Тёмный

SHEKADAN IMA GALIN ANIGA. 

Hamda Home Decor
Подписаться 108 тыс.
Просмотров 34 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

14 сен 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 150   
@yuuuuga1
@yuuuuga1 10 месяцев назад
Adigo xiqin xanaqinee dhiibo fikirkada ❤
@anr4578
@anr4578 10 месяцев назад
Bnhb
@Salma-rd4oh
@Salma-rd4oh День назад
Hamda nmrkada ma helikaraa
@omfatmaaqeeli5240
@omfatmaaqeeli5240 10 месяцев назад
اللهم صل على محمد وآل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميدا مجيد اللهم بارك على محمد وآل محمد كما بارك على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميدا مجيد
@QueenMuniiza
@QueenMuniiza 10 месяцев назад
عليه افضل الصلاة والسلام على رسول الله صل الله عليه وسلم
@henamohamed9823
@henamohamed9823 10 месяцев назад
Abaayo talo , qof Allaah taqaan ayaa tahay oo Allaah kacabsanaysa.....qofna reaction hakadhiibin...because walaahi nolosha qofkale qof ogaankara majiro.....ama fikir kabixin kara , dulmi ayee kugu noqonkartaaa. For me i can always listen to the person, but never judge about their life n weather the story is possible or Not.....
@anabanabhassan7556
@anabanabhassan7556 10 месяцев назад
Subaxllah Subaxllah ilwo xaq nawafji amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin yarabi 🤲
@NuramaxamednuurXusen-if2sx
@NuramaxamednuurXusen-if2sx 9 месяцев назад
Wlhe Anba imay galin shekadasi
@saaraapdi2729
@saaraapdi2729 10 месяцев назад
Msha allh wku farxay wlhi ado cafimad qaba fadhiya ku arko alle hku taam yelo cafimadka abyo❤❤
@habonali9734
@habonali9734 10 месяцев назад
Mansha allaah,mantay ruun ayad shegtay abaayo shekada waa abo iyo hooyo fartun warkeda lama rumeykaro❤❤
@hamdiabdulle3071
@hamdiabdulle3071 10 месяцев назад
Masha Allah Abaayo allha caafimadka haku siyaasiyo xamdiyey ❤❤❤❤❤❤
@samiramohamedabdi3951
@samiramohamedabdi3951 10 месяцев назад
Masha alh ilahey haku cafiyo abyo mcn
@umuhanii
@umuhanii 10 месяцев назад
Allah ku cafiyo hamdiyey ❤
@nimcoqaali3446
@nimcoqaali3446 10 месяцев назад
ماشاءالله اختي حفظك الله
@sacdiyahabargidir6589
@sacdiyahabargidir6589 10 месяцев назад
Masha alah tabarakalaah walhi abayoy igu feker ayathy cafimad tama alaha kusiiyo
@fardoosmaxamed4817
@fardoosmaxamed4817 10 месяцев назад
Hamdi alle haku cafiyo xbbt waan la socday xanunkaga runtii waa faraxad hadii ad maanta sas u cafimaad qabto alle haku siyadiyo
@nimcoadan7794
@nimcoadan7794 9 месяцев назад
Allh hkuxafitho wll qali maskaxda iyo aqliga Ad lethahy wlh dumar badan ayainofcned iney leyihin wilasheg goob Rabi haxafitho damantood❤
@sacido125xamda7
@sacido125xamda7 10 месяцев назад
Alaha haku cafiyo xabibti ❤
@fadumomohamed2113
@fadumomohamed2113 9 месяцев назад
M.a ukhtii illahay Cafimadka hakuu siyadiyo
@duniyakordahab
@duniyakordahab 9 месяцев назад
Mahadsanid abyo
@medmead
@medmead 9 месяцев назад
MashaAllah
@cambaro
