Тёмный

Wareysi :- Ashraf hooyadiis oo aan la hadley oo waxkasta oo la qarinayay bannaanka keentay| Waa yaab 

MUNASAR MAXAMED
Подписаться 144 тыс.
Просмотров 32 тыс.
50% 1

Wareysi :- Ashraf hooyadiis oo aan la hadley oo waxkasta oo la qarinayay bannaanka keentay | Waa maxay runta aadan ogeyn?

Опубликовано:

 

4 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 245   
@farhiyahasan7259
@farhiyahasan7259 3 дня назад
Mamada Ashraf waxaan kula talinayaa inay wiilkeeda kasaxdo wixii khaladaad ah oo waxa lagu sheegaa u ekaan kara insha Allah
@fawziya1997
@fawziya1997 3 дня назад
best comment❤
@Sweet-yn7ft
@Sweet-yn7ft 3 дня назад
Khalad mlhn somalida waa dulmanayal jiljileca waa wxa udhashay ee mhn qanisnimo garasho alle ha siiyo
@Nsead-pu1swnadia
@Nsead-pu1swnadia 2 дня назад
​@@Sweet-yn7ft jiljilec lagamahadal fahan wax wa walid so wilkeda waxlashegayi halka dhig ba jiljilec halka dhig waxay waxano dhan wajiga kulawadhay wayo wa 100 le wa nin astan raganimo maleh wajiga 24sac waxbu marinaya naago aya jidhka uduugayan ya baneyey dulmiga laguhaya wake ninka raganimadisa kuforsaday im naago kentana udugan wajiga manta dhan wuxun marinaya manay ceeb ku ahaym islamta hoyo jecel maleh in ninkedu wajiga iska fiiqo war dulmi mahe rabigi haka cishodo waxan waceeb mamo sidan maxay ahayd war waxan jooji odhanayn
@Mohamedali-gu2jo
@Mohamedali-gu2jo 3 дня назад
Quraanka wa inu ku dhaqmaa quraan labartay in lugu dhaqmo aa ka muhiimsan wrb
@XamzaAhemed
@XamzaAhemed 2 дня назад
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@XuseenAbdinasir
@XuseenAbdinasir 2 дня назад
❤❤❤❤❤1❤
@user-sb5ou5qk2q
@user-sb5ou5qk2q 3 дня назад
Hooyo waa hooyo wuu dhaqan xun yahay eedo
@wacannuur6645
@wacannuur6645 3 дня назад
Waa nin diinle iyo cilmi buu leeyahay khanisa laguma diifaci karo ee kolaya dadku waxay sheegay waxab kaa jira fiiri qabku uu socodo iyo dhaqankiisa alle xaqa haa tuuso
@afnaanmohamed9765
@afnaanmohamed9765 2 дня назад
Dadka waxà shaki galiyey balayadii repostiga ugu jiray ee wax lugu hubo malahan
@geenyodila9095
@geenyodila9095 2 дня назад
Subxanalah hooyoy maxaa qaldan inad saas u hadasho ma ahayn hooyo baan ahay wiilkaga dhaqan xumada oo iska duubay isagana kaasa marqaati ugu filan quran uu yaqaana ma ahan sheekada ee dib isugu noqo hooyo allow ada weyn ☝🏻
@user-eo9dj6dt9y
@user-eo9dj6dt9y 3 дня назад
MAXAA UQABSANWEYDEEN MARKUU MAGAALADA DHAQANXUMADA KU WAREERINAAYO OO MARNA NAAG CAGAHA UDHAQAYSO MARNA LACAG FIRDHINAAYO
@ayanmohamed9873
@ayanmohamed9873 3 дня назад
Nag gacan u dhaqday hadey dhaqan xuma taha shaday adao la qaba ninka madaxa u dhaqaya mexey dowlada u qaban weyse wilka yar walagu masere
@mulkiabdi4514
@mulkiabdi4514 3 дня назад
Ilaahow xaqa tus umadaada alaaha ku soo daayo hooyo mcn thanks wll
@adandhux1434
@adandhux1434 3 дня назад
Markuu sida lablabuufki uu isjajabinayay istuusi waryaa maxaa u oran waysay Ashraf dhaqan rag malahan
@maryamhassan4846
@maryamhassan4846 3 дня назад
Adigoon ku arag wax cadayn ah inuu raga xun yahay waxa waajiba in lagugu karbaasho meel umadu kudaawanay waayo qof muslima baad noloshiisi iyo sharaftiisi ka baabiisay belaayo degdega ilaahay kugu ridye.
