Тёмный

M. Bixi diyaar ban u nahay dagaalka Jabuti & Jabhda Xorynta Awdal 

Dal Jire Tv
Подписаться 400 тыс.
Просмотров 69 тыс.
50% 1

Dal Jire Tv is a Free Somaali Media

Опубликовано:

 

29 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 203   
@AbdiAgood
@AbdiAgood 3 месяца назад
❤❤❤kkkkk ❤❤❤❤ Somali waa mid Awdal state ❤❤
@MohamedAbdoulkader-bv3tw
@MohamedAbdoulkader-bv3tw 2 месяца назад
Thanks you bro Ali Bahar hé Come to thé Awdal Gardabuusi
@ruqiyaali6596
@ruqiyaali6596 3 месяца назад
Sax
@husseinaden7560
@husseinaden7560 3 месяца назад
Taariikh aan marqaan ahayn iidoor ma leeyihiin kkkkk😊
@zamzamadam4811
@zamzamadam4811 3 месяца назад
Hussein aqli yariida
@cabdulahiciiro
@cabdulahiciiro 3 месяца назад
SLand waa mamul fashilmey awalna ku dhisnaa darood naceyb mnta 2024 wxuu marayaa hawiye iyo d jabuuti baa naneceb
@lilboss5452
@lilboss5452 3 месяца назад
Dawlada Djibouti 🇩🇯 warrant bay soo saartay in nuux baasto ay soo xidho dhul ethopia la lasiiyo ma dhacayso ka naga maqan ayaan chance la sugaynaa
@loulaloula9520
@loulaloula9520 3 месяца назад
Machallah inchallah guulastay musulmans midnimo somalia
@bmgmohamed4289
@bmgmohamed4289 3 месяца назад
Guul owdal State
@medidrissIdrissmed
@medidrissIdrissmed 3 месяца назад
somaliland ta ushegayo awey isgaba burburiyey hargeysa hakugu filato ader hadi kaleh sidi canfarti aya lagu gali kkkkkkkkkkkk kutusale qado canfar jabka kudhacdy 😅😅😅😅😅😅
@40Durkiya
@40Durkiya 3 месяца назад
Adeer halganka Awdal uu soconaya cidna looga daba fadhiisan maayo
@Aqlileey
@Aqlileey 3 месяца назад
Dhulbahantoo Hal qabiil baad iska Celine wayday jabuuti maxaad ka qaadi
@da8660
@da8660 3 месяца назад
Qaranka loo baqi maayo kulahaa...anigu hadaan muuse ahaa maso hor istaaglan wixii dhacay Goojcade kadhacay kabacdi...Muuse is aas
@husseinaden7560
@husseinaden7560 3 месяца назад
Jabuuti waa dawlad wayn lama dagaalanto hal qabiil oo isaq la yirahdo sorry muse juudaan
@keysesharmarke3797
@keysesharmarke3797 3 месяца назад
DJIBOUTI WAXA KA BADAN GOBOLKA TOGDHEER
@IbrahimMohamed-kw7vi
@IbrahimMohamed-kw7vi 3 месяца назад
Idoor jabouti ma gaartaan​@@keysesharmarke3797
@hayatlove-zp4rw
@hayatlove-zp4rw 3 месяца назад
Ina togder lascanod mahay ka ga goday ??? Dulbahanta o qabil aya qaran dan burburiyay !!!!!
@hayatlove-zp4rw
@hayatlove-zp4rw 3 месяца назад
​@@keysesharmarke3797Dijabouti wa dawolad
@abdirahmanyassin7406
@abdirahmanyassin7406 3 месяца назад
Dhamadka sanad kan somaliland maba jiri donto wayo muse bixi ayaa qandaras kuso qatey.
@hayatlove-zp4rw
@hayatlove-zp4rw 3 месяца назад
100%
@FadumoMohamed-x8j
@FadumoMohamed-x8j 3 месяца назад
33sedax sano daagal iyo cal cal miyay ku jirayan yahuu
@sahradhoolchannel8657
@sahradhoolchannel8657 3 месяца назад
Wllo calacalka waaba iska ogolayne hada dhibkalaa noodheer oo 33sano laygu lahaa waakan citiraafkii balse manta ayuu been ku gebogebowday oo ah soomali diid oo amxaaro raac nacalatulaah ETHIOPIA iyo inta taageertayba uf
@Garyaqaan123
@Garyaqaan123 3 месяца назад
Waqooyi, ma inta isaaqu degaa? Miyaan lala degeneyn? Dawladdii kacaanka ma waxay is laayeen isaaq mise beelaha kale? Yaa la laayey? Yaase wax laayey? Dadkii lagu laayey Boorame maxaa lagu laayey, yaase laayey?
