Тёмный

WAR BAL ILA ARKA DHAQAN XUMADAN GUURKA AYEY QALAD KA FAHMEN DUMARKAN 🥲 

Hamda Home Decor
Подписаться 108 тыс.
Просмотров 72 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

12 ноя 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 869   
@umurayann5457
@umurayann5457 8 месяцев назад
Alla amaa run u dhimataa war wali malasheegay qof run u dhintay hamdi warsame adigoo badan Allah nasiiyo
@aishaisse9452
@aishaisse9452 8 месяцев назад
Alla mxana kugu duceeya allow Cimriga iyo cfmdka kuu siyaadiyo qof kasoo hadlo waan rabay thnks you hamda ayada urta eh duqdeee😂😅
@halimohassan2605
@halimohassan2605 8 месяцев назад
Gabdha kaliyah social media dhan waliba ka taageero run kugu jeclhy hore usocoh abyo😘
@drayanhussein1838
@drayanhussein1838 8 месяцев назад
That’s true Naftiina ku mashquula shaqeysta waxbarta stress iyo qof inaad dabasocoto waa ka gudbeysaan dumaroow.
@munaiman9828
@munaiman9828 8 месяцев назад
Xamdiyee wa nololo uu xishoodkii ka dhamaaday subxaanallah😢
@marwofartuunchannel9058
@marwofartuunchannel9058 7 месяцев назад
Walle wad lahadashay gabdhaha yaryarkaa oo la luminaayay habartan jikili jikiliga nagu waashay naga aamusi dhaqan xumo ayeey dadka bare xishodkii aya ka tagay uf xamdiyeey adigana allaha ku sharfo dadka midiyaha iyago iska laalado isi soo dhigo maba isku waaran alx reraheenu si normali ah ayan udhaqana ❤❤
@ruqiyoshariif2619
@ruqiyoshariif2619 8 месяцев назад
Walshey waa runtaa qurxey fahankaada alle ha wada siiyo dumarka baraha bulshad ku jira❤❤❤
@maryuumahmaanoow
@maryuumahmaanoow 8 месяцев назад
Alla hooga😂 hamdiyey qaali dumar❤waad naga soo gaartay gabadhaan iyo kuwo la Mid ah xaaji na nacsiiyeen wlhy😢
@haidaroali8201
@haidaroali8201 7 месяцев назад
True facts Mashallah I love your honest Mashallah
@hooyojecel-ft9tu
@hooyojecel-ft9tu 8 месяцев назад
They are not normal subxanAllah
@hamdicabdullahi5650
@hamdicabdullahi5650 8 месяцев назад
Xamdiyey sida magaca kuula wato aya kuula ra'ayi ahay ilaahay haku sharfo nolasha nin kaliya ma'ahan sida la'ogyahay
@hawahassan4841
@hawahassan4841 8 месяцев назад
I could not said it better myself. Mashaa Allah!!
@farhiaabdullahi5759
@farhiaabdullahi5759 8 месяцев назад
Qof taan waaba ku lalaboodaa wlh waa dhibsaday Xamdi qurux jazaakalaahu qeyr walaashey ❤
@salmacadey7548
@salmacadey7548 8 месяцев назад
Xamdi fariid kalsoonida iyo ad adayga kugu jeclahay ❤❤
@hanny20
@hanny20 8 месяцев назад
M.a Allahumma Baarik Abyo Caqligaga Ilahay Hakuu Barakeeyo….🤲♥️♥️♥️♥️
@user-in6qi2gb7f
@user-in6qi2gb7f 7 месяцев назад
maasha Allaah tabaarakallaaah, waalidkaa Alle ha barakeeyo haday noolyihiin haday dhinteeena Alle ha u naxariisto walaashay adkaarta akhrinteeda badso, hawl fiican ayaad haysaa horay u soco insha Allaah.
