Тёмный

Wada-Jooga Qoyska 

Suheyba Badqas
Подписаться 65 тыс.
Просмотров 52 тыс.
50% 1

Bulshada Soomaaliyeed, waxaa ku badan qoys burburka. Hadaba waxaa su'aashu tahay maxaa sababa? sideese looga dhowrsan karaa? Waxaa marti noogu ah Channel-ka RU-vid ee Suheyba Badqas, Safiya Yuusuf Cali oo guurkeedu raagay, Allah ha u barakeeyee.

Опубликовано:

 

10 окт 2019

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 96   
@farhioyusuf2643
@farhioyusuf2643 3 года назад
Suheyba walalo no sameya Qol AMA meel Lagula taliyo gabdhaha yaryar si lo badbadiyo rero badan, aad ayaad ugu mahadsantahay in aad noso casuunto gabdho ehlu diin ah aqoon iyo qibradna leh 👏♥️🌹
@sunshine-vk2xw
@sunshine-vk2xw 3 года назад
Wa fikrad fican wll
@abdallasuge5210
@abdallasuge5210 4 года назад
masha allah wll suhayba badqas siwaynban kusalamay qof diin karti iyo awood alle hibo usiiyay waxwayn ayaad bulshada usoo kordhisay allaha ku xiftiyo adiga iyo maamada talooyin fiican ayy soo jeedisay allena haku anfaco qoysaska somaliyed amn
@abdislow2913
@abdislow2913 4 года назад
Maashaa Allaah Suhayba Mohamed Badqas qof ku dayasho mudan ayaad tahay bulshadana howl fiican u haaya halkaaga kasii wad.
@abdullahijama2137
@abdullahijama2137 4 года назад
WAAW suhayba wansoodhaseeynayaa bar mamishkan horay ugu socda
@wadaayful
@wadaayful Год назад
Maasha Allah wa jazaaka Allah kheeyr
@yusufroman1314
@yusufroman1314 4 года назад
suheyba badqas abayo waxan kuu rajeynaa horumar iyo nolol qurux badan.
@truecomment3650
@truecomment3650 Год назад
Tolow Suhayba mala qabaa, waa xunsul baruur qurux badan masha Allah.❤
@mohamedali1429
@mohamedali1429 9 месяцев назад
جزاك الله خير
@saidahmed2544
@saidahmed2544 4 года назад
Suheyba jazakalah
@suadsaed1372
@suadsaed1372 4 года назад
macalin safiya long tyme aragtideeda iigu danbaysay macalimad tarbiyad fiican na siisay allah ku xafido aamiin
@faaraxbashir8719
@faaraxbashir8719 4 года назад
Masha allah wll suheyba Wax fiican ayaad usoo gudbisaaa Bulshada Alle Hakaaa Abaal mariyo
@arsenalshorts5713
@arsenalshorts5713 4 года назад
ManshaAllah good topic thnks
@maxamedhaype5462
@maxamedhaype5462 Год назад
masha allah
@abdiyaresheekeeye3829
@abdiyaresheekeeye3829 3 года назад
Masha allah wl Suheyba waad mahadsanthy Barnamijyada wacan
@amalibraahim4006
@amalibraahim4006 4 года назад
Maasha alaah suheyba abaayo mahadsanid runti wan ka helaa barnaamijyadaada wanaagsan
@SuheybaBadqas
@SuheybaBadqas 4 года назад
Mahadsanid macaanto
@dr.fatimamohamed6429
@dr.fatimamohamed6429 2 года назад
Macalimadeyda Allah yaxfad Ustaada safiyo
@samdonadan3460
@samdonadan3460 4 года назад
mansha Allah wll sharaf iga gaddoon salaan sare wll suheyb ilahay haku dhowro
@muktarhaji8141
@muktarhaji8141 4 года назад
Mashaa Allah.
@mohamudkano5920
@mohamudkano5920 4 года назад
Masha ALLAH. It is very educative
@abdulmajidaden8294
