Тёмный

Sidee Google Lacag Looga Sameyaa loona helaa shahaadada Google 

Gelle Bashir
Подписаться 253 тыс.
Просмотров 13 тыс.
50% 1

Salaam
Google skillshop waxaa ka baran kartaa xirfado bilaash ah adoo helayo google certifacate.
👉 Register Binance https: www.binance.com/en/activity/r...
👉 JOIN MY 1 WEEK COURSE gellebashir.com/all-courses/
👉 JOIN OUR TELEGRAM GROUP t.me/gellebashir
👉 Read - Facebook Lacag Ka Same gellebashir.com/sidee-fabook-...
✅ FOLLOW ME ON INSTAGRAM / gelle_bashir
✅ SUBSCRIBE GUYS
Gelle Bashir Academy:
👉 gellebashir.com/all-courses/
--Join The Giveaway-
1. Like The Video
2. Comment anything under the video
Related Videos:
Cryptocurrency Maalgasho iyo Sida Account Looga Sameysto ? • Cryptocurrency Maalgas...

Опубликовано:

 

11 апр 2022

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 93   
@nafisaabdi2192
@nafisaabdi2192 2 года назад
Thanks for your helping
@footballshort103
@footballshort103 2 года назад
Thanks brother of mine I really appreciate the way u help ur brothers We will take advantage of it Keep going 💪
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
Ok wll thanks
@zamiircim3858
@zamiircim3858 2 года назад
mahadsanid sxb
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
Ok wll thanks
@cabdirisaaqcumar6882
@cabdirisaaqcumar6882 2 года назад
Jazaa kalaa khayr brother 🙏🏼💯❤
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
Ok wll thanks
@abdikaafimohamed2826
@abdikaafimohamed2826 2 года назад
Waad mahad san tahay Geele waxaan ku weydiiyay haddii aan lacagtaas shaqeysto qaabkee ayaan ku helayaa anigoo Somalia jooga
@abdirashidahmet4725
@abdirashidahmet4725 2 года назад
Thanks wlaal qali
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
Ok wll thanks
@samatarmuuse6834
@samatarmuuse6834 2 года назад
Thanks u Are the best bro. 😎
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
Ok wll thanks
@abdullahiomar2149
@abdullahiomar2149 2 года назад
Walal icaawi
@saladmuxyidiin1681
@saladmuxyidiin1681 2 года назад
Asc tanks brother
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
Ok wll thanks
@Joya11
@Joya11 2 года назад
Mahadsanid walal
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
ok thanks wll
@Huseinkurdi
@Huseinkurdi 2 года назад
@@GelleBashir asc wll suashan iga jawab ado mahadsan: ano Uganda joga hadan kuxirto address locationka pin numberka yurub kuxiro ,sido kale bankiga accountigana aan Kampala kuxirto suurtigal miya???
@muuqsoor
@muuqsoor 2 года назад
Tala bixin Mr gelle wan ku salamay marka koowaad waxan kamid ahay dadka si joogta ah ku xiran chanel-kaaga waxbadana ka faa'iday alle cilmiga kuu barakeeye waxan tala ahaan so jeedin laha vidoes-ga codkooda inad ku yara dartid waayo qofka melwalba kuma dhagesankaro cidla mahane codkaaga oo gaaban owgeed waxaan rajeena inaa codka ziyadin dontid insha'allh mahadsanid inbadan allaha ku xifdiyo.
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
ok bro thanks
@apdihafidahmed
@apdihafidahmed 2 года назад
Salamulah zhp Geelle Ramadan Kareem 🙌♥️
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
Ok wll thanks
@cabdicarab3920
@cabdicarab3920 2 года назад
Qaabkee loo baran karaa wl kan ugu fudud
@xasuusin4003
@xasuusin4003 2 года назад
Geelle saxib ugu horeyn wanku salamay waxan ka raba website-ka aad so dhigeyzay ee hiresine sida liskaga diwan galiyo ayan uba hanahay ado mahadsan ina iso jawabta rajena🙏🙏
@c.zhakracalasow361
@c.zhakracalasow361 2 года назад
Cryptocurrence zxp kasoo hadal hal mar kaliya kaso hadashay
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
Ok wll thanks
@hasanhussein6254
@hasanhussein6254 2 года назад
Zxp wxn raba inad nofah fahiso fivirr kla baxaso lacag sida
@baargaaniali8134
@baargaaniali8134 2 года назад
Wllo master card iyo vs card midnah ma lihi ID yada sidee ban bank account uga samystaa wlll
@naciimanadar9256
@naciimanadar9256 2 года назад
Mhadsanid walal
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
ok thanks wll
@Huseinkurdi
@Huseinkurdi 2 года назад
