6 лет назад
Laki xaaji love you mcn badan 😍😍
@shankaroonmaxamed6823
@shankaroonmaxamed6823 5 лет назад
Inta London jogto like isaara
@fartaabdi3583
@fartaabdi3583 6 лет назад
Wadnooga dhatisa surumo kkkk like u fuad yare
@Kamali20
@Kamali20 6 лет назад
war gabadha sidaa kadaaya haiga xanaajinee
@xamdicabdiwali1472
@xamdicabdiwali1472 6 лет назад
Alla saan Malin walba usugaaya waanba dalay xitaaa waqti walba waa soo boqan jiray studio Ka 😂😆
@mohamedfarah9185
@mohamedfarah9185 6 лет назад
Laki xaji ciirkaa lagaa soo tuure aafo aa tahay ilaahayos daba kaayo iga dig kulaha ar walaaleey yaa kaaga dacwoonaa beerkaa na dilaacise qosolka aa iga damaade
@hamdamohamed3341
@hamdamohamed3341 6 лет назад
Haha dadkani ma meeshay sexdan 😂 like ta igu qabta intii islaaama
@somaliqueen1553
@somaliqueen1553 6 лет назад
Laki nahaab Sana ilahow daba kaaya iga dhig kulaha😂😂😂😂😂
@hindiaqalbidoolar5214
@hindiaqalbidoolar5214 6 лет назад
Goobe salaan iga garsii xanaan waliga sidan u asturnoow dheh mcn badaney sllha ku sharfo
@leilamohamed9314
@leilamohamed9314 6 лет назад
Hindia Qalbidoolar ana waan kaa gaarsinaya cadey❤
@hindiaqalbidoolar5214
@hindiaqalbidoolar5214 6 лет назад
Insha allh mhdsanid
@jwaherkharo1523
@jwaherkharo1523 6 лет назад
Walaahi qatar aan ku leeyahy waad mahadsan tahiin laki xaawo kiin goobe kuligiina Noolada guul
@fartunmahamud5256
@fartunmahamud5256 6 лет назад
War horta soomaliyey su aal ban qabaye Chanel walbo o somali ledahy ama mid ay ajanibi leyihin Like ta isaara ayey lataaganyihin ee maxa lagu hela likta rabi yasire
@najaxmohamud5217
@najaxmohamud5217 6 лет назад
Ruwayad shidan inta ila aragty like igu qabta
@fadxiyarashiid711
@fadxiyarashiid711 6 лет назад
Intii sodohda jecel. Lak isaara
@mariamarts9897
@mariamarts9897 6 лет назад
Masha Allah flmkan caadi ma,ahn qisa jirto waaye wlhi wll goobe nooso dadaji sugitankiisa nagu dheerade
@amirabdirahmanmohamed3681
@amirabdirahmanmohamed3681 6 лет назад
Wlhi nin rageyd ani hadad ijeceshahay wlalahy jeclow 😍😍😘
@kowsarshiiify
@kowsarshiiify 6 лет назад
Kkkk qof haduu jaceyl haayo ma na waalno mana fiyoobo hhhhh
@nashaadabdi4742
@nashaadabdi4742 6 лет назад
Dhig bdnaa o maskin sana ano indhaha ku dhufta is arki lhyaa murtle waba iska dhelaa
@Ibtisaammoha123
@Ibtisaammoha123 6 лет назад
Wa sugayay in bdn tnx goobe
@safiaqueen8151
@safiaqueen8151 5 лет назад
There good actors mansha allah
@daahqaad483
@daahqaad483 6 лет назад
Laki actars waaye xaqqiq
@kafisoqurux2791
@kafisoqurux2791 6 лет назад
laki ilove you
@najmapatelina1024
@najmapatelina1024 6 лет назад
Halahala aaaa sxb wankasugeyne ano firsanin baa asxabta share udahaaaay Goobe video production wadkumahadsante