@abdulmajidaden8294 4 года назад
Masha Allah walashey suheyba
@maxamedhaype5462
@maxamedhaype5462 Год назад
haye suhayba wa ikaa wan ku wataa alleh ha ku dhowro
@abdullahiomar544
@abdullahiomar544 4 года назад
Masha allaah waa barnaamij wanaagsan halkaa kasii wad badqas
@donotgiveuphelpneedypeople2241
@donotgiveuphelpneedypeople2241 4 года назад
Badqas aad baan kuu salaamayaa sidoo kale safiyana waan salaamayaaa
@hamdayounes5172
@hamdayounes5172 Год назад
Scw mashaallah mamo jazakallhu qeyr alle ceebteeni ceebmuslimbo hasturo
@sumayomohamedmohamud6992
@sumayomohamedmohamud6992 4 года назад
aad baa u mahadsantahay suheyba barnaamij muhiim ah ayaad nosoo diyaarise maamo safiya waxbadan ayaan ka faa'iide reerkeeda alle ha u barakeey noted insha allh
@khaalidnuur1960
@khaalidnuur1960 4 года назад
Masha allaah
@twinkle7167
@twinkle7167 2 года назад
Masha Allah guulayso suhayba❤
@amina7327
@amina7327 Год назад
Mansha Allah waa run allow ina hadee oo kheyr ka nagu hogaami aamiin kuwi isku sabra Allah inaga dhigo guryaha Islam ka
@maxamedcali2075
@maxamedcali2075 4 года назад
Man sha allaaah suhayba badqas wll hore usoco
@ahmedjama5412
@ahmedjama5412 4 года назад
Masha allah
@hafsanuradinmadow3860
@hafsanuradinmadow3860 4 года назад
M.A kheer Rabi ha idin xafido
@rubaabbaasto633
@rubaabbaasto633 4 года назад
Mnshaaaallllh aaaad Baaan Kaaga qaaadey Guuleeeso adiga Io safio
@educationresearch5789
@educationresearch5789 2 года назад
MashaAllah,
@abdifitahosman2069
@abdifitahosman2069 4 года назад
Aad baan kuugu mahadcelinaa wanaagaaga walaal howshaan sii wad waan hubaaa qoysas badan ayaa ku tiirsan warbixinadaada walaal
@cadeomaar6607
@cadeomaar6607 3 года назад
Guryaheena shaqaaqada iyo shaydaanka allah kasaaro
@HajiHiish
@HajiHiish 4 года назад
Mashaa allah mahadsanid inna badqas barnaamijkan qurux badan safiyo Allah hakaa abgaal mariyo
@ashkir2529
@ashkir2529 4 года назад
Maansha allah meel fiican baad ka hadasheen horay u soco suhayba wlle
@cabtanmohamed4514
@cabtanmohamed4514 2 года назад
Mashallah suhyba
@thesimgaohios
@thesimgaohios 4 года назад
Mashallaha suhayel allaha ku xifdiyo sis
@hafsahalan437
@hafsahalan437 4 года назад
Marnaamijkaan aad ayaa uka helay mahadsanid walashay suheyba
@caishacabdullahi3688
@caishacabdullahi3688 3 года назад
Maanshaaa Alaah Alow barakee wad mahadsantihiin barnaamijkaan waaa ubahnayn
@sharmakesirad3595
@sharmakesirad3595 4 года назад
Masha allah walal suheyba ilaahay ha i din hifdiyo adiga iyo maamada
@ahmedwadani4524
@ahmedwadani4524 4 года назад
Masha Allaha guuleysta guurka waa muhiim waa xaas caqli badan
@abasslevine2421
@abasslevine2421 4 года назад
Jaza'ak allah walaashay
@hoodocali421
@hoodocali421 3 года назад
mansha allah
@najmamohamud3396
@najmamohamud3396 3 года назад
Mash Allah
@abdirahmancmc7326
@abdirahmancmc7326 4 года назад
