Тёмный

Waa maxay reactive abuse? 

Dr. Khadar Abdi
Подписаться 8 тыс.
Просмотров 896
50% 1

Опубликовано:

 

18 сен 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 83   
@user-oo7jp6zd1s
@user-oo7jp6zd1s 9 месяцев назад
Walahi saad U fahantay ma arkin qof saas U fahmay
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 9 месяцев назад
Mahadsanid walaal
@sowdaahmed6917
@sowdaahmed6917 9 месяцев назад
Omg My young sis is like this Last night even we quarrel each other she has so many faces 😢 I told her to stop this coz i cnt tolerate such character but she will not
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 9 месяцев назад
Yeah there are a lot of people like this and it’s hard for them to change
@user-qt8rj2lx2p
@user-qt8rj2lx2p День назад
Waaw allaaha ku xafido walaal
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 17 часов назад
Aamin wllo adna sidoo kale thanks for watching
@aaminasahra1875
@aaminasahra1875 9 месяцев назад
Maahmaah baa waxey aheyd ruuxii qeylo kuugu dila aamuskaa lagu dhibaa.walaahi waa sheyaadiin.
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 9 месяцев назад
Waa runtaa walaal thanks for watching
@naajmasalah4436
@naajmasalah4436 9 месяцев назад
Walahi waa runtaa aniga walashay ayaa ah dadkaas aa sheegtay intey isqaawiso ay dhahda jini aya igu jira oo dharka iga siibayo waana been wax ay qabto maleh way qayline dadka way iska cayneysa ninkeeda magiciisa uguma wacdo nicknames xunxun ayay ugu wacda 😢beentana aduunka qof kabeenbadan inuu joogo ma umaleeyo wax aad arkeyso aa isla ogeyden markey dadka kale uga sheekeynayso waan iskaga ag kacaa markan dhegeysan kariwayo beenteda
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 9 месяцев назад
Beenta waxey u tahay sidii biya la cabaayo oo kale
@LeyloIbrahimAli
@LeyloIbrahimAli 7 месяцев назад
Ina qiso kula wadaga raba iga racday dadkan😢
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 7 месяцев назад
Email iiso dir @m.salehj48@gmail.com
@firdowsakariye1654
@firdowsakariye1654 9 месяцев назад
Xataa shaqooyin waqti dheer ma wadi karaan mar kasta waa dad faqri ah oo meel kasta ka gubanayaa lacagta ma bixiyaa
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 9 месяцев назад
Waa runtaa walaal waa dad holcaya
@AaminaIbrahim-rv6sn
@AaminaIbrahim-rv6sn 9 месяцев назад
Teeda kale markasta ay dad arkayan wax walba weyku sameynayan buun buuninta dadka umabay xiseynayan
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 9 месяцев назад
Haa waa dad jecel in faafaaniyo
@user-qt8rj2lx2p
@user-qt8rj2lx2p День назад
Lawa cabdi isma weeydinayaan 😂😂
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 17 часов назад
Thanks for watching
@user-em3op8bn4t
@user-em3op8bn4t 9 месяцев назад
Walal hada wax ma iga si ahan 😑videoga inta u danbaysa xoog ii saamaysay walal illhay khayr hakaa siiyo sidaad noo garab taaganthay🙏
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 9 месяцев назад
Aamin thanks walaal
@user-oo7jp6zd1s
@user-oo7jp6zd1s 9 месяцев назад
Dee aboowe noo sheeg sidan dhegta dhiiga U darno ❤❤❤
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 9 месяцев назад
Daawo videos keyga video badan ayaan ka sameeyay sida loola macaamilo dadkaan
@firdowsakariye1654
@firdowsakariye1654 9 месяцев назад
Macaamil kama rabo revenge
@firdowsakariye1654
@firdowsakariye1654 9 месяцев назад
Sidaan uga aargoosto rabaa in kasta oo ilahay iiga aargooyay masiibo ku dhacday
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 9 месяцев назад
Walaal videos badan ayaan ka sameeyay sifiican u daawo midkalena waan ka sameeni mardhow
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 9 месяцев назад
Video cusub ayaan sameeni
@Queenjiija
@Queenjiija 9 месяцев назад
Waan ka helay video yashada masha allah wll😍
