Тёмный
No video :(

Tartanka Cunto Karinta ee DHADHAN 2021 Wareega 1aad Tartanka 5aad | Bisha Ramadaan | Astaan HD 

Astaan
Подписаться 1,4 млн
Просмотров 43 тыс.
50% 1

Xuquuda Muuqaalkaan Waxey Gaar u tahay Astaan.
Astaan Tv 2021

Опубликовано:

 

17 апр 2021

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 120   
@sundussaid3650
@sundussaid3650 3 года назад
Astaan tv bulshada shaqo badaan u hayah
@ismaelbotan2392
@ismaelbotan2392 3 года назад
Waxan ad uga xumahay manta inaan joogo wadanka kenya gaar ahan xerada qaxootiga ee kakuma ee hadi an wadankii joogi laha waxan huuba tartaankan inaan meel fiican kaa garilaha wayo labada hobbies anleeyahay aya aha cuunto kariinta iyo banooni inaan ciiyaro. Hada waxan kuu soo kooba well done boys keep going and thanks to Astan tv
@sagalin555
@sagalin555 3 года назад
Masha Allah cadnan finalka imaday I'm so Happy wlh gusha adiga kuu rajeynaaa
@aishamoha5978
@aishamoha5978 3 года назад
Wow cadnaan in nawa caadi maahan fara fudedka iyo qurxintawa cadnan wllee hooyo kama aadan akfogaan jirin taasina waxaa cadeyn uah degnaan taada edebtaada iyo fara fudeydkaagaba masha allaah
@sahrasharaf447
@sahrasharaf447 3 года назад
Mashaaa alllah hambalyo cadnaad wllkay intaan daawanayay qofkii ugu horeeyay eedhibcihiisa sisharfleh uqaatay isha baxarka badamaanyada cadnaad guuulayso markasta
@sundussaid3650
@sundussaid3650 3 года назад
M.allh cadnaan kasakow cunada uu kariyay waxaaan kahely nadafa siduu u habeeyay miiska 👏👏❣hanbalyo
@zahradaahir7845
@zahradaahir7845 3 года назад
Masha alah runtii waxaa farxad inoo ah hadan somali nahay ragenii oo kufanaya cunta karin kalsoni buuxdana isku qaba wiilasha somaliyeed ayad dhiira galin utihin 20ka tartamaya iyo astan oo hormuud u ah thnks so much 😊 🙏
@keysecumar2883
@keysecumar2883 3 года назад
Masha Allah cadnaan waaa kuwataa guuleyso sxp xamdiga illhy iyo kalsonidada ayaad ku meel mareysaa insha Allah.
@zeynabturksuleyman8206
@zeynabturksuleyman8206 3 года назад
Mashalah tabarakalah keep going wiilasha
@queenofgame1050
@queenofgame1050 3 года назад
Mashallh cadnan waa wiil dagan oo edab leh gul bro
@ciiisecolow7933
@ciiisecolow7933 3 года назад
Masha allh congratulations leyahay cadnaan oo aan saansanto wax udiyarinayo kagaranayay inuu guuleso doono hambaliyo walalkay qaabka bastada marka hore udiyaarisay iyo suugada aa u shiishay kadibna iyo dry ugu dartay suugada aduunka carfisada ujeclahay marka carfisooyinka kudaresay wakula socday bes bes inta kadhahayay 🤣🤣 so I liked the you make wlhi Waxaa u mahad celinaaya walashay nasra abtidoon iyo idil qurux oo aad nodhiro galiyo marwalbo astaan tv horumar wacan ❤
@habibamohamud8798
@habibamohamud8798 3 года назад
Burhaan Cali Nuur walaalkey guul ayaan ku rajeena horey u soco 👏👏👏👏👏👏🙌🙌😍😍😍🥰🥰🥰😍😍😍
@caishomoha1968
@caishomoha1968 3 года назад
Ramadaan kariim yaa muslimiiin
@ubaxcismaan8728
@ubaxcismaan8728 3 года назад
Waxan idinka codsananah cunada marka la karinayo inaad camerada noogu qabataan.
