Тёмный
No video :(

Season 1~EP:09 : SABABAHA LAGU GALO JANNADA أسباب دخول الجنَّة - Albaaqiyat Podcast 

Amal Abdilaahi Bade
Подписаться 37 тыс.
Просмотров 12 тыс.
50% 1

Jannadu waa daarta Ilaahay udiyaariyay adoomihisa wanwanagsan si uu abaal marin uga dhigo imtaxaanadii faraha badna ee ay aduunka guudkiisa kusoo mareen xilqadan waxa aynu kaga hadli doona sababaha inoo fududuynaya in aynu jannada ilahay galno kuna guulaysano nimcooyinka uu ilaahay dhexdeeda dhigay ,dhagaysi wanaagsan ayaan idiin rajyanayaa
#albaaqiyat #albaaqiyatpodcast

Опубликовано:

 

9 янв 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 25   
@ilhanmohamedismail9764
@ilhanmohamedismail9764 Год назад
Waxyaabaha janada lagu galo 1. Kathtaru sujuuud 2. Ayaatul kuri salaad waliba dabadeed 3. 12 rakco ee Sunanda ah 4. Salaanta oo badiso 5. In leys quudiyo midka baahn inaad quudiso 6. Silatu raxim inaad qaraabada xiriiriso dhanka aabo iyo hooyo 7. Habenkii in aad salaadaha badiso 8. in qof run sheegiiso bato noqoto 9. inuu qofka balanta uu oofiyo 10. In qofku amaanoyinka ilaaliyo 11. Xifdul farj inaad noqoto qof dhowrson 12. In uu qofka indhihiisa laabto 13.xadiith nabiga laga wariye scw wuxu leeyhy Hadii ay gabdhu shanteda salaad tukato Bishan ramadaanka ay soonto farjigeda ay ilaaliso sowjkeda ay adeecdo wxa lagu yiriaahda Alabaabkaad doonto janada ka gal 🥲 1. Caruurta agoomadada ah in aad kafaalo qaado 15. Salaada casar iyo mida subx in la ilaaliyo ragga iney jameecada ku ilaaliyan dumarkana waqtigeeda in ay ku ilaaliyaan من صلي البردين دخل الجنة. والله يدعوكم الي دار السلام و يهدي من يشاء الي صراط المستقيم 😭 اللهم إنا نسألك جنة الفردوس الأعلى برحتك يا أرحم الراحمين
@MOHAMUD550
@MOHAMUD550 7 месяцев назад
ءامين يارب
@asmaupdy
@asmaupdy Год назад
Abayo allah hakaa abaal mariyo janada sidaan qeyrka noogu soo gudbiso جزاك الله خير 😢❤
@CimroIbraahim
@CimroIbraahim 3 часа назад
M.a xbbti❤
@Sanaaaxmad79
@Sanaaaxmad79 Год назад
مشاءالله تبارك الرحمن 🥰🥰🥰🥰 wad mahad santahay
@hiboabdi8726
@hiboabdi8726 5 месяцев назад
mnshlh qbyo alh haka abalmariyo
@user-zg8no3dy8x
@user-zg8no3dy8x 10 месяцев назад
Guuleyso wllo amaal jazakllhu khyr noloshyda wax badan baan ma barty❤😊
@user-ym3hi6un8j
@user-ym3hi6un8j Месяц назад
الخف من الجليل والعمل بتنزيل والقنا عت من الخليل والاستع زاء ليوم رحيم
@YusroMaslax-jg4di
@YusroMaslax-jg4di 7 месяцев назад
Jazaaka allaah qeyr
@asiamohamud5344
@asiamohamud5344 9 месяцев назад
Masha allah allah ayaa mahad iska leh podcastigan ad buu qulubteyda ugashay .in bada oo an arkayay podcast igaan adagoo tik tok ga ayaala maanta ayuua Lee jaanis wey isiyay inaan part one ilaa part three dhageysto alah hanaga yeelo kuwa cilmiga kala dhaxla kuna dhaqma
@user-bz6ng2bx7d
@user-bz6ng2bx7d 6 месяцев назад
Abyo alle ajara io xasand haha siyo wad mhdsnthy❤
@zakiaabdikni128
@zakiaabdikni128 7 месяцев назад
M.a Ale hku xifdiyo abyo jasakalh ❤
@user-lk6kg1cm4l
@user-lk6kg1cm4l 8 месяцев назад
ماشاء الله شكران يا أختي 😊
@maryamosman2376
@maryamosman2376 Год назад
Allah yaxfidaki ukhtii❤
@Sbazhiri
@Sbazhiri Год назад
Ilaahay janada ha inaku kulmiyo baayo amaal❤
@deeqaibraahim
@deeqaibraahim Год назад
شكران يا أختي❤
@ahmedkeyse949
@ahmedkeyse949 11 месяцев назад
Shukran 👏💯✔️
@nimcodiomond
@nimcodiomond Год назад
Mnzhallh Qaliyey sister GuulaysoH ❤😊
@hamdahilkas7516
@hamdahilkas7516 Год назад
Aamiin dhmnteen xbbti ❤
@ilhanmohamedismail9764
@ilhanmohamedismail9764 Год назад
Mahdsanid
@Alpha-man909
@Alpha-man909 11 месяцев назад
Shanqar waaye ustaad Micnaha shanqar tada ayaa ka maqlay janada
@shuceibabdiali5071
@shuceibabdiali5071 Год назад
AAMIN WLL
@faisamaxamedsaciid8509
@faisamaxamedsaciid8509 Год назад
❤❤
@suhaybsafiirka4186
@suhaybsafiirka4186 Год назад
🥰
@fatimaali3609
@fatimaali3609 Год назад
Ilhy ha kay abaal mariyo hptii
Далее
Session 1 : EP10 DIYAARGAROW- Albaaqiyat Podcast
46:57
I'm Excited To see If Kelly Can Meet This Challenge!
00:16
Labadan Wadan Kee Iman Lahayd
6:42
Просмотров 3,7 тыс.
AL XAMDULILLAHWAXAAN KU ARKEY SALAATU LEYLKA
20:37
Просмотров 36 тыс.