Тёмный

WUXUU KA QEEB GALAY AROOSKA GABADHII XAASKIISA NOQON LAHAYD MUDO YAR KADIBNA WAXAA LOOSHEGAY IN 😭😭 

Ayaan Gobdoon
Подписаться 219 тыс.
Просмотров 33 тыс.
50% 1

#ayaangobdoon #qisooyinka #somaalida #

Развлечения

Опубликовано:

 

16 май 2022

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 100   
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 2 года назад
BIRITO 2 QEEB SOO DAYNAA INSHAA LLAH DUHURKII IYO HABEENKII KURSIGAAGA SII DHERAYSO
@saidaabdihashi5142
@saidaabdihashi5142 2 года назад
Hye qalbiyey🥰
@nasrocali363
@nasrocali363 2 года назад
Hye qali shukraan 🥰
@caaishacabdulqaadir6640
@caaishacabdulqaadir6640 2 года назад
Insha Allah bari ayan kasugeyna ilahay cafimad hanagu garsiyo
@nuurtoosmaan9480
@nuurtoosmaan9480 2 года назад
mahadsanid queen
@asmacabdi1795
@asmacabdi1795 2 года назад
Haye qlidyda
@deqamohamoud8916
@deqamohamoud8916 2 года назад
Bisinka allow in lay dulmiyo ama an wax dulmiyo ayaan ka magan galay subxanallah Subxanallah jasakallahu khyr wllshay
@niifnadiifo8010
@niifnadiifo8010 2 года назад
Masha alhaa ayan cdey ale haku xfdo xbbt wa qiso caiiba tolow mexe ka codsane
@RawdaAhmed67
@RawdaAhmed67 2 года назад
Ilaa xalay waso lalabanayay waxa is dhaha bal sofiri inay hada so dhigtay qiso 😂😂 Thanks sis💋🧕💋❤
@yaskagacaal9715
@yaskagacaal9715 2 года назад
Asc wr wb ayaaney iso ducee muraad leeyahay iyo dhamaan asxbta
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 2 года назад
Alaha kuu sahlo xbbt muraadkaaga
@aliyaabdiraxman6614
@aliyaabdiraxman6614 2 года назад
Allaaah hku fududeyo wll muraadkga o macsi la aana
@umumaryama4307
@umumaryama4307 2 года назад
Masha alllaaah mar walba canuga la rafaadiyo nolosha adag kusoo koro ad adeeg ayee ka qaadaan iyo aqli ilmaha mayaca lagusoo koriyana intooda badan sida looga baahnaa ma noqdaan
@ramlaruun8982
@ramlaruun8982 2 года назад
😢😢sorry fahad alla muxuu soo arkay silac 😢maskinka lkn abyo ayaney wilsha oo wlaladena oo kugu xiran qisoyinkoda hakuso gudbiyaan si ay kugu nafisaan😭💔🤲
@fridasson848
@fridasson848 2 года назад
Lakin waa adeer fiican mansha allah ilaahow ku xafid
@ikraniitappe3465
@ikraniitappe3465 2 года назад
First comment✊wxan ku leyahay hormar wacan🥰
@xuriyocali7837
@xuriyocali7837 2 года назад
Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaada allaahuma aamiin yaa rabi sharafey
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 2 года назад
Wcs gabadhayda shukran eedo😘❤
@Fardawsafiican1
@Fardawsafiican1 2 года назад
Yes qiso cusub bilaabaty Mcnto ayaan qurux waa ku salamay waana ku jclhy😢😋💚✍
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 2 года назад
Xbbt alpii😘😘😘😘❤
@hibaaqhappy5976
@hibaaqhappy5976 2 года назад
Abaayo ayaan allh ku karaameyo
@Axmed1024
@Axmed1024 2 года назад
Rag iyo rafaad way wada dhasheen ayey ahayd mahmahda soomaliyeed
@maryammushtaaq1559
@maryammushtaaq1559 2 года назад