@ayannour9428
@ayannour9428 3 года назад
muuqaalada horey baa loo duubay
@mohamudbulle4266
@mohamudbulle4266 3 года назад
@@ayannour9428 u sheeg Ayaan Ubax ma ogee
@ubaxcismaan8728
@ubaxcismaan8728 3 года назад
Xagee laga helayaah ayaan
@ayannour9428
@ayannour9428 3 года назад
@@ubaxcismaan8728 Walaal ramadaanta ka hor baa la duubay marka qaabkay u duubeen baysan ku jirin cuntada in kaamarada lagu qabto
@hudayfiyarechannel9820
@hudayfiyarechannel9820 3 года назад
Ku Sali nabiga scw scw scw dheh saddex mar
@faridaxaji6821
@faridaxaji6821 3 года назад
Scw❤ scw ❤scw scw ❤scw❤
@yuuniscabdulaahi285
@yuuniscabdulaahi285 3 года назад
scw scw scw
@fawsiyoshekh822
@fawsiyoshekh822 3 года назад
Abaayo wariyada ayaan rabaa inaan iraahdo mar walba midigtaada kabilow waraysiga
@Malikahmed961
@Malikahmed961 3 года назад
Cadnaan lanbarkiisa ii sheeg plls 😋❤😂 I like it siduu wax u samaynayo
@relaxingsound755
@relaxingsound755 3 года назад
🤭🤭
@haji509
@haji509 3 года назад
00000000 😅😅😅🤣🤣🥰
@hamdahonesty6318
@hamdahonesty6318 3 года назад
Burhaan ha walwalin wa various dental cadnan keep going
@zeinabaliomar3964
@zeinabaliomar3964 3 года назад
Alla wiilka kale colosha igu hurtay sorry inkastoo aad u dadashay Burhan
@umuaminchannel7286
@umuaminchannel7286 3 года назад
Mashallah Adnan
@sumayoabdirahman5707
@sumayoabdirahman5707 3 года назад
Waw m.a cadnaan
@Fatima-qw8yj
@Fatima-qw8yj 3 года назад
Asc walalahy qali Ramadaan kaarim fadlan iso boqoda illaahay waxad jeceshahay haa kugu bishareyoo inshallh walashin ayan aahee fadlan ❤❤🙏🙏
@hudapoul2126
@hudapoul2126 3 года назад
Mubruk Cadnan mashAllh
@Shulaax
@Shulaax 3 года назад
Waka xumahay majogi maahane meshan waxban ka dhigi lahaa sababtoo ah wadanka waaka maqanahay insha allah waxan rajeynaa sanadka danbe inan kasoqeyb galo
@zamzamidaan8365
@zamzamidaan8365 3 года назад
Uguhoreen hambaylo Yaan lehey 2 wiilba Garahaan ahan Cadnaan oo soo bandhigay cunto cajiib. Mnsh Allha waa comment tigii uhoreyey an barnamijkan kadhiibto waxan igu khasba Cadnan & dhaman wiilashena qurux dabadn. Esida qurxoon utartamaya Horayusoco brother
@abdimohamed7010
@abdimohamed7010 3 года назад
Astaan wey tagtay dhadhan ma no kenten sa u jogten
@jasiiramedia6307
@jasiiramedia6307 3 года назад
Nabi maxamed scw waxa uu dhhay ilahay adoonkisa waxa uu cawiyaa marka adoonku cawiyo wllkis wll qali subscribe igu cawi ilahay haku xifdiyee subscribe subscribe😭😭😭😭😭😭😭9o
@josephfarah3838
@josephfarah3838 3 года назад
Fadlan marwalba xalaxirto galoofka gacmaha waxaan dareemayaa dadku inaysan xiran wax galoof ah taasna ma wanaagsana waana mahadsantihiin
@nimcomaxamuud2113
@nimcomaxamuud2113 3 года назад
Waan ku saray wllo
@saciidyar927
@saciidyar927 3 года назад
Masha allah hanbalyo cadnaan sidukali burhaan waxaa aad uga hanbalyenaayaa cadnaa hanbalyo hanbalyo hanbalyo
@drsnaimahussein8109
@drsnaimahussein8109 3 года назад
Masha allah hambalyo bro cadnan dacad keep going
@Abdulkadiradan
@Abdulkadiradan 3 года назад
Hanbalyo cadnaan daacad good job sxp
@gudonahmed6161
@gudonahmed6161 3 года назад
Masha allah Astantv iyo ka qaybgalyasha barnajijku aad ayan u baagadinayaa lkn hal ayaan idinku dar Sananayaa oo ah inaa laga dhigo madnuuc in shay cuntadalagu darayo aan lagu furin ilkaha ama afka mahadsanidin
@samhealthfoodmnfollowing
@samhealthfoodmnfollowing 3 года назад
Walal talo ku socota Astana TV: barnaamijka haloogu faaideeyo dad ka somaliyeed, in loosoo bandhigo Cunno wadani ah, oo si casri loo sameeyay, loona adeeg sanayo khudaarta wadankeena. Macno maso kordhinayso bariis ama baasto aan ahayn cunno faaido leh. Fadlan Aynu isticmaalno hormarino cunadeena sida Galayda, digirta.