@FadumoMohamed-x8j
@FadumoMohamed-x8j 3 месяца назад
Ma tariqey leyahin aan cal cal aheeyn wa nala layay wa nala xasuqay lafa la so guray waxan aheeyn miyay tariq u leyahin cid walba cadaw beey u taqanan kuwan ciil beey khabriga la geleyan
@barlinaden8850
@barlinaden8850 3 месяца назад
Jamac galad runta ugu imoow, midda kale wuxuu u hadlaa inta aan codka lahayn, bal reerkaa iidoor la leeyahay ninkaa bahalka ah iskama qaban qaraan.
@yonismahamoud5245
@yonismahamoud5245 3 месяца назад
Somaliland dhibatada ugu wayn wa Muse bixi iyo ina kahin 😂
@mahdihoussein6247
@mahdihoussein6247 3 месяца назад
Reer awdal oromo maaha waa Somali asalkoodu
@mohamedmuse3892
@mohamedmuse3892 3 месяца назад
Shalay borame waxaa laga xusay dabaal dega gobonimada jabuuti jabuutina waan ku duulayaa ayuu muse leeyahay
@saidnourainan5223
@saidnourainan5223 3 месяца назад
JAAMAC GALLAD NIN KA SOOMAALISAN MAAN ARAG WELIGAY.
@abdi6533
@abdi6533 3 месяца назад
Cidku duulayso malaha ee waxay kaga dhagtay waanana xasuuqay somali oo dhan ayaa is xasuuqday ee calaacalka iska daaya somalida waa walaalo is dagaalay ee cuqdada iska daaya
@IB_Adam
@IB_Adam 3 месяца назад
Talo walaaltinimo oo wanaagsan!
@yasminjama2703
@yasminjama2703 3 месяца назад
Waxa uu rabaa in uu dagaal la galo Jabuuti
@hayatlove-zp4rw
@hayatlove-zp4rw 3 месяца назад
Musa judan wuxu raba inu dagal pagalo Dijabouti iyo awdal state Dulbahanta ayu iska calin wayay iya kala hee
@Alakhbaardiin
@Alakhbaardiin 3 месяца назад
Asc Wll Qofka aad wax u sheegayso. Mataqqnaa waxa uu yahay muuse Jawaabtu waamaya oo aqoon ayaa kaahayse. Muuse waa nika doomaalidu u taqaano Sooma hoydaan Dadna waakuwa tolo u djiibtey si uu umaamulo kii soooma hoydaanka ahaa Kii wax loo sheegaayay maaha e waa kii gacanta lasoo qabanaayay si uu u halaabin oo waraabaha looga soohooyo.
@Am_abdalla
@Am_abdalla 3 месяца назад
Juudaan waa mujrim waalan 😂😂😂😂😂😂😂😂qaran ma jiro burbur 😂😂😂😂😂
@MedaliGire
@MedaliGire 3 месяца назад
Reer Somaliland doqonkan wey iska qaban wayen
@yasminjama2703
@yasminjama2703 3 месяца назад
Welkom 🤗 Jaamac Galad
@bmgmohamed4289
@bmgmohamed4289 3 месяца назад
Muusu juudaan hargeysa iyo berbera yaad ka talisaaye iyagana oromaa buux dhaafisay
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 3 месяца назад
WAR JABUUTI GACAN KA DAGAALAN KA HORTEED, WALAAHI AF OO QURA BAY MUSE IYO SOMALILAND WAXA AY KU SHEEGAYAAN KU DUMIN KARAAN😂 EE YAA MUSE LA TALIYA. WAAYO SOMALILAND CIDA QURA OO AY KU TAAGNEYD WAA JABUUTI AR YAA YIRAAHDA WAR KA JOOG ?
