Тёмный
No video :(

Suuqa ugu weyn geeska afrika | Suuqa bakaaraha | Muqdisho 

OGAANSHO
Подписаться 1,1 млн
Просмотров 240 тыс.
50% 1

waxaad nagala soo xiriir kartaa
oinshar@gmail.com : omar inshar
kanaalka : / ogaansho

twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Опубликовано:

 

21 авг 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 1,2 тыс.   
@cabdiqaniaxmed652
@cabdiqaniaxmed652 2 года назад
Mansha allah walaaladeen reer muqdisho alle nabada ha u siyaadsho from Hargaysa
@BEERYAHAN
@BEERYAHAN 2 года назад
SOOMAALI WALBOO MUSLIM INTAA LAGA RABAA INAAN IS WALAALSANO ISKU DUCEYNO AANBA KALA MAAMUL DUWANAANO. ALLAHA SOOMAALI MEEL WALBAA KU XAFIDO 🥰 MAHADSANID WALAAL.
@sacdiyasiman1348
@sacdiyasiman1348 2 года назад
Allahuma Ameen shugran wllo
@BEERYAHAN
@BEERYAHAN 2 года назад
@@sacdiyasiman1348 Shukran walaal adna, SOOMAALINIMO ISLAAMNIMO NAGA BADAN.
@daadagamer7926
@daadagamer7926 2 года назад
WALAALO thanks
@aligedo7589
@aligedo7589 2 года назад
mahadsanid wlle
@najihalhilowli
@najihalhilowli 2 года назад
ياخي يا ريتني معك! هذه رحلة العمر والله! الله يوفقك تقرير جميل! 🌹🌹
@Kurtun170
@Kurtun170 2 года назад
Waw
@naajaxofficialchannel125
@naajaxofficialchannel125 2 года назад
مرحبا أنا صومالي بربرة واسمي ناجح ليتني معك في يوم ما.
@salmansomali
@salmansomali 2 года назад
والله انا من المنتظرين فيك ي ناجح😍
@jubayryare7070
@jubayryare7070 2 года назад
@@naajaxofficialchannel125 berbera miyad jogtaa hada isku magalaynu nahay 😅😂
@ayanabadirahman9240
@ayanabadirahman9240 2 года назад
Dhib ma lahan wll dad waa dadkaagii dalkunah waa dalkagii wan ku so weynaa hada nahay rer muqdisho
@haajimouse5646
@haajimouse5646 2 года назад
Caasimada umada somaliyeed ❤️❤️❤️ From Hargeisa
@rihamkhalifomarrihamkhalif7388
@rihamkhalifomarrihamkhalif7388 2 года назад
Hargaysa🤍
@ikranshamaakh
@ikranshamaakh 2 года назад
Ree moqdisho 🙏💯😇 from boorama
@updazhersan4058
@updazhersan4058 2 года назад
Salaan gobeed from muqdisho baradii cilmiga Borama😍
@m.bashiirbootaan2824
@m.bashiirbootaan2824 2 года назад
Sidoo kale reer boorama🙏
@farxiyahasan846
@farxiyahasan846 2 года назад
😋😍😍🥰🥰🥰
@gabrielabdul8372
@gabrielabdul8372 2 года назад
MashaAllah rer borama waa dad somali jecel ❤️
@updazhersan4058
@updazhersan4058 2 года назад
@Baba Foodle Dhoobley ayaa dhow Borama cirifka waqooyiga waaye Djibouti ayay u dhowdahay
@marianruun1157
@marianruun1157 2 года назад
Ano suuqa bakaaro jooga video fiirsanoya waaaw thnks ogaansho ❤❤🌹❤🌹🌹
@bisharahmedbishar4676
@bisharahmedbishar4676 2 года назад
@livethisworldasuwant 🤔 😳😳😳😳😳😂😂
@marianruun1157
@marianruun1157 2 года назад
@livethisworldasuwant 🤔 ha lacag miya i heysa😭
@hamisare5073
@hamisare5073 2 года назад
@@marianruun1157 😆😆
@aneesahussein1522
@aneesahussein1522 2 года назад
Kuubkas miyuu arkey..kkk
@hamisare5073
@hamisare5073 2 года назад
@@aneesahussein1522Qofta Suuqa Ayay Jogtaa Ayan u Maleyna oo Waa Qof Ganacsato Ah Yaan jecleen qof wax Haysato
@mohailkacase3237
@mohailkacase3237 2 года назад
Waladen Ree muqdisho hormar wcn nii Rajena from Somaliland Hargesa 😘
@abdirahmanali755
@abdirahmanali755 2 года назад
