Saleebaan cabdalle reer Dabac aabbahay abtiyaashi awowgey aabbe dhalay reer abtiyaashi dhamaan ilma adeeraday dadka dhalay.Aad ayuu u jeclaa aabbahay dadkaas Tawfiiq inaan booqdo aad baan u jeclaan lahaa intaan noolahay.Waa dhulkii ay kasoo jeedeen.Mj CM siiba Cadi Ciise iyo Reer Mahad waa dad ay aad isu dhaleen
Walayaabanay halamash naagood goormeey kartida ay ku faanaya yeesheen waa tii xaafadahooda intii loogu galo laga qaxinjiraye oo uurada khaaca laga taluuminjiray af noolba wuu hadli beenta uu isku soo dubaritay aaba iiga siidaran teeda kale wixii iyaga lagu xamanjiray ayeeyba dadka ku soo wareejiyeen ayagaa daandaasi aan wax la isaga celinkarin lagu xamanjiray inteey dadkamaagaan oo dagaalka bilaabaan hadana carari jiray majeerteen daba jili ayagaa soomaali oo dhan u taqaanaa wuxuu ku leeyahay mayd ayaa laga craray hadana fiidiyoow ma hayo oo mar marsiiyo kale ayuu u sameeyay miidiyaha waxa beenta keenay waa kan wuxuu ku leeyahay niman dhinaca kale ayaan xiriir la suubiyay oo iyaga ah oo aan saaxiibo nahay ayaa wax ii sheegay bal ilma yar miyuu wax u sheegayaa soo dad waaweyn ma dhageeysanayo oo hadalkiisa qaymayn ku sameeyn mayo siduu u dhacayo maxaa booteeysaa isaakh ayaa dhulkaagii dhan kaa qabsaday hadaa run sheegaysid nin hero tahay oo balaaya kaa dhacday od soo cesho waa adiga taako u qaadi waayee daba jilic cidwalba cantuugto kuwaan hadaa dhageeysataan bohol ayeey idinka tuurayaan beentooda iyo faankooda
Waa runtaa weey ku faraxsamyihiin waayo dad ay u arkijireen darbi hortaagan ayaa Iyagii lahaa waa wada dhalanay ayaa is dilay. Siyasadu waa saas - Divide and Rule- qeybi oo Xukun. Dadkii Shaley ku eryanaya Maanta Iyagu ha is eryadaan. Beena muu Sheegin shalay ragii Galkacayo iga Saaray iyagoo Irir ah ayaa isdilaya ayuu yiri. Waa sidaas
Ninkan hadalkiisu waa xdiis waana runtii waxa uu sheegay oo dhami.Majeerteen dhul laga qabsado halkee ku aragtay.Mise waxaad ku khaldaysaa nimanka Dhulbahante ee maalinba shaar xidha oo dhulkooda doonaya inay isaaq uga mushaar qaataan iyo riwaayadaha ay isu jilaan Puntland & somaliland.Ninka hadlayaa waa nin Mj Cumar Maxamuud ah ee dadka iyo sida loo dago orod kala baro, .Majeerteen hadduu fulay yahay oo ayna dagaalamin ma adaa u waardiyeeya dhulka baaxadaas leh ee ay dagaan oo waligioo xitaa ceel xoolahoodu maalin ka cabeen aan qolo qaadan.
Fataa bale dir wa dad nabad iyo colad labadaba yaqano we adigo mj ah op an isnaqano miya wax naga shegeysaa Ma ilowday haaf qameye saxiib wadiga leh 15 daqiiqo isma haysano madaxa dhagkadisa USA ku jabshay stupid eeya ruufyanbatidiin dir iyo sacad dhexdodu idima deqdo