@abdallahassan9290
@abdallahassan9290 3 месяца назад
Very good,
@RoodoAbdi-gi8zr
@RoodoAbdi-gi8zr 3 месяца назад
Ģaladaw haduu wargalo waad usheeģtay haduu wargali ìñtaxuñ uuñbaaloo qùrxìýèy
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 3 месяца назад
REER SOMALILAND HADAYSAN MUSE ISKA QABAN, WAXAA HUBAAL AH IN LA WAAYIDOONO OO MAGACA SOO TIRTIRMIDOONO
@Terza56
@Terza56 3 месяца назад
Jamac Galad ❤❤ Run ka hadlaha xaqiiqada jirta 🇸🇴🇸🇴✅✅
@mustafesulyman
@mustafesulyman 3 месяца назад
Somalland.tu.33sano.dowlad.gooni.isutaagtaymay.ahayne.saylad.dadja.lagudulganacsado.ayay.ahayd
@bmgmohamed4289
@bmgmohamed4289 3 месяца назад
Owdal waa maamul goboleed ssc waa maamul goboleed idinka maamul goboleed kiina oromo yaa idinkaga badan hargyiso berbera
@husseimali1139
@husseimali1139 3 месяца назад
Beesha Urur-sumadlaawe ee sanad ka hor ku midaysnaa burburinta Laascanood iyo qaxinta shacabkeeda oo maanta dhexdooda isku hubayna kooxo lid ku ah kan kale🤣🤣inriisku wuxuu ku maahmaaha (what goes around comes around) Ismaciil horor waxaan ku oran lahaa maskiinta Qudhunbiirsi ha lug goyn haddaadan si fiican u hubaynayn.
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 3 месяца назад
QARANKU WAA KEE ???😂😂😂. SOWTUU ISAGU DHULBAHANTE OO GOBOLKIISA KA TIRSANAA DAGAAL CADAWNIMO KU QAADAY ?
@loulaloula9520
@loulaloula9520 3 месяца назад
Maxa been la isku sheegaya snm habar awal
@NimoOmar-p3h
@NimoOmar-p3h 2 месяца назад
Nacas wakan haboodin inad wax canada Siid wad buktaa darood😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@Saydaanlaaye
@Saydaanlaaye Месяц назад
Taariikhba ma haystaan aan gunimo ahayn aduunka intay joogeen taariikh may yeelan Waqooyi maxaa ka galay muu isaaq yidhaahdo Muuse fircoon Xataa isaaq kale maaha kooxda uu hugaamiyo ee tuugada ah
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct 3 месяца назад
Ningurigiisa laguqabsado si indho adayga waliba sool kumacibroqadan miya iyo inan ninagurigisa loga adkan!!! muse SL. midnimu usowada
@adamyuusuf5097
@adamyuusuf5097 2 месяца назад
Qofkii wriye doonayaa in warkiisa la qaato .....Horta warka yaanu Ku darin waxuu jecel yahay....fikirkiisa iyo waxaa uu jecel yahay
@HaredDuale
@HaredDuale 3 месяца назад
Adeer canfar oo la ogaa wixii abii axmed hubsiiyey oo garabtaaganyahay weli Ayey sidii kaneecadii ubuufiyeen ragaad dhulkooda amxaarka ka iibineysaa Ee maadoo ciidankaaga cararkoodii la ogaa ayaa hor istaagi kara Mise waxaad isleedahay siti ayey ku mashquulsanyihiin Aar naftaada been haw sheegin Muusow
@SafaMarwa-ww8wc
@SafaMarwa-ww8wc 3 месяца назад
Muuse. Waa. Ciil qabe. Dilmooyee waxkale fahmi maayo is isna. Waa ladilidoonaa
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 3 месяца назад
MUSE WUXUU U SOCDAA IN UU TII U KAGEYSTEY LAASCAANOOD, K1 GEYSTO AWDAL IYO SAYLAC😡. JABKII HORE MID KA DARAN BAA SOMALILAND KUSOO WAJAHAN, WAAYO DADKA UU DAGAAL KU QAADIRABAA SOMALILAND DIB ULAMA HESHIINDOONAAN😂
@mohamedcabdi7473
@mohamedcabdi7473 3 месяца назад
xasuuqa ee doodayan 1988ila hada wey ku washteen xasuuqa ee u geesteen wallalaheena rer khatumo maba sheegayan xasuuqowda aya u daran bas wa aqli xumidooda isaaq wareersan
@YusufHiirad
@YusufHiirad 2 месяца назад
Awelba doqonimo waa lagagu ogaa, xigdina waa kuu dheer yahay, maxaa somalilaand adiga kaa galay, xabashaa adiga kuvgumaysatee naad iska kiciso, intaad dad aan ku khusayyn u hadlayso