M.a idinkana barwaaqo iyo nabad wcan
@mohailkacase3237
@mohailkacase3237 2 года назад
@Baba Foodle Ana kuso dhawenayo wll qalbi Furan kuso dhawow
@FarxaanFuture
@FarxaanFuture 2 года назад
Anigu Somaliland baan ku dhashay, ku koray ilaa hadana ku noolahay, waligay Xamar ma tagin. Waan jece lahay Xamar insha allah waan iman, Ilaahay hamiga Caasimada ummada Somaliyed ha barakeeyo
@yaxyewiilqaran6100
@yaxyewiilqaran6100 2 года назад
Sow dhaw wll xmr gacmo furan
@axlaamkahiye7990
@axlaamkahiye7990 2 года назад
Aamin wllo
@dulmidiiddhagaweeyne7537
@dulmidiiddhagaweeyne7537 2 года назад
Xamar waa dhulkaada waxaana jooga dadkaada
@wadani8294
@wadani8294 2 года назад
Ku sodhawa Muqdisho
@abubakarmohamed1992
@abubakarmohamed1992 2 года назад
Wlcm muqdisho muuq wanaag bro
@jubayryare7070
@jubayryare7070 2 года назад
Masha allah dadal wacan cumar inshaar
@gureychannel3581
@gureychannel3581 2 года назад
Somali copy lagama waayo
@jubayryare7070
@jubayryare7070 2 года назад
@@gureychannel3581 nocano midhan baa like ta ka qasaya sxb tadka ha igu sojedin 😂😂
@safiyayaasin7529
@safiyayaasin7529 2 года назад
Adiga waan lagu sugaya muqtarow
@jubayryare7070
@jubayryare7070 2 года назад
@@safiyayaasin7529 safiya yaasin ❤❤
@akramak8649
@akramak8649 2 года назад
😂😂 wllhi wa dacada uqosle nocan cml ba like ta ka qasayo kulha kkk dhib badnida
@mohbulshaawi597
@mohbulshaawi597 2 года назад
Masha allah aad baan ugu farxay dhinaca wanagsan ee Muqdisho inaan arko horay u socda nabadna ku waara From Hargeysa
@nasteexohassan9005
@nasteexohassan9005 2 года назад
Hargeysa ❤️
@rihamkhalifomarrihamkhalif7388
@rihamkhalifomarrihamkhalif7388 2 года назад
HARGEYSA🤍
@fardowsohasan744
@fardowsohasan744 2 года назад
Ana ano waligay hargeysa tagin ayaa jeclhy guuleysta waligiin ree hargeyso muqdisho ayaa idinka soo salamaa siiba bakaaraha
@mohammedabdirashid3168
@mohammedabdirashid3168 2 года назад
Maasha Allah, Xarunta Dalkayga ( Muqdisho) 🇸🇴❤. Mahadsanid cumar inshar 👋
@c.caziizbidixo8946
@c.caziizbidixo8946 2 года назад
Reer muqdizho waxan idinka zoo zalaamayaa hargeiza 💓💓💓🙏🙏🙏
@rihamkhalifomarrihamkhalif7388
@rihamkhalifomarrihamkhalif7388 2 года назад
Hargayse🤍
@basbaasboss571
@basbaasboss571 2 года назад
Wall Allah ku Sharif xurmo ayaan idiin haynaaaa I.A
@ahmedabukar3986
@ahmedabukar3986 2 года назад
waan kaa qaadnay abwe
@bashirkeenadid7919
@bashirkeenadid7919 2 года назад
Anaguna wanidinka qaadnay salan midas lamid ah ayan idinsalamayna walalaha hargaysow
@askarjr7158
@askarjr7158 2 года назад
Hadalkaagii ahaa waxa qarsoon ee dalka waad ka dhabeysay Allah yaxfiduk walal Omar İnshaar
@hamzefaizel2083
@hamzefaizel2083 2 года назад
We love You Muqdisho CADEY. From Hargeisa. Alleh Nabad Buuxda iyo Xukumad Cadaliya Alleh ha idinsiyo
@hafsauthman4114
@hafsauthman4114 2 года назад
Ameen somalia odhan dad isluxiraneh allaha kadhigo
@bashirkeenadid7919
@bashirkeenadid7919 2 года назад
Aamiin
@bashirkeenadid7919
@bashirkeenadid7919 2 года назад
@@hafsauthman4114 aamiin
@jaamaccabdale400
@jaamaccabdale400 2 года назад