@@GelleBashir asc wll suashan iga jawab ado mahadsan: ano Uganda joga hadan kuxirto address locationka pin numberka yurub kuxiro ,sido kale bankiga accountigana aan Kampala kuxirto suurtigal miya???
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
@@Huseinkurdi MY WLL, WAA IN AY ISKU MID NOQDAAN ADDRESS KA IYO BANK WADANKA LAGA LEEYAHEY
@barkhadwacdi3018
@barkhadwacdi3018 2 года назад
fadlan xogta aad dadka la wadaagaysaan marka hore idinku soo hubiya, google certificaation wax la dhaho video kuma baxan casharradiisu ee waa hab qoraal ah wakhtiguna waa inta lagaaga baahanyay inaad indhaha mariso ugu yaraan casharrada, takale for personal developement iyo inaad fikrad ka haysato mawuucyadan ayuunbay casharradan meesha ugu jiraan ee cidina sidaa sahlan shaqo ugama hesho waliba haddii aad somalia joogtana kabasii adag wakhti iyo samir faro badan ayay u baahantay ee baro oo shaqo tag maaha, kollayba viewska idinka xaasidi maynnee maculuumaad la hubo oo aad wakhti galiseen noo soo gudbiya, aadna waad u mahadsantay
@mohamedadenqawaaf721
@mohamedadenqawaaf721 2 года назад
Ustaaad goodle ads iyo Google analytics makala duwan yihiin.
@BlackExchanges
@BlackExchanges 2 года назад
Korsadan iyado afsomali eh mabixsamacalin
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
haa wll
@abshirsoft4952
@abshirsoft4952 2 года назад
Asc Geelle bashiir Mobile kaliya ayaan haystaa aniga oo lapton haysan maka shaqausan karaa
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
haa bro
@MareegMedia
@MareegMedia 2 года назад
gelle thanks wlo wax badan baad noo faa.iidaysaye
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
Ok wll thanks
@MareegMedia
@MareegMedia 2 года назад
@@GelleBashir sxb exam waan passay hashadadiina wuu ii so diray 1 year weeye shahadadu google recognises your mastery of the fundamentals of developing and optising effective google display campaings marka maxaa xigaan sameeyaana sxb
@osmanwanaag8132
@osmanwanaag8132 2 года назад
🤔🤔🤔👍👍👍
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
Ok wll thanks
@caligabaxeey593
@caligabaxeey593 2 года назад
Soon xite beenta ma deyn kartid miyaa Subxanallah
@shavshtoak7788
@shavshtoak7788 2 года назад
Hhhh waa wax ay dad badan ugu shaqestn ayan somalida maskaxdoda mawa korto
@healthandnutrition2190
@healthandnutrition2190 2 года назад
Waad mahadsantahey mudane. Lkn kasoo hadal Backlist sida loo sameeyo
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
Ok wll thanks
@Machthighlights12
@Machthighlights12 2 года назад
sxb CLICKBANK maa la xidhay in account cusub lasamysto waan eego ma samays mayo
@cbdftx-m-aar7243
@cbdftx-m-aar7243 2 года назад
Mahadsanid wll qali Nio waan xiiseeyaa Kolay hada waxbadN Ayaa kaa faaiiday Lkn wll Malugala soo xiriiri Karaa Si aad waxbadan iiga CaawisO adoo mahadsan ❤
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
haa wll
@cbdftx-m-aar7243
@cbdftx-m-aar7243 2 года назад
@@GelleBashir Intee kaaala Soo xiriiraa Bro
@hazanhazan7876
@hazanhazan7876 2 года назад
How can i connection you please because I want to get enough formation
@enjoytv439
@enjoytv439 2 года назад
Wll ka wrn *playsits push*
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
GOOD WEEYE BRO
@Alhidaaya18
@Alhidaaya18 2 года назад
video maba arag saaxiib qoraal baa isoo baxaya maxaa xal ah
@madoweynchannel6625
@madoweynchannel6625 2 года назад
Sxb Geele Bashir Waad Salaaman Tahay Ramadaan Kariin, Hargeysa ayaan kaa soo salaamayaa ,Su-aal:App kee ugu fudud oo 150 Dollar laga sameyn karaa ,Warka isii WLL.?
@xamsetube9835
@xamsetube9835 2 года назад
Asc . Waxaan ku waydiin lahaa malaga shaqayn karaa website la ladhaho designcrowd
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
wn soo baarin bro
@aliabdimohamed6391
@aliabdimohamed6391 2 года назад
sheeko aanan miro dhal leheen waayo
@mohameddhaqane1423
@mohameddhaqane1423 2 года назад
Ninyahow lahjadada ayaa la fahmi Karin
@mahadsomali
@mahadsomali 2 года назад
Gelle sxb inan waxyar kuwediyo ayan rabay dhanka RU-vid kusabsan inteen kala sohadli karaa bro🙏
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
Instagram ka bro link description bu yalaa