@mromar1269
@mromar1269 2 дня назад
waa qaabka ka cusub ee Xaafidul Quran yaasha reer Mahaatiri u istaagaan waaye. Kii maskiinta gubeyba Xaafidul Quran ayuu ahaa wuuna baashaalayee ee Quran Mahaatiri Lee halasaaro waa lasoo deynaa. Baydhabo Lee ka ilaaliya in uu yimaado
@mromar1269
@mromar1269 2 дня назад
​@maryamhassan4846 Sheikhii iyo garsoorihii reer Mahaatiri ugu weynaa waa kusalamey kii naagtiis iyo canugiis gubey adiga miyuu ahaa midka markhaati la aan lama xukmi karo oo xataa shamuurey ullihii lagu karbaashi lahaa gurigiisa geeyey ilaa kuu Nairobi u cararo!! Sheikh Mahaatiri ah in aan xukunka ka doonto waaye
@erumroble5081
@erumroble5081 3 дня назад
Alle ha ku xifdiyo hooyo 😢😢😢
@ashaoali8020
@ashaoali8020 3 дня назад
Waxaan umaleeynaayo ineeysan waxba ka ogeeyn ileen waalidka caruurta waxba kama oga .
@haldoortvchannel9320
@haldoortvchannel9320 3 дня назад
Walidka haduu wax ka ogeen yaa og tuhunka mafiicna wilka waa iska bashalayay
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 3 дня назад
Muuxuu udiiday inuu shego wuxuu kashaqeyo Teda kale muxuu uyiri 35khalmar isoo gashay Mamadan waa maamo weyn kama war hayso wuxuu qabto​@@haldoortvchannel9320
@mkhalif6834
@mkhalif6834 2 дня назад
Hala xiro ninkii naag iska dhigo
@SAMATALIS998
@SAMATALIS998 3 дня назад
Nin alaabta dumarka xayaysiinaya ayaa caadi lagu sheegayaa hooyo waa naxariistii ifka nacaskasta haday dhasho way udamqanaysaa
@khada917
@khada917 3 дня назад
Ma ninka tik tok giisa makhaaniida kusoo share gareeya ee isjajabinaya in xabsi loo jaro wuu mudanyahay
@SalmaanAbdullah-ef3jy
@SalmaanAbdullah-ef3jy 2 дня назад
Sharaf iyo karaama
@ubahhussein7382
@ubahhussein7382 3 дня назад
Subhanallah alle soomaali xaqa ha tuso
@user-pd9bo6tl5s
@user-pd9bo6tl5s 2 дня назад
Nin ah ludiin waxaan ogaante makuhadli laha hoyoy
@MohammedAbdinasir-sx8qz
@MohammedAbdinasir-sx8qz 2 дня назад
Thank you so much for your information keep giving us details and better issues
@ayanazkar6059
@ayanazkar6059 3 дня назад
Xitaa bila laydh bay ka soo dhex hadlaysaa subxanallah
@fahmoyeelo5371
@fahmoyeelo5371 2 дня назад
Subxaan Allaah hoyo Alle ka baq oo wilkaaga badbaadi oo hubi
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 3 дня назад
Aaha ii wad sheeda
@beylootofficial2353
@beylootofficial2353 День назад
Ganacsiga Wallaashiis in ay ka shaqeyse aheyd Kareemadana ay ayada is mariso, Ashraf hawlaha Dumarka haka baxo.