@cambaro 10 месяцев назад
Ilaahoow caafimaad sii xamda&dhamaan muslinka xanuunsan maxaan kuu bixiyaa tolpow magacee wlhi legend baa adoo xanuunsanaya baad isku soo dhibtey inaad noo soo waranto sidaad uhadleysay beryo kahor codkarnimadaada wlhi waan naxsanaa alx maanta kistoo waa soo kabanee inkastoos kartidaada aad isku dhibeyso caziiz haku garab galo caafimaad sareec ahna haku siiyo abaayo❤
@yuuuuga1
@yuuuuga1 10 месяцев назад
Qalbi Amiin Mahad sanid
@roromahamed6194
@roromahamed6194 10 месяцев назад
gabadhan xamdi waa runteed waxy dhahdy rayan aros bay samayn rabtaa wana run wax macquul ah bay ku hadasha viva xamdi qurux ❤
@essiahassan5157
@essiahassan5157 10 месяцев назад
Salalahu calayhi wasalaam ❤️ 😍 💖 ♥️ ✨️ 💕 ❤️ 😍 💖 ♥️
@halimamohamed7431
@halimamohamed7431 9 месяцев назад
Masha allaah si qurux badan ayaad u hadashay Illahay ha ku xifdiyo waayo qof walba fikirkiisa ayuu hadlaa ❤
@xananmusemaxamud6917
@xananmusemaxamud6917 10 месяцев назад
Alle hakuugu wado wll cafimaadka
@hodoali5714
@hodoali5714 10 месяцев назад
Mansh allah tabarak raxman
@nusaymaaxmed2885
@nusaymaaxmed2885 9 месяцев назад
Kula fikir baa ahay abayo ani markii horeba een shekada arkay kaman helin wna sa shegtay oo wxa bdn ba ka qaldan inaguba dad aqli leh ban nahaye
@saciidomacalin9059
@saciidomacalin9059 10 месяцев назад
Hamda alle haku caafiyo sidaan is lahaa wlhi yurub waa naqaana inee wax kq qaldanayen ahekada marmi hore ayaanba ogaaday
@naimamohamed5403
@naimamohamed5403 10 месяцев назад
Walahi waruntaada abayo wankutageraa
@fardousaabdi1938
@fardousaabdi1938 9 месяцев назад
Masha Allah anaa kugu raacsan sax horo aan u iri wax macquul ma ahan sis
@Yaboy.22
@Yaboy.22 9 месяцев назад
Maansha Allah,runta aad u sheegtay,hadey qaadanayaa,Adigey hada ku soo hajuumaayaan.
@najmaAbdi717
@najmaAbdi717 10 месяцев назад
Ilahay dartiisa kuu jaclahay ilahay haiika caafiyo abaayo mar inaakula kulmaa rajeyna i.a
@kawsarabdirahman2083
@kawsarabdirahman2083 10 месяцев назад
M.a xamda waa caqligii oo qof ah❤❤
@madinamoumin2474
@madinamoumin2474 10 месяцев назад
You are hooyo caqli badan runti j'aime bien la façon dont vs parlez ❤❤
@faadumomaxmed3256
@faadumomaxmed3256 10 месяцев назад
Ilhy ha ku cafiyo abayo mcn
@aminaogas6831
@aminaogas6831 10 месяцев назад
Aqli badan❤❤❤
@faysasiciid847
@faysasiciid847 10 месяцев назад
wlhi xamday kula fikir baan ahay maalina maan aqbalin qisadan fartuun inay wax ka qaldanyihiin waan dareensanahay
@xafsaibraahim4091
@xafsaibraahim4091 10 месяцев назад
Xamda alle haku dhawro gacalo
@user-lt8mw4ck5o
@user-lt8mw4ck5o 10 месяцев назад
Alha kucaafiyo abyo macan
@dumarkaabachannel161
@dumarkaabachannel161 10 месяцев назад
