Тёмный

Shirqool Dil kii Taariikhda Ugu Horeeyay | Qisada Qaabiil iyo Haabiil 

OGAANSHO
Подписаться 1 млн
Просмотров 79 тыс.
50% 1

Fal dil ah kii ugu horeeyay taariikhda banii aadamka heer qofka dilka gaysanaayay uuna aqoonin sida wax loo dilo iyo hubka wax lagu dilo !!
uuna aqoonin wax xiga kadib falka dilka maydka maxaan ku samayn doonaa : dhimashadu waa sidee : jirkiisa maxaa ku dhici doono naftiisa maan arki doonaa
waqti tirada banii aadamka oo dhan ahay 6 qof kaliye , ila sawiro adduunka intaan la eg oo ay ku noolyihiin 6 qof kaliye afrika aasiya yurub labada ameerika ..
kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Опубликовано:

 

22 мар 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 252   
@nasramahamed8205
@nasramahamed8205 4 месяца назад
Wll cumaroow inta kadhiman Ramadan fadlan qisasu asaxaabah noo soo gali mhdsnd
@CaliMukhtaarhuud
@CaliMukhtaarhuud 4 месяца назад
OGAANSHO 1M HALA GAARSIYO
@user-xb1hd2iv9c
@user-xb1hd2iv9c 4 месяца назад
Ogaansho wa macalim herka sare ah 1m hala garsiyo macalinka yuu naga caroon
@user-ci7os4dh6o
@user-ci7os4dh6o 4 месяца назад
أحبك في الله يا استاذ الأستاذين ❤❤❤
@mohamedcabdiqaadir6603
@mohamedcabdiqaadir6603 4 месяца назад
جمع الأستاذ هي الأساتذة على ما أظن
@user-eb3bv6bf3k
@user-eb3bv6bf3k 3 месяца назад
Ustad Cumar 🫶❤️💯🥰
@Mohamednb-2005
@Mohamednb-2005 3 месяца назад
@derow17
@derow17 4 месяца назад
Shan haddad ka adkaato intad nooshahay wax walibo wey kuu hagaagayaan insha allah. 💯 1 : Salaada. ❤️ 2 : Joogteynta wixii dhibaya naftaada.⚡ 3 : Akhrinta Qur'aan. 🤍 4: Ku dadaalida wixii dantaada ah iyo ka aamuska waxa aan dantaadu ku jirin. 🤏 5 : Samirka. 💜
@vk.0009
@vk.0009 4 месяца назад
mowduuca Laga hadlayo comment ka qor hdii kale iska aamus
@maan_icardi.
@maan_icardi. 4 месяца назад
​@@vk.0009wax wanagsan buba so qoray kaxad hadda ku haysata anaga faideysana ee iska tag adiku hadii adan rabin
@ayaanmagaalo9149
@ayaanmagaalo9149 4 месяца назад
Mhdsinda wll 🙏
@Macalinbashiir1
@Macalinbashiir1 4 месяца назад
faidada hadii laguu shego ma diide​@@vk.0009
@user-lb6ln7sj9r
@user-lb6ln7sj9r 3 месяца назад
Jasaakalaah❤
@Cabdalla55
@Cabdalla55 4 месяца назад
Saaxiip Juqraafiga aaway Malhore ayaa kugu dambeysay inaad kasoo hadasho wadamada🎉🎉
@abdikarim4857
@abdikarim4857 4 месяца назад
inta caafimaad ku afurtay Isoo raaca ❤❤
@Juujuule1
@Juujuule1 4 месяца назад
GACMAHA ILAAHEY HAGU barkeeyo haddad janal-keyga BOQOTO WLL Mcn 😢😢😢😢😢😢
@apdirzakaimed6618
@apdirzakaimed6618 4 месяца назад
RU-vidrka kaliya aan wax ka faa ido
@Tasniim1
@Tasniim1 4 месяца назад
Dilkkii uu Qaabiil noo bilaabay haddii aynu ibnu Aadam nahay waa inaga ilaa & maanta la’daalaadhacayna. Subxaana Allah. Omar Inshaar Ramadan Mubarak 🌙 akhil casiis? Allah yahfiduka.🙏.
