Тёмный
No video :(

Waayihii Fadumo Haldhaa iyo Gar-naqsi. Waraysi xiiso leh. 

SOMALI AMERICAN TV
Подписаться 223 тыс.
Просмотров 20 тыс.
50% 1

Waayihii Fadumo Haldhaa iyo Gar-naqsi. Waraysi xiiso leh.

Опубликовано:

 

29 авг 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 74   
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 Месяц назад
Mashalah. Dadkan heesa maskax ayuu ALLE siiyay xifdi ah laakiin dhan kii khaldanaa ayay u weeciyeen. Quraanka iyo diinta ku barta
@Burcaawi2010
@Burcaawi2010 2 месяца назад
Allah ha ku XAFIDO Faadumo Haldhaa, xaqaaqa Rabi ha kaaga soo qaado dawlada Jabuuti
@ibrahimhassan7669
@ibrahimhassan7669 Месяц назад
Jibuutti waa taas... Jibuutti waa in la xoreeayaa
@cumarsharmarke1178
@cumarsharmarke1178 2 месяца назад
Asc waan idin salaamey cali xaraare iyo Faadumo haldhaa illaahey ha ku xafido
@user-kq9fb9iy8d
@user-kq9fb9iy8d Месяц назад
Allah yasalimak fadumo wadani Masha Allah May Allah bless you rabiweney hakuxafidow
@ShucaybCali-eb1mv
@ShucaybCali-eb1mv 2 месяца назад
Faadumo Mar labaad ayaan kul hadlayaa ka hadal xaqaaga Mar labaad iyo Mar sadexaadba alle a haku xafido
@anissahassan9932
@anissahassan9932 Месяц назад
Tu est vrais djiboutienne mashallah well done 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@AsmoCadeey-fr7vu
@AsmoCadeey-fr7vu 2 месяца назад
Faadumo Cali Cilmi Haldhaa❤ Guuleyso Walaal❤
@abdulhersi8043
@abdulhersi8043 2 месяца назад
Mashaa Allaah Tabaaraka Allaah, Allaha Barakeeyo Aamiin Yaa Allaah, Suxufiga Soomaaliyeed Ee Ruugcadaaga Ah Legend Journalist Cali Xaraare Iyo , Martidaada Sharafta Leh , Marwo, Faadumo Haldhaa,( Waa Labka Goreyga) Guuleyso Inshaallah .
@maxamedcsalaan8928
@maxamedcsalaan8928 Месяц назад
Maashaa alaah faadumo haldhaa siyaada alaah hadii aadbaratey qur aanka kariimka qowlkii ilaah
@AsmoCadeey-fr7vu
@AsmoCadeey-fr7vu 2 месяца назад
Faadumo Walaal Mcn iska Cafici❤
@anissahassan9932
@anissahassan9932 Месяц назад
Fadouma ali Elmi je connais tres bien j abitais aux quartier numero 7 je quittais 90 kaltum bacado Anab Ismael live in London mashallah well done habibtie 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🌸💘🌺🌷
@bouhahmed5537
@bouhahmed5537 Месяц назад
@@anissahassan9932 elle habitait Q7 Bis rue 15 cher soeur rue 7 ou bien Q7 puisque je sais toute les cartonne
@mohameddahir7293
@mohameddahir7293 2 месяца назад
Mishkilad,qofkii gees qaadaaba Wuxu leeyahay halgamaa baan ahaa, sida Zahra halgan.waa yaab iyo faan.
@Khadijo60
@Khadijo60 Месяц назад
Maashaaallaha waxaan ku daawaday ruwaayadaa 88 jowhay dariiqaa wanaagsan allaha kugu wadan inta fanka ku jirto allaha ka weeciyo
@dahaboqurux1858
@dahaboqurux1858 2 месяца назад
Mansha Allah tabaraka Allah walaalo. Allah anagana sidaa ha dhigo. Aamiin
@RuqiyaNouh-ch9oe
@RuqiyaNouh-ch9oe 2 месяца назад
ماشاء الله تبارك الله ماشاء الله تبارك الله ❤🎉🎉🎉🎉🎉
@fartunwasuge8322
@fartunwasuge8322 Месяц назад
Masha Allah xifdullah Thanks walaashay qaali ❤️
@majid2968
@majid2968 Месяц назад
Waxas gabadha haku soocelin Alaa uga miciinaye oo kasoo hanuuniyey
@fatimaelmi7886
@fatimaelmi7886 Месяц назад