walaahi i waan iska jeclahay walaalaheen muqdisho lkn nasiiib umaan yeelan inaan ka dhasho muqdisho lkn qalbigaan kajeclahay waan rajaynyaaa inaan imaado wakhti dhow walaalkiin oo idin leH nabad waarta alloow barakee xamar casimadeena muqdisho somali hadaan nahay ilaahay dhul waa ina siiyay lkn wakhtiga iyo waayaha na ciilay 😥😪 from hargeisa
@ahmednuur564
@ahmednuur564 2 года назад
Shubadi kudhasahy wase hadaba soo xamar umaad dhalan hadaaba nin irir tahay magalka biimaal ilaa sure ba kashaqeesta adiga dadkaaga ayagaa jeclayn waxkastana qadiyad darood kulifaaqa isaaqow qabiil barta
@jaamaccabdale400
@jaamaccabdale400 2 года назад
@@ahmednuur564 war qudhacyohow maxaa meesha cay keenay hadii wax laysku sheegayo malays caayayaa anigu xamar inaanan ku dhalan oo kusoo barbaarin ayaan ula jeeda lkn waan ogahay inaan hada xamar cidi iga xigin taasna cidi ii sheegi mayso
@abdullahimohamed4447
@abdullahimohamed4447 2 года назад
@@jaamaccabdale400 wlh Hargaisa aduunka ugu jeclhy lkn kama dhalan makala badalanaa Casimadaha 💕🥰 dhib maleh walaal Qali mar waad imaan doonta Cid ka xigta maleh Ana wan imaan doona Hargaisa Hadi ilaahay ii Qadaro❤️ Sharafi kor kiina ha ahaato walaal
@hassanolol1292
@hassanolol1292 2 года назад
@@jaamaccabdale400 caydiisa waxba haka soo qaadin wll waa qof buka welcome Mogadishu waa magaaladda cidi kaama xigto 💘 somalia soomaali baa leh 🥰
@rihamkhalifomarrihamkhalif7388
@rihamkhalifomarrihamkhalif7388 2 года назад
Jaamac cabdalle wll cidna kama xigta mogadisho wana dhulkaga Hooyo Welcome wll inoo imaaw .anagana hargaysa Aad baa u jacelnahnay malin waa iman insha Allah lkn Dad kama aqaan lkn wax igu so dhaweyo mawaynayo oo somalia aa ka dhashtay baa ku nool Alxmdulilah Hargeysa🤍
@saki7952
@saki7952 2 года назад
Mashaa Allah wll cumar muuqaalo tayo leh ayaad soo gudbineysaa oo aay yartahay inaad hesho
@mohamedibanibrahim159
@mohamedibanibrahim159 2 года назад
Macha Allah bakaaraha waa suqa Afrika wada 🎉♥️🇸🇴🇩🇯 🇸🇴🇩🇯
@caaqilkaxaafada3162
@caaqilkaxaafada3162 2 года назад
Masha Allah mahadsanid. Ustaad cumar. moqdisho wxaan dhihi karaa dad ku nool waa dadka Somalida ugu ilbaxsan abni keliya ayay u baahan yihiin. Allah aman haka yeelo moqdisho
@rihamkhalifomarrihamkhalif7388
@rihamkhalifomarrihamkhalif7388 2 года назад
Alxamdulilaah Nabad waa Haysana Allah ino Siyaadsho Ameen
@mohamedabdimohamoud8328
@mohamedabdimohamoud8328 2 года назад
Si amni loo helo waa in fikirka wahaabiga lasuulshaa oo madrasadahooda laxiraa si aysan xagjir usoo saarin dadka laysa
@filsanmohamed1763
@filsanmohamed1763 2 года назад
OMG 😲suuqa bakaaraha 9ka hor igu dambaysay waa uxiisay muqdisho 🥰waxaa xasuusta ciida markii lagaaro cariiri aheed walaashy iga wayn xijaabka qabsan jiry sidaan udhumin😁hada waasac laga dhigy woow 💖
@zaki5554
@zaki5554 2 года назад
Hada ayaa kasii cariiri badan wll.. meel aad marto heli meysid xiliyada ciidaha
@homeofquran7134
@homeofquran7134 2 года назад
@Baba Foodle waxay ula jeedaa 2009 ki
@mohamedguure7023
@mohamedguure7023 2 года назад
@Baba Foodle 2019 ma aha 2009 ayaa lagu dhahay sist
@anushacharlotte7406
@anushacharlotte7406 2 года назад
Hada xge kunoshahay
@boombiiboombii430
@boombiiboombii430 2 года назад