@DakaneAbdi-jr4tz
@DakaneAbdi-jr4tz 4 месяца назад
Mid ka mid ah qisaska uu ilaahay kitabkiisa uga warramay ee ugu cibrada badan iyo xumaanta caaqibada qofka ilaahay iyo anbiyada ku madax adeyga sida uu haadaan uga dhacaayo aakhirka. YAA ALLAAH NA BAD BAADI
@iskahubi3264
@iskahubi3264 4 месяца назад
Sheekada ah dadka adduunka jooga oo dhan waxay kasoo farcameen walaalo is guursaday waa sheeko khayaali iyo mala-awaal ah 😂😂😂
@DakaneAbdi-jr4tz
@DakaneAbdi-jr4tz 4 месяца назад
@@iskahubi3264 wax xujo ah oo aad u sababaysay arintaas hadii aad hayso keen ileen waa tan laguu sheegay iyadoo cadeeyn wadatee
@iskahubi3264
@iskahubi3264 3 месяца назад
@@DakaneAbdi-jr4tzSxb Dadka iyo kownka sida ay u shaqeeyaan iyo waxay ka sameysan yihiin iyo sida ay isku badbadaleen marxaladaha ay soo mareen waa howl u taalo Natural Science العلوم الطبيعية Aqoonta dabiiciga ma aha waxay ad Diimuhu sheegayaan Diimaha dhankaas inay faro gashtaan ma aheyn
@blackstone234
@blackstone234 4 месяца назад
Ma.a cumar alaha kubarakeeyo❤❤❤.
@SHARIIF721
@SHARIIF721 4 месяца назад
سبحان الله سبحان الله سبحان الله😢😢
@user-nb2uj3uj9q
@user-nb2uj3uj9q 4 месяца назад
Ustaad bishaan ramadaan oo dhan qisooyin lee nooga dhig ❤❤❤ adoo mahadsan keep going my teacher
@Qisadaallaylkii
@Qisadaallaylkii 4 месяца назад
Thanks ustaad
@user-rf8cu9yo3l
@user-rf8cu9yo3l 4 месяца назад
Wan kusalamay ustaad Omar Inshaar fast cmmnt😮
@FuaadIsmaciil-gy1pi
@FuaadIsmaciil-gy1pi 3 месяца назад
Masha,allah ustaad cumer al-ishaar
@Xogaha.calamka
@Xogaha.calamka 4 месяца назад
❤ Ramadan kareem .❤
@salmanxasan9926
@salmanxasan9926 4 месяца назад
Masha Allah anuu uku horeyey manta ❤❤❤❤❤
@SHARIIF721
@SHARIIF721 4 месяца назад
الله أكبر الله أكبر سبحان الله😢😢😢😢
@shijo2055
@shijo2055 4 месяца назад
اللهم أصلح بين قلوبنا ونور صدورنا بحقق
@CnasirNuur
@CnasirNuur 3 месяца назад
Aameen
@apdinasirmohamed2317
@apdinasirmohamed2317 4 месяца назад
جزاك الله أستاذي ❤
@maxamuudmataan4377
@maxamuudmataan4377 4 месяца назад
Mhadsanthy USTAAD OMAR INSHAR ❤❤❤
@Abdi-Raxmaan
@Abdi-Raxmaan 4 месяца назад
Yasalam msha alah macalin alaha ku sharfo meel walpe oodku sugan tahay alaha ku xafido ❤️🙏🏻
@user-dm2cl1kl9y
@user-dm2cl1kl9y 4 месяца назад
Waa ku salaamay macalinkeeyga❤❤❤❤
@user-xr9du8ph2o
@user-xr9du8ph2o 4 месяца назад
Adhijir. Farta taaga 😊
@CcasiisYuusuf-lg4vs
@CcasiisYuusuf-lg4vs 4 месяца назад
Ogaaasho xagee kala soo xariraa
@abdirahmankhaireh1020
@abdirahmankhaireh1020 3 месяца назад
ما شاء الله جزاك الله خيرا
@suziahmed
@suziahmed 3 месяца назад
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤
@user-vl5iz1tp4i
@user-vl5iz1tp4i 4 месяца назад
Masha Allah Ramadan Kareem ❤❤❤❤❤❤
@Suhaybabdulqadir43
@Suhaybabdulqadir43 4 месяца назад
Manshalaha ❤❤❤
@khaalidyasin
@khaalidyasin 4 месяца назад
Omar insharow ilahy haku karameyo ❤
@khadarhassan9786
@khadarhassan9786 3 месяца назад
Omar iin shaar %🙏🙏🙏🙏🙏
@ayubabdullahi6993
@ayubabdullahi6993 4 месяца назад
جزاك الله خيرا
@abdulahimaalim
@abdulahimaalim 4 месяца назад
Horey u soco saaxiib mahadsanid ❤❤❤
@user-eb3bv6bf3k
@user-eb3bv6bf3k 3 месяца назад
Jazaka Allah wll Cumar 🥰
@Mohan_Abdullahi
@Mohan_Abdullahi 4 месяца назад
Amazing video Tnx Wll Omar
@shankaraaj
@shankaraaj 4 месяца назад
Ustaad cumar inshaar guuleso ❤
@nuuriiya6038
@nuuriiya6038 3 месяца назад
BarakAllah fiik wlll
@nurhassan543
@nurhassan543 4 месяца назад
Kitabkaas albidaya wa nihaya maad nooso turjintid kheyr alle hakusiiyo ❤
@yusramuhumed7321
@yusramuhumed7321 4 месяца назад
Viva ogansho omar inshaaa uureye uu soco walalo ❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-ql1st6bc2l
@user-ql1st6bc2l 3 месяца назад
جزاك الله خيرا ء اخي عمر انشار❤❤❤
@jaaburiaden6837
@jaaburiaden6837 3 месяца назад
Mahadsanid Ustaad.
@adammohamede
@adammohamede 3 месяца назад
mashaAllah ❤
@NabiilMahamad
@NabiilMahamad 3 месяца назад
جزاك الله خير الجزاء
@AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl
@AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl 3 месяца назад
Masha Allah wllkygiyow cumar inshaar
@Ahmed.Abdiaziz
@Ahmed.Abdiaziz 3 месяца назад
Masha allaah soo jedintaadaa quruxda badan❤
@toonipoy
@toonipoy 3 месяца назад
Ustaad mahadsanid
@user-vt8linteejogtaa12
@user-vt8linteejogtaa12 4 месяца назад
❤❤❤ ustaa jaskalahu kheyra
@GhostofSomalia
@GhostofSomalia 4 месяца назад
Shpkeen Ogaansho❤
@saadiqxasanaxmed9091
@saadiqxasanaxmed9091 3 месяца назад
Ramadan kariim❤
@fouziakarani4266
@fouziakarani4266 3 месяца назад
ماشاءالله تبارك الله ❤
@HajMohamed-nc1fi
@HajMohamed-nc1fi 4 месяца назад
Mahadsanid wll
@CabdiraxmaanqaasinproChanal
@CabdiraxmaanqaasinproChanal 3 месяца назад
Thankyou brother😊kip goin
@siidcaliibraahimisaaqsiidc6751
@siidcaliibraahimisaaqsiidc6751 4 месяца назад
Mahadsanid walaal qaali
@Amir-0ro
@Amir-0ro 4 месяца назад
جظاكمله خير ❤
@maxamedbulxammaxamedbulxam8674
@maxamedbulxammaxamedbulxam8674 4 месяца назад
Masha Allah
@MaxaadhacayRunsheeg
@MaxaadhacayRunsheeg 4 месяца назад
Asxabey inta aanan eeda lagarin aan 1m garsino❤ ustaad ka
@MiiraaleShow
@MiiraaleShow 4 месяца назад
Mahadsanid. Waa qiso aad u macaan oo waxku qaadasho mudan.
