Тёмный

SIDA LOOGU SHEEKEEYO WIILKA AAD JECESHAHAY! l WUU KUGU WAALAN DOONAA HADA KADIB! l 

Ayub Yusuf Sakiin
Подписаться 305 тыс.
Просмотров 191 тыс.
50% 1

Maku wareertay sidii aad ugu sheekayn lahayd Gacaliyahaaga?!
Ma doonaysaa in aad ka dhigtid in uu soo raadsado ADIGA la sheekaysigaaga?! In uu ku geliyo QALBIGIISA?!
NALA SAAXIIB HALKAN KU QABO SUBSCRIBE:
/ @ayubyusufsakiin
NAGALA SOCO PAGE-KEENA FACEBOOK:
/ ayubsakiin

Хобби

Опубликовано:

 

19 дек 2018

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 736   
@AyubYusufSakiin
@AyubYusufSakiin 5 лет назад
Xidigaha Channelka Salamulahi Alaykum..Waxaan filaa in aad wacantihiin..dhammaan gabdhihii igu yiri: Ayuub, anaga waad naga gaabisay maalmahaan! Waxaan leeyahay maya! Waa I kanaa..Iga gudooma haddiyadaan qaaliga ah kadibna iisoo duceeya! Dhig Raadkaaga: Like/Share/Subscribe. Mahadsanidiin!
@ruuneyabdirahman7977
@ruuneyabdirahman7977 5 лет назад
Aniga waxaa rabaa sigooni ah marka iteeh kalasooxiriiraa walaal
@hudiitailwaad78
@hudiitailwaad78 5 лет назад
Mahadznid macalinkeyga ayuub yusuf sakiin😎👍✊jasakallh kheir
@maxamedcabsiiyechannel8114
@maxamedcabsiiyechannel8114 5 лет назад
macalinkayga nolosha waa ku xiisay walaahi waa ku jeclahay ustaad mahadsanid ilaahay haku dhawro
@ahmedakhyar5889
@ahmedakhyar5889 5 лет назад
Mahdasaniiid ayuuub
@umalkhayrabdi5258
@umalkhayrabdi5258 5 лет назад
mahadsanid ustaad kayga ayuub yusuf sakiin alle haku barakeeyo sida fiican eed talooyinka noosiso جزاكم الله خيرا و احسن الجزء
@abdullahiyussuf7484
@abdullahiyussuf7484 5 лет назад
Hadii aad Gabadh tahy oo ad wax kabaraty cashirkaan Like Igu Qabo Wll.
@mubaarikabdlaah3036
@mubaarikabdlaah3036 5 лет назад
Looma yeelayo waxy rabn
@abdullahiyussuf7484
@abdullahiyussuf7484 5 лет назад
@@mubaarikabdlaah3036 qoftada sideey rabto waa inaad uugu sheekeysa hadi kale isfahan ayaa imaani waana isku cajisesan.
@suhanibiligjisuhanibiligji4294
Waxa kama fahmini
@anharabdul5533
@anharabdul5533 2 года назад
2sano kadib arkoya commentigada hda ma guursaty🤣
@3afsv602
@3afsv602 5 лет назад
Inta shukansiga ku dhiban anigo kale Like isaara😂😂😂😂😂
@khadijoqurux2166
@khadijoqurux2166 4 года назад
Hafsa Hasan hhhhh
@hamdaliza9067
@hamdaliza9067 4 года назад
Aniga kow ka ah
@abdisalam679
@abdisalam679 4 года назад
Kkk
@haniadam8785
@haniadam8785 4 года назад
Hhh walle ana ku dhiban
@cecc0569
@cecc0569 4 года назад
✋🏽🙊
@hindiafsomalihindiafsomali8520
@hindiafsomalihindiafsomali8520 4 года назад
Inta shukaansiga kudhiban like dhac igusiiya Wllhi shukaansi ma aqaan😂😂
@hanaabdikani9648
@hanaabdikani9648 4 года назад
😂😂
@sandareela7710
@sandareela7710 5 лет назад
Ayuub Runtii sheikh Kenyawi ayaad u cod egthy msh allh😍😍