@HaniCabdirashiidYusuf
@HaniCabdirashiidYusuf День назад
Walaalo adigana qof muslim aa thy manta hda aniga badbaday sheydankan dad kle oo ku suubin kara wuxu igu suubiyay ee lacagta darteeda dad haa uu dilin sheydan shaafi Masha ku aragtaan ka cuudbilaysta sheydanka shaafi
@zainabmoha1835
@zainabmoha1835 3 дня назад
ilaaahy baaa oog wixii jiraa lkin ma aheeen inuu islakaa jajabiyo
@mohamudabdi5130
@mohamudabdi5130 3 дня назад
Wiilkaa hala mariyo sharciga hadii waxa la sheegayo ay jiraan hadii kalena hala cadeeyo waxa isaga ku kalifaya inuu si khaldan u dhaqmo umadu waxay ka fal celisay qaab dhaqankiisa
@AyaanDahir-rk3bu
@AyaanDahir-rk3bu День назад
We believe you mom❤❤
@user-fj2rr8rq1e
@user-fj2rr8rq1e 2 дня назад
Ilahay berri haka yeelo dhalin yaradeena ilahey ha xafido
@adoontiialle8270
@adoontiialle8270 День назад
Anigu wiilal baan dhalay waxna kasheegi maayo ashraf, haduu uusan bidixle ahayn Allaha xabsiga kasoo daayo, haduu yahayna Allaha umada ka qabto.
@KhadarToosane
@KhadarToosane 2 дня назад
Hooyo xumaan kuma qurto wlhi waa run 😅xataa hadaad munaafaq tahay waxay odhan uun waa baari ninkan waa qasiis waana laga daremaya wuxu yahayba 😂🙌
@Israa-fj5xj
@Israa-fj5xj 3 дня назад
Mamadan lacag kama muqato sida ashraf lacagta u isticmalo lakin masheegee marka 😂😂😂
@Shiwfilms55
@Shiwfilms55 3 дня назад
😂😂😂😂
@hamdimacalin8656
@hamdimacalin8656 2 дня назад
😅😅
@abdinasirabdullahi1037
@abdinasirabdullahi1037 2 дня назад
Wariyahaan ayaan ka maqlay in uu wiilkaas dhaqan xuntahay
@idmanilyaas3405
@idmanilyaas3405 2 дня назад
Waa hooyo lacag ayuu siiyay
@a3d1rahman
@a3d1rahman 3 дня назад
Ilaahow hooyo unaxariiso
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 3 дня назад
Markii hore maxay uceshan weyday
@FarxiyaCali-s9l
@FarxiyaCali-s9l 2 дня назад
Allah sodayo wllo aamiin😢
@AhmedgabowGarmadow
@AhmedgabowGarmadow 3 дня назад
Wiilkaada u guuri si uuga badbaado waxa lagu sheegaayo
@ifraxmaxamud9617
@ifraxmaxamud9617 3 дня назад
Dhaqtar ha geeyso iyada oon umada inkaarin ayaduna dambaabin waaba fudeeyed dhaqtarkaa gee
@umucabdalereehabarwaa3673
@umucabdalereehabarwaa3673 3 дня назад
✅️✅️
@user-ci9uc3jf6t
@user-ci9uc3jf6t 3 дня назад
Walidiinta inta badan waxaba kama oga caruurohoda allaha xaqqa tuso somali qofna marabno inan dulmino lakiin wixii qalad samaynaya waa wajib in layska qabto
@abdulahihussein8702
@abdulahihussein8702 3 дня назад
hooyadu waxay Qiraysaa wiilkedu Inuu Xalane tago ee qof shacaba on safraynin inuu xalane tago ma suuragalba? ilaahay xaqa haso ifiyo Aamin
@naamiabdi7552
@naamiabdi7552 2 дня назад
Jaahilnimada caan baad ku tihiin xalane qofki ka shaqeyo wu tagi kara ma wax weynbaa un ka iyo hay’ado bdn ayaa degan waana laga dhaqeeya not only waxa aad umada ku eedeyneysaan ee umada faraha ka qaada
@shamsomohamed7490
@shamsomohamed7490 2 дня назад
lacagtaas maa niga dhaadhicin saloon ayaa laga sameyey😊
@shukraansheekh7241
@shukraansheekh7241 3 дня назад
Waalid waxba kama xumaadaan
@aminahussein-hassan522
@aminahussein-hassan522 3 дня назад
Hada ma sheegin Muxuu xalane ka sameeyaa 😂😂❤🇸🇴
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 3 дня назад
Wiilkaas dadka u Flow yiri 100/100 waa qowmu luud Dadbaa ku dhaartay
@adoonkiialle3871
@adoonkiialle3871 3 дня назад
Allaha kuu soo nabad celiyo ashraf gacmaha ka xaqdarana allaha waafajiyo inaysan dhib u gaysan wiilkaas maskiinka ah.?