Asc wllkey cumar inshar mar kle ku noqo suqa bakrha ino so gudbi wllha sida shimbirta subixi uso kaca galabtina u hoyda si farxaded waaan hubaa inaan muqaaal qurux bdn ingo so baxo ❤👑
@mohamedsaidabdi1709
@mohamedsaidabdi1709 2 года назад
Waa muuqaal rajo inasiinaya. Inta badan ma’aragno muqdishada quruxda badan. Mahadsanid
@moderninformation7931
@moderninformation7931 2 года назад
Mansha allah reer muqdisho waa dad samir badan oo aan marnaba niyad jabin .ilaahay nabad buuxda ha idin siiyo from burco
@axlaamkahiye7990
@axlaamkahiye7990 2 года назад
Aamin qali
@safiyamohamed735
@safiyamohamed735 2 года назад
Habo caruurteyda oo yurub ku dhalatay ayaaba bakaaraha ka helay,waxey aheyd meesha ka yaabisay adduunka yaala,IYO qudrad tiro badan ,waxeyna i weydiiyeen sideen faqri ku nahay waxaan baan heysanaa?Ma sha Allah
@BintuAhmedofficial
@BintuAhmedofficial 2 года назад
Suuqa bakaraha qofkii tagay lee arki kara wuxuu yahy wadankena allaha nobarakeeyo
@caaqilkaxaafada3162
@caaqilkaxaafada3162 2 года назад
Ciida bisaa imaataa sax 🤣
@BintuAhmedofficial
@BintuAhmedofficial 2 года назад
Wlh beentaa maha ciida leetagaa inta badan😂😂
@19-20-w7h
@19-20-w7h 2 года назад
Mahadsanid🌟💝 Muqdishoo Fii Quluubinaa Wallah🌟🌸 """"Awlaadul CaaSima"""" Wan idin Salamay🙋😉🙋
@nasrudiinnourcadooshibraah7486
@nasrudiinnourcadooshibraah7486 2 года назад
Msha allh
@abdifataahfiifii4419
@abdifataahfiifii4419 2 года назад
maha allah Reer mudiaho iskmujiya 🙋🏼‍♂️🇸🇴❤️
@abdijabarhared9293
@abdijabarhared9293 2 года назад
ما شاء الله تطورت مقديشو وعادت كما كانت الأسواق والتجارة الإلكترونية وغيرها وأشكر الأخ الكريم عمر انشار على ما يقدم من هذه المعلومات الجميلة من قلب الصومال الحبيبة أخوكم عبد الجبار حريد من جيبوتي الشقيقة
@user-su9kq2te5l
@user-su9kq2te5l 2 года назад
جيبوتي هي الصومال وليست دولة شقيقة هي نفسها الصومال
@hamseofficial7116
@hamseofficial7116 2 года назад
اللَّهُــمَّ صَلِّ وَسَـــلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَـــا مُحمَّدﷺ
@abdullahihussein3808
@abdullahihussein3808 2 года назад
صل الله عليه وسلم
@abdullahidayib4180
@abdullahidayib4180 2 года назад
Bro muqadisho sidhan miyey uqurxntxye MaashaAllah ❤️
@AhmedMohammed-fv4wz
@AhmedMohammed-fv4wz 2 года назад
لو كان بس في ترجمة بالعربي عشان العرب يفهمو كان رهيب والتقرير رائع😍🇸🇴
@yasminlolo236
@yasminlolo236 2 года назад
Ma carab ba dadka bakara leh se ka noqitay muhimadu wa in dadka iska leh afkoda wax walbo ay leyihin ay ku shaqeyan waxba ngma galin carb io dad kale😳
@abdirashidhersi5378
@abdirashidhersi5378 2 года назад
@@yasminlolo236waajibkiisad marisay wl , alle yacisak ,
@mohamedmohamed-sl1tf
@mohamedmohamed-sl1tf 2 года назад
Wow mashaalah my Beautiful country somalia 🇸🇴 I miss it so much Big love from mombasa kenya 🇰🇪 Ad ayana uga helay clip kani wani jeclahay wadankeyga Mahadsanid walalo
@miskinah2036
@miskinah2036 2 года назад
Masha Allah , Bakaaraha suuqa dadka isku Xiri jiray waqtiyo ay Muqdisho xaalada adag oo Xasaasi ah ay ka jireen waqti ay magaaladu kala qaybsaneed , waqtiyo badan oo dagaalo badan ka socdeeen suuqa Bakaaraha wadnaha Somalia 🌹Mahadsanid Cumar Inshaar🌹 Horumar wanaagsan.