@amaayamohamed6848
@amaayamohamed6848 5 лет назад
Kawsar daacad wlhi waa runtaa hadlkoda lagama dalayo
@nasrinabdirahman4258
@nasrinabdirahman4258 4 года назад
@@amaayamohamed6848 wlhy anaa yaabanaa asagii baaba moodaa
@aishahabib7823
@aishahabib7823 4 года назад
Ayub tolow iyo sheikh kinyawi malallba
@c.raxmancali6250
@c.raxmancali6250 3 года назад
Walaahi waa runtaa wlalshy
@maryanmohamedabdi3423
@maryanmohamedabdi3423 3 года назад
Haa wlhi m.a❤💗💕
@faizoladan2190
@faizoladan2190 5 лет назад
macalinkayga nolosha ilahy cimri dheer iyo cfimd bn kaga baryay wixi iga danbeya oo aqrina aamiin dhaha
@queenbulbulaahmed2098
@queenbulbulaahmed2098 5 лет назад
Amiin amiin amiin
@asaldhaladcadeeey2127
@asaldhaladcadeeey2127 5 лет назад
@faizo ladan sawirka kiusaaran sheikh abiubakar maahoo ..maxa iskutihin ma xaaskisa tahay waka adiga sawirkisa saartaye
@queenbulbulaahmed2098
@queenbulbulaahmed2098 5 лет назад
@@asaldhaladcadeeey2127 cdey malaka heli kari miiii mise melkle aaa laka rifoyaa qali wa ika kaftan 😍😍😍
@queenbulbulaahmed2098
@queenbulbulaahmed2098 5 лет назад
Malaka heli karo miya cml
@asaldhaladcadeeey2127
@asaldhaladcadeeey2127 5 лет назад
@queen bulbula anaaaba joge maxaa naaga kale keenayaaa yaaa walaaal
@quruxwaadiniyoakhlaaq7113
@quruxwaadiniyoakhlaaq7113 5 лет назад
Wuuba iga tagay 5sano oon sugayay kadib bini Adan isku halayn male alxamdulilah lkn hada noloshayda way so ifaysa waxana helay qof I danaynaya si an xad lahayn oo I dadalaya dumarow nin isku halayn male wakhtigina khiyali Haku luminina
@sedraaml9701
@sedraaml9701 5 лет назад
maya Maxamed khyr kuma ahyn abaayo sideedaba aniga nin ka hdan arko inuu hdl un haayo waxaan aaaminaa inusan mustaqbl u jeedin waana u gaabiyaaa
@dajiyakayse8583
@dajiyakayse8583 5 лет назад
Hadi u khayr ku lahan laha kama tagan xidhidh dheerna idin.mu dhex mareen kas xuux bu aha
@rumaanali3208
@rumaanali3208 5 лет назад
Waaaa bln😗
@sareyaali7753
@sareyaali7753 4 года назад
Faisa Nura channel aad iyo ad
@princessahlaam3669
@princessahlaam3669 4 года назад
Faisa Nura channel mcnto shanta fr jin ma’ahn wlhi hal hda xumdy kuwo kle ma xumo
@hudaabdulahi8229
@hudaabdulahi8229 5 лет назад
Ustaad fadlan habarin gabdhaha sida eey raga ulasheekeeysanlahaayeen waayo weli isma eey guursanin waxaad tiri waxyaabaha uu jecelyahay raga zamankaan intoodabadan wexeey jecelyihiin qaraam Ama waxyaabaha dareenkooda kicinayo ee lamaanaha soowaani ustaad oo gabdhaha ugadig in eey raga Ajnabiga lasheekeeysigooda waqtiga dheer iyo isasoowicitaanka habeenki Ilaa eey iskudambaa baan istaad qodabada qaar... Qaarna waa OK ee plz gabdhaha soowaani Adigana Ajar baad kaheleeysaaye walalkeey waana kuusooduceeynayaa.
