Тёмный

CAYDA MAXA KENAY .NINKAN MIYA QALDAN MASE ANIGA QALDAN 

Hamda Home Decor
Подписаться 108 тыс.
Просмотров 22 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

7 окт 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 191   
@lilymohamedmohamed2660
@lilymohamedmohamed2660 9 месяцев назад
Wasaxan tahay abyo nabiga scw khadiijo maalkeeda ayuu u safrin jiray oo ardushaam dhulka layirahdo ayuu uku iibgayn jiray waana sababta e khadiijo nabiga scw guurka uku soban dhigatay siduu aamin u yahay o tijaaradeda bilaha maqnanesay uku xafidaayay ayee ahyd marka wasaxan tahy❤
@SamiaAhmed-b334
@SamiaAhmed-b334 9 месяцев назад
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋🫵🏻❤️
@kafaayaabdilahi
@kafaayaabdilahi 9 месяцев назад
Allaaha ga ka xishoo meel kasta intaa bad la taagantahay subxaanahalaa wax kale likes ku raadi
@user-gg1gl7eu4o
@user-gg1gl7eu4o 9 месяцев назад
❤❤❤
@munasaidchannel5767
@munasaidchannel5767 9 месяцев назад
ALLAHUMA SALI CALA SAYDINA MUXAMAD SALALAHU CALEYHI WA SALAAM ♥️
@halimaibrahim4471
@halimaibrahim4471 9 месяцев назад
Ninka gorma raliyo lo noqda marku ku wanagsayayhy lkn qof ku caynayo ama qof ku dilayo gorma adeceysa wa maya nabi muxamed sallahu calleyhi wasallam khadija ayu u shaqeyn jiralray intu gursan ka hor umina khadijah alle ha ka rali noqodo
@kayriaessa8788
@kayriaessa8788 9 месяцев назад
When you become a top You become a topic When you become head you become a headlines so don't worry what people saying Keep going sis
@fatumahassan4812
@fatumahassan4812 9 месяцев назад
Yes that’s true ❤
@yuuuuga1
@yuuuuga1 9 месяцев назад
🥰🥰🥰🥰
@alyasfarah9816
@alyasfarah9816 9 месяцев назад
Nacas waaye ninkan
@FaisaCadeey25
@FaisaCadeey25 9 месяцев назад
Yes that’s so true❤
@umusahra2521
@umusahra2521 9 месяцев назад
2023 Hooyo inay dhibatooto ma ogalin Hooyo waa inay wax barato shaqaysato lkn nin abuser ah looma bahnaaa
@kamilaalinor7329
@kamilaalinor7329 9 месяцев назад
Kamila samideey Allaha no daayo abaayo kamila na waxan leeyahay kor oo kaalin Gal Abaayo qoys ka allaha ku barakeeyo
@Naagnool124
@Naagnool124 9 месяцев назад
Xamdiyeey ilaahay haku xafido fariid baad tahay waad bakhti garaacday dulleystahaas adoon xanaaqin cadhoonin caytamin just runtaad cadaysay
@umurayann5457
@umurayann5457 9 месяцев назад
Subxanallah nayaa muuku dhahay nin 2mitir ah ayaan u dhaxay dheh wexey barteen gabdhaha single mother ka ineey ceer ceersadaan sorry hamda nin kaa yar ayeey xaas u tahay oo boqoradaas dadka dhiiri galineeyso garab taagan dib u dag dheh
@sihaammaxamed8889
@sihaammaxamed8889 9 месяцев назад
Mansha alh tabaraklah rabi ha isku kiin daayo nin dheer walalo nabi maxamed khadija ganacsigeda ayu ka shaqayn jiray
