Тёмный

Retin A sidee loisticmala? Finanka, Nabraha, tubtubka ama duduubka wajiga galo. 

Namrahani-skin
Подписаться 23 тыс.
Просмотров 6 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

30 окт 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 36   
@cashasheikh6055
@cashasheikh6055 8 месяцев назад
Abayo masha allh mahadsanid indhaha hoos toda malamarin kara abayo
@nasteexonalka5337
@nasteexonalka5337 8 месяцев назад
Wac xabibti ❤❤❤❤❤
@amaalhasan2735
@amaalhasan2735 8 месяцев назад
Mahadsanid qaali waa soo iibsaday
@ayaancabdiraxmaanaxmed4246
@ayaancabdiraxmaanaxmed4246 5 месяцев назад
Meeqaa lagaa siiyay wll se ka wrn wax makuu tartay
@malak4651
@malak4651 7 месяцев назад
abayo ratinol serum iyo tan isku mid ley ma lo isticmala qali
@mustadakhalif820
@mustadakhalif820 7 месяцев назад
Abayo la roche posay dou plus and la roche posay k plus kasa hadal abayo please
@user-marian434
@user-marian434 8 месяцев назад
Abayo haraha idhiben xalkeda maxa waye😢
@nimcosagal1044
@nimcosagal1044 7 месяцев назад
Nivea moisturizer cream kasoohadal wl wajiga loogu talagalay
@sacdiyo2059
@sacdiyo2059 8 месяцев назад
Kojic acid cream iyo the ordinary kaso hdl ma leysla isticmala kara
@ubahali5155
@ubahali5155 6 месяцев назад
Doctor aa iiso qoray isbuuc aan isticmalay marke wax iiyariweysayna waan iaka dhaafay
@hoodoxasancabdilaahi
@hoodoxasancabdilaahi 8 месяцев назад
Abaayo kasoo hadal Mandelic Acid iyo vitamin c suspension 23+
@user-ku8yc7kj9d
@user-ku8yc7kj9d 7 месяцев назад
abaayo guduudka ma loo marsan karaa
@nololwcn2658
@nololwcn2658 6 месяцев назад
Qaali haarbaan leeyhy halka meel bes masaari kara sanka mise wajiga dhana marinaa wlhi creamna wan ku waqasay cwa alleh iimaqan😢
@user-marian434
@user-marian434 8 месяцев назад
Abayo haro aya idheben xalkeda maxa wye😢
@naciimacadey8794
@naciimacadey8794 7 месяцев назад
Ratinol iyo ayada tee ii doori laheed abyo shucaac leeyahay iyo 25 jir ahay 30 jir u egyahay wajigeyga
@user-vi5hp5tp7s
@user-vi5hp5tp7s 8 месяцев назад
Abayo xge ka Aran karaa
@caaishocismaan1540
@caaishocismaan1540 5 месяцев назад
Abayo ani hadaa wada dhaqtar isooqoray wajiga dhan qaleel iika dhigtay inaa iska dhaafa rabay lkn hada waa wada
@amishmaxamed3043
@amishmaxamed3043 8 месяцев назад
Isbuci sadaxad ba maraya habeen walbo ma marsan kara wllo
@layloabdisalaan8595
@layloabdisalaan8595 8 месяцев назад
Abayo qof uur leh maisticmalikara
@nadifocdy
@nadifocdy 6 месяцев назад
Kareenka wajiga qoyaanka siiyo iyo kareenka oraxda ma itusi kartaa adigo mahadsan
@sadiahassan760
@sadiahassan760 4 месяца назад
Sweden intee laka hela?
@user-by4fm3pi4e
@user-by4fm3pi4e 8 месяцев назад
Kawarn haaraha malory marsan karaa kasoo hadal
@sihaammaxamed8889
@sihaammaxamed8889 8 месяцев назад
Naa dumarow iska ilaaliya uur hadad leeyihin dhiqadan😂 retion ta
@sulekhamohamed-5564
@sulekhamohamed-5564 8 месяцев назад
Hydroquinone kasoo hadal
@amaalhasan2735
@amaalhasan2735 8 месяцев назад
qali hydroquien ka soo hadal
@munasaid458
@munasaid458 8 месяцев назад
Walalley ordinary xasasiyad ayaa kuqaday wan iskadayay 1bil waday skin care dadka xasasiyada qabo isoo sheeg plz
@namrahani-skin
@namrahani-skin 8 месяцев назад
Video yada hoos hadaa u racdo waa so dhigay qaaali❤️
@maryamahmedhonesty2921
@maryamahmedhonesty2921 8 месяцев назад
Retinol cml waaye
@maryamahmedhonesty2921
@maryamahmedhonesty2921 8 месяцев назад
Retinol saas iga dhigay qaleel iyo jac jac aan ku arkay lkn hada wan la qabsadey
@hamdiabdi2561
@hamdiabdi2561 8 месяцев назад
Hbnki marka marsado ma lagu seexana midakle hbnki marka marsado kareenka qoraxda mala marsana abyo iso jwb
@namrahani-skin
@namrahani-skin 8 месяцев назад
Abaayo video ga ma fiirsan miyaaa
@hamdiabdi2561
@hamdiabdi2561 8 месяцев назад
@@namrahani-skin waxa dhahdy hbnki lee marsane so kareenka qoraxda hbnki xita mala marsana dawadan ina bilaawo aya raba marka waxa raba information sax aah sida ubilaawo isticmalkeda
@namrahani-skin
@namrahani-skin 8 месяцев назад
@@hamdiabdi2561 information ka o dhan waa shegay abaayo in a afsomali fahmeenin u malenaa. Wxi lala marsano habenki wa shegay wana ku celceliy.😳😳😳
@user-marian434
@user-marian434 8 месяцев назад
Abayo haro aya idheben xalkeda maxa wye😢
@marwoabdirahman6018
@marwoabdirahman6018 8 месяцев назад
Ayada madmadowga way bixisa abayo
Далее
KAREEM AAN KU CADAADO AYAAN DONAYAA. DrfarisAlattas
6:25
ШОКОЛАДКА МИСТЕРА БИСТА
00:44
Просмотров 516 тыс.
Retin-A maxay tahay? halke laga hela? maxay qabata?
1:51
CREAMKA WAJIGA U ISTICMAALO EE HAARAHA IGA JARAY🥰
10:18
SIDA LOO DAWEEYO FINANKA WAJIGA KU DHACA . Dr faris
16:06
NABRAHA WAJIGA IYO MADOWGA UU KUGU REBO..........
9:04
Korean skincare products kuwa ogufcn
12:07
Просмотров 27 тыс.