Mnzha alh salaan sare SAFIYA Ali Yusuf and Suhayba bad qas important topic
@hudaaabdulahi437
@hudaaabdulahi437 2 года назад
Waxaan maqli jiray suheyba badqas radiya garissa mashaa Allah waa ruxleey gabadhaan baraminka kumartida ahna weey mahadsantahay.
@DhiciscDhicisc
@DhiciscDhicisc 4 года назад
Masja alhh wllshen suheyba wax badan ayan ka faa id nay badama an nahay dad wali nolol as aasin 👏
@Safooya
@Safooya 4 года назад
masha allah suhayba abyo hore u soco
@maxamedsalebaan5246
@maxamedsalebaan5246 4 года назад
Man sha alah waa wax. Fican
@ibrahimmahamed2090
@ibrahimmahamed2090 4 года назад
Suhayba Adiga iyo hooyadan fiican Alle haydin barakeeyo waadna mahadsantihiin waxaan jeclaan lahayn in xoogaa horu dhaca aad ka bixiso
@naimayusuf9008
@naimayusuf9008 2 года назад
Masha allaha
@ileyscompany1181
@ileyscompany1181 4 года назад
Masha Allah waarinwanagsan
@abdinasirmire8580
@abdinasirmire8580 4 года назад
mashaa alh suheyba m badqas. alh waxaan kaga baryayaaa inuu alle ku xifdiyo inta aaad dunidaan jogto. Aaqirona janada inshaa alh guul hool wngsn wadaaa wlhi guuleyso abyo
@IbrahimMohamed-hv9vi
@IbrahimMohamed-hv9vi 4 года назад
Mashaa Allah ilhun kuma arakto cadowgaaga hajabo horey usoco inshaa Allah guuleyso oo guul qaar inshaa Allah suheybo Mohamed badqas mahadsanid howsha adag aad bulshada uheyiso mahadsanid
@munoabshir5017
@munoabshir5017 4 года назад
Masha alah wlo alh haku xifdiyo
@khadarhussein4813
@khadarhussein4813 2 года назад
Mansha allaah walalo suhaybo khayrka nosogudbi wankusugaynaye. Ahlu sharaf ayaa tahay
@azarazar6297
@azarazar6297 2 года назад
Mash alh aad fcnthy ka hadalka arrimaha wngsan
@somalijabra8371
@somalijabra8371 4 года назад
Suheyba cadey wcs waabarnaamis wanaagsan
@kylehorn9933
@kylehorn9933 4 года назад
Waa dad asturan
@captain__eagle
@captain__eagle 4 года назад
Good display.
@harunabdielmi5807
@harunabdielmi5807 4 года назад
Masha Allah hampalyo walaashey suheeyba waa barnaamijk wanaagsan
@amlas1383
@amlas1383 4 года назад
Masha allh waa barnamij aad u fcn mamada waa maamo aad u xikmad badan jazakallhu kheyr suheyba waa mahadsantahy wllo
@m.maxmuud4899
@m.maxmuud4899 4 года назад
Saxwaaye
@hudaaabdulahi437
@hudaaabdulahi437 2 года назад
Waxaan maqli jiray suheyba badqas
@Mowlid-qorshe
@Mowlid-qorshe 4 года назад
Suheyba hawsha qoyska waa mid u baahan in la tabiyo mar walba balse dumarka waan aragnay bal raga aan aragno i.n
@mariamasheekhdoon230
@mariamasheekhdoon230 2 года назад
Ayuub soo qabo walaal
@najmamohamud3396
@najmamohamud3396 3 года назад
Video tiktok kuso arkay aad ban uga helay wn so raaaadiyey MAsh allaha
@abshirfaaraxmaxamed8296
@abshirfaaraxmaxamed8296 4 года назад
Wllo halkaa kawad mahadsanid
@sayid_mohamedmahdi984
@sayid_mohamedmahdi984 2 года назад
Waan ku xidhanay waanaan weelaynaynaa waanadiina iyo taladiina iyo tusaalayntiina wllo mahadsanidin.