@yuuniscabdulaahi285
@yuuniscabdulaahi285 3 года назад
waan kuu ku raacay
@Ummu-ayash
@Ummu-ayash 3 года назад
Waan kugu raacsanahay anoo wadanka joogin baan raadina cuno Somali. Dikirta aan ka faano aduunka laga isticmala galeyda xataa qudaarta cagaran anaga maba isticmalno xageyna ne raqiis bee ka yihiin aduunka kale hadii loo eego.
@nimconoor6157
@nimconoor6157 3 года назад
Masha allah adnaan
@drshanidaahir
@drshanidaahir 3 года назад
Burhaaan ali nuur soo dhawaw mar dhaw chef no qonee qaladka guusha
@burhantiger1486
@burhantiger1486 3 года назад
Thanks abayo
@mohawadanioffical8092
@mohawadanioffical8092 3 года назад
Intaa nabi MOHAMED(SCW) subscribe iku cawii wll
@honeybae1108
@honeybae1108 3 года назад
CadNaan iguuriyo somaliyeey basto saldaato mcn haikariye
@relaxingsound755
@relaxingsound755 3 года назад
@@umuaniizacollections7020 masha allah Tan sadaxaad aniga diyaar ah bila su aaal
@nimoabdulkadir3915
@nimoabdulkadir3915 3 года назад
Ana mida afaraad iiga dhiga😅
@relaxingsound755
@relaxingsound755 3 года назад
@@nimoabdulkadir3915 🤣🤣🤣🤣🤭🤭🤭🤭 diyaaar xageyga
@honeybae1108
@honeybae1108 3 года назад
🤣😂 waanba maseeray saan o hada ninki masaanu kuyeeshay afar xaaas cadnaaanow hai ilowin marwadada Horan ahaye 😅
@nastaalimoha3949
@nastaalimoha3949 3 года назад
@@honeybae1108 😂😂😀😃😆😅😅🥰🤣
@issemohamoud5753
@issemohamoud5753 3 года назад
Wlahi Waa ku faraxsanahy inaa arkuh dhalinyaru ka qaayb qaadanaayah barnaamij kaan. Rageeni Somaliyeed Weli qaar baa ka faana cunto karinta. Hampalyo ayaan udirayaa labada dhalinyarada ah ba si gaara Burhan hampalyo Sxb you did it great job. Time kaa xawaa kugu yaraa
@burhantiger1486
@burhantiger1486 3 года назад
Thanks bro 🙏
@queennihal1222
@queennihal1222 3 года назад
asc wan idin salame astaan tv waxa rabaa in ad iga cawisiin. mesha ad kuqawatAaaan cunta kariska. si an ugu qeb galo thank
@abdulkadirabdirasak3644
@abdulkadirabdirasak3644 3 года назад
"Cadnaan maqaayada maa horrey uga soo shaqeysay" waa iga qosolsiyey odeyga lahelow, meesha waxa u codeyey chef buuxa garaddo leh waa Dr Idil. Odeyga waxa uu ka shidal qaata Idil...
@josephfarah3838
@josephfarah3838 3 года назад
Fadlan gacmaha hala gashto galoofka laxito markii cuntada lakarinayo waayo ma wanaagsana taas marwalba xiro galoofka gacmaha thank u
@ciiisecolow7933
@ciiisecolow7933 3 года назад
Lkn walal ha iloowin qofka marka hore gacmaha wuu dhaqay wana nadiif gloves waxyabo badan oo fara fudeed kusamen lahedo karebaya marka muhiimada waa iney gacmaha nadiif yihiin mahadsanid
@salahmussesalah9389
@salahmussesalah9389 3 года назад
Saalax cunaaye cunaa Waashey day siduu u eegaayo ,Cunadii ku Qaadatay kuma dhigto.