@amalqurux1897
@amalqurux1897 6 лет назад
Wlhii qoto qoto ayagaa ka shidan lakii sii soco abayo
@muntascrisaaqchannal6348
@muntascrisaaqchannal6348 6 лет назад
Amal Qurux intane ma ila dawataa amlaa maxay galabsata ayan isla dawanaynee
@amalqurux1897
@amalqurux1897 6 лет назад
Miski abayo waan isdaba soconaa soo ma aha kabax
@ikraam6747
@ikraam6747 6 лет назад
Hahad zanid wll GOOBE 👍👍👍😍 horey usoco
@bahjaali6564
@bahjaali6564 5 лет назад
Naag dulqaad badan Ani biyo uso karkarin lahaa sunkur intaan ugu daro ku shubi lahaa Wllhy dumashiday haday igu xumato ayada dhib qabta
@shukriinaalihaji6823
@shukriinaalihaji6823 6 лет назад
Shekadaan wa wax jiro Alla jaahilnimada dhib badanaa
@maryamqurux1073
@maryamqurux1073 6 лет назад
Thanks chenal kena an jecelnahay
@najmonalka9732
@najmonalka9732 6 лет назад
Ayadaa ushidan sheenehedaba kahelaaa love u laki
@MohamedAhmed-ej9tp
@MohamedAhmed-ej9tp 6 лет назад
gabadha murtiile ha la iidoono somali maxamadey
@samsamaragsan3615
@samsamaragsan3615 6 лет назад
Mohamed Ahmed hhh maxaa ku dooratay
@MohamedAhmed-ej9tp
@MohamedAhmed-ej9tp 6 лет назад
Seynab Hassan adigu iidoon indr
@islamsom4286
@islamsom4286 6 лет назад
Sxb malaha waa laqabaa kolay carur way haystaaa amina iftin lkn dhaqanka marwaday ledahay
@Idileey9
@Idileey9 6 лет назад
Ilaahow daba kaayo IGA dhig kulahaa balayo lakiyey
@islamsom4286
@islamsom4286 6 лет назад
Kkkkk aar murtiile dumarku nagu dirayaa ninku ad adakaa hablow reer waqooyigu saas maha waa rag dumarkoda jecel
@islamsom4286
@islamsom4286 6 лет назад
#11 wlh maamada waa halis Allow tano kale yey mamo no noqon
@fatimabintuali6569
@fatimabintuali6569 6 лет назад
Guri an kiiiina ahyn uguma noolaaan kartid si raaaxo leh.
@shamsoabdi4193
@shamsoabdi4193 6 лет назад
Woow nice movie's
@suusuusalad5378
@suusuusalad5378 6 лет назад
Ilahow daba kayo ika dhig Ma caynin
@ismahanmohamed3592
@ismahanmohamed3592 6 лет назад
Suusuu Salad ac
@faankakamaheloasadreerqard2112
Wooof woof yaa reer goobe Video Production salaamulaah caleeg
@halimoelmiabouker4470
@halimoelmiabouker4470 6 лет назад
Hawa kiin koula anibilachai kodabagala mahoumaleiisaa Hawa kiin.warkiii yo roufihannee warrey LACKI sasabooo weyhiskasasatai.beirri filmka kou wadaa chakadaa gouriiraa wakagabtaaakkkkkkkk
@sharafquman19
@sharafquman19 6 лет назад
I love you laki qof xayi ah
@Meme-ui3sg
@Meme-ui3sg 6 лет назад
Dumashi fiican waajirta soda Amiga canal dadka isku mid ma ahan kuli ma wada xuma
@aishachannel7098
@aishachannel7098 6 лет назад
Laki xaji wa shareey hhh
@faankakamaheloasadreerqard2112
barashada Cilaan saarka Kkkkkkkkkkkk sax walaahi