@hanacakemf
@hanacakemf 2 года назад
Hada ma shaqaynayaa markaa zhp
@mohamedalhuzeyni6025
@mohamedalhuzeyni6025 2 года назад
codkaaga xoogaa naga sax ugaas
@alimohamuddek6297
@alimohamuddek6297 2 года назад
Gelle sxb casharka Google ads search casharada video ahan wan u wayey side ku heli kara
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
marka hore registration ka sameee bro
@barcelona1038
@barcelona1038 2 года назад
Asc sxb geele bashiir nio adiga oonan iga xumaaneynin Royal Q iyo 8 months kabadan ayuu shaqeynayaa ee nio. nagative ka aad Soo gudbinayso naga waa iga codsi mida kale culimada miyaad ka aqoon badan tahay sxb Appdate noqo yaaqey waana kugu xiranehee waxaan ka hadlayaa ma ahaan google ee royal Q ok
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
mahadsanid marka hore bro, lkn ogow dhalinyaro badan baa saas oo kale igu hayey marki aan u sheegay in IPC uu scam yahey, wey iga diideyn hadey ila soo hadlaan ayagoo isheegan in uu scam noqdey marka aniga fikirkayga ban sheegaa anoo ku salanayo baaritaan dheer saxna wuu noqon karaa qaladna wuu noqon karaa bro, thanks
@mahadkhayr7322
@mahadkhayr7322 2 года назад
Frasis malaku dawan kara vidéo yada
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
ma hubo wll
@qaalyare
@qaalyare 2 года назад
linka maad no soo dirtid sxb adpoo mahad san
@elmimohamud6336
@elmimohamud6336 2 года назад
Somalia maka shaqeeya barnaamishkan bro
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
haa wll
@hayaatmohamed1684
@hayaatmohamed1684 2 года назад
Hadaa barto somalia ano jooga makashaqaysankara
@namanga9786
@namanga9786 2 года назад
Wll wan iskuegnxeee
@abdirahmanfaisal1592
@abdirahmanfaisal1592 2 года назад
sida shaqo looga dalbado people per hour kaso hadal wlo
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
Ok wll thanks
@abdirashidahmet4725
@abdirashidahmet4725 2 года назад
Qaab nooceeya ayaa loo shaqaynayaa walaal ?
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
video ga ku sheegay wll
@abdirashidahmet4725
@abdirashidahmet4725 2 года назад
Macnaha ma waxa lagu shaqo geleyo ... tusaale ahaan xayaysiisyo ama inaad ku shaqayso Google ads oo kle somaha wll
@rrchannel4989
@rrchannel4989 2 года назад
Wll courses kaaga hal video ood ku sharxayso noo soo gali
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
ok wll
@mohamedabdi8995
@mohamedabdi8995 2 года назад
Geelow, waxaan ku weydiinayaa, markii aan barto skills-ka and then certificate-ka helo, job-na ka helo, lacagaha halkee bay ii soo dhigayaan, PayPal baa ugu caansan, Anigu Somalia baan joogaa gaar ahaan Mogadishu mana ka shaqaynayo Ee sideen yeelaa walaalow, mar walbo oo aan isdhaho online jobs raadso qaababka lacagaha la iigu soo diri lahaa sida PayPal account ayaa I hortaagan, ee PayPal ma ii samayn kartaa?
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
mastercard bro
@abdirashidahmet4725
@abdirashidahmet4725 2 года назад
Ma qaab translate ah mise ?
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
my skills baraneysaa
@saladibrahimmohamed9284
@saladibrahimmohamed9284 2 года назад
ADIGA MAXAA GOOGLE UGA BARAN WEY DEY PRO?
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
basic weeye casharada google ka ama bilow , aniga kuwa sar sare bartey
@fsanweyne
@fsanweyne 2 года назад
Mahad sanid
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
Ok wll thanks
@cabdalezcar9798
@cabdalezcar9798 2 года назад
Dadka beenta ka daaaa
@abdielmi6521
@abdielmi6521 2 года назад
Wlhi I'd fican weye nolow sxb
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
Ok wll thanks
Далее
Memorise the Whole Qur'an - STEP-BY-STEP Hifdh Guide
16:09
Чистка пляжа с золотом
00:49
Просмотров 189 тыс.
Secret Experiment Toothpaste Pt.4 😱 #shorts
00:35
Sameyso Website free ah oo $200 bilkasta ka shaqeyso
16:56
Waa Maxey Stock Market | Sidee Loo Maalgashtaa
11:24
Просмотров 33 тыс.
100  $ COPY & PASTE VIDEO | WEBSITE KAN KA SHAQEYSO
9:32
What is Programmatic Advertising? In 16 minutes
17:28
Просмотров 230 тыс.
Чистка пляжа с золотом
00:49
Просмотров 189 тыс.