@abraQolkisa
@abraQolkisa 3 месяца назад
wallahi waxa ay sheegan oo dhami waa been, britain waligeed Heshiis lamay galin iyaguna waxa yidhaden bada yanu kaga saxexnay in anu ku dhalin, hadad weydiiso maxa Save area loo siyey Ethio maya qanan , 26ka jun waa malinta calanka bluega ah lagu munadeeyey , may ahayn malin xoriyaded wayo britian waxay u shegtay in modisho qadanay so 1july iyaguna ay ku jiran
@ubax3018
@ubax3018 3 месяца назад
Taariiq uuqoraayo waa 4oday oosaqraamina iyo laxle Kood buur sagaale hebal baa qoray hees lagu maagay siyaad bare matariiq uu keediyo qabaa 😅😅😅😅😅
@AhmedMohamed-sc8wi
@AhmedMohamed-sc8wi 2 месяца назад
xuman banka buuxda Awdal maxakagalay siilki hoyada iyo ogaden Kasheke somalina Anaga wasna muusana Waliba libax dhalay
@saxaaf5
@saxaaf5 3 месяца назад
Munaafaq ogaadeena waar maxaka galay Somaliland adigu Ethiopia iyo ogaadenkagi ka sheeke reer Somalililand hawl ku taala maha
@JaamacYuusuf-em9bm
@JaamacYuusuf-em9bm 3 месяца назад
Waar jaamac gaalow maxa kugujira soomaliland kahadslkeed hadaad cid xornimo ladoonayso adigu isxore oo itoobiya iska oo tolka waxan wasaya kakici
@ahmedmed6816
@ahmedmed6816 3 месяца назад
Been baad sheegaysaa adigaa qaxoontiyaD imandoontaa awdal waa soomaali land cadaw jabiye mouse dhawr blood baa kuu hadhay cagdheer
@fadumaahmed684
@fadumaahmed684 2 месяца назад
MUUSE BIIXI HADU RABO INUU SOMALI ISKU DIRO ALLAH HA U NAXRIISTO M SIYAD INU DAD XASUUQEY MAANTA MUUSE ISAGAA XASUUQ RABO EE SHACABKA SOMALIYED HA KA DIGTONADAN XASUUQAAS
@Alakhbaardiin
@Alakhbaardiin 3 месяца назад
Asc Wll Qofka aad wax u sheegayso. Mataqqnaa waxa uu yahay muuse Jawaabtu waamaya oo aqoon ayaa kaahayse. Muuse waa nika doomaalidu u taqaano Sooma hoydaan Dadna waakuwa tolo u djiibtey si uu umaamulo kii soooma hoydaanka ahaa Kii wax loo sheegaayay maaha e waa kii gacanta lasoo qabanaayay si uu u halaabin oo waraabaha looga soohooyo.
@caliibrahim1830
@caliibrahim1830 3 месяца назад
Muuse muxuu cadow inoo jabiyey! Dad iyo dal aan nasòo haweesan jirin ayuu jaanis naga siiyey jaamacaw doqon nin ka adgaaday ha noqon ee muuse is kaga hadh inta aanu bedelayno😂😂😂
@ceelocadhays5593
@ceelocadhays5593 3 месяца назад
Muuse wuu dulmi badan yahay Allahna wuu arkayaa waaayo reer awdal bdahooda siduu uyidhaa itoobiyaankaan siin ictiraafna kuraad san muuse wuu dhibay umada Allahbaa arkaya Allaha soohadeeyo waxaan nidhaa garanmaynee
@hassanbuni1725
@hassanbuni1725 2 месяца назад
Edebta iyo asluubta ayaa la barayaa muuse ehlu naar oo cadaabta iyo jahanaba ayaan u diraynaa muuse juudan iyo xulafadiisa hadaan nahay jabhada awdal state
@charmarkedjamaboulale-nz8hl
@charmarkedjamaboulale-nz8hl 3 месяца назад
Uumadu wa sida shanteena farood ma wada sina idoor kuna wa sidadaso reer wada xun looma wada nusbeyn karo in badan oo fican oo waliba kabadan xumanta inta balfineysa aya jira oon aqoon uu leeyahay , muuse iyo inta tageereysa ee danta garka ah ku qabta ilahay uu ka qaban insha allah wayo tani fashilaad wa saleelo sidàtan wa qawaani muudha ah oo xiribihi loo so xiirtey
@hamseabdinoor7741
@hamseabdinoor7741 3 месяца назад
Dadka soomaaliyeed ee dagan gobolada waaqi ee caqliga usaaxiibka ah waxay ogyihiin in dal kasta inuu dagaal sokeeye galo waana caadi. Dalku markuu dagaal sokeeye galo waa laga gudbaa ee cuqdada muuse biixi uusan idin hodin.