@qaassimahmed3871
@qaassimahmed3871 2 года назад
Cumar thanks sida aad noogu soo gudbisay suuqa bakaaro iyo muuqaalka muqdisho in kastoo muqdisho Wali muuqaal rasmi ah aan arag dhismooyinkaan hada ka hor aan arkay laakiin runtii adiga sifiican noo tusisay Noo soo duub muqdishada cusub Mar labaad thanks 🙏👋✅
@hakiim2323
@hakiim2323 2 года назад
Wcz legend cumar allh haku barakeeyo Waa muuqaal qurux badan Allh hanoo hagaajiyo dalkeena hooyo somaliya🇸🇴🇸🇴
@faarahmohammed6719
@faarahmohammed6719 2 года назад
hadafkayga waa inaa muqdisho tagaa insha alah
@abdijabar10
@abdijabar10 2 года назад
Tani waa SOOMALIYADA MAANTA BERI we kasii qurux badnaanee wena kasii HORUMAREE Bi’idnillaaaah🇸🇴🥰🙏
@umaamina1885
@umaamina1885 2 года назад
Masha allaah ilaahow nimcadada noo siyaadi oo hanaga nusqaamin aamiin cumarow ku dalxiis dalkaagi hooyo hadba dacal nooga soo duub muqdisho muuq wanaag nabada alaha u siyaadiyo mahadsanid cumar inshaar in badan
@mohamedmbm3156
@mohamedmbm3156 2 года назад
Inta suuqa bakaraha tagtay is Mujiya 👍🏾🇸🇴
@kashuusevenk7
@kashuusevenk7 2 года назад
"Muqdishotha manta maaxa muqdishothi xori" thank you Mr.Omar
@yaasircararafad2041
@yaasircararafad2041 2 года назад
Mansha allaah wacnaan lahayda kuwa jooga ee saxafada intay nagu wareerinayan siyaasadiiba halkas maraysa inay muqaladan nooso duuban dhiiri galin iyo dal jeclaan ayey nagu abuurtay mahadsnid ustaad cumar ishar
@abdullahibashirmohamed6664
@abdullahibashirmohamed6664 2 года назад
Aad iyo aad bad ugu mahadsan tahay soo gudbintaada wax walba oo bulshada faa'iido u ah, haddii ay ahaan lahayd ku dhiirigelinta bulshada quruxda dalkooda iyo horumarka ka jira. Wan kaaga mahad celinayaa in aad tahay dadka ku dayashada mudan ee uu Alle ku galladay dalkeenna, mahadsanid in badan walaal Omar guulo waa weyn ban kuu rajaynayaa.
@jfuffujhcuc2563
@jfuffujhcuc2563 2 года назад
اللهم أطرح في بلادي البركة والأمن والأمان .
@sportscap24
@sportscap24 2 года назад
AWLADUL CAASIMA❤😊
@c.m.a.1937
@c.m.a.1937 2 года назад
Dhalinta caasimadda ✅
@salmanjr9712
@salmanjr9712 2 года назад
Bakaaro waa suuq ugu weyn qaarada africa🇸🇴🇸🇴
@sadiauludow8248
@sadiauludow8248 2 года назад
Masha alah ilaahay hanoo siyaadiyo qofkii wadamada kale tagay ayaa fahmaayo wadanka qiimahiis thank you ogaansho
@nt1231
@nt1231 2 года назад
Masha Allah dalkeyga Hooyo Ilaahayow nabada barwaaqada iyo hormarka u siyaadiyo dalkeena Aamiin ❤️🤲🇸🇴
@cfataxmaxamed9994
@cfataxmaxamed9994 2 года назад
Warbixintii ugu wangsaned abid aan youtube ka fiirsado cumar inshaar 🙏❤️🥰 Suuqa bakaaro kaa soo salaama👏❤️
@abdihakin1454
@abdihakin1454 2 года назад
Allah nabad ha siiyo reer Muqdisho from Garowe
@RaadMedia
@RaadMedia 2 года назад
MashaAllah, goobihi iyo xarumihii aad ku shaaheen jirtay ayaad tagtay kolley xasuus hore ayaad gashay, tolow dadki hore ma ugu tagtay mise jiil cusub ayaa la wareegay. Waa muuqaal wanaagsan.
