Тёмный

TALIYE KAASHEY KOKO JACEYL U SHEEGO CIMRAN SUULIGA MADAXA GASHO XAFAAYADA NAHIDA SANKA SAARO !!!!! 

Adna Channel
Подписаться 1,1 млн
Просмотров 148 тыс.
50% 1

TALIYE KAASHEY KOKO JACEYL U SHEEGO CIMRAN SUULIGA MADAXA GASHO XAFAAYADA NAHIDA

Развлечения

Опубликовано:

 

19 фев 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 830   
@AdnaChannel
@AdnaChannel 5 месяцев назад
Cimraan chanelkiisa waakan 200K wax yar ugu dhiman ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-B9q2IAfPg10.htmlsi=oxxJK4ZNTta9Bc4y
@Zakiict
@Zakiict 5 месяцев назад
andna xujoyinka la labada ah naga daya sida musqusha madaxa la gal iyo kab afka geli ma fiicno ramdankana prank ama qaraxa idka sugena
@DAACIYARE252
@DAACIYARE252 5 месяцев назад
Jacaylka aan jecelnahay ruusuulkeena sharafta badnaa ku muuji ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@abdinazirofficial8212
@abdinazirofficial8212 5 месяцев назад
Cadalad sameya kashey mrka lagu dhahay dib isku tuur cafimd daro wye dhahden wa qald wilka suliga inu afka la galo 😡
@Taliye.f.B.m.6611
@Taliye.f.B.m.6611 5 месяцев назад
My Sister adne already said subscribe
@sakiisko2682
@sakiisko2682 5 месяцев назад
Adna cimraan iyo asad hagio please 🙏
@Nur.Ducale
@Nur.Ducale 5 месяцев назад
Cimraan sxbow waa ii ganbatay saan makuu maleyn jirin balse Masha Allah bro waa kuwataa❤
@farhiamohamed6628
@farhiamohamed6628 5 месяцев назад
Aniba masha allh
@asmaxasan7803
@asmaxasan7803 5 месяцев назад
cimraan waa aqooyahan isnt easy❤❤ talye diinta baro qofwaynbaatahay allha ina hanuuniyo dhamaanteen
@JOKERGRAPHIC.
@JOKERGRAPHIC. 5 месяцев назад
Cimraan wuxuu u aarayaa amiira qurux legend 😂❤
@ashaomar6719
@ashaomar6719 5 месяцев назад
Waa ku janaanay 😂😂😂
@nashaadelmi8314
@nashaadelmi8314 5 месяцев назад
Away dadki dhahaye cimran wa dhadhan qof walba hal dhinac lee ka aragtin m.a cimran wa ku wata nin xaga dinta iyo wax walbo ku fican nin kaftama lkn family kiisa ka kaftamin nolow legend dadkinan isku xishoda horta dadka xishodka lehen se ku noladan acudubilah doqomo isku xishoda uffffff iyo aqas🤮😤😡🤫🤥😏🙄
@Sarasiman123
@Sarasiman123 5 месяцев назад
Qofki hadal badnen somali qof dhidhiman aye modan
@RiYaqOmar
@RiYaqOmar 5 месяцев назад
Congratulations my brother Cimraan 🎉🎉wad u qalntay inaa guulaysto🎉❤❤m.a❤❤
@Rayaan277
@Rayaan277 5 месяцев назад
Kusaliya rasuulkeena muhammad scw❤❤❤❤❤
@Juneydiboy123
@Juneydiboy123 5 месяцев назад
صلي الله عليه وسلم ♥️
@Shakettiofficial
@Shakettiofficial 5 месяцев назад
Scw
@nafiisanuura9322
@nafiisanuura9322 5 месяцев назад
Sidaasi cafimaadka uma fiicna
@omarkirish2424
@omarkirish2424 5 месяцев назад
Scw
@shukrishankaron3190
@shukrishankaron3190 5 месяцев назад
Salallaahu caleyhi wasalam❤
@khadiijaabdqadir
@khadiijaabdqadir 5 месяцев назад
Cimraan waa qof aqoon leh m.a iskumana dhowa waxa ay iswaydiinayen❤❤
@YuslimJeylaani-bc2ch
@YuslimJeylaani-bc2ch 5 месяцев назад
Digniin Magaca Allah ama magaca Nabigeena Mohammed scw (NNKH) like haku raadsan Plz 🙏
@Hana..sheeko
@Hana..sheeko 5 месяцев назад
Copy badna 😂
@user-sq5yq1lq1r
@user-sq5yq1lq1r 5 месяцев назад
Saxaaf ciyaarta habeen walbo soo gali waanku heesanaa ok cimraan caadi mahan waaba qof dhaarsan
@Reen1345
@Reen1345 5 месяцев назад
16:41 Waa 1 jibriil 2 mika’iil 3 israafiil 4 cazraa’iil 5 munkar 6 nakiir 7 raqiib 8 catiid 9 maalik 10 ridhwan ❤
@sacdiyoahmed-ul2rh
@sacdiyoahmed-ul2rh 5 месяцев назад
Ma.