msha allaah rabaara kallaah adeer wanagsn buuw ahaa adeerkaas allow qeeyr ku sii aduun iyo aaqirba ku astur amiin yaarabil caalamiin 🥺🤲 adeer indha gu garaadlle ayuu ahaa wllhi rabiyow qeer ku sii ajir fara badan waadba shaqeeystaye 😍 waan jecllhay wllhi waallidka naxariista badan☝️🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺
@nadiifoabdullahi3266
@nadiifoabdullahi3266 2 года назад
Yaa rabbi binu adam ilaahow hanoo jabin😭😭😭😭😭😭
@oumalkairemed7942
@oumalkairemed7942 2 года назад
Sidan manto dhan kolba uegayey hada markan arky farxay cashada gurigan ku karinaya shukran xbbty🥰
@aliyaabdiraxman6614
@aliyaabdiraxman6614 2 года назад
Wiil kasta o somaaliyed wlaylow mcn ilmahga ha dayicin hdii aadan masuul ahyn ha dhalin ilmo dunida ku cishooda ha dhigin agoon aabihi noolyhy Hooyo wlbay wed mooye ilmahga ha dhibin
@saidaabdihashi5142
@saidaabdihashi5142 2 года назад
Waaa wax laga xumaado ayaaney wlleee🥺
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 2 года назад
Asc abyo mashllh Allha kuxfdo
@khadijoabdi5317
@khadijoabdi5317 2 года назад
اللهم صلى على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى آل ابراهيم أنك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على ابراهيم وعلى آل ابراهيم أنك حميد مجيد في العالمين
@maxamuudcabdi6690
@maxamuudcabdi6690 2 года назад
عليه افضل الصلاة والسلام على رسول الله
@haliimosacdiyo2385
@haliimosacdiyo2385 2 года назад
Salalaahu caleyhi wasalam
@Hadiyado_iphone
@Hadiyado_iphone 2 года назад
Filcalimiina ina ka xamidul majid? Filcalimiina aya horeyso iska sax walal
@ashahussein4483
@ashahussein4483 2 года назад
Wcs habibty salaan sare iga hoo gacaliso keep going
@istahilosmanabdi9190
@istahilosmanabdi9190 2 года назад
Ax abyo ayaan fahad qisadiisa qaybta hore ayaa aad ii taabatay mcney waan dareemi karaaa waxan soo maray anigoo yar oo agoon ah wlshey adeerkey dhalayna la joogo qoraal kuma koobi karo lkn waxan so maray anoo school iyo dugsi dhigta ayaa leygu shaqeyn jiray si aan xisab lahayn waxa iso martay iyadoo shaqaalo la keenay walibo gabar wayn ahyd ayaa shaqada leyla qaybiyay walibo intey qabato in la.eg ayaan qaban jiray so koobi karo lkn ad adeyg ayaan ka.qaatay iyo karti iyo naxariis fara badan oo dadka kale qalbigooda igu beermay alx
@amiizhaomar9628
@amiizhaomar9628 2 года назад
Wlhi xaley ilaa hada firfirinaye waxan is laha meyey xanunsaty alxm ado cafimad qabo inoso labaty mela kagala so xirira kasi waye alle ha ku xafido xppti adiga io sowjkaga io carurtada alle cimri dheer io cafimad ha idin garsiyo abyo waan ku tagera wlhi qisadada gabar an saxiipo nahay aya mar wlbo dhagesanesa arka markasa leyhy adiga kalay gabdhan lee ma dhagesane wlhi waxe igu tiri dhiro gelin io wax yabo iga maqana ayan ka barty walhi markase qisoyinka mid ka mid ah i dhagesisay markasa waxa dhahay maxa ugu qoran yutupkeda markas ayan kuso radiyay wlhi ana i anfacday wlhi ina been ku shegenin wax badan ayan ka kororsady alle waxan kaga barina waxa jeceshahy oo niyadada ku jirta ino ku rumeyo xppti💯❤Abyo waxan ka raba ina pin📌isarto sbbto ah waxan raba asxabtada ine iso duceyan 3sano ayan reer leyhy inu alle awlaad bari ah igu deqo guriga iftinkisa waaa awlaad wlhi gurige carur jogto iftin aya ka daran wlhi abyo plz ❤💯✋