@baadodhugad4157
@baadodhugad4157 3 месяца назад
Lafaha Ogaadeen baa u badnaa wallee inta ay is ka dileen Habar Gidir iyo Abgaal Cid iska dishay majirto, haddana isma hurtooy hays hallayn
@AyaanleMahdi-wi7zp
@AyaanleMahdi-wi7zp 3 месяца назад
Wlla mataqanid miya muuse wuxu ufikira sida dameerka Lakin cashir kufilan wan siinayna hadan nahay ree awdal waxan rabna inan kudhimano dhakayaga iyo soomalinimada guul somaliya isha allha
@mohamedfarah1522
@mohamedfarah1522 3 месяца назад
Lafahaasi waa dadkii uu Muuse xasuuqay markii uu lahaa adoo wax dili kara nabad lama qaato iyo weliba 34tii ee dambeysay ragna waxa uliita ninka waxa uu isagu tirsado waxa laga tirsanaayona aan ogeyn
@hassanbuni1725
@hassanbuni1725 3 месяца назад
Muuse juudan ciyarciyartii laascanod oo kale ayuu wadaa ilaa afka qalooca dhirbaxo lagu toosiyo
@MrXamaraawi
@MrXamaraawi 3 месяца назад
Ma qasabaa in aad haysato rag dhulkii,shalay soo adiga qori ma qaadan maxaad ku diidaysaa reer awdal iney qori qaataan,tii baa ku haysata waa xujoowdeen,anaga soomaaliya waan ka go,aynaa ana laigama go,i karo😂,dilemma
@aminahassan884
@aminahassan884 3 месяца назад
I like that kkkkkkkkkkkkkkkk💕💕💕💕🥰
@jamaabdullahi4736
@jamaabdullahi4736 3 месяца назад
Adigiu ma saxafi baad tahay mise ogaadeen iyo faqash kkkkk waxaasaa saxaafad sheeganaya maxaa kaa galay adiga reer awdal dadkaagii bay oromo haysataaye wàar waxani ma xishoodo af balaadhnaaye
@saeedisa9798
@saeedisa9798 3 месяца назад
Isla hadalkiisu isku qilaafayaa. Wuxuu leeyahay walaal nima hala ilaaliyo hadana wuxuu leeyahay walaal kalena waa cadaw.
@xis7762
@xis7762 3 месяца назад
Ma halkasad naf ka radisay daaroodaw dadkini waa dir waa walaalo waana irirsamale dagalka maanta ka socda mudug sacad iyo darod kan dir iyo darod iyo kan waa isigu la mid yaad wax u jeeysaa wanu ku fahansanahay
@AbduqaadirAbdirahman
@AbduqaadirAbdirahman 3 месяца назад
Qabiil qof u waalan qosol kama dhergaan m biaxial warmish waa Socon weeyney aan orodno
@suldanshamsudin544
@suldanshamsudin544 3 месяца назад
Jaamacow Oday Muuse waxba ulamaad hadhin runtuse fanto maaha.
@MaxamedAadan-z4p
@MaxamedAadan-z4p 2 месяца назад
Adigu Faraday kasheke War ninka haladilo malkastahashogo
@xis7762
@xis7762 3 месяца назад
Dhulkagi wala qaybsaday ka ka sheeke somali waa samale maaha daarood darod waa marti
@idirisjama8249
@idirisjama8249 3 месяца назад
Sirkhan
@aminaahmed6023
@aminaahmed6023 3 месяца назад
Ma runta ku dhibaysa! Adiguna maxad tahay?