@user-zj2sm3wk9j
@user-zj2sm3wk9j 5 месяцев назад
Thank you pro
@shukrishankaron3190
@shukrishankaron3190 5 месяцев назад
M.a
@user-xn1yh8su9v
@user-xn1yh8su9v 5 месяцев назад
M.a wll
@aliibrahimabdiluckypoi2376
@aliibrahimabdiluckypoi2376 5 месяцев назад
Cimraan wxn ka aaminsanaan jiraY io cawa wxn ku arkaaYo farqi weeen ayaa u dhexeeyO wllhi markiii la dhahaaYo qofka muuqiisa kora haku qiimaynin waa run💯 congratulations 🎊 sxp horeY usocO👏🙏
@naimoabdullahi8157
@naimoabdullahi8157 5 месяцев назад
Cimraan allha haku xifdiyo suaalo faidolooleh ayu mesha kuso daray
@Nur.Ducale
@Nur.Ducale 5 месяцев назад
Adno aaway 2 habeen kadib waasii dabaal dagaa yaah 1M Insha Allah ❤❤❤
@caaizhasiciidxaashi2808
@caaizhasiciidxaashi2808 5 месяцев назад
Cimran legend wllhi Su aalo diini ah iyo suaalo macquule waydinayey 😊 Lkn kashay uu yapana cawa Qararac le marki laga badiyey😂😂😂
@MaryanQuruxsan
@MaryanQuruxsan 5 месяцев назад
Qofka waxa looga badin karaba waxa waaye Diinta Cimraan Is The Best😢❤
@NajmoMaxamad-mm3hd
@NajmoMaxamad-mm3hd 5 месяцев назад
Cimraan is not easy guul guul
@user-on6ou1dn8l
@user-on6ou1dn8l 5 месяцев назад
Edna waxad u qalantaa 1m 🎉🎉insha allah keep going my sister 🎉🎉
@user-dz5zt1rc7d
@user-dz5zt1rc7d 5 месяцев назад
Ku salin nabigena the best person verer The most knowledgeable able able the most shine all creatures prophet Muhammad scw scw ❤❤❤
@fartuundhaanto
@fartuundhaanto 5 месяцев назад
Cimraan Cilmi buu la ciyaray Mn sha allH ❤️
@user-kf5pn9zz9r
@user-kf5pn9zz9r 5 месяцев назад
Cimran is not easy
@aaminaindho3742
@aaminaindho3742 5 месяцев назад
Cimraan waa so diyaar garoobay😂 ❤taliye kaashey waa laga yaabiyey 😂
@samihayahya1693
@samihayahya1693 5 месяцев назад
Saxaaf abowe gameka waa cajib, lkni waxan odsanaya wixi cunto oo dhan iin israfka lagajojiyo sawabta aah waa dambi. Xujo Kaley halakeno lkni (waxan ladahayo buur iskushuub, salid iskushuub etc) halajojiyo. Thanks.