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 9 месяцев назад
Adaa mudan walaal and thanks for watching
@user-oo7jp6zd1s
@user-oo7jp6zd1s 9 месяцев назад
3:44
@user-oo7jp6zd1s
@user-oo7jp6zd1s 9 месяцев назад
Hoete khadar waxaan ku qeydiiyay qof kasta waxan ma ku sameeyaan
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 9 месяцев назад
Haa walaal qofkasta waxaan wey ku sameeyan
@zoonak6770
@zoonak6770 15 дней назад
Qof kasto qofku guursanayo si fiican ha iskaga fiiriyo gabar ayan guursaday heer waxey igarsisay shaqsiyada iga lunto alxmd wan furay nolasheyda dib uso ceshtay
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 15 дней назад
Waa runtaa walaa guurka ma ahan wax lagu dagdago
@firdowsakariye1654
@firdowsakariye1654 9 месяцев назад
Qofki badbaadiya waa qof badbaadiyay bulsho dhan
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 9 месяцев назад
Ma fahmin maxaad kawadaa?
@firdowsakariye1654
@firdowsakariye1654 9 месяцев назад
@@Drkhadarabdi1 Waxaan ka wadaa qofki hal qof caawiya waxay ka dhigantahay inuu caawiyay dad badan ma fahantay hada
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 9 месяцев назад
@@firdowsakariye1654 haa sifiican walaal Maas email isoo dirtid waxaan waad fahansantahay qisa noocee ah ayaad soo martay?
@kadramahamed694
@kadramahamed694 4 месяца назад
@@Drkhadarabdi1 waxa rabaa arin ku suganahy inaa iga caawisid oo sidana
@AaminaIbrahim-rv6sn
@AaminaIbrahim-rv6sn 9 месяцев назад
Aniga wan la noolalahay waxanba iska aaminay in aan ahay qof dabeced xun bulshada dhexgeli karin bila dulqada markanu melaha isku racno intu wax igu idha ayan xanaqa markazu qosla wa kaftan xanaqbadanida dadka lama socon kartit markasu dadka ismaqashiya wlhi wa nin fican kano kale ma helaysid dadkuna weyba aminayan yaab
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 9 месяцев назад
Waxu kugu sameyni haaya gaslighting videos badan daawa adaa fahmi doona
@ruweydoali286
@ruweydoali286 9 месяцев назад
Dr than you 🥰
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 9 месяцев назад
Adaa mudan thanks for watching
@firdowsakariye1654
@firdowsakariye1654 9 месяцев назад
Qof narcissist ayaan wax kasta oon u qabto abaal ima hayn anigana waxaan dareemi jiray in wax iga qaldan yihiin inta galiya ku nolaa waxay aheed inaan ahaa qof iska celisa xataa qofkaas oo hurda ciilkan u qabo waan garaacay intaas aan iska celinayo ku nolaa qofkaas wuu i baabun lahaa wadan qurbaha ayuu tagay mar inyar hadan isku dhacno telefoonka la dabinaa waana lagaa aamusi markan wada hadano hadalka dhoqso badaan markan ku qabsado wuxuu dhahaa waa adiga maskaxdad waxay ka qataan waligood ma soo celiyaan xataa aakhiro in lagu leeyahay ma dareeman waxay moodayan inay xaq u leeyihiin l
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 9 месяцев назад
Haa walaal waa runtaa
@firdowsakariye1654
@firdowsakariye1654 9 месяцев назад
Dadkan inyar meel ma fadhiyikaraan waxay jecelyihiin sheeko maanta dhan meel sheeko ka jirto raadiyaa si ay dadka iskaga dhaadhiciyaan been badan ay dadka u sheekan
@firdowsakariye1654
@firdowsakariye1654 9 месяцев назад
Ilahay waxaan kaaga baryayaa aakhiro jano intaa saaxibaday baa kuu duceesa xanuunkan somalida dad badan baa qaba
@ikranquruxchannel9540
@ikranquruxchannel9540 9 месяцев назад
Walahi been maaha waan arkey dad kas
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 9 месяцев назад
Sidee ula dhaqantay?
@ikranquruxchannel9540
@ikranquruxchannel9540 9 месяцев назад
@@Drkhadarabdi1 uma jaawaabo
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 9 месяцев назад
Sifiican ayaad yeeshay
@firdowsakariye1654
@firdowsakariye1654 9 месяцев назад
Dadkan intaadan baran waxaad is weydiinaysaa dadkan wax kasta oon u qabto maxay igu abaal celin layihiin dadkan waa dad hadli og markay rabaan inay kula murbaan waxay ku hadlayaan wey ka soo fakaraan waxay ku hadlilahayeen