@molil3853
@molil3853 3 месяца назад
14daqiiqo oo aan xoqasho lahayn Channel ka ugu wanagsan Gayiga Somalidu ay dagyo oo dhan thanks ustaad
@SareyFarah
@SareyFarah 3 месяца назад
Mr. Gold voice❤Omar inshar👏
@user-hf7cc8ju2x
@user-hf7cc8ju2x 3 месяца назад
Golden voice ✨️ 💛 👌 ustaadi
@halacoffacial5674
@halacoffacial5674 3 месяца назад
Coming soon 1M time ogaansho
@XamseAbdirahmaan
@XamseAbdirahmaan 3 месяца назад
OMAR INSHAR SXB KA SO Hadal ç.raxman dakhil❤
@armushib
@armushib 3 месяца назад
Masha Allah very interesting
@user-ij5ig9ds3v
@user-ij5ig9ds3v 3 месяца назад
Asc mr omar inshaar noo so badi qisooyinka sidaan cmleeto qeyr alle ha ku siyo i.a
@user-ko3gz9kc9q
@user-ko3gz9kc9q 3 месяца назад
يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا 🧠على دينك
@fariha9470
@fariha9470 3 месяца назад
Ogaansho❤❤
@LILKAM2345
@LILKAM2345 4 месяца назад
Salaaan sare macaaaliin 🎉🎉🎉
@user-zx1gm7vh9s
@user-zx1gm7vh9s 4 месяца назад
Ogaansho waligaa jir
@emmaonce2973
@emmaonce2973 4 месяца назад
Keep going bro omar❤
@camaje7112
@camaje7112 4 месяца назад
Ogaansho ❤
@XamaaaMohamebare-uq9mi
@XamaaaMohamebare-uq9mi 3 месяца назад
Wll cumar waan ku salaamay Wll sheer xirfad sida loo isticmaalo video nooga soo samee
@user-ql1tn4bh6n
@user-ql1tn4bh6n 3 месяца назад
Soo badi wll❤
@hanadqays5415
@hanadqays5415 4 месяца назад
اللهم أنصر إخوان المسلمون في كل مكان اللهم انصر إخوان المسلمون في فلسطين🤲
@cabdallahilowlecali3880
@cabdallahilowlecali3880 4 месяца назад
Cumar inshaar sxb aad Ayan kugu xiranahay wll ilhay Dartiisa waan ku jecelyahay wll
@user-pb5jp5zz2m
@user-pb5jp5zz2m 4 месяца назад
Mr Omer inshaar decumanriga dhankiisa noosoo gudbi
@Abdifitahabdullahi8654
@Abdifitahabdullahi8654 4 месяца назад
Mahadsanid cumar inshaar qisooyinka bisharamadaan noosoo badi.
@user-bn4mg1pb2z
@user-bn4mg1pb2z 4 месяца назад
✅ ♥️
@A.k.s.378
@A.k.s.378 3 месяца назад
Shukraan Aqhii ❤
@nursefahussen8773
@nursefahussen8773 3 месяца назад
Allh ☝🏽
@samirr546
@samirr546 3 месяца назад
Aad baan kaaga mahad celinaynaa baraarujinta qiimaha leh ee aad dadkaaga somaliyeed u soo diyaariso adiga oo in shaa Allah aan Allah mooyaane cid kale weji kaga rabin. Hada ayaanu iskaa garabtaagaynaa marka aanu aragnay in ay kaa masayreen kuwo in ay fusuq iyo fasahaad faafiyaan mooyaane aan shicibka wax kale ugu maqnayn!!!!