@haawoaweis6627
@haawoaweis6627 9 месяцев назад
Wiilisha soomaalida qaar kood waxay dhareemaan attack, markay kabar soomaalia wax dhahdo ,lakiin alhamdulilaah isbedel aa imaaday ,hadaad rabtid iyo rabinba,❤❤❤
@alyasfarah9816
@alyasfarah9816 9 месяцев назад
Fariid fariid guul alla kvinnor
@abdikadirhashi3832
@abdikadirhashi3832 9 месяцев назад
Sanadkan wiilashi way doodayan lkn alx isbadal dumar nima timid sanadkan 2023❤
@umuzeyd
@umuzeyd 9 месяцев назад
Waxaa la yaabay nimanka qaar runta baa xanuujisa, bilaash buu kuugu maagay runtii, sifiican baad oga soo falcelisay, siiba qofobka ah Maxa Gabar lagu doortaa “wali maalihaa” hantideeda Masha allaah ❤ …. Waxaa kaloo iga yaabiyay Gabar walbo hadasha waa garoob rag naceeb qabtaa baa laga wada hehe buufis. Runtii kan jawaab uma qalmin in uu qaldanaa Way iska cadahay
@hodoadam7781
@hodoadam7781 9 месяцев назад
Been maaha walh intooda badan runtaa xanuujisa
@cawocumar7711
@cawocumar7711 9 месяцев назад
Huuno walhi ninkani la yaab ma leh oo waxaa jira qaar badan oo la mid ah oo ku odhanaaya maxaad waxka barana ninbaad soo tagaysaaye yacni walhi maskaxdoodu siday u shaqaynayso walhi aadbaad ula yaabaysaa waxayba u haystan in ay dumarku waxbaab barankani Eraygan Garoobna waa arayga kaliyaay nagu cabsi galiyaan miyuu Ilahay in uu Nabi muhamed u duceyaya garoobta Ninka u joojin mayno guulayso huuno labada dooroodba❤😊
@yasmincqadir1446
@yasmincqadir1446 9 месяцев назад
Waa nin waalan horumarka dumarka ayuu ka xun yahay ha u joojin hamda qaali wlhi anagaa ku jecel ❤
@hodoadam7781
@hodoadam7781 9 месяцев назад
Diintaa lagu gabanayaa Gbdha geesiyadaa boqorna garab taaganyhay maashaa allaah xbbti halkaa ka hay❤
@hodanmohamedlifestyle
@hodanmohamedlifestyle 9 месяцев назад
Huuno hadaye raga soomaaliyed arkan gabadh karti leh waye ka xumadan huuno horay u soco❤❤❤
@sanaahmad3599
@sanaahmad3599 9 месяцев назад
Mashaallah xamday hore kuman dawan jirin, in dhawayd ayan dhawr video ad leedahay aan dawaaday aad ban uga helay sida kalsonida leh eed uu dhiirigaliso hablaha hore uu soco walal
@Sahan12341
@Sahan12341 8 месяцев назад
Kkkkkk wuxuu yiri waa maskax dhaqid. Waa run waa maskax dhaqid. waxaa laga dhaqayaa Dumarka somaliyeed wixii xumaa eed kushubteen raggiina xunxun waxaad jeceshihiin Doqon mudiicad ah oon xumaan iyo samaanba kugu ogol. Xamdi hore usoco good luck warkoida iyo naac naacda ragga qaarkod ha ubixin
@sirtanolosha7969
@sirtanolosha7969 9 месяцев назад
Nin in la adeeco waxaaba ka sahlan waalidka in la adeeco! Wuxuuba ka dhigay waxa aduunga ugu sahlan in nin la adeeco wagar! Hateeyba sidaas u sahlaan leheed gulligeen waana qabi lahaay mid la furo lama arkeen, sheeko iyo iga sheeg oo meesha ku haaya ninkaan.