@nesreina6238
@nesreina6238 5 лет назад
Huda Abdulahi caqligaaga allaha kuu barakeeyo walaasheey
@gudonabdilahi4313
@gudonabdilahi4313 5 лет назад
Walaal shukansiga gabadh iyo wiil waa diinta ka ogoshahy kaliya lkn maha qofku waxa uu jecelyahy oo dhan markaa was in ilaalinaa diinta waa waqti ay fidmadu badan tahy allaha xaqa nagu toosiyo markasta
@ciiltirto9484
@ciiltirto9484 5 лет назад
Huda Abdulahi abayo kuwa is shukaan sado Kali yah maa shegeestaan gacaliyaha dhabtaa waa kan xalasha iskutihiin labada isqabo ayaaba shugaansi goda dhab yahay
@abdullahhajiomarqablan7711
@abdullahhajiomarqablan7711 5 лет назад
#HUDA_ABDULAH WAXyaalaha uudaneeeyo kala hdl ayuu yiri ustaadku, wuxuuna sii raaciyay sida; ahdaaftiisa,riyooyinkiisa&wxyaalaha uu mustqblka rajeenyo in uu noqdo, ee ma oran wxwlba u xiseyo ugasheeke. Gbdhu iyadaba caqli wayledahy caqli, wayna daremysa in usan ustadku kawadin amaba marnaba ku dhirigelinyn gabdhaha in ay xuman raadsada. WA MHDSNTHIN DHAMNTIN
@naagadagofficial3744
@naagadagofficial3744 5 лет назад
abyo hdlka laga hadlaayo waa uga sheekey wuxu jecel yhy sida sportiska oo kle ama siyaasada ee waxa aad ka hadleyso mesha ma yaalaan tan kle meesha anaga waano uma imaanin e waxan so weydiinay sidaa ula sheekeysan laheen wiilka an rabno inuu naguursado ama ninkeena marka sida fiican u qaado hadalka ayuub🙋‍♀️tnx💯
@raadiyamahamed1168
@raadiyamahamed1168 4 года назад
Macalinkeyga nolosha ilaahey cfmd iyo cimirigaba hakudheero aaaamiin 🤴waxbdn naga qorsonaaa cashara hada nofaaideysay ilaahey hanokaadayo Macalin igu qaaliya keep going my teachers 💯💯❤👍🙏🙏🙏🙏
@sahy_aakhiro
@sahy_aakhiro 5 лет назад
Hhhhhhh inta shukansiga ee layaqano in lakororsdo way ficnthy thanks 😍
@hidaayoahmed7459
@hidaayoahmed7459 5 лет назад
Masha Allah mclinkeeeniii allH KU xifdiYo allow inta is jecel isku keen ameeen 🤲💯😍
@haawoibrahim5850
@haawoibrahim5850 5 лет назад
شكرا 🌹يااخوي ايوب ماشاءالله الله يحفظك
@mohamedhasan3981
@mohamedhasan3981 5 лет назад
ayuub akhi alle haku xafido taloyin badan ayaan ka faaiday taloyinka aad bixiso
@munacadey2836
@munacadey2836 5 лет назад
Ayuub yusuf sakin aat aya u mahatsan tahay walalken mcn sida quruxda bdn aat balanta nogu afisay nola qebsatay shukran 😍
@anizaali45
@anizaali45 5 лет назад
❣ waa jeclahy❣ wlibo si xad dhaafa ❣ ilaahay marwalbo oon tugto waxaan ka barayaa inaan xalaashiisa🧕 noqdo iyo wlibo miduu u jecelyahay dunida💑❣🔐y❣ waana riyadayda asiga iyo wlibo mustaqbalkyga❣ agtiisa waxaan ka helaa farxd😍 aragiisa indhahiisa 👀iyo wlibo akhlaaqdiisa wngsan dhoolacadyntiiisa😁ي🌎💑 إني أحبه❣في الله❣
@xamdiqueen6884
@xamdiqueen6884 5 лет назад
msha alh apayo haisku kiindayo ilhyna idinma kala dhereyo wlh wanku farxy kalmadahaga wayo farxadadu wateyda msha allh ilahy haidinka ilaloyo isha cadowga nasiib ayad ledahay alxamdulilah dheh marwalpa
@adoontiallah6704
@adoontiallah6704 5 лет назад
Masha allah Haysku kiin daayo wllo
@diamongirl4455
@diamongirl4455 5 лет назад
M.Allah allow calaf iskugu kiin dar ❤jecliyaa dadka is jecel
@zuhuurabdirashid6542
@zuhuurabdirashid6542 5 лет назад