@faizamohamedabdi2847
@faizamohamedabdi2847 5 месяцев назад
Haa wallahi waa xadgudub dadbadan ayaa aad ubaahan waana israaf in cunto xalaala dhulka laguqubo fadlan halajoojiyo hadaan janalka idiinla leenahay 😢
@yasiinjamaaden1574
@yasiinjamaaden1574 5 месяцев назад
Saxbaa tahy
@mohamedabdille9866
@mohamedabdille9866 5 месяцев назад
Saax waye dadba haysanin
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 5 месяцев назад
Labadaada waalid Janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii soo booqo channel keyga ❤
@user-fd3dq3pe2l
@user-fd3dq3pe2l 5 месяцев назад
Kasheey Dinta baro walalo waxan adun wayee😢😢😢waqtiga heysid dinta kubaro 😢
@xanaandhuxulow
@xanaandhuxulow 5 месяцев назад
Cimraan is not easy mashallah su aalo wanagsan aala imaaday Hambalyo 🎉🎉❤
@farxiyoshaale
@farxiyoshaale 5 месяцев назад
Kusali_rusul_kena_muxamed_scw
@riyanriyaney5055
@riyanriyaney5055 5 месяцев назад
M.a cimran dinta ayu yaqana ❤❤❤
@Sahara-fc2bz
@Sahara-fc2bz 5 месяцев назад
Mashaallah cimraan is not easy 🎉❤
@asuumqrx
@asuumqrx 5 месяцев назад
Taliye kashey Geesi geesi dhalay wiil qaran allaha ku caafiyo wll
@Somaligamer2
@Somaligamer2 5 месяцев назад
Keep adna hanbalyo cimraan 1m gaadhsiiya team adna ismuujiya insha allah love❤❤❤❤❤
@ikranali8224
@ikranali8224 5 месяцев назад
Cimraan waa halka qof oo suaalo diinta ku saabsan weydiiyay!! Mashallah 🤩
@DAACIYARE252
@DAACIYARE252 5 месяцев назад
Gabdho talo iga qaata Abaayo waji iyo jir qurux badan aya ku dhaman doono dhulka Halka akhlaqda iyo hijaabka quruxda badan ku dhamaan donan Janada [ku xatagow xijabka]
@user-wk1ss4em3b
@user-wk1ss4em3b 5 месяцев назад
@MyDreaminshaallahDrsmile
@MyDreaminshaallahDrsmile 5 месяцев назад
Tnz wllkei😊❤
@user-hy6nu8gy3l
@user-hy6nu8gy3l 5 месяцев назад
Cimran su aalo Fcn ayu la imaday Mashallh war cimran u wada balamiya dadko dhan
@Sukeyna1234
@Sukeyna1234 5 месяцев назад
Hora waxa looyiri jil-Jiileec looma dhinto ad-aadegna loma waaro😮 one like all team 27❤😊
@hudagurrey722
@hudagurrey722 5 месяцев назад
cilmi baa lagu garaacay xabadkan koofiyada wayn leh isna daqiiq iyo lacag keen ayuu ku wareegayaa😂😂😂
@BasroBishar
@BasroBishar 5 месяцев назад
Astaqfurallah
@luqmaanyuusufxasan4060
@luqmaanyuusufxasan4060 5 месяцев назад
Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato 😔😪🙏🏿♥
@RamlaAbdi-ye8de
@RamlaAbdi-ye8de 5 месяцев назад
Off course wankuboqanoya wax fican aa fafisa❤
@AmiraHoussein-gh5oc
@AmiraHoussein-gh5oc 5 месяцев назад
gashey inu xaasid u yahy ayu caadeyey
@Sucdiqurux81
@Sucdiqurux81 5 месяцев назад
Cimraan isn't easy 🎉❤😊
@user-gj7xl2ck1p
@user-gj7xl2ck1p 5 месяцев назад
Cimran amazing person ❤️ ❤
@bintumohamed5195
@bintumohamed5195 5 месяцев назад
Woof Cimraan bagood ka badisey ninka kkk From hargysa 😍 Ninkasto iswala nin waabiya hela boota ayu beerka nagaga jarey
@user-bh8vh5lc7h
@user-bh8vh5lc7h 5 месяцев назад
Aqooyahan masha alaah alaah hakuxifdiya wali qod adiga uukale lamakeenin barnaamijka walaahi huray usoco cimraan abowe m.a❤❤❤❤