@HibaakMohamet
@HibaakMohamet 9 месяцев назад
Mnshlh haaa uu joojiin duleeeystee weeyi adigaa iyo maamo fadxiyaa cabsiyee waay idin xaag xaagtaan waxaay diidaan yiiin inaa Dumarkaa dhiri gaalisaan ilhy haa noo kiin daayee ❤🎉
@mariamabdulkadir6314
@mariamabdulkadir6314 9 месяцев назад
WAAN GUGU RAACSANAHAY 100%, WAQTIGII RAGA SOMALIYEED DUMARKA AY GUMEYSANJIRAAN LAMA JOOGO, ALXAMDULILAAH ALLAH GUMEYSIGOOD NAGA SAAR INTA HADA KU JIRTANA ALLAH HA,UGARGAARO, LKN WAXAAN DHIHILAHAA JIILKA CUSUB INEY KU CIBRO QAATAAN HOOYOOYINKOODA SIDA LOOLA SOO DHAQMAY. ALLAH HA KU XAFIDO ABAYO, GUULEYSO WALIGAA.
@user-fk9ws2fk1t
@user-fk9ws2fk1t 7 месяцев назад
Masha Allah
@user-kx9jo4jv7y
@user-kx9jo4jv7y 9 месяцев назад
Abayo alle haku barakeyo xuman madam sheegin ee dulaystayasha ayad iftimisay iyo wadoyinka ay dhabdha kaga faidaystan kano kale haw jawabin farid isku filnatay rabigedna taqan batahaye
@Hastays
@Hastays 9 месяцев назад
❤❤❤ Hamda waaxadd tahay hooyo karti badan. Waan kaa helaa hunoo❤❤❤. Form djibouti😊
@Naagnool124
@Naagnool124 9 месяцев назад
Xamdi aad baan kuu salamayaa aad baan kuu jecelahay walaalo ilaahay haku xafido. Fadlan ka soo hadal Kowsarliin. Kowsarliin waa doqon qoyan ah waa naagtii liveka lagu dhex furay ee hadana ninkii soo ceshatay
@shamissheikh4638
@shamissheikh4638 9 месяцев назад
Abaayo waa saxantahay kheer allaha kusiiyo lknse janadda naxariista ilaahey unba lagu galaa camal walba aan sameeyno meel kuma tageeyno xabiibti ilaahey janada hana wada geeyo Wanadada ajir hakaa siiyo Aameeen ❤
@user-ov3zy4po1u
@user-ov3zy4po1u 9 месяцев назад
Marwo sharaf leh ❤ boqorada haweenka ❤ dhiiri galiya ❤ilaahow ragga inta wanaagsan noo daa cabdawga ha u jawaabin ❤ abayo anaga ayaa garabkaaga ah❤ duliga ka soco ❤ reer lugu daydo ayaa tihiin ❤ ilaahy sayga hakuu barakeeyo ❤ waan ku jecelahy wll ❤
@AnfacAbdi-lk7jw
@AnfacAbdi-lk7jw 9 месяцев назад
Mash Allah gabar kartileh 👌👌👌
@luulsheqxasanxasan8555
@luulsheqxasanxasan8555 9 месяцев назад
❤mashallah ♥️keep going abayo
@fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757
@fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757 9 месяцев назад
Masha Allaah❤❤
@anisamohamed2032
@anisamohamed2032 9 месяцев назад
Maaashaaa alllllh dhabtiiiii hadalkda xigamd wanaaag ka faaidy sistry rabbbi haku xifdiyo adiga ubdkada reerkda qaaliyey ❤
@hodan25qase
@hodan25qase 9 месяцев назад
Gabdhuhu hadii ay isku filnadan yay gumaysanay ileen waa durufaha mesha gabdhaha lagaso galo
@ayanhassan6102
@ayanhassan6102 9 месяцев назад
Janada laguma galo cidna. Waa shirki Illaaheey adeecadiisa kaliya ayaa jano lagu galaa.