Masha Allah Ilaahay Ha isku kiin daayo Wllshay qaali
@zaytuunjama6405
@zaytuunjama6405 5 лет назад
Mzha AllaH clf izku hela
@deeqaabdi.j3136
@deeqaabdi.j3136 5 лет назад
Hhhh ayuub mahadsanid wll madama aad kasoo jawabtay codsigeena 😊😍 inaa fcntahaa rajynaa enekane sdkle 😊
@fihiimamukhtaar3621
@fihiimamukhtaar3621 5 лет назад
Mashadsanid Macalin Ayuub hore usoco.💗
@ifrahmohamedabdillahi6473
@ifrahmohamedabdillahi6473 5 лет назад
Masha Allah macalin Ayub Jazzakallahu khayr
@nimcoxusein6856
@nimcoxusein6856 5 лет назад
Masha Allah ayuub waad mahad santhy walaal qaali ah waxaan kuu rajeynaa caafimad iyo cumri dheer cibaado suuban iyo qeyr asc
@ayanluckyy
@ayanluckyy 5 лет назад
i really luv ur videos Big luuuuv 4 uuuuuh❤
@abyanhajjiahmed5582
@abyanhajjiahmed5582 5 лет назад
Mahadsanid ustad ayub 100%😍😍
@nasronurhassan9003
@nasronurhassan9003 4 года назад
Mahadsanid macalin ayuub 🙏🙏 Wlhi waan ku dhibanaay isheekey idhahaa waxaan usheegane ma aqaano 🙆‍♀️🙆‍♀️ Lkn 5 talaab ku dabaqi doonaa jaceylkega 👌👌
@ayansuleiman1472
@ayansuleiman1472 5 лет назад
Masha Allah mahadsanid wllky
@alquranisthewayoflife8664
@alquranisthewayoflife8664 5 лет назад
maasha Allah macalin Ayuub❤ ilaahay cilmigaaga iyo Aqoontaada ha kuu ziyaadiyo runtii wax badan baan kaa faaidnay macalin waxaan kaa codsan lahaa inaad ka hadashid mawduuc ku saabsan kalsoonida nafdaada ama sidee baad naftaada ku kasooni kartaa?
@zuhuuradem3392
@zuhuuradem3392 5 лет назад
Mudane Ayuub Mahadsanid Lkn Anigu waxaan kaa codsan lahaa inaad muqaal ka samayso "Qof ku jecel Saad Isku ilowsiin lahayd/iskaga reebi lahayd" Hayla yaabina waa mid aan xoog u danaynayo tani Cidii Talo haysa isoo gudbiya
@bilanfarah645
@bilanfarah645 5 лет назад
xbbti zuhuur wey dhib badantahay mrki ad ruux ad xusuuso bdn wadagten qlbigana ku weyn aad is ilowsiinaysid aniga ayey igu dhacday talaaboyinka ku dawoobay ayn ku siinaya 1. wx walbo xasuus ah ad ka haysid tir tir mssgyadiisa even telkiisa contactiga ka delete 2.salatu layl tuko illah inu ka madoobeeyo 3. wx walbo o qalad ahaa u kugu sameyay is xasuusi 4.self respect qofna inaanu uqalmin inu ku niyad jabiyo xasuuso abayo
@sawsamyusuf5243
@sawsamyusuf5243 5 лет назад
Xbbti qasil qas kadip cab I think inuu Ku ilawsinayo saaaa baaa maqlay wl
@laylaidiris9295
@laylaidiris9295 5 лет назад
Zuhuur Adem wllo qali waxaad isku daydaa inaad wanaagiisa ka saarto qalbigaaga oo aad galiso dhaliiili hiisa naftaadana u sheeg inay jiraan kun ka fiican aanad heli karto oo aanu dadka waxba dheerayn saa oo ay tahay intaa sharaftay aanu ku sharfin ficil gali naftaada midna samee ka dheeroow meelaha aad ka heli karto yacni aad ku arki karto sida fayskiisa wspkiisa ale na waydiisu inuu kaa saaro waa balan inaad hilmaami doonto inshaa alaah
@sagalindhojecel1870
@sagalindhojecel1870 5 лет назад
wan kula dareemi kara wayo marar badan ayaan ku guul daraystay qof an jeclaa oo si fudud igaga tagay iguna adkaatay inan ilaabo hada wiilal badan la hadlaa 😂😂😂 sababtu waa haduu mid tago inan ka kale uun la hadlo oo marna dareemin in laga tagay waayo hangaraarac lug uma dhutiyo marka nuxurka hadalku waa inad 2 ilaa 3 iska shukaanzato 😀 qaladna ha ii fahmin qaali 😍😍😍😍
