Тёмный

📚 Farsamo aa ku aqrin karto kuna xasuusan karto kitaab Kaamil ah mudo kooban 📚 

Salmaan Maadow
Подписаться 108 тыс.
Просмотров 35 тыс.
50% 1

Waxaa ku baranayna muqaalkaani farsamo ama hab aqris aa ku aqrin karto mudo kooban anagoo u kala dhigo doono ilaa dhowr qayb insh allah.
--------------------------------------
Thanks for watching
Please Subscribe to Our Channel
Haduu Videoga ku cajabiyo La wadaag walaalahadi kale hadii Hada nagu cusubtahayne nagu soo biir Adoo tabanaya "Subscribe" hana iloowin ina iconka gambleelka tabato.
Iga soo raadi cinwaanadeeda baraha bulshada
🔗igala soco facebook
/ salmaan.maadow
🔗 igala soco instagram
/ salmaan.maadow
🔗si aad ula socota naqshadahaan sameeyay
www.behance.net/salmaan_maadow
Mahadsanidiin waa walaalkiina salmaan maadow

Опубликовано:

 

14 окт 2021

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 184   
@ogaansho
@ogaansho 2 года назад
soo laabasho wanaagsan akhuuya
@ahmedzaadiq1712
@ahmedzaadiq1712 2 года назад
M.allah omar inshar...
@xidkaalemedia2044
@xidkaalemedia2044 2 года назад
asc cumar inshaar saaxiibkay sahanka noloshadayda
@ilwaadinasheikh
@ilwaadinasheikh 2 года назад
masha allah ogaansho adiga nabarey ustaad maadoow mahadsanidiin dhamaan tiin
@anisocimaan4465
@anisocimaan4465 2 года назад
S=Sahan Q=Su'aal R=Akhris R=Ismaqalsiin R=Dib ueegid
@salma114
@salma114 2 года назад
book kale ha ii danbeeyo quranki ayaan lumiyay inta xoogi xamaali iyo maadi isugu geeyay ee sidee usoo celin karaa surado yar yar ayaa xifdigoodi igu qaadanaayo asbuucyo اللهم ردنا إليك رداً جميلاً
@salmaammaxamad2785
@salmaammaxamad2785 2 года назад
mahadsanid macalin runtii xili fcn AYAAD Nosoo deysay muuqaalkaan
@MohamedAli-zd1qr
@MohamedAli-zd1qr Год назад
Aad bad u mhdsanthy wl. امام شافعي قال.من لا يزيد الدنيا علي شيء فهو زائد عليه. .
@cumarcalicumar8299
@cumarcalicumar8299 2 года назад
Ad ba u mahad san tahay ustaad 😇🥰 Aad bu u faa'ido u leeyahay
@cnaasirxasan5562
@cnaasirxasan5562 2 года назад
Masha allaah aad baa loogu baahnaa mowduucaan ookale alle hakaa awaal mariyo
@dhugmaallyrics
@dhugmaallyrics 2 года назад
Thanks ustad Salman maadow🙏
@SugulleOzman
@SugulleOzman 2 года назад
Ustaad aad iyo aad ayaad ugu mahadsanthy sida wacan ee aad inoogu soo gudbiso cashiradaada muhiimka ah👍👍
@barkhad21
@barkhad21 2 года назад
War niyow ustaadoow soojeedintaada waa cajiib iyo qaabka aad ugu dadaalaysid in lagula socdo, allaha ku barakeeyo.
@MRALI-pd9ot
@MRALI-pd9ot 2 года назад
Haaa mudane aad ayee muhiim u tahy oo aniga aan ku daawan ayaa wax ka agdhaw farsamadaan sameeyay waana ku faaiiday Hadana waxa aad igu soo kordhisay waan ku darayaaaa
@MaxamedOmer99
@MaxamedOmer99 2 года назад
Aad ayaad u mahadsantahay ustad salmaan madow 😘🙏
@guuleedmohammed4921
@guuleedmohammed4921 2 года назад
'Haa in badan keep going.'
@mobaar5767
@mobaar5767 2 года назад
waad ku mahadsantahay sidaad waxyaabo faaido leh noola wadaagtid
@suhaybabdirahman4146