@shukrehassan
@shukrehassan 5 месяцев назад
Insha allah halmalin kadib 1M waa galee keep going my sister 🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤wan sugi la ahay I can’t wait 🎉🎉🎉
@umalkhayrsheikh3937
@umalkhayrsheikh3937 5 месяцев назад
Kulaha kii ugu jilicdasana dadka aad yasaysay Aya sida ku galay Cimraan wll jira markasda sida ugulayso congratulations 🎊 My brother
@drshamdiartan9461
@drshamdiartan9461 5 месяцев назад
Masha Allah waa habenkii igu horaysa oo aan comment qoro Waxan hanblyo leyahay cimraan gamekana cajiib ayuu ahaa cawa
@Qabyaaladiid40
@Qabyaaladiid40 5 месяцев назад
Cimraan Aad Ayuu U Su,aala Fiicnaa Masha Allah Tabarakallah ❤❤❤❤
@user-jv7op1ue3m
@user-jv7op1ue3m 5 месяцев назад
Yees😂👏👏nin rageed iga dheh cimraan walaashiis amiira qurux uu u aaray💪muhiimda game waa intaas👏👏Hambalyo legend
@qalifxuseen9221
@qalifxuseen9221 5 месяцев назад
Imraan waa ogoonyahan wax badan ayaan kabartay alle xakuusiyaadiyo oqoontaada❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@maaidaaadan8920
@maaidaaadan8920 5 месяцев назад
Taliyaha indha adeeg wixiisa cimran is not easy ❤❤
@Saciid_Fashion
@Saciid_Fashion 5 месяцев назад
Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato😢😢
@Ilyaascadceed-sp9ob
@Ilyaascadceed-sp9ob 5 месяцев назад
Hambalyo Hambalyo adna channel 1m insha Allah waa gaaree
@queenqadriina8080
@queenqadriina8080 5 месяцев назад
Amiira walaalkeeda u aaray walaal laaan waa mugdi cawa, cimraan is not easy ❤
@xafsafaysal227
@xafsafaysal227 5 месяцев назад
Cimraan waa nin aqoon leh hore u soco abowe guusha aad gaadhay cawa dardeed waxan samaynaya ilaal ilaa 5 qof sbs kago saaro i.n
@ismahanmohamed6720
@ismahanmohamed6720 5 месяцев назад
Mansha Allah Imran cawa xaq ayu uleyahay in ubadiyo alx wubadiye
@marwo1162
@marwo1162 5 месяцев назад
Walalayaal raashinka ladaadinaayo waa israaf walalaheena reer falastiin gaajo ayey udhimanayaan anagana raashiki aya kudhadheloonaa
@tuney.cabdulahi.
@tuney.cabdulahi. 5 месяцев назад
Allah is One
@alizianodelbahar594
@alizianodelbahar594 5 месяцев назад
Cimran congrats your Legend
@hodoali6253
@hodoali6253 5 месяцев назад
Masha allah cimraan qof wax bartay hadana dagan nin nool weeyan masha allah❤️❤️
@hamzikapdirizak
@hamzikapdirizak 5 месяцев назад
Wuu soo diyaarsaday 😂
@Fatuush11
@Fatuush11 5 месяцев назад
@@hamzikapdirizakdadku ma oga inuu so diyaarsaty 😂😂
@Mukhtaar-Cadde
@Mukhtaar-Cadde 5 месяцев назад
Ilaa hadda waxaa ku qoslayaa cimraan kulahaa taliye kaasheey inta soo fuul af gembi isku tuur ileen ninka qaab uu ku dilo ayuu waayey alle beerka ma nooli😂😂😂
@qaalihasan5574
@qaalihasan5574 5 месяцев назад
Ma ila Argty horta aragiisa dhipay umalenaaaH 🤣🤣
@NaftaAbdi-pd4qo
@NaftaAbdi-pd4qo 5 месяцев назад
😂😂😂
@user-tj3ky3nz4i
@user-tj3ky3nz4i 5 месяцев назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@hassanoscarlyrics4792