@suugaanmediatv5058
@suugaanmediatv5058 4 года назад
Hhhh qof si dhaba kuu jecel lama helo lkin mid khiyaali ahi waa bad armaad markale qooma maysaa
@raaqiyosiidcaliraaqiyosiid2300
Ayuub mhdsnd wllo masha allah waa talaaboyin wngsn oo aan u baahnaa Allaha kuu danbi dhaafo 😍😍
@hanicadeey7891
@hanicadeey7891 5 лет назад
Mahadsanid hno
@zamzamabdi9098
@zamzamabdi9098 5 лет назад
Mahadsanid macalin 100%
@user-cw1us8mx7d
@user-cw1us8mx7d 5 лет назад
Haday ii bilabatay sidii aan wiilal somaliyeed oo qurux badan sidii aan qalbiyadooda uxadi lahaa
@hupiabdirahmn3586
@hupiabdirahmn3586 5 лет назад
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@rahmaabbas1210
@rahmaabbas1210 4 года назад
😱
@mohamedabbas8852
@mohamedabbas8852 4 года назад
Сс Са Kani Waa ma shiixe saxib lacag raadinaaya
@rahmaabbas1210
@rahmaabbas1210 4 года назад
@@mohamedabbas8852 hhhhhhh maxaaa runtis waaye😂
@abdirahmanhussein6858
@abdirahmanhussein6858 4 года назад
Kkkk arkadaa nabsi yuun kuheline
@ayaanmohamud3758
@ayaanmohamud3758 5 лет назад
Shukran ayuub. Khayr Allah ku siiyo ana ka mid aha gabdhahas 🙏🙏🙏🙏🙏
@abdiadanturabi6362
@abdiadanturabi6362 5 лет назад
Macalinkeyga qaaliga tabaraheyga nolosha ustaad. Rabi cafimaad dheer haku siiyo iyo cibaado suuban waad mahadsan tahay 100% ku noolow nolol qurux badan inshaa allah
@sacdiyaadontiialle5402
@sacdiyaadontiialle5402 4 года назад
Masha allah jazakallaahu kheyr akhii
@haarinaarilyrics6817
@haarinaarilyrics6817 5 лет назад
*gabdhuhu yagaba hadal ka samaysne uma baahna in hadl la baro hdaad igu raacsanty like ii saar*
@istarahmed9326
@istarahmed9326 5 лет назад
We ubahanyihiin wll hdal bdn lagama hdlayo ee sidee qalbigiisa kudagi kraa ayaa laga hdlayaa mhdsnid
@hudaabdulahi8229
@hudaabdulahi8229 5 лет назад
@@istarahmed9326 istar cadeey run marabtaa nin Aan weli kuaroosid lasheekeeysigiisa yaree Ilaa iyo xad waa hadii aad rabtid guriwaaro
@istarahmed9326
@istarahmed9326 5 лет назад
@@hudaabdulahi8229 abyo waaba sidaa jclka dhabta ah waa guurka kadib mhdsnid qaali
@haarinaarilyrics6817
@haarinaarilyrics6817 5 лет назад
@@hudaabdulahi8229 adigu inaad inanta jar ka tuuraysidbaan ku dhaaran kraa😁😁 wyo hday nin sheekadiisa yarayso siday u helaysaa guri waara ninkasto ay barata ama xidhiidh la samayso markay hadalka ka yaraysato wxu u qaadany inany dan ka lahyn markaas mid kalu iska raadsanayaa alkaana wy ku qasaarysaa
@queenbulbulaahmed2098
@queenbulbulaahmed2098 5 лет назад
Ebow nin aba ika wr badineen wale kursiga gedka warka anaba u fadhiyo xoow wr iku dila 🙉🙉🙉🙉🙉🙉🙉🙉😭😭😭😭
@secretdiamond1745
@secretdiamond1745 5 лет назад
mahadsanid ayub 😍😍😍
@hamdadugsiiya4839
@hamdadugsiiya4839 5 лет назад
masha allh ayub Yusuf sakin jasklh khayar ilhy jantu fardusa ha Ku geyo ad ayd igu fasishy waxan qalbiga Ku hanan laha thnkis maclin
@principessaasma2225
@principessaasma2225 5 лет назад
Shukran wllo ilaah hagu barakeyo😍😍
@Anteeno
@Anteeno 5 лет назад
M. A zxb ayuub zaki mahadsanid
@axmedalfa766
@axmedalfa766 4 года назад