@suhaybabdirahman4146 Год назад
Balankeenu waa hee Meshe ayaa ku soo dhacday qalbigaaga
@abdiqafaarahmed2137
@abdiqafaarahmed2137 2 года назад
Mahadsanid ustaad salmaan maadow soolabasho wngzn
@5hanl3
@5hanl3 2 года назад
SQR3.....Study skill mado ladhahy ayan ku qadtay semester II ee jamcadeda
@yaaska3957
@yaaska3957 Год назад
Mahadsanid ustaad waan tijaabin donaa waadna Sido kle waad ku mahasanatahay sida aad waqtigaga nosiisay 😊
@Elhedawi
@Elhedawi 2 года назад
aad baad ugu mhdsantahay ustaad salmaan madow wax bdnba ka faa,idey
@howmcf136
@howmcf136 2 года назад
Talabadaa 6aad : waxaad samaysaa markaad xifdinaysid qodobo qodob waliba xarfka ugu horeeya inaad soo gaabisid DS D: Dynamic S: Statistics
@abdishakurmohamed5067
@abdishakurmohamed5067 2 года назад
Mshlh shukhran ustad aad iyo aad ayuu faiido uleeyhy runtii
@shifolemunikel3944
@shifolemunikel3944 Год назад
Haa aad ayay u fcnthy arintaani mahadsanid ustaad
@alfaruqpro7608
@alfaruqpro7608 2 года назад
Aad iyo aad ustaad waa mawduuc aad u faaiido badan mudanna in la dhaqan geliyo waliba xooga la saaro si aynu uga mid dhigi lahayn nolol maalmeedkeena aan wax ku aqrisano.
@Canshuur______300
@Canshuur______300 2 года назад
This is so important thanks teacher 🙏
@abdirahmankeisal9939
@abdirahmankeisal9939 2 года назад
Waa tijaabinaa farsamadan I.n ka dib ayaan idinku soo warcelinaa asxaapey
@nuurxuseen4195
@nuurxuseen4195 2 года назад
Masha allah farsamadaan waa ku faaiide ustaa جزاك الله خير xili aan ubaahnaan ayaa keeti Cimri dheer iyo cibaado suuban allah hakuugu irzaaqo inaa kuu mahad celiyo ayaa usooqore allah alle haku xafido guuleeso laba daarood hore usoco haquusan waligaa💪💪💪🙏🙏🙏🙏❤❤❤❤❤❤❤❤
@suhaybabdirahman4146
@suhaybabdirahman4146 Год назад
Wllky allaha ku xafido allah dartina waa kuu jeclhy
@mowliidhussein6362
@mowliidhussein6362 2 года назад
M.a wax badan ayaa ka faidney wllkey Sida ugu fidud ee noteka loo qaato noogu soo xiji 🧡
@cabdicaziizfarahsugow1641
@cabdicaziizfarahsugow1641 2 года назад
Thnks my bro salmaan maadow Wax bdn kaa fa'idnay
@zalmanyare3659
@zalmanyare3659 2 года назад
Haa waa ay mudn thy in la tijabiyo
@yasiimbashirbashiir3163
@yasiimbashirbashiir3163 Год назад
Way mudantahy ustaad alle janada ha nagu kulmiyo
@maxamedadan3219
@maxamedadan3219 2 года назад
Wow! Nin aan uxiisnay ustaad salmaan waan kufaraxsanhy soo laabashadaada
@KHANGym-cs8xz
@KHANGym-cs8xz 2 года назад
Shukran wxbd ayaad i bildhamisay
@yaxyeshawiir3013
@yaxyeshawiir3013 2 года назад
Kitaab kaamil ah ma jiro aan ahayn Kutubka Quraanka Kariimka. Waa mahadsantahay. Ustaad.
@ahmedcirale2015
@ahmedcirale2015 2 года назад
From cumar inshar
@Mo-abdi-qaaje4
@Mo-abdi-qaaje4 Год назад
Allah hakaa abaal mariyo ustaad
@haaruunwaalane186
@haaruunwaalane186 2 года назад
M.a teacher
@faatimaabdi6995
@faatimaabdi6995 2 года назад
Thank you ustaad Salman madoow 👏
@ArfaatArfaat-ku4we
@ArfaatArfaat-ku4we 2 года назад
48lows of power 😎😍😍 professor Roberto Greece😘😘🤗🤗