Hadan rayigayga ka dhibto wlhi qisadan wax badn aya ka khaldan gabdhas wax badn noma shegin kolay markay soo gashay TikTok wax badn way ka khaldanayen oo qof dhiban way u eekayd Xaga ninka wali isaga maso fadhisan oo naago unba so wada hadlaya mid run shegaya iyo mid been shegaya allahu aclam kolay lkn wixi la shego waxba ka jiraa xaga ninka iyo xaga gabdhaba Yaynan ku dagdagin xukuna ridin ila labada dhinac si ficn inogu waraman
@Xamdimaxamad-bh1qm
@Xamdimaxamad-bh1qm 10 месяцев назад
Msha alh abyo xamada qurux alh ku xafido
@rahmaabdi3799
@rahmaabdi3799 10 месяцев назад
Xamdi wllahi waan qaadan waayey xppti ninkaygii baa shil galay ana aroos adaay waxaan lahaa gabadhu arxan daranaa
@ubaxnuur4455
@ubaxnuur4455 10 месяцев назад
Masha allh tabaraka raxmaan wllshy xamda home decor runta alle kugu manaystay alle hakugu xiftiyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@nadiiracumar2639
@nadiiracumar2639 10 месяцев назад
Waa run walahi waa kugu raacsanay fartuun sheekadeedu waa madmadow
@hassanomarfatouma3736
@hassanomarfatouma3736 10 месяцев назад
❤❤ Hamda wan ka hela hn
@samsamweydow
@samsamweydow 10 месяцев назад
WA sax xamdiya fakir saliima ah waye❤
@happyhjmc1975
@happyhjmc1975 10 месяцев назад
Abyo Allah ku caafiyo 🤲🤲 Runta mar unbaa la ogaanaa abyo sheekaduna inay isku qasan tahay waa iska muuqataa
@cabaas8626
@cabaas8626 9 месяцев назад
Hambo gafuur 😂
@suhurdiamond7319
@suhurdiamond7319 10 месяцев назад
Absolutly sheekadaas iguma socoto anigaba ninka wuu khiyaami karaa sxbteedna wuu aroosi karaa lkn sida ay sheekada u sheegtay ani waa diiday
@QueenMuniiza
@QueenMuniiza 10 месяцев назад
الحمدلله على كل شيء وعلي كل حال
@sucadbileahmed8004
@sucadbileahmed8004 9 месяцев назад
Ha iman ayaa lagu yidhi
@maryanosman4076
@maryanosman4076 10 месяцев назад
Suxbaallah
@leylaladan864
@leylaladan864 10 месяцев назад
Sheekada fartuun ma aaminin iney sax tahy
@naimaibraim1164
@naimaibraim1164 10 месяцев назад
Allaha kusiiyo cafimaad taam ah
@roodacawil4410
@roodacawil4410 9 месяцев назад
Anoo burco dhexfadhiyaa layaabay shekadan ninkaygii shilbu galay oo hospital kuma boqankaro oo talefanka igaa xidhay hadanaa aroosbaan aday yaaab
@ayaandegan82
@ayaandegan82 10 месяцев назад
Xamda waa runtaa xaqiiiq weeye
@fatuushyacquub9349
@fatuushyacquub9349 10 месяцев назад
Allah aqliga haku barakeyo
@ayaanhamudguleed8955
@ayaanhamudguleed8955 9 месяцев назад
xamday waan kugu raacsanahay isku fikir nahay wlHi❤️
@amouliahmed7941
@amouliahmed7941 9 месяцев назад
Hamdiyey waa kusalaamay Dear xagee lagaalasooxirrraah
@ladanmuhumed1367
@ladanmuhumed1367 10 месяцев назад
Naagtaas ninka been ayey ka sheegtay wlhi..Nin Curyaaan ah ayey ku Gaftay.....His side of the story ayaaaa sugaynaaa...In uu Soo hadlo...Sheko Kastaaa 2 Dhinac ayey leedahay
@aishacuud1840
@aishacuud1840 10 месяцев назад
I agree your really story ❤
@user-kb6gi1hn1t
@user-kb6gi1hn1t 9 месяцев назад
Fartun benleywaye wilka ayada qiyantey
@Muqdeer
@Muqdeer 10 месяцев назад
I knew from the get go that there was something off wallahi.