@IsmaelaliLoula
@IsmaelaliLoula 3 месяца назад
Waar wuu kaa aqli badan yahay ogaadeen dhaan dhaan uskag hooyadaa was cadaw fooqal cadaw j gudaaf sheeko daarood baad wadaa
@husseinaden7560
@husseinaden7560 3 месяца назад
30 sano calaacal iyo lafo aruuris ,sheeko kale iyo horumar kale ma jiro miyaa
@Am_abdalla
@Am_abdalla 3 месяца назад
Kkkkkkkkk ma taatiikh bay leedahay snm argagaxisadu waa yaab 😂😂😂😂😂😂😂😂
@farahabdulahhashim5244
@farahabdulahhashim5244 3 месяца назад
Jamac nacas inamadiina how bixinina faqsh mafia Tuug tuug dhalay
@CabdiqaniSugule
@CabdiqaniSugule 3 месяца назад
Jaamac glad. Qof xusuule baa waano qaata somali lan waa mouse kalimantan waayo may madax qabtaan muuse
@SafaMarwa-ww8wc
@SafaMarwa-ww8wc 3 месяца назад
Muuse wuxuu ladagaalamay dawlad waxwalba uqabansysay isagu my muxuu u qabtay dadka
@sahradhoolchannel8657
@sahradhoolchannel8657 3 месяца назад
Nacalatulaah muuse juudaan iyo amxaaro iyo inta taageertaba anigoo isaaqa leh nedel nedel dhalay uf
@hassanfarah-s6w
@hassanfarah-s6w 3 месяца назад
Adigu jaamacow mawariyaatahay mise mucaaradka soomaali land
@FadumoMohamed-x8j
@FadumoMohamed-x8j 3 месяца назад
Inow laascano cashar ku khatan modaynay weli wa buteyna muse
@bmgmohamed4289
@bmgmohamed4289 3 месяца назад
Waanala dilay un yey yidhaahdaan somali yoo idil yaa is dishay muuse juudaan waa oromo asalkoosu
@shaakirmuse
@shaakirmuse 3 месяца назад
Gooja cadde wixii ka dhacay iyo waxbaa baalaha iga yaacay maku jiraan Waxa lagu kaydinayo.
@fahdiabdilahi7692
@fahdiabdilahi7692 3 месяца назад
Adigu Dad wada dhashey ayaad isku direysa cuqubo kugu dhacdey
@Soolsoolkhayr
@Soolsoolkhayr 3 месяца назад
Dheh Adeerow hoga been muuse iyo kuwa beenta kula nool
@ZahroAli-p5l
@ZahroAli-p5l 3 месяца назад
Lafa la xanbaray sheekada ma dhamaato lee iga dheh galadoow
@AA-xl8ev
@AA-xl8ev 3 месяца назад
GUUL & GOBANIMO AWDALSTATE GOODBYE SNMLAND
@AbdullahMuhammadSahal
@AbdullahMuhammadSahal 3 месяца назад
Waar cagdheereey maadnadaysid awawgaalagubye agaa
@Aqlileey
@Aqlileey 3 месяца назад
Lafihii soo xambaarso dheh aad wadan jir teen 33 sano
@xis7762
@xis7762 3 месяца назад
Maalinta irirsamale heshiyo darodow qaxa
@allawaynninkiiaaminaaawoodleh.
@allawaynninkiiaaminaaawoodleh. 3 месяца назад
JAMAC GALAD SI FCN BAAD MUUSE U WAANISAY NOOLOOW.
@MariamMh-j9c
@MariamMh-j9c 3 месяца назад
Waar waxani Muxuu yahay iimaan muse xaasid indha xun
@ruqiyaali6596
@ruqiyaali6596 3 месяца назад
Umaleyn maayo muuse in wax maqalayo waa nin madax adag
@jamamohamedmoalin5226
@jamamohamedmoalin5226 3 месяца назад
CUQDAD BAAS OO AY SOOMAALI UQABAAN AYUU KU KEYDI RABAA
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 3 месяца назад
MAXAA KA MAQAN AWDAL EEN DAGAAL AHEYN
@MahdiMahamed-s4m
@MahdiMahamed-s4m 3 месяца назад
Cadawga koobad waa isaga midhasaa rasimiya jamac
@HaredDuale
@HaredDuale 3 месяца назад
GALAD GUULEYSO GEESI SOOMAALIYEED OO CAAQIL AH
@cabdicasiisaadannuurnuur1529
@cabdicasiisaadannuurnuur1529 3 месяца назад
Jaamaw sheeka xaasidja somaliland ka kalatag
Далее
Офицер, я всё объясню
01:00
Просмотров 4,1 млн
SIRTA WEERARKA CCW KHEYRE IYO SHEEKH SHARIIF (4640)
25:53
Ethiopia Distributions | ShelterBox
1:29
Просмотров 14 тыс.