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 3 дня назад
Isku shaqo ayaa tihiin Adonki ale wadku qarabanaysaa
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 3 дня назад
Qaniis loma dodo Ama lamid tahay
@Adamscartel
@Adamscartel 2 дня назад
​@@user-sn5yz7vg8vcadeyn maa uheysaa inuu yahay qaniis . Hakudambi galin naarta ne hakugalin.
@shukrinoah3987
@shukrinoah3987 3 дня назад
Umadadan ma lacagbaa udaran Ilaahow iimaanka nagu sug
@maxamedaadanxasan2106
@maxamedaadanxasan2106 2 дня назад
Munasar soo dhowoow
@umeymazaki3927
@umeymazaki3927 3 дня назад
Hooyo mcn allaha kuu xafido wiilkaada
@caadiltahliilofficial537
@caadiltahliilofficial537 3 дня назад
Somalia 🇸🇴 tuug hadaa disho mu,adin ayuu ahaa ayaa lagu leeyahay 😂
@shairabdi
@shairabdi 3 дня назад
Kkkkkkkkkkkkk
@hamdimacalin8656
@hamdimacalin8656 2 дня назад
😂😂😂😂
@nourahmed-ex4xf
@nourahmed-ex4xf 3 дня назад
Hooyada lafteeda sirdoonku ha baaro
@user-umuAli
@user-umuAli 2 дня назад
😂😂😂😂😂
@mohamedmohamed-ft1rx
@mohamedmohamed-ft1rx 2 дня назад
😭😂😂😂
@munira005
@munira005 3 дня назад
MUNASAR MAHADSANID WAXAN ISWEYDIIYEY HOOYADAAN MAXAA BEENTA KUWATA WIILKA WAREYSI DHEER AYUU BIXIYEY WAXAA KA MID AHAA MAGAC AAN ASHRAF AHEEN MA LEEDAHEY WUXUU KU JAWAABEY MAY !!! WAXAA KALE OO LA WEYDIIYEY YAA LA NOOSHAHEY WUXUU YIRI KALIGEY BAA NOOL !!! HOOYADA WAXEY LEEDAHEY MAXAMOUD (( ASHARAF )) ANIGUU ILA NOOL YAHEY!!! WUXUU KALE UU YIRI SHAQADEYDA WAA PRAVET !!! ASHRAF WUXUU YIRI I AM NOT FROM LOCAL !!! FADLAN WIILKAAGA WAX BADAN BAA QALDAN EE HA LASAXO (( WA BILLAAHI ATAWFIIIIIIIIIQ))
@GGMGUlED2024
@GGMGUlED2024 2 дня назад
GGM ❤
@saidkaamil6018
@saidkaamil6018 3 дня назад
Massaage rag iyo dumar in lakala sooco weeyaan rag iyo dumar wa in lakala soocaaa inshaall wiilkaas hala baadho bes Ito meesha waxaas oo dhaqaalo ah uu ka helo
@Dasher10158
@Dasher10158 3 дня назад
alla hooyadan ale qalbigeda ha uqabojiyo isagana alle hasoo hadeyo haday runtahy waxalaga sheegayo
@MohamedAbdi-br9wu
@MohamedAbdi-br9wu 3 дня назад
Asc sxb dad baa ciil ka hayaaa maamada wiilkeeda maama habar kurud kuwas by
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 2 дня назад
MIISKIN HOOYO WAA HOOYO
@siradm
@siradm День назад
Sawirkiisa hore iyo kan dambe isu fiiri, kan hore waa sawir caadi ah, kanna kareemo ayaa wajiga kaqoray, wajigiisi waa is bedelay, iskadaa ku dheh kareemada iyo qosolka macno la'aanta ah iyo sida uu iska dhigaayo