@user-lt8mw4ck5o
@user-lt8mw4ck5o 9 месяцев назад
Masha alh abyo kuleyso waana kusalaamaa cadeey
@omfatmaaqeeli5240
@omfatmaaqeeli5240 9 месяцев назад
Masha allah 🥰 🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹
@user-od1bc5mr5w
@user-od1bc5mr5w 8 месяцев назад
Masha allah wlshay mcn ilahay isha cadawga ha ka ilaa liyo❤❤
@fertunali1007
@fertunali1007 9 месяцев назад
😂😂😂 Nimanka qaraarka maqarsan karaan mana jecla waxa aad sheegtay oo ah hala isku tashto 😂😂 wexey raban wax eey adoonsadan oo nafta kudhiban ilaa inyar oo ale unaxaristay mahane
@ismahancali6643
@ismahancali6643 9 месяцев назад
Masha Allaah halkedi bad dhigtay Abayo weliba Waxad Sisay Jawaab Akhaaq iyo Aqoon ka Tur jumaysa ilaahay haku Xafido Abayo mcn insha Allaah ❤❤❤❤❤❤❤❤
@nimcomahamed6369
@nimcomahamed6369 9 месяцев назад
Keeping going xbbti dumarland ❤
@najma649
@najma649 8 месяцев назад
noo soo badi abaayo qayr allaha kusiiyo
@asmaosman3757
@asmaosman3757 9 месяцев назад
Mashallah abayo waligaa ha ujoojin
@madinamacow8776
@madinamacow8776 9 месяцев назад
Masha allah jawab xushmad leh baad siiyay qaali keep going ❤❤
@user-gc2rx2kb9u
@user-gc2rx2kb9u 8 месяцев назад
Masha Allah abaayo ha u joojin horsy u soco allaha ku xifdiyo abaayo ha joojin hana ka daalin inaa gabadhaha baraarujiso
@iqrocalicabdicalicabdi2910
@iqrocalicabdicalicabdi2910 9 месяцев назад
Vidioga quruxdisa ka daremaya in nin dhere iyo kaamilo ay camerada hayan ❤ hormar wcn xppti❤
@ilwaadqurux8281
@ilwaadqurux8281 9 месяцев назад
Masha allaah hadal xushmad iyo xikmad leg aya hadashay abayo
@raxmiishchenal
@raxmiishchenal 9 месяцев назад
Madaxweynaha dumarlaand my hamdi alllllah haku xafido isha faraxyaasha ku fashilmay noloshooda😂❤❤
@quenraxma292
@quenraxma292 9 месяцев назад
Xamdiyey ragga inta wanagsan iyo dumarka wanagsan baaka badan xabiibti❤❤❤❤❤❤❤
@MunoMOsman
@MunoMOsman 9 месяцев назад
Ilaahow caqligaaga kubarakeey iyo familkaaga nimankan sakiin laqa dheh
@ismahancali6643
@ismahancali6643 9 месяцев назад
Waxuu ka Gubtay isku Filnawda aad Tidhi . STRESS BAY KU Qhayd intaa iyo Sun 😅 ABSOLUT ABAYO WAAKA SAXANTAHAY Xiligan lajogo waa Sax in laysku filnada aad o weyn.❤❤❤❤❤❤❤❤
@nadifoomar9161
@nadifoomar9161 9 месяцев назад
Mashalah janada waridka oo bari unoqoto kaliya kugali karta o shantada tukatid ya guurka qasab kadigay xagesa kuqorantahay
@AasiyoGeedi-kk4uq
@AasiyoGeedi-kk4uq 9 месяцев назад
Xmdiyy ala hku shrfo . Kulba aniga energy ii tahy 2sano kugu xirnahay.