masha allah mclin ayup yusuf sakiin waa mahadsantahy
@fowziyahajiomar6391
@fowziyahajiomar6391 Год назад
شكرا أستاذ
@cabdirisaqxasan4619
@cabdirisaqxasan4619 4 года назад
جزاك الله خيرا خير جزا ئه
@fatimajimale5729
@fatimajimale5729 4 года назад
Mahadsanid wlal💗 inbadan baan raadinayay talo sidaan u wanaagsan🍁
@fahmoxassan4051
@fahmoxassan4051 4 года назад
Msh allah walala ayub jazaakallah kher wan ka faida wlhi shukrn wll ayub
@EngYuyu
@EngYuyu 5 лет назад
Mahadsanid Walaal Ayuub
@fxmoha
@fxmoha 5 лет назад
Macalin ayuub ilaahy Haku barakeeyo macalinkayga qaaliga ah
@sadiaamin6391
@sadiaamin6391 5 лет назад
Asc Mclin ayuub aad ayad u mahadsantahay waxan ku rajeynaya cimri dheer iyo caafimaad cibaado suuban nolol qurux badan allaah haku siiyo ♥️♥️♥️
@nasiixahassan5031
@nasiixahassan5031 5 лет назад
جزاك الله خير
@nastehafanah5805
@nastehafanah5805 5 лет назад
Masha ALLH qodobo cajiib ah mahadsanid sida wanagsan oo waqtigaga iyo cilmigaga Nola qeyb satay
@maryamaali7875
@maryamaali7875 5 лет назад
Masha allah alle haku xafido cilmigada alle haku barakeyo ustaad
@nasriinjeenitaag9888
@nasriinjeenitaag9888 5 лет назад
ustaad gacanbaanku taagay malinki igu horeysay aan dawado weeye masha allah xaqiada aya taabaty
@hamdamohammoud7913
@hamdamohammoud7913 5 лет назад
Waan ka faaiiday hhh😁way jiran macalin 🤙👉like me
@faadumaabdirhmaan7474
@faadumaabdirhmaan7474 4 года назад
Maaaaanshaaaallh walky jasakumallah khayeri
@sharfandowla9252
@sharfandowla9252 5 лет назад
Waaw masha allah wllo thnks inbadan
@abdulaaahi1688
@abdulaaahi1688 5 лет назад
Masha allah sxb waan kahela fidowyaashada waana ku mahadsantahay sida noo dhiira gelisid horey usoco
@aishasimanchannel3799
@aishasimanchannel3799 5 лет назад
Asc macalin ayuub waad kumahadsan tahay talada wanaagsan oo aan kaa faa iidey illahey haku xafido
@ayaanabpilahi9535
@ayaanabpilahi9535 5 лет назад
Thanks wll ayuub Yusuf zakiin Jazakalaa
@sidra857
@sidra857 5 лет назад
Mahadsanid Ayub Allaha haku sharfo
@qadrocabdulahi308
@qadrocabdulahi308 4 года назад
Mahadsanid wll hormar wacan
@joy-mohamed3285
@joy-mohamed3285 5 лет назад
salamu alikum wl Ayuub, sh. kenyawi ma walalatihin, aad baad isugu cod eegtihin masha allah?, ado iga raliya
@hal-abuurrayaanboss1460
@hal-abuurrayaanboss1460 5 лет назад
Mahadsanid ayuub jece teacher
@hamzemohamet9254
@hamzemohamet9254 3 года назад
Zhikh jasa klahu khyr👍
@safiyomaxamuud2584
@safiyomaxamuud2584 5 лет назад
mahadsanid ayuub cadee
@jamilajaahqurux8363
@jamilajaahqurux8363 5 лет назад
Mahadsanid wallo ayuub
@user-yh7dh2ii5k
@user-yh7dh2ii5k 7 месяцев назад
4sano kadib daawaday wllkei keep goin❤😊
5 лет назад
MASHA❤ ALLAH👍👍👍❤👈
@sudajibril7117
@sudajibril7117 4 года назад
Asc Usdaad Ayub Yusuf Sakiin. qofka raaba inu sii gaara waxa ku waydiyo xage kala xidhidh kara
@ummijannahduniya450
@ummijannahduniya450 5 лет назад
Mahadsanid Ayuub
@fardawsmahamed7376
@fardawsmahamed7376 5 лет назад
Mahadsanid taladaada wanaagsan. lkn mid ogow rag toosan qarnigan ma jiraan wayo maxaan hantiyaa isku hadafba manihin e waxay ku socdaan jid qalqalooca anuu ma arag nin ii qalma wali .