@hassanoscarlyrics4792 5 месяцев назад
Maanta dhn anoo qoslin aa iga qoslise 😂😂😂
@user-mu6li7mh8m
@user-mu6li7mh8m 5 месяцев назад
Asi dhan wuu isku dhax yaacay kaashey😂
@user-ni6nd7ee1r
@user-ni6nd7ee1r 5 месяцев назад
Cimran walahi waa legend masha allah❤❤
@Kaltuuney1222
@Kaltuuney1222 5 месяцев назад
Taliye khuukhle wey kugu macdahay faanbad meesha ku hayse.Cimran bagad walasha u aartay fariid hambalyo walalo 🎉❤
@hamda6564
@hamda6564 5 месяцев назад
M.a Cimraan legend si macquula ayuu uciyaaray game ka❤❤🎉🎉
@bureqamaxamed8003
@bureqamaxamed8003 5 месяцев назад
Cimraam ciyaal machad caadiya wlhi😂😂😂😂cilmi bu faaiday cawa taliyuhu
@khadijamohamed9420
@khadijamohamed9420 5 месяцев назад
Mashallah Cimran waa wiil diin leh Mashallah ❤🎉hamplyo abowe
@ladandheyman1055
@ladandheyman1055 5 месяцев назад
Adna waxad u qalantaa 1M insha allah ❤😊😊my sister ❤😊
@Booska1
@Booska1 5 месяцев назад
Caawa aqoon socoto ayaa imaatay..Hambalyo Cimraan
@salmaahmed1045
@salmaahmed1045 5 месяцев назад
Kashay caawa masha alh aqoon diineed lagu dilay 😂😂😂taliye wax baro aduunkan anfac malahe
@YahyeHazen-qp2ji
@YahyeHazen-qp2ji 5 месяцев назад
Cimraan waa Aqoon socota wllhi❤
@naimoabdullahi8157
@naimoabdullahi8157 5 месяцев назад
Masha allha imraan waa wiilki ogu horeeye oo sidadanan ah tartanka ugalay
@user-sr1px9ni5k
@user-sr1px9ni5k 5 месяцев назад
M.a cimran keep going walakeya horay u soco nin quranka waxa kayaqano
@Sukhracali48
@Sukhracali48 5 месяцев назад
Hadaad caafimaad qabtid Alxm dheh❤
@Sukeyna1234
@Sukeyna1234 5 месяцев назад
Alx
@sukhramohamoud1735
@sukhramohamoud1735 5 месяцев назад
الحمدلله دائماً وابدأ ❤
@user-bh8vh5lc7h
@user-bh8vh5lc7h 5 месяцев назад
Cimraan m.a cimraan uu kale barnaamijka kewn Taliya tiinta barara ❤❤❤❤❤
@salmaawil866
@salmaawil866 5 месяцев назад
Msha Allah wllky cimraan Suallo macquula weydiiyay kaashay taliyaha qaraar 😂🫡😇🥰🥰👑💯💯☑️
@farhiamohamed6628
@farhiamohamed6628 5 месяцев назад
Cimraan wa iiganbadey aqoonyhn masha allh
@user-zm6ie7tw2g
@user-zm6ie7tw2g 5 месяцев назад
Masha allaah cimraan waa aqoonyhn allaah haku barakeyo wll
@mustalifafarah-rh4xs
@mustalifafarah-rh4xs 5 месяцев назад
Mashaallah tabarakallah cimraan aya ugufican inta qof oo dheshaan kujirtay wlhi wabakafaisnaay mashaallah cimraan was the best winner
@FarhiyaHaaji844
@FarhiyaHaaji844 5 месяцев назад
Cilmi buu kula ciyaaray cimraan is not easy wlhi isa soo adkey taliye kaashey 😂😂 qac qababac😂😂😂
@AmounAbdi
@AmounAbdi 5 месяцев назад
Wxyaalah xun ee an macquul aheen suliga mdax lagal io gab afka gasho joojiya pls
@user-bh8vh5lc7h
@user-bh8vh5lc7h 5 месяцев назад
Ayaaniita iyo cimraan keen cudsigayga iitixgali mahadsanid byby ❤❤❤❤
@roodagadhle3762
@roodagadhle3762 5 месяцев назад
Mnsha allaah cimaar su aalo qurux badan o diini ah buu la yimiii❤
@maymamohamed8987
@maymamohamed8987 5 месяцев назад
Kkkk hamblyo muhimada wa guusha cimran legendry
@Queen_123-r5g
@Queen_123-r5g 5 месяцев назад