@fadumomohamed-
@fadumomohamed- 9 месяцев назад
Masha allah abayo wad na dhiirigelisaa wana ku qabna allaha ku dhowro garabkaga anaga ah🥰queen❤
@FartunAhmed-yb4lx
@FartunAhmed-yb4lx 9 месяцев назад
Masha Allah byo
@ubahfarah3135
@ubahfarah3135 9 месяцев назад
Mansha allah Mansha allah guuul abaayo macanto waa saxantah
@user-ob6ip1jo6z
@user-ob6ip1jo6z 5 дней назад
Hamda qurux horay uu soco
@najma649
@najma649 8 месяцев назад
Nabigena muxammed scw ayaa garoobka uduceeyey
@ST4RCOOKIE
@ST4RCOOKIE 9 месяцев назад
Masha Allah Abayo ❤️❤️👑🤲🏻🤲🏻
@zumayaaaaaay
@zumayaaaaaay 9 месяцев назад
Masha allaah boqorad baa tahay abaayo waxaas oo kale looma jwaabo waa dulayste doqona
@Fatii823
@Fatii823 9 месяцев назад
Muxuu hadal ka kuu gubayaa ninyohow, waxaan markaa waxaa adunka ka bilaaban doona jihaad dumar iyo raga ah hadii manta ninkaas i ag taagnaan lahaa waan ku jihaad lahaa wallahi
@SahraAhmed-jn9fg
@SahraAhmed-jn9fg 9 месяцев назад
Mnsha allah❤
@raZaaaana
@raZaaaana 9 месяцев назад
Masha allaah xbbti ❤ waxaas oo kle looma jawaabo
@FarxiyoFartaz-bu4md
@FarxiyoFartaz-bu4md 9 месяцев назад
Keep going siz
@leyloyariisey
@leyloyariisey 9 месяцев назад
background kii shalay waa qorxanaay kanna waa qurxanyahay shaqo wacan kamila iyo aabaheed
@yuuuuga1
@yuuuuga1 9 месяцев назад
Mahad sanid qalbi ❤❤❤❤
@ismahancali6643
@ismahancali6643 9 месяцев назад
Asc walashey , wax Qaldan kama ba Arag Hadalkade Willka Malaha Dhibata kale baa heysata iyo Hubsina La'aan. Dad Xanuunsa baa iska jira.
@rowda318
@rowda318 9 месяцев назад
Mashallaah tabaarakallaah
@mumtazabdiqadir1400
@mumtazabdiqadir1400 9 месяцев назад
Mash Allh Rer isku faraxsan
@user-ej8sl1rx5w
@user-ej8sl1rx5w 8 месяцев назад
Wllhi bllhi taas been ma ahan in aad hormar gaartid waa muhiim abaayo Allah ku sharfo
@anabm.hussein7145
@anabm.hussein7145 8 месяцев назад
Hamda fariid
@aishafamily5814
@aishafamily5814 9 месяцев назад
Horay usoco abaayo ❤
@maryanabshir2270
@maryanabshir2270 9 месяцев назад
abaayo ninkanii waa naaga xuumeyee waa nimanka an jeclaayn in naagi kasareyso Taylor xata ku darsaato waa xasiid
@hodenabdisalan6602
@hodenabdisalan6602 9 месяцев назад
Huno mcn haa uu joojinin ragi qari dumarki siduda ayey uu caytimani marki guul wacan aniga aya garabkida aha inshallah
@farhiahussein4120
@farhiahussein4120 9 месяцев назад
Masha Allah hamdi❤❤❤❤❤
@amiirocaliwarsame4411
@amiirocaliwarsame4411 9 месяцев назад
Horay usoco walashey❤
@warsandubbed8456
@warsandubbed8456 9 месяцев назад
qaraar ayaa haya xamdiyeey inta xun ee fikirka dhaw allaha kaa qqbto hore usoco macaagaan nahay❤
@najma649
@najma649 8 месяцев назад
waa sax
@Nasriinaa_
@Nasriinaa_ 9 месяцев назад
Xamda qurux naag waad dhaaftay alle haku xafido adiga iyo seeygada iyo caruurtada dumar land hadaa nahayna garabkaga taganahy ha u bixin dadka garaadka gaaban leh ama haku qancaan ama ha diidaan dumar land horey usoconayan inshallah
@user-lx4nx2wp9d
@user-lx4nx2wp9d 9 месяцев назад
Abaayo Hamdi ha ubixin ninkaa ee horay u soco
@dekosharaf6823
@dekosharaf6823 9 месяцев назад
Asc abayo xamdiyey setahay qaliinki se kanaqatay melihi laga qalay maku wada bogsadeen❤❤❤
@hmhayatio9877
@hmhayatio9877 9 месяцев назад
Raga somalia waa cadado iney dumarka xagxagtan waa bila aqalaka!