@abdallakhaliil3939
@abdallakhaliil3939 2 года назад
يا أخوي الله يعزك ويرفع قدرك فيديوهاتك جميلة جدا و إنتاجك مفيد الله يعينك على رأسي يا حبيبي ❤🥰
@halimaali308
@halimaali308 2 года назад
Masha allah 😍
@hasanhersi7914
@hasanhersi7914 2 года назад
Mahadsanid Omar soogudbin wanaagsan suuqa Bakaara oo aad noo soo tebisey masha Allah.
@hodomahamed3766
@hodomahamed3766 2 года назад
Mashaaalh ale nabad waaarta walaladay muqdisho from hargysa waa wax lagu farxo runti quruxda muqdisho ❤❤❤🤲🥰🥰
@cabdibiljin1380
@cabdibiljin1380 2 года назад
wlky qali ilahay haku faxido wlhi dadka qar wadan kena xuman tisa fafiyan lkn adiga waxa tahay muwadin sax oo fikrada qaldan dadka logu shekeye ayad beninaysa mansha allah 🤩😍💯🥰😍
@Adnanmoha04
@Adnanmoha04 2 года назад
Maasha Allah wll cumar aad baa umahadsantahay aniga nafsad ahantayda markan daawado videoyada aad safarka ku duubtay waxan moodaa inaa daawanayo macluumaad aljazeera ka duubayso dalka Allaha kuu barakeeyo gacanta iyo xirfadaada wll cumar✋
@aydenadventures7965
@aydenadventures7965 2 года назад
MashAllah xamar cade love you my beautiful capital love from Burco togdheer region
@blacksomali2146
@blacksomali2146 2 года назад
كلمة الله هي العليا( لا إله الا الله محمد رسول الله )
@aminomame5911
@aminomame5911 2 года назад
Speak somali
@abdiato21
@abdiato21 2 года назад
Mansha Allah Wax Badn Isbadaly Suuqa Bakaaro🇸🇴❤ Banaadir Kuugu Sugeynaa Imow wll Omar😍🤝🏾
@wolfgamming5148
@wolfgamming5148 2 года назад
Best somali yiutuber ayaan siiyaya ninkaan xaga xog raadinta ama soo bandhigita aqbaar wanaagsan
@aragwaafi5886
@aragwaafi5886 2 года назад
aad baan kuugu bogaadinayaa in aad dhulka soomaaliyeed, quruxdiisa, qiimihiisa iyo ganacsigiisaba aad soo gudbiso. hore u soco. muqdisho ilaahow nabad buuxda sii
@abdirahmanali755
@abdirahmanali755 2 года назад
Muuqaaal iga farxiyey wlaaaahi Jecliyaaaaaaa muqdisho from jigjiga
@farxiyaaadan4097
@farxiyaaadan4097 2 года назад
Sixid 0:41 : Shikrada ugu badan ee Booorarka xamar daabacdo waa sign jet .....cadeeen waxaa kuku filan in boorkasta hoos aad aqrisid
@daherapdih8072
@daherapdih8072 2 года назад
Bakaro shalay aa iigu dambeysay lkn nasiib xumo kula kulmin cumarow 💔😭
@zegtaba9680
@zegtaba9680 2 года назад
Mnsha Allah Somalia🇸🇴🇸🇴🇸🇴 waba yurub allaah ha no dhawro anigu wax hay reer waqooyiga Somalia🇸🇴 waa dalkakygi aan jecalhy Somalia waligy ma adin insha allaha I will come Somalia🇸🇴🇸🇴 ❤️❤️❤️💕💕💓💓😘😘😘😘
@omarkamaan1076
@omarkamaan1076 2 года назад
Brothers thanks ilaahay ha ku xafidu sxb waa sax waa.suuqa ugu weyn geeska africa
@abdulsalamabuamaal4231
@abdulsalamabuamaal4231 2 года назад
ماشاء الله عليك اخوي عمر.. بوركت تقرير جميل استمتعت به حتى آخر ثانية.. شكرا وننتظر تغظيات أكثر
@zizianadianish8722
@zizianadianish8722 2 года назад
Wan jeclahay somalia insha allaah wanku solaawandoona
@jaamaccabdale400
@jaamaccabdale400 2 года назад
hooyadood anagaa wasna gaalada gaaladu dhashay xamarta saa u quruxda badan miyay inagu leeyihin cadaanku waa meel qarax badan ilaahoow haydilin anigoo xamar tegin war soomalay dalkeena aynu dhisano cadaan iyo kenyaati waxba innoma hayaane gaaladU malin uun way dhici doonta muqdishoo noqotay casimad la tartanta newyork iyo london one love walaaden reer muqdisho from hargeisa
@MESUT188
@MESUT188 2 года назад
Ilaahow sidaa ay xamar U Qurxoontahy Dadka somaliyeedna Qalbigoodka qabiilka ka saar Oo isugu Qurxi Anagoo sidaas ah Gaala xitaaa nama soo gaadheen walaahi Wadankeena nimco walba way taalaa❤❤