Masha Allah Fatouma walal hadii Allah uu kaareybey faakii walal iskaa daa xuususta wixihorey Allah kasobixiyey Alley kuxamdi oo fatouma tobadaa kaadib waalagaqomamey iya ee walal adiguu maarkastey arinkan xasuustaa kugureybey iskadaa Allah uugoow sitoos aha
@khadraahmed1068
@khadraahmed1068 2 месяца назад
Masha’a Allah Allahuma barik walaal fadumo khayr
@ahemedmusae2473
@ahemedmusae2473 2 месяца назад
Maansha allaah illaahay ha ku xifdiyo
@fathiaali-yx8xn
@fathiaali-yx8xn 2 месяца назад
Maasha Allah waan ku salaamay xabiibti faadumo kheyr
@abdihakimaliisse3607
@abdihakimaliisse3607 Месяц назад
Aamin Allah haku cafiyo macallinkaga.
@osmanahmed3512
@osmanahmed3512 Месяц назад
Manshalla God bless you sister
@abobasement346
@abobasement346 2 месяца назад
Masha Allah wakhtih fican bad kah hartay fankah
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy 2 месяца назад
❤mashallah allow ku xafid walashay ❤❤❤❤
@oubah.ismaeiloubah.ismaeil7349
Fadumo hargaysa kalay walal
@sahraomar1039
@sahraomar1039 2 месяца назад
maasha allaah Alle haku xafido
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 2 месяца назад
ما شالله ان لله يهدي من يشاء ولله اعلم با لمهتدين
@bouhomoussa
@bouhomoussa Месяц назад
Mashallah fatouma
@bouhahmed5537
@bouhahmed5537 2 месяца назад
Macha Allah maman fatouma Ali que Allah té donne toute satisfaction et que notre président te donne toutes ces que t'a le doigt inchallah tu es maman de kartileh
@ShucaybCali-eb1mv
@ShucaybCali-eb1mv 2 месяца назад
Spray waa shucayb cali oo jooga hargaysa faadumo haldhaa waan ka xumay abaalkaaga aan cidi kuu ogayn anagaa kuu og oo isaaq ah
@abdishakuuraliabdi2156
@abdishakuuraliabdi2156 Месяц назад
Asc Alle ha xafido
@rodamahamoud
@rodamahamoud Месяц назад
Asc mashaallah
@abdihakimaliisse3607
@abdihakimaliisse3607 Месяц назад
Waa wax laga yaq yaq soodo. Djabuti ma france bee isku heseten😢
@khadijsibrahim8111
@khadijsibrahim8111 Месяц назад
Ma sh alla ❤❤👍
@ummuisra6721
@ummuisra6721 Месяц назад
Maasha allaah
@fardusahmed1091
@fardusahmed1091 2 месяца назад
Masha Allah tabarakallah
@GRONINGEN60
@GRONINGEN60 2 месяца назад
Manshallah
@abdirahmangelle9322
@abdirahmangelle9322 Месяц назад
Maashaa allaah sidaan ayaa kuu wanaagsan
@farahyuusuf3209
@farahyuusuf3209 Месяц назад
Maansha alaaaaa❤❤❤
@user-zp5gw2yw8y
@user-zp5gw2yw8y Месяц назад
Maanshalah
@caderrayale7744
@caderrayale7744 2 месяца назад
mashaa allah Haldhaa allah ku xafido, sorry Dadka jabuuti usoo halgamay ,xaquuq qof helay aad ayaay u raty😢
@koomabeauty
@koomabeauty 2 месяца назад
Illahay sidadaa haa igaa dhigo
@cabdicaydiid3320
@cabdicaydiid3320 Месяц назад
Maasha Allah dear sister
@user-zy9cp3rf7e
@user-zy9cp3rf7e Месяц назад
Macha Allah Fatouma haldhaa nolow❤
@nimcoqaasaim1434
@nimcoqaasaim1434 Месяц назад
Mansha alhaa
@Fadumohalgan
@Fadumohalgan 2 месяца назад
Maansha allah way nooshahay ileen maxay uhabaarayeen gabdha
@DiranehHassan-ie8hl
@DiranehHassan-ie8hl Месяц назад
Masha Allah fadoumo
@abditahmanmohamud4000
@abditahmanmohamud4000 Месяц назад
Somali oo dhan wa dulman yihin Inshalah qof kastana xaqiisa wuu helin maalin uu ugu baahi badan yahay.
@ummuhannan2353
@ummuhannan2353 Месяц назад