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 9 месяцев назад
Waa ayagoow diyarsan ayee kuu imaaman markay rabaan inee murman
@Dagancabdi4063
@Dagancabdi4063 9 месяцев назад
Dadkani waa sheydaaan quraanka marka dhuuxdid allah wuxu yiri marki ibliis diiday inu usujudo nabi aadan iblis wuxu yiri 1.anaa kheyru minhu aniga ka fiican dadkanina waxay aaminsanyihin inay qofkasta ka fiicanyihiin 2.iblis waxa kamid ahaa hadalkisi fabimaa aqwaytanii (baadiyaynta aa ibaadiyaysay darteed dhamaantood waan duufsan doonaa) oo wuxu iska dhigay dulmane dadkanina isla markiba hadaad isdifacdo hadalkaga waxay kalasobaxayan inyar oo khalada kadibna ayagiibaaba dulmane iska dhigaya 3.allah wuxu yiri sheydanka wuxu rabaa inuu murug galiyo kuwa iimaanka leh liyaxsuna ladiina aamanuu ..dadkanina waa lamid waxay farxad ka helaan murugtaada 4.sidoo kale nabigu scw wuxu yiri sheydanka markii la caayo wuu farxaa dadkaana marka caysid oo aad uxanaqdid way farxaan 5.suuratu naas alle wuxu kushegay in laga magangalo sharka khanaaska waxwaswaasiya oo laabaha waswaasiya jin iyo insina iskugu jira 5.
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 9 месяцев назад
Waa runtaa waa shayaadin dhib badan
@firdowsakariye1654
@firdowsakariye1654 9 месяцев назад
Dadkan markay supply soo wayaan wey soo noqonayaa dadkan waligood kama tagayaa wey kugu wareeyan sidii diyaarada xabashida toban sano haday ka maqnada waa kuwii soo noqda
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 9 месяцев назад
Haa walaal waa wax waalan
@firdowsakariye1654
@firdowsakariye1654 9 месяцев назад
Dad nin iyo naagba waa dad lugooyo ah waligaa waxba kama faaiidaysi lacag xoog intaba wey kaa dhameenayaa
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 9 месяцев назад
Waa runtaa walaal
@user-oo7jp6zd1s
@user-oo7jp6zd1s 9 месяцев назад
Narcisisct waa be waraabe dhar xidhan
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 9 месяцев назад
Haa waa waraabe dhar Xidhan
@firdowsakariye1654
@firdowsakariye1654 9 месяцев назад
Dadka inatay iska dhigan inay kula kaftamayaa ayay ku caayayaan intaas waxay kula kaftamayaa inay ku caayan si ay u dareeman farxad dadkan markay ku dhibaan bay farxad dareeman
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 9 месяцев назад
Haa wey ku raaxestaan dhagahadalka
@firdowsakariye1654
@firdowsakariye1654 9 месяцев назад
Dadkan hadad caawisid waadiga oo weel duleela wax ku shubaysid wax kadta oo dhib oo ku dhaca xataa haday xanuunsadaan adigay ka dhigayaan inaad masuul ka tahay waligoo qaladkooda ma qadanayaa
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 9 месяцев назад
Haa walaal ma koraan
@firdowsakariye1654
@firdowsakariye1654 9 месяцев назад
Dadkan waligaa waxba ha siin
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 9 месяцев назад
Awaal malahan
@firdowsakariye1654
@firdowsakariye1654 9 месяцев назад
Telefoon wey qarsadan waxay ku dhahayaan tefonka kama taabto kaygana Ha iga taaban igu kalsoonoow sababta waxaas u leeyihiin waxay ogyihiin waxay qarinayaan
@firdowsakariye1654
@firdowsakariye1654 9 месяцев назад
Waxay mar kasta ku sheegayaan sida ay ku jecelyihiin waa been
@firdowsakariye1654
@firdowsakariye1654 9 месяцев назад
Magacaaga kuguma yeedhayaan magacyo kula baxayaa sida sharafeey gacaliso macaan waana been
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 9 месяцев назад
@@firdowsakariye1654haa waa runtaa marabaan inaad ogaato inta qof ay lasocdaan
Далее
Waa maxay reactive abuse? Part 2
0:16
Просмотров 186
Narcissistic Personality Disorder
18:48
Просмотров 2,3 тыс.
Waa maxay Social Anxiety/ Walaaca Bulsheed?
4:13
Просмотров 7 тыс.
Cudurada Maskaxda Dr Xaraare
19:10
Просмотров 18 тыс.