@ahmedhassan-yb6gy
@ahmedhassan-yb6gy 3 дня назад
WAALIDKIIS MA LA NOOL YAHAY MISE WAXBAA JIRA
@Nima.Mahmoud
@Nima.Mahmoud День назад
somaali dhan quranka wa baratay wana xifdiyaan lakin quraanka ina logo dhaqmo waaye so >> mama ilaahay qalbigaado ku dajiyo
@AhmedAf-yare-vx5jj
@AhmedAf-yare-vx5jj 2 дня назад
Xalane maxuu kadoonaa
@hawohosh9198
@hawohosh9198 3 дня назад
Meeshan masaakiin ayaaba lugu dulmiyaa wiilkaasna wuxu yahay. Manaqaano awlaada allaha noo hagaajiyo
@idmanilyaas3405
@idmanilyaas3405 2 дня назад
Maamo ilaahay ka baq Waa la arkaa in uu wiilkaada khaniis yahay
@SacdiyoHassan-os7sg
@SacdiyoHassan-os7sg 3 дня назад
Mamo horta garaa leedahay laakiin maxa wiilkaga ula taking weyday wax badan ay sheekada socotay
@user-dg6ir3vv3d
@user-dg6ir3vv3d 3 дня назад
Ilaah ayaa og runtu waxey tahay hadii uu beri kayahay waxaa lagu sheegayo alle haka soo furto xabsiga hooyada calooshey iga hurisey iscadeyn hadii qaniis lagu noqo naayo iyo afwax lamarsadey dayax dalnuurshe iyo kuwo badan oo lamid ah yaa kunoqon lahaa waxii jiro waa la ogaan doonaa bi idnillah
@Professor4555
@Professor4555 3 дня назад
Dayax is cadeeye nin dhameys tiran inusan aheyn maalin camal ey u caddahey
@maxamedaadanxasan2106
@maxamedaadanxasan2106 2 дня назад
Wcs
@ashaoali8020
@ashaoali8020 3 дня назад
Weriyuhu waalaba wejiile waayo hada markoow kawarbixinaayey woxoow usarbeebaayey inoow qaniis yahay
@Football-fans327
@Football-fans327 3 дня назад
Hhh
@hamdimacalin8656
@hamdimacalin8656 2 дня назад
😂😂
@bedenbedey
@bedenbedey 3 дня назад
Waxaas hano sheegin, waa qof dhaqan xumo wado,
@blackisbeauty4127
@blackisbeauty4127 3 дня назад
Quranka yaqaantiisa iyo dhaqan xumadiisu is ma laha. Hadusan ahayn wax lagu eedeynayo way uu iskagu siyaa isaga digayaa
@HamseGaraadAliBuraale
@HamseGaraadAliBuraale 2 дня назад
Hooyada dhabta ahi waa ta ilmaheeda ka war haysa tanina warba kama hayso marba haday sidaa u hadlayso ilmahaaga marka hore soo hubso waa isaga sida dumarka udhaqmayee
@cabdinaasirbootaan
@cabdinaasirbootaan 3 дня назад
Rag iyo dumar kala duwane muxuu isagu isu dooriyey!!? Diyaano iyo jir baddalku waa dambi
@ahmedabdi2065
@ahmedabdi2065 3 дня назад
Cununagaga maxaa naag naag ugu egtahay ama uu qowmu luud ugu shaqeeya?