@Bushroahmed5678
@Bushroahmed5678 2 года назад
Asc naayaa ,ayaaney waaaku salaamy
@ilyaasjanuuni295
@ilyaasjanuuni295 2 года назад
Guul walaashey
@Fatima-xr2ws
@Fatima-xr2ws 2 года назад
Walashay hore u soco big fun ayan ku ahay 🤩
@maryanosman4076
@maryanosman4076 2 года назад
Thanks for sharing again and ur advice
@sagalsaafi2215
@sagalsaafi2215 2 года назад
asxabey iso duceyo Murada leyahy
@nimcoxasan8074
@nimcoxasan8074 2 года назад
Abayo party 1 iyo party 2 iyo 3 usamee please
@nadeiraomeir6236
@nadeiraomeir6236 2 года назад
Ugu danben wa solabatay m.a 💖
@filsandaynush8834
@filsandaynush8834 2 года назад
wllhi waa qiyaano xanuun badan ma aqaano madadkii la aamini jiray ayaa dunida kadhamaday mise in qalbiyada in lajebiyo ayaa caadi noqotay🥺🥺
@istahilosmanabdi9190
@istahilosmanabdi9190 2 года назад
Abyo dadkii ayaaa quluubtooda xumaan ka buuxsantay lkn way fiicnan leheed in qof walbo nolol.adag soo maro
@filsandaynush8834
@filsandaynush8834 2 года назад
@@istahilosmanabdi9190 markas ayay daremi lahayen farxada iyo murugta farqiga udhexeya
@istahilosmanabdi9190
@istahilosmanabdi9190 2 года назад
@@filsandaynush8834 sax
@maryammushtaaq1559
@maryammushtaaq1559 2 года назад
subxaa nallaah xasbiyaalhu wanicml wakiil🥺☝️
@hafsoaraye421
@hafsoaraye421 2 года назад
M.a quruxsan wan kugu xiranahay marwalbo wa ku dhowra m.a mcny dhib yara iheysto hada icawin karto xage kala so xarira
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 2 года назад
Instgaram ayan gobdoon ama fcbook pej ayan gobdoon
@xuriyocali7837
@xuriyocali7837 2 года назад
Soo dee hee qeybta labaad waa sugaa iinshaa'allaah
@maryamamohamed6104
@maryamamohamed6104 2 года назад
Beri allaha ku garsiyo😂
@ubaxwoowismaaciil7999
@ubaxwoowismaaciil7999 2 года назад
My queen ❤
@xuriyocali7837
@xuriyocali7837 2 года назад
Subxaanallaah
@iqrahassan1643
@iqrahassan1643 2 года назад
Cwa anoo isheegin saray ayaaney
@hafsaibrahimhassan
@hafsaibrahimhassan 2 года назад
ayaan quruxeey sxb waan ka mashquulay ayaantan ha qureecda ku karin hayaa waan isku xidhiidhin ilaa part 5
@faisaomar1273
@faisaomar1273 2 года назад
mids you my queen 👑 🎉
@xuriyocali7837
@xuriyocali7837 2 года назад
Waa qiso xanuun badan ☺️
@Najuudcabdalla1979
@Najuudcabdalla1979 2 года назад
warsaw 🤞
@Najuudcabdalla1979
@Najuudcabdalla1979 2 года назад
asc ayaan wakusalamay💗💗💗
@umucazam964
@umucazam964 2 года назад
M.a ayanteeyda 🥰
@shukrishiresiyad2623
@shukrishiresiyad2623 2 года назад
Wcs abaayo macan
@nagadxussen6692
@nagadxussen6692 2 года назад
adaayo macan
@fridasson848
@fridasson848 2 года назад
Subxaanalaah ilaahow dadka xaqa tus
@asmaabdirahman2416
@asmaabdirahman2416 2 года назад
Yessss qiso cusub like always cashadan kuvu duul karinaya🙏 like na hore ka sarey 😘😘
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 2 года назад
Masha Allah abaayo
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 2 года назад
Subxaana Alaah eedo arxan daranaa
@shukrishiresiyad2623
@shukrishiresiyad2623 2 года назад