@sahrasiciid9798
@sahrasiciid9798 8 месяцев назад
Qofka 2aad ee social media aan taladeda dhegysto 1sheekh mustafa iyo Hamdi❤❤❤❤❤❤
@shukrimidwife5437
@shukrimidwife5437 8 месяцев назад
Masha Allaah xamdaay Allaha kuxafido abayo dadnimadaan kugu jeclahay afkaaga caano mac halugu qabto
@ahmedyusuf5700
@ahmedyusuf5700 8 месяцев назад
Adeer ilaahay Haku barakeeyo oo dhinac walba hakaa xafido.
@ayanahmed5557
@ayanahmed5557 7 месяцев назад
Asc, sister what you said about the marriage Is true well done.❤
@fartunabdi9269
@fartunabdi9269 8 месяцев назад
That’s why I followed you Hamdi afkaaga cano lagau qabay. Straight to the point masha allah
@aaminadaacad3976
@aaminadaacad3976 7 месяцев назад
Wa Sax Wlhi Xamda Warkeda keep going quruxey wan ku wata gar iyo gardaro ❤❤❤❤
@blackgiganosaurus
@blackgiganosaurus 8 месяцев назад
😂😂 Lol thank you xababti for telling the truth wallahi you are so funny as well intelligent and smart, i just love how you are so real. May Allah swt bless you, as well protect you & your family always amiin ya raab.
@Sanaaaxmad79
@Sanaaaxmad79 8 месяцев назад
m. a m. a gabadh dayaasho mudan qali garabkagag ahay
@lulmohamed4076
@lulmohamed4076 8 месяцев назад
ALXAMDULLILLAH, JAZAKALLAH KHEYR, Why worry about a man who was born just like you. Alxamdullillah I think about my MOTHER QAMAR SHEIKH FARAH MAY ALLAH BLESS AND PROTECT HER. SHE IS HOYO MACAAN.
@bintudaahir8774
@bintudaahir8774 7 месяцев назад
Masha allah xbbti runtaa wan sugaynay qof gabadhaan wax usheega yaq yaqsi baynagudishay mahadsanid xamday
@hoodorayaan7338
@hoodorayaan7338 8 месяцев назад
Xamdi wllo alle caqliga haku barakeeyo wlhi waxathy gabadha kaliya ila fikirka ah ❤❤
@zamiiraahmed1698
@zamiiraahmed1698 8 месяцев назад
Alla maxay Gabrthy Xamdi caqliga Allh haku barakeeyo Qaali❤
@AmaalMaxamed-uh8wi
@AmaalMaxamed-uh8wi 7 месяцев назад
Shukran qali
@fardowsaahmed5569
@fardowsaahmed5569 8 месяцев назад
Asc huuno mcnto setahay waan kusalaamay fariida baatahay nollosha ku kunolowa mida ugu fiicana aduuna iyo Aaqiriba adiga iyo family kaaga maasha Allah gobagaba dhashaya gobanimadu waa udhalasho guula iyo gonimo mcnto naagihii somai ninayeya ku waa sheena ❤❤❤❤❤
@user-yp4rq1iu2m
@user-yp4rq1iu2m 8 месяцев назад
Xamdi fariid allah ku xifdiyo xbbti ❤
@Naano970
@Naano970 8 месяцев назад
Wow masha Allah best dhiiri galiye❤❤❤hamda mahdznid runtaa kugu jeclhy ❤😊
@safiyosheikhmaxamedabdi3874
@safiyosheikhmaxamedabdi3874 8 месяцев назад
Mashaa Allah gabadhan wan ba iska jeclahay wayo marka hore waa dhiiri galiso marka xigtana runta kama gabato
@user-os9pk8rj1k
@user-os9pk8rj1k 7 месяцев назад