@ayaanahmed6749
@ayaanahmed6749 9 месяцев назад
Dhamaystiran ❤❤❤❤ sunta ragga jcl in la hayste loo noqdo kaga ilmaysiisa
@nadiyasaid123
@nadiyasaid123 9 месяцев назад
Khadija bintu khuwayla ba waxay ahayd bayacmushtar waliba caajib ah oo nebiga garab joogsatay war tag dhe
@salmaaraale8743
@salmaaraale8743 9 месяцев назад
Asc abayo xamdi waxn kuwaydinaya kaniiniga uurka ka hortga wl maxw dhib leyahy❤pls iso jawaab
@abumaxamed1925
@abumaxamed1925 9 месяцев назад
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم
@kathyabdirahman3426
@kathyabdirahman3426 9 месяцев назад
Waa saxantahay momy❤.
@xaawoibrahimxasan8307
@xaawoibrahimxasan8307 9 месяцев назад
Ma shaalh alow kudah abyo🤲🤲👑🥰💯
@baharsaafali4145
@baharsaafali4145 9 месяцев назад
Masha Allah smart girl jir oi joog never listen gar dheer 😂
@Fairisfairhg
@Fairisfairhg 9 месяцев назад
Maasha Allah adoo wax fiican ku hadlaayo uunbuu daaray
@user-jw6ty1pw7w
@user-jw6ty1pw7w 9 месяцев назад
Dhag ha udhigin abayo hooray usooco
@wambasifreddy4131
@wambasifreddy4131 9 месяцев назад
Abayo xorey usocoo
@kawsarabdirahman2083
@kawsarabdirahman2083 9 месяцев назад
Abayo waxan kuleyahay hire usoco faraxyashii markad hormar naga mo😅qday bay qadhadheen
@munamuna9039
@munamuna9039 9 месяцев назад
abayo horay usoco oo jaahilinta ha usoo jeesan ayaad quraana ayaaba oraneysa واعرض عن الجاهلين
@halimaibrahim4471
@halimaibrahim4471 9 месяцев назад
Abyo ad ayad u mahdsanthy dhirigalisadena ayatahay waxana tahay gabdh wangsan kasna wa duleyste faido maleh wuxu gumeysto ayu rabaaa lkn ina rag alle aktisa aya lagu kala bixi dona xaga alle ayey cadalat talaaa
@MadadIsmail-hq3gi
@MadadIsmail-hq3gi 9 месяцев назад
Horay usoco mcnto
@AaminoCalifaarax
@AaminoCalifaarax 9 месяцев назад
Ani boska mom ookle igu jirtaa wlh love u hamdi
@qudusaqadan
@qudusaqadan 9 месяцев назад
Gardaro badanaa ma talada hablaha soomaliyeed la siiyay ba hiitka gaadhsiisay
@hodancabdilaahi8289
@hodancabdilaahi8289 9 месяцев назад
Xamda xabbti video halkee ku jira ❤
@saynabali3463
@saynabali3463 9 месяцев назад
Xamad yaa allaaha hakuxifatayo
@anabhassanmohamed-je8lr
@anabhassanmohamed-je8lr 9 месяцев назад
❤❤❤❤
@Tahaniabditawan
@Tahaniabditawan 9 месяцев назад
Abayo waxe ku didan yihiin caqliga iyo kartida alle kuu siyay allah kuu xifdiyo❤
Далее
WAA TAN CADEYNTA KUFSIGA IFRAAH IYO COD SIRA  😢😢
17:49
Gặp 2 thánh troll | CHANG DORY | ometv
00:42
Просмотров 15 млн
SHEKADAN IMA GALIN ANIGA.
13:46
Просмотров 34 тыс.
CODGISI DADKA . HOYADA GULEYSAN KARTA PRT 2
25:03
Просмотров 42 тыс.
KALA KORINTA CARURTA
20:52
Просмотров 28 тыс.
BARNAMIJKA DHAQALAHA 😍🥰
20:19
Просмотров 60 тыс.