@aslisiyad2692
@aslisiyad2692 3 дня назад
Dhaqankiisa Saxmii maya maya
@unknownperson3532
@unknownperson3532 3 дня назад
Hala xiro dhaqan celinbu ubuhaanyahay
@CalmLargeWaterfall-oj2rh
@CalmLargeWaterfall-oj2rh 2 дня назад
Imis magace bu qaba😮
@shamsomohamed7490
@shamsomohamed7490 2 дня назад
anigaba ma dhaheen cungayga ayaa xun
@AhmedAf-yare-vx5jj
@AhmedAf-yare-vx5jj 2 дня назад
Munaseraw hooyo war kama hayso ee ka samardhee waa uu fashimee
@yasinmohamed874
@yasinmohamed874 3 дня назад
Canugan ilama dhaqan fiicnayn
@user-eo9dj6dt9y
@user-eo9dj6dt9y 3 дня назад
Ninkaas ugu yaraan xabsi 3 sano dhaqan celis ah halageliyo Hadii adigu edbin weydey
@ileey-Teens
@ileey-Teens 3 дня назад
Cadeen maa u haysaa
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o 3 дня назад
​@@ileey-Teensadigu maku arkinmiyaa social media
@kenedidhadi8701
@kenedidhadi8701 3 дня назад
Hooyadan imika miyay soo anbabartay halkay jirtay marku fusuqa ka waday social mediaha. Marka naagtu masageka u suubinayso diintu haysto miya sidaa fasaxaysa . Ehlul diin kulaha. Hooyo wiilka tarbiyaad aa lagu soo baraya ee ka seexo.
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o 3 дня назад
Oo ganacsigu hadey dhaqan xumo kajirto waain laxiraa gabadhadu dhaqan xumeykentey quranku dhaqanuu rabaa
@MIDNIMOJANAQOOW
@MIDNIMOJANAQOOW 3 дня назад
Yaa? Hantida iyo dhulalka oow BOOBAY MD XASAN DALABEEY ee ku dhinac-taala garoonka diyaaradaha ee Muqdisho, indhahaagu ma arkaan miyaa? WAQ, Furuq labada indhood hakaa ridee! Miskiin bilicda Xamar hormarinaaya, maxaa laga rabaa?
@shamsomohamed7490
@shamsomohamed7490 2 дня назад
hooyo ilamo kama xumaadaan
@sakow747
@sakow747 2 дня назад
slow down mama fidiyow yada wiilkeed haloo daaro mamada kadib another wareysi kasoo qaad
@SomaliaYoutube
@SomaliaYoutube 2 дня назад
6:14 Oo soo adiga ba ma leheen Balan xaasaasiya ayuu u socday😂😂bal noo sheeg balanTaas😂
@user-yd6fw3vy8i
@user-yd6fw3vy8i 2 дня назад
Maya maya Maya wiilkaas waxa uusameeynayay waawaxun
@JAPHETKIVUYO
@JAPHETKIVUYO 2 дня назад
Hadu diin leyahay maxa naagaha Ajanibta ey lugaha ogu daqaan
@munira005
@munira005 3 дня назад
SOOMAALIYEEY HI GUYS ASHRAF WAAYE MAXAA KA DANBEEYEY ? XABSIGA LIINTA KU CAB (( ASHRAF XAQIIQATAN DHAQAN CELIS BUU U BAAHAN YAHEY WUXUU MEDIA LA YIMID WAX NIN RAG AH LA YIMAADO MAAHAN HOOYO SACDIYA WIILKAAGA HOOS U FIIRI TEEDA KALE MABA KULA NOOLO EE MAXAADBEENTA U SHEEGEYSAA YAAB BADANAA
@amaalxaashi3913
@amaalxaashi3913 3 дня назад
Mama alle hakagaso further cadawga xaqdarada ku heysto hoyo inshallah
@reallyg9264
@reallyg9264 2 дня назад
hooyo waa hooyo lkn waxba kalama socoto wilkeda qandhanka xun uu dhalinyarada somalia kudhax fafinayo
@isramaxamed4963
@isramaxamed4963 3 дня назад
soomali waligaa qeyrka qarso plz😢
@mromar1269
@mromar1269 2 дня назад
Kaali Mahaatiridan kii naag guba iyo kii bada galaba maxey shiyuukh iyo dembi la aan ugu tilmaamaan!! Mahaatiriyey gacan iyo lug aa idin taagey. Ninkii maskiinta uurka laheyd gubey intee geyseen?