Haa wlahi warunted msha allah alle haku barakeyo ❤
@fardowsamohaz6087
@fardowsamohaz6087 8 месяцев назад
Absolutely 💯 ❤
@user-nc9ee9cr1s
@user-nc9ee9cr1s 8 месяцев назад
Exactly Exactly 💯 go forward that's TRUE 👍
@FardowsaAbdirahmanMohamudwehli
@FardowsaAbdirahmanMohamudwehli 8 месяцев назад
Waa sax waay
@saidanur5534
@saidanur5534 7 месяцев назад
Ar taan waa nadhibtay dhaqan xuumo keentay umada Allah ka qabto thanks hamda 💯 ruunta uu sheektay
@sahroali5586
@sahroali5586 8 месяцев назад
Masha alaah abayo qurux badan ilahay haku barakeyo adi iyo familigaaga abayo runtaa ka hadashey xaqiiqadana waad ushegtey gabdhaha waxan leyahay caqligada kaashada
@samsamadam5027
@samsamadam5027 8 месяцев назад
PREACH !!! Hamdi Takbir allahuakbar
@samiirajamac1572
@samiirajamac1572 7 месяцев назад
Walhi cawa igu ka horesas hadana wad I qancisay gar iyo gardarab wn ku wata Walhi markan fidyogaga furaba horle sabisgarab ka siyay wllo hore u soco
@fartunosman3503
@fartunosman3503 8 месяцев назад
Dumarka somali ha dhihin waa dumarka somali ee waashtey dheh kuwaan ma fiyoobo xasbunalaah wanicmal wakiil
@Hamdachanel
@Hamdachanel 8 месяцев назад
Subhanallah xishoodka marko kaa tago wa saan 🥺
@hamdabilan838
@hamdabilan838 8 месяцев назад
Caqliga iyo shrfta Walodhasha Ayy M.a Sami xamday❤️
@user-xg2bm5vz7t
@user-xg2bm5vz7t 7 месяцев назад
Absolutely sister balayadan wnba nacay sidee iga soo hor baxaysay musiibada😂🤨
@nimonurowibrahim2746
@nimonurowibrahim2746 8 месяцев назад
100 % hamda ❤ the fact and the truth u nailed it
@munaalio1853
@munaalio1853 8 месяцев назад
very true mashaAllah👍
@hindaadamaxmed-td2pb
@hindaadamaxmed-td2pb 8 месяцев назад
Waa sax xamdi aadbaan kuu tageraaa runta ayaad kahadashaa gabdhahana waad dhiirigelisaa hore usuco guulayso ❤🥰
@amatallahiltirehabdi
@amatallahiltirehabdi 8 месяцев назад
Mashallah hn allah ha Ku barekeyo hn cilmigaga
@user-wk5vx9so8e
@user-wk5vx9so8e 8 месяцев назад
Absolutely ❤
@user-wj3uj3qw6t
@user-wj3uj3qw6t 7 месяцев назад
Mid sidada oo kale bariyad ah illahey ha i sahlo igu ducey abaayo mcn ❤
@fadumoahmeddaahir114
@fadumoahmeddaahir114 7 месяцев назад
Maansha allaah aqligaaga fikirkaaga allaha kuu barakeeyo runtaad kahadashay gabdheena allaha ku duwo
@fouzifouzi3393
@fouzifouzi3393 7 месяцев назад
Noloshacwax kavfiican ahow sida Rabbi kuu dhaliyay adoo wasjibkaagana gudanayo, dantaada raacanayo xaqqaagana fahamsan. Allaha rag iyk dumarba dadkeena xaqqa waafajiyo. Nolol khiyaali meel ma gaarto berri unbaa la arjayaa ayagoo ooynayo oo caaytamayo ceebaynayo qofkay shalay keefleefayeen sida eeyaha iyo bissdaha ubadkooda u leefleefaan.