@sahrasaalim1740
@sahrasaalim1740 2 года назад
Aamiin allow nabad na siii ya allaah nabad ba naas la nuuga leh
@dhaa42warsame76
@dhaa42warsame76 2 года назад
Muuqalkan Marka Dawatid Waxad Ogaanesa Waxa u Dhexeya Muwadinka iyo Ajanabiga. Masha Allah Mahadsanid
@xoogsato450
@xoogsato450 2 года назад
Ilahayow dhulkeenu sharaftuu lahaaa noo soo celin masha Allah bakaaraha
@abdullahali6766
@abdullahali6766 2 года назад
from Somaliland Burco Gobolka Ragga .. Ilaahay waxaanu idinka baryayna nabad caafimad iyo horumar reer Muqdisha waxaad noo tihin walaalahayo oo soo kabanaya xaga nabada
@omarawil2104
@omarawil2104 2 года назад
Sanad kahor iigu dambesay bakaaraha mudane waan salamayaa reer muqdisho
@minahaaji2999
@minahaaji2999 2 года назад
MashaAllah Ogaansho welcome to Mogadishu❤❤
@ina_mohamet
@ina_mohamet 2 года назад
The one N only Legend Cumar Keep Up 🔥♥
@c.m.a.1937
@c.m.a.1937 2 года назад
Afsoomaali fikirkaaga ku dhiibo oo soo qor Halkan afafqalaad dhammaantoodba loogagama baahna weeyna ku liidanyihiin
@madaromar9660
@madaromar9660 2 года назад
Waaw muqdisho Way ifaysaa Dadka Dagan waa dad wnagsan alleh Nabad baladhan Ha Siiyo From somaliland
@rihamkhalifomarrihamkhalif7388
@rihamkhalifomarrihamkhalif7388 2 года назад
SOMALILAND🤍
@Hooxirfad
@Hooxirfad 2 года назад
Mashallah waxaanu xeysanaa suuqa ugu weyn Geeska Africa ✅
@MOHADJ-sk7xz
@MOHADJ-sk7xz 2 года назад
MASHALAH yaa cumur inshan imkaa muqdisho ku hystt 😅 Welcome hargysa ku sugaysaa
@zaliimxigmaawi9499
@zaliimxigmaawi9499 2 года назад
Maanta anaa uhoreeyee salaanta halaiga qaado. السلام عليكم ورحمه وبركاته
@fakeboy7830
@fakeboy7830 2 года назад
. وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
@taatiko9183
@taatiko9183 2 года назад
Masha Allah thanks my brother 🇸🇴🇸🇴
@abdinasiromar8985
@abdinasiromar8985 2 года назад
masha Allah wadanka dhanka wangsan in Dadka Laga Tuso waa muhiim mahadsanid Allah Noo barakeeyo magaaladeena Amni waara neh Allah nasiiyo.
@user-vj7uf1df6w
@user-vj7uf1df6w 2 года назад
‏الحمد لله على نعمة الإسلام 🤲🏽
@samaaleabdul3178
@samaaleabdul3178 2 года назад
We Love Mogadishu ❤️
@siciidsaleeban3933
@siciidsaleeban3933 2 года назад
Allah nabada & hurumarka haydiinsiyaadiyo walaalayal reer muqdishow horumarkiinu waa kaayaga 🥰🥰😙🥰🥰🥰 from Hargaiysa
@safiyaahallaale4993
@safiyaahallaale4993 2 года назад
Mogadishu Alle ha barakeyo Ameen! dhib ka kaliya ee inaa hasta waa Siyaasad xumo 🥺
@mss_zu7184
@mss_zu7184 2 года назад
M sha allah xamar wayn from hargeisa 💙
@zahraahmed6217
@zahraahmed6217 2 года назад
Suuqa ugu raqiisan wax walban aad ka heleyso in uu yahay baan u jeclahay
@sacdiyaahmeh6231
@sacdiyaahmeh6231 2 года назад
Haaa wlh qurbaha anoo joogo qofkii soo baxaa nooga soo adeeyg dhahnaa
@hiraabemuumin1975
@hiraabemuumin1975 2 года назад
Wcz wll cumar runtii muuqaal qurux badan noo soo gudbisaa allh haku barakeeyo Mar 2 aad ku laabo ee buuqo suuqa dahabka marar bdn maqly inaa arko jeclan lahaa
@shuraxbiilyare4100
@shuraxbiilyare4100 2 года назад
Dalka adigoo kale ayuu ubaahantahay Legend Dalka in Dadka la jeclaysiiyo waa waxyaabaha RU-vidrska badankood ay ilowsanyihiin horay usoco bro
@mrmask3711
@mrmask3711 2 года назад
Cumar legend keep going 💪
@c.m.a.1937
@c.m.a.1937 2 года назад
Mr. = Master = mudane Cumar Halyeey, sii soco ✅ Halyeey = legend. Sii soco = legend.