Ayaan cadey aaway qeybtii kale sow ma dhihin duhurka iyo habiinka ayaan 2 qeyb soo kala gelinaa walaaley naagta eedada ee cusub malaha faje iyo foolxumo ayey wiilka la damacsantahay
@maryanosman4076
@maryanosman4076 2 года назад
We love u sis ❤️❤️❤️❤️❤️❤️🥰😘
@luuluu.69
@luuluu.69 2 года назад
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
@queenishaa759
@queenishaa759 2 года назад
keep going sister🥰🥰💪😎
@army-on8wp
@army-on8wp 2 года назад
Hooyo lan waa xanuun
@sowdamohamed2879
@sowdamohamed2879 2 года назад
Cwa ana uhoreYa
@sihaam5277
@sihaam5277 2 года назад
Habo mahadsanid🫂✨
@mulkiabdi4514
@mulkiabdi4514 2 года назад
Subxaanalah
@halimamohmud2144
@halimamohmud2144 2 года назад
Mudooyinkan. Comment masooqorin ee ii sooducayya indhaha ayaa ixanuunaaya walaalahayga qaaligaa🥰🥰🥰
@canabmuktar102
@canabmuktar102 2 года назад
Eda aba qabo xuman badanaa ano Soo arkee ila hada erayada lii dhihi jiray mailoobin😭
@umulqalid3548
@umulqalid3548 2 года назад
💘💗💕💝💙💓♥️
@yurubjiiqale1936
@yurubjiiqale1936 2 года назад
Caku nagaha qaar inkaar allaha ku rido
@sucdish3972
@sucdish3972 2 года назад
Kkkkkkkkk wiil 3jir ah oo curad ah oo 5 cunug ka yartahay waa sheeko kalee
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 2 года назад
Hilmaam hadal kuma jiro quraanka ayaaba laqaldaa ogoow janis gaad maad ahayd
@sucdish3972
@sucdish3972 2 года назад
Dhib maleh xabiibtii ma qaldame waa Allah 😍 ♥
@Najuudcabdalla1979
@Najuudcabdalla1979 2 года назад
Aleegasogaro qusul aya udhintay 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@ifrahmuze3593
@ifrahmuze3593 2 года назад
@@ayaangobdoon3254 kkkkkkkkk ayaan waa itaxan
@indhauron7326
@indhauron7326 2 года назад
Wan taganahy 🤣
@aliyaabdiraxman6614
@aliyaabdiraxman6614 2 года назад
Miyey jeclaan.donta tollow cajib
@zenabela1196
@zenabela1196 2 года назад
Wax ila samey lee amey dhahdaa 😂😂
@aragsaninamaxamed3605
@aragsaninamaxamed3605 2 года назад
Diyaar ahay ani hhhh
@amuunmohamed6438
@amuunmohamed6438 2 года назад
Xppti hamblyo 115subscribe ❤❤ ka badan come soon 🥰😘
@ruqiyomehamud1792
@ruqiyomehamud1792 Год назад
i love you hawarir 🥺❤
@mohammedciise1414
@mohammedciise1414 2 года назад
❤❤❤❤❤
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 2 года назад
Subxanalaah 😭😭😭😭
@nasteexomohamed415
@nasteexomohamed415 2 года назад
Ayaneey ayan taan san ku nacay lee ilaa sadax qeeyb laso galinay kuma an dhageysan🤣🤣🤣🤣🤣
@aliyaabdiraxman6614
@aliyaabdiraxman6614 2 года назад
Sorry bro wn ka xumhy wxi ku helay
@nawaalyuusuf7408
@nawaalyuusuf7408 2 года назад
eedo arxan malaha wlhy
@amalbashiir6630
@amalbashiir6630 2 года назад
Inshalaah qaali wanba sugi la ahaay qaaali
@nimcoxasan8074
@nimcoxasan8074 2 года назад
Wacajib
Далее
QISADA MUNA IYO SIHAAM!@SawdaBillan
38:59
Просмотров 73 тыс.
QISADA THAAMIR IYO QAZAL!!Q.2@sawdamqaalib
29:47
Просмотров 25 тыс.
тгк: katylazarevaa
0:16
Просмотров 1,8 млн
БАЧОК ПОТИК
0:22
Просмотров 2,9 млн
How is it possible? 😅 #behindthescenes? #vfx
0:19
And how are they not embarrassed?
0:19
Просмотров 18 млн