@Jikadayna.Somalia
@Jikadayna.Somalia 8 месяцев назад
Masha allah tabarakallah Caqliga illaahay haku abayo video ugu horeeya an dhageysto video ga Ck ugu hadlaysey ad baan ugu heley caqligaga allah kuu barakeeyo hore u soco abayo ❤❤
@SahraHagi-em1ot
@SahraHagi-em1ot 8 месяцев назад
Masha allah guleyso iska hadal loma hadlo hadan sida hamda lo hadleyn hadalka iskadaya.hadi qoflagudayanayo hamda halagu daydo❤❤❤❤❤
@essiahassan5157
@essiahassan5157 8 месяцев назад
Absolutely i agree with u
@qadrafiidow4874
@qadrafiidow4874 7 месяцев назад
Naag iyo Bar ayaa thy wlhi Aqliga dadku mawada laha masha Allah Alle haku xafido Abayo
@kafiyahsadiiq2474
@kafiyahsadiiq2474 7 месяцев назад
Mashaa Allah Jazakallah walaashey macaan sifiican ayaad ugu jawaabtay ❤❤❤🇸🇴🥰
@fardousadirir2390
@fardousadirir2390 7 месяцев назад
Mansh Allah tabrakalaah walaalo jazaklaah khayr
@user-gp3ku7fi8e
@user-gp3ku7fi8e 7 месяцев назад
ماشاالله اختي الشريفه
@sushmaswaraj5804
@sushmaswaraj5804 8 месяцев назад
Xamdiyeey wlhi dar illahey baa ku jeclhy wlshayey❤
@sultankhaalis6429
@sultankhaalis6429 8 месяцев назад
Acuudu Billahi mina alsheydani rajiim. Wa shayaadiin
@fartunabdullahi9804
@fartunabdullahi9804 7 месяцев назад
Masha Allaha welcome sister we need you ❤❤❤❤❤
@halimomohamed6166
@halimomohamed6166 8 месяцев назад
Ma sha Allah you got 🌾🌾
@maryanhaji3960
@maryanhaji3960 8 месяцев назад
Allah run badanidaa wll gabar isku kalsoon baa tahay dumarkeena badankood kalsoonida iyo is qiimeynta ayaa ka maqan , nolosha waa wadaagitaan ee ma aha in la iska badbadiyo wabilahi tawfiiq.
@MuhuumMoteeye-mg5nw
@MuhuumMoteeye-mg5nw 8 месяцев назад
Masha allaaah abaayo illaahy ha sohanuuniyo dumarka somaaaliyed oo dinta ha fahan siiyo dumarka
@ayaandhemanxeri4316
@ayaandhemanxeri4316 7 месяцев назад
Masha allah xamdi warsame Walee qof kii kusoo korisay hooyada asli cali xoor weeyka muqataa guuleyso xamdi yar ♥️
@safiyosayd7958
@safiyosayd7958 8 месяцев назад
Very intelligent woman
@maryanahmednuur499
@maryanahmednuur499 7 месяцев назад
Masha Allah shukrn walshey hamda🥰
@princesszohachannel8356
@princesszohachannel8356 8 месяцев назад
Absolutely 💯 😍
@shukrisharaf
@shukrisharaf 8 месяцев назад
Absolutely 💯 💯 💯 ❤
@sahrailtrihe9389
@sahrailtrihe9389 8 месяцев назад
Maacha Allaha Farida 🙏
@eymanabdiweli
@eymanabdiweli 7 месяцев назад
Masha Allah❤❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯
@nimcoismaaciil1789
@nimcoismaaciil1789 7 месяцев назад
Absolutely
@user-nk5pv6dn3g
@user-nk5pv6dn3g 7 месяцев назад
Masha Allah abyo wadnohadashy mhdsanid❤❤
@user-ww3jc9yh6c
@user-ww3jc9yh6c 8 месяцев назад
Masha alah xamda xabti laha ku barageyo❤
@maariyamaxamuud3831
@maariyamaxamuud3831 8 месяцев назад
Saxiix mcney ❤allha kudhowro karti badan ina warsame live you mcney❤❤❤
@halima2476
@halima2476 8 месяцев назад
Subxaanaallah laaxowla walaa quwata illaabillaah ceeb badanaa
@sacdoyoabdikadir424
@sacdoyoabdikadir424 7 месяцев назад
Tiktok xaaji ugu nace ma inta i keentay 😭😂😂
@logisticsmobile8490
@logisticsmobile8490 7 месяцев назад