Cimraan nin wax bartey Masha alH❤
@khaalidyare4252
@khaalidyare4252 5 месяцев назад
Nin walashiis u aari kara markaad tahay cimraan legend😂
@Sharma_Ubdiqader
@Sharma_Ubdiqader 5 месяцев назад
15:06 Suaasheyga wx kle ma ahan 😂 Badda xmr weyne 6meel jirto lgu qaweysyo caan ah 1:geelaq 2:hoowaal 3: Mooldooro 4: Mool fiinto 5: Curubo 6: loveka Only reer xmr wyne le yaqanana😅😅
@user-hb8mu6tz5k
@user-hb8mu6tz5k 5 месяцев назад
Cimran wad ka guleysatey ninkan laqawan wayey..congratulations bro
@XamdaxasanJamac-ji7wc
@XamdaxasanJamac-ji7wc 5 месяцев назад
Hanbalyo cimaraana raganimo amiira gabadhbay ah wan loo aaray hanbalyo marlabada
@sukhramohamoud1735
@sukhramohamoud1735 5 месяцев назад
Cimran 🎉 congratulation pro wa qof dacada oomaskina wlhi ixtrm bdn
@user-zw4sv4no2r
@user-zw4sv4no2r 5 месяцев назад
يا أيها الذين آمنوا إذا تتدا ينتم،،،سورة البقرة Ayaada ugu gaaban waa ثم نطر،،،سورة المدثر ❤❤❤
@anzalmaxamuud
@anzalmaxamuud 5 месяцев назад
wlhi cimraan ayaan watay guushiisa darteed subscribe ku dhehe hambalyo man ❤❤❤
@user-eh6rw1px9b
@user-eh6rw1px9b 5 месяцев назад
Mar hore inaad saarto ayay ahayd waadla raagtee
@ahmedzaki11hassan68
@ahmedzaki11hassan68 5 месяцев назад
Kaashey waa cunsuri muuse biixi long life my president
@asmatahir1848
@asmatahir1848 5 месяцев назад
Cudur baa ka buuxa Nacaska xun
@balqisacali4158
@balqisacali4158 5 месяцев назад
Cimraan guul❤
@user-gj7xl2ck1p
@user-gj7xl2ck1p 5 месяцев назад
M.a allha ku dhowro qof aqoon leh ❤❤❤
@zeinababdullah7590
@zeinababdullah7590 5 месяцев назад
Adnoy rashinka burka iyo salidaa israaf weyn waye bayo ciyarta kadaya dadheysan jiran ogaja udamada every day 😬🙏😭
@rahmaruun1547
@rahmaruun1547 5 месяцев назад
Ciimran masha allah❤
@scmchannel2540
@scmchannel2540 5 месяцев назад
Barnaamishkaan waa kii ugu quruxda badnaa uguna xiisaha badnaa
@yasmin933
@yasmin933 5 месяцев назад
Cimaraan aqoon ayuu ninka kaga badiyay aqoon dineed MashAllah
@HalanePro
@HalanePro 5 месяцев назад
Iyo mid maadi 🎉
@saadoilmi8723
@saadoilmi8723 5 месяцев назад
Asc waan idin salaamayaa reer asxaaf ka daaya ceesha mada iyo jidha lagu shbaayo waayo waa xaaraan illaahay wuu idin way diin daanaa kibirna illaahay ma jelclo waa iga waano walaal nimo
@Bella-pu3lb
@Bella-pu3lb 5 месяцев назад
Mashaallah Omran He’s the legend of the legend taliye chashe 🤫😢
@ubahmohamed1120
@ubahmohamed1120 5 месяцев назад
Cimran legend weeye keep going bro❤🎉
@Mumtaz738
@Mumtaz738 5 месяцев назад
Kaashey jilcan waaba nin aqoon beer ka lagu garaacay su'aalo easy laweydiiyey omg kutubka nebi mohamed scw lasoo dhiibay mgciisa sheeg madaama afarta kutub laguuu sheegay papa cimraan cwa wax faaido leh baa latimid guul mar walba ❤🎉
@munasalebaan293
@munasalebaan293 5 месяцев назад
DIINTA baro jiisoow😂cimraan wa legend wlhi su,aalo diini ah bu ku garaacay👍🏻😂
Далее
Big Baby Tape - Turbo (Majestic)
03:03
Просмотров 156 тыс.
24 July 2024
6:22
Просмотров 30 тыс.
Маленький Воришка 😂
0:31
Просмотров 13 млн