@katramandeq45
@katramandeq45 9 месяцев назад
Msha allah ❤❤❤
@rahmacige9251
@rahmacige9251 9 месяцев назад
Wall wax kaleba ha ii danbeeya kwrn caafimadkaga 😭
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 10 месяцев назад
Sheekadaan gabadh baa keentay anigana waala qiirooday oo ninkaas inkaarnay. laakiin hada miskiinkaas nabsigiisa inuu ku dhacaa ka baqaa
@anabanabhassan7556
@anabanabhassan7556 10 месяцев назад
Asc abayo mashallah Mashallah abayo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🥰👍👍👍👍👍🤙🤙🤙🤙🤙
@qadroomar4143
@qadroomar4143 9 месяцев назад
Shekaadas inta hore aanba ku qanci wayay ninkeygoo shil galy aroos aday wlh ma dhameestiran
@umumaida6601
@umumaida6601 10 месяцев назад
Walaahi abayo sedaa ufakirtay Ayaan ufakiray markaa sheekadaas maqlay waa iga dhaadhic weeysa
@khadraali5890
@khadraali5890 9 месяцев назад
Anigaba sidokale marumesan hadalada iskuma toosneyn
@seinabaliomar5211
@seinabaliomar5211 10 месяцев назад
Ma dhageysan sheekada Fartuun, laakiin taada ayaa i qancisey.😊
@Sihaameyy_
@Sihaameyy_ 10 месяцев назад
ilaahay caqliga kuu siyaadi xamdiyeey anigaba gabdhaas sheekadeeda waa iga dagi waysay dadka xilligaan inay fakaraan diyaar uma aha waa dad wixii la donna lagu shubo
@malak-tn5ic
@malak-tn5ic 9 месяцев назад
Reer itktok mahi lkn face book ka arkey qof ka shekynaya qisadaan koley ani igama daadagin wax caqliga gala ilama aheeeen waà fikirkeyga
@Sacdia1976
@Sacdia1976 10 месяцев назад
Sheeekhada fartuuun ineeey wax kaqaldanyihiiin waan fahansanaaa ilhay base iga og aroosan aaday anoo ninkega isbitaal kujiro maskaxdeyda waadiday
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 10 месяцев назад
Aad baan kuula qabaa aniguba
@sukhranasir
@sukhranasir 8 месяцев назад
Aad iyo aad naaguhu iyaga is dhibateya😢
@BadriaDiamond
@BadriaDiamond 10 месяцев назад
Wxn isweydiyay tol manay lhyn 😢😭
@maryanosman4076
@maryanosman4076 10 месяцев назад
That true 😢
@Xamdimaxamad-bh1qm
@Xamdimaxamad-bh1qm 10 месяцев назад
Xamdiyey ani markii horanba la yabana mana runeysanbo 😂
@duniyakordahab
@duniyakordahab 9 месяцев назад
Scw scw scw
@Aishamataan
@Aishamataan 10 месяцев назад
Anigu weli iyadaan weli aaminsanahay, dadkaa soo hadlayna dad qabiil ugu danaanaya ban u arkaa iyo sheekadi tiktok. ALLAAH BAA INAGA OG.
@fatimasalax2980
@fatimasalax2980 10 месяцев назад
Please akonkeyga waaa cusubyhy iii boqda
@rihanruun1147
@rihanruun1147 10 месяцев назад
Abaayo hamaha fiyooraha Africa ma u soo deliver gareysaa 😊
@safaluul7338
@safaluul7338 10 месяцев назад
RAadi waad helaysa halkad joogto caasimadaha africa waalaga hela
@ayaancabdi8959
@ayaancabdi8959 9 месяцев назад
Waaa caqlilay gabadhani
@anuushhassan7932
@anuushhassan7932 10 месяцев назад
Nagta ine ben shegeyso walo jedaa
@fatimasalax2980
@fatimasalax2980 10 месяцев назад
Xaqiiiq adigo xiiqin oo xanaqin fikradaada dhiibo🎉
@safaamohamed6953
@safaamohamed6953 10 месяцев назад
Adiga noloshu isagu ka toostey kadib Gabadh ka qiso ku dhacdey I'ma gelin iska so jaree rayaan Bajaj xata sidas Aya dhahdey Mida kale malinka ay fartuun daahis qisadeda ka shekenesey sida dadka u wad wadaan uma dhihin waxbdan laga badelay
@ayaanayaanmawliid5643
@ayaanayaanmawliid5643 10 месяцев назад
Mashaa Allah abaayo xamdiyeey maalintii xoog kaaga naxay o.o waa ooyey; laakiin Wll waxaad tahay gabadh ad adag Alle haku xifdiyo❤❤
@yuuuuga1
@yuuuuga1 10 месяцев назад
Abyo mcn ilov u 🥲🥲🥲🥰
@hoodomashchannel8353