@xamsecawilcadaali1799
@xamsecawilcadaali1799 2 года назад
less than 6 minutes you reached more than 1k viewers go forward brother
@c.m.a.1937
@c.m.a.1937 2 года назад
Afsoomaali fikirkaaga ku dhiibo oo soo qor hadii kalena qoraal dhammaantiisba ha soo qorin Halkan afafqalaad dhammaantoodba loogagama baahna weeyna ku liidanyihiin
@xamsecawilcadaali1799
@xamsecawilcadaali1799 2 года назад
@@c.m.a.1937 waa runtaa sxb amba ma jecli af shisheeye lkn maanta way iga dhacday mahadsanid
@c.m.a.1937
@c.m.a.1937 2 года назад
@@xamsecawilcadaali1799 Afkaagga uhiilli. Mahadsanid
@zakariaadam-1445
@zakariaadam-1445 2 года назад
Masha Allah Ilahow wadankena nabad nooga yeel Cidii xuman iyo shar lamagana allow kaqabo allahuma amiin❤️❤️🤲🤲🤲🤲
@cadeye2sabit228
@cadeye2sabit228 2 года назад
Masha alla casimadeenii somalia Jigjiga idinka salamay
@asalamsky3546
@asalamsky3546 2 года назад
Mashallah Mogadisho 💙💙
@yoobsanentofficial4205
@yoobsanentofficial4205 2 года назад
Ustaad yaabo isgaaray 10%100 lee nooga sheegtay Suuqa Bakaaraha. markale ku laabo waayabai doonta qof aad ukala yaaqo wado 7 maalin waqti sii. Mahadsanid
@abdiwalimohamedmohamud7193
@abdiwalimohamedmohamud7193 2 года назад
M.a muqdisho hormar waa ka muuqdaa somali ayaa horay ugu maahmaahday sadar muuqda su,al ka dhan ❤️
@mugadishutower226
@mugadishutower226 2 года назад
Thanks booqashadada omar inshaar
@Tubeec699
@Tubeec699 2 года назад
Masha Allah tabarakallaah wallhi ibnu feysal aad iyo aad baanu kugu ilqabow sanaa video aad inoo soo diyaariso Allah inoo kaa daayo🙏🥰🙏🥰🙏🥰❤️🥰
@zaki6726
@zaki6726 2 года назад
Abu faysal waaye bro ibnu waa wiilka, faysal waa wiilkiisa ama inankiisa isagaa dhalay
@Tubeec699
@Tubeec699 2 года назад
Qoraalkaa iga qaldamay sxb aad baad umahad santahay 🙏🥰
@mohaamiin311
@mohaamiin311 2 года назад
Omg M.Allh keep going Somalia hanolato🇸🇴🇸🇴❤
@fahad_cigaal
@fahad_cigaal 2 года назад
Muqdisho allow noo barakee caasimadeena from galkacyo Puntland
@dhambaalmedia1
@dhambaalmedia1 2 года назад
Waad dedaaleysa cumar allah kula garab galo meelo badan oo aanan aqoonin ayaad ibartay waad mahadsantahay wll 🌹🌹
Далее
Перескочила цепь
00:16
Просмотров 62 тыс.
Mogadishu's Busiest Market (Somalia)
12:09
Просмотров 499 тыс.
Muqdisho Mise Hargeysa ? | Maxay ku kala duwanyihiin .
11:04
MOGADISHO | Suuqa HAYAT MARKET Maxaa Ka Dhiman?
12:49
Suuqa ugu weyn Somalia - Bakaara Market | Mogadishu
11:34
CAJIIB: MAXAAN KUSOO ARKAY XAMARWEYNE?
17:19
Просмотров 50 тыс.