@fartuunabdii4857
@fartuunabdii4857 2 года назад
Haa wamudanyhy ustaad جزاك الله خير
@hamdamuhumed6434
@hamdamuhumed6434 2 года назад
It's good thanks for your sharing
@idirissheegow4783
@idirissheegow4783 2 года назад
Masha Allah. Aad baa u Mahadsan tahay ustaadii
@Abdisamed_
@Abdisamed_ 2 года назад
Waan ku tabnay ust welcome back
@daacadashkir6884
@daacadashkir6884 Год назад
Mahadsanid macalin salman
@ibraloveofficial6565
@ibraloveofficial6565 2 года назад
Ustad tnx
@hamdimohamud7281
@hamdimohamud7281 2 года назад
MashaAllh jazakallahu kheir walal
@daacadxaji6134
@daacadxaji6134 2 года назад
Thanks brother
@cabdicasiiscali5526
@cabdicasiiscali5526 2 года назад
Ustaad
@cabdiraxmaanibraahim159
@cabdiraxmaanibraahim159 2 года назад
Ustaad Salman 🥰🥰🥰
@shaaficicalimaxamed868
@shaaficicalimaxamed868 2 года назад
Thanks mr salman we wait you more important videos about education like this
@abubakarshuaib125
@abubakarshuaib125 2 года назад
Thank you so much ustaad Salman✌🙏
@MAARIGTIMO3259
@MAARIGTIMO3259 2 года назад
Keep going macalin
@hafsaahmedsh.mohamed7666
@hafsaahmedsh.mohamed7666 2 года назад
Masha allah Waatalaabo excellent, waaa afkaar cusub, mahasnid ustaadkena, maskax qudiyahena( salman madow)
@ashakurmohed
@ashakurmohed Год назад
tnks ustad madow ✋🙏
@cabdicasiiscali5526
@cabdicasiiscali5526 2 года назад
Masha Allah
@hanibeelabuulay2937
@hanibeelabuulay2937 2 года назад
Tnx ustadii
@istarcadey5938
@istarcadey5938 2 года назад
Wa wax wangsan arigtidaan, jazakaLaah kheir. Waana ku dhaqmi doonaa Insha Allh
@XASILLONICHANNEL
@XASILLONICHANNEL 2 года назад
Mahadsanid wll salmaan
@cumarcaliaxmedallaale3277
@cumarcaliaxmedallaale3277 2 года назад
Mahadsanid macalin
@cabdalemohamud917
@cabdalemohamud917 2 года назад
Thanks Alle haku barakeeyo Wll
@akhuunaaAly
@akhuunaaAly 2 года назад
soo Laabasho Wacan ustaad
@rahmomohamed3107
@rahmomohamed3107 Год назад
Haa way mudan thy
@Ibrahim.Abdullahi622
@Ibrahim.Abdullahi622 15 дней назад
Mahadsanid ustaad
@maslahabashir4193
@maslahabashir4193 2 года назад
MaashaAllaah
@newperson2319
@newperson2319 2 года назад
Mahadsanid ustad madow
@ayanomar1596
@ayanomar1596 2 года назад
runti way mudan tahy in latijabiyo jazaka alah khayr wll🙏🏽
@radwaanmaxamed2816
@radwaanmaxamed2816 2 года назад
masha allah
@ogaanshahadunida
@ogaanshahadunida 2 года назад
mahadsanid ustaad salmaan
@rahmomohamed3107
@rahmomohamed3107 Год назад
Thanks teacher 😘
@AhmedMohamed-qd1qq
@AhmedMohamed-qd1qq Год назад
Mahadsanid Ustaad Waa Qaacido Qiimo Badan Fast Reading ayay Qayb wayn Ka Tahay.
@wllabdalla4851
@wllabdalla4851 5 месяцев назад
Haaa zaaid waliba ❤
@abdifatahire6615
@abdifatahire6615 2 года назад
displacmenta vilocity acceleration 🤣xasuus wlhi aadban ula.dhacay muqalka ustaadi🙏🏻🙏🏻
@yahyekhadar.8654
@yahyekhadar.8654 2 года назад
Thanks ustaad
@user-qr7dp4vc5k
@user-qr7dp4vc5k Год назад
Mahadsanid😊❤
@ismaciilibraahim3724
@ismaciilibraahim3724 Год назад