@hudaaabdulahi437
@hudaaabdulahi437 2 года назад
Mid waan aqbalay midna waan diiday mida aan aqbalay waa 1 in ninka iyo naagta ey khilafkooda xalistaan Ilaa iyo xad Mida aan diiday waa baqiil baa Meel kala kufiican qofka bakhiilka ah waxkasta wuu bakhiilka taasi fikradeyda
@merriamaawaa4887
@merriamaawaa4887 11 месяцев назад
Mclimadeydii Safia alle yaa cisak
@janet_jaynedoe596
@janet_jaynedoe596 3 года назад
Bring specific question and details.... no assuming !
@ayancadey7985
@ayancadey7985 4 года назад
Mash allh apyo adi iyo mamadaba waa mhdsntihiin arin muhim ka hadashen
@user-ml5bf8uz3y
@user-ml5bf8uz3y 4 года назад
Maasha allaah abaayo waan ka heley barnaamijkan 😍😍
@abdikadirabonoor6809
@abdikadirabonoor6809 4 года назад
Masha Allah Allah ku guleyo abaayo
@nimcocabdulahigeele8626
@nimcocabdulahigeele8626 8 месяцев назад
Adubillaah Minka bal ruuxaan waxay akhrinayso eega. Wax ay iyadu kusoodhaqantay bay umalaynaysaa in ay kabdhuhu kuwada dhaqmaan
@ahmednaasir8513
@ahmednaasir8513 4 года назад
Was barnaamij wanaagsan
@ahmedabdullahi6121
@ahmedabdullahi6121 2 года назад
Masha alaah
@yussufabdiabdisheik8712
@yussufabdiabdisheik8712 4 года назад
Manshllh suheyb Allha dartis ayan ku jclehey
@sawdociise2490
@sawdociise2490 4 года назад
Ale dardiiban ku jclhy abayo
@bashaashtv276
@bashaashtv276 2 года назад
M.a
@olesamow7078
@olesamow7078 Год назад
ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-NpbP3pxLL1M.html edo eeg midaan
@muwaadindhulkisauheelanabd2737
@muwaadindhulkisauheelanabd2737 4 года назад
Suhayba walal anigu adiga ka helay maxad iga tidhi ?
@nimcocabdulahigeele8626
@nimcocabdulahigeele8626 8 месяцев назад
Safiyo kama dhigna weelka ama daaha aqalku ubaahanyahay in ay dhaqaale kuburburinayso. Gabadhkastaa
@nimcocabdulahigeele8626
@nimcocabdulahigeele8626 8 месяцев назад
Waxkasta oo reerku ubaahanyahay gabadhu gurigeeday ku qurxinaysaa
@nimcocabdulahigeele8626
@nimcocabdulahigeele8626 8 месяцев назад
Islamabad soomaalidu xarxalad kassa ooy KS kudu to waxay kuxaasidaa haweenka yaryar
@Halmaaltv
@Halmaaltv 4 года назад
ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-Sk4F9LXf7a4.html suhayba kusoo dhowaw baahi wayn ayaa laa qabaa
@issahalane3090
@issahalane3090 4 года назад
Wlhi maamadu runbeey sheegtay 90%100 dumarku dhaqaalaha weey ladagaalamaan
@xamdixaaji4178
@xamdixaaji4178 3 года назад
Dhaqaalaha eyadu so ma lee
@janet_jaynedoe596
@janet_jaynedoe596 3 года назад
This is too much bias against the women again.... Too general, Too broad And too much assuming the women are wrong! This is disgusting to listen to! I’m sorry!
Далее
Maseyrka iyo  burburinta qoyska
14:57
Просмотров 36 тыс.
8-DAN NOOC EE DUMARKA GUUR MAGALAAN
11:14
Просмотров 48 тыс.
Վարդավառը Գյումրիում
00:15
Просмотров 134 тыс.
MAXAA KEENA KHILAAFKA QOYSKA ? || Sh Abudalxa
11:19
Просмотров 49 тыс.