Fadumay wanku salaamay saaxiib
@AhmedDaud-fd6vn
@AhmedDaud-fd6vn 2 месяца назад
Faadumo haldhaa waa maqli jiray
@achaaigal3722
@achaaigal3722 Месяц назад
Yes that’s the most
@mohameddayib2894
@mohameddayib2894 2 месяца назад
Fadumo ilbaayi waxay ahayd gabadh an jeeclaa heesaheda iyo cod macaanideda
@Rogerrobert1980
@Rogerrobert1980 Месяц назад
Diinta isagu shaqo kumale sidii hore wuxuu kuugu rabaa waa sidaaas lilalowdii ayuu kaaa rabaa
@biche1984
@biche1984 Месяц назад
❤❤❤❤❤❤
@nimomumin2552
@nimomumin2552 2 месяца назад
Barika waxa jogey hassan gouled abtidon sidas vaa dadka gali fire oo waliba raga inta la kaxaisto lama so celi jirin waa la dili jiry
@dahirabdi2276
@dahirabdi2276 Месяц назад
Fadumo Ali Cilmi hadhay ilahay ayaa haday ilahay haday Runti waxay ahad qof cod macan markii ayay ku jirtay masiibada aunn
@user-sb5ou5qk2q
@user-sb5ou5qk2q Месяц назад
2 sano ka hor Nederland bay dimid aroos bay musik la aan uga heesday waxaa loo garacayay 27:46 27:48 qalab gacanda ah sawir iyo kaamiro way diiday
@mahadhussein9115
@mahadhussein9115 2 месяца назад
Wan ka xumay wlleshen fatuma haldha sorry sisrt in ay lagu sara ma mudindi wan iska nasiib darda heesata umada jabuti iyo somali 2 dadkodi weey dayacayin hin dadki macana laha weey dayacanyihin
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o Месяц назад
Maansha allah ❤
@mamamcn576
@mamamcn576 2 месяца назад
Heer sare
@cabdicaydiid3320
@cabdicaydiid3320 Месяц назад
Maxamud xarbi wuxuu ahaa geesi soomaaliyeed oo cadawga gumaysiga dilay.
@somalisomalidhalay3609
@somalisomalidhalay3609 25 дней назад
❤❤❤❤❤❤❤
@ashaadenosman2645
@ashaadenosman2645 2 месяца назад
Axax😊
@somalisomalidhalay3609
@somalisomalidhalay3609 25 дней назад
Odagaas ina cumar geele la leeyahay dad badan baa ka cabanaya
@Halgame334
@Halgame334 2 месяца назад
DAD FANKA KA TOOBAD KEENTAY MUXU ULA DABA DOCDAA
@user-sb5ou5qk2q
@user-sb5ou5qk2q Месяц назад
Soomali ya dii xornimada la keenday miyaa lagu mucaraday bisinka dad ku sow wada soomali ma ahan yaab
@abdibirre4281
@abdibirre4281 2 месяца назад
ISMAACIIL CUMAR GEELE 20 MALYAN OO SOOMALI WAYN AH AYAA U AFDUUBAN OO UU RABA INUU ITHOPIA AAKHIRKA INUU GACAN GALIYO MARKA FAADUMO HALDHA OO EY IYO DOOFAAR MADAXA LAGA SAARAY KA NIXI MAAYO WAXAANA LAGA YAABA IMUU WALI KU COLAADINAYO FANANKII SOOMALIYED OO AY MARKII HORE GUURSATAY
@abdibirre4281
@abdibirre4281 2 месяца назад
MARKA WALAALEEY ISKA SAMIR DHIBKA WAA LUGULA QABAAYE
@hanaharyen9522
@hanaharyen9522 2 месяца назад
Mazhala fadumo ale hacano waxwanagasan bayqady
@ashaadenosman2645
@ashaadenosman2645 2 месяца назад
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@ahmedomar3213
@ahmedomar3213 2 месяца назад
Fadumo haldhaa fananad hore Heestii somaliyay nabad nabad Heestaasaan dhagaysan jiray Geesiyaal manoolee somliyey nabad Haweenkii nuglaayey somaliyay nabad Ubadkii nafowyey somaliyey nabad Waa qiiroon jiray
Далее
Kaftanka Siyaasada 515 oo aad u xiisa badan
36:22
Просмотров 49 тыс.
Somalida iyo Carabtu ma isku DNA baa?
31:33
Просмотров 19 тыс.
Mawduuc Nin Dawladeed waa kuma  MaxaaTilmaamo u ah.
1:07:40
DEGDEG: Faadumo ibraahim oo Habeenkii u Wareegtay
18:59