Wllka ilhay haku barekyo salamn madow waxan ahay arday jamacdeed waxa ubaahna barnimjkan iyo barnamijyo badan oo aaj ka hely youtube kaga ilahay haku barekyo wllka waxan kugu mahadceliyo ma aqaan ♥️ ilahay ajar iyo xasan haka siiyo wllka
@abdiqanixaange9753
@abdiqanixaange9753 2 года назад
mahadsanid ustaad
@suleimanbulle20
@suleimanbulle20 2 года назад
Masha allah ustaad maadow
@MR.DEBATE
@MR.DEBATE 2 года назад
teacher long time welcome
@mowxele7304
@mowxele7304 2 года назад
Mahadsanid macalimow..
@howmcf136
@howmcf136 2 года назад
M.a macalin maadow
@hodanmohamed3139
@hodanmohamed3139 2 года назад
Mahadsnid ustad wan isku dayi donaa i.a waa hap fudud oo waxbadan laga fa'idi karo
@cmancadde1247
@cmancadde1247 2 года назад
Mahadsanid ustaad Salmaan Welcome back Allah haku barakeyo 👏
@hafza2135
@hafza2135 2 года назад
shukran ustaad
@nimcaanmaxamed2716
@nimcaanmaxamed2716 Год назад
jasaakalah ustaad👍
@mubaarakabuukar1933
@mubaarakabuukar1933 2 года назад
شكرا استاذ
@Its_miira522
@Its_miira522 2 года назад
Thanks you pratha
@mustafmaxamuud6424
@mustafmaxamuud6424 2 года назад
Ambassador ustaadi
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 2 года назад
Mashallah runti wxa kaso racay ogansho Mashallah nolow mab ku arki jirin runti wx thay qof qibrad badan
@dhaashanedhashane6574
@dhaashanedhashane6574 2 года назад
thanks sir
@saabaamohamed4860
@saabaamohamed4860 2 года назад
Thanks wllo
@wehliyecismaan
@wehliyecismaan 2 года назад
Shukran waxaan ka faa'iiday sooma koobi karo runtii 🙏
@yaxyebashiir1692
@yaxyebashiir1692 2 года назад
Soolabashowacan ustaad salmaan. Haaa waymudantahay inlatijaabsho oo waliba dhaqan lagadhigto
@mariamohamedhusein1458
@mariamohamedhusein1458 2 года назад
Thank you so much 💓
@Kckcollection
@Kckcollection 2 года назад
Aniga kitabka quranka ayaan rabaa inaa daraaseeyo
@ogaalsaremedia
@ogaalsaremedia 2 года назад
WCS. USTAAD XAQIIQDII WIXII AAN U OOMANA AYAAD ISIISAY. WUUNA UBQALMAA IN LA TIJAABIYO. ALLAH HAKU XAFIDO USTAAD.
@abdinaasirmuhyadiinhassan6582
@abdinaasirmuhyadiinhassan6582 2 года назад
Thanks Ustad Tan kale adigoo mahadsan Wey wanaagsanaan leheyd Hadii aad Muuqaal inooga soo diyaarin leheyd Qaabka Behance Wax loo geliyo iyo qaabka account looga Furtaba Markale Mahadsanid Ustad 📚🖊🖊🖊 🙏🙏🙏
@xafsomaxamed9359
@xafsomaxamed9359 Год назад
M.a ustaad
@ahmedmohamudhussain5255
@ahmedmohamudhussain5255 2 года назад
Waa mahadsantahy ustaad
@khalidmaax6712
@khalidmaax6712 2 года назад
Masha allah ustaad talaabooyin wngsan
@mohamedal-farooq6505
@mohamedal-farooq6505 2 года назад
aad baad ugu mahad santahy macalimuu salman
Далее
🌟Habka aa ku dhisan lahayd Caado Wanaagsan 🌟
18:01
ВОТ ЧТО МЫ КУПИЛИ НА ALIEXPRESS
09:35
Викторина от МАМЫ 🆘 | WICSUR #shorts
00:58
Sirta guusha (Joogtayn)
12:31
Просмотров 30 тыс.
5ta sabab ee ino diidan inaa wax diirad saarno!
13:27
5 HAB OO LOO MAAMULO LACAGTA
11:25
Просмотров 70 тыс.
ВОТ ЧТО МЫ КУПИЛИ НА ALIEXPRESS
09:35