@caish3987
@caish3987 3 года назад
Macha'Allah. Allah thank you for giving me A best man . He love's me so much . He is kind to me many many times He Always is my side he is like my shadow❤ Love you so much hapipi My children's father Zowji❤❤❤❤❤
@maryanali8409
@maryanali8409 5 лет назад
Jazakalaah qyr shukran
@fatimasead9125
@fatimasead9125 5 лет назад
Mansha allaah thnks wll
@khadijamuminshgudle1093
@khadijamuminshgudle1093 4 года назад
Masha Allah wad mahadsnthy abwe qaaali
@hormarintanafta9563
@hormarintanafta9563 5 лет назад
Masha allah aad baan udaawada ayub sakiin ad iyo asxabtaada kusoo dhawada cjanelkayga thanks
@asmaacaabi8348
@asmaacaabi8348 4 года назад
Thank u so much
@umalkhayrmawiid7090
@umalkhayrmawiid7090 4 года назад
Alhmd intanba wan sameeya suldankyga mar weliba wan uga shekeeya intn beentiis maha ayub qofka marku ku arko ina daneynysd sa iid u ku sii jeclanaya anign waxn rajeyna in jceylkyga intii qabyda heyd in ay noo dhamys tiranto dhawaan incha allh oo nolsha ku midawno mar walbna waxn ku ducaysta hdii nolshiisa iyo xidhidhkisa kheir i leyahy allow degdeg igu dar idinka intz ku ducysta mar walba incha allh waa gulysanysaan aniga iyo suldnkygana isku kaaya soo duceeya👏👏👏in uu alle nolsha ila wadaajiyo wllyal😍x💑💑❤❤❤❤
@ifrahhersi752
@ifrahhersi752 4 года назад
Thank you brother
@hamdiabdirahman8403
@hamdiabdirahman8403 5 лет назад
Mhdsanid ayuup wad icaaawisay ❤
@aminaabdalla1727
@aminaabdalla1727 5 лет назад
Ayub wax walba aad qalbigaga kajeceshahay alle ha Ku waa fajiyo asaga ayaa garanaya kaliya amiin amiin
@fadumoabdulaahi3215
@fadumoabdulaahi3215 5 лет назад
Masha allaah mahadsanid wall illaah hakaa abaal mariyo illaah haku barakeeyo
@ayanabdillahi4327
@ayanabdillahi4327 Год назад
Mahadsanid walaky
@jamelamahamoud6635
@jamelamahamoud6635 5 лет назад
thanks wllo Yuusuf ilhy haku xfido aduuN io Akhiraba 😍😍
@Qadaro223
@Qadaro223 5 лет назад
Masha Allah wll ayuub waad mahadsnthy
@mulkiahmed325
@mulkiahmed325 5 лет назад
kkk maasha Allaah Astaad waad iga qoslisay qeyr Alle haku siiyo
@usofbaricarmo5648
@usofbaricarmo5648 5 лет назад
keep going mr sakiin
@samirahassan9394
@samirahassan9394 5 лет назад
masha alaaah shaqsi Caqli u saxiib ah garabkaaga rabi ha ahaado wllo
@saynabsaleemaan1625
@saynabsaleemaan1625 5 лет назад
Mahadsanid wall qaliah llaah hakabalaa mariyo illaah haku barakeeyo
@maxamedaxmed3648
@maxamedaxmed3648 5 лет назад