@mkhalif6834
@mkhalif6834 2 дня назад
Hooyada wiilkeeda maxay naga qabsan wayday markuu naag iska dhigayay?
@durduritv4499
@durduritv4499 3 дня назад
Facebook makhaanidu uga buuxda maxay tahay
@lazerlightgaming5334
@lazerlightgaming5334 3 дня назад
Habo wiilkagu kama shaqeyo miya CRC?
@nasramohamed4972
@nasramohamed4972 3 дня назад
Hooyadiiis waxah ma oga hadii uu quraan u dhameeyeey Qoomu Luud buu iska dhigaa
@CabdiXasn-wd9zs
@CabdiXasn-wd9zs День назад
Wax hkaladah malah wiilkaa faraha kaqaada dawladiina wase
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o 3 дня назад
Hooyo wax kamaxumaadan laakiin hooyo wiilkada ma aheyn miyaa waxey naaguhu jiijidayeen oo nin iyo nzag wuxuuyahay shaki galey war edebyeelo maad dhahdid xageese lacagta kakeney
@aweesdanbiil8623
@aweesdanbiil8623 3 дня назад
ISLAANTA BEEN BADANA MAR WALALKIIS LEH MAR WALASHIIS LEH YAAB
@durduritv4499
@durduritv4499 3 дня назад
Khaniis nimada inankaaga miyaad ku raacsantahay
@JJAbdi
@JJAbdi 3 дня назад
I arkooy i arkooy iqariya ku xigto 😂
@SalmaanAbdullah-ef3jy
@SalmaanAbdullah-ef3jy 2 дня назад
Walahi warkaas waa sax
@haldoortvchannel9320
@haldoortvchannel9320 3 дня назад
Munasar wilkan adaba baxar galisay
@hanefa283
@hanefa283 3 дня назад
Waa runtaada aaagaa sii cara baabay😢
@ahmedabdi684
@ahmedabdi684 3 дня назад
Wiilkaaan aadbuuu u dhaqanxunyshy hoooyo in aysan ogeyn baaa laga yabaaaaa.. Wiilka ashraf aaadbuuu udhaqan xunyahy
@SomaliaYoutube
@SomaliaYoutube 2 дня назад
Police ka kuwa Mobile ada naga Qaata hanaga Celiyaan Waa ayaka wiil ree tiktok buunbuuninayaan iska cayrsanayee
@fadumoomar5280
@fadumoomar5280 3 дня назад
Inuu khaniis yahay ma idinkaa ku arkey asagoo la isticmaalaaya. Ilaahey kacabsada. Aaqiro xisaabtanaa jiro
@shamsomohamed7490
@shamsomohamed7490 2 дня назад
ma somaliya ayaa laga sameeyaa 20.000oo dolar hhhhh????
@amaaniom
@amaaniom 2 дня назад
Maamadaanu ma ay arkin miyaa wixii uusamaynaayay.
@user-ns7df1zk5k
@user-ns7df1zk5k 3 дня назад
Umada ilaaahay yaan la nabin
Далее
Впервые дал другу машину…
00:57
khalid naag kale ayuu guursaday!
9:41
Просмотров 32 тыс.