Maansha allaah noolow waad waanisay gabdhaha soomaaliyeed Gabar caqlibadan baatahay allaha kuu siyaadiyo runbaad kahadashay
@user-os2ig4pt6u
@user-os2ig4pt6u 8 месяцев назад
MashAllah wll aqliga Allah haku barakeyo
@hafzaabdiwahab4161
@hafzaabdiwahab4161 8 месяцев назад
Masha Allah Ala wallo illahay afka kama goyo walahi nagnol ayaan tahay waxan wax runta ushega wan ubahnayn illahay haku barakkeyo noloshiba khayali ayay kadhigeen dumarka qaarkod noloshu wayka baladhan tahay oo kaqurux badan tahay intay kuso koben
@iqrohassan3541
@iqrohassan3541 7 месяцев назад
Absolutely 💯
@ayaanaxmed4042
@ayaanaxmed4042 8 месяцев назад
Maasha Allaaaah allooow ku xafid❤
@sarah.a4096
@sarah.a4096 8 месяцев назад
Absolutely sister ❤
@Bilicsan-gp6yt
@Bilicsan-gp6yt 7 месяцев назад
Mashallah gabar karti iyo caqli Allah siiyey horay u soco nin soomaali ayaan waxlaga sheegaa naagahaa kaliita bal nin bay ugasheekaynasaa dhiig iyo naag hoosteed iyadaa akhlaaq ubaahan dad ayey waaninaysaa jufan idamallah dumarkii soomaaliyeed waa u dhamaatay
@zeynabnoor2176
@zeynabnoor2176 7 месяцев назад
Masha allah walaal caqligaaga allow kuu barakeey taasna dumarkeey cebeysay allow soo Hadeey aaamiiin
@AbdirashidYusuf-lv6ww
@AbdirashidYusuf-lv6ww 7 месяцев назад
Mansh Allah tabarkalaha wllshy qaali keep going
@ismailboqolson6903
@ismailboqolson6903 8 месяцев назад
Masham Allah Allah kuu daayo caqligaada will
@user-rx9nh6uu7c
@user-rx9nh6uu7c 7 месяцев назад
Maashaa alah intaandhihilahaa ayad dhahday Isha alle hakaahayo
@SahroaliAl
@SahroaliAl 7 месяцев назад
Mash allh gabdhan aqliga ku jcladey allow ku xafid
@dhemanduceysan3255
@dhemanduceysan3255 8 месяцев назад
HAMDI MAASHA ALLAAH CAQLIGA IYO GARASHADA ALLAHA KUU BARAKEYO
@bintunor4941
@bintunor4941 8 месяцев назад
Your my fv walshey Hamdi warsame marna Mcalimadeyda Nolol warto Abyo 💕💕
@Zaynab_033
@Zaynab_033 7 месяцев назад
Hamda codka dumarka❤😊
@Abrareeey
@Abrareeey 7 месяцев назад
Allhuma bareek sis tell them 💯💯
@hodanxuseen8053
@hodanxuseen8053 7 месяцев назад
Wallahi naagtan iyo kuwo lamid ah dad badan oon fahamsanyn nolosha dhabta ah ayaa halus ugu jira in guryahooda udumaan runta ayaad kssheegty❤
@Sacdiyomaxamedjimcaale
@Sacdiyomaxamedjimcaale 8 месяцев назад
Nolow mcnteyda hadalkaga wallhi waa xikmad miiran waana kugu hestaa❤
@saciidsuubiye487
@saciidsuubiye487 7 месяцев назад
Masha allah tarbiyada familka ayaa laga dhaxlaa adigan ubadkaaga hakaa dhaxlaan tarbiyadaa wanaagsan walaseey
@yasminhassan7897
@yasminhassan7897 7 месяцев назад
Thanks sis ❤❤❤❤
@umaymaahmed1436
@umaymaahmed1436 8 месяцев назад
Ina adeertey xamdiyeey thanks yaaqey ❤ sharaf ku noolow xapipty ❤😊
@user-jx4tn9mo3h
@user-jx4tn9mo3h 7 месяцев назад
Maasha allh wlashay ind dhihi lahayn baa dhahday wlhi tan way ikasoohorbooday waana kumahadsantahay qli Saad ulahadshay gabdahaha hda soogacaya agkaaka caano geel lakuqabay
Далее
WAXA KA MAQAAN SOMALIDA INTA BADAN.
18:18
Просмотров 8 тыс.
100❤️
00:18
Просмотров 824 тыс.
마시멜로우로 체감되는 요즘 물가
00:20
Maxamed buskud woow isixraday
18:25
Просмотров 2 тыс.
Date night with my husband. 🥰🥰🛍️🛍️
9:23