@khadramaxamuud9601
@khadramaxamuud9601 4 месяца назад
❤❤❤❤mansha alaaah
@Realman1430
@Realman1430 3 месяца назад
Golden voice ❤
@user-gv2ru8en3z
@user-gv2ru8en3z 4 месяца назад
Ninka ugu horeyay comment bixiye
@Anwaar.aadan.maxamud
@Anwaar.aadan.maxamud 3 месяца назад
Ale haku barakeyo walalkay cumar inshar marna macalinkaygi Waxad tahay faylasof somiyed
@user-eu2iv1zd3f
@user-eu2iv1zd3f 3 месяца назад
Scw kusaliya 😊😊❤
@Adenpubg
@Adenpubg 3 месяца назад
Madsanad Omar inshar
@user-nl1yn1bo7f
@user-nl1yn1bo7f 4 месяца назад
Nabiga kusaliya walal ❤❤❤❤❤
@user-bn4mg1pb2z
@user-bn4mg1pb2z 4 месяца назад
Sallahu caleyhi wasalam ♥️🔥
@jaamacmaxamed1401
@jaamacmaxamed1401 3 месяца назад
Scw
@user-ho5dk5ru8i
@user-ho5dk5ru8i 3 месяца назад
Yuutulaha soomaalida ugu weyn
@maxamuudmataan4377
@maxamuudmataan4377 4 месяца назад
❤❤❤❤RAMADAAN MUBAARAK ❤❤
@Maxamedmubaarik11
@Maxamedmubaarik11 3 месяца назад
Wll illaahy janatul firdawsa haku geeyo waa ramadaane🤲🤲🤲 hadaad halmar booqatid janalkayga
@CandirixmaanJamac
@CandirixmaanJamac 4 месяца назад
الحمد الله
@ABUKARTAKOW2023
@ABUKARTAKOW2023 4 месяца назад
Asc team ogaansho ❤❤
@hollaatme2991
@hollaatme2991 4 месяца назад
Waa jaxiimo soco neso😂😂😂
@rashkaofficial6147
@rashkaofficial6147 3 месяца назад
Labada gabar ee la dhalatay yaa aroosay ugu danbeyn oo ilmo ka dhalay
@iskahubi3264
@iskahubi3264 3 месяца назад
Mala yaqaano xitaa sheekada ilma aadan iyo inay dadka hal nin iyo hal naag kasoo farcameen oo walaalo is guursaday laga soo faracmay ayaaba ah sheeko khayaali ah
@GahnugAddour
@GahnugAddour 3 месяца назад
​@@iskahubi3264 Aadmigu waxay Ka soo tarmeen Nabi Aadan . Islaam nacayb baa ku hayee ,kolay wax soo kordhin maayo nacaybkaagu.
@Nadiiro7788
@Nadiiro7788 3 месяца назад
​@@iskahubi3264 ilahay ka cabso wllo quran kad benineysa 😢
@user-zk8bs1hn2m
@user-zk8bs1hn2m 3 месяца назад
​@@iskahubi3264taas waa run dee quraanka kariimka ayaa cadeeyey in xaawo iyo adam dadkoo dhan kasoo farcaneen
@iskahubi3264
@iskahubi3264 3 месяца назад
@@GahnugAddourislaam naceyb ima hayo. Sheekooyinka asalka dadka diimaha kala duwan aragti kala duwan Diimaha ibraahiimiga ee Yahuuda, karishtaanka iyo islaamka waxay kasoo minguuriyeen Epic of Gilgamesh ملحمة جلجامش Waa sheeko xariiro ka jiri jirtay xadaaradii Mesopotamia xadaarad ciraaq ka jiri jirtay oo ay kasoo wareegatay dhowr kun sano
@Munasirmohani
@Munasirmohani 3 месяца назад
Omar inshaar❤🎉
@SalahAbdiwahid-ye3ee
@SalahAbdiwahid-ye3ee 3 месяца назад
LegeNd baa thy wllhi zxp❤
@mohaabdullahi8504
@mohaabdullahi8504 4 месяца назад
First✌️
@user-ue6jw3xl8j
@user-ue6jw3xl8j 4 месяца назад
Mahad sanid ustaadii🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@makogullehe5731
@makogullehe5731 4 месяца назад
The first one from Djibouti thanks bro Omar inshar
@GooxMaxamed1436
@GooxMaxamed1436 4 месяца назад
Thanks 🎉❤❤❤
@abdihousseinabdi3357
@abdihousseinabdi3357 3 месяца назад
One million is on the way
Далее
Qizim 58-qism | Anons |Nimaga meni bolam o'ladi ?
00:47
We will see who will do it better 😂
00:14
Просмотров 2,5 млн
Wuxuu Ahaa Nin Madow | Qisada Luqmaan Al Xakiim .
17:12