@superzaara2421
@superzaara2421 3 года назад
burhaan cali nuur sxp waku soo scdaa ii diyaari cuntadyda
@burhantiger1486
@burhantiger1486 3 года назад
Hhhh Haye waa diyaar abayo
@nimcabarkat2384
@nimcabarkat2384 3 года назад
Wxn ka codsan lha xukaamta in ay wxa weakness ku yihiin la sheego
@maryuum9678
@maryuum9678 3 года назад
M.a burhan horay usoco abowe
@AminaLuckyOfficial
@AminaLuckyOfficial 3 года назад
umadiina nabi muxamed csw ku qaraabanaya joojiya please dadka ha danbaajinine
@faridaxaji6821
@faridaxaji6821 3 года назад
Masha Allah tabrikllha guul wacan wilisheyna somaliye keep going astan TV Ramadan Mubarak dhaman inta musli meel walbo joogtin waxan idin leyahay Ramadan karim ⭐🌙⭐🌙❤❤❤
@haalmohamed8815
@haalmohamed8815 3 года назад
Alx sifcn baa idinka faaidny
@mustafeadan745
@mustafeadan745 3 года назад
Xaga mikifoonka 🔭🔭🔭🔭🔭
@hassanabdirahman2388
@hassanabdirahman2388 3 года назад
Idil pressure tartamayaasha kuwadaa dhoor jeer arkay nasra ka fcn
@xafsanuura8633
@xafsanuura8633 3 года назад
Please cuntada marka presentation lagu sameyo camerada nogu so dhaweeya
@drshanidaahir
@drshanidaahir 3 года назад
Cadnaan hambalyo
@katracabdi4052
@katracabdi4052 3 года назад
Horay usocda
@cudoonmursal9993
@cudoonmursal9993 3 года назад
M.a m.a m.a cadnaan
@liibancqaadircabdi1444
@liibancqaadircabdi1444 3 года назад
masha alaah walalkeyga burhaan ayaan tageersanahay
@burhantiger1486
@burhantiger1486 3 года назад
Thanks bro
@hindisahajaceylkagl7458
@hindisahajaceylkagl7458 3 года назад
Tartamayaasha codkoda lama maqlo naga hagajiya
@mohaofficial7314
@mohaofficial7314 3 года назад
Jigo iguma ogidiin walaleey
@waaleygudaalay2181
@waaleygudaalay2181 3 года назад
Ar yaa mahaan i geeya😂. Farahaa leeska dhuuqi lahaay tlhi😆😄.
@nastaalimoha3949
@nastaalimoha3949 3 года назад
😂😂😂😂😄😄😆🤣 oo cadaaa
@AminaLuckyOfficial
@AminaLuckyOfficial 3 года назад
kkkkkk
@waaleygudaalay2181
@waaleygudaalay2181 3 года назад
@@nastaalimoha3949 haa😂😂😆
@cimadudiin2286
@cimadudiin2286 3 года назад
Eeboow cadde isa soodiyaari
@waaleygudaalay2181
@waaleygudaalay2181 3 года назад
@@cimadudiin2286 Diyaar waa ahay eebow😄.
@abdirahmanmohamed3200
@abdirahmanmohamed3200 3 года назад
War niyo cadnaan hadi ng ahaayn lahyd wala isku dagali lahay
@RIIRAASH
@RIIRAASH 3 года назад
Ani qeybta garsoorka gali laha habenkasto cunow fadhigayga
@maryuum9678
@maryuum9678 3 года назад
Kkkkkkkkkkkk
@saqiqa
@saqiqa 3 года назад
Isku mid ay nahnay cunow le aan u fadhisan laha
@dooyow3328
@dooyow3328 3 года назад
𝑄𝑜𝑙𝑜𝑜𝑦𝑖𝑛𝑘𝑎 𝑐𝑎𝑚𝑒𝑟𝑎𝑑𝑎 𝑑ℎ𝑖𝑏 𝑤𝑢𝑥𝑢𝑢 𝑘𝑎 ℎ𝑒𝑦𝑠𝑡𝑎𝑎 𝑓𝑜𝑐𝑢𝑠 𝑘𝑎
@hindisahajaceylkagl7458
@hindisahajaceylkagl7458 3 года назад
Garsorayaasha sidey u kala sarayaan labasaxan oo isdhinacyaal midba mar in uu kenaa ilasaxneyd wana sida saxda ah ee barnamijkaan mahadsanidiin
@shukrisharaf6858
@shukrisharaf6858 3 года назад
Wiilasha qurba joogta ah iyo kuwa dalka jooga ah aa markasto tartanka loo qabtaa cadnaan waxay ila tahay waa qurbo joog waliba school soo dhigtay ,burhaan wuu dadaalay
@cabdullahimaxamuud5974