@iglanahmed6440
@iglanahmed6440 6 лет назад
Ilaahay hanabinina dhib idiinma geeysanine riwaayad baad dhigaysaane ilaahow San maad igu talagshay iyo ilaahay baa igu taagay kulahaa
@hibocadey492
@hibocadey492 6 лет назад
Wllhi aamino iftiin waa baari waxbo ma qaban laheyn mey iskaga tagto nin mey weyneesa uf 😡😠😠😠
@jalaqsaninaali1573
@jalaqsaninaali1573 6 лет назад
Hibo Cadey walahi dumashiyasha qar xun iyo aqwalan ayaa ku jiro ani hada ninkega sadax ayaa la dhalaty hal bis ayaan iska fahansanahy anigo la jogin ayaaa qadka liga so caya ka waran hadan la jogi laha amino iftin wn ka darnalaha kkkkkkkkk
@fadumoabdalafadumoabdala5327
@fadumoabdalafadumoabdala5327 6 лет назад
Laki aad ban u tageera 😍😍😍
@zamaarabintuosman9837
@zamaarabintuosman9837 6 лет назад
Anigu marka mamaanajarkii kininiskaa noqdo kulahaa arfarax murtiilow 😂🤗🤗🤗
@hafsasweetie1304
@hafsasweetie1304 6 лет назад
Waligey maguursan fresh ahay kuyeh Oo dadka guursaden maqasqasbaa😂
@fartaabdi3583
@fartaabdi3583 6 лет назад
Kkk fuad yare wali magursan freshas ahay kulaha alla jcliya shenaha cusub
@iqraahmed5376
@iqraahmed5376 6 лет назад
Laki ilahow tabakayo iga dhig ku laha 😂😂😂😂
@Yasmin-rf9hd
@Yasmin-rf9hd 6 лет назад
Somali wexey horu mar ugaariweysey waa dulmigaan iyo munaafaq nimadaan leysku garab siinaayo Allah inuu wax walbo ujeedo wey iloobeen Allow xaqa natus intaan arkaa igu filan walee
@aichaahmed6357
@aichaahmed6357 6 лет назад
Lol laKih ku taGeersAnyhy plHi allow dUmashidEy saaN haka dHigin like ii saaRah inta iiGu racsaN
@cookingwithbasro9722
@cookingwithbasro9722 6 лет назад
Laki ninkan Aad rabto walashis aya kagoyneyso waxa dumashida kisameyse
@maryamamaclinnuur2646
@maryamamaclinnuur2646 6 лет назад
Basro Hassan taasa been ahayn waan jeclaan lahaa laki gabr ay lacala jileyso in ayadana lag jaro xumaan ninkii flaa halagu falo hdii la sabri karana hala sabro waye
@queen-pj1ot
@queen-pj1ot 6 лет назад
Keen gal waa daalay saa u sugaayay wlhi
@naimamahad1069
@naimamahad1069 6 лет назад
Film aan aad utageero
@msshajji6868
@msshajji6868 6 лет назад
Qofki 3 aad ee daawada noqday hambalyo like ii saara soomaalaay
@asmaaasmaa-kg6yt
@asmaaasmaa-kg6yt 6 лет назад
ilaaaahow sodoh ha ila dajin io dhooocillo ay dhashy baqtida
@yaasiinhassan2127
@yaasiinhassan2127 6 лет назад
Riwaayadan way shidan tahay wax yar aa ka dhiman
@faankakamaheloasadreerqard2112
Aniga miyaa mise cid kasto baa qabta suaashaasi bal fadlan iiga jawaaba ruwaayadaha soomaalida sameyso only maaha qooto qooto dhamaan miyeey ka qiso wanaagsan yihiin oo ka jiliin macaan yihiin kuwa ay sameeyaan laki iyo fanaaniinta la kooxda ah??????????!!!!!