@hoodomashchannel8353 10 месяцев назад
Xaqiqada rabiya Naga og Lakin waxba qaldan
@user-wx9xw2kt6q
@user-wx9xw2kt6q 10 месяцев назад
Ambawayaan yaabanaa wllo waxba kama aqaan fartuun lkn qiirada beenta u eg waan laqaybsaday xaqiiqadana allaa og lkn gadal baan kashakiyay hadalada ay kusheekaysay waxbakakaqaldan
@BadriaDiamond
@BadriaDiamond 10 месяцев назад
Supxana allah 😢😭
@mssdahiro6113
@mssdahiro6113 9 месяцев назад
Wlhi xaqiiqda ilahey baa og shariif ani inow run shegayo ma aamin sani lkn fikirkeyga hadan ka hadlo shekada wey ila qaldaned waxana ubadin jiray iney hal iyo laba hadey run ka tahay inta kale wa Ben wixi run ahsa ilahey ba naga og 😮😊
@saciidomacalin9059
@saciidomacalin9059 10 месяцев назад
Aaad iyi aad wlhi waa runtaa qurbo ayaa ka seene marki hore ayaa been ayey aheed been ma ahan marka hadalkas ino been yabay waa iska cadeed marka hamda waa runta gabar caqli badan ayaa thy m.a
@madinomaanka7435
@madinomaanka7435 9 месяцев назад
❤❤❤❤
@AbdiOmar-is8sr
@AbdiOmar-is8sr 10 месяцев назад
Xamdiyey sagal malmod ayad shegeysaye sagal sanadod ayan guri kujira daqtarna wax igaqawan waye iso duceya mombasa ayn joga wa malin jimca ah iso duceya tim xamdi plx
@yuuuuga1
@yuuuuga1 10 месяцев назад
Maxaa wall qaali ku helaay guruga waa cudur ilaah haka saaro i sheeg waxa ky helaay dhaqtar fcn Meel ku arkan kugo xira
@ummumucaad8882
@ummumucaad8882 10 месяцев назад
Caafimaad taam ah Allaha ku siiyo
@hamdabilan838
@hamdabilan838 9 месяцев назад
Our 👸❤️ xamday
@user-yy6id6bn3p
@user-yy6id6bn3p 10 месяцев назад
Abaayo xalay ayaa jimceysatay😂
@samahaayawanagsan4520
@samahaayawanagsan4520 10 месяцев назад
Marka ka hadlo fikirkeyga aniga ma arkin fartuun o dhaheysa ninkeyga aya san i yelay lkn dadka waa arkay war ey is dhex wadan
@indhouronindhouron7992
@indhouronindhouron7992 10 месяцев назад
Page keda tag
@jama9324
@jama9324 9 месяцев назад
Alla soomali shaqo la aan badana maxa idinka galay oo reero is furay intaa soo fadhisataan uga shekenaysiin gabadhaan waba garoo views bay karadsanee lkn kuwa dhagesanayo kk
@Hamdi-Xarago
@Hamdi-Xarago 10 месяцев назад
👌💯💕💕👍👍👍💯💯💯
@yusramahamed3780
@yusramahamed3780 10 месяцев назад
Saxwaye
@saadoboos2430
@saadoboos2430 10 месяцев назад
horto wlllo wxa jira illahay ba og lakin niinkad shiirif ledaahay waa beenale daadka caya lama rumaysan karo
@Umusamsam24
@Umusamsam24 10 месяцев назад
Been ma aha marka hor mar gaarto cadow yelane marka oyi wa lagu qosla
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 10 месяцев назад
Manshaallah been mahan ninka shil galay uma tagin cajiib waa been iska ilow 😂hamdiyay
@qamarcantoob2965
@qamarcantoob2965 10 месяцев назад
Dumrkeena wxbaa si naga ah waxaa kloo ilaa hda iga dhaadhici la,qisa cabdicziz really shally uso daaye 7 sna ayuu xirnaa wax ehel ah mlhan gbdhii uu qabay 3 cruura ay rerkeda lagashay nnkeedii xirnaa 7sno mrna skzma dayin inee so deyso ama ay dhqdhq smeyso😂 subxmlh
@maryanmacalin4595
@maryanmacalin4595 10 месяцев назад
Alla runbadanaa anagaa rag isaga daran
@maryancusman7472
@maryancusman7472 10 месяцев назад
Hi somi❤😂
@zamiira.abdi.
@zamiira.abdi. 10 месяцев назад
xamdiyey setahy abyo cafimadkda 😢
Далее
DUMAROW ISKA JIRA QISADAN CML.
20:54
Просмотров 40 тыс.
NAAG MIYAA LAYLA GURSADAY.   ??
18:25
Просмотров 52 тыс.
CAYDA MAXA KENAY .NINKAN MIYA QALDAN MASE ANIGA QALDAN
13:04
NAFTADA HA DULMIN{ TAALO}
11:35
Просмотров 61 тыс.
KALSONIDA
24:38
Просмотров 48 тыс.