Aad ayaad umahadsan tahay ayub sakin wax hadan ayaad nabartaa mahadsanid macalin ama tababare wanagsan
@suhuurmuusesuhuurmuuse2864
@suhuurmuusesuhuurmuuse2864 2 года назад
Mnsha allah wll qali guulyso labada daroodba idam alle ❤❤❤
@asmomaxamed9122
@asmomaxamed9122 4 года назад
mash allh wlkY aYuub Shugran Shugran Alle Haku XifdiYo wllo
@suleimancali6332
@suleimancali6332 5 лет назад
😄😄😄😄😄😄 macalin haday qalbiga naga xadaan yaa noo so celinaya
@ummumaahirabi5745
@ummumaahirabi5745 5 лет назад
Kkkk
@fahimaabbdi7114
@fahimaabbdi7114 5 лет назад
waxa laga hadlayoba sow maahan in qalbiga laydin ka xado
@suleimancali6332
@suleimancali6332 5 лет назад
@@fahimaabbdi7114 😀😀😀😀😀😀 waa runtaa
@queenbulbulaahmed2098
@queenbulbulaahmed2098 5 лет назад
Ninki qalbiga niga xado iso shegaa nbee wxoow isku arkaa abaayyaaal 👭👭👭👭👭👭👭👭👭👭
@xamdiqueen6884
@xamdiqueen6884 5 лет назад
wiilalow qalbiyada laxado shirkada qaabilsan watanaa isku dir kalinta kobad anaa ugalay hal nin oogal ah aa iga hormaray garabrshina lagu siyay sauski kin dirayo qalbigaga oon biyo ismarin aaku sonoqonayo kaftanka iska jeclahy lol
@nasiixahassan5031
@nasiixahassan5031 5 лет назад
الله يسلمك يا أيوب
@sacdiyomustaf1477
@sacdiyomustaf1477 5 лет назад
Jasaakallaahu qeyr wll qali ajar iyo xasanad alle haka siiyo
@drssamirosmanmohamed1025
@drssamirosmanmohamed1025 5 лет назад
masha aallah nabarba ustaad thanks
@ShamisDaqarre
@ShamisDaqarre 4 года назад
Ayuub waanku salaamay horay usoco waxaan kaa sugaayay hooyo nuujisa laguna qalay 11 bilood ayeey jirtaa gabadheyda sidee calooshaa kujari karaa ama misaanka kudhimikaraa please noo soo sheeg
@ummucraxman6827
@ummucraxman6827 5 лет назад
Mahadsan dear ayup maclinka nolosha ThankZ😍😍
@aminokhalifabdi5941
@aminokhalifabdi5941 5 лет назад
Mansha allah shugran waxan filayaa rayigeyga waa talo wanagsan jazakalah qeeyr
@asiyaismaciil8964
@asiyaismaciil8964 5 лет назад
Shukran ayuub yuusuf sakiin macalinkayga dhiirigalinta
@shamsoisaaq303
@shamsoisaaq303 4 года назад
Xaqiq aniga arkay intas odhan wll warkaga wa run horay ayan utijabiye wana kugulayste
@ayaanqurux4437
@ayaanqurux4437 5 лет назад
Masha Allah Allah ku barakeyo
@ashoomar1389
@ashoomar1389 2 года назад
Mahadsanid
@jimaalabdullahi2102
@jimaalabdullahi2102 5 лет назад
Mahadsanid wll
Далее
Who has won ?? 😀 #shortvideo #lizzyisaeva
00:24
Просмотров 19 млн
Sirtan  ma rabaan Naaguhu inaad ogaato !
17:45
Просмотров 62 тыс.
The Cost of Calibers
0:58
Просмотров 14 млн
Эй Рамазан # DamirAgroDizel
0:17
Просмотров 6 млн