@owlaadjacayl4290
@owlaadjacayl4290 6 лет назад
Faanka kama helo Asad reer qardho laki meshi ay ku jirto baa shidan
@iqraahmed7133
@iqraahmed7133 6 лет назад
Faanka kama helo Asad reer qardho meel laki kujirto markasa wa macantahy inta ka aheen qooto qooto sidey ila thu
@faankakamaheloasadreerqard2112
Iqra Ahmed Kkkkk intaan ka eheen qooto ma fahmin ii jilci
@lilazlovebarcelona8051
@lilazlovebarcelona8051 6 лет назад
Wlh noloshan kumaa jiri lahen dumashida maa ana laa ila qawa Allah dumashiya waa ey ey kala jirin maa oga miya in iyada la gursanayo
@princessamina9363
@princessamina9363 6 лет назад
planka qebta waji kama lihi ani iidhib kulahaa laki dumaashidey ilahay kama dhigo 😂😂
@wiiloqadar5110
@wiiloqadar5110 6 лет назад
Illlahow nin murtiile oo kalaaa kaamabar yin
@zakifadap9177
@zakifadap9177 6 лет назад
laki xaawo kiin leee kuhysta I love yo
@fatumaa.yussuf4915
@fatumaa.yussuf4915 6 лет назад
Mashallah add ayn uso dhaweynaa fikradahina..lkn tii hore nama ad dhamstiri ayadoo half ah ayad tan bilawdeen secml waye hee
@decamoh1315
@decamoh1315 6 лет назад
Laki wacays 😍😍😍😍😍
@daahqaad483
@daahqaad483 6 лет назад
Hooyo weey iska xirtay 😃😃😃😃
@hamdixaaji2054
@hamdixaaji2054 6 лет назад
mahadsanid goobe production
@balqiisajaamac4019
@balqiisajaamac4019 6 лет назад
uff necbiyaa caku nin cidisa ka daba dhaqayo on warkaga maqleyn na orod hadusan ku maqleyn is kaga tag
@talisoyarey8801
@talisoyarey8801 6 лет назад
Ar dumashiyaa dusha ka murux dheh hadaan nin guursadaba icilcila dheh sodoh iyo dumashiyey 😂😂😂😂😂😂
@adeniidow3556
@adeniidow3556 6 лет назад
Laki libaxad igadheh🤣🤣🤣 😕😕😡😡😡
@zamaarabintuosman9837
@zamaarabintuosman9837 6 лет назад
Wlhi Kali waankuhaystaa
@filzanali7642
@filzanali7642 6 лет назад
Amina iftiin ❤️
@zamiiroupdynuur9095
@zamiiroupdynuur9095 5 лет назад
buur hakabo ku la haa
@prettydaisha4281
@prettydaisha4281 6 лет назад
Anaa ugu danbeeya 😍😍💥
@fadumofaraxsan7804
@fadumofaraxsan7804 3 года назад
Kkkkkkkkkkkk 😂 🥰 😂 🥰 😂 🥰 😂
@zeinabibrahim6750
@zeinabibrahim6750 6 лет назад
Ar lakiyaaa hadaan dumashidaa noqon lahaaa saan maa ii gali leheed kkkk
Далее
Sheeko Gaaban----Sinji Quursi Part Three
32:39
Просмотров 236 тыс.
RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 8 HD
59:59
Просмотров 488 тыс.
ПРИКОЛЫ НАД БРАТОМ #shorts
00:23
Просмотров 2,8 млн
Sheeko Gaaban----Qiyaano Dumar Part Four
34:37
Просмотров 341 тыс.
Sheeko Gaaban ------- Ma Dhaqde, mana dhige
28:48
Просмотров 1,2 млн
Sheeko Gaaban---Col baan la ahee adna la coloow
30:10
Sheeko Gaaban----Dulmi Part 1
26:51
Просмотров 283 тыс.
Sheeko Gaaban-----Ayuuto
57:44
Просмотров 527 тыс.
Dulmi DHAMAAD
36:43
Просмотров 239 тыс.
Sheeko Gaaban----Sinji Quursi Part Nine
34:20
Просмотров 267 тыс.