@cabdullahimaxamuud5974 3 года назад
wu i saran yahy
@khadijoabdullahi5739
@khadijoabdullahi5739 3 года назад
Cc
@mankayusuf9906
@mankayusuf9906 3 года назад
Progaramkan sanadki hore hal malin ima dhafin sanadkan kaniramanka inacsiyay qofka waxu karinaayo dhan maba natusayo iyo zoom dhan masodhahaayo yaa ila mida o nacay sanadkan
@arwaaxcade5512
@arwaaxcade5512 3 года назад
Walee meeshan waaba ku ceeboobi laha hadii ka qeeb gali laha tartankan waxee eheed in qeeb nalaga siiyo yaraanteena sidii naloo dhahaye wiilasha yey udhawan jikada baa kaharnay tartanka meeshan baasto gubatay aan arka iyadoo qiiceeso meesha neef geel bireeya in ladhaha lamooda waxii dhan waaba la isku walaqe hhhh
@mohamudbulle4266
@mohamudbulle4266 3 года назад
Hadaan jiko idiin galoba idhaha wey qoyneed iyo dhararaq pasta daada
@maryuum9678
@maryuum9678 3 года назад
Kkkkkkkkkkkk ar noo gal joog
@mohamudbulle4266
@mohamudbulle4266 3 года назад
@@maryuum9678 ciil aa iga qabtey inkasto waxa tartan yahay hadane cunto ceeb lagama shego.. Ani horta inta u tago ayaan ku gedin lahaa hhh hadan la i caayen wa diyar isaso sharax adiga
@AminaLuckyOfficial
@AminaLuckyOfficial 3 года назад
labada wiilba way dadaaleen,mar walba qofba guleeysta burhaan waa nin rag wuu fahmaya guusha koley in qof raaci lahayd,lakiin waligiin qofka kalana qalbigiisa ilaaliya markad dadka guushooda sheegaysan
@cabdiwali8205
@cabdiwali8205 3 года назад
Wlhi wax aan ukun ehen makarinkaro waligeyna ina wax kalo kariyo iskuma dayin
@myrumeyzaahmed3486
@myrumeyzaahmed3486 3 года назад
Inaa barato isku day hada waqtiyaa heesataa naftaada waad caawinee familkagana waad caawinee
@sahinoffical8335
@sahinoffical8335 3 года назад
Somali hada jogi lahaa wanka qeyb gali lahaa kkk qurbaha sida wax u karsanayey ku dalee
@najmokhaliif8542
@najmokhaliif8542 3 года назад
Y
@najmokhaliif8542
@najmokhaliif8542 3 года назад
Maatimadid waad kaqeybgeli
@sahinoffical8335
@sahinoffical8335 3 года назад
@@najmokhaliif8542 diyaar wye iso dhawey he
@bashiirwadani
@bashiirwadani 3 года назад
𝙎𝙪𝙗𝙨𝙘𝙧𝙞𝙗𝙚 𝙞𝙞𝙨𝙖𝙖𝙧 𝙖𝙙𝙤𝙤𝙧𝙖𝙖𝙡𝙞𝙖
@sarardawa1409
@sarardawa1409 3 года назад
please use gloves
@xamsemaxamuud9876
@xamsemaxamuud9876 3 года назад
Xasare
@yuuniscabdulaahi285
@yuuniscabdulaahi285 3 года назад
malabaraa hurda inteeh
@abdimohamed7010
@abdimohamed7010 3 года назад
Nasra abtidon wa aminsanahy haley radiyo😆😅🤣
@fatimaabdinour2703
@fatimaabdinour2703 3 года назад
Hhhh xishoo waa marwo, waa hooyo sadex caruura haysata
@abdimohamed7010
@abdimohamed7010 3 года назад
@@fatimaabdinour2703 wll sorry aqoon dara i geysay aniga marabo qof marwo ah rali galin ba sinaya walshey🥰
@mohamedabdirashid3944
@mohamedabdirashid3944 3 года назад
Ani 0 isiin lahayen😀😀
@hooyosamaliyed945
@hooyosamaliyed945 3 года назад
Ilahay dartii wll soboqo RU-vid channel ina sara subscribe
@Gobaad_abdalle.
@Gobaad_abdalle. 3 года назад
Asc waa walashiin somaliyeed please ilahay dartii subscribe igu saara walalayaal
Далее
Part 2 Shaadiyo Waxa tahay was Kulahaa kkkk
30:01
Просмотров 414 тыс.